Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Warbixin: Xaaladda Dadka Juudaanka Qaba ee Soomaaliya

$
0
0

Boqollaal Soomaali ah ayaa qaba cudurka Juudaanka oo aan weli laga dabar goynin, inkastoo dhaqaatiirtu ay dhinaca kale sheegeen in si dhib yar loo daaweyn karo.
Haddaba, markii dhawaan la xusey maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka cudurka juudaanka, ayaa weriyahayaga Axmed Xasan Colaad waxa uu la kulmay qaar ka mid ah dadka qaba cudurkaas, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:06:11
0:00:00 /0:06:11
Direct link
Pop-out player
storvideo: 


RW Kheyre oo Ku Baaqay Maal-gashiga Beeraha

$
0
0

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Clai Kheyre, aya aku baaqay maalgashi dheeraad ah oo lagu sameeyo beeraha si loo soo saaro cunto dheeraad ah oo qayb ka qaadata la dagaalanka abaaraha.
Kheyre ayaa hadalkan sheegey, maalin kadib, markii Qaramada Midoobay ay ka digtay khatarta abaarta, islamarkaasina ay sheegtay in ay korortay dadka u baahan gargaar degdeg ah. Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:02:27
0:00:00 /0:02:27
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Miino la Qaraxday Gaari Ciidan

$
0
0

30th January 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Waxaa miino ay kulla qaraxday aaga Galgala ciidamo la socday gaari oo ku sii socday magaalada Boosaaso. Miinada ku qaraxday gaariga ayaa aheed nooca dhulka lagu aaso taas oo sababtay dhimashada askari iyo dhaawac seddex kalle.
Argagixisada ayaa waqti dheer ku dhuumaaleesaneesay deegaanadaa, waxaana ay inta badan ka yimaadaan Burco iyo Hargeeysa oo ah maanta xarumaha laga soo dhoofiyo argagixisada loo soo dhoofiyo Soomaaliya inteeda kalle.
Dadka waa ineey isweeydiiyaan haddii argagixiso ay Soomaaliya inteeda kalle oo dhan ay dil iyo qarax ku hayaan maxaa loo arki waayey argagixiso ka hawl gasha Burco iyo Hargeeysa oo dad ku leenaya ama ciidan. Waxaa iska cad in SNMta ay tahay meesha laga soo fangareeyo Shayaadiintaas si ay caalamka ugga iibiyaan in iyaga oo kalliya ay yihiin meel amni ah ayna tahay in la aqoonsado.
Maamulka Puntland waxeey ugu hortagi karaan in aysan argagixisada ka soo tallaabin Burco iyo Hargeeysa iyaga oo dhiga ciidan xuduudaha la aaminsan yahay ineey nimankaa ka soo tallaabaan, waana in dadka deegaanada la wacyi galliyaa si la isaga kaashada ciribtirka shayaadiintan aan illaahay aqoon.Allsanaag.com
Post navigation
- Jubbaland Waxeey u Baahan Tahay Isbeddal
storvideo: 

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Gooni u goosadka Yemen oo dalbaday in la kala diro wasiirada dalkaasi.

$
0
0

Qolyaha gooni u goosadka koonfurta dalka Yemen oo ay taageerto dowladda Imaraatka ayaa lagu soo warramayaa inay la waregeen gacan ku heynta inta badan magaalada dekedda ee Cadan oo xarun u aheyd dowladda caalamka uu aqoonsayahay ee madaxweyne Abdrabbuh Mansour Hadi.

IED blast near Galgala kills 1 Puntland soldier, injures several

$
0
0

At least one Puntland soldier was killed on Tuesday an in a roadside bomb blast in Galgala Mountains of Bari region, a military source said.
A military source, who requested anonymity, told Radio Shabelle that Puntland soldier was killed after the roadside bomb struck the military vehicle in Sugure area of the Galgala Mountains.
At least two soldiers were also wounded in the blast, according to the source.
Al-Shabab militants claimed the responsibility for the attack.
Puntland soldiers are battling militants from Al-Shabab in Galgala Mountains.
The post IED blast near Galgala kills 1 Puntland soldier, injures several appeared first on Shabelle.

Gooni u goosadka Yemen oo dalbaday in la kala diro...

$
0
0

Qolyaha gooni u goosadka koonfurta dalka Yemen oo ay taageerto dowladda Imaraatka ayaa lagu soo warramayaa inay la waregeen gacan ku heynta inta badan magaalada dekedda ee Cadan oo xarun u aheyd dowladda caalamka uu aqoonsayahay ee madaxweyne Abdrabbuh Mansour Hadi.
Dagaalyahanadan ayaa la wareegay goobo ku hareeresan aqalka madaxtooyada, inkastoo aysan gudaha u gelin dhismaha.
Kooxdan ayaa dooneysa in dowladda madaxweyne Abdrabbuh Mansour ay wadahadl la furto, waxana ay dalbanayaan in madaxweynaha Yemen uu kala diro golaha wasiirada oo ay ku eedeyeen musuqmaasuq.
Wararka qaar waxaa ay sheegayaan in madaxweynaha uu ku maqanyahay dalka Sacuudiga oo si weyn u taageerto dowladdiisa.
Waqooyiga dalka Yemen ayaa sidoo kale waxaa gacanta ku hayay Xuutiyiinta Yemen oo taageero ka helaya dowladda Iran.
storvideo: 

IED blast near Galgala kills 1 Puntland soldier,...

$
0
0

At least one Puntland soldier was killed on Tuesday an in a roadside bomb blast in Galgala Mountains of Bari region, a military source said.
A military source, who requested anonymity, told Radio Shabelle that Puntland soldier was killed after the roadside bomb struck the military vehicle in Sugure area of the Galgala Mountains.
At least two soldiers were also wounded in the blast, according to the source.
Al-Shabab militants claimed the responsibility for the attack.
Puntland soldiers are battling militants from Al-Shabab in Galgala Mountains.
storvideo: 


Somaliland oo shaaca ka qaaday hawgal lagu tirakoobayo shaqaalaha ajanebiga

$
0
0

Xukuumadda Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay waddo hawgal lagu tirakoobayo shaqaalaha ajanebiga ah ee ka shaqeeya Qaramada midoobay, hay'adaha samofalka caalamiga ah , iyo shirkadaha ba.

Kenya oo mamnuucday dhaqdhaqaaqa mucaaradka ee NRM

$
0
0

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta NRM ee mucaaradka Kenya u yahay mid burcad ah.

Kenya oo mamnuucday dhaqdhaqaaqa mucaaradka ee NRM

$
0
0

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta NRM ee mucaaradka Kenya u yahay mid burcad ah.
Dhaqdhaqaaqa NRM ayaa qeyb ka ah isbaheysiga mucaaradka ee NASA, waxaana tallaabada dowladda Kenya ay timid kadib markii mucaaradka Kenya ay shalay iyaguna xilka madaxtinimada ee Kenya u dhaariyeen hogaamiyaha Mucaaradka Kenya, Raila Odinga.
Raila Odinga ayaa kasoo hor muuqday kumanaan qof oo isugu soo baxay beerta xorriyadda ee Uhuru Park ee magaaladaNairobi, halkaas oo lagu dhaariyay in uu yahay "madaxweynaha shacabka" Kenya.
Raila ayaa ku dhaartay in uu illaalin doono dastuurka dalka, islamarka na uu hoggaamin doono Kenya.
Hadal kooban oo uu jeediyay Raila dhaarta kadib ayuu sheegay in shacabka ay ridi doonaan wax uu ku tilmaamay xukunka kaligii talisnimada ah.
Horey ayaa dalka Kenya waxaa xilka madaxtinimada loogu dhaariyay Uhuru Kenyatta oo guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Kenya ay shegeen inuu ku guuleystay madaxweynaha xilka haya.
Odinga oo ku andacooday inuu ku guuleystay doorashadii bishii 8aad ayay guddiga doorashada ee Kenya waxaa ay horay u shegeen inuu ku guuldareystay doorashadii kuceliska ee dhacday bishii tobonaad ee sannadkii hore, waxaana dowladda Kenya oo ka hortageysa xaflada dhaarinta Raila ay damisay qaar kamid ah warbaahinta gaarka loo leeyahay oo si toos ah u tabinayay xafalada dhaarinta, iyadoo na tallaabada mucaaradka ku tilmaamtay qiyaano qaran.
storvideo: 

Daawo: Barnaamijka Qanci Dadkaaga Oo Caawa Mayorka...

$
0
0

Daawo: Barnaamijka Qanci Dadkaaga Oo Caawa Mayorka Degmada Berbera Oo Sualo Lala Boobay Iyo Jawaabihii Uu Ka bixiyey

storvideo: 

Khasaaraha dabkii Garowe iyo Shaqsi door muhiima ka...

$
0
0

Ka dib dab khasaare nafeed iyo mid hantiyeed geystay oo soo wajahay qaar ka mid ah goobo ganacsi oo ku yaala magaalada Garowe ayaa wararka soo baxaya sheegayaan booliska Garowe inay xabsiga dhigeen nin halyeey ah oo ka mid ahaa dadkii u gurmadey yareynta khasaaraha dabkaas oo si karti leh uga qeybqaatey daminta gaari shidaal wada, wallow markii dambe lasoo daayay shaqsigaan oo aysan u suurto galin Warbaahinta PUNTLAND POST inay hesho magaciisa.
Dabkaan oo khasaare ba,an u geystay meherado ku teedhsanaa wadada laamiga dheer ee magaalada Garowe gaar ahaan agagaarka halka loo yaqaano Bulsho ayaa sidoo kale sababay dhimashada dhawr qof, dhaawaca ilaa 8 ruux iyo burbur hantiyeed oo baaxad leh, wuxuuna dabku ka bilowday goob kaalin ah xilli gaari booyad ah uu shidaal ku shubayay kaalintii gubatey, waxaana si dirqiya goobtaas uga badbaaday gaarigii sidey shidaalka xilli ay ololeyso qeybtiisa dambe, Islamarkaana qarka u istaagtey inay qaraxdo haan shidaal oo gaarigu sidey.
Mid ka mid ah dadkii ka agdhawaa goobta ayaa la xaqiijiyay inuu si karti leh u kala badbaadiyay dabka iyo gaariga shidaalka sidey waxyar ka hor intuusan dabku usoo gudbin haanta shidaalka ee ku xirneyd gaarigaas sigtey.
Waxaa la rumaysan yahay khasaaraha inuu intaas ka badan lahaa haddii aanan shaqsigaasi badbaadiyeen gaariga sidey shidaalka Haddaba Wariye Abshir Dhiirane ayaa wareysi amuurtaas ku saabsan la yeeshay Xoghayaha Dowladda hoose ee magaalada Garoowe Maxamuud Cali Gurey.
Abshir DhiiranePUNTLAND POST
The post Khasaaraha dabkii Garowe iyo Shaqsi door muhiima ka qaatey oo boolisku xirey. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Somali leaders, partners and UN determined to make Somalia famine resistant

$
0
0

One year after Somalia declared drought as a national emergency, famine has so far been averted due to collective and unprecedented humanitarian action, and on Tuesday, the country marked a turning point towards ending the cycle of recurring crises, with the launch of a Government-led, United Nations-supported humanitarian response plan.
At a high-level event in the capital Mogadishu, the 2018 Humanitarian Response Plan, seeking $1.5 billion to address the needs of 5.4 million people, was jointly presented with a Recovery and Resilience Framework (RRF), which outlines the way forward for recovery and longer-term resilience aimed at addressing the root causes of Somalia’s recurring humanitarian crises.
To address the impact of recurrent drought and famine risk, as a consequence of fragility, the Federal Government of Somalia led a Drought Impact Needs Assessment (DINA), in partnership with Federal Member States, the Banadir Regional Administration, the European Union, the UN and the World Bank.
The outcomes of the assessment have informed the RRF, which will enable the Federal Government and Federal Member states to devise medium- and long-term solutions to promote development and address the root causes of vulnerability to drought.
The DINA and the RRF have been developed in alignment with the 2018 Response Plan and in coordination with humanitarian partners, in order to ensure complementarity and, most importantly, to protect humanitarian achievements.
The joint launch was attended by Prime Minister Hassan Ali Khaire and other senior representatives of the Somali Federal Government, as well as the international community, including the Administrator of the UN Development Programme (UNDP), Achim Steiner, UN Emergency Relief Coordinator Mark Lowcock, World Bank Senior Vice-President Mahmoud Mohieldin, and the European Union.
Opening the event, Prime Minister Hassan Ali Khaire emphasized his Government’s resolve in moving from crisis to recovery, saying: “Somalia is turning over a new leaf in its history. Important and significant progress is being made on our peace- and state-building agenda. We are determined to overcome the challenges posed by recurring droughts that risk undermining these gains, and we count on our international partners to support us in this endeavor.”
On his first visit to Somalia, Mr. Steiner recognized the Government’s leadership in averting famine in 2017 and highlighted the opportunity to build on this achievement while simultaneously implementing longer-term solutions.
“Today, Somalia has more effective institutions than it has had in decades. Progress in the state-building and peace-building processes in Somalia since 2012 has now created conditions in which targeted efforts can be made to define and implement solutions so that Somalia’s citizens will hopefully not have to face the risk of famine again,” he said.
Noting the magnitude of the humanitarian crisis, Mr. Lowcock urged the international community to sustain its life-saving support, while recognizing that that the situation cannot be solved by humanitarian interventions alone.
“Ending need in Somalia can only be achieved if we respond to immediate humanitarian needs while simultaneously implementing longer-term solutions to build resilience. Humanitarian and development partners are working with the Government to help ensure Somalis are less vulnerable to food insecurity and malnutrition, to natural hazards and displacement, and that they have better access to basic social services,” Mr. Lowcock said.
Referencing the new way of working, and emphasizing the significance of the HRP being jointly launched with the RRF, Mr. Mohieldin stated that “Somalia is ahead of the curve in its effort to overcome the challenges facing the country”. He noted that hard investment was required to implement the RRF and applauded the Government’s efforts to normalize its relations with the international finance system.
In its statement, the European Union expressed appreciation for the Government’s leadership and pledged its continued support.
“As a major partner to Somalia, who promotes a comprehensive approach linking security, political engagement, development and humanitarian aid, the European Union is pleased by the resolve shown by the government to lead us in a collective effort to move from reaction to prevention,” said Fulgencio Garrido Ruiz, Deputy Head of the European Union Delegation to Somalia.
The post Somali leaders, partners and UN determined to make Somalia famine resistant appeared first on Shabelle.

Daawo:-Sida loo demiyey dabkii Galabta ka kacay...

$
0
0

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay,lix kalena waa ku dhaawactay dab xooggan oo Galabta ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla Isgoyska Bulsho ee Xaafada Waaberi ee magaalada Garoowe.
Dabkaan ayaa sida la sheegay ka dhashay booyad shidaal oo kaalinta taagneyd,isagoo markii dambe ku fiday ilaa saddex xarumood oo kale,waxaana laga cabsi qabaa in khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee dabkaan dhaliyey uu sii kordho.
Dadweynaha magaalada Garoowe oo kaashanaya qaar kamid ah shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa ku guulaystay in ay demiyaan dambka oo si xawli ah ku fidayey.
Shirkadda biyaha ee Al Naciim ayaa doorka ugu weyn ka qaadatay bakhtiinta dabkaan,iyadoo ku deeqday booyadaheeda dab demiska.
Shacabkii u soo gurmaday musiibadan ayaa ka warramay waxay indhahooda ku arkeen,sidoo kale Xoghayaha Dowladda Hoose ee degmada Garoowe,Maxamuud Cali Guray ayaa warbaahinta kula hadlay halkii dabkan ka bilowday oo burbur xooggan ka muuqdo.Halkaan ka daawo
PUNTLAND POSTCabdiraxmaan Ciise Cumar
The post Daawo:-Sida loo demiyey dabkii Galabta ka kacay magaalada Garoowe. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 


Somali leaders, partners and UN determined to make...

$
0
0

One year after Somalia declared drought as a national emergency, famine has so far been averted due to collective and unprecedented humanitarian action, and on Tuesday, the country marked a turning point towards ending the cycle of recurring crises, with the launch of a Government-led, United Nations-supported humanitarian response plan.
At a high-level event in the capital Mogadishu, the 2018 Humanitarian Response Plan, seeking $1.5 billion to address the needs of 5.4 million people, was jointly presented with a Recovery and Resilience Framework (RRF), which outlines the way forward for recovery and longer-term resilience aimed at addressing the root causes of Somalia's recurring humanitarian crises.
To address the impact of recurrent drought and famine risk, as a consequence of fragility, the Federal Government of Somalia led a Drought Impact Needs Assessment (DINA), in partnership with Federal Member States, the Banadir Regional Administration, the European Union, the UN and the World Bank.
The outcomes of the assessment have informed the RRF, which will enable the Federal Government and Federal Member states to devise medium- and long-term solutions to promote development and address the root causes of vulnerability to drought.
The DINA and the RRF have been developed in alignment with the 2018 Response Plan and in coordination with humanitarian partners, in order to ensure complementarity and, most importantly, to protect humanitarian achievements.
The joint launch was attended by Prime Minister Hassan Ali Khaire and other senior representatives of the Somali Federal Government, as well as the international community, including the Administrator of the UN Development Programme (UNDP), Achim Steiner, UN Emergency Relief Coordinator Mark Lowcock, World Bank Senior Vice-President Mahmoud Mohieldin, and the European Union.
Opening the event, Prime Minister Hassan Ali Khaire emphasized his Government's resolve in moving from crisis to recovery, saying: "Somalia is turning over a new leaf in its history. Important and significant progress is being made on our peace- and state-building agenda. We are determined to overcome the challenges posed by recurring droughts that risk undermining these gains, and we count on our international partners to support us in this endeavor."
On his first visit to Somalia, Mr. Steiner recognized the Government's leadership in averting famine in 2017 and highlighted the opportunity to build on this achievement while simultaneously implementing longer-term solutions.
"Today, Somalia has more effective institutions than it has had in decades. Progress in the state-building and peace-building processes in Somalia since 2012 has now created conditions in which targeted efforts can be made to define and implement solutions so that Somalia's citizens will hopefully not have to face the risk of famine again," he said.
Noting the magnitude of the humanitarian crisis, Mr. Lowcock urged the international community to sustain its life-saving support, while recognizing that that the situation cannot be solved by humanitarian interventions alone.
"Ending need in Somalia can only be achieved if we respond to immediate humanitarian needs while simultaneously implementing longer-term solutions to build resilience. Humanitarian and development partners are working with the Government to help ensure Somalis are less vulnerable to food insecurity and malnutrition, to natural hazards and displacement, and that they have better access to basic social services," Mr. Lowcock said.
Referencing the new way of working, and emphasizing the significance of the HRP being jointly launched with the RRF, Mr. Mohieldin stated that "Somalia is ahead of the curve in its effort to overcome the challenges facing the country". He noted that hard investment was required to implement the RRF and applauded the Government's efforts to normalize its relations with the international finance system.
In its statement, the European Union expressed appreciation for the Government's leadership and pledged its continued support.
"As a major partner to Somalia, who promotes a comprehensive approach linking security, political engagement, development and humanitarian aid, the European Union is pleased by the resolve shown by the government to lead us in a collective effort to move from reaction to prevention," said Fulgencio Garrido Ruiz, Deputy Head of the European Union Delegation to Somalia.
storvideo: 

Kenya oo Odinga isku caano shubay

$
0
0

Kn: Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa maanta fagaaraha Uhuru Park ee bartamaha magaalada Nairobi isku caano shubay.
Odinga oo ay u soo banbaxeen kumannaan taageerayaasha xisbigiisa ah ayaa loo dhaariyay inuu yahay madaxweynaha xaqa ah ee dalka Kenya. Odinga oo mar labaad looga guulaystay doorashadii ku celiska ahayd ee bishii Octobar 2017 ka dhacday Kenya ayaa diiday inuu Uhuru Kenyata u aqoonsado madaxweyne taasi badalkeedana maanta ayuu isku boqray.
Magaalada Nairobi iyo guud ahaa dalka Kenya ayaa mar kale laga cabsi qabaa inay ka dhacaan rabshado galaafta naf iyo maal badan, waxaana heegan ku jira ciidamada amaanka iyo kuwa milatariga. Cabdisada ugu badan ayaa ah in ciidamada laftoodu ay qaarkood la saftaan taageerayaasha xisbiga mucaaradka taasi oo sii murjin karta xaaladda amaan ee dalka.
Xafladdii caleemo saarka ee Odinga isku caano shubay ayaa waxaa ka maqnaa inta badan hogaamiyeyaasha Odinga ku weheliyay maamulka xisbiga mucaaradka. Xaaladda Kenya ayaa u muuqata mid foolanaysa, waxaanse la ogayn waxa ay dhali doonto, waxaase hubaal ah hadii qalelaasaha siyaasadeed aysan degdeg u soo afjarin inay arintu fanan doonto meel ay adag tahay in laga soo celiyo.
storvideo: 

Jubbaland oo yeelatay xeer ilaaliye iyo gudoomiye...

$
0
0

Kn: Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa laba dikareeto oo xafiis kiisa ka soo baxday ku magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland iyo gudoomiyaha maxkamadda sare ee Jubbaland.
Xeer ilaaliya guud ee Jubbaland ayaa loo magacaabay Maxamed Sh. Cusmaan Saciid halka gudoomiyaha maxkamadda sare loo magacaabay Sh. Cabdishakuur Ibraahim Cabdi.
Hadaba hoos ka daalaco dikareetooyinka madaxweynaha:
storvideo: 

Agaasimaha CIA: Shiinuhu Kama Khatar yara Ruushka !!!!

$
0
0

Mike Bombayo, Agaasimaha Sirdoonka Maraykanka, "CIA" ayaa sheegay in Shiinuhu aanu ka khatar yarayn halista Russia ee galbeedka.
"Shiinaha ayaa xitaa ka khatar badan sababtoo ah waxay ku dadaaleysaa inay xado macluumaadka ganacsiga ee ku saabsan Maraykanka iyo sidoo kale isbitaallada, dugsiyada iyo kuwa kale ee America iyo Europe," ayuu sheegay .
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

Diyaaradaha Turkiga Oo waraaqo Digniin ah Ku...

$
0
0

Diyaaradaha Turkiga ayaa ku daadiyay waraaqo magaalada Afrin iyo hareeraheeda gobolka Xalab ee Syria .
"Waa waqtigii la joojin lahaa xadgudubyada iyo cabsida argagixisada PPK, YD, WBG iyo ururrada argagixisada," ayaa lagu yidhi warqadaha. "Ha u oggolaan Walaalayaal in la burburiyo guryahiina iyo mustaqbalkiina."
20kii January ayaa Turkiga hawlgal militeri oo ka dhan ah dagaalyahanka Kurdishka ku qaaday magaalada Afrin ee Aleppo, waqooyiga Suuriya, wuxuuna ugu yeedhay Operation Olive Branch.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live