Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dowladda Suuriya oo sii xoojisay duqaymaha ay ka...

$
0
0

Diyaaradaha dowladda Suuriya ayaa maalinkii shanaad duqaymo la bartilmaameedsaday bariga magaalada Ghouta oo u dhaw - Suuriya ee Dimishiq.
Duqaymahan ayaa ku soo beegmaya xilli ay isa soo tarayaan baaqyada ku aadan in dagaalka la soo afjaro.
magaalada Ghouta oo ay mucaaradka haystaan ayaa la go'doomiyay , waxaana gabaabsi ah cunnada ,biyaha iyo daawooyiinka.
Ugu yaraan 200 oo qof ayaa ku dhintay intii ay duqaymaha dowladda socdeen.
Goobo kale oo ka tirsan gobolka Idlib ayaa sidoo kale duqaymaha lala bartilmaameedsaday.
Faransiiska ayaa ugu baaqay Ruushka oo taageera dowladda Assad in ay xukuumadda Dimishiq ugu baaqaan in ay joojiso tillaabooyiinka ay wado.
Maalinkii khamiist ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kulan ay yeesheen waxa ay Ruushka wax aan suuragal ahayn ku tilmaameen baaqyada xabad joojinta.
storvideo: 


Diyaarad nuuca dagaalka ah oo laga soo riday Israa’iil

$
0
0

Tv-ga dalka Siiriya ayaa sheegay in ay toogteen Diyaarad nuuca dagaalka ah oo ay leedahay dalka Israa'iil,kadib kolkii la tilmaamay in ay dooneysay in ay weerarto saldhig ciidan oo ku yaallaa gobolka bartamaha ah ee dalkaasi. Diyaaraddaasi dagaal oo nuuceedu ahaa F 16,ayaa lagu waramay in ay ku dhacday deegaan ku yaalla Woqooyiga Israa'iil,isla markaana [...]
storvideo: 

U.S. sanctions three people, three firms for supporting Islamic State

$
0
0

The United States said on Friday it had imposed sanctions on three people and three companies in the Philippines, Turkey, and Somalia that supported the Islamic State militant group, including a business that procured parts for unmanned aircraft.
The U.S. Treasury, in a statement, said it had imposed sanctions on Abdulpatta Escalon Abubakar for providing financial and material support for Islamic State and its network in the Philippines.
It sanctioned Yunus Emre Sakarya and his Turkey-based firm Profesyoneller Elektronik for procuring parts for unmanned aircraft for Islamic State.
And it sanctioned Mohamed Mire Ali Yusuf and his firms Liibaan Trading and Al Mutafaq Commercial Company for activities supporting Islamic State in Somalia.
The post U.S. sanctions three people, three firms for supporting Islamic State appeared first on Shabelle.

Madaxda DFS oo Hambalyo u diray Ciidamada Badda Soomaaliya

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamada Badda iyo Difaaca xeebaha Soomaaliya waxay  ka mid yihiin Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaana la aasaasay 10-kii bishii febaraayo 1965kii, waxayna ka mid yihiin yihiin ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ciidanka xoogga dalka soomaaliya oo ka kooban Afar tiir oo kala ah: ciidanka dhulka, ciidanka badda, ciidanka cirka iyo ciidanka difaaca cirka.
Sanadkii 1963kii waxaa safar magaalada Moosko ku tagay ra’iisal wasaarihii xukuumaddii Soomaaliya ee xilligaasi Dr:- C/rashiid Cali Sharmaarke iyo taliyihii ugu horeeyay ciidamada qalabka sida ee soomaaliya Gen:- Daauud C/lle Xirsi waxayna heshiisyo la soo galeen daowladii  Midowga Soofiyeeti.
Heshiiskaa oo ay ka mid ahaayeen in ciidanka Badda iyo difaaca xeebaha soomaaliya la siiyo qalab milatari oo dhanka badda ah sida maraakiibta dagaalka,muddo yar kadibna Ciidamada Badda waxaa si rasmi ah loo hoos geeyay wasaarada gaashaandhigga xilligaasoo tiradoodu ay gaareysay 40-askari oo isugu jiray Saraakiil ,S/xigeen iyo Dabley,tiradaasi yar ee ciidanka Badda Soomaliya lagu aasaasay ayaa waqti gaaban kadib isku bedelay Ciidamo tiro iyo tayo ahaanba loogu aamini karay ilaalinta Xeebta dheer  ee Soomaaliya.
Bishii febaraayo sanadkii 1965kii dowlada Midowgii Soofiyeeti waxa ay fulisay heshiiskii ay la gashay dowlada soomaaliya waxayna ku wareejisay ciidanka Badda iyo difaaca xeebaha soomaaliya maraakiibtii ugu horaysay ee ciidanku ku howlgalay,saraakiisha ,maalintaasi oo loo aqoonsaday maalinta ciidanka badda iyo difaaca xeebaha looga dabaaldago jamhuuriyada Soomaaliya.
Ciidamada badda ee soomaaliya waxaa tababarada iyo saanadaha melatari ay ka heli jireen Dowladii Midowga Soofiyeeti, mudo sanad ka yar kadibna waxaa ciidanka Badda gacantooda ku jiray ilaa iyo lix markab waxa ay ciidanka badda isugu jireen Difaaca xeebaha Baro ilaalo oo xeebaha ku teedsanaa ama ku tixnaa iyo ciidamo markii loo baahdo ka dagaalami kara dhulka.
Sanadkii 1977kii ciidamada badda waxa ay lahaayeen 20-markab10 urur oo Commandos ah oo badda iyo berigaba ka dagaalama 15-baroo xeebaha ku tixnaa, iskuul lagu barto Culuumta badaha oo ay ka soobaxaan ciidanka galaya badda oo ku yaallay magaalada Baraawe.
Waxaa ka loo jiray seddex iskuul oo lagu barto farsamada oo ka dhisnaa magaalooyinka Muqdisho Kismaayo iyo Baraawe.
Ciidamada badda iyo difaaca xeebaha soomaaliya waxaa soo maray Taliyayaal kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Khaliif Macoow Col- Cali Xaashi Barre Admiral Maxamed Cumar Cismaan Admiral Saciid C/lla Cumar Admiral Faarax Qare Admiral Madeey Nuuroow Shiikh Ufuroow.
Ciidamada badda iyo difaaca xeebaha ee soomaliya ee hada jira ayaa ah kuwo ka soo kabanaya bur-burkii saameeyay dalka waxa ayna iminka ku howlgalaan Doonyo dheereeya, kuwaa oo sameeya sahan,  kana dagaal geli kara meelaha dhow dhow, sida ilaalinta dekadaha iyo biyaha dhow, inkastoo ciidamada baddu hadda jira aysan lahayn tayadii hore, hadana waxay dadaal ugu jiraan sidii ay awoodooda kor ugu qaadi lahaayeen si baadda Soomaaliya looga ilaaliyo baylahada.
Mudnaanta ay leedahay maalintaan qiimaha leh ee sanadguuradii 53aad ee Ciidamadda badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliyeed  awgeed ayaa waxaa hambalyo u dray saraakiisha, Saraakiil xigeenka, Aliflayda, dablayda ciidamada Badda iyo Xaasaskooda Madaxwaynaha J.F.S  Maxamed C/llaahi Farmaajo, Guddoomiyaha B.F.S Max’ed Shiikh Cismaan Jawaari, Ra’iisalwasaaraha X.F.S Xasan Cali Khayre iyo Taliyaha Ciidanka X.D.S Sareeye gaas C/Wali Jaamac Gorod, dhamman masuuliyiintaan u rajeeyeen Ciidamada Badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliyeed inay sanadguuradaan teeda kale  ku gaaraan horumar iyo in ay ku guulaystaan waajibaadka qaran ay dalkooda u hayaan.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/Ciidamada-Badda2-768... 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/Ciidamada-Badda2-102... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/Ciidamada-Badda2-100... 100w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/Ciidamada-Badda2-696... 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/Ciidamada-Badda2-106... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/Ciidamada-Badda2-594... 594w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/Ciidamada-Badda2.png 1123w" sizes="(max-width: 530px) 100vw, 530px" />
The post Madaxda DFS oo Hambalyo u diray Ciidamada Badda Soomaaliya appeared first on Shabelle.

Mareykanka oo Xayiraad ku soo Rogay shirkado laga...

$
0
0

New York ( Sh. M. Network )-Dowladda Mareykanka ayaa cun-qabateyn waxa ay ku soo rogtay shirkado laga leeyahay wadamo ay ku jirto Soomaaliya.
Mareykanka ayaa xayiraad ku soo rogay illaa iyo 3 shirkadood oo laga leeyahay Turkiga, Filibiin iyo Soomaaliya, waxaana lagu eedeeyay shirkadahaasi in ay xiriir Ganacsi la leeyihiin kooxda Daacish.
Waaxda Lacagaha Mareykanka, ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in ay cunaqabateyn ku soo rogtay Abdulpatta Escalon Abubakar, oo lagu eedeeyay in uu dhaqaale iyo agabba ugu deeqay kooxda Daacish ee dalka Filibbiin.
sidoo kale waxaa cuna-qabateyn lagu soo rogay Yunus Emre Sakarya iyo shirkaddiisa Profesyoneller Elektronik ee fadhigeedu yahay Turkiga, kaas oo lagu eedeeyay in uu qeybo ka mid ah diyaradaha iswada uu u fududeeyay kooxda la magac baxday Khilaafada Iislaamka ee Daacish.
Mareykanka, ayaa sidoo kale xanibaad dhaqaale ku soo rogey, Maxamed Mire Cali Yuusuf, iyo shirkadihiisa Liibaan Trading and Al Mutafaq Commercial Company, kaasi oo lagu edeeyay in uu taagero dhaqale u fidiyey kooxda Daacish ee ka dagaalanta Soomaaliya.
Weli wax war kama soo bixin shaqsigan Soomaaliga ah ee lagu eedeeyay in uu taageero dhaqaale siiyay kooxda Daacish oo ka dagaalama Wadamo ay ka mid tahay Soomaaliya
storvideo: 

Kenya prevented Major Al Shabaab Attacks, Says Uhuru...

$
0
0

President Uhuru Kenyatta on Thursday praised Kenya Defence Force's strategies in fighting Al-Shabaab, saying they had borne fruit because the terror gang had failed to carry out any major attack in the country in the last two years.
He said the troops in Somalia and those deployed to Boni Forest in Lamu had neutralised the terrorist group's plans in Kenya and the region.SAFE
Speaking during a passing-out parade at the military Recruits Training School in Eldoret, the President said KDF had helped make the country safer.
"Our engagements have indeed degraded Al-Shabaab's ability to attack in Kenya and elsewhere," he said, adding that he was keen on protecting Kenya from any aggression by the group in his last term in office.
"Part of my duty as commander-in-chief is the protection of Kenyans and preservation of Kenya's integrity under the Constitution and that is why I continue to laud the efforts of the Kenya Defence Forces in their fight against terrorism in Somalia and closer to home as part of the multi-agency force currently in Boni Forest," he added.ATTACKS
Kenya sent its troops to Somalia in 2011 following persistent attacks and kidnappings by members of the Al-Shabaab.
Since then the group has successfully carried out occasional attacks in Kenya although most have been restricted to counties bordering Somalia, the last being at the Garissa University College in 2015 where 148 people were killed by gunmen linked to the group.
The last major attack outside North Eastern was at the Westgate Mall in Nairobi in September 2013 when its members shot at customers killing dozens.
Last year, the government deployed troops to Boni Forest to flush out a faction of the terror group that was said to have moved there after being kicked out of Somalia.PEACE
On Thursday, the President said efforts of those who have fought in defence of the country would not be forgotten.
"When this entire region is finally at peace, it will be because the men and women of this service fought bravely for peace, for prosperity and for freedom and equality under law," said the President who also paid tribute to those who have died in Somalia, saying they paid the ultimate price while defending their compatriots.
"I stand here today to say that these sons and daughters of Kenya have not fallen in vain. Their sacrifice for our freedom strengthens our resolve to fight the enemy and to destroy him once and for all," said the President.
The Head of State pointed out that the Kenya Defence Forces remained a symbol of the country's nationhood and a leading example of its unity.
The forces unity and cohesion stand as proof of the greatness that can be achieved when all Kenyans live in harmony, he said and urged the public to emulate the example of the country's forces who serve the country selflessly and diligently.
storvideo: 

U.S. sanctions three people, three firms for...

$
0
0

The United States said on Friday it had imposed sanctions on three people and three companies in the Philippines, Turkey, and Somalia that supported the Islamic State militant group, including a business that procured parts for unmanned aircraft.
The U.S. Treasury, in a statement, said it had imposed sanctions on Abdulpatta Escalon Abubakar for providing financial and material support for Islamic State and its network in the Philippines.
It sanctioned Yunus Emre Sakarya and his Turkey-based firm Profesyoneller Elektronik for procuring parts for unmanned aircraft for Islamic State.
And it sanctioned Mohamed Mire Ali Yusuf and his firms Liibaan Trading and Al Mutafaq Commercial Company for activities supporting Islamic State in Somalia.
storvideo: 

Madaxda DFS oo Hambalyo u diray Ciidamada Badda...

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamada Badda iyo Difaaca xeebaha Soomaaliya waxay ka mid yihiin Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaana la aasaasay 10-kii bishii febaraayo 1965kii, waxayna ka mid yihiin yihiin ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ciidanka xoogga dalka soomaaliya oo ka kooban Afar tiir oo kala ah: ciidanka dhulka, ciidanka badda, ciidanka cirka iyo ciidanka difaaca cirka.
Sanadkii 1963kii waxaa safar magaalada Moosko ku tagay ra'iisal wasaarihii xukuumaddii Soomaaliya ee xilligaasi Dr:- C/rashiid Cali Sharmaarke iyo taliyihii ugu horeeyay ciidamada qalabka sida ee soomaaliya Gen:- Daauud C/lle Xirsi waxayna heshiisyo la soo galeen daowladii Midowga Soofiyeeti.
Heshiiskaa oo ay ka mid ahaayeen in ciidanka Badda iyo difaaca xeebaha soomaaliya la siiyo qalab milatari oo dhanka badda ah sida maraakiibta dagaalka,muddo yar kadibna Ciidamada Badda waxaa si rasmi ah loo hoos geeyay wasaarada gaashaandhigga xilligaasoo tiradoodu ay gaareysay 40-askari oo isugu jiray Saraakiil ,S/xigeen iyo Dabley,tiradaasi yar ee ciidanka Badda Soomaliya lagu aasaasay ayaa waqti gaaban kadib isku bedelay Ciidamo tiro iyo tayo ahaanba loogu aamini karay ilaalinta Xeebta dheer ee Soomaaliya.
Bishii febaraayo sanadkii 1965kii dowlada Midowgii Soofiyeeti waxa ay fulisay heshiiskii ay la gashay dowlada soomaaliya waxayna ku wareejisay ciidanka Badda iyo difaaca xeebaha soomaaliya maraakiibtii ugu horaysay ee ciidanku ku howlgalay,saraakiisha ,maalintaasi oo loo aqoonsaday maalinta ciidanka badda iyo difaaca xeebaha looga dabaaldago jamhuuriyada Soomaaliya.
Ciidamada badda ee soomaaliya waxaa tababarada iyo saanadaha melatari ay ka heli jireen Dowladii Midowga Soofiyeeti, mudo sanad ka yar kadibna waxaa ciidanka Badda gacantooda ku jiray ilaa iyo lix markab waxa ay ciidanka badda isugu jireen Difaaca xeebaha Baro ilaalo oo xeebaha ku teedsanaa ama ku tixnaa iyo ciidamo markii loo baahdo ka dagaalami kara dhulka.
Sanadkii 1977kii ciidamada badda waxa ay lahaayeen 20-markab10 urur oo Commandos ah oo badda iyo berigaba ka dagaalama 15-baroo xeebaha ku tixnaa, iskuul lagu barto Culuumta badaha oo ay ka soobaxaan ciidanka galaya badda oo ku yaallay magaalada Baraawe.
Waxaa ka loo jiray seddex iskuul oo lagu barto farsamada oo ka dhisnaa magaalooyinka Muqdisho Kismaayo iyo Baraawe.
Ciidamada badda iyo difaaca xeebaha soomaaliya waxaa soo maray Taliyayaal kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Khaliif Macoow Col- Cali Xaashi Barre Admiral Maxamed Cumar Cismaan Admiral Saciid C/lla Cumar Admiral Faarax Qare Admiral Madeey Nuuroow Shiikh Ufuroow.
Ciidamada badda iyo difaaca xeebaha ee soomaliya ee hada jira ayaa ah kuwo ka soo kabanaya bur-burkii saameeyay dalka waxa ayna iminka ku howlgalaan Doonyo dheereeya, kuwaa oo sameeya sahan, kana dagaal geli kara meelaha dhow dhow, sida ilaalinta dekadaha iyo biyaha dhow, inkastoo ciidamada baddu hadda jira aysan lahayn tayadii hore, hadana waxay dadaal ugu jiraan sidii ay awoodooda kor ugu qaadi lahaayeen si baadda Soomaaliya looga ilaaliyo baylahada.
Mudnaanta ay leedahay maalintaan qiimaha leh ee sanadguuradii 53aad ee Ciidamadda badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliyeed awgeed ayaa waxaa hambalyo u dray saraakiisha, Saraakiil xigeenka, Aliflayda, dablayda ciidamada Badda iyo Xaasaskooda Madaxwaynaha J.F.S Maxamed C/llaahi Farmaajo, Guddoomiyaha B.F.S Max'ed Shiikh Cismaan Jawaari, Ra'iisalwasaaraha X.F.S Xasan Cali Khayre iyo Taliyaha Ciidanka X.D.S Sareeye gaas C/Wali Jaamac Gorod, dhamman masuuliyiintaan u rajeeyeen Ciidamada Badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliyeed inay sanadguuradaan teeda kale ku gaaraan horumar iyo in ay ku guulaystaan waajibaadka qaran ay dalkooda u hayaan.

storvideo: 


Al-Shabaab man sentence is reduced to 15 years

$
0
0

A 35-year-old man who pleaded guilty to being a member of Al-Shabaab terror group six years ago, will now serve 15 years in jail after the Court of Appeal quashed a life sentence imposed on him.
Elgiva Bwire Oliacha was lucky that the prosecutor during his trial failed to table in court a P3 form of two victims who suffered grievous harm during the attack at Kaka Bus stage on October 24, 2011.GUILTY
Therefore, judges of the Court of Appeal ruled it is a basic rule of evidence in criminal law that an accused person must not be convicted of a criminal offence unless the court is satisfied that his guilt has been proven beyond reasonable doubt.
Justices Daniel Musinga, William Ouko and Gatembu Kairu noted that there was no proof of the existence or the nature of the injuries sustained by Patrick Ndolo Kanyingi and Justus Makau Mulwa.
They said that from the record, the degree or classification of injuries sustained by the two victims were supplied by the investigating officer and verbally communicated to the court by the prosecutor.
Chief magistrate Grace Ngenye (now a judge of the High Court) had sentenced Oliacha to life imprisonment for grievous harm and additional 15 years for engaging in organised criminal activity by being member of the outlawed terror group.
The court also sentenced him to seven years each for being in possession of firearms, hand grenades and ammunition.
When he first appealed before the High Court, Justice Msagha Mbogholi had directed that the sentences to run concurrently and not consecutively.
Oliach was arrested following the terror attack along Race Course Road in Nairobi. When the police interrogated him, he took him to his house in Kayole, they recovered an AK47 rifle, a sub-machine gun, 2 revolver pistols, 2 automatic pistols, 717 bullets, 1 SNG machine gun magazine and 13 hand grenades.
The court heard that Oliacha converted to Islam in 2005 and immediately tried entering Somalia to join Al-Shabaab. His first attempt failed and was returned at the border. He eventually succeeded to cross to Somalia through Liboi, on his second attempt.
He underwent training and was when he was qualified, he was dispatched to Kenya, where he settled in Kayole and started recruiting members.
The prosecution said he was the man who supervised and directed the twin attacks at Race Course Road.
The three judges dismissed other grounds of appeal stating that they were satisfied that Oliacha knew what he was doing as there was no suggestion that he was suffering from any disease of the mind.
He had also faulted the move to conduct proceedings at Nairobi Area police headquarters. "We are unable to find anything of unusual character to make us agree with learned counsel for the appellant that the plea was procured by fear of the environment at the police headquarters. At no stage did the appellant complain of torture or mistreatment by the police. Neither did he exhibit any signs of confusion," the Judges said.
They added that they found nothing objectionable to the holding of the proceedings at the police headquarters and the nature of exhibits required a place with sufficient security and where safety was guaranteed. Oliacha had been charged together with Mr Omar Muchiri Athuman and Mr Stephen Macharia Mwangi, who pleaded not guilty.
storvideo: 

Jawaabta ONLF ay Ka hdalkii Farmaajo ee Qalbi Dhagax

$
0
0

Jawaabta ONLF ay Ka hdalkii Farmaajo ee Qalbi Dhagax
Feb 10, 2018 -

Afhayeenka ONLF ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu baalmaray in uu qirto danbiga uu dadka iyo dalka ka galay ee ah in Muwaadin uu u gacan galiyey Shisheeye wuxuuna tilmaamay Farmaajo la haa go'aankii lagu dhiibay qalbi-dhagax.
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayuu sheegay in uu yahay madaxweynihii ugu horeeyey ee shisheeye u gacan galiya Muwaadin Soomaaliyeed.Afhayeenka Jamhada ONLF C/qaadir Xasan Hirmooge oo la hadlay Idaacada Simba ayaa mas'uuliyado daro iyo qiyaano qaran ku tilmaamay jawaabtii madaxweyne Farmaajo uu ka bixiyay dhiibistii C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo Dowladiis ay u gacan galisay Itoobiya.
Dhankale Afhayeen Hirmoog ayaa Ciidanka Nabad sugida ku eedeeyey inay magaalada muqdisho ka cayriyeen Xaasaskii iyo Caruurtii Generaal Qalbi-dhagax kadib markii ay dhowr jeer u dhaceen guryadooda.
Madaxweyne Farmaajo uu u dabaal dagay sanad guuradiisi koobaan ee inta uu talada dalka hayo ayaa dalka oo idil waxaa laga dareemayaa in bulshada Soomaaliyeed ay wali ka tiiraanyeysan yihiin dhiibistii C/kariim Sheekh muuse oo ka mid ahaan jiray Saraakiishii Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed guutooyinka ka dagaal galay 1977-dhulka Soomaaliya ee Itoobiya maamusho. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Israa’iil oo laga soo riday diyaarad

$
0
0

Israa'iil oo laga soo riday diyaarad
Feb 10, 2018 -
Labadii duuliye ee diyaaradda wadday ayaa iyagoo badqaba baarashuut kaga booday diyaaradda kaddib markii ay ku burburtay waqooyiga Israa'iil. Isbitaalka ayaana markii dambe la dhigay.
Diyaaradda F-16 ee Israa'iil ayaa ku burburtay meel u dhaw tuulo ku taalla waqooyiga Israa'iilDiyaarad dagaal oo ay leedahay Israa'iil ayaa burburtay xilli la ganay gantaal nooca lidka diyaaradaha ee ay Suuriya leedahay kaddib markii diyaaraddu ay fulisay weerrar ka dhan ah bartilmaameedyo Iiraan ay ku leedahay gudaha waddanka Suuriya, waxaa sidaas sheegay milateriga Israa'iil.
Israa'iil ayaa sheegtay in diyaaradeeda dagaalka ee F-16 ay waday weerraro ay kaga jawaabaysay diyaaradaha aanay cidina wadin ee ay Iiraan leedahay oo gudaha u soo galay Israa'iil. Diyaaradahaasi aanay cidina wadinna markii dambe waa la horjoogsaday.
Ciidammada Suuriya ayaa rasaas furay kaddib markii Israa'iil ay ku dhaqaaqday fal daandaansi ah, waxaa sidaas lagu baahiyay warbaahinta qaranka.
Sidey dhacdooyinkan u soo shaacbaxeen?Bayaan ka soo baxay milateriga Israa'iil ayaa lagu sheegay in "diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ay horjoogsatay diyaarad aanay cidina wadin oo Iiraan leedahay oo laga soo kiciyay Suuriya kuna soo xadgudubtay Israa'iil."
Waxa uu bayaanku intaasi ku daray in diyaaraddaasi durbadiiba la ogaaday "aadna loola socday ilaa laga hor istaagayba Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Dhageyso Martida Makrafoonka

$
0
0

Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka, oo uu soo jeedinaayo Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Jawaabta saxda ee madaxda SNM

$
0
0

10th February 2018 admin Category :
Waxgardka iyo Odayaasha Warsangeli maaha inay u jawaabayaan nin Kamarad gadasheed ka hadlay ee jooga degaanadiisa Hargaysa iyo Burco . Jawaabta ugu fiican ee ay siin karaan Isaaq iyo madaxdooda waa iyaga oo Wiilashan akhlaaqda xun ee ka soo jeeda Beeshooda ee ku dhex nool ay kooda waalana dhakhtar daaweeya u diraan kan kibrayoo u shaqeeya alshabaab iyo SNMba AY Xabsiga dhigaan iyaga oo caalamku wada arkayo,
[embedded content]
storvideo: 

Dhageyso Caweyska Washington

$
0
0

Ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington. Waxa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Somaliland: Farmaajo iyo Biixi ayaa Jabuuti ku Kulmi Doona

$
0
0

Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in ay dib ufurmayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda federalka ah ee Soomaaliya.


Somaliland: Farmaajo iyo Biixi ayaa Jabuuti ku Kulmi...

$
0
0

Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in ay dib ufurmayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda federalka ah ee Soomaaliya.
Shire oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inuu jiro qoshe shir furitaan u ah ambaqaadka wada hadallada labada dhinac, kaas oo ka dhici doono dalka Jabuuti, ayna isku arki doonaan Muuse Biixi iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Weli dowladda Soomaaliya kama hadal wada hadalladan uu wasiirku ka dhawaajiyay iyo kulan uu horey u sheegey in isaga iyo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ay Addis Ababa isku arkeen.
Sagal Mustafe Xassan ayaa warbxintan ka soo diray magaalada Hargeysa.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:01:28
0:00:00 /0:01:28
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Rex Tillerson oo Axadda berri ah booqasho uga...

$
0
0

Xoghayaha Arrimaha debadda Maraykanka,Rex Tillerson ayaa Axadda berri ah booqanaya dalal ku yaalla Bariga Dhexe oo ay ku jiraan Jordan,Turkey,Lebanon,Egypt iyo Kuwait,sida lagu daabacay bogga Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka ee State Department.
Booqashada oo qaadan doonta muddo lix maalmood ah ayaa ka bilaabanaysa magaalada Amman ee caasimadda waddanka Jordan,halkaaso uu Tillerson kula kulmayo boqorka dalkaasi,Abdullah II ibn Al-Hussein iyo Wasiirkiisa Arrimaha debadda,Ayman Al-Safadi,waxaana la filaya in ay kala saxiixdan heshiis is-kaashi laba geesood ah.
Tillerson ayaa Jordan uga sii gudbaya waddanka Turkey,isagoo la kulmi doona saraakiil sare oo Turkish ah,islamarkaana kala hadli doona arrimaha gobolka,sida ku xusan qoraalka ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha debadda Maraykanka.
Sidoo kale wuxuu booqan doona magaalada Beirut ee caasimadda waddanka Lebanon,halkaaso uu kula kulmi doono madaxweyne,Michel Aoun iyo ra'iisul wasaare,Saad Hariri,isagoo u xaqiijin doona taageerada Maraykanka ee xukuumadda iyo shacabka Lebanon.
Xoghaye Tillerson waxaa kale oo uu socdaal ku tegi doona magaalada Cairo ee caasimadda waddanka Masar(Egypt),isagoo mas'uuliyiinta sare ee dalkaas kala hadli doona xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya Maraykanka iyo Masar.
Xoghayaha Arrimaha debadda Maraykanka,Rex Tillerson ayaa booqashadiisa ku soo gebo-gabaynaya magaalada Kuwait ee xarunta dalka Kuwait,wuxuuna halkaas kaga qeyb geli doona shirka Wasiirada Is-bahaysiga waddamada la dagaallama Daacish iyo sidoo kale shir weynaha dib u-dhiska dalka Ciraaq,sida ku cad qoraalka ay Sabtida maanta ah daabacday Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka.
PUNTLAND POSTCabdiraxmaan Ciise Cumar
The post Rex Tillerson oo Axadda berri ah booqasho uga bilaabanayso dalal ku yaalla Bariga Dhexe. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Taliyaha Ciidanka Badda Somaliya oo shgeegay in la...

$
0
0

Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Madeey Nuur Sheekh Ufurow ayaa sheegay in saddex Xarumood oo ku yaalla Muqdisho ay si KMG ah u degan yihiin iyada oo Maanta Muqdisho laga xusay 53-guuradii ka soo wareegtay markii la-aas'aasay Ciidanka Badda soomaaliya.
Waxa uu sheegay in sababtaas ay tahay in Xrumihii Ciidanka Badda Soomaaliya ay dowladda siisay dowladdi shiisheeye sidaasna ay si KMG ah ay xarumo kale ay ku dageen.
"Runtii anaga Askar ayaa nahay xqiiqidii meeshii naloo amro ayaan tagnaa xataa hadii badda dhexdeeda dega nala dhaho waan degeynaa sidoo kale waxana heysanaa doomo tiro yar oo aan ku filneyn baahideena Xarumihii Ciidankana dowladdo shisheeye ayaa la siiyay ayuu yiri taliyaha"
Sikastaba hadalka taliyaha Cidanka Badda Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xili Maanta oo ku beegneyd xiligii la aas'aasay ciidanka Badda Soomaaliya ay xuskoodii ay ku dhigteyn Dekada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Diyaarad laga leeyahay Dalka Turkiga oo lasoo riday

$
0
0

Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa lagu soo riday gobolka Afrin ee dalka Suuriya. Dowladda Turkiga ayaa in muddo ah halkaasi ka waday howgal ka dhan ah dagaalyahanada Kurdiyiinta.
Ugu yaraan labo qof oo sarnaa diyaarada ayaa dhimatay, waxaana ilaa iyo hada aan kala cadeyn in diyaaradaasi lasoo riday ay tahay mid xamuul iyo inay tahay kuwa wax duqeeya.
Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Tayyip Erdogan oo ka hadlay diyaaradan lasoo riday ayaa sheegay in kuwii ka dambeeyay la ciqaabi doono.
Ciidanka lugta ee Turkiga ayaa bilooyin kahor u gudbay waqooyiga Suuriya, halkaa oo ay ka bilabeen howgal Turkigu uu kaga sifeynayo dagaallamayaasha kuridiyiinta oo ay dowladdu ku tilmaamtay argagixiso.
Dagaalyahanada YPG ayaa qeyb ka ah is bahaysi uu Maraykanku taageero oo ay ku jiraan tiro dagaallamayaal ah oo ka socda miliishiayada carbeed ee SDF.
Dadka qaar na waxaa ay hwogalka Turkigu u ka wado waqooyiga Suuriya ay u arkaan arkaan mid sii murjinaya xaalada cakiran ee dalka Suuriya.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live