Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Maxaa kajira in Itoobiya iyo Soomaaliya ay...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimadda Online) _ Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shir la sheegay in lagu mideynayo waaxaha socdaalka ee waddamada dhaca geeska qaaradda Afrika.
Shirkan oo ka furmay xerada Xalane waxaa guddoominaya mas'uul katirsan dowladda Itoobiya oo ah maskaxda ka dambeysa in shir nuucaan ah uu qabsoomo waxaana mashruucan maalgelinaysa waxa loogu yeero Q.Midoobe.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ujeedkan shirkan laga leeyahay uu yahay in Baasaboor mid ah loo sameeyo Soomaaliya iyo Itoobiya waana qorshe uu toban sano ka hor soo hindisay Males Zenawi R/wasaarihii hore ee Itoobiya.
Jamaaludiin Mustafa oo ah Safiirka dowladda Itoobiya uqaabilsan Soomaaliya ayaa shirka daah furay wuxuuna sheegay in dowladaha ku bahoobay Urur goboleedka IGAD ay sameyn doonaan sharci usamaaxaya dadweynaha geeska Afrika in baasaboor la'aan ay isugu kala gooshaan.
Mas'uuliyiin ka socda dowladda Itoobiya oo huwan shaatiga Ururka IGAD ayaa dadaal ugu jira sidii ay wakiillada 'Beesha Caalamka' uga dhaadhicin lahaayeen in Soomaaliya iyo Itoobiya loo sameeyo hal baasaboor taas oo ka dhigan in madax banaanida dalka lagu wareejiyo Itoobiya arrintaas oo diblumaasiyiintu ku tilmaameen gumeysi dadban oo shacabka Soomaaliyeed lagelinayo.
Dowladda Federaalka ayaa dhankeeda qirtay in shir ku saabsan socdaalka uu Ururka IGAD Uga furmay Xerada Xalane balse si kale ayay u dhigtay oo agaasimaha waaxda Socdaalka ayaa warbaahinta u sheegay in shirkaan uu daah fur u yahay qorshe lagu baadi goobayo sidii Baasboor mid ah loogu sameyn lahaa shucuubta wadamada Bariga Afrika.
Abuukar Carmaan oo horay usoo noqday Safiirka dowladda Federaalka ee dalka Mareykanka ayaa bartiisa Twitter-ka ku faafiyay in shirka ka socda Muqdisho uu yahay mid lagu xaqiijinayo damacii Males Zenaawi R/wasaarihii hore ee Itoobiya, wuxuuna tusaale usoo qaatay in waxa hadda socday uu hunqaacay Xuseen Ceydiid sanaddii 2007 xilligaas oo uu sheegay in wadamada Itoobiya iyo Soomaaliya loo sameynayo Hal Baasaboor- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.coma
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Ra’iisal wasaare khayre oo hadal qiima leh ka...

0
0

Ra'iisal wasaare khayre oo hadal qiima leh ka jeediyey madal uu soo qaban qaabiyey guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir. ( Halkan ka daawo )
Waxa Daabacay staff-reporter on Feb 12th, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalapress - London - Mudane Khayre oo ah ra'iisal wasaaraha Somalia ee xilligan ayaa hadal miisaaman oo macno weyn xambaarsan ka jeediyey madal kulmisay mas'uuliyiinta waaweyn ee dawladda Federaalka Somalia iyo siyaasiyiin hore u soo qabtay jagooyin.
[embedded content]
Awdalpress
This post has been viewed 65 times.
storvideo: 

Envoy hears Somalis’ SA experience

0
0

As new crises and humanitarian disasters develop, "old ones" tend to move out of the spotlight and become "forgotten".
After decades of war and famine, more than one million Somalis are displaced within their own country and close to that number beyond its borders. And, as the world's attention moves on to other emergencies, such as in Yemen, Syria and South Sudan, the situation for Somalis remains dire.
To counter this challenge, the UN High Commissioner for Refugees appointed Ambassador Mohamed Abdi Affey as his special envoy for the Somali refugee situation in 2016. Since then Affey has travelled extensively to countries near and far where Somalis have sought refuge, taking part in regional dialogues to ensure refugees' support, protection and right to a dignified life.
Last week he was in South Africa where he spoke to Somalis in Pretoria and Cape Town to learn of their experiences, and held meetings with government officials to help find ways to address some of the administrative challenges that they face.
During a press briefing at the UNCHR (the UN refugee agency) office in Pretoria on Thursday, Affey said it was important to remember that "nobody chooses to be a refugee". But the reality was that circumstances could be such that there was no other option for residents but to leave what they knew, and live in exile in the hope that the situation would improve so they could return. If it did not, people became "trapped in exile" for decades, he said.
With so many humanitarian crises happening simultaneously around the world, there was a sense of hopelessness and fatigue as news headlines and relief organisations' attention shifted elsewhere.
There are approximately 30000 Somalis living in South Africa, and by Affeys account, they were content and grateful to the government and local communities for the country's liberal asylum legislation and general acceptance of refugees. The xenophobic attacks of recent years and administrative difficulties aside, they were happy to have access to work, health and education, and to live within communities, which was preferable to refugee camps as was the case in the Dadaab camp in Kenya, home to more than hundreds of thousands of refugees who fled civil war, drought and famine and where the reduction of donor support has been keenly felt.
Source: African Independent
storvideo: 

Woman fined Dh5,000 for insulting husband on phone...

0
0

The husband filed a formal complaint against his wife with the police.
The Khor Fakkan Court of Appeals slapped a fine of Dh5,000 on a woman who cursed and insulted her husband on phone, while amending its earlier verdict of handing a one-month jail to the accused.
The Khor Fakkan Police had received a complaint from a man who accused his wife of insulting him by using derogatory language over the telephone. He didn't respond and decided to make a formal complaint against her with the police.
The woman admitted to her mistake, but added it was a sudden outburst of anger.
storvideo: 

Khilaaf ka taagan xil ka qaadis lagu sameeyay Taliye...

0
0

Boosaaso (- Online)-Khilaaf ballaaran ayaa waxa uu ka taagan yahay xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii qeybta Booliska Gobolka Bari C/xakiin Yuusuf Xuseen.
Xil ka qaadista C/xakiin Yuusuf Xuseen, ayaa waxaa xil ka qaadista ku sameeyay Guddiga Amniga ee Gobolka Bari ee Maamulka Puntland oo xil ka qaadista sameeyay 8-dii February.
Guddiga ayaa xil ka qaadista ku micneeyay howl gudasho la'aan muddo 6 bil ah oo soo foodsaartay Taliyaha qeybta C/xakiin Yuusuf Xuseen, waxaana intaa u dheereed amar diido la sheegay inuu ku sameeyay Guddiga.
Taliyaha ayaa sidoo kale loo cuskaday xil ka qaadistiisa wada shaqeyn la'aan kala dhexeysay dhammaan Hay'adaha amaanka iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada.
Taliye C/xakiin Yuusuf Xuseen oo ka hadlay xil ka qaadista ayaa sheegay in Guddiga Amniga aysan xilka qaadis ku sameyn Karin isaga, wuxuuna tilmaamay in shaqadiisa uu wadanayo, ilaa uu helo amarka Madaxda sare.
Waxa uu sheegay in xilka uu hayo uusan aheyn mid ay magacaabeen Guddiga, sidaa aawgeedna uu sii heyn doono xilka ilaa ay kasoo baxdo wareegto heer madaxeed ah.
Wasiirka Amniga Puntland Axmed C/lkaahi Yuusuf oo maanta tagay magaalada Boosaaso, sidoo kalena warbaahinta la hadlay ayaa sheegay ujeedka ay u yimaadeen magaalada Boosaaso inuu yahay in arrintan ay baaris ku sameeyaan, isla markaana ay daraaseyan hanaanka loo maray xil ka qaadista.
Sidoo kale, wuxuu sheegay Wasiirka Amniga arrintan go'aankeeda ugu dambeeya in warbaahinta ay la soo wadaagi doonaan, balse hada ay wadaan baaris, wuxuu soo hadal qaaday xaalada amni ee Boosaaso, wuxuuna sheegay in Ciidamada ay kordhinayaan Howlgalkooda.
Dhinaca kale, xubnaha Guddiga amniga ayaa waxa ay kala yihiin Wasiirka Dekadaha Siciid Maxamed Raage, Taliyaha Asluubta Gen. Cali Nuur Cumar, Gudoomiyaha Gobolka Barri Yuusuf Maxamed wacay (Dhedo) iyo Gudoomiyaha degmada Bosaso Yaasin Mirre.- OnlineXafiiska Boosaaso-@live.com
storvideo: 

Ismail Rage, disabled by childhood polio, employed...

0
0

Ismail Rage has become the first disabled person to get a staff job with a leading bank in Somalia.
Two days after graduating from Simad University with a Bachelors in banking and finance, Ismail, 22, landed the job with Premier Bank in Mogadishu. He is working in the customer care department.
Ismail, who became ill with polio as a three-year old, used the wheelchair given to him by his uncle after graduation to get to work.
He comes from a humble background and used to crawl for 40 minutes through the dusty Mogadishu roads to get to classes, using flip flops to protect his hands and leather pads strapped to his knees.
"I can forget all the hardships in my life with the milestone I have now reached that I dreamed about," Ismail said.
Ismail lived in Gubta area, with his nine siblings and parents, who he says were his "biggest inspiration" and played an important role in earning him his coveted university degree.
As a bright student he was always top of his class. His teachers and fellow students treated him as an equal.
"He was like our second teacher, who would help us with the class work," said Fadumo Abdi Jama, one of the class of 2017 students, who graduated with Ismail.
Ismail received congratulatory messages from President Mohamed Abdullahi Farmaajo on his twitter handle. The former president, Hassan Sheikh Mohamud, promised to pay for Ismail's master's degree in Malaysia, where his is expected to go in September. He also got job offers from the ministry of finance.
Polio paralyzed his lower body in childhood. At the time, people were ignorant about the importance of vaccination for children. Somalia was recently declared polio free, and campaigns to launch the oral polio vaccination targeting 700,000 children in Benadir and Middle and Lower Shabelle have begun.
Ismail says he hopes to set up an organization to advance the interests and opportunities for other Somalis with special needs.
Source: - Radio Ergo
storvideo: 

Akhriso: Maxkamadda caddaalada adduunka oo ee...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Den Haag (Caasimadda Online) - Maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ ayaa qoraal kooban kasoo saartay kiiska dacwadda badda ee u dhaxeeya dalalka Somalia iyo Kenya.
Qoraalka kasoo baxay maxkamadda ayaa looga dalbaday Somalia in ay soo gudbiso jawaabteeda ku aadan kiiskaan oo dowladda Somalia horay u furtay.
Maxkamadda ayaa ogolaatay in jawaabteeda soo gudbiso dowladda Somalia, ugu danbeyn 18 June, halka labada dhinac ee dacwada ka dhaxaysana la siiyay inay qoraaladooda dhan soo gudbiyaan 18 Dicember.
Kiiska dacwadda badda ayaa waxaa horay u furtay dowladdii hore ee madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo aan la ogeyn dowladda cusub ee Farmaajo sida ay xoogga u saari doonto arrintaan.
- OnlineXafiiska Den Haag-@live.coma
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Sawirro: Wiil la dhashay wasiir Cabaas Siraaje oo...

0
0

Waxaa magaalada Kismayo soo gaaray wiil la dhashay allaha u naxariistee Wasiir Cabaas C/llaahi Siraaje, isla markaana u sharaxan inuu buuxiyo booskii walaalkiis uu ka geeriyooday.
Wiilkaan oo lagu magacaabo Maxauud C/llaahi Siraaje ayaa ah da'dii ka weyneyd marxuum Cabaas, isagoona tartan u geli doona kursiga xildhibaanimo ee uu ka dhintay walaalkiisa oo lagu dilay magaalada Muqdisho.
Dhalinyaro iyo dadweyne kale ayaa magaalada Kismaayo kusoo dhoweeyay Maxamuud C/llaahi Siraaje oo ka yimid dalka Canada, halkaasoo uu wax ku baranayay.

storvideo: 


Shacabka Soomaaliyeed kuma hungoobin filashadoodi...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Garoowe (Caasimadda Online)- Booqashadii taariikhiiga aheyd ee madaxweyne Farmaajo ku tegay gobolada Puntland iyo Galmudug ayaa dadka shacabka ah dareen iyo yadadiilo gelisay, waxaana halkaan idiin kugu soo gudbineynaa muuqaal doceumentari ah oo laga sameeyay booqashadii madaxweynaha ee ee Puntland iyo Galmudug.
[embedded content]
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Culimadda Puntland oo baaq u direy Dowladda...

0
0

Ka dib Shir ay ku yeesheen magaalada Garowe Culimadda Puntland ayaa laga soo saarey bayaan ku wajahan Dowladda Federalka Soomaaliya, Madaxda Maamul Goboleedyadda, Baarlamanka Soomaaliya, Gollaha Wasiiradda Dowladda Federalka iyo Culimada Soomaaliyeed ka dib kulan ay kaga xaajoodeen Arrimaha Xajka iyo Cabasho xoog leh oo ka jirta kharashka laga qaado Xaajiyadda Soomaalida xilliyadda ay u dhoofayaan Cumraysiga.
Culimadda ayaa sheegay inay taageersan yihiin hanaanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuq maasuqa , waxayna ugu baaqeen Dowladda Federalka Soomaaliya inay si buuxda ula wareegto gacantana ku dhigto arrimaha xajka iyo cumrada dibadda iyo gudaha.
Waxay sheegeen dadka ka dhoofaya Soomaaliya xilliyadda xajka inay noqdeen kuwa qiimaha ugu qaalisan ku taga Xajka, Iyagoona ugu baaqay cid kasta oo ay quseyso deg deg inay wax uga qabato madaama colaado iyo abaaro isugu darsameen ummadda Soomaaliyeed islamarkaana aysan xamili karin lacag tiro badan oo ay kusoo xajiyaan si ka duwan dalalka kale ee caalamka.
Culimo udiinka ayaa sheegay inay taageersan yihiin Warsaxaafadeedkii Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Dowladda Puntland uu dhawaan ku dhaliilay qiimaha dadka Soomaaliyeed ku tagaan Xajka oo uu ku eedeeyay mid ka mid ah shirkaddaha duulimaadyadda ee Dalka Soomaaliya " Halkan ka daawo".
Bayaanka Culimadda ayaa loogu baaqay Dowladda Federalka Soomaaliya inay helaan tartan furan oo xor ah shirkaddaha duulimaadyadda ee ka shaqeeya arrimaha xajka, wuxuuna kusoo beegmayaa bayaankoodu xilli uu iska fogeeyay Maamulka Shirkadda Jubba Airways Eedeyntii uga timid Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland.
Hoos ka akhriso bayaanka culimadda.
Abshir DhiiranePUNTLAND POST
The post Culimadda Puntland oo baaq u direy Dowladda Federalka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Madaxweyne Farmaajo ma hor fariisan doonaa Kooxdan?

0
0

12th February 2018 admin Category :
Hoos ka daawo xubin ka soo jeeda Beesha Habar jeclo oo ka mid ah guddiga wada hadalka beelaha Idaaq oo madaxweyne Farmaajo sheegay inuu dhowaan hor fariisan doono
[embedded content]
Muuqaalka hoose waa nin ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo aaminsan in isaaq dawlad yihiin
[embedded content]
[embedded content]
storvideo: 

Faahfaahin ku saabsan Shabaab oo ku dhawaad 100 qof...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Awdheegle (Caasimadda Online) - Dagaalamayaasha Al-Shabaab ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in ku dhawaad 100 qof ay ku qabtayn Howlgal ay ka sameeyeen degmada Awdheegle ee shabeelaha Hoose.
Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in 76 qof oo isugu jira Carruur iyo dad waayeelo ah ay ku xirayn degmadaasi, dadka la xiray ayaa la sheegay in intooda badan ay ahaayeen dadkii shalay Ciidamada Dowladda hadalka u jeediyeen markii ay qabsadeyn Degmadaasi.
Shabaab ayaa dadkaan isugu geeyay barxad ku taala Awdheegle waxayn ku tilmaamayn shacab laba wajiile ah, lama oga nuuca ciqaabta ay marsiin doonaan balse waxaa jira walaac laga qabo sida dadkaasi ka yeeli doonaan Shabaab.
Ciidamada Dowladda ayaa shacabka Awdheegle shalay la kulmay waxayna qaar ka mid ah shacabka ku wareejiyeen Ciidamada qalab ay ka mid ahaayeen Moobeelo Sim-cards iyo agabyo kale.
Mas'uuliyiinta gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Ciidamada iyo saraakiishooda ku eedeeyay mas'uuliyad darro maadaama halis geliyeen amaanka dadkiii ku noolaa goobihii ay ka soo laabtayn.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Saameynta Biyo Yarida Wabiga Shabeelle

0
0

Meelo badan oo Soomaaliya ah waxaa ka jira biyo la’aan ka dhalatay roob yarri jirta darteed. Xitaa dhulkii ay wabiyada marayeen oo ay Shabeellooyinka ka mid yihiin ayaa dhibaato biyo la'aan laga soo sheegayaa.

Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga oo sharci daro ku...

0
0

Agaasimihii Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumada Somalia ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu kaga jawaabayo wareegto xilkaoga qaaday oo ka soo baxday Wasiirka wasaaradaas Maxamed C/llaahi Xayir (Maareeye)
Agaasimaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wasiirka uu shaqo joojin ku sameyn karo isaga balse uusan awood sharci ah u laheyn inuu xilka ka qaado, wuxuuna intaas ku daray in markii hore xilka loogu magacaabay Wareegto Madaxweyne oo ay ansixiyeen golaha Wasiirada, haddii xilka laga qaadayana ay tahay in wadadaas loo maro.
Qoraalka ka soo baxay agaasimaha ayaa u qornaa sidatan:-
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

SHIRKADA MAALGASHIGA EE SOMALILAND (SOMALILAND...

0
0

SHIRKADA MAALGASHIGA EE SOMALILAND (SOMALILAND INVESTMENT COMPANY) SHARCI AHAAN MA WAAFAQSANTAHAY XEERARKA IYO QAANUUNKA JAMHUURIYADA SOMALILAND?Jamhuuriyada s/land waa qaran 27 sanno ay wax badan ka maqnaayeen oo ay ugu horayso ictiraaf,(recognition)maalgashi caalami(foreign investment)hadaba beryahan waxa saxaafada iyo warbaahinta maxaliga ah kusoo noqnoqonaysay arrinta laxidhiidha shirkadan cusub ee aan nooceeda hore gudaha Somaliland uga jirin balse ah shirkad wadamo badan oo caalamka ahi leeyihiin ah kana qayb qaadata heerarka koboca iyo kor uqaadista uguna tartamta maalgashiga dibada uga imanaya wadanka leh shirkadahan, oo loo yiqaano(foreign investment companies) waa mid horumar ah marka uu wadanku leeyahay ee aan loo lahayn private,hadaba waxa muuqata in shirkadani tahay mid shaadhka wadanka huwan balse ah shirkad dad gaar ahi ku macaashayaan iyagoo ka faa,iidaysanaya shacabka Somaliland oo ah shacab inta badan la khaldo oo arrimaha danaha gaarka ah loogu dhigo dan guud iyadoo sawirka danta guud lasoo dhejiyo kuna hoos shaqeyaan dantii gaarka ahayd ee asalka ahaydHadaba shirkadan oo laga duwaan geliyey xarunta dhaqaalaha caalamiga ah ee dubai(Dubai international financial center) ayaa ah shirkad s/land ku sawirantahay oo loogu talo galay horumarka s/land waa sida ay u dhigayaan w/arimaha dibada s/land iyo safiirka s/land u fadhiya imaaraadka Baashe oo ah nin wax badan kadanaystay s/land walina haya hayaankii dheeraa ee ka, danaysiga dalka waxa labadan shakhsi ee magacyadoodu kor ku xusanyihiin ay ku jiraan boardka shirkadan companygan oo ah nooca loo yiqaano (company limited by shares) noocan oo isagu u qaybsama laba waaxood mid ah private iyo mid public ah oo ay saamigiisa cid walba ka qayb qaadan karto hadaba noocan aynu ku jirno ayaa ah mid dadka abuuraya companygu ay iyagu wada iibsadaan saamiga iyo mid qaybta hore as aasayaashu iibsadaan balse waxa ah arincad in shirkadani aanay ahayn mid dawli ah balse ay tahay mid gaar ah inagoo og cida ku qoran heshiiska lahaanshiyaha shirkada oo ah w/arimaha dibada iyo safiirka imaaraadka waana shaqsiyaadka heshiiska galay mana jiro xeer lagu maamulayo shirkadan oo ilaa hada aan ognahay oo samaysan umadana loo baahiyey xeerarka wadankana kuma jirto samaynta shirkad noocan ah mana ah mid ka ansaxday golayaasha ansixinta heyadaha maalgashi maadaama ay tahay arin taabanaysa dhaqaalaha wadanka maaha heshis gole lakeenay mana jirto bayaamin iyo cadaymo arintan companyga in wadanku leeyahay oo umada latusay,majirin miisaniyad ay arintani ku jirtay oo aynu aragnay iyo xeerka loo raacayo midna,mana waafaqsana xeerarka wadankaHada waxaan talooyin iyo tilmaamo shaqsiya usoo jeedin lahaa masuuliyiintayda qaranka hogaaminaya maanta qodobadan hoos kuqoran.? In la cadeeyo ujeedada dhabta ah ee kadanbaysa aas aaska shirkdan lawaafajiyaana xeerarka iyo shuruucda wadanka u yaala waa hadii shirkad dawli ah tahay iyo sida kuxusan xeerarka shirkadaha maalgashiga dibada ee caalamiga ah? In masuuliyiinta manta xilalka ahayaa ay yihiin u adeegayaal umadeed masuuliyadana alle uga baqdaan ogaadaana culayska ay leedahay masuuliyadu oo aanay aakhiro hilmaamin, oo ah meesha u baahan in lamaal gashado oo manta ay gacantooda ku jirto hantidii umada s/land oo ay hoos yimaadaan agoomihii,danyartii iyo cid kastoo muwaadiniin ah.Wabillaahi TawfiiqAbdulkadir Farlow XaashiTitle: Falanqeeye arimaha siyaasada.E-mail. Xaashi74@gmail.com
storvideo: 


Saameynta Biyo Yarida Wabiga Shabeelle

0
0

[unable to retrieve full-text content]Meelo badan oo Soomaaliya ah waxaa ka jira biyo la'aan ka dhalatay roob yarri jirta darteed. Xitaa dhulkii ay wabiyada marayeen oo ay Shabeellooyinka ka mid yihiin ayaa dhibaato biyo la'aan laga soo sheegayaa.
storvideo: 

Wareysi: Ololaha Doorashada Baarlamaan ee Jabuuti

0
0

Dalka Jabuuti waxa ka socda ololaha doorashada baarlamaanka dalkaasi, oo qabsoomi doonta 23-ka bishan Febraayo.
Gudoomiyaha gudida kor meerka iyo sharciyadda doorashada ee dalkaasi, Diini Maxamed Burhaan, ayaa arrimahaasi kala hadlay wariyaha VOA ee Jabuuti, Ramadan Muuse.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:04:25
0:00:00 /0:04:25
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Wada hadaladii Nabadda ee degmadda Caabudwaaq oo...

0
0

SHARE
Facebook
Twitter
?
Caabudwaaq (SONNA), Sheekh Abuubakar Bashiir C/laahi La-taliyaha arrimaha Diinta ee Madaxaweeynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxweynahu uu u xil saaray Dhamaystirka Qorshaha Nabadaynta Bulshada degmadda Caabudwaaq ku nool ayaa Ku Guulaystay in Xal laga Gaaro Xiisadii u dhaxaysay Qaar ka Mid ah beelaha Dega degmadaasi.
Waxaa lagu Guulaystay in la is hor Fariisiyo Labada Dhinac si ay u dhaqan galiyaan dadaalada Nabadda Bulshada ku dhaqan Degmada Caabudwaaq kaasi oo dhamaystir u ah Qorshahii Bilowga ahaa ee Madaxweeynaha Soomaaliya uu halkaa ka unkay.
Ciidamo isku dhaf ah ayaa Laga hirgaliyay Degmadaasi kuwaasi oo ka qayb qaadanaya Xasilinta amniga Magaaladda si looga hortago isku dhacyo Marka kale Dhex mara Beelahii la Heshiisiiyay.
La-taliyaha arrimaha Diinta ee Madaxaweeynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Sheekh Abuubakar Bashiir C/laahi ayaa sheegay in ay Guulaysteen Dhamaystirka Heshiis Nabadeed oo ay dhex dhigaan Dhinacyada Beelahii isku hayay Degmada Caabduq Waaq, laguna Guulaystay Sameynta ciidamo Nabasugid ah oo Hanta Amaanka, si ay dadku ugu Wada Noolaadaan Magaalada si Nabad ah.
Socdaalkii Nabadda ee Madaxweeynuhu uu ku Tagay Degmadda Caabudwaaq, ayaa waji cusub u furay bulshada ku Dhaqan Caabudwaaq, iyaddoo uu Dib u furmay isu socodkii dadka oo ay kala xirtay colaad sokeeye oo socotay in Mudda ah.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleWasiirka Maaliyadda XFS oo daah furay mashruuc shaqo loogu abuurayo Dhalinyarada

storvideo: 

Sawirro:-Yariisow oo dhagax dhigay Xarunta degmada Yaaqshiid

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Ntwork )-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Yaaqshiid oo dib-u-dayactir lagu sameynayo.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka Benaadir ay ka go’an tahay dhismaha xarumaha dawladdaha Hoose ee Xamar, si loo fuliyo adeegyada loogu qabto bulshada Soomaaliyeed, isagoo ugu baaqay shacabka ku nool Muqdisho in door kooda ay ka qaataan dhismaha xarumaha danta guud.
“Maamulka iyo Bulshadu haddii ay iskaashadaan waa ku guuleysan karaan Horumarinta degmada Yaaqshiid, waa in aad u istaagtaan ka qeyb galka dhismaha xarunta degmada, haddii aad dhisataan degmadiina waxaad tusaale u noqon doontaan degmooyinka kale ee gobolka”.Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow.
Guddoomiyaha ayaa xusay in maamulka uu hoggaamiyo diyaar u yahay wax walba oo tabartooda ah si loo xaqiijiyo adeegyada ay baahida u qabaan shacabka Soomaaliyeed.
Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa sidoo kale, ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Maamulka gobolka, kan degmada iyo dadweyne kale oo dhammaantood boggaadiyey isku tashiga iyo diiranaanta shacabka ku nool degmada Yaaqshiid.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-29-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-29-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-29-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-29-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-29-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-29.jpg 1180w" sizes="(max-width: 542px) 100vw, 542px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed1-3-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed1-3-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed1-3-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed1-3-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed1-3-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed1-3.jpg 1180w" sizes="(max-width: 538px) 100vw, 538px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed2-2-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed2-2-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed2-2-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed2-2-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed2-2-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed2-2.jpg 1180w" sizes="(max-width: 533px) 100vw, 533px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed3-1-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed3-1-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed3-1-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed3-1-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed3-1-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed3-1.jpg 1180w" sizes="(max-width: 531px) 100vw, 531px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed4-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed4-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed4-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed4-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed4-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed4.jpg 1180w" sizes="(max-width: 531px) 100vw, 531px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed6-768x431.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed6-1024x574.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed6-696x390.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed6-1068x599.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed6-749x420.jpg 749w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed6.jpg 1180w" sizes="(max-width: 529px) 100vw, 529px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed7-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed7-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed7-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed7-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed7-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed7.jpg 1180w" sizes="(max-width: 526px) 100vw, 526px" />
The post Sawirro:-Yariisow oo dhagax dhigay Xarunta degmada Yaaqshiid appeared first on Shabelle.

Sawirro:-Yarisow oo dhagax dhigay Xarunta degmada...

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Ntwork )-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Yaaqshiid oo dib-u-dayactir lagu sameynayo.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka Benaadir ay ka go'an tahay dhismaha xarumaha dawladdaha Hoose ee Xamar, si loo fuliyo adeegyada loogu qabto bulshada Soomaaliyeed, isagoo ugu baaqay shacabka ku nool Muqdisho in door kooda ay ka qaataan dhismaha xarumaha danta guud.
"Maamulka iyo Bulshadu haddii ay iskaashadaan waa ku guuleysan karaan Horumarinta degmada Yaaqshiid, waa in aad u istaagtaan ka qeyb galka dhismaha xarunta degmada, haddii aad dhisataan degmadiina waxaad tusaale u noqon doontaan degmooyinka kale ee gobolka".Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow.
Guddoomiyaha ayaa xusay in maamulka uu hoggaamiyo diyaar u yahay wax walba oo tabartooda ah si loo xaqiijiyo adeegyada ay baahida u qabaan shacabka Soomaaliyeed.
Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa sidoo kale, ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Maamulka gobolka, kan degmada iyo dadweyne kale oo dhammaantood boggaadiyey isku tashiga iyo diiranaanta shacabka ku nool degmada Yaaqshiid.Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live