Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo: Xidldhibaan Nacnac oo Ka hadlay Arinta Biyaha...

$
0
0

Daawo: Xidldhibaan Nacnac oo Ka hadlay Arinta Biyaha Xumba wayne ee Fashilantay Rajo laana ka muujiyey Biyo Balaadhinta Biyaha Geed-Deeble
storvideo: 


Guddoomiyihii Waxbarashada gobolka Nugaal oo xilka...

Daawo: Masuuliyiinta Xisbiga Ucid oo uu horkacaayo...

$
0
0

Daawo: Masuuliyiinta Xisbiga Ucid oo uu horkacaayo Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Ayaa maanta Kulan Albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Wasiir Sacad Mulkiilaha Shirkada Maalgashiga iyo Xisbiga oo ka warbixiyey Kulankoodii
storvideo: 

Somalia appoints Police and Intelligence commanders

$
0
0

Somali cabinet has overwhelmingly voted Monday to endorse the appointment of the new Police and Intelligence Agency [NISA] during a meeting in Mogadishu.
According to a statement released by the cabinet, General Bashir Ahmed Mohamed was appointed as the new commander of the Somali Police Force.
Hussein Osman Hussein, former deputy Minister of Health named as the new NISA boss, while Gen Bashir Mohamed Jama “Gobe” returns to his old post as chief of Custodial Corps.
The cabinet has also endorsed the new Director General of Somalia’s Communications Agency (NCA) established under Somalia’s Communications Law 2017.
The post Somalia appoints Police and Intelligence commanders appeared first on Shabelle.

Cabinet endorses director of Somalia’s Communications Authority

$
0
0

The Cabinet has unanimously endorsed Abdi Sheik Ahmed for the post of Director-General of the National Communications Authority (NCA) of Somalia, which is established under Somalia’s Communications Law 2017.
Speaking after the endorsement, the minister for Post, Telecom and Technology, H.E. Abdi Ashur Hassan, thanked the Cabinet for the endorsement of the director who will lead Somalia’s first communications regulator.
“This is another milestone by the Ministry to have the director endorsed in due course because it will bring us closer to the establishment of the regulator,” said the minister.
“When the law was passed in 2017 we promised our commitment to its implementation, and the establishment of NCA is the first step towards that goal,” concluded the minister.
Short profile
Abdi Sheikh is multi-disciplinary technology leader with strong background in all facets of Information and Communication Technologies, particularly in the design and operations of global networks. For over 23 years he worked for one of the largest Telecommunication companies in the US and the World (Verizon Communications) where he held number of leadership and senior management positions, including 11 years of managing financial and human resources.
Over the years, Abdi held number of positions with Verizon Communications progressively assuming more responsibilities ranging from engineering, product/services/business development, managing highly skilled professionals and resources, to overseeing and negotiating multi-million dollar business opportunities.
Currently, he is a Senior ICT Adviser to the Ministry of Post, Telecommunication and Technology of the Federal Government of Somalia, focusing on passage of Somali Communications Act, capacity building for the Ministry, and engagements between the Ministry, development partners, and the International Telecommunication Union (ITU).
In 2012 Abdi returned to Somalia where he served as a Senior Adviser to two Prime Ministers. In the Office of the Prime Minister, he identified a need for coordinated and coherent capacity development framework and strategy for the Somali state institutions. Abdi proposed the formation of a national institutional capacity development directorate, which Prime Minister Sa’id established in a Decree. He worked with the World Bank and UNDP to develop a $53-million dollar; multi-year capacity development flagship program aimed at addressing severe capacity constraints in the Somali institutions.
Abdi obtained his undergraduate education in Computer Science from Rust College/University of Houston, Texas with honors (Suma Cum laude) and Master of Science – specialization in Information System and MBA degrees respectively from the University of Denver and the top-ranked business school of the University of North Carolina at Chapel.
The post Cabinet endorses director of Somalia’s Communications Authority appeared first on Shabelle.

Haween lagu laayay toogasho ka dhacdey kaniisad ku taal Ruushka

$
0
0

Dad kasoo baxey fiid kaniisad Dagestan oo uu qof hubeysan xabado ku furey

Haween lagu laayay toogasho ka dhacdey kaniisad ku...

$
0
0

Shan qof oo haween ah ayaa lagu diley weerar ka dhacey kaniisad ku taalla gobolka Dagestan ee dalka Ruushka.
Waxaa dhaawacmey shan kale, oo ay ku jiraan sargaal booliis iyo mid ka mid ah ilaalada kaniisada.
nin hubeysan ayaa rasaas oodda uga qaaday xabado dad kasoo baxayey kaniisadaasi oo ku taalla magaalada Kizlyar.
Qofkii weerarka soo qaadey ayaa lagu toogtay goobta. Waxaa la ogaadey inuu ahaa 22 jir lagu magacaabo Khalil Khalilov, oo ka tirsanaa dadka deegaanka Dagestan.
Kooxda isku magacawdey Khilaafada Islaamka, ayaa sheegtay inuay iyagu mas'uul ka ahaaayeen, ha yeeshee ma aaney soo bandhigin wax cadeynaya iney iyagu ka danbeeyeen.
Wargeyska RBK oo Ruushka laga leeyahay maalinlana ah, ayaa kasoo xigtay baadari heysta madhabka Orthodox ee diinta Christian-ka, in weerarku dhacey wax yar uun ka dib markii ay dhammaaday wacdi.
"Waxeynu bognay qudbadihii, dadkiina waxey isu diyaariyeen iney ka baxaan kaniisaddii. Nin gar leh, ayaa kusoo orday dhanka iyo kaniisadda, isagoo ku dhawaaqaya kalmadda 'Allaha Abkar' (Ilaahey baa weyn) wuxuuna diley afar qof," sidaasi waxaa yiri baadarigii.
"Wuxuu watey ninkii weerarka soo qaadey qori iyo toorrey," ayuu intaa ku darey.
Kooxda isku magacawday Khilaafada Islaamka, ayaa ku fulisay hawlgalkan magaceeda qeybta gobolka Caucasus, tani oo ah faracii ugu danbeeyey ee kooxda hirgalisay sanadkii 2015-kii.
Faraca kooxda ee gobolka Dagestan, ayaa sheegtay inuu mas'uul ka yahay weeraro badan oo dad badan galaaftay, kuwaasoo loogga soo horjeedo masulliyiinta iyo goobo rayid ah.
Dagestan, ayaa ku taalla dhanka waqooyi ee gobolada Caucasus-ka, waa gobol ku caana dad kala qowmiyado ah, intooda badanna waa Muslim.
storvideo: 

Golaha Wasiirada oo Xil Muhiim ah u Magacaabay Cabdi...

$
0
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi Sheekh Axmed, oo ah khabiir dhinaca isgaarsiinta iyo teknoolojiyada ah.
Tallaabadan ayaa aasaas u ah dhismaha Guddiga Sare ee Hay'adda Isgaarsiinta oo lagu hawlanaa tan iyo markii uu madaxweynaha dalka uu saxiixay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka 2dii Oktoobar 2017, isla markaana ay ku soo baxday faafinta rasmiga ah 20-kii bishii Nofeembar ee isla sanadkaas.
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan oo soo dhoweeyay ansixintan ayaa uga mahad celiyay Golaha Wasiirrada ansixinta Maareeyaha Hay'addani oo noqoneysa tii ugu horreysay ee nooceeda ah ee uu dalku yeesho.
"Farxad ayay noo tahay inaan dhismaha hay'addan ku soo gabagabeyno 90-kii cisho ee uu sharciga na siinayay oo ka billaabaneysay saxiixa madaxweynaha iyo faafinta rasmiga. Waxa ugu muhiimsan ee uu sharcigu dhigayay waxay ahayd dhismaha Hay'addan oo qaban doonta dhammaan hawlaha la xiriira nidaaminta isgaarsiinta dalka," ayuu yiri wasiir Cashuur.
"Ballan baan ku qaadnay in ansixinta sharciga aysan noo ahayn hadaf haddii aysan la socon fulintiisa. Maantana waa tallaabo kale oo taariikhi ah oo loo qaaday hirgelinta sharcigan oo muhiim u ah dalka," ayuu yiri wasiirku.
Taariikhda Maareeyaha Cusub
Mudane Cabdi Sheekh waa khabiir aqoon iyo waayo-aragnimo dheer u leh arrimaha la xiriira isgaarsiinta, teknoolojiyada iyo maamulka. Wuxuu muddo ka badan 23 sano la shaqeynayay mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta ugu waaweyn dalka Mareykanka oo la yiraahdo Verizon Communications, halkaasoo oo uu ka soo qabtay xilalka kala duwan oo heer maamul sare ah.
Laga soo billaabo Nofeember 2012-kii - kolkaasoo uu dalka ku soo laabtay - wuxuu la-taliye sare ka ahaa Xafiiska Ra'iisul-wasaaraha, isagoo la soo shaqeeyay ra'iisul wasaareyaal kala duwan. Intuu uu xafiiska Ra'iisul wasaaraha ka shaqeynayay laga soo billaabo 2013-kii wuxuu dareemay baahida loo qabo in la aasaaso waax qaabilsan dhisidda awoodda hay'adaha dawladda (capacity development), taas oo uu Ra'iisul wasaare Saacid ku magacaabay wareegto. Si arrintaas loo fuliyo wuxuu kala shaqeeyay Bankiga Adduunka iyo UNDP sidii loo sameyn lahaa mashruuc ballaaran oo lagu horumarinayo awoodda hay'adaha dawladda (Capacity Injection Program), kaas oo haatan hirgalay, ayna ku kacayso $53 milyan oo doolar.
Laga soo billaabo bishii Abriil 2017, wuxuu ka shaqeynayay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, isagoo gacan weyn ka geystay ansixintii Sharciga Isgaarsiinta Qaranka, dhismaha awoodda Wasaaradda iyo xiriirka ay Wasaaraddu la leedahay dalalka iyo hay'adaha horumarinta ka shaqeeya oo ay ka mid tahay Hay'adda Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU), wuxuuna ka shaqeeyay in xiriirkii Wasaaradda ee heer caalami uu sare u kaco.
Dhinaca aqoonta, Mudane Cabdi Sheekh wuxuu shahaadada koowaad ku qaatay cilmiga kumbutarka ee jaamacadda Houston, isagoo shahaadada heerka labaad ee Master of Science (specialization in Information Systems) iyo Maamulka Hawlaha (MBA) uu ka kala qaatay ee jaamacadaha Denver iyo North Carolina oo dhammaantood ku yaalla dalka Mareykanka.
Share this:
Related
storvideo: 


Sarkaal kasoo goostay Maleeshiyada Al-Shabaab oo...

$
0
0

12-kii Bishan November ayay ahayd markii uu isku soo dhiibay Cabdinuur Macalin Xasan oo ka mid ahaa horjoogayaasha Maleeshiyaadka Al-Shabaab Ciidamada Nabad Sugidda Dowlad Gobaleedka Jubaland iyo Saraakiisha Guutada 10-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobalka Gedo. Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka iyo Saraakiisha Ciidamada Nabad sugida Dowlad Gobaleedka Jubaland ee Degmada Baardheere ayaa maanta warbaahinta [...]
storvideo: 

Falan-qeyn: Taliyayasha La Magacaabay Waxay Kaga Duwan Yihiin Kuwii Hore

$
0
0

Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta magacowdey taliyayaasha booliska, nabad-sugidda iyo asluubta, kadib kulan ay golaha wasiirada Muqdisho ku yeesheen.

Akhriso: Taariikh kooban oo ku saabsan Sareeyo Guud...

$
0
0

Shirka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu magacaabay Taliyeyaasha ciidamada Nabad sugidda, Booliska iyo Asluubta, hadaba wax ka ogow taariikh kooban oo ku saabsan Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo markale loo magacaabay Taliyaha ciidanka Asluubta. Waxbarashada Madaniga Taariikhda dhanka waxbarashada ee Madaniga ah, Bashiir Maxamed Jaamac waxa uu Jaamacadda heerka koowaad [...]
storvideo: 

Taariikh kooban oo ku saabsan Taliyaha cusub ee...

$
0
0

Muqdisho (SONNA), Shirka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu magacaabay Taliyeyaasha ciidamada Nabad sugidda, Booliska iyo Asluubta, hadaba wax ka ogow taariikh kooban oo ku saabsan Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo markale loo magacaabay Taliyaha ciidanka Asluubta.Waxbarashada Madaniga
Taariikhda dhanka waxbarashada ee Madaniga ah, Bashiir Maxamed Jaamac waxa uu Jaamacadda heerka koowaad ka qaatay Culuumta Bulshada Taqasuska (Social Work) iyo isla heerka koowaad ee Jaamacadda oo uu ka diyaariyay Culumta Siyaasadda, sidoo kale Waxbarashada heerka labaad ee Jaamacadda (Master degree) ka sameeyay Culuumta Amniga iyo Nabadgelyada (Master in Peace and Security Study) wuuxu kaloo u sharxanyaahy in uu qaato shahaadada PHD oo la xiriirta arrimaha amniga iyo xasalinta.Waxbarashada Amniga
Haddii aan eegno dhanka Waxbarashada ciidanka wuxu wax barashadiisa sargaalnimo ku soo qatay Dalka Jarmalki Federaaliga ee Galbeed (West Germany) Isagoo Waxbarashada abaandulka ciidamada iyo dugsiga sare ee dagaalka ku soo qaatay (SCUOLA Di GUERRA) ee dalka Talyaniga, wuxuu kaloo waxbarashada Amniga, dambi-baarista iyo hogaaminta ciidamada ku soo qaatay Dalalka Faransiska, (Interpol) Sacudiga, South Africa iyo kuwa kale.Dhanka Shaqada
Haddii aan wax yar oo kooban ka sheegno taariikhda dhanka shaqo, Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac wuxuu ka soo shaqeeyay ciidanka booliska muddo dheer Ilaa uu ka gaaray xilka Taliye ku-xigeenkaciidanka booliska Soomaaliyeed, sidoo kale Agaasimaha Guud ee Wasaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.
Wuxu kale uu soo noqday Wasiir ku-xigenka Wasaaradda Adeega Bulshada Xukumadii 10 Wasir ka koobneed, wuxuu dhowr mar so noqday Xildhibaan ka tirsan Baarmanaanka Federaalka Soomaaliya, waxa uu horey u soo noqday Garsoore heer Caalami ah oo Kubbada Kollayga (FIBA Referee) iyo Garossore Caalami ah ee Kubbada Cagta (FIFA Referee) Isagoo mudadaas ka soo noqday Macalin soo saaray Garsoorayaal badan oo Soomaali ah, wuxuu kaloo soo noqday xubin Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliya iyo guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta.
Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac waxa uu kaloo soo noqday Taliyaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, NISA iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana uu ugu dambeyn ahaa La-taliyaha Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee dhanka Ciidanka Xoogga dalka, waxaana maanta markale si rasmi ah loogu magacaabay Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, isagoo ahaa shaqsigii xabsiga Dhexe ee Xamar ka hirgeliyay in maxaabiista loo qabto tartamo isboorti oo lagu dhiiri gelinayo iyo inay helaan adeegyo waxbarasho oo dhameystiran.
Sidoo kale waxa uu Xabsiga dhexe ee Xamar ka hirgeliyay Warshad sameysa agabyo kala duwan.
storvideo: 

Daawo :Gudoomiyaha Guddida Horumarinta Degmada Balli...

$
0
0

Gudoomiyaha Guddida Horumarinta Degmada Balli-Mataan Oo Waraysi Lala Yeeshay, Isla Markaana Kaga Hadlay Arrimo Badan .
Hoos Ka Daawo Muuqaalka .
[embedded content]
storvideo: 

Daawo :Fanaanadda Khadra Daahir Oo Iska Diin...

$
0
0

Fanaanadda Khadra Daahir Oo Iska Diin-Waangalisay Hay'adda Shaqaalaha Dawladda .
Hoos Ka Daawo Muuqaalka .
[embedded content]
storvideo: 

Xukuumadda Somalia ayaa maanta magacawday...

$
0
0

Xukuumadda Somalia ayaa maanta magacawday taliyayaasha ciidammada Boliska, Asluubta iyo nabad sugidda.
Waxa Daabacay staff-reporter on Feb 19th, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress - London - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magacawday taliyayaasha laamaha kala duwan ee ammaanka dalka.
Taliyaha booliiska ayaa waxaa loo magacaabay Bashiir Cabdi Maxamed.
Tillaabadan ayaa la sheegay in ay qayb ka tahay dadaalka ay dowladda fedaraalaka ee Soomaaliya ay ugu jirto xoojinta ammaanka guud dalka.
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeehsey kulan deg deg ah ayaa waxaa sidoo kale lagu magacaabay taliyaasha ciidamada nabad sugidda iyo Asluubta.
Taliyaha ciidamada Nabad sugidda ayaa waxaa loo magacaabay Xuseen Cusmaan Xuseen ,iyadoo Taliyaha Asluubta loo magacaabay S/guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo horay xilkan u hayay.
Taliyayaashii hore ee nabad sugidda iyo booliiska ayaa horey xilalka looga qaaday taasi oo keentay in muddo ay qaadato soo magacaabida taliyayaasha cusub.
Taliyayaashani cusub ee maanta la magacaabay ayaa waxaa hortaalla howl adag oo ah sugidda ammaanka dalka.
tixraac BBC
Awdalpress
This post has been viewed 140 times.
storvideo: 


Barnaamijka Qurbe: Walaaca Waaliddiinta iyo...

$
0
0

Ku soo dhawada barnaamijka Qurbe, oo toddobaadkan ku saabsan xakameynta hubka gudaha Mareykanka. Sahra Cabdi Axmed, ayaa soo jeedineysa.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:07:48 0:00
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Falan-qeyn: Taliyayasha La Magacaabay Waxay Kaga...

$
0
0

Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta magacowdey taliyayaasha booliska, nabad-sugidda iyo asluubta, kadib kulan ay golaha wasiirada Muqdisho ku yeesheen.
Taliyaha ciidanka booliiska ayaa loo magagacaabay Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo horey u ahaa taliye xigeenka booliiska, taliyaha asluubta ayaa loo magacaabay Jenerala Bashiir Maxamed Jaamac Goobbe, oo horey xilkaasi mar u soo qabtay, ka hor inta aaney isla dowladdan xilka ka qaadin sanad ka hor, halka agaaismaha nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen, oo hore u soo noqday wasiir ku xigeennada ammaanka iyo caafimadka. Xuseen, sidoo kale hadda waa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.
Haddaba, taliyayaashan cusub ee la magacaabay maxay kaga duwanaan karaan kuwii xilalka uga horreeyey? Mase loo baahan yahay in lakala saaro amniga iyo siyaasadda? Su'aalahaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu hor-dhigay taliyihiin hore ee hay'adda nabadsugidda Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:19:36 0:00
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

DAAWO: Warbixin ka hadlaysa afar bil kaddib maxaa...

$
0
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warbixin ka hadlaysa afar bilood kadib Qaraxii Zoobe, Waa Sidee xaaladda Aabe Cumar Xaaji Maxamed oo ka mid ahaa dhibanayaashii sida gaarka ah ay u saameysay masiibadii 14-kii October kadib Gurmadkii aad Soomaaliyeey u sameyseen???? Warbixintan Waxaa diyaariyey Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Cabdifataax Daahir Jeyte
storvideo: 

Sawir: Gaashaanle Sare ka tirsan dowlada Federaalka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Maxkamadda Ciidanka Qalabka ayaa goordhow riday Xukun Toogasho ah kadib markii lasoo afjaray kiista toogashada bareerka ah ee uu geystay Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh oo ka tirsan ciidamada Badda Soomaaliya.
Maxkamada ayaa Xukunka ku riday Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh, waxa ayna sheegtay inuu qirtay in falka dilka ah uu u geystay si kutalo gal ah.
Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh ayaa lagu eedeeyay in uu dil bareer ah u geystay Taliye ku-xigeenkii hore ee Ciidamada Badda Sareeyo Guutto Siciid Aadan Yuusuf Mariino.
Maxkamadu waxa ay sidoo kale sheegtay in gacan ku dhiigle C/naasir Xoosh ay u dhamaatay dhageysiga dacwada oo horay u dhacday.

Eedeysanaha ayaa heysto fursad kale oo uu ku dalban karo Rafcaan, hadii uusan ku qanacsaney xukunka Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Somaliya.
Xasan Cali Nuur Shuute, Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa warbaahinta u aqriyay xukunka lagu riday Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh.
Sidoo kale, Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh, ayaa taliye ku-xigeenkii badda Saciid Mariino ku dhex dilay Xafiiskisa 18-kii Bishii lasoo dhaafay.
Geesta kale, taliye ku-xigeenkii badda ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray dhowr xabadood oo looga dhuftay qeybaha sare ee Jirkiisa.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo dib u furmay & Dowladda...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimadda Online)- Waxaa maanta dib loo furmay qeybo ka mida Suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho, kadib markii uu xirnaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay.
Ganacsatada waaweyn ayaa xiray suuqa, iyadoo ganacstada kale ku amray inay xiraan ganacsigooda, taasoo keentay in Suuqu shaqeyn waayey muddo laba maalmood ah, laakiin waxaa muuqata inaysan socon karin tallaabada ay Ganasatada isku xayireen, iyagoo ka cabanaya canshuur ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya.
Wasaaradda Maaliyadda ayaa ku adkeysaneysa in canshuurta iibka ee lagu soo rogay badeecadaha lagu qaado Dekeda, halka Ganacsatada ay diidan yihiin in alaab aan wali suuqa la geyn laga qaado canshuurta Iibka oo ah 5%.
Ganacsatadda gadoodka wada ayaan weli ku guuleysan in wax tanaasul ah ka helaan dowladda Soomaaliya oo ku adkeysaneysa canshuurta iibka ee ay soo rogtay, waxaana is mari waaga jira uu yahay kii ugu adkaa ee labada dhinac ka dhex oogma.
Ganacsatada ayaa kulamo la leh xildhibaannada Baarlamaanka, iyagoo raadinaya qaab loo xaliyo khilaafka kala dhaxeeya wasaaradda Maaliyadda, iyadoo dekadda ay ku xayiran yihiin alaab uu kharash ku socdo, welina la soo xirin maraakiib u socota ganacsatada oo taagan xeebta Muqdisho.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live