Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Kulan K/ Waqoyi iyo Maraykanka ay yeelan lahaayeen...

0
0

Aqalka cad ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in wakiilo ka socday Kuuriyada Waqooyi ay isaga baxeen kulan ay la yeelan lahaayeen madaxwayna ku xigeenka Mareykanka Mike Pence,.
Ergada ayaa isaga baxay kulanka wax ka yar laba saacadood ka hor inta uusan billaaban.
Waxaa lagu waday in kulankan uu ka dhaco caasimadda Kuuriyada Waqooyi ee Seoul.
Kulanka ayaa la baajiyay ka dib markii madaxwayna ku xigeenka mareykankanka Mike Pence uu cambaareeyay tacadiyada xuquuqa aadanaha ee Kuuriyada wuqooyi uuna ku dhawaaq qorsha cunaqabatyn cusub oo dhaqaale oo loogu soo rogayo.
Mr Pence ayaa lagu waday in uu kulan la qaadato ergada Pyongyang oo ay ku jirto Kim Yo Jong oo ah gabadh la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi.
Ma jirto ilaa iyo imika wax war ah oo ka soo baxay dhanka Kuuriyada Waqooyi oo ku saabsan kulanka la baajiyay.
storvideo: 


Soomaalida Qurbaha oo aad u Daneynaya Barashada Afka...

0
0

Maanta waxaa ay caalamka ugu asteysantahay maalinta afka hooyo ee aduunka. Dal iyo dad walbaana waxaa ay xusaan, qiimeeyaan, iskana wareystaan xaalka afkoodu ku suganyahay. Sanadahan danbena Soomaalida qurbejoogta ah waxaa ku soo badanayey dadka daneynayo soo nooleynta afka hooyo.
Soomaalida ku dhaqan Mareykanka ayaa ka mid ah qurbejoogta uu ku abuurmey dareenkaasi. Gees ka geesna magaalooyinka ay Soomaalidu ku nooshahay waxaa ka socdo, mid hore iyo kuwo cusubba dugsiyo afka Soomaaliga lagu baro ilmaha qurbaha ku korey ama ku dhashey, halka ay soo badanayaan buugta iyo muuqaaladda Youtube-ka ee casharida Af Soomaaliga laga barto.
Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya dadaalka Mareykanka ka jira ee Afka Soomaaliga la halmaala.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:07:27 0:00
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Mareykanka oo war ka soo saaray in Askari looga...

0
0

Taliska Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxa ay beeniyeen in Askari Mareykan ah looga dilay weerar 19-kii bishan ka dhacay meel ku dhow degaanka Buulo-guduud oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Xoogaga ururka Al-shabaab ayaa shalay waxa ay sheegeen Dagaal ay la galeen Ciidamada Dowladda Federaalka oo garab ka helaya Ciidamada AMISOM iyo kuwa cadaanka Mareykanka in ay ku dileen Askari Mareykan ah iyo Afar Ciidanka AMISOM ah.
War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay inaanay jirin warkan ka soo baxay Shabaab, ayna bad qabaan dhammaan Ciidamada Mareykanka gaar ahaan kuwa ku sugan degaanada Jubbaland.
Afhayeen u hadlay Taliska Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) oo lagu magacaabo Samantha Reho ayaa u sheegay Wakaaladda Xinhua: "Waxaan ka warqabnaa warbixinta iyo Dagaalka dhacay, laakiin waa khalad oo waa been in khasaare uu ina soo gaaray.
Ugu dambeyn Mareykanka ayaa qoraalkiisa ku sheegay in ay weeraro ka geystaan saldhigyo Shabaab ay leeyihiin, ayna sii wadi doonaan taageerada ay siinayaan Ciidamada Dowladda Federaalka, si Shabaab looga guuleysto.
6-dii May 2017-kii Shabaab ayaa Dagaal ay la galeen Ciidamada Dowladda oo garab ka helaya kuwa Mareykanka waxa ay ku dileen Askari Mareykan ahaa, kaasi oo ay soo bandhigeen xilligaasi sawiradiisa.
Ciidamada Mareykanka ayaa qaada hawlgalada qorsheysan ee lagu weeraro deganada ay gacanta ku hayaan Ururka Al Shabaab, iyagoo ciidanka adeegsanaya diyaarado Helicoptero ah.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Soomaali lagu dilay London

0
0


Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba wiil oo Soomaali ah oo xalay fiidkii siyaasabo kala duwan loogu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska, halka mid kalena lagu dhaawacay.
Labada wiil ayaa waxaa lagu dilay laba xaafad oo ka mid ah xaafadaha ku yaalla London, iyada oo dilkooda loo adeegsaday Mindi, sida ay sheegeen Soomaalida halkaasi ku dhaqan.
Dhalinyaradan Soomaalida ah ayaa Da'ahaan waxaa lagu qiyaasay in ay u dhaxeeyaan 18-sano ilaa 20-sano, waxaana sawirro laga soo qaaday ay muujinayeen jirkooda oo ku yaalla Mindida dilkooda loo adeegsaday.
Booliska magaalada London ayaa gaaray goobta ay dilalka ka dhaceen, waxayna la wareegeen Meydadka Soomaalidii la dilay, baaritaano horudhac ah oo ay sameeyeen Booliska ayaa waxa ay ku sheegeen dilalkan in ay geysteen koox burcad ah.
Warar madax banaan ayaa sheegaya dilalkan in ay ka dambeeyaan Burcad Madow ah oo watay Gaari, kuwaasi oo sida muuqata u aar gudayay Nin Madow ah oo Sabtidii ina dhaaftay lagu dilay magaalada London.
Labada wiil ee la dilay mid ka mid ah ayaa walaalkiisa Afar bilood lagu dilay magaalada London, falkan waxaa si aad ah u cambaareeyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ingiriiska iyo ururada u dooda xuquuqda arrimaha bulshada, waxayna dalbadeen in cadaaladda la horkeeno ragii dilka geystay.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

”Addoon ahaan ayaa afar jeer Liibiya la iigu kala...

0
0

Maxamed Cabdiraxmaan oo Liibiya ka soo laabtay
Maxamed Cabdiraxmaan waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo dhawaan laga soo daayay xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay.
Wuxuu BBC-da uga warramay rafaadka iyo dhibaatadii uu ku maray intii uu Liibiya joogay.
Maxamed ayaa sheegay in afar jeer lagu kala iibsaday gudaha dalka Liibiya.
"Afarta jeer ee la i gatay qiimo kala duwan ayaa la igu iibsady, mar la iga bixiyay $5,500, mar al iga bixiyay $6,250 iyo mar $4000 la iga bixiyay" ayuu yiri Maxamed
Tahriibayasha ayaa doonaya in ay Liibiya uga sii gudbaan dalalka Yurub.
Liibiya ayaa waxaa muddooyiinkii ugu dambeeyay ka jiray addoonsi la sheegay in lagula kaco muhaajiriinta gaar ahaan kuwa Afrikaanka ah, sida ay sheegtay hay'adda socdaalka adduunka ee IOM.
Dalka Liibiya waxaa ku xiran ama tahriib sugayaal ah boqolaal Soomaali ah oo doonaya in ay dalkaasi uga sii gudbaan dhanka Taliyaaniga.
Dadkan xiran waxay isugu jiraa kuwa xabsiyada dowlada Liibiya ku jira iyo kuwo gacanta ugu jira maleeshiyaad aan cidna ka amar qaadan.
Doon ay saaran yihiin tahriibayaal
Maxamed ayaa xusay in ciaqaab kala duwan la amrsiiyo muhaajiriinta la afduubay.
"Ciqaantu way kala duwan tahay. Mararka qaar cunnada ayaa lagaa jarayaa,xerooyiin usha ayaa laguugu badinayaa, halka meelaha qaarna biyo qabow lagugu rusheynaa" ayuu intaa ku daray Maxamed.
Baxsashadii Maxamed
Mohammed Abdirahman Mohamud ayaa sheegay inuu kooxdii u dambeysay ee afduubka u haysatay uu si lama filan ah uga soo baxsaday.
"Markii salad subax la tukaday intaan iska dhigay wax suulida aadaya ayaan aayar albaabka iska furay dabeedna gidaar dheer ayaan ka booday" ayuu yiri Maxamed.
Maxamed ayaa sheegay in markii uu gidaarka ka booday uu suuxsanaa muddo 20 daqiiqo ah balse waxaasi oo dhan ay uga darnaayeen in dib ugu laabto gacanta kooxdii haysatay.
"Markii dambe waxaan is iri xanuunkan lagaaga daran, aniga oo si daciifnimo ah ku kacaya oo gidaarada cuskanaya ayaan is iri sidan haddii laguugu soo gaaro xaaladaada way cuslaanaysaa"ayuu yiri
Ka dib markii uu sii lugayanay muddo laba saaca ah ayuu gaaray magaalo yar halkaa oo uu masaajid ku yaalla ku noolaa muddo lix bari ah.
Waxaa dabadeedna u suuragashay inuu Tripoli gaara halkaasi oo uu la xiriiray safaarada Soomaaliya oo uu u sheegay in uu doonayo in uu dib ugu laabto Soomaaliya.
Waxa uu sheegay inuusan mar dambe tahriib ku laaban doonin, balse uu rajeynaya inuu fursado shaqo ka hela dalkiisa, dibna ugu laabto waxbarashadii uu markii hore ka tagay.
storvideo: 

Dhageyso:Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub oo...

0
0

Danjiraha Soomaaliya u fadhiga Midowga Yurub Cali Saciid Fiqi oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Socdaal qaatay mudo sagaal maalin ah oo uu ku maray Magaalooyinka Dalka Liibiya si uu kugu kuurgalo xaaladda nololeed ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada Dalka Liibiya. Cali Saciid Fiqi Danjiraha Soomaaliya u Midowga [...]
storvideo: 

Mas’uul sare ee QM “Waxaan dooneynaa in aan ka...

0
0

Madaxa arrimaha bani'aaddinimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in sare loo qaado awoodda soo kabsashada bulshooyinka si ay uga adkaadaan saameynta abaaraha soo noqnoqda, sida macluusha. "Kaddib sanad oo aan si wadajir ah dadaal badan u sameynay, anaga oo ka hortagnay macluul, ma dooneyno in aan kaliya [...]
storvideo: 

DHAGEYSO:- Falanqeyn ku saabsan kulankii Chelsea iyo...

0
0

Kooxaha Chelsea iyo Barcelona ayaa barbaro 1-1 ah ku kala baxay kulankii lugta hore ee wareega 16ka Champions League oo ay xalay ciyaareen. Ciyaartaan ayaa ka dhacday Garoonka Stamford Bridge, oo ay ku ciyaarto naadiga reer England, kulanka labaad waxaa lagu ciyaari doonaa Garoonka Kooxda Barcelona, iyadoo markaas ay fursad fiican haysato naadiga reer Spain. [...]
storvideo: 


New NISA chief formally takes office

0
0

The new NISA chief Hussein Mohamed Hussein has formally taken the oath of office during a well-organized handover ceremony in Mogadishu Wednesday.
Top security commanders, members of the Parliament, and other government officials have attended the event, where the acting NISA boss handed over the office to Hussein.
The Minister of Internal Security of the Federal Government of Somalia, Mohamed Abukar Islow “Dualle” who was among the attendants urged the new commander to work honestly and efficiently for the nation.
The new head of NISA – National Intelligence and Security has been the deputy Minister for health and served in previous Somali governments before his appointment.
Hussein who was also a member of Somali Parliament is succeeding Sanbalolshe who has been sacked last year following Oct 14 deadly truck bombing in the capital which left 512 people dead.
The post New NISA chief formally takes office appeared first on Shabelle.

Taliyaha Cusub ee NISA Oo Xilka la wareegay

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Taliyaha cusub ee ciidamada Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Taliska Sare ee Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya.
Munaasabad ka dhacday Xarunta Taliska Ciidamada NISA ee Habar Khadiijo, ayaa waxaa xilkii Taliyaha NISA si rasmi ah ula wareegay Taliyaha cusub oo maalin ka hor la soo magacaabay.
Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wasiiro ayaa goobjoog ahaa xafladda xil wareejinta.
Taliyaha cusub ee Nabad Suggida Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen, ayaa balan qaaday inuu la imaan doono hufnaan shaqo oo ku saleysan ad adeeg iyo isbedel la taaban karo.
Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa ku booriyay Taliyaha cusub ee Nabad Suggida Soomaaliya inuu si wanaagsan u guto shaqadiisa, wuxuuna kula dardaarmay Saraakiisha NISA inay la shaqeeyaan hoggaanka cusub.
Nabad Suggida Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe waxaa Ku sime Taliye ka ahaa C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) balse maanta si rasmi ah taliyaha cusub ayaa xilka ula wareegay.
The post Taliyaha Cusub ee NISA Oo Xilka la wareegay appeared first on Shabelle.

Daawo- Wareysi-Md- Madaxweyne Muuse Ayaan Somalia...

0
0

(Toggaherer)- Wareysi-Md- Madaxweyne Muuse Ayaan Somalia Wado Hadal Lala furin Waa Cadowgeenee (salebaan Marduuf).
Daawo Wareysigaasi Uu Muwaadin Axmed Saleebaan (saleebaan Marduuf )uu siiyey shakadani Toggaherer,waxaanu si kulul uga soo horjeestay wado hadalada usoo socday labada dowladood Ee Somaliland iyo somalia,waxaanu ku sababeeyey in aanay Somalia daacad ka ahayn wado hadaladaasi.Axmed Saleebaan (saleebaan Marduuf) waxa uu fariin u diray labada dowladoood ee Turkiga iyo dalka jabuuti oo uu ku sifeeyey in aanay dhexdhexaad ka noqon karin wado hadalada la filayo .Geesta kalena Axmed saleebaan waxa ka damqaday dadka Ajaanibka Ee dalka Gudihiisa Sifaha bilaa sharciga ku jooga ,waxaanu farta ku fiiqay in dadkaasi ajaanibka ahi ay dhaqan xumo ku hayaan dadkeena muwaadininta ah , arrintaasi wax laga qabto.
[embedded content]
storvideo: 

Daawo: Buurta Lagu magacaabo “Sinabung” Oo ku taala...

0
0

Daawo: Buurta Lagu magacaabo "Sinabung" Oo ku taala Dalka Induuniisiya ayaa mar kaliya siday u joogtay Qaraxday Dadkii Deegaanka iyo Iskuul U Dhawaa Ayaa mar kaliya Bilaabay in ay ka Ordaan Goobta
storvideo: 

Al-Shabaab claims killing 8 Somali soldiers in roadside attack

0
0

The Al Qaeda-linked militant group Al Shabaab has claimed to have killed at least 8 Somali soldiers in a remote-controlled landmine blast in Lower Shabelle region on Wednesday.
According to a statement released by Al-Shabaab, the attack took place near Wanlaweyn district, about 90Km northwest of the Somali capital, Mogadishu early in the morning.
Meanwhile, Somali military has denied the claim of Al Shabaab as “baseless”, saying there were no any casualties on the troops as result of Wednesday’s roadside attack.
Al Shabaab has intensified its attacks against Somali and AU forces in Lower Shabelle region and other regions in southern Somalia for the past few years.
The post Al-Shabaab claims killing 8 Somali soldiers in roadside attack appeared first on Shabelle.

New NISA chief formally takes office

0
0

The new NISA chief Hussein Mohamed Hussein has formally taken the oath of office during a well-organized handover ceremony in Mogadishu Wednesday.
Top security commanders, members of the Parliament, and other government officials have attended the event, where the acting NISA boss handed over the office to Hussein.
The Minister of Internal Security of the Federal Government of Somalia, Mohamed Abukar Islow "Dualle" who was among the attendants urged the new commander to work honestly and efficiently for the nation.
The new head of NISA - National Intelligence and Security has been the deputy Minister for health and served in previous Somali governments before his appointment.
Hussein who was also a member of Somali Parliament is succeeding Sanbalolshe who has been sacked last year following Oct 14 deadly truck bombing in the capital which left 512 people dead.
storvideo: 

Al-Shabaab claims killing 8 Somali soldiers in...

0
0

The Al Qaeda-linked militant group Al Shabaab has claimed to have killed at least 8 Somali soldiers in a remote-controlled landmine blast in Lower Shabelle region on Wednesday.
According to a statement released by Al-Shabaab, the attack took place near Wanlaweyn district, about 90Km northwest of the Somali capital, Mogadishu early in the morning.
Meanwhile, Somali military has denied the claim of Al Shabaab as "baseless", saying there were no any casualties on the troops as result of Wednesday's roadside attack.
Al Shabaab has intensified its attacks against Somali and AU forces in Lower Shabelle region and other regions in southern Somalia for the past few years.
storvideo: 


Muwaadin Soomaali ah oo la soo taagay maxkamad ku taalla London

0
0

London ( Sh. M. Network )-Maxkamad ku taalla magaalada London ee Caasimadda dalka Ingiriiska ayaa maanta la soo taagay Muwaadin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu Xariir la leeyahay Kooxda Daacish.
Muwaadinakni oo  38 -Sanojir ah laguna magacaabo Aweys Shiikhey ayey sheegeen Booliska dalkaasi in uu maleegayay weerar ay Daacish ku qaadan magaalada Tottenham ee waqooyiga London.
Booliska ayaa sidoo kale xusay in Mr Shiikhey uu Lacago fara badan ka deynsaday Bankiga Barclays ee dalka ingiriiska, Lacagahaasi oo uu sheegay in uu Aroos ku galayo, balse ay ogaadeen in  uu qorshaynayay  in uu u safro dalka Turkiga, kadibna u gaaro dalka Syria, si uu ugu ubiirro Kooxda Daacish.
Dhinaca kale Ciidamada Booliska ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan xoogan oo ku aadan,  sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayeen ciddii ka dambeysay dilal siyaabo kala duwan xalay loogu geystay Muwadiniin Soomaaliyeed oo ku noolaa magaalada London  ee Casimadda dalkaasi.
Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in xalay Saacado gudahood magaaladaasi loogu dilay 2 wiil oo dhalinyaro ahaa, kuwaasi oo dilalkooda loo adeegsaday Mindiyo.
Waxaana saraakiishu intaasi ay ku dareen in dilalkaasi loo geystay dhalinyaradasi Soomaaliyeed ay ka kala dhaceen 2 meelood oo kala duwan, isla markaana ay rumaysanyihin in ay ka dambeeyen kooxo Burcad ah.
Dhawaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ingiriiska ayaa cabasho xoogan ka muujisay dilalka isdaba jooga ah ee Soomaalida loogu geysanayo dalkaasi.
The post Muwaadin Soomaali ah oo la soo taagay maxkamad ku taalla London appeared first on Shabelle.

Shirka Wasiirada shaqada Ururka Iskaashiga Islaamka...

0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Jeddah -(SONNA)- Shirka Wasiirada shaqada Ururka Iskaashiga Islaamka kiisa Afaraad ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudiga.
Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya Salah Ahmed Jamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo shalay gaaray halkaas ayaa ka qeyb qeyb-galay shirkan Wasiirada shaqada ee Ururka iskaashiga Islaamka.
Shirkan waxaa soo qabanqaabiyay Wasiirada Shaqada Sacuudiga oo la kaashanaysa Ururka Iskaashiga Islaamka,waxaana ka qeyb qaadanayaa wasiirada Shaqada 56 dal oo ka tirsan dalalka Islaamka,isagoo socon doono muddo labo maalin ah.
Ujeedada shirka ayaa ah sidii la isku dhaafsan lahaa macluumaadka ku saabsan xagga shaqada, siyasadda iyo barnaamijyada kale ee ku lug leh horumarinta shaqada iyo shaqaalaha.
Sidoo kale, inta uu socda shirka waxaa kaloo lagu qaadaa dhigi doonaa istaraatiijiyada shaqada wasaaradaha wadamada Islaamka siiba xagga shaqo siinta,barnaamijka kale ee howlgelinta dhalinyarada iyo sidii shaqo loogu abuuri lahaa, iyadoo lala kaashanayo Ururka Iskaashiga islaamka.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleWasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo ka qeyb-galay Shirka Wasiirada shaqada Ururka Iskaashiga Islaamka

storvideo: 

Muwaadin Soomaali ah oo la soo taagay maxkamad ku...

0
0

London ( Sh. M. Network )-Maxkamad ku taalla magaalada London ee Caasimadda dalka Ingiriiska ayaa maanta la soo taagay Muwaadin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu Xariir la leeyahay Kooxda Daacish.
Muwaadinakni oo 38 -Sanojir ah laguna magacaabo Aweys Shiikhey ayey sheegeen Booliska dalkaasi in uu maleegayay weerar ay Daacish ku qaadan magaalada Tottenham ee waqooyiga London.
Booliska ayaa sidoo kale xusay in Mr Shiikhey uu Lacago fara badan ka deynsaday Bankiga Barclays ee dalka ingiriiska, Lacagahaasi oo uu sheegay in uu Aroos ku galayo, balse ay ogaadeen in uu qorshaynayay in uu u safro dalka Turkiga, kadibna u gaaro dalka Syria, si uu ugu ubiirro Kooxda Daacish.
Dhinaca kale Ciidamada Booliska ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan xoogan oo ku aadan, sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayeen ciddii ka dambeysay dilal siyaabo kala duwan xalay loogu geystay Muwadiniin Soomaaliyeed oo ku noolaa magaalada London ee Casimadda dalkaasi.
Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in xalay Saacado gudahood magaaladaasi loogu dilay 2 wiil oo dhalinyaro ahaa, kuwaasi oo dilalkooda loo adeegsaday Mindiyo.
Waxaana saraakiishu intaasi ay ku dareen in dilalkaasi loo geystay dhalinyaradasi Soomaaliyeed ay ka kala dhaceen 2 meelood oo kala duwan, isla markaana ay rumaysanyihin in ay ka dambeeyen kooxo Burcad ah.
Dhawaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ingiriiska ayaa cabasho xoogan ka muujisay dilalka isdaba jooga ah ee Soomaalida loogu geysanayo dalkaasi.
storvideo: 

Antonio Conte: Barcelona waan ka saari doonaa horyaalka Yurub

0
0

Kooxda Chelsea, ayaa ku dadaali doonta in ay sameyso wax layaab leh, iyadoo ka saari doonta tartanka Champions League-ga kooxda Barcelona, sidaasi waxaa yiri maamulaha ahna tababaraha Chelsea,

Xildhibaan Fiqi oo taageeray in dalka Soomaliya...

0
0

Xildhibaan Fiqi oo taageeray in dalka Soomaliya Canshuur laga qaadin
Feb 21, 2018 -
Waa mahadsan yihiin guddiyada maaliyada iyo ganacsiga oo soo kala dhexgalay murankii wasaaradda Maaliyaddu ay sababta u ahayd ee kalifay in Dekeddii iyo suuqii weynaa ee Bakaaruhuba ay xirmaan muddo todobaad ku dhow.
Canshuuri waa midda sharci barlamaanku ansixiyey ku qotonta, markaasna ma jiri karto cid diidi karta bixinteeda balse marka ay noqoto mid dikreeto wasiir ku soo baxda, waxba kama duwanaanayso midda isbaarooyinka sharci-darrada ah lagu qaado.
Wasiir Beyle waxaa looga fadhiyaa in uu barlamaanka horkeeno sharciga canshuuraha si ay u noqoto "xalaal maalin cad ayaa la quutaa", mana laga aqbali karo barlamaankii oo fasax ku jira inuu dikreetooyon jeebkiisa ah ganacsatada inuu sharci uga dhigo. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live