Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dowladda Mareykanka oo shaacisay waqtiga ay furayso safaaradda cusub ee Qudus

0
0

Waaxada arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay in safaarada cusub ee Mareykanka ee Qudus la furi doono bisha May ee soo socota.


Dhagayso-Barnaamijkeena Xusuus Qor -Waxaynu Ku Soo...

0
0

(Toggaherer)-Barnaamijkeena Xusuus Qor-waxaynu Ku Soo Qaadanaynaa Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse)- Oo Dardaaran Culus Ujeedinaya Warbaahinta Qaranka Xiliyadii Uu Socday Ololaha Doorshada Madaxtinimada Somaliland.
Barnaamijkeena maanta waxaynu ku soo qaadan doonaa wasiirkii hore Ee wasaarada warfaafinta Somaliland-Md- C/laahi Maxamed Daahir cukuse oo xiliyadii uu wadankeena uu ka socday Tartanka ololaha doorashooyinka madaxtimada somaliland hadalo dadraadar ahaa oo uu wasiirkaasi warbaahinta kula dardaarmaayey is ay Bulshadeeda iyo qarankeena dhexdhexaad u ahaadaan oo aanay xisbina u xaglin ,waxaanu Ex- wasiir cabdilaahi cukuse si faahfaahsan uga waramayaa horumar dhinac walba ah ee wadankeena gudihiis ka socda .
xiliyadaasi uu tartanka madaxtinimada somaliland oo xiisi iyo xamaasadba lahaa uu ka socday dalka ,ayaa Guddida Anshaxa warhaainta oo la howlgalaysay xiligaasi komishanka qaranka waxay warbaahinta qaranka Somaliland ,ta Dowlada Iyo ta madaxa banaanba ku amaaneen sida ay dhexdhexaadka uga ahaayeen in ay dhinac u xagliyaan ,halka sidoo kalena Idaacada Radio Hargeysa iyoTvga Qaranka Somaliland ba ay si gaara ugu amaaneen kaalintii laxaadka lahayd ee ay kaa teen ololahaasi iyogaa Asxaabta Qarankeena dhex u ahaa.
Geesta kalena Goobjoogayaasha caaamiga ahaa ayaa qarankeena ku amaanay sida ay wadanka uga qabsoontay doorshada Madaxtinimada somaliland oo uu ku guulaystay Md- Muuse Biixi Cabdi _Madaxweynaha qarankeena Somaliland.
Dhagayso Dardaarankii cuslaa ee Wasiir cukuse xiliyadii ololahu socday iyo qaabka uu uga waramaayo horumarka wadankeena ka hanadqaadayba,prepared caydaruus cisman (Mr-Ayuubi).
http://www.togaherer.com/wp-content/uploads/2018/02/cukuse.mp3
storvideo: 

Dharkii Booliska oo ay Al-Shabaab xalay soo xirteen...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimadda Online) - Wararka ka imaanaya Isgoyka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo seybiyaano.
Ciidamada dagaalamay ayaa ah ciidamo Booliis ah iyo kuwa Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya, kuwaas la sheegay in dagaalkooda uu ka danbeyo kadib markii labada ciidan uu soo kala dhax galay is fahmiwaa kaas oo sababtay in ay isrisaaseeyaan ciidamadaasi.
Sida ay noo xaqiijiyeen dad goob joogayaal oo la hadlay KNN ayaa khasaaraha ka dhashay dagaalkaas ku sheegeen sedax Askari Booliis ah, majiraan warar intaas dhaafsiisan oo sheegaya in khasaaraha uu intaas ka badan yahay.
Saraakiisha ciidamadaan dagaalamay oo aan la xariirnay ayaa inoo suura gali wayday in aan helno si ay noogu xaqiijiyaan khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaas iyo waxa dhaliyayba.
Ilaa iyo hadda majirto cid ka hadashay dagaalkaas oo u dhaxeeya ciidamadaan kawada tirsan Dowlada Soomaaliya.
Waxaana hadda dagan goobihii dagaalka uu ka dhacay oo muddo daqiiqado ah ha kad gilisay ganacsiga iyo isu socodka dadka gaadiidkaba.
Waxaa la aaminsan yahay inuu dagaalka sababay dareeskii ay Shabaab xalay soo xirteen markii ay weerarada fulinayeen oo ahaa kuwa Booliska ah, waxaana weli taagan shaki ku aadan inay Shabaab mar kale sidaas sameeyaan;- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Faahfaahin ku saabsan muran xooggan oo ka dhashay...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimadda Online) - Kursi ka mid ah kuwa ka banaan Golaha shacabka Soomaaliya islamarkaana ay ku tartamayeen musharrixiinta kala ah .Musharax C/raxmaan Axmed iyo Musharax Fatxi Saciid Xasan
Baaqashada doorashada ayaa timid kaddib markii muran uu kala dhexgalay Ergada ka qeybgeleysay Doorashada iyada oo 21 ka mid ah Ergada ay ka baxeen doorashada.
Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka Madaxa banana Xaliimo Ismaaciil( Xaliimo yareey) ayaa shegtay in doorashadaas dib loo dhigay isla markaana waqtiga kale ee la qabanayo ay dib ka soo sheegi doonaan.
Ergada Musharrax Fatxi Siciid Xasan oo uu kursigan aabbihii ka geeriyooday ayaa la sheegay in ay isaga baxeen doorashada iyada oo sidaasna ay ku baaqatay.
Kursigaan ayaa waxa uu ka mid ahaa laba ka mid ah Kuraasta banaan ee Golaha Shacabka,waxana sidoo kale jira in uu weli banaan yahay kursigii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Bootaan Ciise Caalin oo kas oo jeeda deeganada Galmudug.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Dowladda Turkiga oo war rasmi ah kasoo saartay...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimadda Online) - Dowladda Turkiga ayaa cambaareysey Weerarradii ugu danbeeyay xalay ka dhacay qeybo ka mid magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka madaxtooyada Soomaaliya.
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa lagu sheegay in dowladda Turkiga ay ka qeyb qaadan doonto sidii loo caawin lahaa dadkii ay waxyeelado kasoo gaartay Qaraxyaddaasi.
"Turkigu wuxuu sii wadayaa wadashaqeyntiisa adag ee kala dhaxeysa xukuumadda iyo dadka walaalaha ah ee Soomaaliya marka la eego weerarrada argagixisada ee lagu beegsanayo xasiloonida Soomaaliya," ayaa lagu yiri hadal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Turkiga.
Qaraxyada xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa yimid maalin uun kaddib markii ay gollaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ka digeen weerarro laga yaabo in ay ka dhacaan -.
Al-shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyada weerarka iyaga oo sheegay in ay qaateen xoogag iyaga ka tirsan.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Turky-ga oo Cambaareeyay Qaraxyadii Ka Dhacay...

0
0

Dowladda Turkey ayaa si wayn u cambaaraysay 2'dii qarax ee ugu dambeeyay ee ka dhacay - Muqdisho maalinnimadii shalay.
"Eebe ayaan ka baryeenaa in uu u naxariisto dhamaan dadkii ku geeriyooday weeraradaas, anagoona tacsi u dirayno dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka baxeen, waxaana eebe ka rajaynaynaa in inta dhaawaca ah uu si deg deg ah ku bogsiiyo ayuu yiri wasiirka arimaha dibadda ee dalka Turkey.
Dowladda Turkey way sii wadi doontaa taageerada xooga leh ay siiso dowladda Somalia, iyo walaaltinimada xooga leh ee nagala dhaxayso dadka soomaaliyeed kuwaas oo markasta u nugul in weeraro lixaad leh kala kulmaan Al-Shabaab.
23'kii bishan February oo ku beegan maalinnimadii shalay ayay ahayd, markii qarax xoogan uu ka dhacay meel u dhaw madaxtooyada soomaaliya, qaraxaas oo ay xigtay israsaaseen xoog leh oo xigtay, ciidamada amaanka iyo xarakada Al-Shabaab oo weerarka soo qaaday.
Wasiirka Amniga gudaha Mohamed Abukar Islow, ayaa cadeeday in ciidamada xooga ay dileen illaa 5 dagaalamayaal oo katirsan Al-shabaab, kadib weerar ku dhawaad saacad ka socday meel meel u dhaw madaxtooyada soomaaliya.
Qaraxa labaad ayaa lagu bartilmaamayd saday bar koontarool oo u dhaw xarunta ciidamada sirdoonka soomaaliya.
Weerardan ayaa ku soo aadaya xilli maalin uun kadib uu kadigay wasiirka aminiga Islow in ay suurtagal tahay in caasimadu ay ka dhacaan weeraro argagaxiso.
Waxaana masuuliyada weerarkan sheegatay xarakada Al-shabaab.
storvideo: 

War Deg Deg Ah:-Toogasho Goordhaw ka Dhacday...

0
0

War goordhaw naga soo gaaray degmada hodan gaar ahaan Xaafada Seybiyaano ayaa ku waramaya in ciidamo katirsan dowladda Federaalka Somaaliya ay halkaasi ku toogteen ruux watay gaari nooca Soomaalidu u taqaan Zaruf.
Ciidamadda dowladda ee ku sugan Inta u dhaxeyso Daarta Seybiyaano iyo Isbitaal Banaadir ayaa ninkaan ku amray inuu gaariga istaajiyo, wuuna ka dhaga adeegay,wuxuuna lasoo baxay qori taa oo markii dambe sababtay in ciidamada ay toogtaan.
Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in ninkaasi inta aan la toogan uu lasoo baxay ID ama aqoonsi, balse ciidamada dowladda ee aagaasi ku lahaa jakboontiga ayaa ka diiday aqoonsiga ninkaasi uu watay.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ninkaasi uu la shaqeynayay gudoomiyaha mucaawinada degmada Afgooye, maadaama uu ninka la dilay makii hore kasoo anba baxay degmada Afgooye.
storvideo: 

Gudiga Doorashooyinka Oo Hakiyay Doorashada Kursi Ka...

0
0

Guddiga doorashooyinka Madaxa Banaan ayaa dib u dhigay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka kaas oo Maanta doorashadiisa ay ka dhici laheyd Muqdisho balse uu ka dhashay muran ka dhaxeeyay Ergada doorashada
Kursigaan ka banaan Golaha Shacabka ayaa waxaa ku tartami lahaa laba musharax oo kala ahaa C/raxmaan Axmed iyo Musharax Fataax Saciid Xasan balse waxaa la sheegay in lagu kala tegay.
Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka Madaxa banana Xaliimo Ismaaciil( Xaliimo yareey) ayaa shegtay in doorashadaas dib loo dhigay isla markaana waqtiga kale ee la qabanayo ay dib ka soo sheegi doonaan.
Kursigaan ayaa waxa uu ka mid ahaa laba ka mid ah Kuraasta banaan ee Golaha Shacabka,waxana sidoo kale jira in uu weli banaan yahay kursigii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Bootaan Ciise Caalin oo kas oo jeeda deeganada Galmudug.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Wajahan Imaaraadka...

0
0

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa lagu wadaa in Maalinta berito ah u ambabaxo Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta kadib markuu uu Casuumaad ka helay Madaxda dalkaas.
Safarka Kheyre ee Imaaraadka ayaa tiro ka dhowr jeer u baaqday arrimo farsamayo balse la filayo in Axada Berito ah uu u duulay Imaaraadka Carabta.
R'iisul Wasaare Kheyre ayaa booqashada uu ku tegi doono Imaaraadka ayaa ka dambeeyay kadib markii uu kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada dalkaasi shirkii Davos ee Switzerland bishii hore lagu qabtay.
Inta uu ku sugan yahay Ra'iisul Wasaare kheyre Imaaraadka ayaa waxa uu la kulmi doonaa Masuuliyiinta dalkaas,isaga oo kala hadli doono xoojinta xiriirka labada dal oo hoos u dhacay tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dowladda Soomaaliya dhex dhexaad ka noqtay Khilaafkii Wadamada Khaliijka.
Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeyay in uu ku lug yeeshay xaalada Siyaasadeed ee dalka,waxaana tani ay sahli kartaa in Ra'iisul Wasaare Kheyre uu sameeyay furfures Siyaasadeed.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Turkey condemns double car bombings in Somalia

0
0

Turkey on Saturday condemned the double car bombings in the Somalia capital Mogadishu, where at least 18 people were killed and 20 others wounded on Feb. 23.
“We wish God’s mercy upon those who lost their lives in the attacks, convey our condolences to the families who lost their loved ones and wish speedy recovery to the wounded,” Turkey’s Foreign Ministry said in a statement.
“Turkey will maintain its strong solidarity with the Government and the brotherly people of Somalia in the wake of terrorist attacks targeting stability in Somalia,” the statement added.
On Friday, the first car bomb exploded near the Somalia presidential palace followed by a gun battle between security forces and terrorist al-Shabaab attackers, according to state media.
Internal Security Minister Mohamed Abukar Islow confirmed that security forces killed five al-Shabaab attackers after an hour-long battle near the presidential palace.
The second blast targeted a security checkpoint near the Somali national intelligence and security agency headquarters in Mogadishu.
Friday’s double attack comes a day after Islow issued a warning of terrorist attacks at a Cabinet meeting.
According to local media, the Somali-based insurgent group al-Shabaab claimed responsibility for the Friday evening attack.
Last October at least 300 people died in a previous double car bombing in Mogadishu, the deadliest attack in modern Somali history.
The post Turkey condemns double car bombings in Somalia appeared first on Shabelle.

Turkey condemns double car bombings in Somalia

0
0

Turkey on Saturday condemned the double car bombings in the Somalia capital Mogadishu, where at least 18 people were killed and 20 others wounded on Feb. 23.
"We wish God's mercy upon those who lost their lives in the attacks, convey our condolences to the families who lost their loved ones and wish speedy recovery to the wounded," Turkey's Foreign Ministry said in a statement.
"Turkey will maintain its strong solidarity with the Government and the brotherly people of Somalia in the wake of terrorist attacks targeting stability in Somalia," the statement added.
On Friday, the first car bomb exploded near the Somalia presidential palace followed by a gun battle between security forces and terrorist al-Shabaab attackers, according to state media.
Internal Security Minister Mohamed Abukar Islow confirmed that security forces killed five al-Shabaab attackers after an hour-long battle near the presidential palace.
The second blast targeted a security checkpoint near the Somali national intelligence and security agency headquarters in Mogadishu.
Friday's double attack comes a day after Islow issued a warning of terrorist attacks at a Cabinet meeting.
According to local media, the Somali-based insurgent group al-Shabaab claimed responsibility for the Friday evening attack.
Last October at least 300 people died in a previous double car bombing in Mogadishu, the deadliest attack in modern Somali history.
storvideo: 

Khilaaf ka dhex qarxay Wasaarada Warfaafinta: Wasiir...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter

Hargeisa(Waaheen)Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa Jawaaab Adag ka bixiyey shalay ka soo Yeedhay Maareeyaha Tvga qaranka Khadar Maxamed Cakuule oo ka dhaga adaygay Digreeto Uu Wasiirku Xilka kaga qaaday
[embedded content]
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleDawlada Jabuuti Oo Laashay Heshiis Ay Kula Jirtay Shirkada DP World Iyo Jawaabta Ay Shirkadu Ka Bixisay
Next articleGabiley: Mashruuca Biyo Xidheenka BIJI oo maanta La kala Saxeexday

storvideo: 

Suuriya: UN oo ku baaqday xabad joojin

0
0

Dhaqdhaqaaqyada dusha kala socda colaadda suuriya ayaa sheegaya in ka badan 500 oo qof oo rayid ah ay hadda dhinteen, kadib toddobo maalmod oo duqeeyn dhanka cirka ah ay ka socotay degaanka bariga Ghouta.
Dowladda Suuirya oo ay taagerayso xukuumadda Ruushka ayaa doonaya in duulaankan Ghouta uu noqdo kii ugu dambeeyey sidookalena ay gacanta ku dhigaan magaaladan Istaraatijiyadda ah.
Dadka duqayntan lagu laayay waxaa ka mid ah caruur badan oo tiradooda lagu sheegay in ay gaarayaan boqol iyo kow iyo labaatan.
Dadka u ololeeya xuquuqda aadanaha ayaa dagaalakani ku tilmaamay in uu yahay kii ugu ba'naa ee dhaca tan iyo sanadkii 2013-kii
Milatariga Suuriya kama aysan hadlin duqaymahan dhacaya balse waxay sheegeen inay qaadeen weerar.
Waxase haatan Golaha Ammaanka ka socda dedaallo diblomaasiyadeed oo xoogan kuwaasi oo lagu doonayo in goluhu ku soo saaraan qaraar ku baaqaya in xabad joojin bani'aadanimo laga dhaqan geliyo Suuriya.
Cod bixin loo qaadi lahaa arintan oo muddo saacado ah la hakiyey Khamiistii, ayaa markii dambe gabi ahaanba la laalay ka dib markii Ruushku ku gacan saydhay.
Ruuushka ayaa taageersan duqaymaha ay ciidamada dowoladda Suuriya ka wadaan bariga Ghouta oo ay mucaardka ay haystaan .
Hogaamiyeyaasha Faransiiska iyo Jarmalka aya warqad u qoray madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin, oo ay ugu baaqeen in aan dib loo dhigin xabad joojinta.
storvideo: 

U.S. condemns Mogadishu blasts as death toll rises to 45

0
0

The United States has condemned in the strongest terms the February 23 double car bombings that killed and wounded many Somalis in Mogadishu.
“Once again, the terrorists showed their callousness in targeting innocent civilians on the streets of the capital,” said the U.S. Mission to Somalia in a Twitter post.
“We extend our deepest sympathies to the families and friends of those killed and wounded,” read the statement in part.
The U.S. Mission has commended the response of the Somali security forces and promised to continue to support the Federal Government and its allies in the fight against terrorism.
The post U.S. condemns Mogadishu blasts as death toll rises to 45 appeared first on Shabelle.

Gabiley: Mashruuca Biyo Xidheenka BIJI oo maanta La...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter

Gabiley(Waaheem) Waxa maanta si rasmiya loo kala Saxeexday Heshiishka biyo xidheenka Biji Ee gobolka Gabiley Oo ay fulinayaan Hay'ada teed iyo Wasaarada Beeraha Jamhuuriyada Somaliland.[embedded content]
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleKhilaaf ka dhex qarxay Wasaarada Warfaafinta: Wasiir iyo Maareeye Warbaahinta isaga Hanjabay

storvideo: 


Taliyaha Cusub Ee Ciidamadda Booliska Soomaaliya Oo...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka amniga,taliyaha Hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo mas'uuliyiin kale.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kula dardaarmay taliyaha Booliska in uu si hufan u guto waajibaadkiisa shaqo.
Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Jen. Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa horay uga mid ahaa Taliye kuxigeenada Ciidanka Booliska.
Golaah Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa 19-kii bishan waxaa ay magacaabeen Taliyeyaasha Booliska,Nabadsugida iyo Asluubta,waxaana sidoo kale dhawaan xilkiisa la wareegay taliyaha Hay'adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka,iyadoo sidoo kale lafilayo in dhawaan uu xilkiisa isna la wareego S/guud Bashiir Maxamed Jaamaca oo loo magacaaby taliyaha Ciidanka Asluubta.
xilwareejintaan ayaa imaanaysa xili amaanka muqdisho uu yahay mid aan la isku halaynkarin waxaana shalay galinkii danbe dhacay qaraxyo iyo weeraro oo laga maqlayay magaalada oo dhan.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Burco: Gabadh 9 Jir ah oo Kufsi U dhimatay

0
0

Burco (Waaheen) Mudo Toban cisho ka badan waxa qaboojiyaha cusbitalka guud ee burco ku jirta inaan yar oo Da'adeeda lagu qiyaasay 9 jir Taas oo u dhimatay Dhaawac Ka Soo Gaadhay kufsi lagu sameeyay.
Inantan Yar ayaa La sheegay in laga soo Qaaday magaalada Gaalkacayo Ee Maamul gobleedka puntland si loogu daweeye Magaalada Burco Kadib dhakhaatiirtii loo geeyay ayaa sheegay in inantan yar la kufsaday waxaana loo Gudbiyay Cusbitalka Guud Ee Magaalada burco Oo ay aakhirkiina ku Geeriyootay .
Agaasimaha Cusbitalka Burco Cabdi kariim Hayaan Maxamuud Ayaa SAAB TV U Xaqiijiyay in Maydka inantaas yari ku jiro mid ka mida talaagadaha cusbitalka weyn Ee Burco Geerideeduna la xidhiidho kufsi loo gaystay una gudbin doonaan Hay'addaha ku shaqada leh.
Cabdi kariim abshir iyo Axmed Salaad oo ah Ehelada inantan Yar oo hada ku sugan magaalada burco kana soo kicitimay magaalada muqdisho ayaa ka War bixiyay Arintan " Taariikhdu markay ahayd 16-2-2018 ayaa dhacdadan foosha xun naloo soo sheegay waxaana nala yidhi mayd ayaa idiin yaal magaalada burco Magaaladana waxaanu joognaa 12 cisho, Dawlada Somaliland si wanaag leh ayeey hawsha noogu wadaa waanuna ku qanacsanahay sida ay wax u wado waxaana rabnaa in kiiskaasi naloo soo dadajiyo"
Dhinaca kale Axmed salad oo ka mida ehelada inantan yara ayaa isna sheegay " inanta yar waxa laga soo qaaday magaalada gaalkacayo iyadoo dhaawaca halkana waxa loo keenay dhakhtar markii dhakhaatirktii loo keenay waxa ay sheegeen in gabadha yari u geeriyootay kufsi lagula kacay Hoyadeedna waa la jidh dili jiray si ay u qariso kufsiga waxana dili jiray Siciid maxamed faarax Dugule oo ah ninka Hooyadeed qabay Inantan Yar Ee La Kufsaday"
Farxiya Maxamed Salaad oo ah Hooyada dhashay inanta yar Ee dhimatay isla markaana uu qabay ninka loo haysto kufsigan iyada lafteedana ay ku yaalaan nabaro uu u gaystay ninkaasi ayaa ka warbixisay wixii dhacay " Aniga oo ah Farxiya Maxamed Salaad halkan waxaan ka cadaynayaa in gabadh yar oo aan dhalay igaga geeriyootay cuabtitalka Burco, gabadhaasi oo aan u keenay kaadida oo ku dhagan Markii la keenay dhakhtarkiina waxa uu sheegay in la kufsaday dhakhaatiirtuna waxa ay cadaysay in ay u geeriyootay kufsigaasi loo gaystay Dawlada Somaliland waxaan ka codsanayaa cidii falkaasi ku kacday in sharciga la hor keeno" Ayeey Tidhi Hooyadaasi
Badhasaab ku xigeenka Gobalka Togdheer Maxamed Diiriye Xayd oo iyagu maalmihii la soo dhaafay la socday arimahan ayaa sheegay in uu xidanyahay ninkii kufsigaasi gaystay baadhitaankiisiina lagu hawlanyahay marka uu dhamaadana la hor gayn doono Hay'adda sharciga " mucjiso ku cusub ama kuba yar ayaa burco la soo galeen niman gaalkacayo ka yimi inaan yar oo Sagaal jir aha ayaa sida ay dhakhaatiirtu cadeeyeen faro xumayn ku sameeyay nin hooyadeed qabay ninkaasi waxa uu keenay halkan isaga oo soo fogaynaya malaa maydkeeda inanta oo sakaraad ah nala socoto Hooyadeed, deedna dhakhtarkaasi daaru xanaan ayuu geeyay daaru xanaan markii ay baadheen waxay odadeen in inanta kalyuhu fadhiisteen oo Galmo lagu sameeyay iyo dil markii dambe ka dambeeyay oo la garaacay uu sababay xanuunkeeda .
Dhakhaatiirtu waxa ay sheegeen in inanta la keena cidii dhashay deedna Nootaayo ayuu yagay waxana uu yidhi anaa dhalay oo aabo u ah dhakaahtiirtii waxa ay ku qanci wayday in ninkaasi uu dhalay inanta yar cid ku cadaysa la kaalay ayeey yidhadeen arintiina sidii ayeey ku fashilantay, imikana CID-da ayaa gacanta ku haysa maydkiina mudadaasi ayuu yaalaa ninkiina waa xidhanyahay
storvideo: 

U.S. condemns Mogadishu blasts as death toll rises...

0
0

The United States has condemned in the strongest terms the February 23 double car bombings that killed and wounded many Somalis in Mogadishu.
"Once again, the terrorists showed their callousness in targeting innocent civilians on the streets of the capital," said the U.S. Mission to Somalia in a Twitter post.
"We extend our deepest sympathies to the families and friends of those killed and wounded," read the statement in part.
The U.S. Mission has commended the response of the Somali security forces and promised to continue to support the Federal Government and its allies in the fight against terrorism.
storvideo: 

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka

0
0

Ku soo dhawaada dhageystayaal Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka

0
0

[unable to retrieve full-text content]Ku soo dhawaada dhageystayaal Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live