Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Blast hits KDF convoy in Southern Somalia, Soldiers...

$
0
0

Several Kenyan soldiers are feared dead after an armoured personnel carrier they were travelling in ran over a roadside explosive in Gedo region region on Sunday, sources said.
Local residents confirmed the incident happened early in the morning between El Wak town and Busar village, both located near Somalia's border with Kenya.
Somali military officers in the region declined to respond Radio Shabelle request for comment on the attack.
The region is an Al-Shabaab hot-spot area where security vehicles have run over explosive devices in the past.
Al Shabaab has claimed responsibility for the attack through a statement published on its affiliated websites, saying several Kenyan soldiers were killed in the blast.
storvideo: 


Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo...

$
0
0

Muqdisho(SONNA);- Munasabad uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka asluubta Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,oo ay ka soo qeyb galeen Wasiiro ka rirsan Xukuumada Soomaaliya, Xildhibaanada labada Gole ee Barlaanka, taliyaha Ciidamada Booliska iyo agaasimaha hay'adda Nabada sugida ayaa lagu qabtay Xarunta Xabsiga dhaxe ee Xamar .
Taliyhii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliya Sareeye Gaas Xuseen Xasan cismaan ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyay taliyah Cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, iyadoo uu goobjoog ka ahaa wasiirka cadaaladda Soomaaliya Xasan xuseen xaaji , waxaan uu halkaasi ka jeediyay hadalo dardaaran ah.
Taliyah Cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir Maxamed jaamac ayaa sheegay in uu dardargalin doono howsha shaqo ee Taliska ciidanka Asluubta.
Wuxuuna ku amaanay taliyihii hore ee ciidanka Asluubta howsha hagar la'aanta iyo meesha wanaagsan uu keenay ciidanka Asluubta Soomaaliyed,isagoona balan qaaday inuu meesheeda uu ka sii wadi doono howsha.
Wasiirka Cadaaladda soomaaliya Xasan xuseen xaaji ayaa boogadiyay Waxqabdka taliyhii hore isgoo taliyaha Cusub ugu baaqay in uu ku dadaalo sidii loo hormarin lahaa taliska ciidanka Asluubta.
storvideo: 

Hogaamiye caan ah oo ka tirsan Kurdiyiinta Suuriya oo la xiray

$
0
0

Hogaamiyo caan ah oo ka tirsan kurdiyiinta Suuriya ayaa lagu xiray caasimadda jamhuuriyadda Czech ee Prague.

Hogaamiye caan ah oo ka tirsan Kurdiyiinta Suuriya...

$
0
0

Hogaamiye caan ah oo ka tirsan kurdiyiinta Suuriya ayaa lagu xiray caasimadda jamhuuriyadda Czech ee Prague.
Xiritaanka hogaamiyahan ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay dowladda Turkiga soo saartay warqad lagu soo xirayo.
Saleh Muslim, oo ka mid ahaa guddoonka dhaqdhaqaaqa Kurdiyiinta ee loo soo gaabiyo (PYD), ayaa la sheegay in la xiray maalintii shalay ahayd.
Dowladda Turkiga ayaa warqada lagu soo xiray hogaamiyahan soo saartay sanad ka hor , waxaana imika laga yaabaa in ay Turkiga dalbadaan in loo soo gacan galiyo.
Xukuumadda Ankara ayaa ninkan u aragta in uu yahay argagixiso, waxa ayna xarigiisa dul dhigtay 1 milyan oo doolar.
Warka ku saabsan xarigiisa ayaa waxa sheegay xisbiyada mucaaradka Turkiga , sidoo kale booliiska dalka Czech ayaa iyaguna u xaqiijiyay xarigiisa wakaalada wararka ee AFP.
Turkiga ayaa u arka PYD in ay yihiin garab ka tirsan kooxda PKK
Dowladda Turkiga ayaa imika wadda howlgal militari oo ka dhan ah Kurdiyiinya ku sugan magaalada Afrin.
storvideo: 

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo maanta si...

$
0
0

Munasabad uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka asluubta Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,oo ay ka soo qeyb galeen Wasiiro ka rirsan Xukuumada Soomaaliya, Xildhibaanada labada Gole ee Barlaanka, taliyaha Ciidamada Booliska iyo agaasimaha hay'adda Nabada sugida ayaa lagu qabtay Xarunta Xabsiga dhaxe ee Xamar . Taliyhii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliya Sareeye [...]
storvideo: 

Aktaradda caanka ah ee aflaanta Bollywood-ka Sridevi Kapoor oo geeriyootay.

$
0
0

Aktarada caanka ee Sridevi Kapoor ayaa u geeriyootay wadna xanuun ku soo booday xili ay ku sugneyd dalka Imaaraadka Carabta.

Aktaradda caanka ah ee aflaanta Bollywood-ka Sridevi...

$
0
0

Aktarada caanka ee Sridevi Kapoor ayaa u geeriyootay wadna xanuun ku soo booday xili ay ku sugneyd dalka Imaaraadka Carabta.
Sridevi oo ka mid aheyd xiddigaha ugu caansanaa aflaanta Bollywood-ka ee dalka Hindiya ayaa waxaa lagu xasuusta aflaan badan oo ay kamid yihiin Nagina, Chandni, ChaalBaaz Judai iyo filmkii can baxay ee Mr India.
Aktaradan lagu magacaabo Sridevi Kapoor ayaa can ku aheyd magaca Sridevi, waxaana ay Dubai u tagtay si ay uga qaybgasho arooska wiil ay ilmo adeero yihiin.
Sridevi Kapoor ayaa in ka badan 50 sano ku soo jirtay jilidda aflaanta, waxaa ayna ka qayb qaadatay 150 filim.
Sridevi Kapoor ayaa iyada oo jirta da'da 4 sano waxaa ay ka qeyb gashay aflaantii filimaanta ku baxa luuqadaha kala ah Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada.
Dadwayne aad u badan ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee guriga ay Sridevi ka degantahay magaaladda Mumbai ee dalka Hindiya, ka dib markii la shaaciyay geerideeda.
Hogaamiyayaasha Bollywood iyo siyaasiyiin oo uu kamid yahay duqa magaalada London ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Sridevi Kapoor.
Raisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa bartiisa tweetarka ku soo qoray "waxaan ka naxay geeridii lama filaanka ahayd ee ku timid aktarada caanka ah ee Sridevi",.
Sidoo kale jilayaal ay kamid yihiin Aamirkhan, preety Zinta, Rishi Kappor ayaa iyaguna ka tacsiyeeyay geerida Sridevi.
Madaxwaynaha Hindiya Ram Nath Kovind ayaa dhankiisa sheegay in geerideeda ay qalbi jab ku tahay malaayiinka reer hindiya ee taageerayaasheeda ah.,
storvideo: 

Ogaysiis Dugsi quraanka AL-HARAMAIN QURAN ONLINE oo...

$
0
0

Ogaysiis Dugsi quraanka AL-HARAMAIN QURAN ONLINE oo fursad waxbarasho oo gaar ah u haya qurbajoogta soomaaliyeed .
Feb 25, 2018 -

AL-HARAMAIN QURAN ONLINE waa dugsi quraan online ah ooloogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay ku noolyihiin adduunka .
Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweynlabadaba.
Waxa uu dugsigu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbahakunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanudiyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinacatarbiyadda caruurta.
Waxyaabaha lagu baranayo dugsiga waxa kamid ah : -1) Quraanka kariimka ah2) Higaadda3) Carabida4) Xadiithka5) Caqiiqda islaamka6) Fiqhiga7) Siirada nabiga Sl~ llh `lyh wslm8) Tarbiyadda caruurta9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
10) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
? Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin aqoonbuuxda u leh casharada ay bixinayaan .
? Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu ubaranayaan diinta islaamka.
Wakhtiga waxbarashadu waxa uu ku xiranyahay ardaydu xilliga aybaran karaan .
Isdinwaangali oo hadda la xiriir maamulka dugsigaWhatsapp: +252634484123Viber: +252634484123Imo: +252634484123Skype: AL-HARAMAIN QURAN ACADEMYGmail: madaressa@gmail.com Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 


Kullan lagu mataaneynayay Kooxo ka kala dhisan...

$
0
0

Muqdisho(SONNA);- Kulankaan lagu mataaneenayey kooxda kubadda Cagta ee LLPP jeenyo iyo Antalia ee dalka Turkiga waxaa goobjoog ka ahaa Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Injineer Yariisow).
Qaar ka mid ah Cayaartoydii hore ee kooxda LLPP Jeenyo ayaa ku tilmaamay in kooxda Jeenyo ay ka mid tahay taariikhda Soomaaliya, magac weynna ay ku lahayd dalka oo dhan.
Xog-hayaha Dowladaha Hoose ee Turkiga Haydarudiin ayaa sheegay in ay bilaabeen kor u qaadidda iyo iska dhaxgalka magaalooyinka Soomaaliya iyo Turkiga, dhowaanna uu booqan doono magaalooyin kale oo dalka ka tirsan.
Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Saadaq Sh. Cabdullaahi Siraaji ayaa ayaa uga mahadceliyey dowladda Turkiga doorkeeda horumarinneed ee dib u dhiska dalka iyo soo nooleynta adeegyada dadweynaha.
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisoow) ayaa sheegay in si ramsi ah loo dhaqangeliyey iskaashiga dowladda Hoose ee Muqdisho iyo dowlaha hoose ee Turkiga.
Mahdi Maxamed Guuleed Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa boggaadiyey dedaalka dowladda Turkiga ee ku aaddan dib u dhiska Soomaaliya, isla markaana laga wada shaqeyn doono sidii looga dhabbeyn lahaa heshiisyada iyo ballan-qaadyada u dhaxeeya labada dal.
Gabogabada kulanka ayaa Qalab Isboortis la guddoonsiiyey kooxda LLPP Jeenyo, si loogu horumariyo tartamada ay ka ka qeyb-galeyso, maadaama ay ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee horyaalka kubadda Cagta Soomaaliya.
storvideo: 

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda oo Garbahaareey ka...

$
0
0

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda X. f. Soomaaliya C/laahi Sheekh Cali "Qaloocoow" oo maanta booqasho ku tagay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo ayaa halkaasi ka furay mashaariic horumarineed oo kala ahaa dhismaha xarunta maamulka iyo nalalka ku shaqeeya ileyska Cadceedda, oo ay hirgelineyso wasaaradda Maaliyadda. Munaasabaddi furitaanka mashaariicdaasi waxaa goob joog ka ahaa xildhibaan [...]
storvideo: 

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay...

$
0
0

Xog-hayaha Guud waxaa uu si adag u cambaareynayaa weerarradii 23-kii Febraayo ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku naf-waayeen tiro badan oo dad rayid ah ayna ku dhaawacmeen qaar kale oo badan. Waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska dadkii ku waxyeeloobay, iyo shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, waxaa uuna sidoo kale boogaadinaya jawaab celintii ciidamada ammaanka ee Soomaaliya iyo AMISOM.
Xog-hayaha Guud waxaa uu mar kale xaqiijinaya in Qaramada Midoobay ay si buuxda ugu taageerayso hay'adaha Soomaaliyeed dagaalka ay kula jiraan argagixisada iyo dadaalkooda ku aaddan in Soomaaliya ay noqoto dal nabad ah oo xasilloon.
Stephane Dujarric, Af-hayeenka Xog-hayaha GuudXigasho: UNSOM
The post Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay qaraxyadii Muqdisho. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

AMISOM probes an incident at a NISA checkpoint near KM4

$
0
0

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira, has strongly condemned yesterday’s twin attacks on innocent civilians in Mogadishu.
Yesterday, between 6:00 pm and 7:00 pm, two vehicles loaded with explosives detonated near NISA Headquarters and Villa Somalia and al-Shabaab elements started firing at innocent civilians.
“I present my deepest condolences to the families of the victims of this senseless attack, which was aimed at creating terror among the population. AMISOM strongly condemns this attack and reiterates its resolve to continue working side by side with Somali National Security Forces to free Somalia from violent extremism and terrorism,” Ambassador Madeira said.
The AU Special Representative commends the bravery and professionalism of the Somali National Security Forces and AMISOM, who succeeded in neutralizing the al-Shabaab elements involved in the attacks.
Following their heroic intervention, while transporting injured civilians to the AMISOM Level II Hospital, the AMISOM Quick Reaction Forces were involved in an incident at a NISA checkpoint near KM4. The incident is under investigation by both the Federal government of Somalia and AMISOM.
The post AMISOM probes an incident at a NISA checkpoint near KM4 appeared first on Shabelle.

Said Deni DOORO WAA XASAN SHEEKH & DAMUL JADIID DOORO!!

$
0
0

Said Deni waa xubin ka tirsan Kooxda DAMUL JADIID ee uu madaxda ka yahay Faraax C/qaadir (Faarax- SAKIIN), taasoo ka ee ka dilaacday URURKA AL-ISLAAX.
Shir ay ku yeelatay Kooxda DAMUL JADIID ayaa waxay garowsatay in sida kaliya ee ay Xukunka Soomaaliya ugu soo noqon karaan mar labaad ay tahay inay hogaanka Puntland la wareegaan, si ay ugu sahlanaato inay Soomaliya la wareegaan 2020.
Kooxda DAMUL JADIID ayaa waxay go'aansatay inay naf iyo maalba ku bixiyaan Musharaxa ay isku raaceen ee Said Deni.Deni wuxuu ahaa wasiirka Qorshaynta xiligii Xasan Sheekh ama DAMUL JADIID ay Soomaaliya xukuntay wauxuuna qayn lixaad leh ka ahaa Dibindaabyeyn badan oo ay kooxdaasi u gaysatay Puntland, waxaana ka mid aha.
Xiligii Said Deni uu ahaa wasiirka Qorshaynta, kooxda DAMUL JADIID waxay diyaariyeen mu'aamarad marin habaabin ah oo ay ku shegeen qiyaas Tirokoobeed ay Soomaaliya ka diyaariyeen, qiyaas beeneedkaas oo ay Puntland ku sheegeen in 2.2 milyan ay ku nool yihiin halka ay yiraahdeen magaalada Muqdisho waxa ku nool 3.5 milyan.
Been abuurkaas ay Kooxda DAMUL JADIID diyaarisay waxay ku qoreen in wasaaradiisu diyaarisay uuna saxiixay Siciid Deni laakiin uu wasiir Caynte faafifiyey.
Said Deni waa siyaasiga kaliya ee Puntland kasoo jeeda oo kasoo horjeeda nidaamka fadaraalka ee Soomaaliya ay qaadatay, isagoo u adeegaya Kooxda DAMUL JADIIDCadowtinimada uu Said Deni u qabo Puntland waxaa daliil u ah hadalkii dab ku shidida ahaa ee ka yiri dagaalkii labada beelood ee walaalaha ahaa ee ku dagaalamay Hawdka gobolka Sool, kuwaas oo dagaalkoodu soo bilowday 2007kii, oo dhowr jeer ay dawladda Puntland iyo tan DDSI ay nabdeeyeen, ninka doonayey in uu meel ku gaaro isku dirka labadaas beelood sidee dad iyo dal loogu aamini karaa? Kaasoo ah Said Deni.
#Puntkandt-lawada leeyahay Tan Maaha!
Jama Feyte xubin ka tirsan. (Uruka Raja-soo celinta Puntland)Jamaayanle@aim.com
storvideo: 

AMISOM probes an incident at a NISA checkpoint near KM4

$
0
0

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira, has strongly condemned yesterday's twin attacks on innocent civilians in Mogadishu.
Yesterday, between 6:00 pm and 7:00 pm, two vehicles loaded with explosives detonated near NISA Headquarters and Villa Somalia and al-Shabaab elements started firing at innocent civilians.
"I present my deepest condolences to the families of the victims of this senseless attack, which was aimed at creating terror among the population. AMISOM strongly condemns this attack and reiterates its resolve to continue working side by side with Somali National Security Forces to free Somalia from violent extremism and terrorism," Ambassador Madeira said.
The AU Special Representative commends the bravery and professionalism of the Somali National Security Forces and AMISOM, who succeeded in neutralizing the al-Shabaab elements involved in the attacks.
Following their heroic intervention, while transporting injured civilians to the AMISOM Level II Hospital, the AMISOM Quick Reaction Forces were involved in an incident at a NISA checkpoint near KM4. The incident is under investigation by both the Federal government of Somalia and AMISOM.
storvideo: 

Maraykanka oo shardi ku xidhay wadahadal uu la galo Kuuriayda Woqooyi

$
0
0

Maraykanka ayaa sheegay in hadii wadahadallo toos ah uu la yeelanayo Kuuriyada Woqooyi ay tahay in wadahadalladaa natiijadoodu noqoto in Kuuriyada Woqooyi joojiso barnaamijkeeda nukliyeerka.


Maraykanka oo shardi ku xidhay wadahadal uu la galo...

$
0
0

Maraykanka ayaa sheegay in hadii wadahadallo toos ah uu la yeelanayo Kuuriyada Woqooyi ay tahay in wadahadalladaa natiijadoodu noqoto in Kuuriyada Woqooyi joojiso barnaamijkeeda nukliyeerka.
Aqalka Cad ayaa hadalkan sheegay mar uu ka hal celinayey hadal ka soo yeedhay Kuuriyada Koonfureed oo ahaa in wefti ka socday Kuuriyada Woqooyi oo ka qayb galaya xafladda xidhitaanka ciyaaraha olombigga ee xiliga qaboobuhu uu u heelanyahay inuu wadahadal la galo Washington.
Aqalka Cadi waxa uu intaa ku daray in "dhabbe cad" uu u furanyahay Kuuriyada Woqooyi hadii ay doorato in ay nukliyeerkeeda joojiso, taasina shardi u tahay wadahadallada.
Mar sii horaysay ayaa wasaaradda arimaha dibadda Kuuriyada Woqooyi, waxay ammaantay sida labada Kuuriya isku kaashadeen intii ay socdeen ciyaaruhu, lakiin waxa ay dhaleecaysay cunaqabatayntii u dambaysay ee Maraykanku ku soo rogay oo ay ku sheegtay talaabo colaadeed.
storvideo: 

Maxaa ka mid ah faa'iidooyinka geedka Mawe

$
0
0

Isku daawaynta dhirta iyo garashada faa'idadeeda caafimaad ba waa aqoon dheer oo aadamuhu qarniyo badan iska soo dhaxlayey, ummad waliba deegaanka ay ku nooshahay dhirta ka baxday ayay hadba si u adeegsataa oo cunno mooyee siyaabo kale uga faa'iidaysataa oo qaarkeed isku dawaysaa.

Filim ku saabsan kaalinta suugaantu ku leedahay nabadda oo Hargeysa lagu soo badnhigay

$
0
0

Magaalada Hargeysa dahwaan waxaa lagu soo bandhigay filim gaaban oo ku saabsan kaalinta suugaanta ay ka qaadan karto deminta iyo ka hortagga colaadaha dhex mara beelaha Soomaalida iyo qiimaha ay leedahay nabadda.

Aabaha Dhaqanka Soomaaliyeed

$
0
0

26th February 2018 admin Category :

  • Uncategorized

Idaajaa oo xaflad aad loo soo agaasimay loogu qabtay Toronto, Canada
Aabaha dhaqanka Soomaaliyeed, qoraaga caanka ah, ahna khabiirka taariikhda Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali oo loon yaqaano Idaajaa, ayaa Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay ka muuqatay hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed waxa loogu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada,
Dhalinyaro aad u qurxoon oo ku labisan dharka dhaqanka Soomaaliyeed ay hidaha u leeyihiin ayaa ka hor khudbaddii Khabiir Idaajaa waxay dhigeen wacdaro uu sacabku IS qabsaDay, dadkuna ay wada jeclaysteeen
Maxamed Muunyo, oo ah Macalin Jaamacdeed oo wax ka dhiga Jamaacadaha waqooyiga Amerika, had iyo jeerna daadihiya ama qaban qaabiyaha xafladaha lagu dhigayo magac Soomaaliyeed iyo qofka Soomaali dhxedeeda magac ku leh oo xaflad loogu qabanayo waqooyi America, ayaa aad uga sheekeeyey taariikhda Axmed Faarax Cali Idaajaa, dadkuna sida muuqatay ay dhegaha u wada taagayeen, sawaxankuna uu yaraaday
Sidoo kale waxa xafladda khudbad ka jeediyey wasiirkii hore ee hidaha iyo tacliinta sare dawladdii kacaanka Faadumo Axmed Caalim Cureejo iyo xerilaaliyaha qaranka Soomaaliyeed ee hadda Axmed Cali Daahir.
Intaa ka dib waxa cod baahiyaha lagu soo dhoweeyey Axmed Faarax cali Idaajaa, oo ka hadlay dhaqankii Soomaaliyeed xilliyadii uu soo maray iyo gabayadii laga tiriyey Jacaylka Geela, Bakhaylnimada, guurka, Dumaasha, xigsiimada, sarbeebta, sida geela loo kal dhici jiray, heesta Ducaysane macnaha ay xambaarsan tahay, hees ay Mooryaantu Muqdisho ka tiriyeen 1992 oo lid ku ahayd ducaysane, oo odayga wiilka dhalay uu kula dardaarmayo wiilkiisa Mooryaanimo gabaygii aan ooyee albaabka ii xira sida uu ku baxay. Khabiir Idaajaa wuxuu sheegay in Soomaalidii hore ay dumarka ula dhaqmi jireen
Ugu danbayntii Aabaha dhaqanka Soomaaliyeed wuxuu ku soo gebagebeeyey in Qof Soomaaliyeed oo magac Soomaaliyeed ku gabya, oo ka gudbay qabiil ama dad aan isku qabiil ahayn ku hogaamiya mgac Soomaaliyeed uu ugu horeeyey Allah ha u naxariistee Sayid maxamed Cabdula Xasan

storvideo: 

Tehran Oo waydiisatay Riyad inay kordhiso saamigeeda...

$
0
0

Iran ayaa waydiisatay Sacuudi Carabiya in ay kordhiso tirada Xujeydooda uguna daraan sanadkan tiro dhan 5,000, iyada oo wadarta tirada dadka u dhashey Iran ee Xujayda 90,000, sida uu sheegay madaxa Hay'adda Xajka Iran Hamid Mohammadi.
Diiwaan-galinta magacyada kuwa doonaya in ay u safraan Sacuudi Careebiya si ay u gutaan xajka sanadkan waxay bilaaban doontaa 27-ka Febraayo, waxayna bilaabi doonaan ambabaxa Xajka 17-ka July, taas oo noqon doonta muddada ay joogaan Saudi Arabia 40 maalmood.
Waxa uu intaa ku daray: "Waxaan soo jeedinaynaa Sacuudiga in ay ku daraan 5 kun oo xaaji tirada Xujayda reer Iran tiradooduna gaadho 90,000 oo xaaji.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live