Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Iiraan: Haweenay Xijaabka Tuurtay oo xukun lagu ridey

$
0
0

Haweeney u dhalatay dalka Iiraan oo goob fagaaro ah isaga bixisay Xijaabka si ay u muujiso cabasho ka dhan ah sharciga waajibka ka dhigaya xijaabka ayaa lagu xukumay laba sano oo xabsi ah, sida ay sheegeen dacwad oogayaasha.
Haweeneydani, oo aan magaceeda si rasmi ah loo shaacin ayaa lagu helay dambi ah "in ay dhiirigalinaysay akhlaaq xumo ", waxaa sidaasi sheegay dacwad soo oogahay Tehran Abbas Jafari-Dolatabadi.
Waxa uu intaa ku daray in 21 bilood oo ka mid ah xabsiga lagu xukumay la hakiyay sababtoo ah waxa ay u baahan tahay daawayn.
Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo toddobaadyadii ugu dambeeyay tira haween ah lagu xiray dalkaasi Iiraan.
Qaar badan oo ka mid ah haweenkan oo la xirey ka dib markii ay baalmareen sharciga dhigaya in marka ay goobaha fagaarayaasha ay imanaya ay xijaabtaan ayaa waxaa la siidaayay iyaga oo aan wax dacwad ah lagu soo oogin.
Haweenaydan imika xukunka lagu riday ayaa la xiray saddex bilood ka hor iyada oo aan loo ogolaan in dammaanad lagu siidaayo.
Waxa ay u " baahan tahay daawayn muddo dheer ah waana in loo diraa dhakhtarka", ayuu yiri Mr Jafari-Dolatabadi.

  1. Haweeney caan ah oo lagu dhaawacay Kenya
  2. Haweeney wejiga ka bedeshay nin ay jeclaatay
  3. Haweeney garsoore ka noqotay ciyaar horyaalka Bundesliga ah

Bishii December, haweeneey reer Iiraan ah oo la xiray ka dib markii ay xijaabka iska bixisay ka dibna inta ay ul surtay ay ku warfisay bartamaha Tehran ayaa astaan u noqotay dibadbaxyadii ka dhacay dalka Iiraan.
Siwirkeed ayaa waxa si wayn loogu baahiyay baraha bulshada.
Haweeneeydan ayaa markii dambe la siidaayay.
Tan iyo kacaankii Iiraan sanaddii 1979, ayaa waxa haweenka dalkaasi lagu qasbay in ay madaxa dataan sida uu dhigayo sharciga islamka.
storvideo: 


Bilyan’dheerka UGu Da’da yar Caalamka Oo Digniin U...

$
0
0

(Toggaherer)-Bilyan'dheerka UGu Da'da yar Caalamka Oo Digniin U Jeediyay Trump.
Hadalada ka dhanka ah muhaajiriinta ee ka imanaya aqalka Cad ee Mareykankana ayaa waxay nayad jabinaysaa in Mareykanka ay yimaado dadka sameeya barnaamijyada Komputarada.
Waxaa sidaasi sheegay Bilyandheerka ugu da'da yar caalamka Irishman John Collison oo 27 jir ah.
Shirkadda ay wada asaaseen walaalkiis Patrick, ayaa waxa ay lacago u kala dirtaa kumanaan qof iyada oo adeegsanaysa barta internetka.
Collison ayaa sheegay in ganacsigiisii sida aadka ah u kobcayay uu la kulmay caqabad ku aadan in uu soo jiito dadka leh hibada uu alle siiyay .
Wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC ayaa waxa uu sheegay in ay gashay cabsi la mid ah midda ay dadka ka qabaan ka bixitaanka UK ee midowga Yurub.
"Rabitaanka dadka ee ah in ay Mareykanka u wareegaan ayaa ah mid si aad ah u yar," ayuu yiri Collison".
"Xitaa ma doonayaan in ay dal ku galka dalbadaan sababtoo ah jawiga siyaasadeed ee halkan ka jira ee ku aadan soo dhawaynta dadka soo galootiga ah"
Waxa uu intaa ku daray in khatarta ay aad u sareyso iyada oo ay halis gashay awoodda ay UK u leedahay in ay soo saarto waax Tiknoolajiyad ah oo firfircoon.
Collison ayaa sheegay in aan dib loo noqon Karin balse ay tahay in dowladda ay dirto fariin cad oo ku aadan in dadka leh hibada ee ku nool caalamka lagu soo dhawayo UK.
"Wixii tagay waa tagay balse waxa aan u malaynayaa in waxa aan hirgalin karno ay tahay in aan abuurno fikir ah in UK ay tahay goob dadka soo jiidata oo lagu noolaan karo ,lagu shaqayn karo islamarkana laga ganacsan karo" ayuu yiri mr Collison.
Irishman John Collison ayaa waxa hantidiisa lagu qiimeeyay 9 bilyan oo doolar.
Shirkadda Stripe oo ah shirkad dhanka Tiknoolajiyadda ayaa waxaa imika ay shaqaalaysiisay gobolka California, 700 oo qof halka Dublin ay u joogaan 100 qof oo shaqaala ah magaalada London na 25 qof oo kali ah.
storvideo: 

Akhriso: Dowladda Somalia oo Dowladaha Itoobiya iyo...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Qaahira (Caasimadda Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ku saabsan heshiiska dekadda Berbera ka reebtay dowladaha ku lugta leh ee Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
Qoraal ay ku saxiixan tahay safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar ayaa lagu xusay in heshiiska shirkadda DP World ee dekadda Berbera uu xadgudub ku yahay qaranimada iyo madax bannaanida Soomaalida, heshiiskaasina sharci darro yahay si loogu daro qodobadda looga hadlayo shirka Qaahira ee wasiirada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta.
Qoraalka safaaradda oo loo diray xogheynta Guddiga Jaamacadda Carabta ayaa lagu sheegay oo kaliya Shirkadda DP World iyadoo aan haba yaraatee lagu soo qaadin dhincyada heshiiska qeybta ka ah ee Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, waxaana muuqata in la iska dhowray labadaas dal in la magacaabo.
Shirkadda DP World ayaa ah shirkad ay leedahay xukuumadda Dubai ee Imaaraadka Carabta, waxaana go'aanada ay qaadato ay yihiin kuwo ay qeyb ka tahay dowladda Imaaraadka Carabta.

SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Mareykanka oo cambaareeyay xaaladda degdeg ah ee lagu soo rogay Itoobiya

$
0
0

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka , Rex Tillerson, ayaa cambaareeyay xaaladda degdega aha ee ay xukuumadda Itoobiya ku soo rogtay dalkaasi.

Mareykanka oo cambaareeyay xaaladda degdeg ah ee...

$
0
0

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka , Rex Tillerson, ayaa cambaareeyay xaaladda degdega aha ee ay xukuumadda Itoobiya ku soo rogtay dalkaasi.
Mr Tillerson, ayaa ku baaqay in dadka la siiyo xurriyad balaaran.
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka , Rex Tillerson ayaa hadalkan ka jeediyay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa.
Waa lugtiisii kowaad ee booqasho uu ku mari doono shan dal oo ku yaalla qaaradda Afrika.
Mr Tillerson ayaa soo dhaweeyay siideyntii dhawaan ay dowladda Itoobiya xabsiga ka siideysay maxaabiis.
Waxa uu intaa ku daray in uu rajaynayo in dadka loo ogolaan doono in si nabad ah ay u mudaaharaadaan.
Ku dhawaad muddo saddex sano ah waxaa dalka Itoobiya ka socday dibadbaxyo dowladda looga soo horjeedo.
Qaar ka mid ah dibadbaxyadaasi ayaa waxay isu badaleen rabshado waxaana xabsiga la dhigay kumannaan qof.
Dibadbaxyada ayaa inta badan ka dhacayay gobolada oramada iyo Amxaarada.
Dibadbaxyada muddada dheer ka socday dalka Itoobiya ayaa waxay horseedeen in dowladda ay xabsiyada ka siideyso dad dhanka siyaasada u xirxirnaa.
storvideo: 

Duqa Muqdisho “8da Maarso waa maalin qiimo leh oo na...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Muqdisho (SONNA)Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabado kala duwan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Haweenka ayaa hambalyo u direy guud ahaan haweenka Soomaaliyeed.
Maalinta Haweenka dunnida ayaa inta badan xuska la qabto diiradda lagu saaraa xaquuqda haweenka isla markaana ay si weyn uga qayb qaataan ururada u dhaq dhaqaaqa xuquuqda haweenka caalamka.
Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in haweenka Soomaaliyeed ay door wax ku ool ah ka soo qaateen horumarka dalka, iyagoo safka horey kaga jira halganka dib-u-soo kabashada dalka, dib-u-heshiisiinta ummadda, nabadeynta, wax soo saarka iyo horumarka dhinacyadiisa kala duwan.
"Hambalyo maalinta qiimaha badan ee 8da Maarso oo sanad walba la xuso, xuska sanadkan waxuu ku soo aaday xili dadaal ballaaran aan ugu jirno horumarinta Haweenka Soomaaliyeed oo ah asaaska nolosha qoyska, tani oo na xusuusinaysa ilaalinta xuquuqda haweenkeena."Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow oo ka hadlayay Munaasabad lagu xusayay maalinta Haweenka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Sidoo kale, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa ka qeyb galay Ciyaaro lagu maamuusayay maalintan, waxuna halkaas ka sheegay in si bulsho horumar u gaarto ay lagama maarmaan tahay in haweenku ay helaan xuquuqdooda oo dhameystiran, sida waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyada kale ee muhiimka ah.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleMarwada Koowaad ee Dalka oo ka qeyb gashay xuska Maalinta Haweenka Adduunka

storvideo: 

Duuliye Muuse Biixi Cabdi Xildiid “Waanu aqbalnay...

$
0
0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadal dhowaan ka soo yeeray Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo sharci daro ku tilmaamay heshiiskii dekeda Berbera.
Biixi ayaa ku tilmaamay Raisul Wasaare Khayre wiil yar oo Xamar ka taliya kaasoo uu sheegay inuu ku dhawaaqay dagaal, ka Maamul ahaana ay diyaar u yihiin inay iska difaacaan.
Wuxuu sheegay Madaxweynaha Somaliland in Dowladda Federaalka qaabka ay wax u wado aysan ku qanacsaneyn haddii ay yihiin Somaliland, wuxuuna tilmaamay Dekeda Berbera ay go'aan ka gaari karto Somaliland.
"Heshiiska dekeda wuu jirayaa, wuuna shaqeynayaa dekeda Berbera waxaa leh Somaliland, mana jirto cid aan marti uga noqoneyno" ayuu Biixi.
Madaxwayne Biixi ayaa hadalkan ka sheegay xaflad lagu maamuusayey xuska maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Raisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa heshiiskii Dekeda Berbera ee dhexmaray Somaliland, DP-World iyo Itoobiya ku tilmaamay mid sharci daro ah oo aan waxba ka jirin, isagoo xusay in heshiis walba oo la galayo kuna saabsan Deked, Bad Kheyraad iyo kuwo kale inay u idman tahay Dowladda Federaalka Somalia oo kaliya.
Share this:
Related
storvideo: 

Daawo: Cabdilaahi Daamurka Wadani Oo Siiyey Jawaab...

$
0
0

Daawo: Cabdilaahi Daamurka Wadani Oo Siiyey Jawaab Xildhibaan Siciid Cilmi una Sheegay in Dhulbahante aanuu Waxba ka doonayn Xukuumada Biixi ee uu doonayo in Heshiisyadii lala galay la fuliyo
storvideo: 


Ururka Jaamacada Carabta “Xuduudaha Dhulka, cirka...

$
0
0

Ururka Jaamacada Carabta ayaa ka jawaabay qoraal ashtako ah oo ay u gudbisay dowlada federaalka Somalia kaasoo ku saabsanaa heshiiskii muranka badan dhaliyey ee lagu qeybsaday saamiga dekeda Berbera.
Dowlada federaalka ayaa heshiiskaas ku tilmaantay mid sharci daro ah oo ku xad gudbaya madax banaanida iyo Qaranimada Somalia.
Bayaan ka soo baxay Jaamacada Carabta oo ka koobnaa afar qodob ayaa waxaa ugu horeyn lagu soo dhoweeyay Wadahadalkii kal hore u bilowday dowladda Somalia iyo Maamulka Somaliland, waxayna ku boorisay labada dhinac iney sii wadaan six al looga gaaro arrimaha masiiriga ah ee ka dhexeeya.
Jaamacada Carabta ayaa bayaanka ay soo saartay ku sheegtay iney taageersan tahay howlgalada ay Somalia ka wadaan ciidamada Midowga Afrika ee dowlada federaalka ka taageeraya dhinaca soo celinta nabada & xasiloonida Somalia.
"Xuduudaha Dhulka, cirka iyo badda Somalia waxaa ka masuul ah dowlada federaalka, Ururka Jaamacada Carabtuna wuxuu ka digaya in fara gelin lagu sameeyo arrimaha Somalia nooc kasta oo ay tahay" ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Jaamacadda Carabta.
Sidoo kale Ururka Jaamacada Carabta ayaa sheegay inuu sii wadayo taageerada uu siiyo heyadaha dastruuriga ah ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Nabadgelyada iyo dib u dhiska dalka.
Hoos ka akhriso Bayaanka soo saartay Jaamacada Carabta oo luuqada Carabiga ku qoran:
Share this:
Related
storvideo: 

Who’s losing the nile? If diplomacy fails, could...

$
0
0

"Egypt is a gift of the Nile!"
Schoolchildren the world over who have studied the history of the pharaohs know that quote from the great Greek historian and traveler Herodotus, who lived in the 5th century BC.
In the century before the birth of Christ, the Latin poet Albius Tibullus paid tribute to the river, for "along thy bank not any prayer is made to Jove for fruitful showers. On thee they call!"
And yet, this thousand-year-old blessing is under threat, and in Cairo specialists and civil servants alike - on condition of anonymity - admit that Egypt's struggle to retain control over the waters of one of the world's longest river is off to a very bad start.
Before the year is out, the construction on the Blue Nile of the huge Renaissance dam will be finished, and Ethiopia will be in complete control of the flow of its waters.
"We've lost," an Egyptian official reluctantly admits. "We were unable to stop them from building the dam; we couldn't get them to change any part of their plans, or to reduce its capacity. Our only hope, and it's a slim one, is that filling the reservoir will take longer than the three years planned by Addis Ababa."
Otherwise, Egypt is likely to experience water shortages, perhaps as early as next year. And in Cairo, people still refer to the more-or-less legendary episode at the turn of the 14th and 15th centuries, when Ethiopian King Dawit II threatened the Mamluk sultans with cutting off the flow of the Nile.
Use of the waters of the Nile is a complex issue, involving international law (how should the waters of a transnational river be allotted?), regional history (the many treaties signed over the years), and a rhetoric of the "inalienable rights" of the different parties and power relations between the riverside countries.
At the risk of simplification, let's outline the basic elements of this dispute:
The Nile rises in Ethiopia as the Blue Nile, and in Burundi as the White Nile. The two join together at Khartoum, the Sudanese capital, with the former supplying 90 percent of the total volume of water. Since the beginning of the 20th century, Egypt has obtained - through various treaties - the recognition of its water rights. This is all the more crucial, as 97 percent of Egypt's water needs depend on the Nile, unlike the other riverside countries such as Ethiopia where there is plenty of rain.
Though these basic factors have always appeared immutable, they have now been overturned.
Firstly, the region has experienced a population explosion:
In 1959, Egypt had 35 million inhabitants, Sudan 11 million and Ethiopia 27 million. In 2016, however, their respective populations had grown to 95 million, 40 million (including Sudan and South Sudan, independent since 2011) and 102 million.
The other riverside countries saw a similar boom. To this, we must add the intensification of livestock breeding which accounts for half of both the Ethiopian and Sudanese agricultural GNP and absorbs steadily increasing amounts of water, while rainfall is declining as a result of global warming.Lastly, rapid urbanisation has also caused an increase in water consumption. Water, then, is becoming a rare and increasingly expensive resource while across the Horn of Africa, and the desert is gaining ground.
It is in this context that Ethiopia launched its Grand Renaissance Dam project on the Blue Nile. It will be the biggest dam in Africa, more impressive even than the Aswan High Dam, built in the 1960s by Egypt with Soviet aid as a showcase for the Nasser regime.
Standing 175 metres high and 1800 meters long, the new dam's storage capacity is 67 billion cubic metres, nearly the equivalent of a year's flow of river water. The result of a unilateral decision, its construction by an Italian firm began in 2013 and according to Addis Ababa, it is two thirds finished. It will be able to produce 6,450 megawatts (MW) of electricity.
Hani Raslan, research fellow at the Al-Ahram Center for Political and Stategic Studies and one of the most qualified Egyptian experts on these issues, believes that the Ethiopian project is "mainly political":
"It is aimed at consolidating national unity in a country where power is monopolised by a tiny ethnic minority, the Tigrayans, who encounter much opposition, especially from the largest ethnicity, the Oromos."
The Oromo held street protests at the very end of 2016, and early in 2017 when Addis Ababa accused Cairo of encouraging their rebellion. "What is the point of wanting to produce 6,000 MW of electricity," Raslan wonders, "when the consumption of Ethiopia and all its neighbours combined does not even amount to 800MW?"
A western expert agrees: "Economically speaking, as well as from an ecological standpoint, it would have been more rational to build several dams." The consequences of the construction of giant dams have long been debated and not only in Africa. As this specialist reminds us: "The dams retain the water but they also trap the sediment carried by the rivers and which serve to fertilise the soil."
But the Ethiopian government has invested all its prestige and authority in this dam, brought to bear all its domestic resources, and demanded forced contributions from the population. And nothing seems likely to stand in its way.
"Ethiopia is behaving like Turkey," Raslan spits out, and coming from him this is no compliment: The relations between Egypt and Turkey have deteriorated since Abdel Fattah el-Sisi took power in Egypt in 2013.
Recep Tayyip Erdogan is accused by Cairo of backing the Muslim Brotherhood, the sworn enemies of the Egyptian regime.
Raslan was referring to the South-Eastern Anatolia Project (GAP) involving the great Ataturk dam and some 20 smaller structures which have partly dried up the Euphrates and the Tigris, causing water shortages in Syria and Iraq. Now it will be Egypt's turn to suffer a water shortage.
Faced with Ethiopia's determination and Sudan's support for Addis Ababa's position, Egypt has proven incapable of mounting a coherent strategy, wavering between an ultra-nationalist rhetoric - especially in the media, always ready to flare up over the Nile issue - and a public stance of willingness to cooperate which often borders on delusion.
Thus, on the occasion of the summit meeting of the African Union in January 2018, Sisi, flanked by the Ethiopian and Sudanese presidents, claimed that all the problems would be solved within a month:
"Egypt's interests are one with Ethiopia's and also one with Sudan's. We are speaking as one voice. There is no crisis, there is no more crisis."
At the same time, he withdrew his mediation request submitted to the World Bank a few weeks earlier to resolve the deadlock. In March 2015, a provisional agreement had already been signed between the three parties, which Sisi had approved against the advice of several members of his entourage, including his national security adviser, Faiza Abu el-Naga.
In a region where there is no willingness to cooperate, where each of the three regimes favours a nationalist stance first and foremost, Egypt - though unwilling to recognise this - is up against a decline in its influence.
In the words of Nabil Abdel Fattah, another research fellow at the Al-Ahram center and a distinguished expert on Sudan, "our diplomatic capacities in Africa have been shrinking for decades; we depended on the United States and Europe.
"We neglected the major changes taking place on the continent and had no scholars, diplomats or military personnel who really knew Ethiopia. We have even proved incapable of resolving this impasse by activating the Coptic networks when the churches of both countries are closely connected."
And what about Sudan's policy shift, a country traditionally allied with Egypt? "The history of our countries' relations is very complex," Nabil Abdel Fattah explains.
"Sudan is a country which we occupied during half the 20th century and it became independent against our will. There is a kind of love-hate relationship between the two of us not unlike that which determines Franco-Algerian relations."
But time has passed and ties have weakened, and Cairo has neglected its neighbour to the South. On 30 June 1989, a coup in Khartoum brought Omar al-Bashir and his Islamists to power. "That regime has been in power for 28 years," an Egyptian diplomat observes, "and during all that time it has done all it could to sever the links between our two countries.
"It closed down the Egyptian universities in Sudan and fuelled hostility towards Egypt, especially among young people who hadn't known the period of good relations. Actually, power is in the hands of the Muslim Brotherhood who seek revenge for what happened in 2013."
Nabil Abdelfattah explains. "A culture of exclusion has developed in Sudan," he said. "The Salafists have extended their grip on society, on young people, often with the help of Saudi Arabia."
Nonetheless, he does acknowledge the existence in Egypt of an anti-Sudanese racism, and admits that his country has often neglected the development problems encountered by their neighbour to the south.
One of the contentious issues, regularly raised by Khartoum, concerns the Hala'ib triangle in south-western Egypt - which Sudan has claimed for its own since independence.
"They call it an occupied territory," Raslan says with indignation, "and describe our army using the word misraili, which associates Egypt (misr) and Israel, and establishes a parallel between Palestine and the Hala'ib.
"They lost South Sudan, which has become independent and raise their flag over Hala'ib to distract from that."
The two capitals frequently accuse one another of harbouring their neighbour's dissidents: The Egyptian Muslim Brotherhood and the Darfur rebels.
And yet apart from his ideological orientations, what characterises Omar Bashir, president of Sudan, indicted by the International Criminal Court (ICC) for crimes against humanity in Darfur, is his pragmatism.
For a long time he was allied with Iran, but in 2014 he broke with the Islamic Republic and joined forces with Saudi Arabia - which played a role in lifting American sanctions in 2017 - and sent several thousand soldiers to Yemen.
Even in Egypt, it is acknowledged that Khartoum's siding with Ethiopia on the Nile issue was a kind of realism: "Sudan realised that Ethiopia was going to win," an Egyptian diplomat explains, "and counts on reaping benefits from the situation, lots of free electricity."
He fails to mention the ecological fallout - but brandishes the unlikely possibility of the dam's collapsing "when Khartoum finds itself under thirty feet of water".
Already disputed by three countries, the Nile and the Horn of Africa have been taken hostage by the warring regional powers in the Middle East - Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Turkey and Iran. And in this extremely complicated game of chess, Egypt finds itself rather isolated.
After a difficult period, their relations with Saudi Arabia have improved, but Riyadh is still providing indispensable economic aid to Sudan, which has just devalued its currency.
"They've paid the price of blood in Yemen, and since the Saudis are Bedouins, that matters for them," an Egyptian intellectual observes, with a hint of contempt.
Already enjoying the support of Sudan and the United States, who regard it as a key ally in the war on terrorism, especially in Somalia and the Horn of Africa, Ethiopia recently received Turkish support as well.
A picture taken on May 28, 2013 shows the Blue Nile in Guba, Ethiopia, during its diversion ceremony. Ethiopia has begun diverting the Blue Nile as part of a giant dam project, officials said on May 29, 2013 risking potential unease from downstream nations Sudan and Egypt. The $4.2 billion (3.2 billion euro) Grand Renaissance Dam hydroelectric project had to divert a short section of the river -- one of two major tributaries to the main Nile -- to allow the main dam wall to be built. "To build the dam, the natural course must be dry," said Addis Tadele, spokesman for the Ethiopian Electric Power Corporation (EEPCo), a day after a formal ceremony at the construction site. AFP PHOTO / WILLIAM LLOYD GEORGE (Photo credit should read William Lloyd-George/AFP/Getty Images)
Its president, Mulatu Teshome, went to Ankara in February 2018 to meet with Erdogan. In November 2017, the Ethiopian prime minister had signed a major agreement in Doha for bilateral cooperation, and Qatar was even accused by the Egyptian press of financing the dam, a good example of fake news.
Ethiopia had cut diplomatic ties with Qatar in April 2008 following Al Jazeera's critical coverage of the situation in Ogaden.
If diplomacy fails, could there be a war?
"The next conflict in the Middle East will be over water (...) Water will have become a more precious resource than oil," Boutros Boutros-Ghali, who had just become UN General-Secretary, prophesied in 1992.
True enough, there is much sabre-rattling in the region and in January the Sudanese press announced the creation of a joint military force with Ethiopia, meant to protect the dam.
The Egyptian fleet is cruising in the straits of Bab el-Mandeb, playing its part in the Yemen war, but it could well become involved in a conflict with Ethiopia.
Water is becoming a rare and increasingly expensive resource
And Cairo has deployed troops in Eritrea, Ethiopia's bitter enemy with whom it fought a bloody war from 1998 to 2000.
"And yet," an Egyptian diplomat admits, "while our military superiority over Ethiopia is undeniable, a war scenario is unlikely. Egypt would be totally isolated. And the undertaking itself would probably not be as easy as our informant believes.
An Egyptian journalist adds: "For Sisi, it is preferable to wait until after the presidential election at the end of March."
But what will happen then? When the Ethiopians begin stocking billions of cubic metres of water next summer, and depriving Egypt of some of its resources?
Since 2013, Sisi has developed a nationalist, in fact a chauvinistic rhetoric; but when last year Egypt transferred to Saudi Arabia the islands of Tiran and Sanafir, where Saudi soldiers have just been stationed, there was much protest and a decline in Sisi's popularity, even among his most stalwart followers.
Is he going to let Egypt lose the Nile, the county's jugular vein for thousands of years?Alain Gresh is the Director of Orient XXI, a journalist and expert in Middle East affairs. He is the author of 'L'Islam, la Republique et le monde', Fayard, 2014 among many others. Opinions expressed in this article remain those of the author and do not necessarily represent those of Muqdisho Online, its editorial board or staff.
storvideo: 

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Si Dar Dar Leh...

$
0
0

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa si dar dar iyo xawli ah uga wada barnaamijka diwaangelinta ee Madaxtaabashadda iyo Tayeynta Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, waxaana deegaanadda hada laba bilaabay ka mida diwaangelintaasi Degmadda Dila shaqaalaha dawladda ee ka hawla halkaasi.
Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo mudo ka badan Bil hada ku gudo jira barnaamijka Diwaangelinta , Tirinta iyo Madax taabashadda ee Shaqaalaha dawladda Somaliland, ayaa isaga oo tafaasiil ka bixinaaya habka ay u wadaan shaqada iyo deegaanka Dila ee Galbeedka Hargeysa oo ay hada ka bilaabantay hawsha madaxtaabashadda iyo tayeynta ee shaqaalaha dawladdu waxa uu ku yidhi qoraalkiisa.
Dilla oo maanta la Diiwangeliyey
- Waxaa si dardar le u socota diiwaangelinta shaqaalaha dawladda ee ka hawl-gala dhammaan xarumaha iyo gobolada dalka, waxaana maanta si wanaagsan loo diiwaangeliyey shaqaalaha dawladda ee ku suggan degmada Dilla halkaas oo maalmahan loo dhaafi doonno degmooyinka xeebaha ee gobolka Awdal.
- Shaqaalaha ayaa ku qaabilaya hawl-qabadkan rejo iyo riyaaq iyaga oo huba in ay u horseedi doonto horumar iyo hiigisi cusub
Jid iyo Jiho Cusub.

storvideo: 

Jabuuti: Natiijada Doorashada Baarlamaan oo Si Rasmi Ah Loo Shaaciyay

$
0
0

Dalka Jabuuti waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay natiijada rasmiga ah ee doorashaddii baarlamanka ee 23ikii bishii February ka dhacday dalkaas.

Maxaa kasoo baxay kulankii R/W Kheyre iyo kaaliyaha...

$
0
0

Nairobi (- Online) - Ra'isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmay kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka David Malpass, kulanka oo saacad iyo wax ka badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan.
Waxaa diirada lagu saaray kulanka Amniga, Dhaqaalaha iyo Horumarinta dowlad wanaaga, waxa uuna Ra'isul wasaare Kheyre kulanka ka sheegay in Somalia ay ku taameyso isbedel dhan waliba ah.
Kheyre waxa uu sheegay in kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka David Malpass, uu xaqiijiyay inay ka go'antahay garabsiinta Somalia, sida dhinacyada Dhaqaalaha, Siyaasada, Horumarka iyo Amniga.
Nuqul kamid ah qoraalka Khayre uu kusoo daabacay bartiisa Twitter-ka ayaa u qornaa "Wada hadalka aan la yeeshay kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka waxa uu ahaa mid jawi wanaagsan ku soo dhamaaday, ujeedka wuxuu ahaa sidii loo xoojin lahaa caawimadda Soomaaliya, sidoo kale waxaa jiray kulamo kale oo aan la yeeshay masuuliyiinta dalkan."
Ra'isul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shirkaasi caalamiga ah kaga jawaabay su'aalo la xiriiray talaabooyinka ay xukuumadiisu ka qaaday soo celinta xasiloonida dalka, la dagaalanka saboolnimada, musuqa iyo hagaajinta hanaanka maamulka dhaqaalaha dalka.
Waxa uu Kheyre sheegay in shirkaasi uu ifafaalo u yahay horumarada ay Somalia kusii talaabeyso, waxa uuna cadeeyay in adduunka dhan ay hordhigi doonaan rabitaankooda.
Geesta kale, 6-dii March ee bishan Ra'iisul Wasaare Khayre ayaa Magaalada Washington ee dalka Maraykanka uga qeyb galay shirka (Forum Fragility 2018) oo looga hadlay Maareynta Dhibaatooyinka ka dhasha Nabadgalyo xumida iyo Xasilooni darada.- OnlineXafiiska Nairobi-@live.com
storvideo: 

Sawirro: Bashiir Goobe oo la kulmay dhigiisa dalka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Nairobi (- Online)-Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaaray Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.
Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa waxaa magaalada Nairobi kusoo dhaweeyay dhigiisa Kenya Isaya Osug, iyagoo kawada hadlay arrimo dhowr ah oo labada dhinac quseeya.
Labada Taliye ayaa isla soo hadalqaaday sida loo wada hormarin lahaa shaqooyinka Talisyada iyo in dowlada Kenya ay Somalia ka caawiso Horumarinta dhinacyada Xabsiyada, dhaqancelinta iyo tababarada guud ahaan.
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa ka qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu qabtay Akadheemiyada Ciidanka Asluubta Dowladda Kenya oo ku taalla Counting Kiambu.
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa xaflada ka sheegay in Kenya ay ku hormartay dhanka Xabsiyada iyo cadaalada.
Sidoo kale, waxaa isla xaflada goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Kenya oo isna halkaa ka jeediyay Khudbad.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Jabuuti: Natiijada Doorashada Baarlamaan oo Si Rasmi...

$
0
0

Dalka Jabuuti waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay natiijada rasmiga ah ee doorashaddii baarlamanka ee 23ikii bishii February ka dhacday dalkaas.
Horey waxaa loo soo saaray Natiijo ku meel gaar ah. Ramadan Muuse ayaa warbixintan soo diray.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:05:56 0:00
Direct link
Pop-out player
storvideo: 


US Secretary of State Rex Tillerson: Ethiopia needs ...

$
0
0

During a visit to Ethiopia, Rex Tillerson has said the answer to violence in the East African country was greater freedom, and that the country should lift its state of emergency as quickly as possible.
Speaking at a news conference in the Ethiopian capital, Addis Ababa, on Thursday, Tillerson said that the US recognized concerns over incidents of violence but "we do firmly believe that the answer is greater freedom."
"While we appreciate the government's responsibility to maintain control ... it is important that country moves on past the state of emergency as quickly as possible," he said.
Ethiopia declared a state of emergency in February to restore "law and order" after the prime minister, Hailemariam Desalegn, resigned suddenly. Although Ethiopia had looked like it was slowly opening up to allow more freedom for people who hold different opinions to the government, the resignation and emergency decree have triggered further political uncertainty and fueled strikes and shutdowns.
Tillerson critical of China's policy in Africa
During the press conference, the US Secretary of State also repeated comments he made earlier in the week for African countries to ensure they don't forfeit their sovereignty when they accept loans from China.
China surpassed the US in 2009 to become Africa's biggest trading partner - and its share of trade continues to grow compared to the United States. China also pumps billions into infrastructure projects around the continent, although these have attracted criticism for using Chinese labor and firms, and low-quality materials.
Ethiopia is home to some of China's biggest investments in Africa, from a railway to Djibouti that opened last year to factories and industrial parks - as well as the African Union headquarters, which Tillerson visited on Thursday.
"We are not in any way attempting to keep Chinese dollars from Africa," said Tillerson, whose visit to Africa is his first time since becoming secretary of state more than a year ago. "It is important that African countries carefully consider the terms of those agreements and not forfeit their sovereignty."
The chairperson of the African Union Commission, Moussa Faki, stressed at the same press
conference that Africans "are mature enough to engage in partnerships of their own volition which will be useful for the countries and the continent,".
Tillerson was also asked (twice) during the press conference about the derogatory 's***hole' remark that US President Donald Trump made about Africa in January. He refused to comment. For his part, Faki said Trump's Africa remark was "of the past."
"The incident is behind us, the visit by the secretary of state today is proof of the importance of relations between the different parties," he said.
Others focus on business, US pushes security
Tillerson's five-nation, week-long tour of the continent is primarily focused on security issues. He is due to fly to Djibouti, host to military bases owned by the U.S., China, Japan, France, and Italy. Tillerson will then visit Kenya, a US ally in the fight against al Shabaab Islamist militants in Somalia, before traveling to Chad and Nigeria, which are also battling to contain Islamist insurgents.
At the press conference, Tillerson said he had "a very good exchange" with Ethiopian officials about counterterrorism efforts.
The US currently has some 6,000 military personnel spread across Africa. Many of these are supporting African troops as well as other allies, such as France.
Source: DW
storvideo: 

Maxaad ka ogtahay Soomaaliya iyo Soomaalidu?

$
0
0

1. Ma ogtahay in nin u yimid Soomaaliya kahor 9000 BC?2. Ma ogtahay in Somalidii hore ay ahaayeen kuwa ugu horeeyay ee kor u qaadaya oo qurxiyo quruxda sanadka ee 3000 BC.3. Ma ogtahay in qoraallada iyo qoraallada laga helay mowjadaha Soomaaliya ayan illaa iyo hadda dhicin.4. Miyaad ogtahay in Sultanate of Caddaalad iyo Boqortooyada Aagga Somalida ay ilaalinayaan islaamiyiinta Islaamka oo ay wax ka qabtaan weerarrada xagjirka ah ee Portugal.5. Ma ogtahay in Zakaat ee Soomaaliya 150 sano ka hor ay u socotay Jasiiradda Carabta.6. Ma ogtahay in Soomaaliya ay leedahay munaasabadda Aqalka Eebbe (Kaaba)7. Miyaad ogtahay in Suldaan Axmed bin Ibraahim, oo ah nin gaas ah, wuxuu dilay Christopher oo ahaa wiilka reer Portugal ee Vascodi Gama.8. Miyaad ogtahay in suufiyiinta Ummadda ahi ay sadaqaysteen Sultan Ahmad ibn Yusuf al-soomaali.9. Ma ogtahay in Bortuqiiskii ugu horeeyay ee loo isticmaalo qoryaha ay ka soo horjeedaan Soomaaliya. (Sultanate of Justice)10. Miyaad ogtahay in Boqortooyada Ingiriisku ahayd markii ugu horeysay ee loo isticmaalo dagaalyahanno ka soo horjeeda Soomaaliya, halkaas oo ay qarxiyeen (Tilih).11. Ma ogtahay in Soomaaliya ay leedahay xeebaha ugu dheer Afrika.12. Miyaad ogtahay in Soomaaliya ay ka soo horjeesatay awoodda boqortooyooyinka ugu awoodda badan iyo dalalka adduunka (Portugal, Faransiiska, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya).13. Miyaad ogtahay in Soomaaliya leedahay kayd wayn oo saliid iyo gaas ah?14. Ma ogtahay in Soomaaliya ay leedahay maadooyinka ugu qaalisan (birta iyo birta, naxaas, aluminium, kalay, uran, dahab iyo dhagaxyo qaali ah)15. Miyaad ogtahay in dadka Soomaaliyeed ee Muslim 100/100 iyo waxbarashadiisa Sunni Shafei.16. Ma ogtahay in Soomaaliya lagu sharfay in ay soo booqato ehelada markii ay saaxiibbadaa ka degeen dekedda Zila ee kuyaalkii koowaad iyo labaad17. Ma ogtahay in shahiidkii koowaad ee Soomaaliya waa dagaalyahan Yaas Cismaan Taco18. Miyaad ogtahay in haweeneydii ugu horreysay oo Afrikaan ah ay hoggaamiso diyaarad ay tahay Hassan Abdi oo asalkiisu yahay Soomaali.19. Miyaad ogtahay in haweeneydii ugu horreysey ee ka tagta diyaarad taariikhda ah waa Mujaahidiinta Jihaad Cabdullaahi Xasan.20. Ma ogtahay in taliyihii ugu horreeyay ee militariga uu u adeegsaday qoriga Afrika, Sultan Ahmed Ghazi.21. Miyaad ogtahay in markii ugu horreysay ee furitaanka Boqortooyada Abyssinia ay tahay Sultan Ahmed Elghazi El-Fateh.22. Ma ogtahay in Battle of the Sea of blood ee Soomaaliya loo magacaabay ka dib markii ay Britian badan oo lagu dilay dagaalka, kuwaas oo dhiig ku daboolay goobta dagaalka.23. Ma ogtahay in cadawgu uu sheegayo (Ingiriiska, Faransiiska, Talyaaniga) oo isbahaysiiyay oo noqday saaxiibo si loo baabi'iyo kacaanka Soomaalida?24. Ma ogtahay in kacaankii ugu dheeraa taariikhda uu yahay kacaankii 21-jir ee Somaliya.25. Miyaad ogtahay in Soomaaliya iyo dadkeedu ay dagaal la galeen dagaalkii ugu dheeraa taariikhda, oo bilowday todobo qarniyadood oo 700-sano ah oo ka dhan ah Boqortooyada Abyssinia.26. Ma ogtahay in magaaladii ugu horreysay ay bilaabantay in ay dhisto muraayado waa Muqdisho, halkaas oo guryuhu ahaayeen afar iyo shan dabaq.27. Ma ogtahay in Warshadda ugu horeysay u fur oo jare aasaasay magaalada Muqdisho oo la soo saaray si ay Masar iyo Shaam, nooc gaar ah oo dhar maro magacaabay Banader.28. Ma ogtahay in ganacsatada Soomaaliyeed ay yihiin hoggaamiyeyaasha ganacsiga ee Asia iyo Afrika29. Ma ogtahay in dadka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa ugu horreeya ee soo galaya Islaamka.30. Ma ogtahay in dadka Soomaaliyeed ay si iskood ah u galeen Islaam iyo dagaal la'aan.31. Ma ogtahay in masaajidka ugu horeysay dhisay Islam waxaa la dhisay ee Soomaaliya, iyo gaar ahaan magaalada Saylac by bin Jaafar Abi Daalib oo isaga saaxiibbadiis ah marka ay degeen Saylac.32. Miyaad ogtahay in Firfircooniyiinta Soomaalidu ugu yeedheen dalkii Ilaah?33. Ma ogtahay in Giriiggii qadiimiga ahaa ee loogu yeeray Soomaaliya ee magaca Azaaniya.34. Miyaad ogtahay in dadka reer Roomaanku ku magacawday Soomaaliya magaca Berberoni.35. Ma ogtahay in Feereeriyaanka ay Soomaaliya ku magacawday magaca gobolka fooxa.36. Ma ogtahay ciidammadu Sultan Axmed oo ahaa boqorkii dalka Abyssinia Kalawdiyos iyo taliyaha ciidamada saliibiga ah ee Battle of Christopher Anasi ee 1542 lagu dilay.37. Ma ogtahay in in 1913, ku dhawaaqay Wasaaradda Great Britain iyo deegaanada ay u barooranayeen dilka taliyaha ciidanka iyo in ka badan oo askari ay Soomaaliya dagaalka ku Dlmadoub markii ugu horeysay taariikhda Britain Great wuxuu leeyahay baroor.38. Ma ogtahay in Great Britain ay hoos u dhigtay in ka badan 100 bam la duuliyay qalcadda Tilih oo ma dhicin.39. UK ma ogtahay in kacaankii Somaliya ee uu xukumay hargabka faafa ee la tixgeliyey cudurkaasi wakhtigaas?40. Ma ogtahay in magaca magaalada Hargeisa ay ka dhigan tahay dhulka hooska iyo waddada Harar?41. Ma ogtahay in magaca magaalada Berber micnaheedu yahay codka libaaxyada jilicsan, iyo sidoo kale codka biyaha?42. Ma ogtahay in magaca magaalada ama Bandarkasem Bosasso in aasaasihii ee baayacmushtariga oo Soomaali Qasim bin Ahmed bin Kptanley Herty iyo sidoo kale Bosasso waa magaca geela.43. Ma ogtahay in magaca magaalada Galkaio macnaheedu yahay in laga eryo Gala.44. Ma ogtahay in magaca magaalada Muqdisho, taasoo la micno ah saamiga kursiga Shah ayaa Hirzaean oo sidoo kale loo yaqaan qaybta cas boqorradii u talin jiray iyo dameerro in muddo ah muddooyinka.45. Ma ogtahay in magaalada Kismaayo ay ka dhigan tahay meel aad u fog. 46. Ma ogtahay in suufiyiinta Ummadda ah ay canshuur bixiyaan Suldaan Axmed bin Yuusuf Sultan oo ka tirsanaa Boqortooyada Soomaaliya ee Jaboron ...Qaar ka mid ah laga yaabo in u malaynayaa in tirooyinka iyo khadadka yihiin taariikhda Soomaaliya iyo Soomaalida, laakiinse waa waxyaalahaas oo keliya madaxdii qalimaan line kasta oo loo baahan yahay in bogagga iyo ku qor taariikhda Soomaaliya iyo Soomaalida ma noqon doonto in ku filan isaga mid daabacaadda saxaafadda, ma buugaagta iyo fayl. Taariikhdeenu waa mid aad iyo aad uwanaagsan oo xiiso leh iyo tartamo iyo dhamaystir sheekooyin, dhacdooyin iyo cajiib ah ...
Diyaarinta ... Abdul Razzaq Soomaali ...
Share this:
Related
storvideo: 

Daawo :Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Swizerland Oo...

$
0
0

Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Swizerland Oo Markii Labaad Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Barakacayaasha Ku Dhaqan Degmada Balli-Mataan .
Hoos Ka Daaw Muuqaalka .
[embedded content]
storvideo: 

Madaxweyne Waare Oo Jowhar Ku Qaabilay Saraakiil Ka...

$
0
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Ku Qaabilay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay oo booqasho ku yimid Halkani, iyagoo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin wax ka qabashada baahiyaha ka jira Hirshabelle oo ugu horeyso Abaarta iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen QM horumarinta iyo [...]
storvideo: 

Khudbaddii gacan ku dhiiglaha

$
0
0

9th March 2018 admin Category :
Dumarka caalamku maanta waxay u dabaal degayaan maalinta Hooyooyinka , halka Dumarka Hargaysa ay iyagu maanta dhagaysanayeen Bootada Gacan ku dhiigle Biixi oo ku caan baxy kufsiga Dumarka aan la beesha ahayn.
[embedded content]
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live