Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

7 Qof Oo Hal Qoys ahaa Oo ku dhintay dab ka kacay...

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dab khasaaro Nafeed geystay oo Xalay Saqdii Dhexe ka kacay Guri ku yaalla Nawaaxiga saldhigga Booliska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
Dabkan ayaa la sheegay in uu ka dhasahy Koronto, waxaana ku dhintay illaa 7 Qof oo kala ahaa Hooyo iyo 6 Caruur ah oo ay dhashay.
Sidoo kale waxaa Dabkaasi ku dhawaacmay Aabaha Qoyskaasi oo iminka lagu dabiibayo Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.
Maamulka degmada Yaaqshiid ayaa ka qeyb qaatay Gurmadka loo fidinayay Qoyskaasi,waxaana maamulku uu la wareegay Daryeelka Caafimaad ee Aabaha Qoyskaasi.
Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdisho ayaa ka warbixiyay dabkaasi.Halkan hoose ka dhageyso Codka.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/2.mp3
storvideo: 

Waxaanu Wareysi Idiinka Haynaa ABwaan Axmed...

$
0
0

(Toggaherer)-Waxaanu Wareysi Idiinka Haynaa ABwaan Axmed Saleebaan Bide,Oo yidhi Farmaajo Wadadii Adeerkaa Siyaad Bare Ha raacin.
Wareysi xiiso badan waxaanu idiinka haynaa abwaan Axmed saleebaan bide oo wareysi xiiso badan oo aanu la yeelanay oo uu noogu waramaayey madaxweynaha xukuumada taagta daran ee somalia farmaajo kula dardaarmay in aanu raacin wadadii adeerkii siyaad bare ku jabay,waxaanu abwaanku ka xogogaal waramay midnimadii israacii lagu hungoobay iyo qadaiyada somaliland sida aanay girgortanka u wali karinba.
dhinaca kalena abwaan axmed saleebaan bide waxa uu si faahfaahsan uga waramay qiimihii uuu lahaan jiray fanka soomaalidu iyo hal abuurkuba ,waxaanu abwaanku talooyin wax ku ool ah u jeediyey dhalinyarada somaliland.
Goor dhow naga fisha muuqaalka wareysigaasi oo faahfaahsan.
storvideo: 

Two Mombasa men arrested headed to Somalia to join Al-Shabaab

$
0
0

Police are holding two men believed to be Al-Shabaab recruiters who were trying to sneak out of the country to join Al-Shabaab in Somalia.
The two Kenyans Suleiman Hemed Mwandilo and Salama Salim Mohamed were apprehended in Takaba, Mandera on Wednesday, March 14 by security officers while seeking to travel to Somalia.
Police say the two individuals are key Al-Shabaab facilitators and recruiters who were attempting to cross over to Somalia and continue with their recruitment and facilitation of terror activities.
They include 37-year-old Salama Salim Mohamed who is a Digo fisherman from Maweni in Mombasa while Suleiman Hemedi Mwandilo, 39, is a resident of Bagani within Likoni, Mombasa.
Security officers intercepted the two at a roadblock in Takaba as they were planning to cross over to Somalia through the El-Wak – Boroache route.
The two who were presented in court and initially claimed they were heading to Elwak to market fish products and police were allowed to hold her for 30 days to complete their investigations. The two are said to have been active members in the Al-Shabaab facilitation and recruitment network in Mombasa.
According to police, the two men were also engaged in drug peddling and other petty crimes in Likoni, Mombasa and were being monitored by security agencies for some time before their arrests. A police report also shows that the two were part of Ramadhan Hamisi Kufungwa’s network.
Ramadhan is a Kenyan fighter and a middle-level commander within Al-Shabaab ranks and file in Somalia.
He is also a key recruiter and facilitator who has recruited and facilitated youths mostly from Majengo and South Coast to join Al-Shabab in Somalia.
Ramadhan was born in Ukunda, Kibundani area and schooled in Bongwe Primary School after which he proceeded for religious studies at Ijtihaad Madrassa and Maganyakulo Madrasatul Tawheed Islaamiya.
In 2011 he is believed to have travelled to Somalia to join Al-Shabaab but later on returned to become a fanatical adherent and follower of the late Aboud Rogo and Abubakar Shariff aka Makaburi.
Ramadhan is also reported to have gone back to Somalia where he leads a recruitment cell in the South Coast and Tanzania.
It is said that the network targets mostly social misfits within the community who have lost hope in life and are ready to do anything for pittance.
Such individuals targeted include HIV positive individuals and drug addicts who are then trained and sent back home as suicide bombers. The network has reportedly spread its tentacles in the South Coast and spread to Tanzania.
The post Two Mombasa men arrested headed to Somalia to join Al-Shabaab appeared first on Shabelle.

Two Mombasa men arrested headed to Somalia to join...

$
0
0

Police are holding two men believed to be Al-Shabaab recruiters who were trying to sneak out of the country to join Al-Shabaab in Somalia.
The two Kenyans Suleiman Hemed Mwandilo and Salama Salim Mohamed were apprehended in Takaba, Mandera on Wednesday, March 14 by security officers while seeking to travel to Somalia.
Police say the two individuals are key Al-Shabaab facilitators and recruiters who were attempting to cross over to Somalia and continue with their recruitment and facilitation of terror activities.
They include 37-year-old Salama Salim Mohamed who is a Digo fisherman from Maweni in Mombasa while Suleiman Hemedi Mwandilo, 39, is a resident of Bagani within Likoni, Mombasa.
Security officers intercepted the two at a roadblock in Takaba as they were planning to cross over to Somalia through the El-Wak - Boroache route.
The two who were presented in court and initially claimed they were heading to Elwak to market fish products and police were allowed to hold her for 30 days to complete their investigations. The two are said to have been active members in the Al-Shabaab facilitation and recruitment network in Mombasa.
According to police, the two men were also engaged in drug peddling and other petty crimes in Likoni, Mombasa and were being monitored by security agencies for some time before their arrests. A police report also shows that the two were part of Ramadhan Hamisi Kufungwa's network.
Ramadhan is a Kenyan fighter and a middle-level commander within Al-Shabaab ranks and file in Somalia.
He is also a key recruiter and facilitator who has recruited and facilitated youths mostly from Majengo and South Coast to join Al-Shabab in Somalia.
Ramadhan was born in Ukunda, Kibundani area and schooled in Bongwe Primary School after which he proceeded for religious studies at Ijtihaad Madrassa and Maganyakulo Madrasatul Tawheed Islaamiya.
In 2011 he is believed to have travelled to Somalia to join Al-Shabaab but later on returned to become a fanatical adherent and follower of the late Aboud Rogo and Abubakar Shariff aka Makaburi.
Ramadhan is also reported to have gone back to Somalia where he leads a recruitment cell in the South Coast and Tanzania.
It is said that the network targets mostly social misfits within the community who have lost hope in life and are ready to do anything for pittance.
Such individuals targeted include HIV positive individuals and drug addicts who are then trained and sent back home as suicide bombers. The network has reportedly spread its tentacles in the South Coast and spread to Tanzania.
storvideo: 

Madaxweyne Farmaajo Oo shir muhiim ah uga qeygalaya Rwanda

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha JFS ayaa lagu wadaa in dhawaan u ambabaxo dalka Rwanda oo uu uga qeyb galayo shir muhiim ah.
Madaxweyne Farmaajo ayaa qeyb galaya Shirka Ganacsiga xorta ah ee Qaarada Africa oo Beri ka furmaya dalkaasi.
Shirkan oo ah mid ballaaran ayaa waxa qeyb galaya ku dhawaad 30 dal oo kala ah:- Niger, Uganda, Chad, Congo Brazzaville, Djibouti, DR Congo, Togo, Mauritania, Gabon, Guinea, Senegal, Kenya, Mali, Madagascar, Guinea Bissau, Mozambique, Nigeria, Burkina Faso, Central African Republic, Libya, Comoros, Sahrawi, Ghana, Lesotho, The Gambia, Somalia, Angola, Zimbabwe iyo South Africa.
Safarkan ayaa ku soo aadaya, xilli dhawaan madaxweyne Farmaajo uu ka baaqday socdaal uu ku tagi lahaa dalka Qatar sababo la xariira khilaafka hareeyay Golaha Shacabka ee BFS.
The post Madaxweyne Farmaajo Oo shir muhiim ah uga qeygalaya Rwanda appeared first on Shabelle.

Shir looga hadlayo dagaalka Al Shabaab Oo ka furmay...

$
0
0

Kampala ( Sh. M. Network )-Taliyeyaasha nabad sugida iyo sirdoonka qaar ka mid ah dalalka Africa ayaa shir looga hadlayo lagaalanka waxa loo yeero Argagixisada waxa uu uga furmay magaalada Kampala ee Caasimaddaa dalka Uganda.
Shirkani oo labo maalin socon doono ayaa waxaa kampala ka daah-furey taliye ku xigeenka Ciidanka xoodga dalka Uganda major General Wilson Mbadi.
Taliyaha oo warbaahinta la hadlayay kadib furitaanka shirka ayaa hoosta ka xariiqay in saakiisha shirka ka qeyb galeysaa ay is weydaaran doonan aragtiyo ku aadan, sidii loola dagaalami lahaa kooxaha Argagixisada, sida Al Shabaab.
Sidoo kale waxa uu sheegay in shirka lagu falanqeyn doono meelaha iyo ilaha ay dhaqaalaha ka helaan kooxahaasi iyo sidii looga hortagi lahaa cidkaste oo maalgalisa waxa loo yeero Argagixisada.
Shirkana ayaa waxaa ka qeyb galaya taliyeyaal sare sare oo ka kala socda hay'adaha nabad sugida iyo sirdoonka ee dalalka Uganda, Kenya, Tanzania, Rwanda, Somalia, Mauritius, South Sudan, Sudan, Djibouti, Comoros iyo Madagascar.
Gabagabada shirka ayaa la filayaa in laga soo saaro War-murtiyed ku aadan sida ugu fudud ee lagul dagaalami karo kooxahaasi.
storvideo: 

Booliska oo qabtay madaxweynihii hore ee France...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Paris (- Online) -- Madaxweynihii hore ee dalka France Nicolas Sarkozy ayaa loo kexeeyey Saldhig Boolis si loo weydiiyo su'aalo ku saabsan eedeymo loo soo jeediyey oo ku aadan inuu lacag ka qaatay hogaamiyihii geeriyooday ee dalka Libya Col Muammar Gaddafi si uu ugu galo olole doorasho.
Booliiska Faransiiska ayaa baaraya Nicolas Sarkozy kaasoo loo heysto inuu qaab sharci darro ah lacag uga qaatay Muammar Gaddafi si uu ugu adeegsado ololihiisii doorasho sannadkii 2007dii.
Mr Sarkozy wuu beeniyey inuu wax qalad ah sameeyey. Iyadoo isaga iyo Xisbigiisuba ay awoodi waayeen inay awoodda dalka France kusoo laabtaan sannadkii 2012kii.
Nicolas Sarkozy ayaa waxaa la sheegay in su'aalo lagu weydiiyey Saldhigga ku yaalla degaanka Nanterre, oo ku yaalla Waqooyiga caasimadda Paris.
Baaritaanka la xiriira inuu Nicolas Sarkozy lacag ka qaatay Gaddafi si uu ugu adeegsado ololihiisii doorasho ayaa bilowday sannadkii 2013kii. Wararka ayaana intaas ku daraya in Brice Hortefeux oo saaxiib dhow la ah Sarkozy kana tirsanaa Wasiirradiisii sidoo kale su'aalo la weydiiyey maanta oo Talaado ah.
Ziad Takieddine oo ah ganacsade asal Lebanese ah balse heysta dhalashada France ayaa horay u caddeeyey inuu Sarkozy lacag ka qaatay Gaddafi si uu ololihiisii doorasho qaab sharci darro ah ugu adeegsado.- OnlineXafiiska Paris-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter

Meydadka Xubno ka tirsanaa Al Shabaab Oo lagu soo bandhigay Gedo

$
0
0

Buurdhuubo ( Sh. M. Network)-Saraakiisha Ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa maanta degmada Buurdhuubo ku soo bandhigay Meydadka illaa 2 xubnood oo ka tirsanaa Al Shabaab, kuwaas lagu dilay dagaal ka dhacay magaaladaasi.
Korneyl Guhaad Maxamuud Cumar Tima Jilac oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada dowadda ee G/ Gedo ayaa sheegay in Meydadka la soo bandhigay ay ahaayeen Rag ka tirsanaa Al Shabaab oo Xalay weerar ku soo qaaday degmadaasi.
Waxaan uu tilmaamay in Meydadka laba kale ay horay u qaateen Xarakada Al Shbabaab, sida uu hadalka u dhigay.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/shardi-1.mp3
The post Meydadka Xubno ka tirsanaa Al Shabaab Oo lagu soo bandhigay Gedo appeared first on Shabelle.

Meydadka Xubno ka tirsanaa Al Shabaab Oo lagu soo...

$
0
0

Buurdhuubo ( Sh. M. Network)-Saraakiisha Ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa maanta degmada Buurdhuubo ku soo bandhigay Meydadka illaa 2 xubnood oo ka tirsanaa Al Shabaab, kuwaas lagu dilay dagaal ka dhacay magaaladaasi.
Korneyl Guhaad Maxamuud Cumar Tima Jilac oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada dowadda ee G/ Gedo ayaa sheegay in Meydadka la soo bandhigay ay ahaayeen Rag ka tirsanaa Al Shabaab oo Xalay weerar ku soo qaaday degmadaasi.
Waxaan uu tilmaamay in Meydadka laba kale ay horay u qaateen Xarakada Al Shbabaab, sida uu hadalka u dhigay.Halkan hoose ka dhageyso Codka.

Biyo Balaadhintii Magaalada Hargeysi miyey Rajo Beeshay

$
0
0

"Mararka qaarkood waxaan ku waayaa Macmiil, isagoo maydhanay ama suuliga ku jira Biyuhu ka Go'aan."
"Beebku wuu ku jiraa aqalkayga Biyo-na ma helno, hadana Lacag baan bixiyaa Bil walba Lacag kale oo dheeradana Biyaan ku shubtaa." Hooyo Nuura Axmed Oo Ku Nool Hargeysa Xaafada Goljano waxay leedahay 9 Caruur ah.
Waxay biyaha ka shubataa dameerlayaasha(Biyoole) taas oo biyuhu qaali ku yihiin, waxaanay sheegtay inay wali qaali ku yihiin
"Waxaan shubtaa laba foosto malin walba, waxaa layga qaadaa bishii lacag dhan 360,000 SHL"
Hooyo Nuura kali kuma ah Xaaladan biyo la'aanta, Jaamac Maxamed oo 62 jira oo ku nool Xaafada 31 may oo reerkiisu ka koobanyahay 7 Caruur ah biyaha waxa bishii kaga baxa $50 Dollar, waanu ka baqaa inuu biyaha afka u cabo madaama aanu garanayn meel laga soo dhaamiyey.
"ma garanayo biyaha meel boyaduhu ka keenaan waxaan uga baqaa Caafimaadkayga." Jaamac
Cabdicasiis Xasan, oo ah dirawalka Booyada ayaa noo sheegay inuu ka keeno biyaha tuulada xaraf, wuxuu noo sheegay in biyaha uu dadka ka iibiyaa ay nadiif yihiin, Laakiinse mananan hayn sabab aanu ku xaqiijin karno hadalka dirwalka Booyada cabdicasiis
Waxa la aaminsan yahay In ka badan Hal million iyo badh Dadka ku nool Hargeysi biyo ma helaan, ilaa 2011 kii Mashruuca biyo balaadhinta Hargeysi wuu socdaa wali muu dhamaan waxaanu dibu dhac ku yimid dhawr jeer oo la sheegay wakthiguu dhaanayo taas oo aan wax sax ah noqon.
Saddex sano ayaa laga joogaa wakhtigii ay sheegeen in Hargeysa biyo helayso. Nasiib daro ma sheegi karno goorta ay Hargeysi biyo heli dooto.
Walaacaasi wuxuu sameeyay Muwaadiinta iyo ganacsatadaba ku nool Hargeysa
"Mararka qaarkood waxaan ku waayaa Macmiil, isagoo maydhanay ama suuliga ku jira Biyuhu ka Go'aan." Nimcaan Mawliid Maamulaha Huteelka Imperial Oo ku yaala Shacabka Hargeysa ayaa wuxuu yidhi waxaanu kayd u haysaana Barkad iyo laba taangi oo qaada 40 foosto hadana biyuhu way naga go'aan qiimuhuna waa nagu qaali.
Waxa kaga baxa kharashka biyaha in ku dhaw $560 Bishii.
Qof kasta oo Hargaysa ku nool waxa uu walaac ka haystaa helitaanka biyo nadiif ah xataa Cabdi Maxamed, oo ku shaqaaysta gaadhi dameerada (Biyoole) wuxuu sheegay inaanu macmiishiisha u helin biyo ku filan,
"waxaan malintii dhaamin jiray 12 foosto imika hoos u dhac baa ku yimid biyuhu way sii yaranayaan waxaan helaa maalmaha qaar 5 ilaa 6 foosto"
Dadka Hargeysa ku nool waxay walac wayn ka qabaan goortay biyo qasabaduhu soo gaadhi doonaan kana haqab beeli doonaan baahidoodan biyaha ee ay qabeen mudada dheer.
Wargeyska Waaheen wuxuu sii wadi doonaa inuu raadiyo xog intaan ka dheer oo laga helo saraakiisha ka wakiilka ah biyaha si ay uga war bixiyaan goorta mashruucani dhamanayo dadkuna biyo helayaan

BAROORTU ORGIGA KA WEYN (BUUGA SOOYAAL) Hiba Essa

$
0
0

Buug qoris, daabacaad iyo faafin intaba waynu naqaanaa oo inaguma cusba hadday noqdaan kuwo Soomaali ah iyo kuwo afaf kale ahba, amaba u nidaamsan si Heer Caalami ah (International Book Standards) iyo kuwa aan u nidaamsanaynba. In badan ayeynu aragnaa, maqalnaa bandhigyo lagu furayo buugaag kala duduwan waliba 8 sanno ee u danbeeyay aad bay u soo kobcayeen buugaagta lagu qoro Afka Soomaaligu in kasta oo aanu jirin tirakoob sax ah oo lagu sameeyay tirada buugta ee Afka Soomaliga ku soo baxa sanad walba.
Buugaagta, Maqaalada , filimada, gabayada iyo aragtiyahaba (Art theories) intaba waa la naqdiyaa, naqdintu afka ingiriisida waxay ku noqonaya (Criticizing) oo ah in la sheego god-daloolooyinka uu buugaa, Maqaalkaa, filinkaa ama aragtidaasi leedahay. Taasi oo dad u hagarbaxay cilmina u leh arrintaasi ay u tafaxaytaan iyaga oo waliba si cilmiyaysan u qeexaya sababaha ay u aanaynayaan inuu dheeli iyo qalad kaga jirto.
Aan hoos u daadago. Labadii toddobaad ee u danbeeyay waxa in badan soo noqnoqonayay in la canbaraanayey buuga Sooyaal oo ka waramaya taariikhdii Sayid Maxamed Cabdalle Xasan oo sida aan filayo Soomalida aad looga dhex garanayo sharaxaad badana aan u baahneyn, buugaas oo uu qoray Cabdiraxamaan Cabdillahi Faarax (Guribarwaaqo) oo hadda ah Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Wacyi galinta & Daqanka. Buugaasi waxa lasoo bandhigay oo bulshada si rasmiyana loosoo gaadhsiiyay dabayaaqadii sanadkii 2012 oo hada laga joogo ku dhawaad lix sanno.
Buugaagtu way kala duwan yihiin balse aynu dul istaagno buugta taariikhda ka waramaya ama soo tabinaya wax hore u dhacey. Buugtaas sida magacoodaba laga dheehan karo waa taariikh iyo wax tagey. Wax la saadaalinyo, wax la sawirayona maaha waa xaqiiq dhacdey in sideeda loosoo tabiyona ay tahey. Garo,oo lama odhan inta xuna ka taga inta sanna soo gudbiya balse waa taariikhdii ama Sooyaalkii uunbaa lagu soo koobayaa ama ha tabnaado ama ha tognaado,e. qofka soo gudbinaya habkuu doonaba haw soo gudbiyee (Qoraal, Hadal, Muuqaal & IWM) waxa la gudboon inuu aad usoo hubiyo saxnaanta waxa uu umadda dhex keenayo, wixii khalad ah ee ka yimaadana isaga/iyada ayaa u qoolan.
Buugaag badan ayaa laga qorey Sayid Maxamed Cabdalle Xasan, buug kaliya oo dhamaystiray Sooyaalkiisii ma jiro buug kasta in kamid ah inta uu qoraagu hadba ka gaadhey baa lagasoo qoray, qof walbana intii aragtidiisa & aqoontiisa ah ayuu miisaan saarey oo yidhi Sheekh buu ahaa iyo muu ahayn, mujaahid buu ahaa iyo muu ahayn. Taasi inooma taalo haatan wakhtina ku lumin mayno.
Haddaba buugan Sooyaal waxa ku xusan taariikh balaadhan oo uu Sayidku lahaa waliba tu daaha lagaga faydayo dhaqamadii xumxumaa ee uu Sayidku ku kici jiray ee wiiqayey habdhaqanka suuban ee diinta Islaamka iyo waliba erayadii gafka & anshax darada ahaa ee uu kusoo qaadan jiray gabayadiisa badh ka mid ah. Waxa buuga ku qoran waa run & been toona odhan maayo balse waxa ku jira tuducyo laga soo dheegtay gabayo ay dad kale tiriyeen oo lagaga dhiidhiiyo in uu gabyaaga Soomaliyeed meel kaga dhaco karaamada & sharafta umadda u Illahay karaameeyay, wax aanay diinta & dhaqanka suuban ku lid ahna aanu la iman. Taasi oo uu buugu sheegayo in qofka lagaga saari jiray gabyaanimada , isla jeerkaasna la marin jiray xeerarkii u yaaley cidii gefkaa la timaada. Buugu isaga oo tusaaleyaal soo qaadanaya ayuu soo qaatey gabayo ay ka mid yihiin gabey uu tiriyey nin la odhan jiray Dhoola-yare iyo gabay uu tiriyey Ismaaciil Mire oo tuducyadii gefka uun laga soo qaatey si tusaale ahna meesha loo keenay ee aanay ujeedadu ahayn in iyaga la faaleeyo.
Labada gabeyba waxa ku xusan gefaf haba kala badnaadeene, bulshadii Soomaliyeed ee markaa dhaqnayd intii la deegaan ahayd jawaabona waa siiyeen, qaar kamid ahna gabyaanimadii Soomaalida waa laga saarey.
Haddaba waxa jira tuducyo ka mid ah gabay uu tiriyey Dhoola-yare oo ah ka dadka lagu majaro habaabinayo ee la leeyahay imika waxbaa la aflagaadeeyay. Bal aynu dul istaagno inta uu buugu tusaalaha u soo qaatey
Hablaha Ciidagale saw waxaan soo hubsaday maaha
Saw waxaan habeen & dharaar hoy la galay maaha
Saw wuxu markay hilib arkaan soo hirmaca maaha
Saw wuxu shantuu hugur dhaliyo haawato leh maaha
Alle mayna leeyahay? waa marka koobaade gabeygan qoraagu tusaale ayuu usoo qaatey isaga oo ku sheegaya sida aanay marnaba bulshada Soomaaliyeed uga raali ahayn aflagaadada qaawan ee dadka lagula kacayo. cid baa se tirisay sababtii iyo taariikhdii uu gabeygu kusoo baxayna way caddahay oo dadka waayeelka ah haddii aad wareysato way ku sheegayaan madaama ay bulshadeenu tahay bulsho hadal (oral Society) oo hadal wax iskugu tabin jirtay. Waa marka labaade waxaa laynagu wareeriyey hablihii Ciidagale (Qabiil Isaaqa ka tirsan) ayaa la af lagaadeeyay, waxa aynu isla garwaaqsanahay in dadka inta san iyo inta xuniba ay qabiilo kasoo wada jeedaan, qabiil wada xariir ah iyo qabiil wada xoor ahna aan lasoo helayn. Qabiil qabiil looma xuma ee qof qof baa loo xunyahay, ninka gabeyga tiriyey hablaha Ciidagale meel uu ku gaadhey iyo meel ku arkay dhamaan in aanay jirina xoorka caanahay ka cadahay. Cabirkiisa shakhsiyeed ayaa gaf uu ku arkay hal qof u rogtay uun qabiil dhan. Caqliga fayoobina waa ogsoonyahey in aanay arrinkaasi wax la liqi karo aanu ahayn, waanay jirtaa oo ma cusba in fal uu qof geystay qabiil dhan loo eedeeyo sooyaalka gabeyada Soomalida waa laga soo helayaa.
Haddaba weydiimaha yaalaa waxay yihiin buuga 2012kii la furay ee lasoo bandhigay maanta oo 2018 la joogo maxaa loosoo hadal hayaa? Tuducyada aan wax alla wax ay ku fadhiyaan jirin (waayo waa wax tagey, wax tageyna tiigsimaad maleh) maxaa loo buunbuuniyaa? Waa maxey u jeedada dhabta ah ee ka danbaysa arrintan?.
Maanta oo la joogo 2018 Qoraaga Buugu waxa u hayaa xil qaranka Jamhuuriyada Somaalilaan, waxa lagu xasuustay ee loo buunbuuniyay buuga 2012 kii la soo bandhigay dhawr arrimood uun bay salka ku haysaa
1. Shakhsiyaad danahooda gaar ahaaneed iyo cuqdada haysa uga faa,iideystay wax aan sal & raad toona laheyn oo ay raganimadooda kusoo dhacsan kari waayeen.
2. In ay yihiin dad iska jecel xajiimaynta & xagxagashada dadka marka ay saluugaan qofku meeqaam uu gadhey waa sidey aaminsanyihiine.
3. In cida arrinkan ka danbeysaa ay ka dharagsan tahey in in badan oo bulshadeena ka mid ah aanay ka fiirsi iyo is qabasho lahayn ee wixii dhagta loogu rido ay la yaacaan.
Ujeedada dhabta ah ee ka danbaysaa waa in qoraaga buuga sharaftiisa dhulka la jiido, balse taasi wax saameyn ah ku yeelan mayso. dheemanta haddii dhoobo lagu walaaqo way dhalaashaa uun. Qofku haddii uuna ku tilmaamnayn waxa laga sheegayo ayaamo hala hadal hayo balse wax alaala wax ay udhimayso ayaan jirin.
Qabiilka Ciida-gale waxa ku jira Hooyooyin sharaf & karaamo leh, Hablo haybad & wanaag leh, Rag Halyeyo ah iyo kuwo Aftahan ku ah sugaanta Soomalida si lamida qabiilada kale ee Soomaaliyeed ixtiraam & maamuus baanay mudan yihiin sida ay cid kasta u mudan tahey intan yar ee meesha ku qoranina wax ala wax ay ka badaleyso qof meeqaamkii ma jirto ee hala kaadsho.
Cabdiraxmaan C. Guribarwaaqo wallow aanan aqoon dheer u laheyn haddana waxa uu ii ahaa bare, mudadii koobnayd ee aan ardeygiisa ahaa kumaan maqlin isaga oo aflagaadada dadka iyo wax kasheegooda soo hadal qaaday, waa qof ixtiraamka & wanaaga yaqaana oo aad ka nabed galaysid.
ALLAA-MAHAD-LEH
W/Q Hibo Ciise Maxamedhibafaakhir@gmail.comhttp://gaarabidhaan.blogspot.tw/
storvideo: 

Kusimaha Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan...

$
0
0

Madaxweyne Jamhuuriyadda Soomaaliya Oo Kampala Kaga Qeyb Galay Shir Ku Saabsanaa Istaraatiijiyadda Xoojinta Ciidanka Soomaaliya, Natiija Wanaagsanna Ka Soo Baxday. 01/03/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb galayey shir ku saabsanaa istaraatiijiyadda xoojinta Ciidanka Soomaaliya.Shirkan ayaa [...]
storvideo: 

Amiirka Qadar oo safiir culus u soo magacaabay...

$
0
0

Amiirka Qadar oo safiir culus u soo magacaabay Soomaliya
Mar 20, 2018 -
Amiirka dalka Qatar ayaa Safiir u soo magacaabay Soomaaliya, kaasoo dalkaasi uga wakiil noqon doona Soomaaliya.
Wareegto maanta kasoo baxday Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad Al-thani ayaa loogu magacaabay Xasan Xamza Asad Haashim inuu noqdo safiir aan caadi ahayn oo dalka Qatar u qaabilsanaan doona Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Qaraarkan ayaa dhaqan galay maanta oo la soo saaray, wuxuuna ku soo beegmayaa iyadoo dhowaan la filayo inuu Madaxweynaha Soomaaliya safar rasmi ah ku tago dalka Qatar.
Qatar ayaa ka mida dalalka Khaliijka ee ku loolamaya xaaladda Soomaaliya, waxaana dhowaan xumaaday xiriirka Imaaraadka iyo dowladda Soomaaliya, kadib markii shirkadda DP World ay heshiiska dekadda Berbera ka soo horjeesatay.
Safiirka aan caadiga ahayn (Ambassador Extraordinary) ayaa ah mid awood badan oo xaq u leh inuu heshiisyo ku geli karo magaca dowladda uu metelayo, wuxuuna awood ahaan ka sareeyaa safiirada caadiga ah ee dalalkooda u fadhiya dowlaha kale.
Ma jirin wax safiir ah oo dowlada Qatar ka joogay Soomaaliya, marka laga reebo diblomaasi arrimo fuliye ah oo u joogay Muqdisho sanadahan
English News
storvideo: 

Ra iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo xafiiskiisa ku...

$
0
0

Ra iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer caalami ah
Mar 20, 2018 -
Raisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee dowlada Talyaaniga u qaabilsan Geeska Afrika Mudane Luciano Pezzotti iyo wafdi uu horkacayo oo maalintii labaad booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho - Somalia.
Mudane Khayre iyo Luciano Pezzotti ayaa ka wada hadlay qodobo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dal, kordhinta taageerada Talyaanigu siiyo Somalia gaar ahaan dhinacyada amaanka, dhaqaalaha iyo soo celinta adeegyada bulshada.
Raisul Wasaaraha ayaa warbixin ka siiyey Luciano Pezzotti iyo wafdigiisa horumarka ay ku talaabsatay Xukuumadiisa mudadii sanadka aheyd ee ay jirtay iyo guulaha ay ka soo hoysay hagaajinta Maamulka dhaqaalaha dalka, Xoojinta amaanka, dib u dhiska iyo dib u yagleelida adeegyada bulshada ee ku burburay dagaaladii horey dalka uga dhacay, isagoo dowlada Talyaaniga ka codsaday iney xoojiso taageerada ay siiso Soomaaliya.
Ergeyga Gaarka ah ee dowlada Talyaaniga u qaabilsan Geeska Afrika Luciano Pezzotti oo isna munaasabadan ka hadlay ayaa ka mahad celiyey sida diiran ee dalka loogu soo dhoweeyey, wuxuuna xusay in isaga iyo wafdigiisa ay lama filaan ku noqotay horumarka xoogga leh ee ka jira - gaar ahaan Nabada iyo dib u dhiska.
Luciano Pezzotti ayaa sheegay in dowlada Talyaaniga ay muhimad gaar ah siineyso xoojinta taageerada Somalia, wuxuuna balan qaaday inuu madaxda dalkiisa gaarsiin doono horumarka iyo nabada ka jirta -, isagoo dowlada federaalka ku amaanay dedaalka ay ugu jirto sidii Soomaaliya ay mar kale cagaheeda isugu taagi laheyd, wuxuuna kulankaas ku dhamaaday jawi isafgarad leh.
Wafdiga uu horkacayo Ergeyga Gaarka ah ee dowlada Talyaaniga u qaabilsan Geeska Afrika Luciano Pezzotti ayaa shalay kulamo la qaatay madax kale oo uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Ing. C/raxmaan Cusmaan Yariisow, waxayna mudada ay dalka joogaan sidoo kale ay kulamo la qaadan doonaan madax kale oo ka tursan goleyaasha dowladda.
English News
storvideo: 

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

MD Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Barkat Gourad

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, marxuum Barkat Gourad Hamadou oo Raiisul Wasaare kasoo noqday dalkaas intii u dhaxeysay 1978 – 2001dii.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Marxuumka, oo muddo 23 sano ah soo hayey xilkaas, uu dadaal dheer ku bixiyey horumarka iyo midnimada shacabka Jabuuti.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa tilmaamay kaalintii muhiimka ahayd ee marxuumku uu ka soo qaatay howlaha dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed iyo sida uu ugu qeyb qaatay dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.
“Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun . Labada shacab ee Soomaaliya iyo Jabuuti waxaa ka baxay qof qiimo badan oo baal dahab ah ka galay sooyaalka labada dal. Waxaan la qeybsanaynaa walaalaheenna reer Jabuuti tiiraanyada, Allena waxaan uga baryaynaa marxuumka inuu naxariistiisa janno ku abaal mariyo.”
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u rajeeyay qoyskii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka reer Jabuuti inuu sabar iyo iimaan ka siiyo geerida marxuum Barkat Gourad Hamadou.
 
The post MD Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Barkat Gourad appeared first on Shabelle.

MD Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Barkat...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, marxuum Barkat Gourad Hamadou oo Raiisul Wasaare kasoo noqday dalkaas intii u dhaxeysay 1978 - 2001dii.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Marxuumka, oo muddo 23 sano ah soo hayey xilkaas, uu dadaal dheer ku bixiyey horumarka iyo midnimada shacabka Jabuuti.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa tilmaamay kaalintii muhiimka ahayd ee marxuumku uu ka soo qaatay howlaha dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed iyo sida uu ugu qeyb qaatay dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.
"Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun . Labada shacab ee Soomaaliya iyo Jabuuti waxaa ka baxay qof qiimo badan oo baal dahab ah ka galay sooyaalka labada dal. Waxaan la qeybsanaynaa walaalaheenna reer Jabuuti tiiraanyada, Allena waxaan uga baryaynaa marxuumka inuu naxariistiisa janno ku abaal mariyo."