Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo: Alleh uubaa badbaadiyey iyo Darawalka...

$
0
0

Daawo: Alleh uubaa badbaadiyey iyo Darawalka Baabuurka way watay ee xawaaraha u socday oo mar kaliya kala doortay dhib isaga soo gaadha iyo badbaadinta ilmaha yar
storvideo: 

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle 21-03-2018.

Madaxweyne Ismail Omer Guelleh waa hoggaamiye noocee...

$
0
0

Madaxweyne Ismail Omer Guelleh waa hoggaamiye noocee ah, kaalintee ayuuse kaga jiraa siyaasadda geeska iyo ta adduunkaba?
Waxa Daabacay staff-reporter on Mar 21st, 2018 and filed under Daily Somali News, Editorial. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Mudane Guelleh waa madaxweynihii ugu horreeyey ee ay shacabka Djabouti doortaan. Illaa immigana waxa uu ku guuleystey saddex doorasho-madaxweyne oo dalkiisa ka dhacday sannaddadii 2005, 2011 iyo 2016kii. Doorashooyinkaa oo ku qabsoomay si nabad ah.
Muddooyinkaa saddexda goor ah ee uu ku guuleystay doorashooyinka madaxweyne iyo shantii sano ee ka horreyseyba waxa uu soo dhisay dawlad tayo leh, oo wasiirrada uu soo xushaa ay aqoon sare leeyihiin. Weliba wasiirrada intooda badani ay ku hadlaan luqado saddex ah amma afar ah. Qaabka ay u shaqeeyaanna uu yahay mid heerkoodu sarreeyo.
================================================================================================

Awdalpress - London - Madaxweyne Ismail Omer Guelleh immga waa 71 jir, waxana uu hoggaanka dalka Djabouti qabtay sannaddii 1999kii, si nabad ahna waxa uu kursigii madaxweynenimo ugala wareegay AUN Hassan Guled Abdidoon oo dalkaasi madaxweyne ka soo ahaa illaa iyo wakhtigii uu xorriyadda ka qaatay France. Oo ku taariikhaysan 27/07/1977.
Dalka Djabouti waa dal yar oo juqraafigiisu sheego in uu yahay dhul kulul, buuralay u badan, webiyo iyo dhul biyood aan lahayn, laakiin dhul xeebeed ah. Wax soo saar beereed oo macno lehna ma laha, khayraad macdaneed iyo wax la mid ahna aan weli la shaacin, balse loo malaynayo in uu leeyahay Gas, Dhuxul dhagax iyo macdano kale. Dhaqaalihiisuna waxa uu ku dhisan yahay ganacsiga xeebaha iyo dekedaha dalkaasi uu leeyahay. Tiro ahaan dadka ku noole waa hal milyan iyo badh sida la sheego in uu ka badan yahayna waa dhici kartaa. Dadkaasi oo dhammaantoodba wada diiwaan gashan.

Muddadii Madaxweyne Ismail uu Djabouti hoggaaminayey waxa dalkaasi ka hana qaaday ganacsi weyn oo kor u qaaday dhaqaalaha iyo nolosha dadka, sidoo kale waxa aad loo horumariyey adeegyada bulshada sida, caafimaadka, biyaha, korontada, waxbarashada, dekedaha, waddooyinka iyo maamulka. Kaabayaasha dhaqaalaha oo ay dekedu ugu horreyso ayuu culayska saaray, waxana tobankii sano ee ugu danbeeyey laga sameeyey dalkaasi dekedo ay soo degeen dawladaha France, Maraykanka, China iyo shirkado caalami ah. Taasina waxa ay suurta gelisay in maalin walba la dejiyo amma la raro kumaan kun container oo bucsharado ah. Intaasi waxa dheer in uu dalalkaasi Djabouti laga siiyey saldhigyo millatari oo kala shaqeeya amniga mandiqadda. Waxana dalkaasi ku sugan ciidammo aad u badan oo wata maraakiib, diyaarado iyo saanado dagaal.
Dhinaca xidhiidhka caalamka waxa uu wada shaqayn fiican la leeyahay waddammada France, USA, China, India, Britain, waddammada muslimiinta iyo waddamada kale ee reer Yurub. Intii uu Mudane Guelleh madaxweynaha ka ahaa dalkaasi Djabouti na waxa dalkiisa soo booqday madaxweynayaal sida Obama, Boqorka Saudi Arabia, Madaxweynaha Turkey iyo madax kale. Isaguna waxa uu socdaallo gaa-gaaban iyo kuwo dhaa-dheerba ku gaalaa bixiyey dalal ka badan oo kor u dhaafay 20 dal, xataa waxa uu booqday dalka Greenland oo uu la soo sexeexday heshiisyo ganacsi.
Mudane Guelleh waa madaxweynihii ugu horreeyey ee ay shacabka Djabouti doortaan. Illaa immigana waxa uu ku guuleystey saddex doorasho-madaxweyne oo dalkiisa ka dhacday sannaddadii 2005, 2011 iyo 2016kii. Doorashooyinkaa oo ku qabsoomay si nabad ah. Muddooyinkaa saddexda goor ah ee uu ku guuleystay doorashooyinka madaxweyne iyo shantii sano ee ka horreyseyba waxa uu soo dhisay dawlad tayo leh, oo wasiirrada uu soo xushaa ay aqoon sare leeyihiin. Weliba wasiirrada intooda badani ay ku hadlaan luqado saddex ah amma afar ah. Qaabka ay u shaqeeyaanna uu yahay mid heerkoodu sarreeyo.
Aqoon ahaan Ismail waa nin si fiican wax u soo bartay, luqada badanna si fiican ugu hadla, sida Somaliga, Arabic, Amhariga, French, Engish iyo Canfariga. Khibrad ahaanna intii aanu madaxweynaha noqon waxa uu ahaa chief of the cabinet , waxa kale oo uu madax ka soo noqday secret police.
Wakhtigan la marayo waxa uu ku jiraa madaxda fara ku tiriska ah ee ka tala bixiya dawlad wanaagga amma afka qalaad lagu yidhaa good governors. Sidoo kale waxa uu ku jiraa madaxda Afrika ugu mudan uguna waaya aragsan, ee weliba aadka loo dhegeysto.
Senior editor of Awdalpress
Ahmedweli Sh. Omer Goth
This post has been viewed 200 times.
storvideo: 

Kuukuuyada Ina Dawaare yaa soo kiraystay

$
0
0

21st March 2018 admin Category :

  • Uncategorized

Madaxweyne Gaas Shacabka Puntland ayaa doortay, haybadiisa, sharaftiisa iyo wanaagiisu waa astaanta Puntland. Haddii xilka loo doortay uu ka soo bixi waayona waxay u taalaa shacabka Puntland oo keliya . Farax Macalin adigu Kuukuuyada iyo kenyaatioga aya kuu banaan inaad ka warantid.
Maalintaad Isaaq kuu soo gelbinayTuesday, 02 March 2010 14:46
Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay & Been Qaawan oo uu ka sheegay
Nairobi ( ALLSANAAG):-Faarax Macalin Dawaare oo ah Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka dalka Kenya ayaa wuxu qiray in uu doonayo in maamulka Hargaysa u ugu Ololeeyo Gooni goosadka ay la daala dhacayeen mudada 20ka sano ah.
Faarax Macalin Daawaare oo ah Gudomiye ku xigeen barlamaanka Kenya ayaa waxaa uu BBC da Laanteeda afka Soomaaliga ah siiyey waraysi ku saabsan Dacwo ka dhan ah oo uu amray wasiirka Arimaha debeda ee Kenya Moses Watungala.
Faarax macalin wuxuu si cad u sheegay in uu Barlamaanka Kenya hordhigi doono warbixin ku saabsan waxa uu ugu yeedhay xaalada Somaliland, taasoo uu ula jeedo in uu ka helo barlamaanka Kenya taageero oo ku fushado marshuuca uu ka soo qaatay Hargaysa.
Faarax macalin oo la sheegay in uu soo qaatay lacag $250,000 ah ayaa waxaa kaloo loo balan qaaday lacag intaas ka sii badan haduu ku gulaysto qorshahiisa.
Been cad
Wuxuu sidoo kale hadal been iyo gaf ku ah ka sheegay shacabka SSC oo uu sheegay in ay kaga horyimaadeen Burco agteeda taasoo ah hadal meel ka dhac ku ah shacab ka la hasyto ee reer Laascaanood iyo sidoo kale bulsho weynta SSC. Mar wax laga waydiiyey in uu diidan yahay in *********** ka soo horjeedo maamulka Gooni goosadkla ah ayuu si jees jees ah islamarkaana yasi taan ah ku yidhi Meel kastaba mucaaradku waa ka jira iyo hadal Dulucdiisu ahayd in aysan saameyn lahayn dadka ka soo horjeeda Maamulka haysta Laascaanood oo la ogyahay in *********** dhaqan iyo shacab Caruur iyo Ciroole ka mideysan yihiin Midnimada Soomaaliya iyo iska dhicinta Maleeshiyada haysata Laascaanood.
Maxaad ka taqaana Faarax Dawaare?
Faarax Macalin Dawaare waa nin ku caanbaxay Dilaalnimada iyo danaysiga. Wuxuu can ku yahay in uu isticmaalo wajiyo badan oo dhawr nooc ah, wejiyada uu Isticmaalo wuxuu ku saleeya marba qolada uu la joogo. Waxaa la xasuustaa in uu 2006kii amrkii Maxkamaduhu qabsadeen Koonfurta Soomaaliya uu halkaas tegey isla markaana uu sitay Weji ah Soomaalinimo iyo in uu caalamka iyo Maxkamadaha isku xidhayo. Wuxuuna halkaas ka helay lacag aad u fara badan oo uu ka qaatay wadadii uu ku yidhi waa la idin Aqoonsanayaa.
Lacag taas la mid ah na wuxuu ka diirtay Maraykanka iyo reer galbeedka oo uu u siday Magacyo dad ay doonayeen oo uu ka soo xuuraamay Mudisho. Taasi waxay dhaxal siisay in uu lacag badan ku bixiyo Dorashadiisii Xildhibaanimo iyo Gudoomiye ku xigeenimo taasoo uu ku gulaystey.
Wajiyada kale ee uu isticmaalo waxaa ka mid ah, Daarroodiya, Kablalaxiya iyo ********iya. Dhamaana arimahaas wuu ku qidhaabtaa mana jirto cid uu wax ugu qabto in uu ku dilaalaysto mooyaane.
Sidoo kale wuxuu Faarax Macalin caan ku yahay in uu iibsado sheekooyinka Siyaasadeed ee dhexmara asaga iyo qolyaha markaas uu isku Maansuukhinayo ee uu ka doonayo Sandareerada.
Safarkiisii Hargaysa

Qubanaha VOA, March 22, 2018

Qubanaha VOA, March 22, 2018

$
0
0

[unable to retrieve full-text content]
storvideo: 

Shirkadda Facebook oo raaligalin bixisay

$
0
0

Mark Zuckerberg oo aasaasay Facebook ayaa qirtay in barta ay bulshadu ku xiriirto ay "khalad samaysay".

Shirkadda Facebook oo raaligalin bixisay

$
0
0

Mark Zuckerberg oo aasaasay Facebook ayaa qirtay in barta ay bulshadu ku xiriirto ay "khalad samaysay" taasina ay horseeday in shirkad samaysa latalin dhanka siyaasadda ah ay hesho xogta shaqsiga ee macaamiisha Facebook.
Shirkadda Cambridge Analytica ayaa lagu eedeeyay in ay si aan munaasab ahayn u adeegsatay xogta macaamiishaas iyaga oo matalaya siyaasiyiin macaamiil u ah.
War qoraal ah oo uu soo saaray ayuu Zuckerberg ku sheegay "in meel ka dhac lagu sameeyay aaminaaddii".
Waraysi dambe oo uu siiyay shirkadda CNN ayuu ku sheegay "in uu ka xun yahay" wuxuuna ballanqaaday in uu tallaabo ka qaadi dooni "App-abka aan daacadda ahayn".
Wuxuu intaas ku daray in uu "ku faraxsan yahay" in uu Congress-ka ka horsheego waxa uu og yahay "haddii arrintaasi ay tahay mid sax ah".
Warka qoraalka ah ee uu soo dhigay Facebook wuxuu ku ballan qaaday in uuu sii adkayn doono siyaabaha ay App-abku ay ku arruursan karaan xogta macaamiisha Facebook.
Masuuliyad ayaa naga saran in aan xogta macaamiisha ilaalino, haddii aanaan sidaa samayn karinna uma qalanno in aan adeeg idin siino," ayuu yiri Zuckerberg.
storvideo: 

Xoosh “C/wali Muudey ayaa ah Kusimaha Guddoomiyaha...

$
0
0

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil sheegay in C/wali Muudey uu yahay Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka, maadaama Mooshin uu ka yaallo Guddoomiye Jawaari.
Arrintan ayaa ka dambeysay markii ay dood ka dhalatay hadal ka soo yeeray C/wali Muudey oo ahaa inuu yahay Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Wasiir Xoosh oo mar walba dood ka keena arrimaha sharciyada ee la isku qabsaday ayaa waxaa uu jideeyay in C/wali Muudey yahay Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka, markii qaar ka mid ah Xildhibaanada ay ka hor-yimaadeen.
"Sida ku xusan Qodobka 8-aad ee Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka, wixii ka billowday bisha Maarso 18keedii, Mudane Cabdiwali Muuddeey aa ah kusimaha Afhayeenka Golaha Shacabka, maadaama uu Mooshin ka yaal Mudane Jawaari. Waxaa markhaati madoontaan ah in hayadaheenna dowliga/Dastuuriga ah eey qaan gaareen". Ayuu yiri Wasiir Xoosh oo ka mid ah Wasiirada Xukuumadda, balse aan Xildhibaan aheyn.
Xiisada ka dhalatay Mooshinka ka yaalla Jawaari ayaa cirka isku sii shareertay, iyadoo labada dhinac ee Mooshinka taageersan iyo kuwa ka soo horjeeda ay hadalo is sii hurinaya xiisada ay warbaahinta isugu marinayaan.
storvideo: 

Taliska Ciidanka Xoogga Oo Beeniyay eedeymo loo...

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxa hoggaanka caafimaadka Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Mahad C/laahi Nuur Dr Shiine oo la hadlay Warbaahinta ayaa beeniyay in la lunsaday Dawooyin iyo qalab caafimaad oo loogu talagalay Ciidamada dowladda.
Dr Shiine ayaa sheegay in ay been abuur yihiin wararkaasi, islamarkaana aysan jirin wax masuqmaasuq ah oo ka jira hooggaanka caafimaadka ee Ciidanka xoogga Soomaaliyeed
Waxaana uu hoosta ka xariiqay in muddo kooban uu joogo xafiiska, islamarkaana uusan arkin wax is dabamarin ah, sida uu hadalka u dhigay.Halkan hoose ka dhageyso Codka.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/cod-cadaani.mp3
storvideo: 

Muqdisho: Ciidammo ka wada tirsan dawladda...

$
0
0

Muqdisho: Ciidammo ka wada tirsan dawladda Federaalka Somalia oo dagaal dhex maray.
Waxa Daabacay staff-reporter on Mar 22nd, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalpress - London - Laba qof ayaa ku dhimatay 7 kalena way ku dhaawacmeen iska horimaad laba unug oo ka tirsan ciidamada amniga Soomaaliya ku dhexmaray Muqdishu Arbacadii maanta.
Faahfaahinta iska horimaadkan ayaa Jaamac Buulle Jaamac waxa uu ka waraystya taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas, Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod.
Source VOA
Awdalpress
This post has been viewed 30 times.
storvideo: 

Nicolas Sarkozy oo loo haysto lacago sharci darro ah...

$
0
0

Madaxweynihii hore ee dalka faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa la sheegay in hatan lagu hayo Saldhig Bolis si wax logu waydiyo eydemp ah inuu ka qaatay Madaxweynihii hore ee dalka Libiya Mucamar Al-qadafi Lacagtaasi oo la sheegay inay aheyd mid sharci darro ah uunka ku galay doorasho. Sarkozy ayaa ayaa la sheegay in sheegay in lacagtaasi [...]
storvideo: 

Dhalinyaro lagu xir xiray Magaalada Garowe

$
0
0

Ciidamada Amniga Magaalada Garowe ee - Puntland ayaa Howlgallo ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada waxa ay ku soo qab qabteen dhalinyaro xilliyada habeenkii geysata falalka la xiriira dhaca iyo dilka.
Taliyaha qaybta Booliska ee Gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Faarax C/raxmaan Warsame (Galangooli) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa waxa uu sheegay in Howlgalkaasi ay ku soo qab qabteen dhalinyaro dhibaatada ku hayay shacabka.
Wuxuu sheegay in qaarkood markii la waayay oo ay baxsadeen Ciidamadu ay soo xireen waalidiintii dhalay si ay u keenaan dhalinyaradaasi falalka noocaas ah ku kacaysa.
Sidoo kale Taliyaha ayaa waxa uu ka hadlay Gabar yar oo habeen ka hor kufsi wadareed loogu gaystay Togga wayn ee dhexmara Magaalada Garowe, wuxuuna sheegay Taliyaha in gabadhaasi laga kaxaystay xaafadii ay daganayd, isaga oo sidoo kale tilmaamay in qaar ka mid ah raggii falkaasi sameeyay ay Ciidamadu gacanta ku soo dhigeen.
Gaashaanle Sare Faarax C/raxmaan Warsame ayaa Waalidiinta dhalay dhalinyaradaasi dhaca, dilka iyo kufsigaba ka gaysanaysa Magaalada Garowe ugu baaqay in ay ubadkooda ogaadaan.
storvideo: 

Xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Bariga Afrika oo...

$
0
0

Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa inuu Magaalada Nairobi ka furmo shir ay isugu imanayaan Wasiirrada arrimaha dibedda Urur Goboleedka IGAD, kaas oo looga hadli doono xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Bariga Afrika. Kulankan ayaa diiradda lagu saari donaa sidii wax loogu qaban lahaa Hal Milyan oo Qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku nool geeska Afrika, [...]
storvideo: 

Maraykan: Maan-dooriyaha oo dhib ku haya carruurta...

$
0
0

Maraykan: Maan-dooriyaha oo dhib ku haya carruurta iyo waalid ka hadlaya. ( Arrin la yaab leh )
Waxa Daabacay staff-reporter on Mar 22nd, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalpress - London - Adeegsiga maandooriyaha ayaa noqday mid dhibaato wayn ku haya dhallinyarada ku nool dalka Maraykanka. Inta badan dhallintan ayaa ah kuwo wali ku jira dusgiyada hoose, dhexe, iyo sare, iyadoo qaarkoodkna ay iskuulada isaga haraan ka dib marka uu adeegsiga mukhaadaraadka soo rito, halka kuwo kalana ay duurka galaan oo ay guryaha waalidkood ka tagaan.
Waalidiinta Soomaalida ah ee daggan dalkan Marykanka ayuu saameeyay walaaca la xiriira adeegsiga maandooriyaha ee dhallinyarada iskuuleyda ah, waana qodobka aanu ku eegeyno barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan. Barnaamijka waxaa soo diyaarisa soona jeedineysa Caasho Ibrahim Aden.
Source VOA
Awdalpress
This post has been viewed 20 times.
storvideo: 

Soomaaliya oo casuumaado rasmi ah u fidisay...

$
0
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Issa Awad oo shalay ka qeyb galay Shir Madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda, kana wakiil ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed "Farmaajo" ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda ka qeybgashay shirkaasi.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa isaga oo fulinaya talooyinka wax ku oolka ah ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed "Farmaajo" iyo Ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu casuumaado booqasho rasmi ah oo ay ku yimaadaan Soomaaliya u fidiyay Madaxweynayaasha wadamada Rwanda, South Africa, Gabon iyo Ghana.
Wasiir Axmed Cawad Ciise ayaa kulamo natiijo mira-dhal ah la kala yeeshay shalay Madaxweynayaasha kala ah, Rwanda H.E. Mr. Paul Kagame, Kenya H.E. Mr. Uhuru Kenyatta, Djibouti H.E. Mr. Ismail Omar Guelleh, Sudan H.E. Mr. Omar Hassan Ahmad Al-Bashir, South Africa H.E. Mr. Cyril Ramaphosa, Gabon H.E. Mr. Ali Bongo Ondimba, Chad H.E. Mr. Idris Daybi Itnu, Ghana H.E. Mr. Nana Addo Dankwa Akufo-Addo iyo Ra'iisul wasaaraha Boqortooyada Morocco H.E. Mr. Saadeddine Othmani.
H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa u gudbiyay madaxdaasi salaan uu ka siday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed "Farmaajo" , isaga oo uga sheekeeyay hoggaamiyeyaashaasi horumarka siyaasadeed, dhaqaalle iyo ammaan ee ay Soomaaliya gaartay muddooyinkii dambe, waxaanu xusay in dowladdu ku howlan tahay dardargelinta iyo laba-laabidda qorshayaasha dalka loogu saldhigayo deganaansho ammaan, siyaasad iyo kobac dhaqaalle.
storvideo: 

Hay’adda FOA Oo ka digtay Abaaraha ka jira Soomaaliya

$
0
0

Rome ( Sh. M. Network )-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano FOA ayaa sheegtay inaabaaraha xilligani ka jira Soomaaliya ay waxyeelo xoogan u geysatay 60% Xoolo dhaqatadii ku dhaqneyd gayiga Soomaaliya.
Hay’adda ayaa xustay in Roobabka xilliyadii la saadalinayay ay kadib mareen, iyadoona la filayo in Da’aan inta u dhaxeysa Bilaha April iyo June.
Sidoo kale FOA ayaa sheegtay haddii aan Xoolo dhaqatadaasi loo sameyn barnaamijyo lagu taageerayo in ay halis ugu jiraan waxyeelo ka soo gaarta Abaarahaasi.
Daniele Donati u qaabilsanaha FOA ee Soomaaliya ayaa tilmaamay in Xoolo dhaqatadaasi ay noloshoodu ku tiirsaneyd waxa ay ka soo saartaan Xoolaha ay dhaqdaan, taas oo saameyn ku yeelatay jah wareerka cimilada ee ka jirta Soomaaliya.
Mr Donati ayaa xusay in ay lagama maarmaan ay tahay xilligani in dadkaasi ay helaan taageero caalami ah oo lagu badbaadinayo noloshooda iyo tan xoolahooda intaba.
Ugu dambeyn hay’adda FOA ayaa qeylo dhaan xoogan ka muujisay Abaaraha baahsan ee xilligani kajira qeyb badan oo ka mida Soomaaliya.
The post Hay’adda FOA Oo ka digtay Abaaraha ka jira Soomaaliya appeared first on Shabelle.

Hay’adda FOA Oo ka digtay Abaaraha ka jira Soomaaliya

$
0
0

Rome ( Sh. M. Network )-Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano FOA ayaa sheegtay inaabaaraha xilligani ka jira Soomaaliya ay waxyeelo xoogan u geysatay 60% Xoolo dhaqatadii ku dhaqneyd gayiga Soomaaliya.
Hay'adda ayaa xustay in Roobabka xilliyadii la saadalinayay ay kadib mareen, iyadoona la filayo in Da'aan inta u dhaxeysa Bilaha April iyo June.
Sidoo kale FOA ayaa sheegtay haddii aan Xoolo dhaqatadaasi loo sameyn barnaamijyo lagu taageerayo in ay halis ugu jiraan waxyeelo ka soo gaarta Abaarahaasi.
Daniele Donati u qaabilsanaha FOA ee Soomaaliya ayaa tilmaamay in Xoolo dhaqatadaasi ay noloshoodu ku tiirsaneyd waxa ay ka soo saartaan Xoolaha ay dhaqdaan, taas oo saameyn ku yeelatay jah wareerka cimilada ee ka jirta Soomaaliya.
Mr Donati ayaa xusay in ay lagama maarmaan ay tahay xilligani in dadkaasi ay helaan taageero caalami ah oo lagu badbaadinayo noloshooda iyo tan xoolahooda intaba.
Ugu dambeyn hay'adda FOA ayaa qeylo dhaan xoogan ka muujisay Abaaraha baahsan ee xilligani kajira qeyb badan oo ka mida Soomaaliya.
storvideo: 

Daawo: “Dollarka Iyo Lacagta Birta Waa Inaad Diidaan...

$
0
0

Daawo:"Dollarka Iyo Lacagta Birta Waa Inaad Diidaan oo aad cashuurta ku qaadaan Lacagta Somaliland maanta kadibna ma arki karo..." Badhsaab Ramaax
[embedded content]
storvideo: 

Huge livestock losses may worsen food security in...

$
0
0

The UN Food and Agriculture Organization (FAO) warned Wednesday that massive livestock deaths due to drought which has severely impacted livelihoods could exacerbate the country's food security situation.
FAO said in its Global Information and Early Warning Systems (GIEWS) that urgent support is needed to assist pastoralists as forecasts point to below-average rains in April-June.
FAO Representative in Somalia Daniele Donati said the losses - 60 percent of herds in some areas - have severely damaged pastoralists' livelihoods, noting that the situation remains critical in the central and northern pastoral areas.
"It is crucial that we continue to support pastoralist households in building resilience against climate-related shocks by providing timely veterinary and feeding assistance for their animals," Donati said in a statement.
He said the massive livestock losses have severely affected Somalia's economy and people in a country which is traditionally an agro-pastoral economy.
The UN food agency said urgent support is needed to build the resilience of pastoralist communities and avert deterioration in livelihood and food security with forecasts pointing to below-average rains during April-June.
FAO said the negative impact of prolonged drought in northern and central pastoral regions in the in the past two years on livestock, in particular, has increased the number of people under severe food insecurity by an estimated 3 percent to 1.8 million - almost 30 percent of the population of these areas.
Last year, FAO reached 38.3 million animals through animal health services, provided more than 900,000 animals with supplementary feeding and delivered more than 53 million liters of water to respond to the urgent needs of the crisis-hit pastoralists.
The UN food agency aims to assist 2.7 million rural Somalis in 2018 and is appealing for 236 million U.S. dollars to sustain these livestock interventions, help farmers secure a good harvest and provide cash transfers to the most vulnerable so families can afford to eat while restoring their own food production.
According to FAO, overall food security situation improved to some extent in early 2018 mainly due to large-scale, sustained humanitarian assistance.
"The number of Somalis suffering severe food insecurity decreased by an estimated 15 percent from late 2017, but remains 170 percent above pre-crisis levels.," it said.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live