Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Qarax Khasaaro geystay Oo ka dhacay Kaxda

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo Barqanimadii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari nuuca raaxda ah, waxaana la sheegay ka hor inta uusan qarxin in uu galay Waddo Baacad ah oo ku taalla waaxda Shimbiraale ee degmadaasi.
Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in Gaariga markii uu Bacaadku galay ay ka shakiyeen Ciidamo ka tirsan kuwa Ammaanka, balse uu qarxay, xilli ay ku hareereysnaayeen Gaarigaasi.
Waxaana qaraxa ku dhintay wadihii Gaarigaasi, iyadoona uu baxsaday ruux kale oo la socday, sida la sheegay.
Sidoo kale waxaa qaraxaasi dhaawac fudud uu ka soo gaaray Askari ka tirsan Ciidamada dowladda, kaas oo la sheegay in uu ahaa Askarigii qabtay Gaariga.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in waxyeelo ay ka soo gaartay qaraxaasi Caruur yar yar, iyadoona ay ku burbureen Guryo ku yaalla Xafadda uu qaraxu ka dhacay.
Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdisho ayaa ka warbixiyay, sida ay wax u dhaceen.Halkan hoose ka dhageyso Codka.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/cod-qaraxa.mp3
storvideo: 


Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo...

$
0
0

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo gudiga difaaca Baarlamaanka oo ka wada hadlay arinta darbiga Balad xaawe
Mar 25, 2018 -
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ay wehliyaan Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Dibadda ayaa xalay kulan xasaasi ah la qaatay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xildhibaanada ku jira Guddiga Difaaca.
Kulanka dhax maray Ra'isul Wasaaraha iyo Xildhibaanada ku jira Guddiga difaaca ayaa looga hadlay xiisada kasoo cusboonaatay Degmada Balad Xaawo iyo dhul boobka ay wado dowlada Kenya.
Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ka mid ah xubnaha Gudiga difaaca kana mid ahaa Xubnihii Ra'iisul Wasaraha la kulmay ayaa sheegay in ay u gudbiyeen cabashada uga timid Shacabka Balad Xaawo oo ah in Kenya ay sameysay xadgudub dhanka Xaduudka ah.
Waxa uu sheegay Xildhibaan Sadiiq in aysan marnaba raali ka noqon karin Dowlada Soomaaliya in taako dhulkeena kamid ah micno daro lagu qaato, waxa uuna cadeeyay in ay rajeenayaan in Xukuumada Soomaaliya ay qaado talaabo deg deg ah.
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Xildhibaanada Guddiga difaaca uu la kulmay u sheegay in aysan raali ka aheyn in dhulka Soomaaliya lagu soo xadgudbo, waxa uuna faray Wasiirada Arimaha gudaha iyo Dibadda in arintaan il gaar ah ku hayaan.
Dowlada Kenya ayaa bilowday in darbi ka dhisto Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan gaar ahaan dhinaca Degmada Balad Xaawo, waxa ayna Kenya dooneysaa in darbiga ka dhisto gudaha Soomaaliya iyagoo bur buriyay guryo shacab degnaayeen.
English News
storvideo: 

Faransiiska oo looga baroordiiqayo dadkii ku dhintay...

$
0
0

Isu soo bax baroor-diiq ah ayaa lagu qabtay magaalada koofurta Faransiiska ku taalla ee Trebes, kaas oo lagu xusuusanayo afar dhibbane oo nin hubeysan uu dilay Jimcihii.
Sarkaal booliis oo lagu magacaabo Arnaud Beltrame, kaas oo dhintay isagoo badbaadinaya nolosha la haystayaal ku sugnaa supermarket-kii la weeraray, ayaa sidoo kale lagu maamuusi doonaa baroor-diiq qaran oo maalmaha soo socda ka dhici doonta Paris.
Waxaa loo aqoonsaday geesi kaddib markii uu badbaadiyay dadkii meesha ku jiray.
Waa weerarkii ugu ba`naa ee dhaca tan iyo intii uu madaxweyne Emmanuel Macron xilka dalkaasi qabtay.
Ninkii hubeysnaa, oo ahaa 25-jir lagu magacaabo Redouane Lakdim, ayaa ku jiray liiska dadka mayalka adag waxaana loo aqoonsanaa dembiile, balse kooxaha sirdoonka ayaa u arkay inuusan ahayn qof khatar badan. Booliiska ayaa markii dambe toogtay.
Lakdim, oo sheegtay inuu ka tirsan yahay kooxda isku magacawday Dowladda Islaamka, ayaa la sheegay inuu codsaday sii deynta Salah Abdeslam, oo ka mid ah dadka lagu raad-joogo ee ka badbaaday weerarradii 13kii November 2015 ka dhacay Paris, kaas oo ay ku dhinteen 130 qof.
Weerarka ayaa ruxay magaaladaasi miyiga ah ee ay ku nool yihiin 5,000 oo qof, ubaxyo ayaana la hor dhigay dukaanka Super U oo ah halka ay mashaqadu ka dhacday.
storvideo: 

AMISOM requests helicopters to carry out operations against Al Shabaab

$
0
0

A training needs assessment conference for the AU troops in Somalia, aimed at identifying training gaps in Mission specific and pre-deployment training, ended in the capital Mogadishu last evening.
The meeting, facilitated by the United Kingdom Mission Support Team (UKMST), in its efforts to help AMISOM develop effective and appropriate pre-deployment training, was attended by senior officers responsible for Peace Support Operations from the Troop Contributing Countries to AMISOM.
“We need to do a lot of follow up exercises, to identify the effectiveness of the training that we have had both in the Troop Contributing Countries and the ones in-mission,” Col. Charles Debrah, the Chief of the Joint Mission Training Centre said, at the end of the two-day meeting.
It is expected that resolutions from the conference will help improve the Mission’s operational efficiency.
Priority areas of focus include enhanced training on countering Improvised Explosive Devices, which are a threat to the civilian populations and security forces in Somalia.
Addressing participants at the meeting, the Deputy Head of AMISOM Mr. Simon Mulongo, emphasized the need for adequate training and proper orientation of troops, to enable them effectively carry out military operations.
“If we had had helicopters both for transport and combat, this war would be over. This war would be over, or it would have taken a different configuration than what it is now,” Mr. Mulongo said, as he called for improved support in military equipment.
The post AMISOM requests helicopters to carry out operations against Al Shabaab appeared first on Shabelle.

AMISOM requests helicopters to carry out operations...

$
0
0

A training needs assessment conference for the AU troops in Somalia, aimed at identifying training gaps in Mission specific and pre-deployment training, ended in the capital Mogadishu last evening.
The meeting, facilitated by the United Kingdom Mission Support Team (UKMST), in its efforts to help AMISOM develop effective and appropriate pre-deployment training, was attended by senior officers responsible for Peace Support Operations from the Troop Contributing Countries to AMISOM.
"We need to do a lot of follow up exercises, to identify the effectiveness of the training that we have had both in the Troop Contributing Countries and the ones in-mission," Col. Charles Debrah, the Chief of the Joint Mission Training Centre said, at the end of the two-day meeting.
It is expected that resolutions from the conference will help improve the Mission's operational efficiency.
Priority areas of focus include enhanced training on countering Improvised Explosive Devices, which are a threat to the civilian populations and security forces in Somalia.
Addressing participants at the meeting, the Deputy Head of AMISOM Mr. Simon Mulongo, emphasized the need for adequate training and proper orientation of troops, to enable them effectively carry out military operations.
"If we had had helicopters both for transport and combat, this war would be over. This war would be over, or it would have taken a different configuration than what it is now," Mr. Mulongo said, as he called for improved support in military equipment.
storvideo: 

Carles Puigdemont: madaxweynihii hore ee Catalonia oo 'la xiray'

$
0
0

Hoggaamiyihii hore ee Catalonia, Carles Puigdemont, ayaa lagu xiray dalka Jarmalka, sida uu qareenkiisa sheegay.

Carles Puigdemont: madaxweynihii hore ee Catalonia...

$
0
0

Hoggaamiyihii hore ee Catalonia, Carles Puigdemont, ayaa lagu xiray dalka Jarmalka, sida uu qareenkiisa sheegay.
Waxaa la qabtay xilli uu ka yimid Denmark, kuna sii jeeday Belgium, Jaume Alonso-Cuevillas ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray. Ninkan ayaa laga doonayaa Spain isagoo lagu eedeynayo taageerada goonni-u-goosashada Catalonisa.
Puigdemont ayaa magan-galyo ugu noolaa Belgium tan iyo aftidii la mamnuucay ee Oktoobartii hore, taas oo lagu taageerayay goonni-u-goosadka Catalonia.
Amar ka soo baxay Yurub oo isaga lagu soo xiray ayaa dhowaan la soo saaray.
Xiisadda ka taagan Catalonia ayaa aad u kacsan, hoggaamiyeyaasheeda ayaana diiday qorshe lagu magacaabayo madaxweyne cusub kaddib markii la xiray musharraxii ugu dambeeyay.
Jordi Turull ayaa Jimcihii lala xiray shan hoggaamiye oo kale, taas oo sababtay dibad-baxyo iyo isku dhacyo dadweynaha iyo booliiska ku dhex maray Barcelona.
storvideo: 

Mooshiinkii Guddoomiye Jawaari Oo soo Afjarmaya...

$
0
0

25th March 2018 admin Category :
Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegantahay 31-Maarso.
Ajandaha kulanka ayuu sheegay Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey in uu yahay Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa dhamaan xubnaha Golaha Shacabka ee aan ku sugneyn magaalada Muqdisho faray in ugu dambeyn kusoo galaan Muqdisho maalinta Khamiista ah oo ku beegan Maarso 29-keeda 2018, si ay u gutaan waajibaadkooda Dastuuriga ah.
storvideo: 


Qarax ka dhacay Muqdisho

$
0
0

Saddex Qof ayaa ku dhintay Shan kalana waa ku dhaawacmeen Qaraxa ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho, sida uu sheegay taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamad. Taliyaha ciidanka booliska ayaa sheegay in ciidanka ammaanka ay ka hortageen Qaraxaan oo la doonayay in dhibaato intaan ka badan loogu gaysto shacabka Soomaaliyeed. Dadka dhintay [...]
storvideo: 

Guddiga Madaxa banaan Xuduudaha iyo Federaalka oo War ka soo saaray Xiisada Beled-Xaawo

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo ah Hay’ad Dastuuri ah una xil saaran Arrimaha Soohdimaha iyo Federaalka Dalka Soomaliya waxa uu ka xun yahay kana walaacsan yahay Xasilooni darrida  la soo gudboonaatay Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Baladxaawo.
Hoos riix si aad u Aqrisato Warbixinta Guddiga Xuduudaha Madaxa banaan ay soo saareen.
scan
The post Guddiga Madaxa banaan Xuduudaha iyo Federaalka oo War ka soo saaray Xiisada Beled-Xaawo appeared first on Shabelle.

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Horumarinta Beeraha...

Guddiga Madaxa banaan Xuduudaha iyo Federaalka oo...

$
0
0

????????????????????????????????????
Muqdisho ( Sh.M.Network):-Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo ah Hay'ad Dastuuri ah una xil saaran Arrimaha Soohdimaha iyo Federaalka Dalka Soomaliya waxa uu ka xun yahay kana walaacsan yahay Xasilooni darrida la soo gudboonaatay Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Baladxaawo.Hoos riix si aad u Aqrisato Warbixinta Guddiga Xuduudaha Madaxa banaan ay soo saareen.
scan
storvideo: 

25th March

$
0
0

25th March 2018 admin Category :

25th March 2018 admin Category :
Xildhibanaddii Qaswadayasha ahaa oo ku haysta madaxweyne Farmaajo maxaad u noqon wayday sidii Xasan Sheekh oo nooga aamustay.
Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, oo ka mid ah Xildhibaanada doortay Maxmed Cumar Cartan ayaa ku eedaysay in madaxweyne Farmaajo uu guri isku xiray,
Sacdiya Salaad Samatar ayaa ka soo keeda beesha Carab Saalax ee Xildhibaanada Puntland ee Aqalka hoose ee Baarlamanka Dalka Soomaaliya.
[embedded content]
Xildhibaan Sakariye ayaa ka soo jeeda beesha Leelkase ee ka midka ah Xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamanka Dalka Soomaaliya
[embedded content]
storvideo: 

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda X.F.S oo ka...

$
0
0

Muqdisho(SONNA);- Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dhaqan gelinta go'aanka Baarlamaanka ee ku saabsanaa shirkadda DP World.
Wasiirka ayaa sheegtay in dhaqan gelinta go'aankan ay ka harsantahay oo kaliya in Baarlamaanka Soomaaliya ay u gudbiyaan Madaxweyne Farmaajo si uu saxiixo.
"Tallaabada aan qaadnay shacabka Soomaaliyeed iyo Caalamkuba waa la socdaan, Raiisul Wasaarahuna si cad ayuu u soo bandhigay, balse haatan waxa la sugayo ayaa ah in howsha rasmiga ah ee dhinaca Baarlamaanka jirta markii ay soo gaba gaboowdo loo gudbiyo Madaxweynaha, kaddibna uu dhaqan geliyo go'aanka labada Aqal ee Baarlamaanka." ayey tiri Wasiir Maryan Aweys Jaamac.
Hadalka Wasiir Maryan ayaa imaanaya xilli maalmihii u danbeeyay Golaha Shacabka ay ku mashquuleen mooshin laga gudbiyay Guddoomiye Jawaari,taasi oo dib u dhigtay in Xeerka dalka looga mamnuucay shirkadda DP World loo gudbiyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo si uu u saxiixo.
"Xeerka Dhowridda Gobonimada iyo Midnimada Gayiga Soomaaliya" ee shirkadda DP World dalka looga mamnuucay ayaa horay waxaa u ansixiyay Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Golaha Shacabka iyo Aqalka sare,waxaana hadda keliya u harsan in Golaha Shacabka u gudbiyo madaxweynaha Soomaaliya si uu u saxiixo.
Ugu danbeyntii,Wasiirka oo hadalkaan ka sheegtay shir jiraa'id ay ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa waxay ku celisay in Xukuumadda Soomaaliya wali go'aanka ay ka qaadatay shirkadda DP World uu meeshiisii taagan yahay.
storvideo: 

Qudab sannadeedkii Madaxweynaha Somaliland uu...

$
0
0

Qudab sannadeedkii Madaxweynaha Somaliland uu golayaasha u jeediyey oo aan nuxur lahayn.
Waxa Daabacay staff-reporter on Mar 25th, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalpress - London - Khudbad sannadeedkii 2018 ka ee Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi ka hor akhriyey golayaasha Somaliland, ayaa ahayd mid badi faaruq ah, oo sida la sheegay ay soo diyaariyeen dad caydi ku ah siyaasadda iyo qoraalka.
Ballan qaadkii xisbiga Kulmiye uu Borama ama gobollada galbeedka kaga ololeeyey, oo ahayd in uu dhisi doono jidka halbowlaha ah ee u dhexeeya Borama iyo Djabouti, laakiin Madaxweyne Muse waa ag-maray, baddelkeediina waxa uu carrabka ku dhuftay, jidka Ceerigaabo iyo Burco u dhexeeya..... Berbera iyo Wajaale. Inkasta oo aanu wakhtiga sheegin.
Sidoo kale kama aanu hadlin biyo gelinta Hargeysa oo xilligan aad looga hadlo, baddalkeediina waxa uu sheegay in dhallinta rabshadaha dalka ka wadda uu qacan bir ah ku qaban doono.
[embedded content]
Dhinaca dhaqaalaha waxa uu Madaxweynuhu markii ugu horreysey qiray in ay guddidii uu sicir bararka u xil saaray ay ku saaqideen hagaajinta suuqa sarrifka. Xaalkuna uu cirka isku shareeray. Hoostana waxa uu ka xarriiqay in ay jiraan lacag aad u badan oo ay dawladdu soo daabacatay in ay suuqa soo gashay...... ( Laakiin waxa uu ku sheegay in ay tahay xan suuqa la isla dhex wareegayo, afka ayaase ka xaday ), Banka dawladduna uu hawsha sarrifka hagaajin doono. Laakiin taasi ay iska tahay sheeko la fahmayo, oo sidii Siiraanyo lagu urursanayo Doller ka suuqa yaalla.
Af lagaadada madaxda Somaliyeed oo uu Madaxweynuhu caadaystay ayuu aad ugu cel celiyey, waxana uu caddeeyey in ay dhinacooda joojiyeen wada hadalkii Somalia iyo Somaliland. Kadibna waxa uu daba dhigay siyaasaddii khayaaliga ahayd ee shacabka reer Somaliland lagu beerlaxawsan jiray, ee ahayd Dawlad baan nahay....ictaarfkiina dawladaha aan saaxiibka nahay ayaa noogu maqan.
Socdaalkiisii Dubai iyo DP World uma sharxin,faah faahinna kama bixin, balse waxa uu si guud mar ah u sheegay....hadallo uu ku xayeysiinayo.
Warbixinta ay Police ku ugu gudbiyeen shilalka sannadkii hore ka dhacay dalka iyo wax la mid ah ayaa ahaa qodobka la is odhan karo waa mid bidhaan yar iftiimiyey. Laakiin dhaqaalaha, arrimaha gudaha iyo dibadda siyaasaddeeda guud mar uun buu ku sameeyey.
Awdalpress
This post has been viewed 105 times.
storvideo: 


Gaari Tikniko ah oo la xaday

$
0
0

25th March 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Gaari Tikniko ah oo uu xaday nin ka soo jeeda Beesha Warsangeli, oo doonayey inuu Burco ku aqal galo, Lana xididay mid ka mid ah Saraakiisha SNM
Sida la sheegay gaari Tikniko ah oo ay leeyihiin beesha Dhulbahante ayaa waxa xaday nin ka soo jeeda Beesha warsangeli, oo ula galay Beesha Isaaq oo hoy u noqtay Alshabaabka iyo Mooryaanta amni xumada ka wada waqooyiga Soomaaliya
Madaxda maleeshiyadka SNM, ayaa sidii dhaqanka u ahayd waxay buun buuninayaan Tuugan gaariga dhacay si ay amni xumo uga abuuraan degaanka.
Hadaba si arintan ay beesha Isaaq wadaan oo ay baabulayaan looga hortago, waa in Gawaarida SNM leedahay ee ku sugan degaanada Maakhir oo ay u soo dhiibteen Marabbida Warsangeli mid ama labo ka mid ah la geyaa magaalada Tukaraq oo loogu bedelaa Gaarigii la dhacay. Haddii gaariga SNM oo Maakhir jooga lagu difaacayo wiilka Gawaarida ka ma'suulka ah ayaa jufadayada ka soo jeedaa. Waa in kan la dhacona oo Isaaq loola galaa isagana qabiilka ama jufada ninka dhacay ay bixiyaan qiimihiisa,
[embedded content]
Post navigation
- Previous Post Caalamka oo diiday Culusoow -
storvideo: 

Caalamka oo diiday Culusoow

$
0
0

25th March 2018 admin Category :
Madaxii hore ururka xag jirka ah ee Damuljadiid ayaa Dal ku gal loo diiday.
Madaxii hore ee ururka xag jirk ah ee Damuljadiid, markii danbena loo doortay madaxweynaha Soomaaliya, hase ahaatee isagu ka doortay xilkii loo doortay madax Kaabo qabiil Xasan Culusoow ayaa loo diiday Fiisaha dal ku galka dalka Maraykanka. Horayna waxa loogu diiday inuu soo galo Barwaaqo sooranka reer Yurub.
storvideo: 

AKHRISO:-Gudoonka Golaha Shacabka oo isku Khilaafay Xiliga laga Doodayo Mooshinka Jawaari.

$
0
0

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa Beeniyay inuu Gudoonka Golaha Shacabka ka mideysan yahay Go’aanka ka soo Baxay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Cabduweli Ibraahim Muudey,
Waxa uu Cadeeyay inaysan isku Mowqif ka ahayn Xiliga uu sheegay Cabduweli Muudey inay ka doodayaan Xildhibaanada Mooshinka ka dhanka ah Maxamed Cisman Jawaari, waxaana ku muujiyay Warsaxaafadeed lagu diidan yahay Xiliga uu Iclaamiyay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Cabduweli Ibraahim Muudey.
HALKAAN KA AKHRISO  
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/A-297x420.jpg 297w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/A.jpg 678w" sizes="(max-width: 526px) 100vw, 526px" />http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/B-297x420.jpg 297w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/B.jpg 678w" sizes="(max-width: 534px) 100vw, 534px" />
The post AKHRISO:-Gudoonka Golaha Shacabka oo isku Khilaafay Xiliga laga Doodayo Mooshinka Jawaari. appeared first on Shabelle.

The death toll from Mogadishu car bomb attack rises...

$
0
0

At least four people were killed Sunday in a suicide car bomb attack in central Mogadishu, police, and witnesses said.
"There was a blast at a checkpoint close to the interior ministry. Four people were killed including two members of the security forces," Abdullahi Mohamed, a police officer in the capital, told Media. The other two victims were civilians.
"We don't have the details yet but the indications show that a bomber was involved trying to through by the security checkpoint," he added.
According to the official and witnesses, the car blew up before the security forces were able to inspect it.
"I saw the bodies of two soldiers and two civilians," eyewitness Cise Abdurahman said.
"The explosion was significant and the car was reduced to pieces. It exploded between two concrete barriers" at the checkpoint, he added.
It was the second car bomb attack this week in the Somali capital after one blew up Thursday outside a popular hotel, killing 14 people.
Al-Qaeda-affiliated Shabaab jihadists has claimed responsibility for both attacks.
Mogadishu is regularly hit by bomb attacks carried out by Shabaab which is fighting to overthrow Somalia's internationally-backed government.
In February twin car bombings left 38 people dead in the Somali capital.
In October last year, Somalia suffered its deadliest-ever attack in which more than 500 people were killed in a truck bombing in a busy part of the city.
In the wake of that attack, Somalia's government declared a fresh offensive against Shabaab.

storvideo: 

AKHRISO:-Gudoonka Golaha Shacabka oo isku Khilaafay...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa Beeniyay inuu Gudoonka Golaha Shacabka ka mideysan yahay Go'aanka ka soo Baxay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Cabduweli Ibraahim Muudey,
Waxa uu Cadeeyay inaysan isku Mowqif ka ahayn Xiliga uu sheegay Cabduweli Muudey inay ka doodayaan Xildhibaanada Mooshinka ka dhanka ah Maxamed Cisman Jawaari, waxaana ku muujiyay Warsaxaafadeed lagu diidan yahay Xiliga uu Iclaamiyay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Cabduweli Ibraahim Muudey.

SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleDHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle 25-03-2018
Next articleThe death toll from Mogadishu car bomb attack rises to four
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live