Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle


Pakistan, Somalia agree to enhance mutual cooperation

$
0
0

Pakistan and Somalia on Thursday agreed to enhance mutual cooperation and boost bilateral relations.
The understanding was reached in a meeting between the National Security Advisor Lt. General (retd) Nasser Khan Janjua and the Foreign Policy Adviser to the President of Somalia Balal Mohamed Osman.
The Somalian ambassador to Pakistan Khadija Muhammad Al-Makhdoomi was also present in the meeting in which the two sides discussed matters pertaining to bilateral cooperation and security.
They also reiterated to work together in close collaboration in all the fields and also to learn from each other experiences. The satisfaction was expressed by both sides over the improving trajectory of bilateral relations.
In his remark, Nasser Janjua said that Somalia is a Country of great fortune and strategic importance while the Somalian ambassador expressed her desire to expand cooperation with Pakistan in multiple areas including trade, human resource development, defense, and security.
The envoy said that Pakistan has a great capacity to tackle internal security problems and Somalia wants to learn from the experiences of Pakistan in this regard.
The post Pakistan, Somalia agree to enhance mutual cooperation appeared first on Shabelle.

R/W ku-xigeenka Dalka oo Shaqalaha Dowladda kala...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho(SONNA):-Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guulleed (Khadar), ayaa maanta shaqaalaha xafiiska kala qeyb-qaatay ololaha nadaafadda ee dhammaan shaqaalaha iyo madaxda dawladdu ay fuliyaan khamiista ugu dambeysa Bil-walba, taas oo loola jeedo in laga shaqeeyo bilicda iyo qurxinta dalka gaar ahaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo gudaha Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya saakadii hore shaqaalaha xafiiska la billaabay aruurinta iyo xaaqista qashinka ayaa sheegay in nadaafaddu ay muhiim u tahay bilicda iyo faya-dhowrka bulshada, sidaa darteedna ay lagama maarmaan tahay in lagu dadaalo ilaalinta nadaafadda.
" Maanta waa xilligii aynu u astaynay nadaafadda dalka, gaar ahaan Caasimadda in laga sameeyo olole nadaafadeed, waxaana muhiim ah in madax iyo shacabka ay ka wada qeyb qaataan qurxinta deegaanka." Ayuu yiri Mudane Mahdi Mohamed Guulleed.
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed ayaa dhammaan shaqaalaha dawladda iyo shacabka ku dhaqanka Caasimadda dalka u soo jeediyay in ay maalin-walba ay ka shaqeeyaan ilaalnta nadaafadeed ee dalka, si loo helo deegaan caafimaad qabo.
Xarumaha dawladda ayaa sidaan oo kale looga sameeyaa ololaha nadaafadda, waxaan ka qayb qaata madaxda wasaaradaha sida Wasiiradda, Agaasimayaash iyo dhammaan shaqaalaha dawladda.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleQM oo dib u billaabaysa soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira Xeryaha Dhadhaab Kenya

storvideo: 

Pakistan, Somalia agree to enhance mutual cooperation

$
0
0

Pakistan and Somalia on Thursday agreed to enhance mutual cooperation and boost bilateral relations.
The understanding was reached in a meeting between the National Security Advisor Lt. General (retd) Nasser Khan Janjua and the Foreign Policy Adviser to the President of Somalia Balal Mohamed Osman.
The Somalian ambassador to Pakistan Khadija Muhammad Al-Makhdoomi was also present in the meeting in which the two sides discussed matters pertaining to bilateral cooperation and security.
They also reiterated to work together in close collaboration in all the fields and also to learn from each other experiences. The satisfaction was expressed by both sides over the improving trajectory of bilateral relations.
In his remark, Nasser Janjua said that Somalia is a Country of great fortune and strategic importance while the Somalian ambassador expressed her desire to expand cooperation with Pakistan in multiple areas including trade, human resource development, defense, and security.
The envoy said that Pakistan has a great capacity to tackle internal security problems and Somalia wants to learn from the experiences of Pakistan in this regard.
storvideo: 

Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrinta xuduudda labada Dal

$
0
0

Nairobi ( Sh. M. Network )-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa kula kulmay Magaalada Nairobi shalay dhiggiisa dalka Kenya H.E. Amb. Monica Juma. Kulanka ayaa looga wada hadlay xiriirka laba geesoodka iyo dhowr arrimood oo xaaladda gobolka iyo dunida si gaar ah xaaladihii ugu dambeeyay ee dhismaha derbiga laga dhisayo inta u dhexeysa Beled Xaawo iyo Mandheera iyo dadaallada joogtada ah ee loogu jiro sidii gebi ahaan loo joojin lahaa dhisiddiisa.
Labada Wasiir ayaa kulankooda uga wada dooday isfahamka dhexmaray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” iyo Dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta ee joojinta dhisidda derbiga iyo unkidda guddi wasiiro oo wadaag ah, kuwaasi oo kulamadooda ugu horreeya uu ka dhici doono Mandheera.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Caalamiga ee Kenya H.E. Amb. Monica Juma  ayaa sidoo kale kawada hadlay  heshiisyadii hore ee labada dal ay  kala saxiixdeen oo la xiriiray ammaanka, ganacsiga, iskaashiga arrimaha bankiga iyo sidoo kale tababaridda howlwadeennada caafimaadka, kalkaaliyeyaasha iyo shaqaallaha rayidka ee Soomaaliya.
The post Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrinta xuduudda labada Dal appeared first on Shabelle.

Somaaliland oo ka Jawaabtay dacwadda ay Soomaaliya u...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Hargeysa (Caasimadda Online) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in dacwadda Soomaaliya ay geysay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay aysan ahayn mid joojinaysa heshiisyada ay Somaliland gashay iyo kuwa ay gali doontaba.
Wareysi uu siiyay BBC, ayaa wasiir arrimaha dibada ee Soomaaliland Sacad Cali Shire wuxuu sheegay in aysan waxba u dhimi doonin dacwadii ka dhanka aheed Dowlada Imaaraadka iyo shirkada laga leeyahay dalkaasi DP World, waxaa kale oo uu ka hadlay arrimo kale oo la xidhiidha maamulka hawada, wuxuuna sheegay in Soomaaliland hawadeeda ay u madax banaantahay.
Sacad Cali Shire wuxuu kaloo ka hadlayaa xiriirka u dhaxeeya Somaliland iyo hay'adaha Qaramada Midoobay ee deegaannadooda ka hawlgala.
Wasiirku waxa uu ka jawaabayaa marka hore sida ay Somaliland u aragto dacwaddii Soomaaliya ay geysay golaha ammaanka ee la xidhiidhay arrinta saldhigga milateri ee Imaaraadku ka dhisanayo Berbera, iyo maalgashiga DP World.
Warka ka soo baxay Maamulka Soomaaliland ayaa ku soo aadaya xili weli uu taagan yahay khilaafka ka dhashay heshiiskii Saddex geesooka ahaa ee dhex maray Soomaaliland, Itoobiya iyo Shirkada DP World,heshiiskaas oo ay sharcidarro ku tilmaamtay dowladda Soomaaliya.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Mid ka mid ah Saraakiisha Hay’adda ICRC oo lagu...

$
0
0

Muqdisho (PP) - Hay'adda Laan-qeynta Cas ee ICRC ayaa sheegtay in mid ka mid ah shaqaalahooda uu ku dhintay Muqdisho, kaddib markii gaarigiisa uu ku qarxay meel ku dhaw xarunta Bisha Cas ee Soomaaliyeed oo ku taalla agagaarka Isgoyska Zope ee Muqdisho.
C/xafiid Yuusuf Ibraahim oo ka tirsanaa shaqaalaha ICRC ayaa la sheegay inuu dhaawac ahaan ugu dhintay isbitaal ku yaalla Muqdisho, kaddib markii uu ku dhaawacmay qaraxa gaarigiisa lala beegsaday oo ahaa mid lagu soo xiray.
"Waxaan aad uga xunnahay geerida C/xafiid oo ka mid ahaa shaqaalaheena ka hawlgala Somalia," ayuu yiri Simon Brooks oo ah madaxa madaxa hawl-gallada hay'adda ICRC ee Soomaaliya. Isagoo intaas ku daray. "Waxaan u diraynaa tacsi qoyskiisa iyo intii jeclayd oo xaalad adag ku jira."
Sidoo kale, hay'adda ayaa sheegtay in marxuum C/xafiid uu hay'addooda ku soo biiray shan bilood ka hor, isagoo ahaa madaxa isku-xirka iyo sharciga ee hay'adda ICRC. Waxayna hay'addu sheegtay in kaalin weyn uu ka qaatay sidii dadka loogu wacyi-gelin lahaa shuruucda dagaalka iyo kuwa la xiriira xuquuqda aadanaha."C/xafiid wuxuu kaalin muuqata ka qaatay difaacidda dadka shacabka ah ee ay saameynta xooggan ku yeesheen colaadaha iyo rabshadaha xilligan jira. Dilkiisna wuxuu qayb ka noqonayaa beegsiga dadka ka shaqeeya arrimaha bani'aadamnimada," ayuu hadalkiisa ku daray Brooks.
Dhanka kale, C/xafiid Yuusuf Ibraahim oo ahaa wiil dhallinyaro ah, wuxuu ifka uga tagay xaad iyo laba gabdhood oo ay u dhashay, kuwaasoo da'doodu ay kala tagay laba sano jir iyo sanad jir.
Ugu dambeyn, Ruux kale oo ka tirsan shaqaalaha ICRC oo gaariga la saarnaa ayaa isagana dhaawac fudud uu kasoo gaaray qaraxii gaariga loogu xiray sarkaalka dhintay, lamana oga illaa hadda sababta ka dambeysa in qarax lala beegsado shaqaale ka tirsan ICRC.PUNTLAND POST
The post Mid ka mid ah Saraakiisha Hay'adda ICRC oo lagu Dilay Qarax lagula eegtay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Gudiga Dhex dhexaadinta Mooshinka Jawaari oo la kala diray

$
0
0

Wararka kaimaanaya Xarunta Glaa Aqalka sare ee Baarlamaanka Dalka Soomaalya ayaa sheegaya in Xildhbaanada Golaha Aqalka sare ay kala direen gudigi loo xil saaray dhex dhexaadinta mooshinka ka dhanka ah Maxamed Cismaan Jawaari.
Gudiga ayaa lagu eedeeyay inay si buuxda ula safteen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari  oo ay kulamo kala duwanaa oo Taageerayaasha Jawaari lahaayeena ka soo Muuqdeen Arintaasi oo lagu sheegay Cadeynta la Safashada Garabka Jawaari,
Kulanka Golaha Aqalka sare waxaa ka Istaagay oo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo Golaha Hortiisa uga dhawaaqay inay iska Casileen Waajibaadka Gudiga dhex dhexaadinta Mooshinka,
Hadalka Xildhibaanada iyo Go’aanka Golaha Aqalka sare ayaa imaanaya Xili maalin kadib la filayo inay Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ka doodaan una codeeyaan Mooshinka ka dhanka ah Maxamed Cismaan Jawaari oo ku eedeysan ku tumashada Dastuurka Dalka.
The post Gudiga Dhex dhexaadinta Mooshinka Jawaari oo la kala diray appeared first on Shabelle.


Kaamero badda ku luntay oo laba sano ka dib la helay

$
0
0

Kaameradan ayaa waxaa soo helay arday iskuulley ah iyo macalinkooda, kuwaas oo go'aansaday in ay ku baahiyaan baraha bulshada si ay u helaan mulkiilaha kamirada, iyagoo ay u suurta gashay in ay ku helaan maalin gudaheed.
Mulkiilaha Kamirada Serina Tsubakihara, ayaa BBC u sheegtay in ay aamini weyday arrintaasi oo ay yaab ku noqotay markii ay saaxibadeed u sheegeen lana wadaageen fariimo watay sawiro ku jiray kamirada luntay.
Gabadhan oo wax ka barata mid ka mid ah jamacadaha dalka Japan ayaa xilligii ay ka luntay kamirada waxay ku jirtay fasax ay ku joogtay jasiiradda Ishigaki Okinawa, oo 250KM bariga ka xigta Taiwan.
Waxay ahayd Sebtembar 2015-tii markii ay kaamerada uga dhacday badda iyadoo u maleynaysay in aysan heli doonin waligeed.
Balse qaar ka mid ah sawirrada ayaa waxa ku jiray kuwo lagu qaaday gudaha dalka Japan, waxayna u maleeyeen in mulkiilaha uu u dhashay Japan, ka dib ayey farriimahooda waxay ku qoreen luqadaha Shiinaha iyo Japan. Waxaa si lama filaan ah fariintaas looga baahiyey baraha bulshada 10 kun oo mar maalin gudaheed .
Ms Tsubakihara ayaa sheegtay in ay aad u faraxday, ayna nasiib badan tahay in fursadaan la yaabka leh ay dareensiisay naxariista dadka ay leeyihiin, iyadoo sheegay in ay sawiradaan xusuusinayaan waayo-waayo. Waxay sidoo kale BBC u sheegtay in ay qorshaysanayso in ay ku laabato Taiwan bisha Juun, si ay ugu mahadceliso ardaydii iyo macalinkoodii soo helay kaamerada badda uga dhex luntay.
storvideo: 

Gudiga Dhex dhexaadinta Mooshinka Jawaari oo la kala...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter

Wararka kaimaanaya Xarunta Glaa Aqalka sare ee Baarlamaanka Dalka Soomaalya ayaa sheegaya in Xildhbaanada Golaha Aqalka sare ay kala direen gudigi loo xil saaray dhex dhexaadinta mooshinka ka dhanka ah Maxamed Cismaan Jawaari.
Gudiga ayaa lagu eedeeyay inay si buuxda ula safteen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari oo ay kulamo kala duwanaa oo Taageerayaasha Jawaari lahaayeena ka soo Muuqdeen Arintaasi oo lagu sheegay Cadeynta la Safashada Garabka Jawaari,
Kulanka Golaha Aqalka sare waxaa ka Istaagay oo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo Golaha Hortiisa uga dhawaaqay inay iska Casileen Waajibaadka Gudiga dhex dhexaadinta Mooshinka,
Hadalka Xildhibaanada iyo Go'aanka Golaha Aqalka sare ayaa imaanaya Xili maalin kadib la filayo inay Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ka doodaan una codeeyaan Mooshinka ka dhanka ah Maxamed Cismaan Jawaari oo ku eedeysan ku tumashada Dastuurka Dalka.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleMahad Alle "Weli aniga ayaa ah Duqa Baladweyne"
storvideo: 

DHAGEYSO: Kheyre iyo Keating oo ka wada hadlay...

$
0
0

Ra'isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mechael Keating ayaa ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo halka ay wax marayaan hadda.
Mechael Keating,ayaa qoraal uu soo dhigay Boggiisa Twitter-ka waxaa uu ku sheegay in kulanka uu la qaatay Ra'isalwasaaraha Soomaaliya oo kala hadlay xaaladda amaan,siyaasadeed,dhaqaale iyo Istiraatijiyadeed ee dalka Soomaaliya.
Waxa uu sheegay in ay isla soo qaadeen xoojinta horumarrada hadda la sameeyay ee dhinacyada amniga,dhaqaalaha iyo horumarka.
Golaha shacabka ayaa hadda waxaa ay u kala qeybsanyihiin labo garab,kuwaas oo kala taageersan Guddoomiye Jawaari iyo ku xigeenkiisa 1aad oo isna aqbalay mooshinka ka dhanka ah Jawaari.
Ra'isalwasaare Xasan Cali Kheyre Xukuumaddiisa ayuu Guddoomiye Jawaari ku eedeeyay in ay ku lug leedahay mooshinka islamarkaana gadaal ka riixeyso.
Jawaari waxaa uu horay u sheegay in uu iska diiday heshiis uu Xasan Cali Kheyre horkeenay kaas oo lagu sheegay Danqaran,islamarkaana sheegayay in saddexda mas'uul ee dalka ugu sarreysa aysan mooshin iska keenin islana dhameystaan muddada saddexda sano ah ee u hartay dowladda hadda jirta.
Kheyre iyo Keating

storvideo: 

Ingiriiska oo lagu arkay nooca ugu xun cudurka jabtida

$
0
0

Nin ku nool Ingiriiska ayaa waxa uu qaaday noocii "ugu xumaa cudurka jabtida" ee dunida lagu arko. Waxaanay waaxda caafimaadka guud ee England sheegtay in noocani yahay mid aan lagu dawayn karayn daawooyinka loogu talo galay cudurkan.

Ingiriiska oo lagu arkay nooca ugu xun cudurka jabtida

$
0
0

Nin ku nool Ingiriiska ayaa waxa uu qaaday noocii "ugu xumaa cudurka jabtida" ee dunida lagu arko. Waxaanay waaxda caafimaadka guud ee England sheegtay in noocani yahay mid aan lagu dawayn karayn daawooyinka loogu talo galay cudurkan.
Cudurku waxa uu ninkan ku dhacay horraantii sannadkan, dawooyinka lagu dabiibo ee kala ah Azithromycin iyo ceftriaoxe, oo la iskugu daray ayaa labadiiba waxba u tari waayeen.
Dr Gwenda Hughes oo ka tirsan waaxda caafimaadka guud ayaa yidhi "waa markii u horraysay ee noocan labadaa dawoba wax ka tari waayeen la arko."
Hay'adda caafimaadka aduunka ee WHO iyo xarunta la dagaalanka cudurada Yurub ee ECDC oo dhacdadan aad ula socday ayaa isku raacay in uu noocani yahay kii ugu horeeyay ee dunida lagu arko ee dawooyinku gabi ahaanba waxba ka tari waayeen.
________________________________________________________________
Waa Maxay Jabtidu?
Cudurkan waxa keena bakteeriyo la yidhaa Neisseria gonorrhoeae. Waxaana lgu kala qaadaa galmada.
Calaamadaha lagu gartona waxa ka mid ah malax midabkeedu doog ama huruud yahay oo ibta ka timaad, xanuun badan oo la dareemo marka qofku kaadshayo iyo dhiig mararka qaardkood ka yimaad ibta.
Hadii aan la dawayn waxa uu cudurkaasi keeni karaa in qofku noqdo ma dhalays iyo cudurka oo u gudba ilmaha uurka ku jira hadii haweenayda qabtaa ilmo siddo.
__________________________________________________
Dhakhaatiirta khubarada ah ee xaaladda ninkaa darsaysa ayaa sheegay in ay hadhsantahay dawo keliya oo ka mid ah nooca lagu la tacaalo jabtida oo aan weli ninkaa lagu eegin, suurto galna ay tahay inuu ku dawoobo.
Waxaana haatan loo bilaabay dawadaas waxaana xaaladdiisa la socda dhakhaatiirta oo filaya in wax tarka dawadaasi muuqan doono bisha dambe.
Dr Hughes ayaa isna waxa uu yidhi "aad baanu ula soconaa xaaladda bukaankan waxaanan doonaynaa in si fiican loo daweeyo oo uu ka bogsado, oo waxaanu kula tacaalaynaa wax kasta oo suurto gal ah si aanu u yarayno khatarta keeni karta in cudurku fido."
storvideo: 

Diyaarada Air Djibouti oo ka bilawday Duulimaad...

$
0
0

Bosaso-[Puntland Post]-Diyaarada Duulimadaka ee Air Djibouti ayaa Maanta duulimadkeedii ugu horeyey ka bilawadaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari,.
diyaaradan ayaa keenisteeda Boosaso waxa ka danbeyey Ganacsato Reer Puntland ah waxana ay isaga kala gooshi doonta qaar kamid ah dalalka soomaliya la dariska ah iyo magaalooyinka Jabuuti,Hargeysa Bosaso iyo Muqdisho.
Maamulka Gobalka Bari, Ganacsato iyo qeybo ka mid ah buslahada Bosaso ayaa si balaaran ugu soo dhaweyey garoonka diyaaradaha Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo hogaaminayey waftiga diyaarada la socdaya Masuuliyiinta shirkada duulumaadka ee Air Djibouti iyo qeyb ka mid ah shaqaaleheeda oo diyaarada Air Djibouti la socday.
Yuusuf Maxamed Waceysa dhedo Gudoomiyaha Gobalka Bari, ayaa sheegaya in duulimadka ay diayaradan ka bilawaday Boosaso ay faraxad galinayso Bulshada Reer Puntland waxan uu balan qaadaya in si dhaw ay ula shaqeyn doonan ka gobal ahan.
Ciise Guude Xaaji oo ah Maamule ku xigeenka Guud ee shirkada Duulimaadka Ee Air Djibouti ayaa shaciyeey duulimaadyada ay diyaaradu ka sameyn doonto Boosaso
Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo hogaminayey Waftiga Diyaarada la socdaya ee ka yimid dalka Jabuuti ayaa bogaadiyey imshaha Air Djibouti Puntland waxana uu shacabka ugu baaqay in ay ka faa,idaysatan Duulimadyada ay diyaardu sameynayso.
Tan iyo markii xariga laga jaray garoonka Bosaso waxaa isa soo tarayey Shirkadaha dhinaca duulimaadka, kuwaasi oo xafiisyo ka furtay magaalada Ganacsiga Puntland ee Boosaso.CABDIQANI BOOS PUNTLAND POST -BOSASO
The post Diyaarada Air Djibouti oo ka bilawday Duulimaad Puntland appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Miguna Miguna oo Mar Kale Kenya Laga Masaafuriyay

$
0
0

Siyaasiga reer Kenya ee lagu magacaabo Miguna Miguna ayaa sheegay in saraakiisha dalkaasi ayaga oo dhulka ku jiiraya ka masaafuiyeen dalka Kena.


Sarkaal Ka Tirsan ICRC oo Muqdisho Lagu Dilay

$
0
0

Hay’adda caalamiga ah ee Laanqayrta Cas ICRC ayaa sheegtay in mid ka mid ah shaqaalaheeda uu u dhintay dhaawac kasoo gaadhay qarax shalay ka dhacay Muqdishu.

Sarkaal Ka Tirsan ICRC oo Muqdisho Lagu Dilay

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Hay'adda caalamiga ah ee Laanqayrta Cas ICRC ayaa sheegtay in mid ka mid ah shaqaalaheeda uu u dhintay dhaawac kasoo gaadhay qarax shalay ka dhacay Muqdishu.
War saxaafadeed ay soo saartay ICRC ayey lagu sheegay in ninkaasi uu u dhintay dhaawacyo kasoo gaadhay qarax lagu xiray baabuur uu saarnaa.
Warkan waxaa Muqdishu nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:00:55 0:00
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Madbacadda oo barbaro la gashay Jenyo

$
0
0

Kooxda kubada cagta Madbacadda ayaa barbaro la gashay kooxda LL PP Jenyo kulankii ugu horeyay wareega labaad ee horyaalka premier league Somalia. Kooxda Kubada cagta Madbacada oo matasha wasaarada warfaafinta ayaa ciyaartay kulankeedii tobanaad waxaana ay adkaatay hal kulan oo quraa ayadoo sidoo kale LL PP Jenyo sidoo kale ay ciyaartay kulankii tobanaad horyaalka soomaaliya. [...]
storvideo: 

Maxaad ka fahansantahay Qodobka Xeer-hoosaadka...

$
0
0

Maxaad ka fahansantahay Qodobka Xeer-hoosaadka Barlamaanka ee sheegaya sidda loo maamulayo Hadii Mooshin Ay Keenan xubno kamid ah Barlamaanka
Mar 29, 2018 -
.hadii Mooshin loosoo gudbiyo gudoomiyaha baarlamaanku waxay xillibaanadu xaq-uleeyihiin in lahor Keeno waqti kasta Xitaa hadii Ay Ku qaadato muddo sanad ah lkn waxaa sharci ah in muddo taban maalmood ah lagusoo gaba gabeeyo maalinta golaha lahor Keeno mooshinkaas sidoo kalena Ay doodiisa bilaabato
Tusaale: Hadii 10 Xilibaan Ay saxiixaan Mooshin shurudihiisa dhameystiranyihin oo Ay Ku dalbanayaan in laga hadlo tahriibka oo gudoomiyahana Uu Gacanta loo galiyo taariikh 20 juun Maalintaas Uu Gacanta Ku dhigay ilaa laga gaarayo 30 juun hadii Uu gacanta Ku haayo asagoon hor geynin Barlamaanka hortooda madhihi karo 10kii maalmood ee moshinkan sharciga u lahaa wuu dhaafay wuuna jabay mana ahan sidaas xeerka
Lkn wuxuu mooshinka Ku jabi karaa in markii Uu gudoomiyaha moshinka qabto Uu Barlamaanka horkeeno isla taariikhdii loo dhiibay sidoo kalena Ay doodiisu bilaabato waxaa loo qabanaayaa 10 maalmood haddii 10kaas maalmood doodiisa Lagu kala bixi waayo wuu jabayaa moshinkaas sharciyan hadii kale Dhinac Ayuu u dhacayaa
Marka sidaas Ayey ukala duwanyihiin sharciyadda moshinka
Maxamed Cabdulaahi Xasan
English News
storvideo: 

Daawo: Deg-deg Madaxweynaha oo isugu yeedhay...

$
0
0

Daawo: Deg-deg Madaxweynaha oo isugu yeedhay Shirgudoonka iyo hoggaamiyeyaasha mucaaridka caawa + Gudoomiye Ciro oo ka Cudur Daartay
[embedded content]
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live