Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Sagaal caruur ah oo nin kale ka dhalay

$
0
0

Sagaalka Caruurta ah oo xaaskiisu u sheegtay inuu dhalay midna kama dhalin, Xariif kale ayaa ka wada dhalay
Nin ka soo jeeda dalka Moroco 'ayaa waali qarka u saaran' ka dib markii uu ogaaday in sagaalka caruur ah oo guriga u joogtaa uu u haystay in isagu dhalay , oo uu ka dhalay naagtiisa oo ay is qabeen 35 sano , uu hadda ogaaday in nin kale ka wada dhalay Caruurta
Warbaahinta dalkaas ayaa daabacday, in ninkan oo ah Macalin uu ogaaday xaqiiqda ah inaanu caruurta dhalin, ka dib markii uu dhowaan maray baaritaan caafimaad oo loo sheegay inuu qabay noloshiisa sterile taas oo ka hor istaagayd inuu caruur dhalo ama wax rimin karo
Xaaskiisu waxay ahayd mid hoosta kala socotay nin kale sanadahaas oo dhan oo ay carauurta u dhalaysay , sida ay qortay Al MassaNinkan la khiyaameeyey ayaa hadda tegay maxkamadda Sidi Suleiman si uu isaga furo xaaskiisaWuxuuna ka codsaday maxkamadda in Caruurtan sagaalka ah oo ku abtirsanaya magaciisa looga xayuubiyo. Mxakamadana la keeno Dhakhaatiir ku takhasusay cudurada urological and gynaecological ee la xiriira dhalmadaTijaabaddii laga qaaday ayaa waxa lagu ogaaday in 50 sano, ay xininiintiisa midig jiranayd oo ay ka hor istaagnayd in wax shahwad ah ay samaysmaan
Tlb rjl t`lym mGrby bmHkm@ zwjth blkhyn@ wlfsd b`dm thbt lh 'nh knt `l~ `lq@ Gyr shr`y@ m` shkhS akhr, w'n l'bn ldhyn kn y`dWhm mn Slbh lysw 'bnh.
wbHsb ywmy@ "lms" lmGrby@ lty 'wrdt lkhbr, lthnyn, fnh b`d 35 sn@ zwj wnjb 9 'Tfl, syktshf lzwj 'nh `qym, w'n rfyq@ drbh lty tzwjh `n Hb Zlt tnjb, why tHt `Smth, 'wld lysw mn Slbh, w'nh `sh mkhdw` lm yqrb 4 `qwd mn lzmn, l'mr ldhy tsbb lh fy 'zm@ nfsy@ Hd@.
wqlt lSHyf@ nh rGm Hl@ lryb@ lty kn `lyh lzwj bsh'n nsb l'bn lyh, fnh lm ytsr` fy tkhdh qrr lnfSl lnhy'y `n zwjth wrf` d`w~ qDy'y@ fy lmwDw`, bl bdr l~ lqym bmjmw`@ mn ltHlyl wlfHwSt llt'kd `lmy mn qdrth `l~ lnjb mn `dmh, why ltHlyl lty khlSt l~ nty'j Sdm@ lh, Hynm 'kdt f`ly 'nh l ymknh lnjb mTlq l'nh `qym, ltnqlb Hyth r's `l~ `qb.
w'wDHt lSHyf@ 'n lzwj tSl bmHmyh wqrr mbshr@ rf` d`w~ qDy'y@ Dd zwjth 'mm btdy'y@ mdyn@ sydy slymn, llmTlb@ bsqT nsb 9 'Tfl wlTlq mn shryk@ Hyth lthmh blzn, wknt lbdy@, brf` mltms l~ ry'ys lmHkm@ lbtdy'y@ yrmy l~ stSdr qrr qDy'y bt`yyn Tbyb mkhtS fy Tb wjrH@ lmslk lbwly@ w'mrD ljhz ltnsly wljnsy lkhD` lmshtky lkhbr@ Tby@ wjyny@ lqT` lshk blyqyn.
wb'mr qDy'y, 'jryt lkhbr@ mn Trf Tbyb mHlf wkhbyr ld~ mHkm lmmlk@, Hyth 'sfr tqryr lkshf lsryry wltHlyl lbywlwjy@, ldhy ttwfr ljryd@ `l~ nskh@ mnh, `n Sb@ lmshtky bwrm blkhSy@ lymn~, w'n hdh l`yb ldhy l ymkn `ljh mwjwd bh mndh 50 sn@ 'y qbl zwjh, km 'Zhrt tHlyl lsy'l lmnwy `dm wjwd 'y Hywn mnwy, whw m yw'kd 'n Tlb lkhbr@ `qym wl ymkn lh lnjb, w'n zwjth wldt 'Tfl sfH yHmlwn smh l~ Hdwd hdh lywm fy ntZr mal ld`w~ lqDy'y@ lty rf`h lsqT nsb l'Tfl lh wlTlq mn lmshtky@ stnd l~ m j fy ltqryr lTby nfsh.
storvideo: 


Gen. Moorgan Oo Ka Hadlay Qorshihiisa Sool iyo Sanaag,

$
0
0

22nd April 2018 admin Category :
Sareeyeguuto Mohammed Said Hersi Morgan, oo ah musharax u taagan xilka madaxweyne nimo ee maamulka puntland ee dhacaysa horaanta 2019 ayaa waxaa su 'allo laga weydiiyay isagoo marti ku ah Jaamacadda Bariga Africa ardayd dhigata jaamacada.
Gen Moorgan, ayaa jawaab gaaban ka bixiyay waxaana uu yidhi'arrinta goboladaasi waa sir ciidan sir ciidana waxaa iiga qorshaysan halkan kuma sheegaayo'
[embedded content]
storvideo: 

Dowladda Ciraaq oo sheegtay in ay dileen 36 ka...

$
0
0

Milatariga dowladda ciraaq ayaa sheegaya in weerar dhanka cirka ah oo ay toddobaadkii hore ku qaadeen Suuriya ay ku dileen soddon iyo lix katirsan dagaallamayaasha dawladda islaamiga.
Bartilmaameedyada weerarkan oo dhacay 19 bishaan April ayaa waxaa kamid ahaa warshad ururka Daacish ay qaraxyada ku farsamayn jireen.

  1. Ciraaq oo qabsatay buundada labaad ee Mosul
  2. Daacish oo ku duushay magaalada Rabta, Ciraaq
  3. Ciidamada Ciraaq oo billaabay duulaanka Tal Cafar

Duqaymahan ayaa waxaa iska kaashaday dawladda Suuriya iyo isbahaysiga uu Maraykanku hoggaamiyo ee ka hortagga daacish.
Hawgalladan loogu gudbay xuduudda Suuriya ee Iraaq ay fulisay ayaa ah mid dhif ah, balse militarIga Ciraaq ayaa ugu yaraan duqaymo kan lamid ah ku qaadday Daacish ay sanadkii hore.
storvideo: 

Israa'iil oo beenisay in ay ku lug lahayd dilka Fadi al-Batsh

$
0
0

Israel ayaa beenisay eedaymaha la xiriira in hay'deeda sirdoonka ee lagu magacaabo Mossad, ay ka dambaysay dilka nin ingineer falastiini ahaa oo sabtidii lagu dilay magaalo madaxda Malaysia ee Kuala Lumpur.

Kheyre oo sheegay xiliga la bilaabayo dhismaha...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho-(Caasimadda Online) - Ra'isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dhismaha Waddooyinka Magaalada Muqdisho ku xira Magaalooyinka Jowhar iyo Afgooye uu billaabanayo Bisha soo socota ee May.
Dhismayaasha Waddooyinkan waxaa horay u ballan qaadday Dowladda Qadar oo sheegtay in lacag dhan $200 Milyan ay ku bixineyso Mashaariicda dhismaha waddooyinka Muqdisho ku xira Afgooye iyo Jowhar.
Ra'isalwasaaraha waxaa uu maanta ka hadlayay kulan lagu magacaabay daahfurka tirakoobka shaqaalaha Rayidka ee dowladda Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in dowladd ay la dagaallameyso musuq maasuqa,isaga oo sidoo kale xusay in ay muhiim tahay in Canshuurta laga qaado shacabka aysan ku bixinin dowladda dad aan dowladda u shaqeyn.
Dhinaca kale munaasibadda maanta ee lagu daah furayay mashruuca tirakoobka shaqaalaha ayuu Ra'isalwasaarah magaca uga beddelay dadka ka fariista shaqooyinka dowladda ee howlgabka loo yaqaan waxaana uu u bixiyay Abaalgurte.
Hadalka Ra'isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kusoo beegmaya xili wadooyinka dhexmara caasimadda muqdisho qaarkood ay biyo fariisimo yeesheen sababo laxiriira roobabka daya.- OnlineXafiiska muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Akhriso: Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka...

$
0
0

Muqdisho-(Caasimadda Online)-Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .
Gudigaan ayaa sheegay in isdiiwaangilinta musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay bilaabaneyso berri oo Isniin ah taariikhdana ku began tahay 23-ka kuna egtahay Talaadada soo socoto taariikhdana ku began tahay 24-ka bishan April.
Sidoo kale Guddiga ayaa tilmaamay in hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay dhaceyso 25-ka bishaan oo ku beegan Arbaca Soo socoto ayna soconeysa ilaa 26-ka bishan.HOOS KA AKHRISO SHURUUDAHA U SOO SAARAY GUDDIGA
1- Murashaxiinta araajidooda waxaa ay ku hagaajin karaan guddi-hoosaadka diwaan-gelinta murshaxiinta oo fadhigooda yahay xarunta Villa Hargeisa.
2- Murashaxa u tartamaya XILKA guddoomiyaha golaha shacabka, kana tirsan golaha wasiirrada waa inuu guddiga qabanqaabada u keenaa caddeyn ku xusan is-casilaadda/is-casilaadeeda marka uu is-diiwaangelinayo.
3- Kharashaadka is-diiwaangelinta murashaxiinta waxaa lagu shubayaa xisaabta furan Account No 127 ee Golaha shacabka ku leeyahay Bankiga Dhexe ee dowladda.Jadwalka Doorashada:
Waqtiga Diiwaan-gelinta murashaxiinta Guddoomiyaha golaha shacabka 10.00 am-05.00 PM (Taariikh 23-24 April 2018 Isniin iyo Talaado).
Hadal-jeedinta murashaxiinta guddoomiyaha golaha shacabka (Taariikh, 25-26 April 2018, Arbaco iyo Khamiis).
Diyaar-garowga iyo is-xog wareysiga guddiga qabanqaabada doorashada guddoomiyaha golaha shacabka(Taariikh, 27, 29, 2018, Jimce, Sabti iyo Axad)
Doorashada Guddoomiyaha golaha shacabka (Taariikh, 30 April 2018, Isniin).- OnlineXafiiska muqdisho-@live.com
storvideo: 

Israa'iil oo beenisay in ay ku lug lahayd dilka...

$
0
0

Israel ayaa beenisay eedaymaha la xiriira in hay'deeda sirdoonka ee lagu magacaabo Mossad, ay ka dambaysay dilka nin ingineer falastiini ahaa oo sabtidii lagu dilay magaalo madaxda Malaysia ee Kuala Lumpur.
Wasiirka difaaca Israel, Avigdor Lieberman, ayaa sheegay in ninkaan ingineerka ah uu ahaa khabiir dhanka gantaalaha ah, kooxda Xamaas ayaa goor sii horraysay xaqiijisay in ninkani uu kamid ahaa ururkaas,
Madaxa booliiska Malaysia ayaa sheegay in ay baarayaan sabab keenta dilka.
Barfasoor Falastiini ah xubinna ka ahaa ururka hubaysan ee Xamaas ayaa waxaa lagu dilay rasaas laga soo furay gaari mar uu marayay mid ka mid waddooyinka caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lumpur.
Qoyska 35 jir-kan lagu magacaabo Fadi al-Batsh, ayaa waxa ay sirdoonka Israa'iil ee Mossad ku eedeeyeen inuu ka dambaysay dilka Sabtidii ninkaasi loo gaystay.
Saraakiisha Malaysia ayaa sheegay in dadka laga shakisan yahay inay falkan gaysteen la rumaysan yahay inay xiriir la leeyihiin hay'ad sirdoon oo shisheeye.
Xamaas ayaa waxa ay Israa'iil ku eedaysaa inay horay u khaarijisay khubarada Falastiiniyiinta ee dibadda ku nool, walow hay'adda sirdoonka Israa'iil ee Mossad aysan weligeed xaqiijin howlgallo noocaas oo kale ah.
Kiis dhawaantan ku lug lahaa dilka nin u dhashay waddanka Tuuniisiya ayaa waxaa la rumaysan yahay inuu ahaa khabiir Xamaas ka tirsanaa oo ku takhasusay diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ee drone-ka loo yaqaan.
storvideo: 

Madaxa Wasiirada Galmudug oo tababar Dhuusamareeb...

$
0
0

Dhuusamareeb(SONNA):- Haweenkaan Tiradoodu gaareyso 120, kana kala yimid Degmooyinka Gobolka Galgaduud ayaa tababarkaan looga furay Magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna ku saabsan yahay sida Haweenku uga qeyb qaadan karaan Amniga ayna ula shaqayn lahaayeen Laamaha Amniga Gaar ahaan Booliiska.
Aqoon Kororsigaan ayaa waxaa iska Kaashaday Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka iyo Wasaaradda Amniga Maamulka Galmudug iyo Hay'adda horumarinta Barnaamijyada Qaramada Midoobay ee UNDP.
Tababarka ayaa waxaa si rasmi ah u furay Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir, waxaana ka soo Qaybagalay Xildhibaano, Wasiiro iyo Agaasimeyaal ka tirsan Maamulka Galmudug.
Uugu horayn ayaa furitaanka tababarka waxaa ka hadlay Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb iyo Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud,waxay si wadajir ah u soo dhoweeyeen tababarka haweenka loo qabtay.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta Maamul Goboleedka Galmudug ayaa iyana Munaasabada ka hadlay .
Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug Hodon Cabdi Shire ayaa waxa ay tilmaamtay inay Wasaaradeedu ku dadaalayso kor u qaadista Garaadka Haweenka Deegaanada Galmudug.
Ugu dambayn Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheikh MAxamed Shaakir ayaa waxa uu xusay in Haweenku Laf dhabar u yihiin Amaanka.
Aqoon kororsigaan ayaa waxa uu socan doonaa Mudo Sadax Maalmood ah waxaana lagu baran doonaa Casharo ku saabsan sida Haweenku ula shaqayn lahaayeen Laamaha Amaanka Gaar ahaan Booliiska ka Howlgala DeegaanadaGalmudug.
By: Maxamed Cabdi
storvideo: 


Taliyaha Ciidanka Booliska “ waxaan diyaarinay...

$
0
0

Home WARARKA GUDAHA Taliyaha Ciidanka Booliska " waxaan diyaarinay qorsheyaal aan ku dayactireyno Xarumihii Booliska...
SHARE
Facebook
Twitter
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleMadaxa Wasiirada Galmudug oo tababar Dhuusamareeb uga furay 120-Haween+Sawirro

storvideo: 

Roob Aaad Uweyn Oo Galinkii danbe Maanta Muqdisho...

$
0
0

Roob Aaad Uweyn Oo Galinkii danbe Maanta Muqdisho kda ay.
Apr 22, 2018 -

Roobkan Ayaa abiloowday Galbtadii Hore kaasoo aan Kala joogsi laheyn Oo Kada ay dhamaan dagmooyinka G/Banaadir Robabkan Ayaaa waxey Kadigeeen wadooyinka Muqdisho kuw Ana Baabuurta iyo bajaajta marikarin tasoo ay ku adked iska kala gooshida shacabka iyo baaburta ay buuxaan ama qulqulayaan biyo fara badan oo waliba si xoowliya ku socda. sikastaa ha ahaatee wadooyinkaasi wxaa kamida wadada wadada buulxubey ceelqalow ,soobe ,km4 ,taleex roobkan oo ilaaha xaawa muqdisho kada aya ayaa ah roobab xoogan kuwaasoo laga dareemi karo wadooyinka muqdisho biyaha aadka ufarabadan oo qulqulaya
English News
storvideo: 

Mo Faarax oo kaalinta saddexaad ka galay tartanka Marathon-ka ee London

$
0
0

Orodyahaynka matala dalka Britain Mo Farah ayaa Marathon-ka London ka dhacaya ka galaya kaalinta saddexaad, halka orodyahanka u dhashay dalka kenya Eliud Kipchoge uu dhigay rikoor cusub isagoo markii saddexaad ku guuleystay tartankaas.

Hanjabaadyo hor leh oo ka soo yeedhay Burco iyo Sh....

$
0
0

Hanjabaadyo hor leh oo ka soo yeedhay Burco iyo Sh. Aden Siira oo ka gilgishay hadalkii Wasiirka Isku tagga Emiratka.
Waxa Daabacay staff-reporter on Apr 22nd, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Muwaaddin reer Somaliland ah oo Muse Bixi ugu hanjabay in ay reer Burco ku muddaharaadi doonaan, haddaanu jawaabo kaafiya ka bixin eedayntii guddoomiye Cirro. Iyo Sh. Aden Siira oo qudbaddii maalintii Jimcihii kaga hadlay siyaasadda ku wajahan Emirat-ka iyo wasiirkoodii ka hadlay heshiiskii DP World.
[embedded content]
[embedded content]
Awdalpress
This post has been viewed 5 times.
storvideo: 

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo...

$
0
0

Muqdisho(SONNA):-Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Ahna Wasiir ku xigeenka H.E C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa soo xeray shirkii Badqabka Suxufiyiinta oo labadii maalin ee la soo dhaafay ka socday Muqdisho, waxaana laga soo saaray qodoba ay ka mid yihiin dhismaha Gudigga Qaran ee badqabka Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo koobnaanaya 11 xubnood, kuwaas oo ka kala imaanaya Dowladda,Warbaahinta iyo Bulshada.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yooniis ayaa tallaabo guul ah ku tilmaamay go'aanada ka soo baxay shirka muddada labada maalmood u socday daneeyayaasha badbaadinta saxafiyiinta, waxayna go'aan ka gaareen qaab-dhismeedka, howlaha iyo maamulka guddiga horkacaya Hab-Raaca.
Daneeyayaasha ka socday Warbaahinta, dowladda, ururada xuquuqda aadanaha iyo bulshada rayidka, ayaa maalmihii Sabtida iyo Axadda ee 21 iyo 22 April 2018 ku kulmay magaalada Muqdisho si ay u abuuraan Hab-Raaca qaran ee badbaadinta saxafiyiinta.
Kulankta, oo ay qabanqaabisay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, oo ay taageerayaan UNESCO iyo hey'adaha caalamiga ah ee caawiya Soomaaliya ururka ay ku midoobeen ee Taageerada Warbaahinta Soomaaliya (SMSG). Waxay jawaab ka soo saareen qaabka loola tacaali karo dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta ee aan loo ciqaabin ciddii ka dambeysay.
Kulanka labada maalmood, ayaa qeybaha warbaahinta ee dowliga ah iyo kuwa aan dowliga ahayen waxay ka tashteen sida ugu wanaagsan ee loo abuuri karo Hab-Raac ah ku dhan yihiin dhamaan daneeyayaasha badqabka saxafiga iyo sidii dowladda looga taageeri lahaa la tacaalidda arrimaha la xiriira tallaabo ka qaadis la'aanta dambiilayaasha aan la ciqaabin ee geysta dambiyada lagula kaco saxafiyiinta Soomaaliyeed.
Kulanka, ayaa si wadar-ogol ah ugu codeeyay in la sameeyo Guddiga Qaran ee Xiriirinta howlaha Badqabka Saxafiga, oo ka koobnaan doona 11 xubnood oo loo qeybsanayo sida soo socota:
4 xubnood, waxay matalayaan dowladda.
4 xubnood, waxay matalayaan warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo ururadooda.
3 xubnood, waxay matalayaan ururada bulshada.
Dhinaca maamulka guddiga, waxaa guddoonka qabanaya Guddoomiye ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Guddoomiye ku xigeen, waxaa ka noqonaya xubin ka socda ururada bulshada, iyadoo Xoghayaha Guud uu qaban doono xubin ka socda ururada warbaahinta dalka. Go'aanada guddiga waxaa si wadajir ah u gaaraya sadexdan xubnood. Ugu yaraan sadex xubnood oo dumar ah, ayaa la go'aamiyay in ay ku jiraan guddiga ka kooban 11-ka xubnood.
Howsha guddiga, ayaa kulanku isku raacay in ay ka mid noqon donaat:

  • La socoshada xaaladda amni ee saxafiyiinta Soomaaliyeed
  • Diiwaangalinta saxafiyiinta
  • Taageerada saxafiyiinta
  • U doodidda xuquuqda saxafiga
  • Abuuridda Telefoon ay toos u soo wacaan saxafiyiinta qatartu soo wajahdo.
  • Abuuridda santuuqa badbaadinta saxafiga.
  • Uruurinta taageerada bulshada iyo dhiirigalinta warbaahinta.
  • Bilaabidda barnaamijhyo wacyigalinta ee saxafiyiinta
  • Daabacaadda Buug-yaraha Badbaadada Saxafiga.
  • Abuuridda Nidaam sharci ee Badbaadada saxafiga.
  • Kobcinta aqoonta saxafiyiinta.
  • Baaridda dambiyada loo geysto saxafiyiinta.
  • La socodka iyo qiimeynta howlaha saxaafadda

Kulanka, ayaa isku raacay in Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ay qaadato mas'uuliyadda isugu yeeridda kulamada daneeyayaasha badqabka saxafiga iyo sidoo kale Guddiga Qaranka ee Xiriirinta badqabka saxafiga.
Daahfurka kulanka Daneeyayaasha badqabka saxafiga ee Soomaaliya, ayaa ka dhashay Go'aanada bishii November 2017 lagu gaaray magaalada Nairobi Declaration, kuwaas oo qodobadii ka soo baxay ay ka mid ahaayeen sameynta nidaamka xiriirinta daneeyayaasha badqabka saxafiga oo ay ka mid ahaanayaa sadexda qeybood ee dowladnimada (Fulinta, Sharci-dejinta iyo Maxkamadaha) iyo dhamaan daneeyayaasha kale ee warbaahinta ee u xilsaaran ilaalinta iyo difaaca xoriyatul-qowlka, xoriyadda saxaafadda, helitaanka xogta iyo badbaadinta saxafiga ee dalalka si waafaqsan sharciyada qaran, gobol iyo cahdiyada caalamiga ah sida qaraarkii 29 ee Shirkii Guud ee UNESCO kulankii 29-aad ee ka dhacay magaalada Paris bishii November 1977, kaasoo Agaasimaha Guud ee UNESCO ku cambaareeyay xadgudubka ka dhanka ah weriyayaasha dalalka xubnaha ka ah; iyo in la helo goob cilmiga iyo la xisaabtanka.
storvideo: 

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Washington oo diidday in ay ka qeyb qaadato dib u...

$
0
0

Sarkaal sare oo Mareykan ah ayaa sheegay in Maraykanku uusan rabin in uu ka qaybqaato dib-u-dhiska deegaanada Suuriya ee gacanta ku hayo madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad.
"Markii aan eegno tallaabooyinkayga mustaqbalka, ma dooneyno in lacagtayadu ay tagto meelaha ay maamulaan Bashaar al-Assad," ayaa lagu yidhi hadal uu sheegay sarkaal sare oo diiday in magaciisa la magacaabo maalinta ugu horeysa Shirka (G7)
Madaxa Xidhiidhka baarlamaanka Ruushka iyo baarlamaanka Suuriya, Dmitry Sablin, ayaa hore uga soo wariyey in madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad uu sheegay in dib u soo kabashada dhaqaalaha Suuriya ay u baahan tahay $ 400 bilyan ayna qaadanayso inta u dhaxaysa 10 ilaa 15 sano.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 


Faransiiska oo meelmariyay shuruuc adag oo dhanka soogalootiga ah

$
0
0

Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya xeerarka lagu hago dadka soo galootiga ah.

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo

$
0
0

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Dagaal u dhexeeyay Al Shababaab iyo Ciidamada Jubbaland ayaa lagu soo warramayaa in Saacadihii la soo dhaafay uu ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Buulo-Gaduud ee gobolkaasi.
Waxaana la sheegay in uu yimid, kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabeen deegaankaasi oo ay fariisin milatari ku leeyihiin Ciidamada maamulka Jubbaland.
Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha dhabta ah ee labada dhinac iyo sidoo kale dadka deegaanka ka soo gaaray dagaalkaasi.
Al Shabaab oo ka hadlay dagaalkaasi ayaa sheegay in ay ku burburiyeen Jidgooyo Lacago looga qaadayay Gaadiidka oo u tiillay Ciidamadaasi, sida ay hadalka u dhigeen.
Welina ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha Ciidanka Jubbaland oo ku aadan dagaalkaasi.
Muddooyinkii dambe Al Shabaab ayaa dhaq dhaqaaqyo ka waday deegaano ka tirsan Jubbooyinka oo ay weli ku gacanta ku hayaan deegaano ka mid ah gobolladaaasi.
The post Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo appeared first on Shabelle.

Is diiwaangelinta Musharaxiinta u taagan Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta bilaabaneysa

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Sida ay shalay shaaciyeen Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya maanta oo isniin ah waxaa bilaabanaya is diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamaya Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Is diiwaangelinta Musharaxiinta ayaa waxa ay soconeysaa 23-ka April oo maanta ku beegan ilaa 24-ka April oo berri tallaado ah, waxaana watiga shaqada uu yahay 10:00-AM ilaa 05:00-PM, sida lagu sheegay warqadda ay soo saareen Guddiga qaban qaabada doorashada.
Sidoo kale,Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shalay kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,waxayna sheegeen in doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay dhaceyso 30-ka bishan April 2018-ka.
25 ilaa iyo 26-ka bisha April ayaa loo qoondeeyay hadal jeedinta musharaxiinta u taagan Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay ka horjeedinayaan Xildhibanaada Golaha Shacabka.
27 ilaa iyo 29-ka waxaa jira Diyaargarow iyo is xog wareysi ay sameynayaan Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku aadan doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Ugu danbeyntii,Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa faray musharaxiinta u tartaramaya xilkan kana mid Golaha Wasiirada in Guddiga qaban qaabada u keenaan cadeyn ku xusan iscasilaadiisa markii uu is diiwaangelinayo.
The post Is diiwaangelinta Musharaxiinta u taagan Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta bilaabaneysa appeared first on Shabelle.

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Jubbada...

$
0
0

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Dagaa u dhexeeyay Al Shababaab iyo Ciidamada Jubbaland ayaa lagu soo warramayaa in Saacadihii la soo dhaafay uu ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Buulo-Gaduud ee gobolkaasi.
Waxaana la sheegay in uu yimid, kadib markii dagaalyanno ka tirsan Al Shabaab ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabeen deegaankaasi oo ay fariisin milatari ku leeyihiin Ciidamada maamulka Jubbaland.
Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha dhabta ah ee labada dhinac iyo sidoo kale dadka deegaanka ka soo gaaray dagaalkaasi.
Al Shabaab oo ka hadlay dagaalkaasi ayaa sheegay in ay ku burburiyeen Jidgooyo Lacago looga qaadayay Gaadiidka oo u tiillay Ciidamadaasi, sida ay hadalka u dhigeen.
Welina wax ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha Ciidanka Jubbaland oo ku aadan dagaalkaasi.
Muddooyinkii dambe Al Shabaab ayaa dhaq dhaqaaqyo ka waday deegaano ka tirsan Jubbooyinka oo ay weli ku gacanta ku hayaan deegaano ka mid ah gobolladaaasi.
storvideo: 

Faransiiska oo meelmariyay shuruuc adag oo dhanka...

$
0
0

Baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa meelmariyay shuruuc dhanka socdaalka ah oo sii adkaynaya xeerarka lagu hago dadka soo galootiga ah.
Sharcigan ayaa soo gaabinaya wakhtiga kama dambaysta ah ee la qabto codsiyada dadka magangalyo doonka ah, wuxuuna labo jibaarayaa wakhtiga xabsiyada lagu haynkaro dadka sida sharci darrada ah ku gala Faransiiska.
Shuruucdan cusub waxaa sidoo kale ka mid ah hal sano oo xabsiga la dhigi doono dadka sida sharci darrada ah ku gala Faransiiska.
Xisbiga madaxweyne Emmanuel Macron ee siyaasaddiisu dhexdhexaadka tahay ayaa sheegay in sharcigan cusub uu wax ka tari doono qaabka loo maro codsiga magangalyada.
Laakiin mucaaradka iyo qolyaha xuquuqda aadanaha u dooda ayaa sheegay in xeerkaas lagu kalaxtagay.
Sharcigan waxaa ogolaaday 228 xildhibaan, waxaana ka soo horjeedsaday 139, waxaana codaynta ka baaqsaday 24 xildhibaan.
Codaynta ayaa maalmihii nashada u dhacay ka dib markii la soo jeediyay in boqolaal jeer isbadal lagu sameeyo
Jean-Michel Clement oo ka tirsan xisbiga madaxweyne Macron ee La Republique en Marche ayaa ka soo horjeedsaday sharcigan, 14 xildhibaan oo isla xisbigan ka mid ahna way ka baaqsadeen in ay soo xaadiraan.

  • Masuul Faransiis ah oo ganaax ku mutay hadal uu Muslimiin ka sheegay
  • 'Caasimadda dalka Talyaaniga oo khaati ka taagan qaxootiga'

Hay'adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in soo koobidda wakhtiga cosdiyada dadka magangalyo doonka ah ay saamayn xun ku yeelan doonto "dadka ugu nugul ee magangalyo doonka ah, kuwaas oo ah kuwa ay u badan tahay in ay dabo maraan wakhtiga kama dambaysta ah". Sida lagu sheegay war qoraal ah oo uu soo saaray Benedicte Jeannerod oo ah masuulka hay'adda u qaabilsan Faransiiska.
Aqalka Sare ee baarlamaanka dalka Faransiiska ayaa sharcigan ka doodi doona bisha June.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live