Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dawladdii Kacaanka Ayeey u Darsadeen

0
0

23rd April 2018 admin Category :
Bal ka waran haddii dhaqtarka aad ku jirto uu dhinaca kallena uu ka yahay qashin qub? Mase isleedahay dadkaan ku dhibaateeysan dhaqtarka waxeey u darsadeen dawladdii Kacaanka? SNMta maxeey dadka u soo siyaadisay?
[embedded content]Allsanaag.com
storvideo: 


Askar israsaaseyn ku dhexmartay Balcad oo Gacanta lagu dhigay

0
0

Balcad ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe Qaasim Cali Nuur oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay Askartii ka dambeysay Iska hor imaad shalay ka dhacay degmadaasi.
Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in laba Askari oo ka dambeysay falkaasi Ciidamada ammaanku ay gacanta ku soo dhigeen.
Waxaana uu xusay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono Askartaasi oo ka tirsan kuwa milatariga Soomaaliya.
Sidoo kale Qaasim Cali Nuur Guddoomiyaha degmada Balcad ayaa beeniyay in Ciidamada dowladda ee ku sugan degmadaasi ay la kala safteen labadaasi Askari ee isku Rasaaseeyay gudaha degmadaasi.
Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/Wareysi-Gudomiyaha-Balcad-Qaasim-Cali-Nuur-Furdug-22-04-2018.mp3
The post Askar israsaaseyn ku dhexmartay Balcad oo Gacanta lagu dhigay appeared first on Shabelle.

Daawo: Mutamarkii 16aad Ee Magaalada Oslo Ee uu Inoo...

0
0

Daawo: Mutamarkii 16aad Ee Magaalada Oslo Ee uu Inoo Soo Qaban Qaabiyo Markazka Tawfiiq. Maalintii Koowaad Muxaadaradii Koowaad " Tilmaamaha Adoomaha Alleh" Fadiilatu Sheekh Maxamed Boqor Samaw
[embedded content]
storvideo: 

Agaasimaha ugu maqsuudsan dalka Hindiya

0
0

Magaciisu wa Vijay Sharma, waa 39 jir, balse waa ninka ugu da'da yar ee ugu taajirsan dalka Hindiya, wuxuuna agaasime ka yahay shirkadda labaad ee ugu macaashka badan Hindiya ee xaga internetka ku shaqaysa.

Agaasimaha ugu maqsuudsan dalka Hindiya

0
0

Magaciisu wa Vijay Sharma, waa 39 jir, balse waa ninka ugu da'da yar ee ugu taajirsan dalka Hindiya, wuxuuna agaasime ka yahay shirkadda labaad ee ugu macaashka badan Hindiya ee xaga internetka ku shaqaysa.
Magaceedu waa Paytm, waxayna bixisaa adeegyada lacageed ee dadka wax ku kala iibsan karaan, xitaa waxyaabaha yaryar sida qudaarta oo kale iyo xitaa shaaha.
2010-kii ayuu shirkadan asaasay, wuxuuna taageero ka heley shirkadda weyn ee Ali Baba ee laga leeyahay dalka Shiinaha. Waxayna hadda ku fadhidaa aduunka dhan $10 bilyan oo doolar.
Haddaba maxay tahay sirka guushiisa?
Sharma waxa uu sheegay in markasta uu yahay nin faraxsan.
Taasna waxa ay ka muuqataa waraysiga ay BBC-da la yeelatay, isaga oo aanan marnaba afka isku qabanaynin, waxaad arkaysaa isaga oo qoslaya, kaftamaha, balse ha u malayn in uu sidaas u ciyaaro markasta, marka ay timaado shaqada waxa ay tahay dhab.
"Nus balyuun qof oo reer Hindiya ah ayaan doonayaa in ay isticmaalaan shabakadan Paytm " ayuu yiri ninkan isaga oo dhex lugeynaya xarunta weyn ee shirkadda ee ku taala Delhi.
Balse taas ma ahan arrin sahlan, sababtoo ah dad aad u badan ayaanan xitaa heysanin taleefoonka caaqilka ah, iskaba dhaaf qadka internet-kee.
Nasiibka Mr Sharma ayaa aad u wanaagsanaaday sanadkii 2016-kii, xiligaas oo dowladda Hindiya ay hawada ka saartay lacagtii cadadkeedu yaraa, taas oo ay dadka ku iibsan jireen waxyaabaha yaryar.
Markaas kadib dad aad u badan ayaa ku qasbanaaday in ay iska diiwaangaliyaan Paytm, kadibna wax kasta oo macaamil ganacsi ah ku sameeyaan.
Sidoo kale malaayiin ganacsato ah ayaa furtay adeegan si macaamiisha ay ugu sahlaan in ay ka iibsadaan badeecadooda iyaga oo adeegsanaya habkan.
Waxyaabaha micnaha weyn samaynaya ayaa ah taariikhda Sharma oo ah wiil faqrinimo kusoo barbaaray, kadibna milyan-dheer noqday.
Kama uusan imanin qoysaska hantiilayaasha ah, taas badalkeeda waxa uu isku sifeeyaa in uu yahay nin dadka u damqada.
Isaga ayaa is baray luuqada Englishka markii uu jiray 15 sano, kadibna isa soo gaarsiiyay halka uu maanta joogo.
Maanta shirkadda Paytm waxaa isticmaasha 300 milyan oo qof guud ahaan dalka Hindiya.
Balse waxa uu durba wajahayaa tartan kaga imanaya shirkadaha waaweyn ee reer galbeedka sida shabakada Whats' App , kuwaas oo iyaguna bilaabaya hab dadka ay qadka wax uga iibsan karaan.
Hase yeeshee isaga taas kama baqayo, waxana uu leeyahay "la imaada waxaad haysaan".
Wuxuuna ku dhaartay in uu difaaci suuqa dalkiisa, isaga oo sheegay in aysan marnaba suurtogal ahayn in uu gacanta u galo shisheeye iyo gumeysi ganacsi.
storvideo: 

Daawo: War Deg Dega Gudoomiyaha Shirkadda Aslimeydi...

0
0

Daawo: War Deg Dega Gudoomiyaha Shirkadda Aslimeydi Oo Iska Difaacay Eedeymo Ay Xukuumadu U Jeedisay Sheegayna in Xukuumadu Saaka la yeelatay Shir Albaabaduu xidhan yihiin
[embedded content]
storvideo: 

Ciidamo isku dayay in ay Jabsadaan baqaarka Hubka ee Xerada Janaraal Goordan

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in Duhurnimadii maanta ay isku dayeen in ay Jabsadaan baqaarka Hubka Xerada Janaraal Goordan ee magaalada Muqdisho.
Balse waxaa is hortaagay qaar ka mid ah Ciidamadii ay tababartay dowladda Imaaraadka Carabta ee ku sugan Xeradaasi, kadibna waxaa u gurmaday Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga oo gabi ahaan la wareegay Xeradaasi.
Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Iska hor imaadkaasi oo ahaa mid xoogan.
Qaar ka mid ah Ciidamada ay tababartay dowladda IsuTaga Imaaraadka Carabta ayaa u weli u muuqda kuwa ka amar qaadanaya tababarayaashii hore ee Imaaraadka ee ka baxay dalka.
Xaaladda ayaa hadda dagan, waxaana Xeradaasi gaaray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed.
The post Ciidamo isku dayay in ay Jabsadaan baqaarka Hubka ee Xerada Janaraal Goordan appeared first on Shabelle.

Kenyan holds meeting on countering youth radicalisation

0
0

A recent news report (DN, April 2) on the state of security shows that there are more than 100 illegal gangs still operating in the country despite a ban.
The National Cohesion and Integration Commission (NCIC) has revealed that gangs that were proscribed a long time ago are still active.
Studies show that the groups coordinate, lure and recruit youth through social media.
Many youth are, thus, easily recruited into terrorist groups such as Al-Shabaab.
A look at the names of young people involved in terrorism shows that not all are from Somalia.
Neither are all of them from the Somali ethnic community.
One finds many non-Somali names, implying that terror groups have been recruiting from other communities.
The majority in Al-Shabaab, however, are Muslims, some of them Kenyan.
On the basis of religious identity, though, the Somalis are evidently the majority with a few from other communities and races.
A recent review by International Development Network (IDN) shows the monthly earnings of those who died in quarries in Mandera as ranging between Sh30,000 and Sh50,000.
This is a substantial amount. Some youth might risk their lives working there because they have no opportunity for such incomes.
However, militia recruiters sometimes promise more -- from $1,000 (Sh102,000) a month, though there is no evidence that anyone gets this amount.
They receive much less -- if they are paid at all.
Youth join the groups more for economic than religious reasons -- at more than 15 per cent.
Those joining for radical reasons tend to have grievances with the other religious groups, the government or history.
They may have grievances with the society and are bitter about something. They see the world as unjust to them.
The impunity that characterises the administrative life of the society makes them hostile to public and private institutions.
Streamlining access to opportunities is, perhaps, a policy issue worth considering. And the poor are known in the all villages.
They include those who did very well in school, but dropped out because they lacked fees.
Others include those who have been getting genuine support through bursaries.
Rationalising access to opportunities for these vulnerable young people is also a governance issue.
It requires political and bureaucratic commitment and direction in the form of making a bold decision to punish cartels that distribute "public jobs" at a fee.
But the cartels are usually very powerful; they have the ability to bring down anyone messing with their incomes.
The answer lies in commitment to the rule of law -- of course, a dream that may not be lived.
The ongoing investments in infrastructure projects by the national and county governments are absorbing many unemployed youth.
The National Youth Service (NYS) projects are quite visible in most parts of the country and are among those that benefit many young people.
But these interventions alone will not address the problems that have contributed to the radicalisation of some of the young people, the Muslims, in particular.
How they get citizenship documents and how the anti-terrorism police treat them and other Muslim constituencies and institutions, must change for them to again feel to be part of Kenya.
They feel excluded.
Inclusive and transparent policy and administrative prescriptions in this regard should be prioritised and resources spent to fix the acquisition of these vital documents.
Fighting crime and radicalisation among our youth needs a collective effort. This is a governance problem that requires a governance solution.
Mr Wendo is the founder and director Integrated Development Network (IDN), an international NGO based in Nairobi.
storvideo: 


Somali MP refutes reports of Govt intervention in parliament

0
0

Mohamed Omar Dalha, a long-serving Somali lawmaker has vehemently denied reports indicating that the executive branch is intervening in the national assembly’s affairs.
Speaking to Radio Shabelle, MP Dalha refuted the allegation of government influence in the upcoming election of the speaker of the lower house chamber of Somali parliament as baseless.
The post Somali MP refutes reports of Govt intervention in parliament appeared first on Shabelle.

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Ciidamo isku dayay in ay Jabsadaan baqaarka Hubka ee...

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in Duhurnimadii maanta ay isku dayeen in ay Jabsadaan baqaarka Hubka Xerada Janaraal Goordan ee magaalada Muqdisho.
Balse waxaa is hortaagay qaar ka mid ah Ciidamadii ay tababartay dowladda Imaaraadka Carabta ee ku sugan Xeradaasi, kadibna waxaa u gurmaday Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga oo gabi ahaan la wareegay Xeradaasi.
Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Iska hor imaadkaasi oo ahaa mid xoogan.
Qaar ka mid ah Ciidamada ay tababartay dowladda IsuTaga Imaaraadka Carabta ayaa u weli u muuqda kuwa ka amar qaadanaya tababarayaashii hore ee Imaaraadka ee ka baxay dalka.
Xaaladda ayaa hadda dagan, waxaana Xeradaasi gaaray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed.
storvideo: 

Somali MP refutes reports of Govt intervention in...

0
0

Mohamed Omar Dalha, a long-serving Somali lawmaker has vehemently denied reports indicating that the executive branch is intervening in the national assembly's affairs.
Speaking to Radio Shabelle, MP Dalha refuted the allegation of government influence in the upcoming election of the speaker of the lower house chamber of Somali parliament as baseless.
storvideo: 

VIDEO ururka haweenka qaranka soomaaliyeed oo...

0
0

[embedded content]
Tababar ku saabsanaa Xalinta Khilaafaadka iyo Nabadeynta Beelaha Soomaliya oo Muqdisho loogu soo Xeray Guddi ka tirsan Haweenka Qaranka Soomaaliya
Shan xubnood oo ka tirsan ururka haweenka qaranka somaliya ayaa maanta loosoo xeray tababar ku saabsana xalinta khilafaadka iyo nabadeynta beelaha soomaaliyeed kuwaasi oo ka tirsdan gudiyo loo xilsaaray sidii ay uga shaqeyn lahaayeen baahinta nabada waxaana loo tababaray in ay gaarsiyaan barnamijka nabad iyo nolol oo uu horay ugu dhawaaqay madaxweynaha jamhuriyada somaliya maxamed cabdulahi farmaajo haweenkan tababaraka ayaa ka howlgali doona degaanada shanta maamul goboled ee dalka ka jira
Masuuliyiin ka tirsan ururka haweenka qaranka soomaaliya madax ka socota qaramada midoobay qeybta horumarinta haweenka iyo dhalaanka ayaa xeritaanka tababarka kasoo qeyb galay
Shikra boss oo ah haweeney u qaabilsan qaramada midoobay arimaha haweenka ayaa hambalyo udirtay haweenka qaranka somaliya guulihii ay kasoo hoyeen howlaha ay ka qabtan magalada muqdisho
Gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka qaranka somaliya marwa madiina maxamed warsame oo shir jaraaid ku qabatay xafiisked ayaa faahfaahisay qaabka ay u howlgalayaan gudiyada shanta ah ee laga soo dhex xulay haweenka qaranka somaliya.
Ururka haweenka qaranka somaliyed ayaa magalada muqdisho ka sameyay howlo muuqda waxana ay sheegen inay ka qeyb qaadanayaan horumarka dalka
Share this:
Related
storvideo: 

Duqa magaalada Bishkek oo kormeer sameeyay isaga oo aan la aqoonsan karin

0
0

Albek Ibrhaimov ayaa warbaahinta gudaha dalkaas u sheegay in ujeedka uu yahay in uu si rasmi ah u ogaado xaaladaha dadka ay maalin kasta la kulmaan, gaar ahaan dhibaatooyinka xalka u baahan ee heysta.

Shan arrimood oo ku saabsan Saalax Cabdisalaam

0
0

Halkan ka ogaw shan arrimmood oo ku salaysan 28 sanno jirka Salaax Cabdisalam oo lagu eedeeyay inuu kaalin wayn ka qaatay weerarkii dhiigga ku daatay ee ka dhacay qaaradda Yurub.


Duqa magaalada Bishkek oo kormeer sameeyay isaga oo...

0
0

Duqa magaalada Bishkek ee caasimadda dalka Kyrgyzstan ayaa la sheegay in uu si joogto ah u sameeyo kormeer, isaga oo isu soo ekeeysiiyo qof caadi ah, xirta gar been abuur ah, iyo dhar kala duwan si aanan loo aqoonsanin.
Albek Ibrhaimov ayaa warbaahinta gudaha dalkaas u sheegay in ujeedka uu yahay in uu si rasmi ah u ogaado xaaladaha dadka ay maalin kasta la kulmaan, gaar ahaan dhibaatooyinka xalka u baahan ee heysta.
"Waxaan xirtaa dhar dug ah, si aanan la ii aqoonsan, waxaan xirtaa gar been ah, waxaan bixiyaa garabaatiga, waanan socdaa si aan u arko xaaladaha dhabta ah" ayuu yiri Mr Albek.

  • Diyaarad Turkiga laga leeyahay oo ku burburtay Kyrgzstan
  • Dhowr iyo toban ku dhimatay diyaarad ku dhacday Kyrgyzstan

Waxa uu hadlayay kadib markii dab weyn uu gabi ahaanba burburiyay suuqa dalkaas ugu weyn ee Osh Bazaar.
Dhanka kale waxa uu balan qaaday in dadka dhibaatada soo gaartay uu u fidiyo kaalmo dhaqaale.
storvideo: 

Uganda “Weerar aan qaadno iska daaye ciidankeenna...

0
0

Muqdisho (Caasimadda Online) - Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda David Muhoozi,ayaa sheegay in Ciidanka Uganda ee jooga Soomaaliya ay naftooda Qatar ku jirto.
Waxaa uu wareysi uu siiyay Wargeyska Daily Monitor ku sheegay in Ciidamada Uganda ay iska dhaaf weerar ay qaadaane ay saldhigyadoodii ka difaacan layihiin cadowga sida uu yiri.
Waxaa uu arrintaas sabab uga dhigay sahayda iyo saadka Ciidanka Uganda ee AMISOM oo aan ku filneyn iyo mararka qaar in aysan heysan Ciidan Soomaali ah oo dhulka ay qabtaan ku sima.
Waxa uu intaasi ku daray inaysan Ciiddanka DFS awood lahayn, iyadoo xitaa Deegaanadii ay horey u joogeen haatan la wareegeen Ciiddanka AMISOM.
Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda waxa uu Wareysigiisa ku sheegay inaysan Ciiddankooda qeybta ka ah AMISOM weerar ku qaadi Karin Alshabaab, isla markaana ay mar hore burbureen qaar ka mid ah Saldhigyadda Aagga hore ee ay ka hawl-galaan.
Waxa kale oo uu walaac ka muujiyey xeelladda ay Alshabaab u adeegsadaan Miinooyinka nooca loo yaqaano (IEDs), wuxuuna tilmaamay inay ka fekerayaan qaabab kale oo ay ku yareyn karaan Khasaaraha ay kala kulmaan Qaraxyadda Alshabaab.
David Muhoozi,ayaa sheegay in Waddamada taageera Howlgalka AMISOM ay ka gaabiyeen in ay bixiyaan qarashaadka Ciidamada kubaxaya,Ciidanka Uganda ee Soomaaliya joogana ay rajo beel ku dhowyihiin.
Taliyaha ayaa sheegay in kulan dib u eegis howlgalka AMISOM ah oo ay dhawaan yeesheen waddamada Ciidamada ku yaboohay Soomaaliya ay ujeedadiisu ahayd in arrintan wax laga qabto laakiin aysan u muuqan.Walaaca xilli hore
Shir heerkiisu sarreyo oo ay ka qeybgaleen Madaxweynayaasha Waddamada ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya aya aka dhaxay Kampala Bishii February,Uganda wasiirkeeda arrimaha dibadda oo shirkaas furay ayaa ku sheegay in farsamada iyo qarash la'aanta howlgalka AMISOM ay walaac cusub ku heyso howlgalka.
Shirkaas waxaa Bishii Septembere ee 2017 ku dhawaaqay Madaxweynaha Uganda Museveni,xilligaas waxaa uu sheegay in 5,000 Askari oo dheeraad ah uu u dirayo Uganda haddii uu helo sahayda iyo agabka ay ku howlgalayaan.
Isla September Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa meel mariyay qaraar hadalkaas ka soo horjeeda oo faraya in la billaabo qorshaha ka bixidda Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya iyo in si tartiib tariib ah ciidanka loo saaro,iyada oo kuwa Soomaaliya lagu wareejinayo amniga dalka.
Taliyaha Ciidanka AMISOM waxaa uu wareysigiisa ku sheegay in Ciidanka Soomaaliya aysan xitaa heysan Karin magaalo ay qabteen Ciidanka AMISOM,waxaana uu taas lafteeda ku sheegay in ay qeyb ka tahay niyad xumada ka heysata howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.
Mar la weydiiyahy in Ciidanka Uganda ay ka quusteen Soomaaliya waxaa uu yiri: "waxaa kala badan waxa aan rabno in aan sameynayo iyo waxa aan heysano,tusaale marka Ciidanka AMISOM ay magaalo qabsadaan,ma u gudbi karaan mid kale sababta oo ah midda ay qabsadeen amaankeeda ma sugna,mana jirto cid lagu halleyn karo".Qataraha
Mar uu ka hadlayay qatarta u gaarka ah Ciidanka AMISOM waxaaa uu yiri : "waxaad u baahan tahay in aad sahay qaadato,waxaana kuu furan in aad dhulka marto,Cadowga waxaa ay heystaan waxyaabaha Qarxa oo waddada la gelinayo,waxaa kiu bur bura Gaadiidka maalinkastana askar ayaa ku dhimata, waxaan raadineynaa xeelad kale oo aan uga maarmi karno khasaaraha faraha badan".
Waxaa uu sheegay in Ciidanka AMISOM ay bed qab ku helayaan marka sahaydooda loo marsiiyo cirka,sidaas ayuu sheegay in ay tayo ku yeelan karaan,waxaa uu sidoo kale ku daray in loo raaciyo diyaaradaha dagaalka ee Helicopters-ka iyo bixinta mushaaraadka AMISOM oo joogto noqda.
Si kastaba ha ahaatee, Uganda waa dalkii ugu horreeyey ee Ciiddamo u soo dira Somalia sannadkii 2007-kii, waxayna Ciiddankooda yihiin kuwa ugu badan Ciiddamadda kale ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ee ka kala socda dalalka Burundi, Djibouti, Ethiopia iyo Kenya.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

Wasiirkii labaad oo is-casilay isagoo uu taagan...

0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimadda Online) - Wasiirkii labaad oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka, isagoo tartan ugu jira xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Boostadda iyo isgaarsiinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu xukuumadda ka hayay, wuxuuna sheegay inuu isagu doortay is-casilaadaasi markii uu isku soo sharaxay xilka afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay inuu Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya u gudbiyay warqada is-casilaadiisa, isla markaana laga aqbalay, wuxuuna rajo ka muujiyay in loo doorto xilka Guddoomiyihii Golaha Shacabka.
"Waxaa rabaa inaan halkan ka caddeeyo inaan iska casilay xilka Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta, waxaa u gudbiyay warqadii istiqaalada Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha"ayuu yiri Ibraahim Isaaq Yarow.
Waxaa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu buuxiyo shuruudii guddiga, isla markaana la siiyay shahaadadii Musharaxnimo ee xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shardi uga dhigay xildhibaannada Wasiirada ah ee isku sharaxaya xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya inay xilalka iska casilaan.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Dhageyso Sanoter Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex...

0
0

Sanoter Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex oo ka mid ah Xildhibaanadda Aqalka Sare ayaa sheegay in wixii ka dambeeyey burburkii Sanadkii 1991 dalka uu ka dhacay musuq maasuq ballaaran kaas oo saameeyay hantidii Qaranka.
Waxa uu sheegay in dhammaan hantidii qaranka uu lahaa uu gacanta u galay Shaqsiyaad kuwaas oo u baahan in lala xisaabtamo.
ukuumadda Soomaaliya ayuu Senator Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex ugu baaqay in ay warka soo saarto hantida qaranka ee la boobay si guddiga madaxa banaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa ay Shaqadooda u fududaato.
Hadalka Sanoter Cabdi Waaxid Cilmi Goonjoox ayaa ku soo aadaya xilli dowladda Soomaaliya ee hadda jirta ay marwalba ku celceliso in ay la-dagaalami doonto musuq maasuqa.Hoos Ka Dhageyso Codka Sanoter Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex.
http://somalisan.net/wp-content/uploads/2018/04/Goonjeex.mp3
Share this:
Related
storvideo: 

Shan arrimood oo ku saabsan Saalax Cabdisalaam

0
0

Waxaa uu ahaa tuhmanihii badbaaday 13-kii bishii Nofembar sannadkii 2015 markii uu dhacay weerarkii Paris oo ay ku dhinteen 130 qof ,waxaana la xiray 20 sanno oo xarig ah oo uu ku muteystay weerar ka dhacay Belgium afar billood kaddib.
Halka ka ogaw shan arrimood oo ku salaysan 28 sanno jirka Salaax Cabdisalam oo lagu eedeeyay inuu kaalin wayn ka qaatay weerarkii dhiigga ku daatay ee ka dhacay qaaradda Yurub.
1.Afar billood gudahood
Saddex ka mid ah booliska Belgium iyo mid Faransiis ah ayaa dhaawacmay kaddib markii dablay hubaysan ay xabbado ku fureen xilli ciidammada ay howlgal ka wadeen degmo ku taallo dalka Belgium 15-kii Bishii Marso sannadkii 2016.
Cabdesalaam wuxuu dhuumaalaysi ku jiray afar billood illa xilligii uu dhacay weerarkii Paris.
Waxaa uuna ahaa ninka loogu raadinta badan yahay qaaradda Yurub.
Muxammad Belqayd oo u dhashay dalka Aljeeriya iyo Sofien Ayari oo isna u dhashay dalka Tuuniisiya ayaa lagu qabtay degmada Molonbeek oo ka tirsan magaalada Brussels, kuna dhaw guriga Cabdisalaam.
Booliska ayaa dhaawacay Cabdisalaam halka labada kalena ay si nabddoon ku baxsadeen.
Sofien Ayari iyo Cabdesalam ayaa lagu soo oogay isku day dil ah islamarkaasna lagu xukumay 20 sanno oo xarig ah.
2.Cabdisalaam: waxaa uu qorsheynaayay weerarro kale
Afar maalmood ka hor inta aan la qabanin, Saddex qof oo isa soo miidaamiyay ayaa 32 qof ku dilay magaalada Brussels halka 340 qof kalenna ay dhaawaceen 22-kii bishii Marso.
Garsoorayaasha dalka Belgium waxay rumaysan yihiin in Cabdisalaam uu xiriir la leeyahay kooxo kale balse aysan jirin wax caddeymo ah oo laga soo gudbiyay.
Waxaa la sheegay in Cabdisalaam uu kamid ahaa koox qorsheynaysay weerar sannadkii 2016, maalmo uun kaddib markii la qabtay oo la horkeenay maxkamadda.
Qareenkii difaacayay Cabdisalaam ayaa diiday in kooxdiisa aysan wax macluumad ka haynin weerarkii Brussels.
3.Weerarkii Paris ayuu ka badbaaday
Sida laga soo xigtay warbixin kasoo baxday booliska, ayaa la sheegay inuu saddex saacadood uu baabur ku waday kooxdii weerarka gaysatay.
Waxay baaraayasha sheegeen inuu qorsheynayay inuu isku qarxiyo afaafka hore xarunta Stade De France balse uu maskaxdiisa baddalay.
4.Inta badan hadalka ma jeclo
Saalax Cadbisalaam inta badan lama hadlaynin Barayaasha Faransiiska islamarkaasana hal mar oo kaliya ah ayuu kasoo hormuuqan jiray maxmakadda isagoo diidayo inuu ka jawaabo su'aalaha maxkamadda.
Saalax Cabdisalaam waxaa uu sido kale sheegay inuusan ka baqanaynin maxkamadda balse uu talla saartay Rabbi.
Waa uu diidana ka jawaabista su'aalaha xilli kasta illa laga gaaro bishii Marso ee sannadkani kaddib markii uu difaacayay qof baabuur siiyay maalin ka hor weerarkii Paris.
5.Ma jeclo inuu dib ugu laabto Belgium
Cabdisalaam waxaa uu jeclaa in dhagaysiga dacwadda uu ku dhamaysto dalka Faransiiska intii uu aadi lahaa dalka Belgium.
Ma uusan aadin maagalada Brussels si loo dhagaysto 88 bog ee dacwaddiisa.
Ka hor dacwadda,Cabdisalaam ayaa loo qaaday xabsi si wayn ammankiisa loo adkeeyay.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live