Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidamada Israel oo saddex Falastiiniyiin ah ku dilay Qasa

$
0
0

Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Xamaas ee Qasa ayaa sheegtay in ciidamada Israel toogasho ku dileen saddex Falastiiniyiin ah oo ka qayb qaadanayey mudaharaad ballaadhan oo lagaga soo horjeedo gidaarka Israel. Mudaharaadkani waxa la dhigayey Jimcihii shanaad ee xidhiidh.

Ciidamada Israel oo saddex Falastiiniyiin ah ku...

$
0
0

Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Xamaas ee Qasa ayaa sheegtay in ciidamada Israel toogasho ku dileen saddex Falastiiniyiin ah oo ka qayb qaadanayey mudaharaad ballaadhan oo lagaga soo horjeedo gidaarka Israel. Mudaharaadkani waxa la dhigayey Jimcihii shanaad ee xidhiidh.
Qofkii ugu horeeyey ee dhimashadiisa la xaqiijiyaa waxa uu haa Cabdulsalaam Bakr oo 29 jir ah, waxaanay wasaaradda caafimaadka maamulka Xamaas ee Qasa sheegtay in ay ciidamada Israel madaxa kaga toogteen bariga magaalada Qasa.
Israel ayaa sheegtay in boqolaal qof oo mudaharaadayaa isku dayeen in ay gubaan gidaarka dhagaxaan iyo bambooyin laga sameeyey quraarado baatrool ku jira na ay tuurayeen. Waxaanay intaa ku dartay in ciidankeedu adeegsadeen sunta dadka kaga ilmaysiisa, rasaasta rabadhka ah iyo mid nool ba.
Dadka abaabulay mudaharaadkan, oo looga gol leeyahay in lagu muujiyo rabitaanka Falastiiniyiinta ee ah in ay ku noqdaan dhulkoodii oo haatan noqday Israel, ayaa Jimcahan ku sheegay kii dhalin yarada.
Tan iyo markii ay bannaan baxyadu bilaabmeen bishii hore, ciidamada Israel waxay dileen in ka badan 40 qof oo ay ku jiraan wiil yar oo 14 jir ah iyo laba weriye.
Subaxnimadii Jimcaha ayaa madaxa xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, Sayd Racd Al-Xusayn, waxa uu ku eedeeyey Israel in ay adeegsanayso awood xad dhaaf ah taas oo keentay in dad badani dhaawacmaan.
Laakiin Israel ayaa waxay sheegtay in ay shacabkeeda ka ilaalinaysay isku dayyada mitidiin doonayey in ay gidaarka soo dhaafaan. Waxay sidoo kale ku eedaysay ururka mitidka ah ee Xamaas ee gacanta ku haya Qasa in uu caruur la'xaad la' iyo waxa ay ku tilmaantay dhaawac been ah u adeegsanayo eedayn colaadeed.
Falastiiniyiinta oo u baroordiiqaya dadkii xadka lagu dilay
Tirada Falastiiniyiinta lagu dilay mudaharaadadii Qasa oo la shaaciyey
storvideo: 

Dowlada Kanada oo 18 Milyan ugu Deeqday Soomaaliya

$
0
0

Dawladda Kanada ayaa ugu deeqdey Soomaaliya lacag gargaar ah oo wadarteedu dhantahay 18 Million oo dollar, oo loogu talogalay dadka Abaarta iyo roobabku saameeyeen ee danyar ta ah.

Ciidamo badan oo la dhigay isgooysyada Muqdisho

$
0
0

Ciidamo aad u farabadan oo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya ayaa la dhigay isgooysyada Magaalada Muqdisho ee - Soomaaliya.
Ciidamadaan oo isugu jiro Boolis iyo Nabad sugida ayaa ah kuwo aad u hubeeysan islamarkaasina u feejigan.
ciidamada ayaa la dhigay isgooysyada ku teetsan wadooyinka Makka Al-Mukarama, Wadnaha Soddonka iyo warshadaha.
Ciidamada ayaa baaritaano ku sameeynaya gaadiidka kala duwan ee isticmaalayo wadooyinka ciidamada la dhigay.
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo sugay waxaana sidoo kale magaalada ka socdo howlgalo balaaran oo ay ciidamada sameeynayaan ciidamada amaanka.
30-ka bishaan ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.Xasan Maxamed Samatar CowkePuntland Post Muqdisho
The post Ciidamo badan oo la dhigay isgooysyada Muqdisho appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Warbaahinta labada Kuuriya oo siyaabo kala duwan uga...

$
0
0

Wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa shirkii Jimcihii ay la yeesheen Koonfurta waxa ay ku tilmaantay inuu ahaa tallaabo wanaagsan oo barwaaqo lagu gaarsiinayo gacanka Kuuriya.
Fariinta rasmiga ee dalkaasi ka soo baxday ayaa shirkaasi waxa ay ku tilmaantay inuu ahaa mid taariikhi ah oo uu ammaan ku helay hogaamiyooda Kim Jong-un iyo waxa ay ugu yeereen jacelkiisa uu u qabo dadka iyo sida ay uga go'an tahay katalinta aayaha dalka.
Si middaasi ka duwan wargeysyada ka soo baxa Kuuriyada Koonfureed ayaa shirkaasi waxa ay u soo dhaweeyeen si uu taxadar ku jiro, hayayeeshee waxa ay walaac ka muujiyeen sida Waqooyigu uusan u ballanqaadeen inuu ka tanaasulo hubkiisa nukliyeerka.
Dhanka kale madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu sii wadi doono cadaadiska uu ku hayo Kuuriyada Waqooyi si uu isugu dayo in gacanka Kuuriyada looga ciribtiro hubka nukliyeerka.
Hadalkiisa ayaa imanaya kaddib shirkii guusha ku soo dhamaaday ee dhexmaray hogaamiyayaasha labada Kuuriya, shirkaas oo labada hogaamiye ee Waqooyiga iyo Koonfurta ay ku sheegeen inay si caadi ah u soo afjari doonaan dagaalka Kuuriya kaddib ku dhawaad 70 sano ah oo uu halkaasi ka taagnaa.
storvideo: 

Warbaahinta labada Kuuriya oo siyaabo kala duwan uga hadashay shirkii hogaamiyayaashooda

$
0
0

Wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa shirkii Jimcihii ay la yeesheen Koonfurta waxa ay ku tilmaantay inuu ahaa tallaabo wanaagsan oo barwaaqo lagu gaarsiinayo gacanka Kuuriya, halka wargeysyada Koonfurtana ay si taxadar leh ku soo dhaweeyeen shirkaasi.

Dowlada Kanada oo 18 Milyan ugu Deeqday Soomaaliya

$
0
0

Dawladda Kanada ayaa ugu deeqdey Soomaaliya lacag gargaar ah oo wadarteedu dhantahay 18 Million oo dollar, oo loogu talogalay dadka abaarta iyo roobabku saameeyeen ee danyarta ah.
Wariyaha VOA da Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixin arimahaa ku saabsan Toronto nooga soo diray.

Axmed Xussen iyo Xildhibaan Borys
storvideo: 

Pakistan Oo Ka Saartay Jeelka dhakhtarkii ka...

$
0
0

Mas'uuliyiinta Pakistan ayaa ka wareejiyey dhakhtarkii ka caawiyay Maraykanka inay dilaan hogaamiyaha al-Qaacida Osama bin Laden oo ku jiray xabsiga Peshawar City si loo helo meel ammaan ah, sidaana waxa sheegay wakaaladda wararka AFP.
Wakaalada ayaa ka soo xigatay sarkaal sare oo ka tirsan xabsiga Khyber Pakhtunkhwa ee gobolka waqooyi-galbeed ee dalka iyo caasimadeeda Peshawar, isaga oo sheegay in maamulka ay qaadeen maxbuuska Afridi khamiistii hore ayna u qaadeen meel aan la garanayn ka dib markii la helay macluumaad ku saabsan diyaarinta qorshe lagaga saarayo xabsiga.
Jamil oo ay walaalo yihiin dhakhtarkan ayaa u sheegay Agence France Presse in saraakiisha dawladda ay u sheegeen in loo wareejiyay meel ammaan ah.
Maxkamadda ayaa Afridi ku xukuntay 33 sano oo xabsi ah sannadkii 2012-kii, laakiin mar dambe ayaa xukunka loo rogay 23 sano.
Afridi oo ah dhakhtar qaliin da`da Kontanaadkana ku jira, ayaa ku xabisnaa Qol kaliya oo aanay cidi ku wahelinXabsiga Peshawar Central, qareenkiisa Qamar Nadim, ayaa sidaas sheegay.
Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballan qaaday intii lagu jiray ololihiisa doorashada inuu weydiistay Pakistan ina sii daayo Afridi oo uu ku guuleysto goolka "laba daqiiqo gudahood," laakiin Afridi weli waa xabisan yahay.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

Wiil uu dhalay madaxweynihii ugu horreeyay Guinea ...

$
0
0

Mohamed iyo Denise Toure ayaa waxa ay inanta u gaysteen tacaddiyo jir iyo maskaxeed ah, baarayaasha ayaa yiri
Wiil uu dhalay madaxweynihii ugu horreeyay dalka Guinea Axmed Sekou Toure ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu haweeney da'yar muddo 16 sano ah ku addoonsanayay gurigiisa oo ku yaal waddanka Mareykanka.
Maxamed Toure iyo xaaskiisa Denise Cros-Toure, oo labaduba 57 jirro ah, ayaa lagu soo warramayaa inay inanta ka keeneen waddanka Guinea oo ay geeyeen gobolka Texas iyadoo shan sano jir ah.
Ugu dambeyntii haweeneydaasi waxaa u suuragashay inay soo baxsato kaddib markii ay gacan ka heshay dadka dariska ah.
Lamaanaha ayaa waxaa lagu soo eedeeyay inay qof qasab ku shaqo galiyeen, oo haddii eeddaasi lagu helana waxa ay wajahayaan jeel ilaa 20 sanadood ah.
Mohamed Toure waxa uu hadda yahay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Dimuqraadiga ee Guinea ee (DPG), xisbigaas oo uu aabihii aasaasay.
Isaga iyo xaaskiisa ayaa inanta waxa ay ku qasbeen inay guriga ka shaqeyso oo ay carruurtana xannaaneyso, sidoo kalana waxa ay u gasteen tacaddiyo jireed iyo mid maskaxeed, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda Cadaallada ee Mareykanka.
storvideo: 

Kooxda Argagixisada ah ee Daacish oo la gaarsiyay...

$
0
0

Sida lagu sheegay war ay soo saareen Hay'adaha ammaanka midowga Yurub ee Europol,kooxda Argagixisada ee Daacish ayaa la sheegay in uu soo gaaray jab xoogan oo ku aadan dhanka adeegsiga kuturi-kutaynt aInternetka,kadib markii booliska Midowga Yurub uu weerar dhanka internetka ah uu ku qaaday.
Howlgalkaasi ayaa la sheegay in ay fududeeyeen Hay'adaha Sirdoonka ee Mareykanka,Taliyaha Europol Rob Wainwright ayaa sheegay in hawlgalkii ugu dambeeyey ee todobaadkan oo uu hormuud ka ahaa dalka Belguimka,kaasoo gabi ahaan ba lagu xiray barihii internetka ee koxdaasi isticmaali jirtay.
Wuxuu ahaa Hawlgalkan dhanka internet-ka ah ee lagu qaaday kooxda Daacish mid si aad ah looga soo shaqeeyey,waxaana ka wada shaqaynayey booliska dhawr dal oo doonayey in ay xakameeyaan fariimaha kooxdaasi ku baahiso internet-ka.
Mudadii uu socday howlgalkaasi ayaa waxaa kaalin ka qaatay booliska wadadma Inigiriiska, Belguimka, Bulgaria iyo Maraykanka, Taliyaha booliska midowga Yurub ee Europol, Rob Wainwright, ayaa sheegay in hawl galkan la qaaday ka dib markii muddo sanado ah ay xog mukhaabaraad boolisku ururinayeen, ka dibna ay u suurto gashay in ay wiiqaan kaartidii kooxda Daacish ee ku duufsan jirtay dhalinyarada.
Dad badan ayaa Talaabadan ku tilmaamay mid dhabar jab weyn ku noqonaysa koxda Daacish oo u isticmaali jirtay Borobogaankeeda dhanka internetka.
storvideo: 

Wasiirka amniga oo kormeerey baraha koontarool ee...

$
0
0

Muqdisho (SONNA) Iyadoo magaalada Muqdisho ay ka socdaan howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ayaa wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) waxaa uu kormeer ku sameeyey dhamaan goobaha ay ka socdaan howlgaladaasi,isagoo u kuurgalayay sida loo xaqiijinayo amniga caasimadda.
Meelaha uu booqday Wasiirka amniga oo ay wehliyeen guddoomiyaha Gobolka Banaadir,taliyeyaasha Nabad sugidda iyo Booliska waxaa kamid ah dhamaan barkoontaroolada laga soo galo magaalada Muqdisho iyo isgoysyada magaalada,sida Exkontarool Afgooye,Wadada Warshadaha iyo meelo kale.
Wasiir Maxamed Abuukar Ducaale iyo mas'uuliyiintii la socotay ayaa ku dhiirogeliyay ciidamada ku jira heeganka in ay waajibkooda si hufan u gutaan,ayna shacabka ka difaacaan cadowga Al-shabaab.
Mudadii ay kormeerka kujireen ayaa xaruntii Jamaacadda Gahayr ee Muqdisho,waxaa ay kula kulmeen saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliyeed kuwaasi oo ku sugan halkaasi,iyagoo wax ka weydiinayay sida ay u socdaan howlahaasi amni sugidda ah.
Ugu dambeyn Wasiirka amniga,guddoomiyaha Gobolka Banadir iyo saraakiishii la socotay ayaa waxey kormeerka kusoo gabo gabeeyeen Xeebta dheer ee liido, oo xiliyada habeenkii ah maqaaxiyo ku yaala dhalinyaradu ku qaxweeyaan, wasiirka ayaana halkaa dhalinta kula qaatay tamashalaha nasiinada jimcaha.
storvideo: 

Boqolaal Qoys oo ka Barakacay Magaalada Baardheere...

$
0
0

Ku dhowaad ilaa Seddex Boqol oo qoys oo ku noolaa ilaa Afar Xaafadood ee ku yaala degmada Baardheere una dhow hareeraha uu maro webiga Jubba, ayay saameysay fatahaad uu sameyay webiga todobaadkan. Qaar badan oo kamid ah qoysaskaasi uu webigu ku fatahay ayaa ka baxay guryahooda oo ku biirey xaafado kale oo degmada ay ka [...]
storvideo: 

Sawirro:-Guddiga Joogtada Golaha Aqalka sare Oo ka hadlay arrimo muhiim ah

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka sare oo maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen arrimo muhiim ah oo ay ugu horeyso diyaarinta qorshaha berito ah oo kullanka guud ee Golahu uu dhacayo,waxaana kullanka beri diirada lagu saari doonaa dib u eegista xeer hoosaadka Aqalka wax ka bedelna lagu sameyn doono.
Xoghayaha Joogtada ah ee Golaha Aqalka sare Cali Maxamed Jaamac oo kullanka ka dib warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii looga hadlay kullanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare.
“ Maanta oo ay taariikhda ahayd 28ka bisha April ee 2018-ka,Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu lahaa fadhigiisii 9-aad waxaa lagaga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ugu muhiimsaneyd diyaarinta Agendaha berito oo kullanka guud ee Golaha uu dhacayo “ Inshallah”,Agendaha looga hadli doono waxaa ka mid ah dib u eegista Xeer hoosaadka oo wax ka bedel lagu sameyn doono oo uu Aqalka sare u soo gudbiyay Guddoomiyaha Guddiga Xeer Hoosaad”, ayuu yiri Xoghaye Cali Jaamac Maxamed.
Sidoo kale,Xoghayaha Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in kullanka Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare lagaga arrinsaday arrimaha Amniga Golaha iyo Qaranka intaba,waxayna sidoo kale Guddiga joogtada ah isla soo hadal qaadeen masiibada bini-aadanimo ee ka taagan deegaanada Hirshabeelle gaar ahaan magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo dad badan ay saameyn ku yeesheen Fatahaada Wabiga Shabeelle.
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa dadaal ugu jira dardar gelinta qorshe howleedka Golaha,waxayna isku raaceen in arrinta fatahaada Baladweyne iyo saameynta dadweynaha ka soo gaaray looga doodo kullanka guud ee Golaha uu yeelanyo.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9831-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9831-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9831-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9831-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9831-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9831-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 674px) 100vw, 674px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9834-1-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9834-1-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9834-1-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9834-1-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9834-1-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9834-1-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 674px) 100vw, 674px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9840-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9840-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9840-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9840-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9840-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9840-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 675px) 100vw, 675px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9823-1-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9823-1-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9823-1-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9823-1-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9823-1-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9823-1-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 677px) 100vw, 677px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9824-1-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9824-1-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9824-1-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9824-1-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9824-1-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9824-1-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 677px) 100vw, 677px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9826-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9826-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9826-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9826-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9826-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9826-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 674px) 100vw, 674px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9827-1-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9827-1-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9827-1-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9827-1-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9827-1-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9827-1-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 674px) 100vw, 674px" />
The post Sawirro:-Guddiga Joogtada Golaha Aqalka sare Oo ka hadlay arrimo muhiim ah appeared first on Shabelle.

DFS Oo guddi u saartay Xaaladda Baladweyne

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaraaha XFS ayaa maanta Magacaabay guddi isugu jira Wasiiro, Xildhibaano, Culuma’udiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo loo xilsaaray gurmadka loo fidinayo shacabka ay dhibaatooyinka ka soo gaareen Fatahaada Wabiyada Jubba iyo Shabelle.
Guddiga oo ka kooban 22 xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.
Waxaana maalmaha soo socda ay u kuur gali doonaan xaaladaha ka jira magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale maanta kulan gaar ah la qaatay safiirada dalalka Caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo madaxda hay’adaha Samafalka oo uu kala hadlay sidii loogu gurman lahaa dadkaasi.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/cod-ra-iisul-wasaraha.mp3
 
The post DFS Oo guddi u saartay Xaaladda Baladweyne appeared first on Shabelle.

Sawirro:-Golaha Aqalka sare oo ku baaqay in loo gurmado Shacabka Baladweyne

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doortay Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo shir jiraa’id ku qabtay xarunta Golaha Aqalka sare ayaa waxay kaga hadleen dhibaatada ka taagan Gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baladweyne Fataahada uu ka sameeyay Wabiga Shabeelle.
Waxayna Senatarada ay baaq u jeediyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya,Hay’adaha samafalka,Ganacsatada iyo Aqoonyahnada Soomaaliyeed in gurmad deg deg ah lala gaaro Shacabka ka barakacay Xaafadahooda ka dib markii Biyaha Fatahaada ay ugu soo galeen.
Senator Maxamed Cusmaan Faarax oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee ka hadlay arrinta Baladweyne ayaa sheegay in dad badan guryahooda ay  kaga barakaceen Fatahaada,islamarkaana loo baahan yahay in si deg deg ah loogu gurmado Shacabka Baladweyne.
“ Sidad la wada socotaan dhibaatada ka taagan maanta Gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baladweyne,halkaasi oo dhib aad u fara badan uu ka dhacay oo ah Fatahaada Wabiga,waxaad la socotaan in dadkii ay barakaceen,geedaha saaran yihiin ,musqulihii iyo biyihii isku darsoomeen,yaxaaskii oo haddii la rabo soo galayo,shirkaan waxaan u qabanay inaan baaq u dirno Dowladda Federaalka,arrintaan waa arrin Emergency ah oo deg deg ah oo u baahan wax qabad deg deg ah,” ayuu yiri Senator Maxamed Cusmaan Faarax.
Sidoo kale,Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doortay Hirshabeelle ayaa baaq u dirtay Dowladda Federaalka ah,Beesha caalamka,Dowladaha deriska iyo aduunka oo dhan iney caawinaad la soo gaaraan dadka ku dhaqan deegaanada Hirshabeelle gaar ahaan magaalooyinka Baladweyne iyo Jowhar oo saameyn ay ku yeesheen Fatahaada Wabiga Shabeelle.
Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf ayaa tilmaantay in Fatahaada ay si gaar ah saameyn ugu yeesheen Qoysaska danta yar sida Haweenka iyo Carruurta oo aan heysan meel ay seexdaan waxay cunnaan,islamarkaana Biyaha ay ka dhalan karaan cuduro halis ah,iyadoona Dowladda Federaalka si deg deg ah uga codsatay in Shacabkaasi loo gurmado.
Senator Cismaan Axmed Macow” Waxaan mar kale ku adkeynayaa in Dowladda Federaalka,Beesha caalamka Hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah,Culimada Soomaaliyeed,Ganacsatada iyo qof kasta oo Ilaahey wax siiyay maanta waxay taagan tahay maalintii wax lala baxayay oo sadaqada ay waajibtay,waxaana soo jeedineynaa in Bulshada Soomaaliyeed ay isku gurmadaan “ Soomaaliya wey isku gurman jirtay,’ Masiibadii  dhacday 14-kii October beesha caalamka nooma gurman anagaa isku gurmanay, Soomaaliya waxaan leeyahay maanta shanta qaarad Aduunka meel walba ay joogto Shacabka Hiiraan maanta Gurmad ayay u baahan yihiin”.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa Dowladda Federaalka iyo Hay’adaha samafalka ugu baaqay in wax laga qabto xaalada ka taagan magaalada Baladweyne lana caawiyo dadka barakacay.
Ugu danbeyntii,Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wata dadaalo loogu gurmanayo Shacabka magaalada Baladweyne gaar ahaan kuwa ay Fatahaada ay saameynta ka soo gaartay.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9871-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9871-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9871-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9871-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9871-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9871-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 632px) 100vw, 632px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9859-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9859-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9859-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9859-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9859-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9859-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 633px) 100vw, 633px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9860-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9860-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9860-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9860-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9860-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9860-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 631px) 100vw, 631px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9869-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9869-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9869-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9869-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9869-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9869-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 629px) 100vw, 629px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9870-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9870-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9870-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9870-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9870-1068x713.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/DSC_9870-629x420.jpg 629w" sizes="(max-width: 629px) 100vw, 629px" />
The post Sawirro:-Golaha Aqalka sare oo ku baaqay in loo gurmado Shacabka Baladweyne appeared first on Shabelle.

Guddiga Dastuurka labada Aqal Ee BFS Oo Beeniyay in la xaday Dastuurka dalka

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kadib Warsaxaafadeed ka soo baxay guddiga labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu beeniyay waxa ka jira wararka sheegaya in la xaday Dastuurkii saxda ahaa ee dalka.
Warkan qoraalka ah ayaa lagu sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwa abuur ah, xilli maalmihii dambe si aad ah loo hadal hayay arrintaasi.
Halkan hoose ka Akhriso:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/31416725_17369748963... 211w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/31416725_17369748963... 295w" sizes="(max-width: 601px) 100vw, 601px" />
The post Guddiga Dastuurka labada Aqal Ee BFS Oo Beeniyay in la xaday Dastuurka dalka appeared first on Shabelle.

Al-Shabaab claims responsibility for the deadly blast in Galkayo

$
0
0

Al Shabaab said it is behind a suicide blast in Galkayo city, the regional capital of Mudug province in central Somalia which killed at least 6 people.
In a statement, Al Shabaab said it killed five senior military commanders after a bomber blew up himself in a busy restaurant in the divided town.
The blast occurred after a man with suicide vest detonated the explosives among officers and soldiers sipping tea in the cafe early on Saturday morning.
Abdihukun Abdullahi, the commander of the joint forces which has been recently formed to secure the town of Galkayo was among the dead, while nearly ten have sustained injuries.
The city has witnessed insecurity for the past few years.
The post Al-Shabaab claims responsibility for the deadly blast in Galkayo appeared first on Shabelle.

Shiinaha: Nin mindi ku dilay sagaal ardey

$
0
0

Nin mindi watay ayaa weeraray 19 ardey oo ku sii socday gurigooda, wuxuuna dilay sagaal ka mid ah.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live