Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Gaari Gurmad ka waday Baladweyne Oo ku Rogmaday Wabiga Shabelle

$
0
0

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Ugu yaraan 1 Qof ayaa dhintay, iyadoona tiro kale la soo badbaadiyay kadib markii Gaari Cagafcagaf uu maanta ku rogmaday Wabiga Shabelle.
Gaarigan oo ka mid ahaa Gaadiid lagu soo daabulayay dadka uu saameeyay Fatahaadda Wabiga Shabelle ayaa la sheegay in uu ka dhacay Buundada Xaawo Taako magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ,xilli ay saarnaayeen tiro dad ah.
Weli ma jiro wax faah faahin ah oo uu maamulka magaalada Baladweyne ka bixiyay dhacdadaasi.
Dhinaca kale waxaa weli Xaafadda Howlwadaag ee magaaladaasi ku go’doonsan illaa iyo 300 oo Qof oo isugu jira Caruur, Haween iyo dad da’ah.
Qaar ka mid ah dadkaasi oo la soo xiriiray Shabelle ayaa dalbaday in loo soo gurmado, si looga saaro halkaasi.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/cod-baladweyn.mp3
 
The post Gaari Gurmad ka waday Baladweyne Oo ku Rogmaday Wabiga Shabelle appeared first on Shabelle.


Search for al Shabaa recruiters ongoing after KDF rescues 13

$
0
0

Security forces in Kilifi are looking for three al Shabaab recruiters who are behind a syndicate luring youths to join the terror gang in Somalia.
The three Mohamed Ali, Abdalla Shekue and Yusuf Ali allegedly coordinated a plan to recruit 13 youths unknowingly to join the al Shabaab in Somalia.
The thirteen recruits including 11 from Magarini Sub County and two from Lamu were rescued by Kenya Defense Forces (KDF) in Somalia after spending one month in the war tone country.
They were flown to Malindi from Kiunga at the Kenya Somali border on Monday evening and have so far united with their families.
Kilifi county commissioner Magu Mutindika said the three suspects offered the 13 youths lucrative fishing job in Somalia and gave them Sh 5,000 before they took off for Somalia.
Speaking during the official handing over of the ‘returnees’ to their parents at the Malindi Police station, Mutindika said two of the suspects are from Kilifi while one is from Lamu.
“There was no fishing job it was recruitment, they have changed tactics, the youths were given money before leaving,’’ he said.
The returnees are aged between 18 and 38 years.
After being recruited Ali reportedly handed the unsuspecting youths to Abdalla Shekue a boat owner in Kiunga who took them to Somalia.
Mutindika said the returnees were recruited on March 26, 2018, and KDF managed to rescue them on April 29 after some reported to their families and the matter brought to the attention of security personnel.
While in Somalia the youths were handed over to Yusuf Ali on the pretext that they were going to go fishing.
During their one month stay in Somalia, the boys moved from Mdoa to Bula Haji with the intention to be recruited into al Shabaab activities.
Some of the parents who spoke to journalists at the Police station said they learnt of their journey a day before they left claiming they had got a well-paying fishing job.
Mwalimu Katana from Sabaki in Magarini said his son told him they were going fishing but after two weeks he began sending messages that they were suffering in Somalia.
He, however, said his son did not reveal the nature of suffering they were facing prompting them to report to the Police station.
Another parent said they had even seen one of the suspects on Monday still walking scot-free in Marereni.
Loice Jumwa Kiraga from Marereni could not hide her joy upon seeing her son.
“The messages they were bringing home were not pleasant we thank god they are back safe,’’ she said.
The County Commissioner said the returnees will undergo counselling from National counterterrorism centre due to what they went through in Somalia.
The post Search for al Shabaa recruiters ongoing after KDF rescues 13 appeared first on Shabelle.

Haween Muslimiin ah oo loo doortay guddoomiyeyaasha labada gole ee Itoobiya

$
0
0

Labada aqal ee baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay loo doortay Guddoomiyeyaal gabdha Muslimiin ah.

Wasiir Sabriye Oo kulan la qaatay guddiga arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka arrimaha gudaha XFS Mudane Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay guddiga arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Golaha Aqalka Sare.
Kulanka oo ahaa mid is xog wareysi ah ayaa waxa uu ka dhacay xarunta Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho.
Waxaana mudada uu socday looga hadlay howlaha horyaalla guddigaasi iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta kala dhaxeysa Wasaaraddda arrimaha gudaha Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye oo kulanka ka hadlay ayaa xusay in loo baahan yahay in la joogteeyo kulamada ceynkani oo kala ah.
Waxaana uu ballan qaaday in Wasaaraddiisu ay xoojin doonto wadatashiyada ay la yeelaneyso guddiga arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Aqalka Sare.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/cod-2-jaamac.mp3
 
The post Wasiir Sabriye Oo kulan la qaatay guddiga arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta appeared first on Shabelle.

Beledweyne: Dad daadku qaaday oo la baadi goobayo

$
0
0

Magaalada Beledweyne waxaa wali la baadi goobayaa dad ku maqan gaari Cagafcaf oo kula rogmaday magaalada Baledweyne, meel ay biyaha daadka si xoowli ah ay uga jareen laamiga isku xira ,agaalada iyo halka ay dadka u barakaceen ee deegaanka Ceel Jaale.

Taariikhda Maryan Cabdullaahi oo Muqdisho lagu dilay

$
0
0

Maryan Cabdullaahi oo ka tirsaneyd ururka caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa waxaa shalay lagu dilay magaalada Muqdisho.

Kenya Oo Baadi goob ugu jirta Xubno ka tirsan Al Shabaab

$
0
0

Nairobi ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka dowladda Kenya ayaa sheegay in ay baadi goob ugu jiraan sidii ay gacanta ugu soo dhigi laayeen 3 nin kuwaas oo la sheegay in Al Shabaab ay u qaabilsanyihiin u qorida dhalinyada ka soo jeeda dalkaasi.
Magacyadda Raggani ayaa lagu kala sheegay Maxamed Cali, Cabdalla Shekue iyo Yusuf Cali, kuwaasi oo lagu eedeeyay in dhalinyarada dalka Kenya ay ku qal qaaliyaan, sidii ay ugu mid noqon lahaayeen Xarakada Al Shabaab.
Taliyaha Booliska maamulka Kilifi ee dalka Kenya Magu Mutindika ayaa sheegay in Raggani 3-da ah ay dhalinyarada u ballan qadaan shaqooyin sida Kalluumaysiga balse marka dambe ay dib u qaadaan Soomaaliya, si ay uga barbar dagaalamaan Al Shabaab.
Shalay ayey ahayd markii dowladda Kenya ay sheegtay in Al Shabab ayka soo badbaadiyeen illaa 13 Dhinyaro ah oo iyagoo aan ogeyn ka mid noqday Al Shabab.
The post Kenya Oo Baadi goob ugu jirta Xubno ka tirsan Al Shabaab appeared first on Shabelle.

"Somalia waa inay isbeddel ku sameysaa ciidamadeeda"

$
0
0

Soomaaliya waa inay dedejisaa isbeddalada ay ku sameyneyso ciidamadeeda, waxaa sidaas maanta yiri dalalka deeq bixiyayaasha kadib wada-hadal ay ka yeesheen horumarka gaaban ee laga sameynayo in ciidamada laga dhigo kuwo awood u leh inay la dagaalamaan kooxda Al-Shabaab.


Dadkii ku barokacay abaaraha oo markale ka qaxay fatahaadaha Soomaaliya

$
0
0

Warbixin ay soo saartay hey'adda badbaadada caruurta ee Save the Children ayaa lagu sheegay in qoysaskii horay ugu barakacay abaarihii ku dhuftay Soomaaliya ay markale dib ugu barakaceen fatahaado ku dhuftay deegaanadii ay deganayeen.

Hoggaamiyeyaasha caalamka miyay fahmeen fanka la dhaqanka Donald Trump ?

$
0
0

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ammaanay kaalinta Trump ee wadahadalada lala wado Kuuriyada Waqooyi, isaga oo xitaa soo jeediyay in la siiyo abaalmarinta Nobel-ka ee nabadda adduunka.

Qaladaadka qoraalka ee uu galo Trump

$
0
0

Shaqaalaha Aqalka Cad waxa ay u badanyihiin kuwa aanan ku taqasusin shaqooyinka ay hayaan.

DEG DEG: Shaqaale ajnabi ah oo lagu afduubay Muqdisho

$
0
0

Qof ajnabi ah oo la shaqeynayay ICRC ayaa la sheegay in laga afduubtay dhismo ay degan tahay hay’adda ICRC oo ku yaalla laami yaraha Zoobe ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa gaarey goobta afduubka uu ka dhacay waxaana socda baaritaan ku aadan cida ka dambaysa afduubka Shaqaalaha ajnabiga.
Warar ayaa sheegaya in nin u dhashay wadanka Jarmalka laga afuubay dhismaha ay degan yahay ICRC oo dhanka bari uga yaalla Shamo hotel.
Hay’adda ICRC wali kama aysan hadlin afduubka, oo imaanaya xili 3 bil kahor gudaha xarunta Hay’adda UNICEF lagu dhex dilay nin la shaqeynayay oo u dhashay dalka Uganada.
The post DEG DEG: Shaqaale ajnabi ah oo lagu afduubay Muqdisho appeared first on Shabelle.

A foreign aid worker kidnapped in Mogadishu

$
0
0

A witness says an aid worker working with the ICRC has been abducted at the organization’s compound in Mogadishu on Wednesday night.
Police and intelligence agents are reported to have sealed off the compound near KM5 junction in Wadajir district, close to Shamo Hotel following the reports of the abduction.
The latest reports from the scene indicate that a German aid worker was kidnapped, though there no any confirmation from the Somali security agencies and the ICRC.
The incident comes barely 3 months after a Ugandan chef working with UNICEF was killed by a former security guard in the organization’s office the same area.
More to follow soon.
The post A foreign aid worker kidnapped in Mogadishu appeared first on Shabelle.

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Dibadbaxyadii Armenia oo la hakiyay

$
0
0

ibadbaxyadii looga soo horjeeday dowladda Armenia ee dalkaasi ka socday ayaa la hakiyay.


Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta guddiga doorashada Liibiya

$
0
0

Kooxda la baxday dowladda Islamka ayaa sheegtay masuuliyada weerar ka dhacay dalka Liibiya.

Qubanaha VOA, May 03,2018

Sawirro:-Maamulka G/ Banaadir Oo Munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyay xulka 17 jirada Soomaaliyeed

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Maamulka Gobolka Benaadir ayaa munaasab casho sharaf ah u sameeyey Xulka Qaran ee da’doodu ka yar tahay 17 ka sano oo guul taariikhi ah ka keenay koobkii Bariga iyo Bartamaha Qaaradda Afrika ee lagu qabtay dalka Burundi.
Munaasabaddan waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaare Kuxiigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Axmed Guuleed (Khadar), Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Taliyeyaasha Ciidanka Booliska iyo Asluubta,masuuliyiinta heer Gobol iyo heer Degmo ee Gobolka Benaadir.
Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka oo bogaadiyey dadaalkii ay muujiyeen da’yarta Qaranka ee ka qeyb galay Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa sheegay in soo dhaweynta iyo maamuuska sare ee Guddoonka Gobolka Benaadir ay u sameeyeen dhallinyaradaas ay ka tarjumeyso lexjeclada iyo mudnaanta ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan.
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ka warbixiyey dadaalkii iyo garab istaaggii uu u sameeyey Maamulkiisu xulka Qaranka ee ka qeyb galay Koobka Bariga iyo Bartmaha tan iyo markii ay umba baxaayeen dalkaas Burundi, waxa uuna xaqiijiyey in ay sii dardar gelin doonaan qorshayaasha horumarineed ee la xiriira Cayaaraha, maadama ay qeyb weyn ka tahay arrimaha isu soo dhaweeya dhallinyarada iyo guud ahaan bulshada.
“Waxaan soo jeedinyaa in aan dhammaanteen kawada shaqeyno sidii dhallinyaradan aan u gaarsiin laheyn in ay dalka iyo dadkaba u soo hoyaan guulo kale oo heer qaarad iyo mid caalamiba ah, sababtoo ah maanta waxa ay inoo caddeeyeen in Soomaaliya ay dib u soo ceshan karto magacii iyo sumcaddi ay ku lahayd dhanka Cayaaraha.” Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow.
Sidoo kale, Munaasabadda waxaa hadallo dhiiri gelin iyo dardaaran ah ka jeediyey qaar ka mid ah masuuliyiinta heer Federaal ee ka soo qeyb gashay, Madaxda Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya iyo marti sharafta kale ee lagu casumay munaasabadda, iyadoona dhammaan looga mahad celiyey Maamulka Gobolka Benaadir maamuska iyo soo dhaweynta qiimaha badan ee ay u sameeyeen da’yarta Xulka Qaranka.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/rr-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/rr-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 591px) 100vw, 591px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/wq-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/wq-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 588px) 100vw, 588px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/ww-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/ww-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 584px) 100vw, 584px" />  http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/1-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/1-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 582px) 100vw, 582px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/66-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/66-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 581px) 100vw, 581px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/er-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/er-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 579px) 100vw, 579px" />
The post Sawirro:-Maamulka G/ Banaadir Oo Munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyay xulka 17 jirada Soomaaliyeed appeared first on Shabelle.

Midowga Europe Oo soo dhaweeyay qorshaha Ciidamada DF ay kula wareegayaan amniga dalka

$
0
0

Brussels ( Sh. M. Network )-Ururka Midowga Europe ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan qorshaha la doonayo in ammaanka dalka loogu wareejiyo Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Madaxweyne ku xigeenka Midowga Europe Federica Mogherini oo kulan gaar la qaadatay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali kheyre ayaa sheegtay in Ururka Midowga Europe uu si buuxda u taageerayo qorshaha dib u habeynta ammaanka Soomaaliya.
Ms Mogherini ayaa Sidoo kale tilmaantay in loo baahan yahay in la’is waa fajiyo qorshaha Ciidamada AMISOM ay uga baxayaan dalka iyo doorashada la filayo in ay dhacdo Sanada 2020-ka.
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa shir aan caadi ahayn oo looga hadlayo ammaanka Soomaliya waxa uu uga socdaa magaalada Brussels ee Caasimadda Dalkaasi Belgium-ka.
The post Midowga Europe Oo soo dhaweeyay qorshaha Ciidamada DF ay kula wareegayaan amniga dalka appeared first on Shabelle.

Gunmen kidnap German nurse in Somalia capital

$
0
0

Armed men abducted a German nurse working for the International Committee of the Red Cross on Wednesday evening from a compound in Somalia’s capital Mogadishu, the aid group said Thursday.
“We are deeply concerned about the safety of our colleague,” said Daniel O’Malley, ICRC’s deputy Somalia head.
“She is a nurse who was working every day to save lives and improve the health of some of Somalia’s most vulnerable people.”
The Red Cross said the attack happened around 8.00 pm local time (1700 GMT) when unidentified armed men entered its compound in Mogadishu.
The organization said it is “in contact with various authorities to try and secure her release”.
Somalia, which collapsed into civil war in 1991 and has been the site of an al-Qaeda linked Islamist insurgency since 2005, is one of the most dangerous countries for aid workers, but abductions remain relatively rare.
The post Gunmen kidnap German nurse in Somalia capital appeared first on Shabelle.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live