Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

-Daawo-Mudane ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland...

$
0
0

(Toggaherer)-Daawo-Mudane ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Mudanayaasha warbixinka siiyey Mooshin Ay Xildhibaano Uu ka Miy yahay AyKa Keeneen Xeerka kalluumasiga Dalka..
Daawo- Muuqaalkaasi:
[embedded content]
storvideo: 


Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

MD Farmaajo Oo Hambalyo la wadaagay Shabelle

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed oo ku hadlayay magaca Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ugu Hambalyeeyay Shabakadda Warbaahinta Shabelle 16 Sano guuradii ka soo wareegtay Aas Aaskeeda.
Cabdinuur Maxamed Axmed Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in Shabelle ay u soo dhabar adeegtay Marxalado kala duwan isagoo uga tacsiyeeyay bahda Shabelle iyo Ehelladoodaba Wariyeyaashii Geriyooday.
Waxaana C/nuur Wariyeyaasha Shabelle uu ku tilmaamay Geesiyaal u soo halgamay dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/cod-jimcaale.mp3
The post MD Farmaajo Oo Hambalyo la wadaagay Shabelle appeared first on Shabelle.

Daawo-Reer Somaliland Waa In Ay Ku Iidaan Xuska...

$
0
0

(Toggaherer)-Reer Somaliland Waa In Ay Ku Iidaan Xuska Munaasibada 18ka May Oo..-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan(Shaadh),kan mid Ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Aayaa ..
Daawo wareysigaasi:
[embedded content]
storvideo: 

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lakulmay Gudiyada...

$
0
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xarunta gudoonka iyo gudiyada ee Villa Hargeysa kulamo gaar ah kula qaatay qaar ka mid ah gudiyada golaha shacabka, waxaana kulamadaasi looga hadlayay dar dar delinta howlaha golaha shacabka. Gudiyada Xeer Hoosaadka, Arrimaha Gudaha, Difaaca iyo Gudiga arrimaha Dibada ee golaha shacabka ayaa ka [...]
storvideo: 

Maamulka Shabelle Oo ka hadlay Munaasabadda Lixda May

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Agaasimaha guud ee Idaacadda Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud “Abuukar Sky” ayaa Hambalyo ku aadan Munaasabadda 6-da May oo ku beegan maalinta Aaska Aaska Shabakadda Warbaahinta Shabelle u diray dhammaan dhageystayaasha iyo Shaqaalaha Shabelle.
Abuukar Sky ayaa tilmaamay in u jeedka Shabelle loo Aasay Aasay ay tahay u adeegida Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa nugol ee danta yar.
Sidoo kale Agaasime Skay ayaa bogaadiyay Shaqada Warbaahineed ee Shabelle,waxaana uu xusay in Idaacaddu marnaba aysan ilaabi doonin Shaqaalihii laga dilay, iyaga oo gudanaya waajibaadkooda Shaqo.
Dhinaca kale Agaasimaha Idaacadda Shabelle ee Muqdisho Abuukar Sheekh Maxamuud “Abuukar Sky” ayaa shaaciyay Wariyihii ugu wanaagsanaa Shabelle Sanadkii la soo dhaafay, kaas oo uu maamulku u gartay in uu yahay Mahad Maxamed C/raxmaan Mutawakil oo ka mid ah Wardoonayaasha Idaacadda Shabelle.
Waxaana Agaasimuhu uu sheegay in Mutawakil uu noqday Wariyihii ugu dadaalka badnaa dhinaca shaqada.
Ugu dambeyn Mahad Mutawakil oo loo doorto Wariyaha Sanadka ee Idaacadda Shabelle ayaa mahadcelin ballaaran u jeediyay maamulka sare ee Shabelle iyo shaqaalaha.
Akhriste meelkasto oo aad joogto waxaan kuugu Hambalyeyneynaa Sanad Guurada 16-aad ee Idaacadda Shabelle Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo.
The post Maamulka Shabelle Oo ka hadlay Munaasabadda Lixda May appeared first on Shabelle.

Daawo- Muxiyo Diin Siciid Oo Halkiisa Dhigaya Codkii...

$
0
0

(Toggaherer)-Daawo- Muxiyo Diin Siciid Oo Halkiisa Dhigaya Codkii Marxuun Cumar Dhuule-Dibad Aadi maynoo Ileen Dooni Maynoo...
Daawo- wareysigaasi Oo faahfaahsan:
[embedded content]
storvideo: 

War culus-Mudane Madaxweyne Maareeyaha imika Haysta...

$
0
0

(Toggaherer)-Daawo-Mudane Madaxweyne Maareeyaha imika Haysta Wakaalada Biyaha Hargeysa.. ,Dadka Hoos UMa Eegaayo,Waxaanu Biyihii - Kordhiyey Boqolkiiba Konton ,Waxaan Leeyahay Hoos U Eeg Mudane Madaxweyne-Xildhibaan Dayib Xasan...
Daawo:
[embedded content]
storvideo: 


Madaxweynaha Jabuuti oo Xafiiskiisa ku qaabilay...

$
0
0

Home WARARKA GUDAHA Madaxweynaha Jabuuti oo Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Wafdigii la...
SHARE
Facebook
Twitter
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleXildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS oo ansixiyay xeerka lagu aas aasay Baarlamaanada Midawga Africa

storvideo: 

“Imaaraadku meel haku sheego gabadha boqorka ee...

$
0
0

Ladhiifa Sheekh ayaa asxaabteeda u sheegtay in ay jeclayd in ay ka baxsato xayiraadaha ay saareen qoyskeeda
Hay'adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa Isutagga Imaaraadka Carabta ugu baaqday in ay meel uun ku sheegto gabadha boqorka ee la la'yahay.
Ladhifa Sheekh oo ah gabadh uu dhalay Amiirka imaaradka ayaa la sheegay in ay damacday in ay baxsato bishii Maarso si ay ugu noolaato meel dalkaas ka baxsan oo ay ku heli karto nolol xor ah.
Laakiin dad goobjoogeyaal ah ayaa sheegay in lagu qabtay Hindiya iyada oo wadata markab qaali ah, sidaana loogu celiyay Dubay, markaas wixii ka dambeeyayna dib looma arkin.
Masuuliyiinta Dubai ayaa sheegay in aysan ka hadli karin gabadhaas, sababtuna ay tahay arrimo dhanka sharciga la xiriira.
Baaritaan uu sameeyay barnaamijka Newsnight ee BBC oo labaahiyay jimcihii, ayaa lagu sheegay in ay gacan ka heshay qof horay uga tirsanaan jiray sirdoonka Faransiiska iyo macalin Finland u dhashay.
Hay'adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in masuuliyiinta Imaaradka looga baahan yahay "in ay shaaciyaan meesha ay gabadhu ku sugan tahay" iyo xaaladda ay ku sugan tahay.
"Haddii aan daaha laga rogin meesha ay ku sugan tahay iyo waxa ay mutaysatayna in markaa ay ka mid noqon doonto dadka la la'yahay ee awoodda loo adeegsaday" ayay tiri hay'addan xuquuqda aadanaha u dooda oo war qoraal ah soo saartay.
Ladhifa Sheekh oo saaxiibbadeed u sheegtay in ay rajaynaysay in ay ka baxsato xayiraadda ay qoyskeedu saareen, ayaan la arkin meel ay jaan iyo cirib dhigtay, lamana maqlin muddo labo bilood ah, arrintaas ayaana abuurtay walaac sare oo laga qabo badqabkeeda".
Ladhifa Sheekh ayaa lagu qabtay meel 80km u jirta xeebaha Hindiya taariikhdu markay ahayd Afartii Maarso sida ay sheegtay hay'addan xuquuqda aadanaha u dooda ee fadhigeedu yahay magaalada London.
Masuuliyiinta Imaaraadka ayaa BBC-da u sheegay in kuwa soo jeedinaya in gabadha la la'yahay ay yihiin dad falal dambiyeedyo gaystay.
storvideo: 

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka...

$
0
0

Muqdisho (PP) - Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay Danjiraha Dawladda Norway u fadhiya Soomaaliya Vebjorn Heines, ayaa kala hadlay xal-u-helidda arrimaha Barakacayaasha ku nool gudaha iyo daafaha iyo Horumarinta -.
Duqa Caasimadda ayaa ka warbixiyey horumarka uu dhinacyada kala duwan ka sameeyey maamulkiisu, gaar ahaan xuquuqul insaanka, dawlad wanaagga, nabadda iyo qorshihiisa ku aadan sidii horumar wax ku ool ah loo gaarsiin lahaa magaalada Muqdisho.
Inj. Yarisow ayaa uga mahadceliyey Norwey sida ay ugu heelan tahay inay gacan ka gaysato dadaallada lagu caawinayo bulshada nugul ee gurmad u baahan. Waxuna tilmaamay in guullo wax ku ool ah laga gaaray dhowrkii bilood ee la soo dhaafay arrimaha Barakacayaasha, gaar ahaan dajinta qorshaha mustaqbalka looga fekerayo 4ta sano ee soo socota in loo helo dib-u-dajin dhameystiran barakacayaasha.
"Dalka Norway wuxuu Soomaaliya ka taageeraa arimaha horumarinta, waana waddan aan leenahay xiriir wanaagsan, waxaana safiirkooda ka wada hadalnay sidii ay gacan nooga siin lahaayeen dhanka dib-u-dhiska, gaar ahaan dhismaha Studiom Muqdisho, dib-u-casriyeynta nalalka ku shaqeeya Cad-ceedda iyo sidii aan xal ugu heli lahayn dadka magaalada ku soo barakacay," ayuu yiri Guddoomiye Yarisow.
Ugu dambeyn, Danjiraha Norwey u fadhiya Soomaaliya Vebjorn Heines ayaa dhankiisa sheegay in dalkiisu uu sii wadi doono taageerada dhinacyada kala duwan ee uu siiyo Somalia, gaar ahaan arrimaha amniga bani'adamnimada, dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha hay'adaha dawladda.PUNTLAND POST
The post Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka Dalka Norway u fadhiya Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Daawo-Aqalkii Lagaga Dhawaaqay Xuska 18ka May Waa IN...

$
0
0

(Guuguulenews)-Aqalkii Lagaga Dhawaaqay Xuska 18ka May Waa IN Aynu Madxaf Ka dhignaa Oo Aynu Dhisnaa-Xil Nacnac.
Daawo:
[embedded content]
storvideo: 

Maxaa laga filan karaa shirweynaha dhuxusha ee Muqdisho ka furmay?

$
0
0

Waxaa la sheegay in 30 ilmiriqsi oo kasta geed la jaro Soomaaliya si dhuxul looga dubo, dhuxushaas oo inta badan loo dhoofiyo dalalka Carabta.

Maxaa laga filan karaa shirweynaha dhuxusha ee...

$
0
0

Shirweyne caalami ah oo looga hadlayo dhuxusha ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, wuxuuna shirkani soconayaa muddo labo maalmood ah.
Waxaa shirka qabanqaabadiisa leh hay'adaha Qaramada Midoobay ee UNDP iyo FAO , halka ay hormuud ka tahay dowladda Soomaaliya, waxaana ka qeybgalaya xeeldheerayaal xagga deegaanka ah.
Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa sidii loo heli lahaa badiil ka habboon dhuxusha oo ay dadka wax ku karsadaan si loo dhimo amaba loo joojiyo guud ahaan jarista dhirta.
Waxaa la sheegay in 30 ilmiriqsi oo kasta geed la jaro Soomaaliya si dhuxul looga dubo, dhuxushaas oo inta badan loo dhoofiyo dalalka Carabta, halkaas oo aad looga jecelyahay dhuxusha Soomaaliya laga dhoofiyo.
Ra'isulwasaare ku xigeenka Soomaaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo furitaankii shirka ka hadlay ayaa yiri "Waxaan u baahanahay in aan u wajahno si dhab ah arrimaha dhuxusha Soomaaliya, dalabka iyo daabulka waa in wax laga qabtaa labadaba, si ay taas u suurtogasho waxaan u baahanahay iskaashi in la fuliyo qaraaradii Golaha Amaanka , lana hubiyo in laga hortago qasaaraha deegaanka , dhaqaalaha iyo dadkaba gaaraya".
Waxa uu intaas ku daray in xaalufka uu horseeday abaaro, daadad iyo in dad iyo duunyaba ay ku naf waayeen saameynta ka dhalatay.
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dhoofka dhuxusha mamnuucay sanadkii 2012-kii kadib markii sida la sheegay ganacsiga dhuxusha uu noqday mid dhaqaale badan ay ka sameeyaan ururka Alshabaab.
Warbixino isdabo-joog ah oo sanadihii lasoo dhaafay uu soo saarayay guddiga kormeerka cunaqabataynta hubka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa waxaa lagu sheegay in dhuxusha laga dhoofiyo dekada koonfurta Soomaaliya ku yaala, oo ay ka mid tahay Kismaayo, halkaas oo ay ku suganyihiin ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland.
Warbixinta kooxda kormeerka waxaa lagu sheegay in Alshabaab ay dhuxusha ku canshuurto dhulka miyiga ah ee laga soo jaro, halkaas oo ay ka taliyaan.
Juliette Biao Koudenoukpo, oo ka tirsan Qaramada Midoobay, una qaabilsan arrimaha deegaanka oo shirka ka hadashay ayaa sheegtay in dhuxusha lagu joojin karo marka uu dhoco iskaashi gobolka geeska Afrika oo dhan.
Sida ay BBC-da u sheegeen dadka deegaanka gobolo ka mid ah Soomaaliya , sidoo kalena ay xaqiijiyeen illo wareedyo madax banaan, waxaa dhacay xaaluf aad u balaaran, iyada oo deegaanada qaar ay u ekaadeen sidii dhul lama degaan ah oo aanan lahayn wax dhir ah oo ay ishu qabanayso.
Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, 8.2 milyan oo geed ayaa la jaray Soomaaliya intii u dhaxaysay 2011-kii illaa 2017-kii, iyada oo dhoofka dhuxusha sanad kasta laga sameeyo malaayiin doolar.
Shirkan maanta furmay ayaa la rajaynayaa in laga soo saaro war murtiyeed looga hadlayo waxyaabaha xalka la biday.
storvideo: 

Daawo: Abwaan Naciima Qorane Oo Xabsiga Gabiilay...

$
0
0

Daawo: Abwaan Naciima Qorane Oo Xabsiga Gabiilay laga sii daayey Iyo Abwaan Qorane (Aabaheed) iyo Qareenkeedii Oo ka dareen Celinaaya Siidaynta inantiisa
[embedded content]
storvideo: 


Deputy Foreign Minister of Somalia attended the 45th...

$
0
0

Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Mr. Mukhtar Mahad Daud, attended the 45th session of Organization of Islamic Cooperation's (OIC) Council of Foreign Ministers in the Bangladeshi capital Dhaka, where the foreign ministers and representatives of 57 member states expressed deep dissatisfaction with the situation facing [...]
storvideo: 

Muqdisho: Shir looga hadlayo dhoofinta dhuxusha

$
0
0

Shirka ballaaran oo ay si wada jir ah u soo agaasimeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mida hay’adaha QM, diiraddana lagu saarayo dhoofinta iyo ka ganacsiga dhuxusha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay Muqdisho.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo kormeeray...

$
0
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleed Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 7 May 2018 waxaa uu kormeer ku sameeyey qaar kamida xarumaha Puntland ee ku yaala - Garoowe, xarumahaas oo ay ka mid ahaayeen xarunta Maxkamada sare, xarunta Wasaaradda Waxbarashada, xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorsheynta, xarunta [...]
storvideo: 

Ma isleedahay waxaad cuntaa cayayaan ogaansho la'aan?

$
0
0

Maadada Carmine loo yaqaano waxaa lagu daraa cuntooyin aad u badan jalaatada, yoghurts-ka oo caanaha laga sameeyo, iyo waliba cabitaanka fudud.

Xasilinta deegaannada dowlad Goboleedka Galmudug oo...

$
0
0

Barnaamijkan looga hadlayo xasilinta Deegaanadana Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhusamareb waxaana soo qaban qaabiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowlad Goboleedka Galmudug waxaana ka soo qaybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Galmudug, Xildhibaanno, saraakiisha ciidamada iyo Hama oo ka socday Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobey . Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug [...]
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live