Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Kismayu: Kenya targets al Shabaab’s lifeline

$
0
0

Kenyan military planners have targeted the capture of Kismayu and two nearby secondary ports to cut off billions of shillings earned by al Shabaab to finance their insurgency
 
The imminent capture of Kismayu and the secondary ports of Marka and Baraawe will suddenly cut off money earned by al Shabaab from port fees, illegal smuggling of sugar and other commodities to Kenya and the export of charcoal, according to a recent UN report.
It is estimated that al Shabaab earns up to Sh5 billion ($50 million) a year in port fees and Sh6 billion ($60 million) in business taxes.
al Shabaab also levies fees from road checkpoints, human traffickers and gun runners, according to the report.
The Kenyan troops have already captured six towns during their six-day military onslaught against the militants, including the pirates’ haven of Ras Kamboni, Dhobley, Tabda, Beles Qooqani, Oddo and Kolbio. (READ: Kenyan forces capture Shabaab’s Ras Kamboni).
Possible assault
Other soldiers are massing near the Kiunga border point in the south eastern part of Kenya for a possible assault from the South.
The strategy appears to involve a two-pronged assault on Kismayu using a combined force of the Kenya Navy and the Kenya Army.
While the ground troops close in on Kismayu from the south, the Navy will attack from the North, sealing any possible exit points for both the militants and the pirates through the Indian Ocean. (SEE IN PICTURES: Kenya army at war in Somalia)
 
Somali refugees, pouring into Kenya at Liboi, said they were escaping bombing raids by Kenya Air Force jets and the ground assault.
 
Details of how al Shabaab have converted Kismayu and smuggling routes into lucrative money collection centres is contained in the latest UN monitoring group report on Somalia.
 
The report, released at the end of July, says the group generates between $35 million and $50 million per year from port revenues, of which at least $15 million is based on trade in charcoal and sugar.
 
This is done through a co-ordinated trading cycle built upon the export of charcoal, which in turn finances the import of sugar, much of which is subsequently smuggled across as contraband into neighbouring countries, particularly Kenya, says the report.
 
Fraudulent invoicing
“Shipping companies deliver sugar to Kismayu and collect charcoal for the return journeys. Bank accounts in the Gulf States where the profits of this trade are deposited can be used to launder voluntary contributions to al Shabaab through fraudulent invoicing, overvaluing of import proceeds and undervaluing of exports,” reads the report.
This trade cycle is dominated by networks of prominent Somali businessmen operating mainly between Somalia and the Gulf Cooperation Council (GCC) countries, notably Dubai in the United Arab Emirates.
The viability of the Kismayu trade corridor depends in large part upon its proximity to Kenya, the remote and porous 682 km border and the profitability of the contraband trade.
Furthermore, the Monitoring Group believes that well-organised criminal networks with links to al Shabaab are taking advantage of the porosity of the border to smuggle people, commercial goods and weapons.
 
al Shabaab not only attracts their business by imposing lower rates of taxation in Kismayu than at ports controlled by the Transitional Federal Government but also actively promotes large-scale imports of sugar and exports of charcoal by offering preferential access and tax breaks to al Shabaab affiliated businesses.
 
“Consequently, many Somali traders avoid Mogadishu, preferring to discharge their cargoes at Kismayu or other ports where import taxes are lower.
 
“For example, Mogadishu port authorities charge an import duty in the amount of $1,300 on a mid-size vehicle,” reads the report.
 
At Kismayu al Shabaab charges only $200. Even if e transporter then wishes to deliver the vehicle to Mogadishu, it costs another $200, including driver fees, fuel and miscellaneous expenses, to drive the car from Kismayu to Mogadishu.
 
“The vast majority of imports via Kismayu are not intended to serve the local population, but are destined for other parts of southern Somalia that could be equally or better served by Mogadishu or be smuggled into neighbouring countries as contraband,” reads the 417-page report.
Thus in April 2011, Kenyan sugar sold at between Sh4,800 and Sh4,900 per 50 kg sack (approximately $58-$60), while the same amount of sugar smuggled from Kismayu sold in Garissa at between Sh4,350 and Sh4,450 (approximately $53-$55), even after a mark-up of roughly 20 per cent.
According to a senior Kenyan customs official in North Eastern Province, about 10,000 bags of smuggled sugar may be entering Kenya from Somalia on a daily basis.
 
The report also quotes Kenyan authorities as having discovered light weapons and ammunition concealed in some sugar consignment.
 
“In addition to those taxes on businesses, al Shabaab operates a comprehensive web of mobile military checkpoints where transportation operators and passengers are all obliged to pay taxes for free passage,” reads the report.
 
“The Monitoring Group therefore considers many of the major traders and transporters who use Kismayu to be consciously and voluntarily engaging in commercial transactions that accrue significant financial benefit to al Shabaab,” the report says.
 
The report names two prominent figures in the network are businessmen with historical linkages to militant Islamist groups in Somalia: Abukar Omar Adaani, 42, and Ahmed Nur Jim’aale.
 
Ironically, the report points a finger at the Transitional Federal Government saying it is complicit in maintaining the Kismayu trade corridor that plays such a key role in financing the al Shabaab war effort.
Interests in Kenya
“The Monitoring Group has confirmed that most commercial motor vessels transporting goods to the port of Mogadishu discharge only part of their cargoes in order to deliver the remainder to Kismayu and collect charcoal destined to GCC countries — with the full knowledge of the Mogadishu port authority,” read the strongly worded document.
 
It says the manager of Mogadishu Port, Sayid Ali, is a long-time employee of Abukar Omar Adaani and represented Adaani’s business interests in Kenya until accepting his current assignment.
 
“Several of the individuals involved are well-established businessmen and real estate investors in Kenya. An opportunistic and mutually beneficial kind of “pax commerciale” has been established between those criminal networks and al Shabaab.”


Dagaal faraha laga gubtay oo ka qarax dayniile

$
0
0

Wararka naga soo gaaraya degmada dayniile ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu dib uga qarxay deganaakaasi iyadoo la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan,
waxaana la sheegay in dagaalkani uu xoogiisu ka dhacaayo degaanka T-da iyo xeradii Bangalo ee Ciidamada Dowaladii Siyaad Barre.
Wararka  ayaa sheegaya in xalay dhawaqa madaafiic goobta, Pm-ka, kuwa Taangiyada iyo Rasaasta yar yar  laga maqlayay qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho, waxaana Goobo jooge uu sheegay in dagaalkii xalay iyo kan saakay socda lagula wareegay gaadiid dagaal oo ay iska lahaayeen Ciidamada Burundi.
Gaari uu ku rakibanyahay qoriga nooca lidka Diyuuradaha ee Zuu-ga ayaa la sheegay in la la wareegay, waxaana sidoo kale jira gaari Sahay iyo Hub u siday oo isna bas beelay kadib markii lala helay qori RBG ah., Dagaalkaan ayaa imaanaya xili Caawa ay degaanka soo gaareen Maleeshiyaad gurmad ah oo uu hogaaminaayo Horjoogaha Shababka Godane kuwaasoo ku soo biiray dagaalka Galabta qorax dhici.
Dagaalkani ayaa noqonayaa mid aan kala joogsi laheyd tan markii ay Ciidamada Dowlada oo kaashanaya kuwa Amisom ay qabsadeen qeybo ka mid ah degmada Dayniile.

Ciidamada Amaanka dalka Kenya oo xirtay Dhaqaatiir iyo Ganacsato Soomaaliyeed oo ay sheegeen in ay xariir la leeyihiin.

$
0
0

Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalkaKenyaayaa waxay sheegayaan in ciidamada amaanka ay howlgalo ka sameeyeen xaafadda Soomaalida ku ee Islii iyagoo ku soo qabqabtay dad soomaali ah, kuwaasi oo ay ku jiraan Dhaqaatiir soomaaliyeed.
Ku xigeenka afhayeenka ciidamada Booliiska Dalka Kenya Charles Owino ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay inay qabteen oo xireen laba ka mid ah Dhaqatiirta Soomaalida oo deganayaa xaafada Islii
Sarkaalka ciidamada Booliiska u hadlay waxaa uu meesha ka gaabsaday inuu faahfaahiyo Dadka ay qabteen Magacyadooda iyo sababta loo xiray isaga oo warkiisa ku soo kooban in lala xiriirinayo arimo Argagaxiso.
Ku xigeenka afhayeenka Booliiska waxaa uu sidoo kale xusay in Dadka la qabtay manta oo jimce ah la horgeyn doono sharciga eedeymaha loo haystana halkaas laga sheegi doono, dowlada Kenya ayaa wixii ka danbeeyay Afduubka Dadka ajaanibka ah ee lagu qafaashay dalkeeda waxaa ay qaatay weeraro ay ku baacsaneyso kooxaha afduubka ka geystay dalkeeda kuwaasi oo looga cabsi qabo inay xiriir dhow la leeyihiin Alshabaab.
Saraakiisha DowladaKenyaayaa horey wacad ugu maray inay cagta marin doonan cid kasta oo ay ku tuhmaan weerarada iyo afduubyada dalkeeda ka dhacay inay ka danbeeyeen waxaana uu xusay inay baaritaan ku sameyndoonan Soomaalida iyo kenyanka labadaba.
 

Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Dayniile oo labo dhinac ugu kala qeybsan & Duqeyn hada socota

$
0
0

Xaalad qir iyo qir ah ayaa wali ka taagan degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, iyadoo degmada ay labo dhinac ugu kala qeybsan tahay Ciidamada Dowladda KMG, kuwa AMISOm iyo Xarakada Al-Shabaab.  Sida ay sheegayaan wararka Madaafiic xoog leh ayaa ku socoto qeybaha ay difaaca kaga jiraan degmada, Al-Shabaab, iyagoo xalay Gurmad badan isugu keenay degmada, [...]

Amiirkii dhaxalka Sacuudiga oo geeriyooday

$
0
0

Amiirkii lahaa dhaxalka boqortooyada Sacuudiga Amiir Sultan ayaa geeriyooday. Geeridiisa saaka arroortii ayaa looga dhawaaqay magaalada Riyaad.

Shabaab oo soo dhaweysay geerida Qaddaafi

$
0
0

Hoggaamiyaha xarakada Islaamiga ah ee al-Shabaab Axmed Godane ayaa soo dhaweeyay geerida Colonel Qaddaafi.

Afduubayaasha heysta Meydka Haweeneydii Faransiiska aheyd oo lacag Meyd-furasho ah dalbaday

$
0
0

Saraakiil Faransiiska ayaa sheegay in kooxdii afduubatay Haweeyneydii naafada aheyd ee Faransiiska u dhalatay in ay soo dhiibsita meydka haweeneyda ku xireen lacag madax Meyd-furasho ah.

 Marie Dedieu, 66 oo ay kooxo hubeysani ka soo afduubteen xuduuda u dhexeysa Kenya iyo Soomaaliya ayaa u dhimatay daryeel la'aan sida la soo sheegay.

"Waa in aad ogaataan in afduubayaashu ay xitaa meydkeeda iibinayaan. Waa runtii wax laga laqanyoodo" Gerard Longue, difaacada ee Faransiiska ayaa sidaas saxaafadda u sheegay.

Waa markii ugu horeysay sida dad badani sheegayaan ee Meyd-furasho ay dalbadaan kooxaha burcad badeed iyo burcad beriyeedka ee Soomaalida, laakiin waxay horay kooxahaaas u dalban jireen madax furasho.

halgankanet@gmail.com

Diyaaradaha aan duuliyuhu wadin oo Koonfurta Soomaaliya ku maanta ku dilay 11 qofood

$
0
0

Diyaaradaha aan duuliyuhu wadin ee dhulka laga hago ayaa sida la soo sheegayo waxay maanta weerarka cirka ah ka fuliyeen deegaanka Hosingoow ee Koonfurta Soomaaliya.

Weerarka diyaaradahan ay fuliyeen ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 11 qofood, waxaana la tuhunsan yahay inay shacab u badan yihiin, inkastoo weerarka lala eegtay al Shabaab.

Ma jiro dal sheegtay in uu ka dambeeyay weerarkaas laakiin, waxaase la saadaalinayaa in uu Mareykanku fuliyay, balse wixii war oo soo kordha dib ayaan ka soo sheegi doonaa haddii Alle Imdo.

halgankanet@gmail.com  

http://previous.presstv.ir/photo/20111022/rabbani20111022084355543.jpg


LA YAABKA ADUUNKA… Doon Shukulaato laga sameeyay. DAAWO SAWIRO

$
0
0

Koox Dhalinyaro Faransiis ah ayaa markii ugu horeysay waxa tijaabo ku sameeyeen in ay dhisaan ama ay sameeyaan Dooni ka sameysan Shukulaato.
Doonidaasi ayaa ahed mid qaab ahaan aad u qurux badan walow kalarka Shukulaatada marka laga reebo ay aheyd mid ka sameysay kuna jirta booska Alwaaxda Shukulaatada.
Tijaabada dhalinyaradaasi ayaa aheyd mid ugu danbeyntii ay ku guuleysteen ayadoona haatan ay ku kor tijaabiyeen Wabiga Awdiid Koonfurta dalkaasi French.
Muuqaalkaasi ayaa ahaa mid mudooyinkii ugu danbeeyay la isla dhaxmarayay wadooyinkaasi dalkasi Faransiiska ayagoona shirkadaha dalkaasi soo saara Shukulaatada ay la yaabeen dhalinyaradaasi sida ay u adeegsadeen shey noolaha ama Insaanka uu faakiheysto.


Martida: M/weynaha Maamulka Galmudug

$
0
0

Martida waxaa toddobaadkan ku marti ah madaxweynaha maamulka Galmudug Max'ed Axmed Caalin.

Caalin wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa safar uu ku joogo dalkan Maraykanka iyo waliba maamulka Galmudug.

Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

Martida: M/weynaha Maamulka Galmudug

$
0
0

Martida waxaa toddobaadkan ku marti ah madaxweynaha maamulka Galmudug Max'ed Axmed Caalin.
Caalin wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa safar uu ku joogo dalkan Maraykanka iyo waliba maamulka Galmudug.
Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

Meydad iyo dhaawacyo ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo caawa la-geeyay Ceelasha Biyaha

$
0
0

Kadib markii Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom ay madaafiic xoogan ku garaaceen degmada Dayniile, ayaa waxay khasaarooyin kala duwan ka soo gaareen Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ee degmadaasi ku sugan.
Laba ka tirsan Ciidamadda Al Shabaab ayaa dhintay, seddex kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo, kuwaa oo caawa laga soo qaaday dhinaca degmada Dayniile, isla-markaana waxaa la-soo gaarsiiyay deegaanka Ceelasha Biyaha.
Ciidamadda Amisom ayaa waxay caawa madaafiic aad u culus ay ku garaaceen degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, waxayna madaafiicdu ay dhalisay khasaarooyin kala duwan oo ka soo gaaray Ciidamadda Xoogaga Shabaab.
Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamadaan la-dhigay cisbitaal ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha, oo ay gacanta si toos ah ugu heyso Xarakada Al Shabaab, halkaasoo lagu daaweynaayo ciidamadda ay dhaawacyadu soo gaareen.
Arintaan ayaysan caawa ka hadlin Xarakada Al Shabaab, laakiin waxaa dhici kareysa in waqtiyada inagu soo aadan ay si weyn uga hadasho, maadaama ay degmada Dayniile kula dagaalameyso Dowladda iyo Amisom.
Degmada Dayniile ayaa waxaa maalintii seddexaad oo xiriir ah ku soconeysa duqeymo aad u xoogan, kuwaa oo laga soo ridaayo saldhigyada ay Ciidamadda Amisom ku lee-yihiin qeybo ka mid ah magaaladda Muqdisho.

Dagaal goos goos ah oo caawa ka dhacay Dayniile iyo Madaafiic la is weydaarsanayo

$
0
0

Dagaal goos goos ah ayaa caawa fiidkii hore waxaa ay ka dhaceysay aagaga la isku hor fadhiyo ee degmada Dayniile,iyadoo dhinacyada isku hor fadhiya ay isku daaleen tan iyo Khamiistii oo wali wax natiijo kala gaari la’yihiin, marka laga reebo inay ku wada sugan yihiin degmada. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka caawa lama mid aheyn [...]

Kenya oo sheegtay in Shabaab carareen lix maalmood kadib markii Ciidamadooda galeen Soomaaliya

$
0
0

Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay carareen kadib markii Ciidamo badan ay u direen Soomaaliya si ay u baacsadaan Al-Shabaab, ugana hor-tagaan isku dayga afduubka ee ku wajahnaa ajaaniibta ku dhaqan dalkeeda. Wasiirka Arrimaha Dibada Kenya Moses Wetangula oo Wariyeyaasha kula hadlay Magaalada Addis Ababa kadib kulan deg deg ah oo [...]

Xerta Aalla Sheekh oo wada Qorshe ay Dekeda Muqdisho Kula wareegto Warbixin

$
0
0

Waxaa baryahan dambe soo kordhayay u hingowga ganacsatada Soomaali iyo ajnabi oo daneynayay sidii ay dekada Muqdisho u kireysan lahaayeen iyagoo doonayana in ay halkaasi ka macaashaan maadaama la arkay in dekadu ay waxsoosaarka daqliga uu aad u sareeyo.
Hadaba su’aasha ayaa ah maxaa keenay in ganacsatadu ay dalabaadyo soo gudbistaan?. Kadib markii ay shirar aan kala go’lahayn oo ay qaadanayeen kooxda Aala Sheekh ee uu hogaansho Madaxweyne Sh. Shariif ayaa waxaa halkaasi kasoo baxday in ay jirto baahi weyn oo xaga dhaqaalaha ah taas oo lagu xisaabtamayo sanad kadib dhaqaalihii doorashada lagu galilahaa in la abuuro, iyadoo dhawaana ay aheyd markii Madaxweyne Shasriif lacagaha ninkii u hayay ee Dubai uu ku in kiray, waxbixintaas dib ayaan idiinkaga soo gudbin doonaa.
Koox diimeedka Aala Sheekh oo damcigoodu yahay sidii ay dalka kusii heysan lahaayeen xukunka ayaa waxaa ay shaaciyeen in loo baahan yahay shaqsiyaad ganacsato ah oo laga kireeyo goobo muhiima oo laga abuuri karo daqli, taaso oo isla markiiba uu kasoo jawaabay ganacsade Deelaaf oo sheegay in uu daneynayo in qeyb ka mida Dekadda Xamar in laga kireeyo qaasatan qeyb batroolka lagu keydsho.
Maxamed Deelaaf ayaa arrintan waxaa usii sahlay isagoo taageero ka helay ganacsade Axmed Nuur Jimcaale oo ay Madaxweyne Shariif aad isugu dhow yihiin, waxaana ay keentay in ay dhawaan kulan qaataan Madaxweynaha iyo Deelaaf oo isku afgartay heshiis ah in uu la wareego dekada qeybta shidaalka laga dajiyo, talaabadan oo ay sida ay inoo sheegeen ilowareedka aanu heleyno in koox diimeedka Aala Sheekh in ay aad u soo dhaweeyeen.
Agaasimaha Dekada Xamar Sayid Cali oo waxbadan kasoo qabtay dhismaha iyo agaasinka dekada ayaa aad uga carooday in dekada Muqdisho qeybo ka mida laga iibsho shaqsiyaad, isagoo arrintaasna ka hor yimid ayaa hadana waxaa uu madaxweynaha u gudbiyay warqadii uu isku casilayay oo ay ku qorneyd erayo aad u kulkulul oo lagu muujinayo sida uu u diidan yahay Sayid Cali falka Madaxweynaha uu qaaday oo uu ku yiri ragbaa hada sumcadoodu ku luntay bada ayey iibsheen hadana aniga in ay ii gasho suuqa dekadii ayuu iibshay marabo ayuu warqadiisa ku xusay.
Sikastaba ha ahaatee waxaa arrintan ay ku dhacday go’aanka reer Aala Sheekh oo maslaxadooda eeganaya, waxaase la garan karin Ra’iisulwasaare C/wali iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan sida ay uga dhiidhiyaan go’aanka reer Aala Sheekh.
Ugu dambeyntii howsha la socodkeeda waxaa loo xilsaaray Abshir Buqaari oo ah gacan yaraha Madaxweynaha si uu meel ugu hubsado la wareegida qeybta shidaalka Maxamed Deelaaf isagoo hada sii hormarshayna cadad lacaga oo aad u badan taas oo u dhacday kooxda Aala Sheekh akoon ay ku leeyihiin dalka Jabuuti, waana qidmadii ugu horeysay ee lacagaha doorashooyinka sanadka dambe ay tartanka ku kala laaluushi lahaayeen xildhibaanada.
Waxaan isku dayi doonaa in aan qorshooyin kale oo ay kooxdu damacsantahay inaan idiin soo gudbino iyadoo weliba aan soo gudbin doono talaabo kasta oo hantida Soomaalida lagu boobayo.
 
Webmaster@GalGalanews.com
Muqdisho
 


Ahlu Sunna oo maanta magaaladda Dhuusa Mareeb ku dishay laba nin oo ka tirsan Al Shabaab

$
0
0

Waxaa maanta magaaladda Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud lagu dillay laba nin oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab, kuwaa oo lagala soo baxay xabsi ku yaalla magaaladda Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud.
Labada nin ee maanta lagu toogtay magaaladda Dhuusa Mareeb, ayay horey u soo qabatay Ahlu Sunnah, waxayna muddooyin ugu dambeysay ay ku waday baaritaano xoogan, iyadoo aysan Maxkamaddu u soo dhamaan ayaa waxaa maanta lagu toogtay magaaladda Dhuusa Mareeb.
Ciidamadda Ahlu Sunna ee magaaladda Dhuusa Mareeb, ayaa waxay xabsiga magaaladda Dhuusa Mareeb ay kala baxeyn labadaasi nin, waxayna ku toogteen gudaha magaaladda Dhuusa Mareeb.
Hase yeeshee arintaan ayaa waxaa ka carooday saraakiisha sar sare ee Ahlu Sunna, waxayna amar deg deg ah ku bixiyeen in gacanta lagu soo dhigo ragga Ahlu Sunna ka tirsan ee maanta magaaladda Dhuusa Mareeb ku dillay labadaasi nin.
Ahlu Sunna ayaa waxay soo xirtay afar ka mid ah ciidamadeeda, oo maanta magaaladda Dhuusa Mareeb ku dillay laba nin oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab, oo muddooyinkii ugu dambeysay ku xirnaa xabsi ku yaalla magaaladda Dhuusa Mareeb.
Si kastaba ha-ahaatee Xarakada Al Shabaab ayaan weli ka hadlin arintaan, waana askarigii seddexaad oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo maanta la-toogto, iyadoo midka seddexaad maanta lagu toogtay magaaladda Garoowe ee Gobolka Nugaal.

Liverpool Iyo Norwich Oo Isku Garab Dhacay Kulan Xiiso Leh Oo Anfield Ka Dhacay.

$
0
0

London:-Kulan katirsan Horyaalka wadanka ingiriiska oo dhexmaray kooxaha Liverpool Norwich C ayaa ku dhamaaday barbaro 1-1.
akulankaan oo kadhacay Goroonka kooxda Liverbool Anfield ayaa ku biloowday qaab weerar ah oo looga gacan sareeyo kooxda martida aheed ee Norwich C.
Qeebtii hore ee cayaareta ayaa ku dhamaatay 1-0 iyadoo ay ku gacan sareesay Kooxda Martida loo ahaa ee Liverpool waxayna uga mahad celisay C. Bellamy Daqiiqadii 45aad ee Cayaarta.
Qeebtii Labaad ee Cayaarta ayaa waxaa weerar lasoo galay Goroonka Cayaartoyda kooxda Norwich C Weerarkaasi oo keenay inay helaan Goolkii Barbaraha Daqiiqadii 60 ee Cayaarta iyagoona uga Mahad celiyay Coyaariyahanka G. Holt.
Kooxda Liverpool ayaa Todabaadkii lasoo dhaafay waxy sidaan oo kale Barbaro hal iyo hal ah la gashay Kooxda Man unted kulan ay marti aheed oo kadhacay Garoonka Kooxdaasi man u.
Waxaan eegi doonaa Kulamadii laga cayaaray Horyaalka Wadanka ingiriiska waxeena u dhaceen Sidaa.
FT Wolverhampton W. 2 – 2 Swansea C.
FT Aston Villa 1 – 2 West Bromwich A.
FT Bolton W. 0 – 2 Sunderlan
FT Newcastle U. 1 – 0 Wigan Athletic
FT Liverpool 1 – 1 Norwich C
Heegantv.com
Cadaado
Jeylaani Xasen Cusmaan
Jiilaani2011@hotmail.com
 
 
 

Ethiopia: Waan ka Fiirsaneeynaa Dib u Galista Somalia

$
0
0

Urur goboleedka Igad ayaa taageero buuxda u balanqaaday weerarka Ciidamada Milatariga Kenya ay kaga soo horjeedaan Kooxda Al-qacida lala xiriiriyo ee Al-shabab, kaas oo ay ku galeen Koonfurta Somaliya. Waxeey arintan ku soo beegantay xilli ciidamo kale oo Kenyan ah ay ka soo gudbeen jimcihii xadka dalkaasi, si eey ugu biiraan ciidamadooda ku sugan Somaliya.

Wariyaha VOAda Peter Heinlein oo ku sugan magaalada Adis Ababa ayaa ku soo waramaya in dalal kale oo gobolka ku yaala ay ka fekerayaan ineey ku biiraan howlgalka, iyadoo kooxda Al-shababna ay awood ahaan u muuqato mid sii wiiqmeeysa.

Warbixintaasi halkaasi ka dhageeyso

(Dhagayso) Puntland oo 150 askari tobabar ugu dirtey dalka Uganda.

$
0
0

Khamiisti aanu soo dhaafney ayaa ciidamo gaaraya 150 askari oo kamid ah ciidamadda Daraawiishta Puntland tobabar loogu qaadey dalka Uganda,waxaana tobabarkaasi uu socon doona mudo ku siman lix bilood ilaa iyo sagaal bilood,sida uu sheegey afhayeenka madaxtooyadda dowladda Puntland Axmed Cumar Xirsi(Libaax Joore). 
Halkaan ka dhagayso Libaax Joore
 
Afhayeenka oo la hadleyey radio Garowe ayaa tilmaamey in ciidamadan loo qaadey dalka Uganda ay yihiin ciidamadii ugu horeeyey oo Puntland ka socda kuwaasi oo loo qaado dalka Uganda.
Waxa uu sheegey Libaax Joore in xiriirka wanaagsan ee TFG-da iyo Puntland kadib ay arintaan timid,isagoo sheegey in dhawaan magaalooyinka Garowe iyo Galkacyo ay yimaadeen masuuliyiin uu kamid yahey taliyaha ciidamadda xooga dalka Soomaaliyeed Gen:-C/qaadir Shiikh Diini oo ay waheliyaan saraakiil ka socda ciidamadda Midowga Afrika,kuwaasi oo qiimayn ku sameeyey amniga iyo baahida ciidan ee Puntland ay qabto.
Dhawaan ayey ahayd markii ciidamo ka baddan 200 oo askari toobabar loogu soo xirey dalka Ethopia,waxaana ay Puntland wadaa qorshayaal ay ku dhisayso ciidamadda Puntland,ayadona ciidamadani loo qaadey dalka Uganda ay qayb ka yihiin hawlaha kor loogu qaadayo tayacada ciidamadda Puntland.
Mtimire@gmail.com
 

Kofi Anan oo sheegay in Meydadka Alshabaab ay soo bandhigeen Kenya ku qasbayn in ay dib uga laabtaan Soomaaliya.

$
0
0

Xog’hayihii hore ee Qaramada Midoobay Koofi Aanan ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay ku taageeraan dowladdaKenyahowlgalada ay ciidamadeeda ka wadaan gudaha Soomaaliya.
Kofi Annan oo 4-tii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa Kenya ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay Soomaaliya u galeen sababo dhanka amaanka ah, wuxuuna wadamada beesha caalamka ugu baaqay inay ciidamada Kenya ku gacan siiyaan howlgalka ay Soomaaliya ka wadaan oo uu ku sheegay inuu yahay mid amaanka Kenya iyo Soomaaliya lagu sugayo sida uu yiri.
Annaan waxa uu sheegay inKenyaay u baahantahay taageero heer gobol ah iyo mid caalami ah si buu yiri Soomaali nabad loogu soo celiyo, isla markaasna dib loogu dhiso marka la soo afjaro amaan xumida dalka ka jirta.
“Xaaladda Soomaaliya muddo badan ayey qasneyd Kenyana waxaa ku qasbay inay Soomaaliya gasho waa arrin ammaan, marka waxaan caalamka ugu baaqayaa inay Kenya ku taageeraan nabad ku soo celinta Soomaaliya ayuu yiri xog’hayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan.
Sidoo kale mar uu soo hadal qaaday arrinta ku saabsan dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya ciidamada dawlada kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo kuwa Xarakadda Al-Shabab ayuu sheegay inuu soo dhaweynayo in dagaaladu gaaraan deegaano Shababku ku sugnaa, waxa uuna arrin aan la rumeysan Karin ku tilmaamay meydadka saraakiisha Xarakadda Al-Shabab ku soo bandhigeen deegaanka Calamada oo gaarayey ku dhawaad 70-askari oo ciidamada AMISOM ka tirsanaa.
“Meydadka la soo bandhigayKenyakuma qasbeyso inay ciidamadeeda kala baxaan xaduuda Soomaaliya hase ahaatee waa ay siisocon doonaan” ayuu yiri Kofi Annand, Koffi Annand oo 73 sano jir ah ayaa xilka xog’haya guud ee Qaranada Midoobay.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live