Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Israa’iil awood xad dhaaf ah ma u isticmaashay mudaharaadyada Qaza?

$
0
0

Israa’iil awood xad dhaaf ah ma u isticmaashay mudaharaadyada Qaza ee sababay dhiimashada 100 qof iyo dhaawac 10,000 ka badan.


Cabdiweli Gaas muxuu ka yiri dagaalkii Tuka-raq?

$
0
0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaal dhawaan Puntland iyo Somaliland ku dhex maray Tuka-raq.

Maxaa laga yiri qodobbadii ka soo baxay shirka Baydhabo?

$
0
0

Madaxda maamul gobleeyada ayaa Arbacadii magaalada Baydhabo ku soo gabagaboobay kulan ay dhowr arrimood uga hadleen

Lix quraafaad oo dadka qaar ay Ramadanka ka aaaminsan yihiin

$
0
0

Bisha barakaysan ee Ramadan ayaa bilaabatay maanta guud ahaan caalamka.

Masar, Suudaan iyo Itoobiya oo ku heshiiyay in daraasad lagu sameeyo webiga Niil

$
0
0

Masar, Suudaan iyo Itoobiya ayaa waxa ay si wadajir ah ugu heshiiyeen inay darsaan sida biyo xireen laga dhinac sameeyay webiga Niil uu u saameyn karo heerka biyaha ee webigaasi.

WHO oo qabaneyso kulan looga hadlayo halista caabuqa Ebola

$
0
0

Caabuqa Ebola ee ka dilaacay baadiyaha dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa ku fiday magaalo weyn oo ku taal dalkaasi, taas oo keentay cabsi ah in cudurku uu faraha ka bixi doono oo ay adkaan doonto in la xakameeyo.

Maxaa keenay xilligan in afti loo qaado dastuurka Burundi?

$
0
0

Madaxweynaha ayaa dadka dalkiisa ku amaanay wadaniyadda ay muujiyeen maadaama ay si weyn ugu soo baxeen codbixinta.

Urur ka dhisan magaalada Godey oo ragga ku wacyigaliyo ka qeyb qaadashada howlaha guriga

$
0
0

Dhaqanka Soomaalida ayaa si gaar ah waxa uu u dhowraa haweenka oo lagu tilmaamo inay ka mid yihiin biri magaydada.


Haweenay markii u horraysay hoggaanka u qabatay CIA

$
0
0

Senate-ka Maraykanka ayaa markii u horraysay haweenay u idmaday in ay hogaamiso hay'adda sirdoonka Maraykanka ee CIA.

Trump oo isku dayaya inuu khafiifiyo walaaca Kuuriyada Waqooyi ay muujisay

$
0
0

Madaxweyne Donald Trump ayaa iskudayay in sidiisii uu ku soo celiyo shirka uu la yeelanayo Kim Jong Un, isagoo u ballan qaaday hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi inuu helayo ammaan haddii uu isaga haro hubka nukliyeerka ah.

Xulka Portugal ee koobka adduunka oo la shaaciyey

$
0
0

Tababaraha xulka kubadda cagta Portugal, Fernando Santos ayaa magacaabay xulka 23-ka cayaartoy ka kooban ee dalkaas uga qeyb galaya koobka kubadda cagta adduunka ee lagu qabanayo Ruushka.

Xulka la magacaabay ayaa waxaa ka maqan cayaaryahanno badan oo ka mid ah kuwii dalkaas u qaaday koobka qaramada Yurub.

Goolhayayaasha: Anthony Lopes (Lyon), Beto (Goztepe), Rui Patricio (Sporting Lisbon)

Daafacyada: Bruno Alves (Rangers), Cedric Soares (Southampton), Jose Fonte (Dalian...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Boondheere iyo Wadajir Oo Caawa ku loo lamaya Tartan Aqooneedka Shabelle

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Tartanka xiisaha badan ee Bisha Barakeysan Ramadaan Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa waxaa caawa ku baratami doona degmooyinka Boondheere iyo Wadajir ee gobolka Banaadir.
Tartamayaasha labada degmo ayaa wada diyaar garow ku aadan ka qeyb galka Barnaamijka, iyadoo degmo weliba ay isku diyaarineyso guusha Tartanka.
La arkii doonee degmada badisa Boondheere iyo wadajir oo ku wadajira Group A, haatana u tafa xeydanaya ka qeyb galka Tartanka Caawa.
Dayniile iyo howlwadaag oo uu Xalay dhexmaray kulan xiisa badan, ayaa Daniile libinta guushu ay heshay, kadib markii ay keensatay dhibco gaaraya 10, halka Howlwadaagna ay la timid 8 Dhibcood.
Sidoo kale waxaa inta uu socdo Tartan Aqooneedka Shabelle jiri doona Su’aalo u gaar ah dadweynaha.
Iyadoona dhageystihii ugu Jawaab badnaada uu ku guuleysan doono Abaal baarin ah in la geeyo Sanadkan Xajka, waxaana qarashka ku baxa bixin doonta Jaamacadda Jobkey oo taaba galineysa Barnaamijka Tartan Aqooneedka Shabakada Warbaahinta Shabelle, dhinaca Su’aal diyaaruntuna waa Adult Commecial Secondary School.
Tartanku waxa uu soo geli doonaa saacadu marka ay tahay 10:00-ka Habeenimo, Insha Allah.
The post Boondheere iyo Wadajir Oo Caawa ku loo lamaya Tartan Aqooneedka Shabelle appeared first on Shabelle.

Zeid Ra'ad "Dadka Gaza waxay ku jiraan xabsi"

$
0
0

Madaxa xuquuqda aadanaha QM ayaa ku eedeeyey Israel inay dadka Falastiiniyiinta duudsiisay xuquuqdooda aadanaha.

Barakac xoogan Oo ka bilowday magaalada Jowhar

$
0
0

Jowhar ( Sh. M. Network )-Waxaa saacadihii la soo dhaafay Wabiga Shabelle Fatahaado xoogan uu ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wabiga ayaa ku Fatahay Xaafadda Hantiwadaag iyo meelo kale oo ka mid ah magaaladaasi.
Barakac xoogan ayaana ka bilowday Xaafado ka tirsan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/ Dhexe, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyin ka tirsan maamulka HirShabelle.
Fatahaada Wabiga Shabelle uu sameeyay ayaa timid, kadib markii saacadihii la soo dhaafay Roobab xoogan ay ka da’een halkaasi.
Horay waxa ay Fatahaadaha Wabiga Shabelle u saameeyeen M/ Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo badi dadkii daganaa ay isaga barakaceen gudaha magaaladaasi.
The post Barakac xoogan Oo ka bilowday magaalada Jowhar appeared first on Shabelle.


Sawirro:-Qoysas Soomaaliyeed Oo ka cabanaya Dhul boob

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Qoysaskani oo iska leh Dhul ku yaalla agagaarka Xerada Xalane degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya boob lagu hayo dhulkooda.
Waxaana ay sheegeen in Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay cagta mariyeen Guryahooda, iyagoo doonaya in ay u gacan geliyaan Dhulalkaasi shaqsiyaad kale oo Lacago ay ka soo qaateen, sida ay ugu warrameen Qoysaskaasi Idaacadda Shabelle.
Ugu horreyn Isaaq Aadan Xaayow oo ka mid ah Qoysaskaasi ayaa tilmaamay in Dhulalkaasi ay ku noolaayeen muddo ka badan 30 Sano, ayna u heystaan dukumintiyo sharci ah oo ay siisay dowladdii dhexe ee dalka.
Isaaq Aadan Xaayow ayaa xusay in Ciidamo uu hoggaaminayo Qaasim Axmd Rooble oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay burburiyeen Guryahooda, kuwaas oo doonaya in ay gacantooda ka bixiyaan Dhulalkaasi.
Dhiniciisa Xasan Muuse Maxamed oo isna ka mid ah Qoysaskaasi ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Dhul boobka ka dhanka ah Guryahooda uu mas’uul ka yahay guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir iyo taliyaha qeybta Saldhig Galbeed ee Qaasim Axmed Rooble, kuwaas oo uu sheegay in Dhulalkooda ay siisteen Lacago, halkii ay difaaci lahaayeen.
Ugu dambeyn Qoysaskani ayaa ugu baaqay madaxda ugu sarreysa dalka in ay soo farageliyaan arrintaasi.
Halkan hoose ka Daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7945-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7945-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7945-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7945-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7945-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7945-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 578px) 100vw, 578px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7947-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7947-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7947-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7947-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7947-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7947-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 575px) 100vw, 575px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7950-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7950-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7950-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7950-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7950-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7950-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 572px) 100vw, 572px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7951-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7951-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7951-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7951-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7951-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7951-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 570px) 100vw, 570px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7954-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7954-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7954-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7954-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7954-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7954-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 569px) 100vw, 569px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7955-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7955-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7955-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7955-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7955-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7955-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 569px) 100vw, 569px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7964-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7964-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7964-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7964-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7964-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7964-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 569px) 100vw, 569px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7965-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7965-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7965-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7965-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7965-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7965-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 569px) 100vw, 569px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7967-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7967-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7967-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7967-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7967-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7967-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 569px) 100vw, 569px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7970-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7970-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7970-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7970-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7970-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7970-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 569px) 100vw, 569px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7973-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7973-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7973-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7973-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7973-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7973-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 567px) 100vw, 567px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7974-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7974-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7974-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7974-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7974-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7974-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 566px) 100vw, 566px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7933-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7933-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7933-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7933-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7933-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/IMG_7933-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 566px) 100vw, 566px" />
The post Sawirro:-Qoysas Soomaaliyeed Oo ka cabanaya Dhul boob appeared first on Shabelle.

Faaqidaadda: Xaaladda gobolka Soomaalida Ethiopia

$
0
0

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda nololeed, tan dhaqaale iyo amni ee dakda Soomaalida ee gobolka killinka shanaad ee Ethiopia. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

 

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan Oo weli laga dareemayo Tukaraq

$
0
0

Tukaraq ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in weli dhaq dhaqaaqyo Ciidan laga dareemyo deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
Ciidamo gurmad ah oo kala taabacsan maamullada Soomaaliland iyo Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray deegaankaasi.
Labada dhinac ayaa lagu soo warramayaa in ay weli isku hor fadhiyaan goobihii dhawaan lagu dagaalamay.
Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiil ka tirsan Ciidamada maamulkaais.
Madaxweyne Gaas ayaa la sheegay in saraakiishaasi uu kala hadlay arrimo la xariira dagaallada ka soo cusboonaaday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
Shalay ayey aheyd markii Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas uu ku baaqay dagaal ka dhan ah Soomaaliland.
The post Dhaq dhaqaaqyo Ciidan Oo weli laga dareemayo Tukaraq appeared first on Shabelle.

Roobab dabaylo wata oo ka da'ay Somaliland

$
0
0

Roobab dabaylo aan badnayn watay ayaa illaa xalay ka da’ay inta badan magaalooyinka Somaliland, kuwaas oo keenay in dadka ku nool magaalooyinka xeebuhu ka durkaan badda.

Dad ku dhintay roobab ka da'ay Puntland

$
0
0

Laba qof ayaa ku dhintay, mid kalena waa la la’yahay kadib markii uu qaaday daad ka dhashay roobab xooggan oo illaa xalay ka da’ayay deegaanada Puntland.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live