Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somali PM meets with his Ethiopian counterpart in Addis Ababa

$
0
0

Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire met with his Ethiopian counterpart, Abiy Ahmed in Addis Ababa, the capital city of Ethiopia on Saturday, his office announced.
Khaire and Ahmed have discussed on wide range issues regarding the bilateral relations between the two East African neighboring countries.
According to a statement posted on the PM’s Twitter handle, the two leaders also had talked about on ways to boost up the trade and security of Somalia and Ethiopia.
“I held a very constructive meeting with H.E. Dr. Abiy Ahmed, the PM of Ethiopia. Discussed crucial bilateral issues of mutual benefit to both countries,” Somali PM tweeted.
“We both reaffirmed our commitment to further strengthen the brotherly relations between our two countries and people.”
Khaire is set to wrap up today his two-day official visit to Ethiopia, which began on Friday, becoming the first Somali government leader to meet Abiy Ahmed since his election in April.
The post Somali PM meets with his Ethiopian counterpart in Addis Ababa appeared first on Shabelle.


Degmooyinka Yaaqshid iyo Kaxda oo Caawa ku madlan Taratn Aqooneedka Shabelle.

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Tartanka xiisaha badan ee Bisha Barakeysan Ramadaan ayaa waxaa caawa ku baratami doona degmooyinka Yaaqshid  iyo Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Labada degmo ayaa caawa ku kulmi doona is araga labaad ee Tartan Aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle oo haatan maraya meel xiiso badan..
Barnaamijka tartan Aqooneedka Shabelle waxaad ka daawan kartaa Tv-ga SOMNEWS, halka aad si toos ah uga dhageysan karto Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.
Taaba gelinta Sanadkan Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan waa Jaamacadda Jobkey, halka Su’aal diyaarintuna uu yahay Adult Commercial Secondary School.
The post Degmooyinka Yaaqshid iyo Kaxda oo Caawa ku madlan Taratn Aqooneedka Shabelle. appeared first on Shabelle.

Saameynta ka dhalatay Fatahaadda webiga Shabeelle oo korodhay

$
0
0

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in roobabka da'aya xiligan gu'ga iyo fatahaadda webiga Shabeelle ay go'doomiyeen tobannaan tuulo oo ku yaalla gobolkaaasi.

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.

Rabshado ay dad ku dhinteen oo Qowmiyadaha Somalida iyo Oromada ku dhexmaray Dalka Ethiopia.

$
0
0

Addis-ababa ( Sh. M. Network):-Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyootay  5 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Ciidamo ka tirsan Liyu Booliska Soomaalida Ethiopia ay weerar ku qaadeen Bariga Magaalada Harar ee qowmiyadda Oromada.
Weerarkaas ayaa waxaa lagu gubay inkabadan 200 oo Guri `iyadoo Sidoo kale ay ku barakaceen Boqolaal ruux oo rayid ah oo dhammaantood ahaa qowmiyadda Oromada.
Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in weerarkaas uu yimid kadib rabshado hor leh oo dad ka soo kala jeeda labada Qowmiyadood ku dhexmaray Xadka labada dhinac.
Sanadkii hore ayaa Rabshado xoogan oo ay ku dhinteen Boqolaal ruux , kumanaan kalana ay ku barakaceen  waxa ay labada qowmiyadood ku dhexmareen gudaha dalka Ethiopia.
 
The post Rabshado ay dad ku dhinteen oo Qowmiyadaha Somalida iyo Oromada ku dhexmaray Dalka Ethiopia. appeared first on Shabelle.

QM oo sheegtay in Daadadka ku dhuftay Somalia ay geysteen Khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo Barakac.

$
0
0

 
Muqdisho ( Sh. M. Network):-Illaa 21 ruux ayaa ku geeriyooday Kumanaan kalana waa ay ku barakaceen Kadib Daadad xoogan oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Koofurta iyo Bartamaha Somalia.
Xafiiska Isku xirka Howlaha Gargaarka Beni’aadanimo Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in Daadadkaasi ay saameeyeen illaa iyo 800,000 oo ruux halka inkabadan 230,000 kalana ay ku barakaceen.
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa horay u dalbaday 80 Million oo dollar oo la doonayo in lagu gargaaro Dadka ay saameeyeen Fatahaadaha ku dhuftay Somalia.
QM ayaa Sidoo kale sheegtay in Fatahaadaha ka dhashay Webiyada Jubba iyo Shabelle ay saameeyeen dhinaca Tacabka wax soo saarka Beeraha xilli la guda gulay Xilli Roobaadka Guga.
 
The post QM oo sheegtay in Daadadka ku dhuftay Somalia ay geysteen Khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo Barakac. appeared first on Shabelle.

Dagaal ka dhacay dalka Kaameruun oo ay dad badan ku dhinteen

$
0
0

Afhayeen u hadlay ciidamada Cameroon ayaa sheegaya in ciidamadooda ay gobolka Anglophone ka fashiliyeen falal argagixiso.

Shacabka Kolombiya oo doorasha u dareeray 50 sana oo dagaal sokeeya kaddib

$
0
0

Shacabka kolombiya oo u dareeray doorasha dalkaa ka qabsoonto mudda 50 sana oo uu dalku ka socday dagaal sokeeya kaddib.


Shacabka Muqdisho oo ugu baaqay Maamullada Puntland iyo Somaliland in ay joojiyaan dagaalka Tukaraq.

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Bisha barakeysan ee Ramadaan oo umadaha muslimiinta si gaar ah  looga digay in ay iska ilaaliyaan waxyaabaha bishaan la xaaraantimeeyay ayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka sool weli waxaa ku daadanaya dhiiga dad badan oo saaimiin ah islamarkaana ay sabab u yihiin maleeshiyaad kala taabacsan maamulada Puntland iyo Somaliland.
Shacabka ku nool magaaladan Muqdisho qaarkood oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho     ayaa ku baaqay si shuruud la,aan ah in loo joojiyo dagaalka islamarkaana aysan jirin wax faaiido ah oo laga dhaxlayo aan ka aheen in naf ay ku go,do.
Baaqa shacabka ku nool muqdisho ayaa kusoo aadaya xilli dagaalka u dhaxeeya maleeshiyada maamulada Puntland iyo Somaliland uu soo laab laabtay islamarkaana aysan jirin ilaa iyo haatan qorshe lagu baajinayo dhiiga daadanaya iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
The post Shacabka Muqdisho oo ugu baaqay Maamullada Puntland iyo Somaliland in ay joojiyaan dagaalka Tukaraq. appeared first on Shabelle.

Muwaadin Soomaaliyeed oo la soo taagay mar kale Maxkamad ku taalla dalka Germany

$
0
0

Berlin ( Sh.M.Network):-Maxkamad ku taalla Dalka Germanay ayaa la soo tagay Muwaadin Soomaaliyeed kaas lagu eedeyay in uu ka tirsan yahay Xarakada  Al Shabaab.
Maxkamada   Ferdaalka dalka Germany aya sheegtay in ninkani oo Magaciisa lagu soo Koobay Abdulqaadir oo 20 jir ah  uu ka soo  barbar dagaalamay Xarakada Al Shabaab ee Somalia,
Maxkamadda ayaa sidoo kale sheegtay in Al Shabaab uu ku biiray sanadii 2012 Islamrakaana uu qeyb ka ahaa Xubno ka tisran Al Shabaab oo qof ku dilay masaajid ku yalaa Magaalada Muqdisho.
Sidoo kale waxaa al sheegay in uu ku lug lahaa Weerar lagu beegsatay  Shaqaale ka tirsan Dowladda Somalia oo ku sugnaaa Goob maqaayad ah.
Waxaana la sheegay in dalka Germany uu soo galay Bishii June Sanadii 2014 islamarlaana la xiray  Bishii February.
Maahan markii ugu horeysay ee Maxakmad ku taalla dalka Germany  lasoo taago Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Edeynayo in uu katisran yahay  Xarakada Al Shabaab.
The post Muwaadin Soomaaliyeed oo la soo taagay mar kale Maxkamad ku taalla dalka Germany appeared first on Shabelle.

Car bomb explosion kills at least one person in Somali capital

$
0
0

A witness says at least one person was killed in a huge car bomb blast in Mogadishu, the Somali capital on Monday morning.
The explosion has resulted from an improvised explosive device [IED] fitted into a vehicle said to be belonging to a member of Somali security force.
The incident took place at a busy junction in the capital’s Bondhere district, according to the eyewitness who spoke to Radio Shabelle over the phone.
The witness speaking on condition of anonymity said a child has lost his precious life in the blast, who was a nearby area at the time.
The security official who was traveling in the car has survived the blast, in what appeared to be an assassination attempt to take his life.
No group has claimed responsibility for the car bombing in the city, which was hit by car bombs and targeted assassinations since the start of the ongoing Holy Month of Ramadan.
The post Car bomb explosion kills at least one person in Somali capital appeared first on Shabelle.

AU urges external actors to refrain from action against progress in Somalia

$
0
0

The chairperson of the African Union (AU) Commission, Moussa Faki Mahamat, expressed concern on Sunday over increasing instances of external interference by non-African actors in Somalia’s internal affairs.
This threatens to disrupt the peace-building and state-building efforts currently underway in Somalia, Faki said during his meeting at the AU headquarters in the Ethiopian capital with Prime Minister Hassan Ali Khaire of Somalia, according to an AU statement.
The interference also risks reversing the hard-won gains made through joint efforts of the AU mission in Somalia (AMISOM) and Somali security forces, he said, urging all concerned external actors to refrain from any action that may undermine Somalia’s progress.
The two leaders discussed the progress made so far by the Somali federal government in implementing a reform agenda in the political, economic and security spheres, the statement said.
The chairperson of the AU Commission commended the Somali government for its efforts to establish cohesive and inclusive politics, deepen federalism, resolve the conflicts affecting the country and advance peace-building and reconciliation.
Faki called on all Somali stakeholders to spare no efforts in ensuring a successful implementation of the agreed political roadmap.
Noting the economic reforms undertaken by Somalia, the AUC chairperson urged Mogadishu to continue with the efforts underway to rejoin the international financial institutions and set the country on the pathway to debt relief.
Khaire, for his part, paid tribute to the bravery of AMISOM forces, and expressed gratitude to the troop and police contributing countries for their efforts and sacrifices in the pursuit of peace and security for Somalia, the AU statement said.
Their commitment has been essential to Somalia’s progress, and AMISOM’s presence remains critical as the country moves in earnest toward full ownership of security responsibility over Somalia, Khaire said.
The post AU urges external actors to refrain from action against progress in Somalia appeared first on Shabelle.

Gunmen kill a prominent Somali Elder in Mogadishu

$
0
0

Suspected Al-Shabaab assailants have shot and killed a prominent Somali elder in Mogadishu on Sunday afternoon, the latest in a string of killings in the country’s capital.
The Elder, Sheikh Saleban Abikar Fooldhere was killed near his house in Dharkenley district by two men armed with pistols, who are believed to be Al-Shabaab members.
The killers have managed to immediately escape from the crime scene on foot before the arrival of Somali security forces, who later carried out an investigation into the murder.
There was no immediate claim of responsibility, but, Al-Shabaab, an Al Qaeda-affiliated militant group in Somalia has in the past carried out such killings in the city.
The motive behind Fooldhere’s assassinations remains unclear, however, residents in his village say he has participated in the last year’s parliamentary election.
The post Gunmen kill a prominent Somali Elder in Mogadishu appeared first on Shabelle.

Kenyan security forces detain 10 Somalis at the border

$
0
0

The security forces of Kenya were reported to have arrested at least 7 Somali nationals at Liboi, a town near the border between Somalia and Kenya.
Kenyan authorities say they have enhanced security patrols along the border with Somalia to avert Al-Shabab attacks inside Kenya.
Mandera County Commissioner, Mr. Kuswa Olaka said the government deployed enough forces at the border to beef up the security.
The forces will carry out security patrols across the border between Somalia and Kenya, according to the commissioner.
“We are doing our best to foil any attack by Al-Shabab fighters. Our forces will enhance border patrol,” he said.
The commissioner pointed out that Al-Shabab wants to attack several places alongside the border.
“They (Al-Shabab) were also planning to bomb some places in the region according to intelligence reports but we manage to secure them,” Olaka affirmed.
He called on the local residents to work with the security forces.
“We urge the public to work closely with the police and other security agencies during the month of Ramadan. Let us stand to protect our towns and villages from Al-Shabab,” he urged.
The Kenya government has directed its security agencies to step up operations during the Ramadan.
Al-Shabaab has been targeting military and police vehicles either by laying ambushes or planting explosives on the road in Kenya’s northeast region, especially in Mandera and Garissa counties.
Kenyan troops are serving with the Africa Union Mission in Somalia to fight against Al-Shabaab in support of the Somali government.
The post Kenyan security forces detain 10 Somalis at the border appeared first on Shabelle.

Suleymaan: Sharci ma ahan xil ka-qaadisteyda

$
0
0

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya ee xilka laga qaaday, Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa u sheegey VOA in uu isagu wali yahay guddoomiyaha maxkamada sare, islamarkaana aysan sharciga waafaqsaneyn xil ka-qaadistiisa.


Spain Oo badbaadisay 400 oo Tahriibayaal Afrikaan ah

$
0
0

Madrid ( Sh. M. Network )-Ciidamada Badda ee Dalka Spain ayaa badbaadiyay 408 tahriibayaal ah oo ku safrayay marinka Khatarta badan ee Badda dhexe (Mediterranean Sea) kuwaasoo dabayaaqadii Todobaadkan kasoo ambabaxy Waqooyiga Afrika.
Howl wadeennada ayaa sheegay inay 115 Qof ku qabteen halka lagu Magacaabo Gibraltar,  xilli ay ku safrayeen Shan Doonyood oo yar yar ah Axaddii Shalay ahayd Maalin ka dib uun markii ay soo badbaadiyeen 293 kale oo saarnaa Sagaal Sixiimadood.
Afhayeen u hadlay kooxaha gurmadka Spain ayaa Wakaaladda wararka AFP u sheegay inay jiraan Saddex Doomood oo ay saran yihiin Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku safraya marinka Alboran Sea oo dhanka bari kaga beegan Xeebta Gibraltar ee Dalka Spain.
Hay’adda socdaalka Adduunka IOM (International Organization for Migration) ayaa sheegtay inay Sanadkii hore oo keliya ay ku safreen Badda dhexe (Mediterranean Sea) 22,400 Qof, halka Boqolaal kalana ay ku naf waayeen.
The post Spain Oo badbaadisay 400 oo Tahriibayaal Afrikaan ah appeared first on Shabelle.

Liiska cayaartoyda Masar ee koobka adduunka

$
0
0

Waxaa la magacaabay liiska 29 cayaaryahan oo horudhac ah, oo dalka Masar uga qeyb galaya koobka aduunka ee bisha dambe furmaya. Tababare Héctor Cúper ayaa la filayaa inuu liiska kasoo reebo 23 cayaartoy.

Haddaba hoos ka aqriso magacyada.

Gool-hayeyaasha: Essam El-Hadary (Al Taawoun), Mohamed El-Shennawy (Al Ahly), Sherif Ekramy (Al Ahly), Mohamed Awad (Ismaily).

Daafacyada: Ahmed Fathi (Al Ahly), Saad Samir (Al Ahly), Ayman Ashraf (Al Ahly), Mahmoud Hamdy (Zamalek),...

Liiska cayaartoyda Germany ee koobka adduunka

$
0
0

Tababaraha xulka kubadda cagta Jarmalka, Joachim Löw ayaa magacaabay liiska 27-ka cayaartoy ee horudhac ah ee dalkaas uga qeyb-galaya koobka adduunka ee bisha June ka furmaya dalka Ruushka.

Liiskan ayaa ka filayaa in laga soo reebo 23 cayaaryahan. Haddaba hoos ka aqriso magacyadooda.

Gool-hayeyaasha: Bernd Leno (Bayer Leverkusen), Manuel Neuer (Bayern Munich), Marc-Andre ter Stegen (Barcelona), Kevin Trapp (Paris Saint-Germain).

Daafacyada: Jerome Boateng (Bayern Munich),...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Guddoomiye Iidle Oo ka horymid xilka qaadistii lagu sameeyay

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa ka horyimid xilka qaadis uu shalay ku sameeyay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.
Guddoomiye Iidle oo Wareysi gaar ah siiyay Laanta Afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa sheegay in xilka qaadista lagu sameeyay aan loo soo marin sifo sharci ah.
Waxaana uu tilmaamay in Garsoorka iyo Hay’adaha dowladda ay kala madax banaan yihiin, sida uu hadalka u dhigay.
Halkan hoose ka Dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/cod-maxkamada-sare.mp3
The post Guddoomiye Iidle Oo ka horymid xilka qaadistii lagu sameeyay appeared first on Shabelle.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live