Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Keating Oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga).
“Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya, waxaan idiin rajeynayaa Ciid farxadeed oo nabdoon,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah Keating.
Keating ayaa sii raaciyay “Waxaan idinla qaybsanaynaa soo dhoweynta bilashada bisha cusub oo muujinaysa dhamaadka bisha barakaysan ee Ramadan. Waxaan rajaynayaa in barakada Ciidda awogeed ay qoysaska iyo asaxaabtu isku yimaadaan si ay ugu dabaal-degaan si niyad-sami iyo dib-u-heshiisiin ku dheehantahay. Waxaan rajaynayaa in waqtigan gaarka ah ee kamidka ah sanadka uu farxad badan u keeni doono dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa, uuna kobcin doono nabadda iyo barwaaqada ee guud ahaan dalka. Ciid Wanaagsan.”
The post Keating Oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed appeared first on Shabelle.


MD JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Ganaraal Cali Baashi

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar.
“Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan qaranka, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay, Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar” ayuu yiri Madaxweynaha JFS.
Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska ayaa lagu wadaa in Meydkiisa la keeno magaaladda Muqdisho, si aas Qaran loogu sameeyo.
The post MD JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Ganaraal Cali Baashi appeared first on Shabelle.

Sawirro: Sida looga ciiday dunida Muslimka

0
0

Muslimiinta waxay dareemayaan farxad waxay isugu halmbalyaynayaan ciid wanaagsan.

Janaraal Qaafow Oo beeniyay eedeymo loo jeediyay

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Janaraal Maxamuud Maxamed Xasan Qaafow oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo la hadlay Shabelle ayaa beeniyay eedeymo isaga iyo saraakiil kale oo ka tirsan milatariga Soomaaliya ay u jeediyeen qaar ka mid ah muruqmaalka ka xamaasha Kawaada Kawaan Bari ee degmada Cabdicasiis.
Taliye Qaafow ayaa sheegay in eedeymaha loo jeediyay ee la xariira barakicin iyo dhul boob la sheegay in lagu hayo Kaawadaasi ayaa been abuur ku tilmaamay wararkaasi.
Waxaana uu xusay in la doonayo kaliya in la dhaawaco sharafta qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka Xooga Soomaaliyeeed.
Halkan hoose ka dhageysO Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/Cod-Cadaani-1.mp3
The post Janaraal Qaafow Oo beeniyay eedeymo loo jeediyay appeared first on Shabelle.

Samsung's Radical Galaxy Smartphone Costs $2,000

0
0

Friday June 15, 2018The Galaxy Note 9 has some significant upgrades, but it has lost its headline feature and will be an incremental update at best. The reason is that Samsung is working on something far more exciting and now we know it will also be far more expensive… Early next year Samsung will unveil the so-called ‘Galaxy X’, the world’s first smartphone to feature a folding display. It has the potential to change the smartphone world, but a new report reveals the price of this change could be almost $2,000.Kim Jang-yeol, head of research at Golden Bridge Investment, breaks the bad news stating the final price of the foldable phone will be approximately 2 million won ($1,850). Even if Samsung cuts the price for the US market (and there isn’t much difference between Samsung phones in the two countries), there is no way this phone will be anything other than eye-wateringly expensive.If you are prepared to live on the cutting edge, however, you will own a phone like no other.Kim confirms previous leaks stating the folding Galaxy will have a massive 7.3-inch OLED display which is reduced to just 4.5-inches when the display is folded. In addition, Samsung is expected to use “artificial muscle” technology in its components so they move in sync with the screen to protect them.For its part, Samsung remains bullish.Koh Dong-jin, Samsung’s president of mobile, previously confirmed the device and that the company is working on a release date. Meanwhile, Samsung spokesman Kim Choon-gon boasts development remains on track for a device with a “true foldable display”.Adding meat to these bones is Shinhan Financial analyst Park Hyung-woo who states: “Parts affiliates and first-tier subcontractors will begin supplying parts to Samsung Electronics’ handset division beginning in November”. Prototypes will then be shown-off to mobile carriers at CES in January, he adds.Park also has more information on the design, revealing “This new device is an interesting thing as it will have two inside panels and one outside panel with the two inside panels forming the 7.3-inch screen when the phone is unfolded.”With Apple set to crank up the pressure on Samsung this year with three new iPhone X models and some massive price cuts, it looks like the Korean company has kept its powder dry in 2018 in order to come out all guns blazing in 2019…
advertisements

 

  • Stop ethnic profiling, Kenyan Somalis can do business anywhere - Duale - The Star
  • Pakistani Taliban chief allegedly killed in US drone strike - Daily Sabah
  • Appeals Court hears arguments to defend Somali youth convicted in FBI entrapment case - Fight Back News
  • Minneapolis Police Chief hopes new department position creates better community relations - Fox9
  • Abdulrahim Abby Farah obituary - The Guardian
  • UN says 53 people killed by tropical cyclone in Somalia - Xinhua
  • 'Mentally unstable' Somali national behind Malmesbury mosque attack - EWN

Mareykanka oo Duqeyn Ku Dilay Mullah Fazlullah

0
0

Saraakiil ka tirsan milatariga Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah oo ay ka sameeyeen gobolka Kunar ee dalka Afganstan ay ku dileen hogaamiyihii Taalibaanka Pakistan.

'Wixii iiga baxay duulimaadkii aan Trump ku wehliyay'

0
0

Wariyaha BBC-da Barbara Plett Usher ayaa ka mid ah wariyeyaashii madaxweyne Trump ku wehelinayay safarkii uu dhawaan ku tagay dalka Singapore, waxay qoraalkan kaga hadlaysaa wixii ay la kulantay.

Yaa Badin Doona Masar iyo Uruguay?

0
0

Waxaa goordhaw lagu wadaa in ay billaabo ciyaarti dhexmari doonta xulalka kubadda cakta Masar iyo Uruguay, taasoo ka tirsan ciyaaraha Koobka Aduunka, ee shalay ka billowday dalka Russia.


Dagaalka Xudeyda oo Galay Maalintii Saddexaad

0
0

Maalinti saddexaad ayuu galay dagaalka ay Isbaheysiga uu Sacuudigu hogaaminayo ku doonayaan in ay maleeshiyada Xuutiyiinta uga qabsadaan magaalada Xudeyda ee dalka Yemen.

Sofiya; Mishiin qof u eg oo la ballansan Abiy Ahmed

0
0

Sofiya marka ay dhaqdhaqaajineyso indhaheeda iyo sunniyaheeda, oo bushimaheeda xamuuradda lagu qurxiyeyna ay kala furto, oo ay ilkaheeduna bannaanka yimaadaan, shaki ayaa kaa galaya iney tahay dad samee, adiga ayaaba naftaada la doodaya.

Uruguay oo ka Adkaatay Masar

0
0

Xulka Dalka Uruguay ayaa guul muhiim ah ka gaarey ciyaartii kowaad ee ay la dheeleen xulka dalka Masar, kulan ka tirsanaa koobka adduunka.

Habaas daboolay Delhi

0
0

Dadka ku nool caasimadda India ee Delhi ayaa la daalaa dhacaya hawada washakhaysan ee magaalada iyo heerkulka oo gaaray heer uusan gaari jirin, maadaama magaalada uu habaas daboolay. Dadku waxay ka sheeganayeen dhibaatooyin xagga neefsashada ah, ayadoo tiro bandanna ay magaalada ku sifeeyeen mid aan lagu noolaan karin.

Kawaanka Wajeer oo loo xiray Rift Valley dartiis

0
0

Wararka ka imaanaya magaalada Wajeer ayaa sheegaya in ilaa 6 qof ay todobaadkan ugu dhinteen wax la rumaysan yahay inuu yahay xumadda Rift valley, ayadoo 25 kalena ay isbitaalka yaallaan oo xanuunka ay la ildaran yihiin. Dawladda ayaa xirtay kawaankii xoolaha lagu qalayey.

Dhageyso Barnaamijka Ciidda

0
0

Ku soo dhawaadda barnaamij gaar ah oo aan ugu talagalnay xuska maalinta Ciidul-Fitriga.

Dhulka Soomaalida oo si weyn looga ciidey

0
0

Dalalka Islaamka,  ayaa maanta la xusay dabbaaldegga ciidul-fitriga, kadib markii ay Muslimiintu soo dhammeysteen waajibaadka soonka ee bisha Ramadaan.


Iran oo Garaacdey Morocco

0
0

Xulka dalka Iran, ayaa guul dirqi ah oo ka gaarey xulka dalka Marocco, kulan ka tirsan koobka kubadda cagta adduunka ee Ruushka ka soconaya.

World Cup Heartbreak for Egypt as Salah Sits and Team Falls

0
0

The New York Times Friday June 15, 2018Jose Maria Gimenez scores the winning goal.There were no words needed when the two strangers, one Russian, the other Egyptian, crossed paths on a downtown street here late Friday morning.The Russian man pointed at his shoulder, raised his eyebrows and tilted his head. The Egyptian man nodded, took a deep breath and shrugged. They then smiled as they parted ways.The silent gesticulations, of course, concerned Mohamed Salah, the ascendant global soccer star whose injured left shoulder has been the most talked-about body part of the 2018 World Cup. Egypt would play its first World Cup game in 28 years later that day, and questions remained about whether the team could call upon the talents of its best player.“We are following his news every hour, every day: How is he doing? Is he better?” said Ehab Shokry, 43, of Hurghada, Egypt, once the Russian fan he had encountered continued down the sidewalk. “We weren’t expecting that he would play, but we heard his injury has improved. So, we hope.”But the hope, for one game, at least, was dashed. Salah did not play, and Egypt watched a workmanlike performance go to waste when Uruguay defender Jose Gimenez scored on a dramatic 89th-minute header to propel his team to a 1-0 victory at Ekaterinburg Arena.Ads By Google On Thursday, Egypt’s coach, Hector Cuper, said he was almost certain that Salah, who hurt his shoulder during the Champions League final on May 26, would play against Uruguay. But on Friday, an hour before kickoff, the official lineups showed that Salah would begin the match on the bench.Still, Salah’s presence was felt everywhere. It seemed like every Egyptian jersey in the crowd featured his name. Fourteen minutes into the match, his face appeared on the big screen, drawing a huge cheer from the crowd. And every Egyptian attack that fizzled raised questions about whether he could have made a difference.In the second half, with the game still scoreless, Cuper exhorted his players forward, punching the air, spinning around in agony and disbelief whenever they lost the ball. But he never summoned Salah.“Mo Salah is an extremely important player for us, that’s beyond any shadow of doubt, nobody can deny,” Cuper said afterward. “Perhaps if Mo had been on the pitch, the outcome would have been different, but we can’t know that.”Cuper was not the only one visibly frustrated; Luis Suarez, the Uruguayan star who plays for Barcelona, had anguish written on his face all game, thanks to the persistent heroics of Egyptian goalkeeper Mohamed El-Shenawy.Early in the second half, Suarez fired a shot across his body toward the left post of the Egyptian goal, but El-Shenawy got his right knee in the way. Suarez kicked the advertising board in anger.In the 73rd minute, Suarez found himself one-on-one with El-Shenawy again. Suarez twinkled his toes trying to dribble around the challenge, but he couldn’t get his steps right, and El-Shenawy vacuumed the ball off Suarez’s feet. With less than 10 minutes left to play, El-Shenawy made his best save of the night, lunging to his left, his body parallel to the ground, to block a powerful shot from Edinson Cavani, another of Uruguay’s elite attackers.In the end it was a defender who made the difference, as Gimenez rose above a crowd to put his forehead to a corner kick and smash the ball into the right corner of the goal. As the Uruguayan players swarmed and smothered Giminez, Salah stared into the near distance, then dropped his chin to his chest.The run-up to every World Cup has at least one high-profile fitness race: some star still smarting as the games approach, some muscle or bone receiving prayer and blessings from an entire nation, some fan base counting the minutes the player has left to heal.In 2002, for instance, it was David Beckham, whose left foot became an English national obsession after he broke it two months before the World Cup. Four years later, it was another English star, Wayne Rooney, and another broken foot. Neither player looked like himself during the tournament.In 2010, Andres Iniesta was a risky addition to Spain’s roster given that he had played less than 30 total minutes for Barcelona in the final two months of the season. He scored the winning goal in the World Cup final. Four years later, Radamel Falcao of Colombia narrowly lost his own race to recover from a knee injury after carrying his team through the qualifying process.Cuper reiterated after Friday’s game that he had been “quite certain” during the team’s training session on Thursday that Salah would play. But after the practice, he said, team doctors examined Salah in depth and determined that he was still at risk for further injury. “We decided not to take that risk,” Cuper said, “because we want to be sure we can have him in top form for our matches against Russia and Saudi Arabia.”A draw against Uruguay would have validated his plan, giving Egypt a point against the group’s best team with two games against inferior teams to play. Now they will lean even more heavily on Salah and his still questionable shoulder.Here’s how Uruguay beat Egypt:89’: GOAL! Uruguay Takes 1-0 LeadHeartbreak for Egypt in the dying minutes. A free kick near the sidelines found the head of leaping defender Jose Maria Gimenez, and he found the back of the net. A tough break for Egypt, but Uruguay did have much the better chances all game long and just about deserves the victory. Five minutes of stoppage time will surely be entertaining.Andrew Das: Super header off the ensuing free kick saves the day and crushes the Egyptians. Uruguay just needed to bring a defender forward, I guess. That goal was super important for Uruguay. And for the man the cameras just showed who came to the stadium with his entire head painted blue. Tough to walk home with a blue head having thrown away three points.88’: Cavani Hits the PostEdinson Cavani sold a fall hard and was awarded a free kick, fairly generously. He took it himself, and it hit the far post! Uruguay again with the near-miss.82’: Cavani’s Blast Turned AwayThe Suarez-Cavani combo finally hooked up with a nice move. It started with a Suarez header in the box that Cavani viciously one-timed on goal. A great diving one-handed save by El Shenawy kept the game tied.78’: With 0-0 Tie, Salah Stays SeatedLuis Suarez can't believe he missed in the first half.Salah has a big smile on the sidelines. No sign of action from Egypt’s star man, and it is looking increasingly likely he will not play a part, unless perhaps Uruguay scores.72’: Suarez, Again, Comes Up ShortAnother clear chance for Luis Suarez, this time for an easy touch finish. But he held on too long and stumbled into Egyptian goalkeeper Mohamed El Shenawy. Suarez can’t believe he didn’t pull the trigger.Before Suarez’s run, Ahmed Fathy, who has really shone for Egypt, seized an opportunity and pounced on a loose ball, rocketing it toward the net and forcing a save.Andrew Das: It goes without saying that Luis Suarez might want to convert one of these chances at some point. Uruguay is leaving the door wide open here for a single mistake that could cost them dearly.71’: Uruguay Threatens AgainEight men behind the ball for Egypt as Uruguay got into the box again. But Edinson Cavani could not find a way through the forest of bodies and legs.68’: Egypt Not Content to DefendEgypt got some sustained possession in the box, but once again failed to get any kind of shot on net off. Even without a goal, Egypt seems happy to chew up some clock and perhaps leave the game with a point.60’: Both Teams Make Changes, but No SalahCarlos Sanchez and Cristian Rodriguez come on for Uruguay as it searches for the combination that will get the ball to Suarez or Cavani and give the team the lead.Egypt turned to their substitute’s bench ... but brought Kahraba, a left winger, not Mo Salah. The bench is getting more eyes than the playing field in the last few minutes.48’: Egypt Loses Tarek HamedThe first extended injury break of the game. Tarek Hamed of Egypt leapt for a header and seemed to land wrong. The physios are on the pitch for treatment. And that will be the end of his day. Sam Morsy checks in for him.47’: Luis Suarez Comes Out SwingingBig chance for Uruguay! Suarez was sprung free toward the goal, the ball at his feet, and ... Mohamed El Shenawy, the keeper, made a rare knee save. A near ideal start for Uruguay.46’: Mo Salah Still on Bench for EgyptThe second half kicks off. No changes to the teams, so no Salah. YetLuis Suarez missed in the first half.Halftime: Uruguay Can’t Crack Egypt’s DefenseUruguay was the aggressor, and had the best chance, the miss by Luis Suarez. Egypt played strong defense and occasionally mounted a counterattack. But it’s 0-0 and always felt like a 0-0 game. Egypt is in dire need of a Mohamed Salah appearance; Uruguay needs Suarez to convert one of his chances.Uruguay had 6 shots to Egypt’s 2, led 2-0 in corners, led in possession and passes and pass accuracy. But it will be the more frustrated team, surely feeling that it should lead this game. Egypt, the underdogs going in, played tenacious defense and will be much happier with the 0-0 scoreline.Andrew Das: Uruguay 0, Egypt 0 means Russia won the first half in Yekaterinburg. They’ll like what they have seen: wasteful finishing by the Uruguayans and no Salah for the Egyptians. Expect that latter one to change at some point today.Andrew Keh: Egypt and Uruguay seem like two teams still getting warmed-up for the tournament — and the game. Uruguay had the only decent chances of the half. Cavani shot low and on target early on, but the ball lost speed as it skipped across the grass and was saved. Saurez knew he should have scored minutes later, when a corner kick bounced onto his foot. But he shanked it into the side netting, before covering his mouth in shock. It went this way for both teams. Passes sputtered just wide of their targets. Players’ first-touches looked clunky. You have to wonder what Salah would bring to this game — and how much longer coach Egypt coach Hector Cuper is willing to wait to find out.44’: Egypt Makes Some Noise in the BoxEgypt countered and tried to get a little something going, ending in a bad effort at a bicycle kick by Ahmed Fathy. Uruguay fans just can’t be too worried about giving up a goal so far.Uruguay's Matias Vecino heads the ball in front of Egypt's Ali Gabr in the first half.34’: When Will Salah Enter?The camera picks up Mo Salah sitting on the bench opening up some shin guards. All over Egypt, and probably Liverpool too, there is a sudden surge of excitement. But still no concrete signs of his arrival into the game.28’: Egypt, Strong on Defense, Lacks PunchEgypt is not really putting together sustained offensive attacks. They are looking for a quick steal or to capitalize on an error and then shoot quickly. The latest effort came from Marwan Mohsen, but like the others it was halfhearted and not from a particularly good location. Egypt seems to lack the confidence to go for a few more passes and get a better shot.22’: Luis Suarez Misses a Great ChanceSuarez got the ball down the side somewhat dangerously, but Ahmed Fathy, part of the hard-nosed Egypt defense, battled him off the ball. Then two dangerous corners followed, and Suarez missed a great chance going just wide. Uruguay is turning up the heat.14’: Luis Suarez Shoots WideA first chance for the great Luis Suarez, who has 51 goals in a Uruguay uniform. He went wide, failing to get No. 52, but you would expect him to continue to be a danger to Egypt.Andrew Keh: For all the crazed Egyptian and Uruguayan fans here in Yekaterinburg, the atmosphere out here has been a bit subdued. For starters, the seats along the sideline in the lower bowl seem less than half full. Then there are the two towering temporary stands behind each goal. Those are mostly full, with 12,000 or so brave souls. But their positioning — literally outside the stadium walls and beyond the reach of the roof — has made the atmosphere here feel a bit disjointed. It’s chilly, too, with temperatures in in the mid 50s. A journalist at the news conference yesterday tried to present a pair of traditional Russian felt boots, known as valenki, to Mohamed Salah of Egypt. I wouldn’t mind a pair right now as I sit in this press box.12’: Egypt Puts Together an AttackEgypt string a few passes together, and it ends with Trezguet, the one-named midfielder, getting off a shot. But like Uruguay’s first effort, it is easily saved.9’: Edinson Cavani ThreatensUruguay has been the offensive engine so far, with Egypt settling back and waiting,. And Uruguay got the first shot, a speculative effort from Edinson Cavani from outside the box. Saved.6’: Egypt’s Long Wait Is OverFor Egypt, there has been a long wait for this moment: 28 years to be exact, since a 1-0 loss to England in the 1990 World Cup. Egypt’s cameos in Cups have included no wins at all.Mohamed SalahKickoff: Egypt in Red, Uruguay in WhiteEgypt is in red and Uruguay in white, With Salah limited to the bench, we may see a defensive Egypt today. 0-0 draw anyone? Or will Cavani and Suarez break through for Uruguay?Mo Salah Will Start Game on BenchAndrew Keh: Egypt’s coach, Hector Cuper, said Thursday that it was “100 percent” that Salah would play, but he left the decision to the player. He is on the bench, and the sense is that he will get about 30 minutes as a substitute.Uruguay is known for rugged defending, so it makes sense for Egypt and Cuper to take it carefully with Salah. Losing a star, as Russia did with Alan Dzagoev yesterday, could be a brutal blow to their hopes of advancing.
advertisements

 

  • Somalia should stop hounding trade unions and endangering union leadership - European Parliament
  • Samsung's Radical Galaxy Smartphone Costs $2,000 - Forbes
  • Stop ethnic profiling, Kenyan Somalis can do business anywhere - Duale - The Star
  • Pakistani Taliban chief allegedly killed in US drone strike - Daily Sabah
  • Appeals Court hears arguments to defend Somali youth convicted in FBI entrapment case - Fight Back News
  • Minneapolis Police Chief hopes new department position creates better community relations - Fox9
  • Abdulrahim Abby Farah obituary - The Guardian
  • UN says 53 people killed by tropical cyclone in Somalia - Xinhua
  • 'Mentally unstable' Somali national behind Malmesbury mosque attack - EWN

Somalia should stop hounding trade unions and endangering union leadership

0
0

Press ReleaseFriday June 15, 2018

Alarmed by the worsening human and trade union rights situation in Somalia, the Chair of the Subcommittee on Human Rights, Mr Pier Antonio Panzeri made the following statement:
“I am alarmed by the threats and intimidations coupled with a smear campaign against the Secretary General of the Somali trade union ‘National Union of Somali Journalists’ (NUSOJ), Mr Omar Faruk Osman, who is also General Secretary of the ‘Federation of Somali Trade Unions’ (FESTU). Other union leaders and activists are also targeted for standing up and defending freedom of expression, freedom of association and freedom of assembly. Somalia’s unjustifiable anti-trade union campaign must stop.
Ads By Google Leadership and members of trade union organisations in Somalia, and in particular FESTU and NUSOJ, are the target of serious human rights violations such as bans on union meetings, interferences in internal union affairs and even risks to their personal safety. These attacks appear to be part of a coordinated strategy to destabilise legitimate and independent trade union work and to pave the way for government-sponsored individuals to take over independent unions.
I therefore urgently call on the Somali government to stop human rights abuses and smear campaigns against the NUSOJ and FESTU leadership. I also call on the Council, the European External Action Service (EEAS), EU member states and the wider international community to apply pressure on the Somali government so that it fully complies with decisions of and commitments made to the International Labour Organisation (ILO) and with appeals from UN human rights experts. Last but not least the European Parliament’s Subcommittee on Human Rights will consider further action on this situation”.
advertisements

 

  • World Cup Heartbreak for Egypt as Salah Sits and Team Falls - The New York Times
  • Samsung's Radical Galaxy Smartphone Costs $2,000 - Forbes
  • Stop ethnic profiling, Kenyan Somalis can do business anywhere - Duale - The Star
  • Pakistani Taliban chief allegedly killed in US drone strike - Daily Sabah
  • Appeals Court hears arguments to defend Somali youth convicted in FBI entrapment case - Fight Back News
  • Minneapolis Police Chief hopes new department position creates better community relations - Fox9
  • Abdulrahim Abby Farah obituary - The Guardian
  • UN says 53 people killed by tropical cyclone in Somalia - Xinhua
  • 'Mentally unstable' Somali national behind Malmesbury mosque attack - EWN

Ahmiyad noocee ah ayay leeyihiin xawaaladaha lacagaha ee Soomaalidu adeegsadaan?

0
0

Maanta oo kale 16 bisha June ayaa dunida sanad walba laga xusaa maalinta caalamiga ah ee xawaaladaha, taasi oo looga gol leeyahay in lagu aqoonsado ahmiyada xawaaladuhu.

R/W Abiy Axmed Oo kulamo la leh Madaxda Qaranka

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa haatan kulamo kula leh madaxtooyada Soomaaliya madaxda sare ee dalka.
Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa waxay kulankoodi kaga hadlayaan arrimo ay kamid yihiin iskaashiga labada dowladooda,xoojinta xiriika ku dhisan iskaashiga labada dhinaca.
Wafddiga raiisul wasaaraha Itoobiay waxaa kamid ah Wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Itoobiya.
Soo dhaweynta loo sameeyey wafdiga raiisul wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa ugu horeeyey madaxweynaha Soomaaliya Maxmed Cabdulaahi Framaajo,raiisul Wasaare Kahyre,xubno ka tirsan golayaasha kaladuwan ee dowladda,guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.
Radioshabelle.com kala soco wixii soo kordha.
The post R/W Abiy Axmed Oo kulamo la leh Madaxda Qaranka appeared first on Shabelle.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live