Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Shan fasiraad oo laga bixiyay jaakad-ka ay xiratay Melania Trump

$
0
0

Dad badan ayaa isku dayaya in ay fahmaan micnaha ku duugan erayada ku qornaa jaakad ay soo xiratay xaaska madaxweynaha Maraykanka.


Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Al Shabaab Oo gawaari ku gubay dagaal ka dhacay degmada Afgooye

$
0
0

Afgooye ( Sh. M. Network )-Xarakada Al Shabaab ayaa guulo ka sheegatay dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Warar Al Shabaab ay ku baahiyeen barahooda Internet-ka ayaa waxa ay ku sheegeen in dagaalkaasi ay ku dileen illaa 3 askari oo ka tirsanaa Ciidamada dowladda, halka tiro kalena ay ku dhaawaceen.
Sidoo kale Al Shabaab ayaa warkan ku sheegay in dagaalkaasi ay ku gubeen illaa 3 gaari oo uu mid ka mid ahaa Cabdi Bile, halka laba kalena ay ku sheegeen kuwa gaashaaman ee Ciidamada AMISOM.
Al Shabaab ayaa sidoo kale intaasi ku daray in weerarkaasi iyo dagaalka xigay ay ku qabsandeen gaari kale oo nuuca gaashaaman ah oo ay lahaayeen Ciidamada AMISOM, sida ay hadalka u dhigeen.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay Warbaahinta ayaa xaqiijiyay jiritaanka dagaalkan.
Balse waxa ay ka gaabsadeen in ay faah faahin dheeri ah ka bixiyaan khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi oo ahaa mid xoogan.
The post Al Shabaab Oo gawaari ku gubay dagaal ka dhacay degmada Afgooye appeared first on Shabelle.

Akhriso:-Mas’uuliyiin cusub Oo loo magacaabay Baladweyne

$
0
0

Jowhar ( Sh. M. Network )-Wareegta ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka HirShabelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa mas’uuliyiin cusub loogu magacaabay maamulka degmada Balabdwee iyo kan gobolka Hiiraan intaba.
Sidoo kale wareegta kale oo ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha HirSHabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii looga qaaday agaasimaha Madaxtooyada maamulkaasi Xasan Cumar Axmed ( Xasan Mahdi ).
Waxaa agaasimaha cusub ee madaxtooyada HirShabelle loo magacaabay Cabdishakuur Abuukar Xasan.
Halkan hoose ka Akhrsio:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/hiiraan-240x300.jpg 240w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/hiiraan-696x870.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/hiiraan-336x420.jpg 336w" sizes="(max-width: 654px) 100vw, 654px" />http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/ka-qadis-203x300.jpg 203w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/ka-qadis-285x420.jpg 285w" sizes="(max-width: 662px) 100vw, 662px" />
The post Akhriso:-Mas’uuliyiin cusub Oo loo magacaabay Baladweyne appeared first on Shabelle.

Ciidamada DFS Oo howlgallo ka sameeyay degmada Waabari

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee dowladdda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Waabari ee gobolka Banaadir.
Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa yimid, kadib markii xalay fiidkii hore Bambaanooyin lagu weeraray xarunta degmadaasi.
Waxaana la sheegay in howlgalladaasi lagu soo qab qabtay tiro dhalinyaro ah oo looga tuhamayo weerarkaasi.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Waabari oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in haatan baaritaano ay ku socdaan dadkaasi.
Xaaladda ayaa hada dagan, iyadoona saakay caadi uu ku soo noqday dhaq dhaqaaqii dadka iyo ganacsiga ee degmadaasi.
The post Ciidamada DFS Oo howlgallo ka sameeyay degmada Waabari appeared first on Shabelle.

Goolkii guusha ee dhashay daqiiqadii 90-aad

$
0
0

Kooxda xulka Switzerland ayaa u gudubtay kooxaha 16 of the World Cup as Xherdan Shaqiri scores a 90th-minute winner against Serbia.

Shir looga hadlayo arrimaha Somalia oo ka furmay Mareykanka

$
0
0

Ohio ( Sh. M. Network )-Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo isugu jira khabiiro dhinaca beeraha,wasiirro xilal ka soo qabtay Wasaaradda Beeraha Soomaaliya iyo masuuliyiin ku taqasusay cilmiga deegaanka ayaa shir uga furmay magalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka,kuwaasi oo ka kala yimid goboladda Dalka Mareykanka,Canada, Nairobi iyo meelo kale oo baddan.
Shirkan ayaa ka furmay hollka shirarka ee Jaamacadda The Ohio State Unuversity ee magaalada Columbus,waxaana ujeedku yahay Baadigoobka hannaan lagu bad baadiyo deegaanka iyo sidii loo dhiirogalinlahaa jiilasha cusub ee barta cilmiga deegaanka,xili Soomaaliya jarista Dhirta fatahaadaha wabiyada iyo biya yariduba ay ku soo laalaabteen loona baahanyahay in lagu baraarugo muhiimada deeganka.
Waxa ay intooda baddan aqoon u leeyihiin arrimaha deegaanka waxay wax ku barteen wadamada dibadda, waxayna ka soo shaqeeyeen gudaha Soomaaliya xiliyo kala gedisan,waxa ay u arkaan xiligan in uu yahay xiligii ay Taariikhda qori lahaayeen,iyagana ay qori lahayd, oo ay dalkooda iyo dadkooda dhaxal uga tagaan.
Xubanaha shirkan uga furmay Columbus oo gaaraya Boqol iyo shan xubnood (105) waxa ay qireen in Soomaaliya ay tahay wadan leh dhulbeereedka Geeska Afrika ugu fiican hasa ahaatee ay ku xeeranyihiin caqabado hortaagan in horay loo dhigo arimaha beeraha, lakin dhanka kale ay jiran dhul baddan oo la beeri karo oo Nabad iyo Maamul ka jiro hadana aan laga faa’iidaysan, waana arimaha keenaya in aan lagu baarurugin ahmiyada Beraha.
Ma jirto dowlad ama urur iskugu yeeray intan oo aqoonayahan ah balse waxa ay isla garteen in tani ay tahay doorkoodii kaga aadanaa dalkooda maadama intooda badan ay wax ku barteen Canshuurtii Dowlada Soomaaliya ay ka qaaday shacabka.
Shirkan oo sadex cisho socon doona waxaa laga soo saari doonaa Warmurtiyeed sida ay sheegeen wax gal u noqon doona arimaha deegaanka iyo beeraha Soomaaliya gaar ahaan Ardayda barata Cilmiga deegaanka.
Waa markii ugu horeysay oo shir looga hadlayo arrimaha deegaanka lagu qabtay Columbus,waana shir ahmiyad u yeelan doona dadka xiiseeya arrimaha Beeraha,Deegaanka iyo Cimilada Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3579-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3579-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 601px) 100vw, 601px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3603-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3603-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 600px) 100vw, 600px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3624-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3624-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 599px) 100vw, 599px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3643-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3643-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 594px) 100vw, 594px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3570-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3570-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 593px) 100vw, 593px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3570_1-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/IMG_3570_1-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 592px) 100vw, 592px" />
The post Shir looga hadlayo arrimaha Somalia oo ka furmay Mareykanka appeared first on Shabelle.

Qarax ka dhacay Addis Ababa xilli uu Ra’isulwasaaraha meel ka hadlayay

$
0
0

Dadka inta badan waxa ay ku dhaawacmeen isbuurasho dadka ay sameeyeen.


Sawirro:-Qarax xoogan Oo ka dhacay magaalada Addis Ababa

$
0
0

Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Wararka naga soo gaaraya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in qarax xoogan barqanimadii maanta uu ka dhacay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalkaasi.
Qaraxa ayaa ka dhacay fagaare ay isugu yimaadeen dad fara badan oo dhigayay dibadbax ay ku taageerayeen isbedalka uu wado Ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya Dr Abiy Axmed.
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxaasi, walow aan si rasmi ah loo xaqiijin.
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo la hadlay TV-ga Qaranka ee dalkaasi ayaa faah faahin ka bixiyay qaraxa.
Waxaana uu tilmaamay in ay ku dhinteen tiro dad ah, kuna dhaawacmen kuwa kale oo dhammaantood ahaa Rayid ah.
Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa intaasi ku daray in haatan Ciidamada ammaanku ay wadaan baaritaano ku aadan qaraxaasi.
Welina ma jirto cid sheegatay in ay ka dambeysay masuuliyadda qaraxaasi oo dad badan waxyeelo ay ka soo gaartay.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/1-29-300x225.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/1-29-768x576.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/1-29-1024x768.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/1-29-80x60.jpg 80w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/1-29-265x198.jpg 265w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/1-29-696x522.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/1-29-1068x801.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/1-29-560x420.jpg 560w" sizes="(max-width: 627px) 100vw, 627px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/2-35-300x150.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/2-35-768x384.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/2-35-696x348.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/2-35-840x420.jpg 840w" sizes="(max-width: 626px) 100vw, 626px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/3-32-300x169.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/3-32-768x432.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/3-32-1024x576.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/3-32-696x392.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/3-32-1068x601.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/3-32-746x420.jpg 746w" sizes="(max-width: 627px) 100vw, 627px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/4-19-300x198.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/4-19-636x420.jpg 636w" sizes="(max-width: 624px) 100vw, 624px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-8-225x300.jpg 225w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-8-768x1024.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-8-696x928.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-8-315x420.jpg 315w" sizes="(max-width: 622px) 100vw, 622px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/7-1-225x300.jpg 225w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/7-1-768x1024.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/7-1-696x928.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/7-1-315x420.jpg 315w" sizes="(max-width: 621px) 100vw, 621px" />
The post Sawirro:-Qarax xoogan Oo ka dhacay magaalada Addis Ababa appeared first on Shabelle.

Ciidamada Kenya Oo loo jeediyay eedeymo ka dhan ah shacabka Mpeketoni

$
0
0

Mpeketoni ( Sh. M. Network )-Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan deegaanka Mpeketoni ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa si weyn uga cabanaya dhibaatooyin ay u geystaan Ciidamo ka tirsa  milateriga dalkaasi.
James Komu oo ka tirsan dadka deegaanka ayaa Wargeyska Daily Nation u sheegay in Ciidamada ay kala kulmaan hanjabaad iyo jir dil xilliyada ay ku jiraan howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab.
Mr komu ayaa xusay in Ciidamada milateriga Kenya ay dadka deegaanka kaxaystaan, iyagoo geeya deegaanada ku dhow xadka Soomaaliya halkaas oo ka mid ah meelaha ay weerarada ku soo qaadaan Al Shabaab.
Odayashaa Mpeketoni ayaa wasaarada arrimaha gudaha ee Kenya ka codsaday in ay wax ka qabato dhibaatooyin ay Ciidamada dowladda ku hayaan shacabka ku dhaqan deegaankaasi.
Ciidamada Kenya ayaa qaar ka mid ah dadka deegaanka ku eedeeya in ay u basaasaan Xarakada Al Shabaab oo weeraro ka fuliyo deegaano ka tirsan gobolka Xeebta ee dalka kKnya.
Balse afhayeenka Ciidamada milateriga ee dalkaasi David oobonyo ayaa dhinaciisa beeniyAy in ays dhibaatooyin u gaystaan dadka rayid ah ee  ku nool deegaanka Mpeketoni.
The post Ciidamada Kenya Oo loo jeediyay eedeymo ka dhan ah shacabka Mpeketoni appeared first on Shabelle.

Sawirro:-Taliyaha CXD Oo Tababar u furay Ciidamo ka tirsan kuwa Madaxtooyada

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Taliyaha ciidanka xoogga dalka General C/wali Xuseen jaamac Gorod oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ayaa tababar u furay cutubyo ka tirsan Ciidanka ururka 60Aad xooggga dalka.
Tababarka loo furay Ciidanka Ururka 60-Aad ee ilaalada Madaxtooyada soomaaliya ayaa  waxa uu socon doonaa Mudo Saddax bilood.
Ugu horeeynti waxaa munaasabada furitaanka tababarka ka hadlay G/dhaxe Odowaa yuusuf Raage oo ah Taliyaha ururka 60Aad ee ilaalada madaxtoyada soomaaliya waxa uuna ciidamada maanta tababarka loo furay ugu baaqay in ay ka faaiideestaan muda uu socdo tababarka iyo waxyaabaha lagu bari doono
“MudaneTaliye waxaa halkaan taagan in ka badan 100 Askari oo ka tirsan ururka 60Aad ee ilaalada Madaxtooyada Qaranka. Ciidamadan waxaa laga rabaa  in ay ka faa’iidestaan tababarka lasiin doono”
Taliyaha ciidanka xoogga dalka General C/wali Xuseen jaamac Gorod oo tababarkan si rasmi ah u furay ayaa Ciidamada kula daar-daarmay in ay ka faa’ideystaan Fursadan ay haleen, islamarkaana ay u hogaansamaan sharaakiisha bixineysa Tababarkan.
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka S/gaas C/wali jaamac Xuseen ayaa dhanka kale Ciidamada xoogga dalka ugu digay in xiliyada shaqada lagu guda jiro ay isticmaalaan Muqaadaraadka.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/6-1-1-300x185.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/6-1-1-768x475.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/6-1-1-1024x633.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/6-1-1-356x220.jpg 356w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/6-1-1-696x430.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/6-1-1-679x420.jpg 679w" sizes="(max-width: 643px) 100vw, 643px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/8-1-300x164.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/8-1-768x419.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/8-1-1024x559.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/8-1-696x380.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/8-1-1068x583.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/8-1-770x420.jpg 770w" sizes="(max-width: 640px) 100vw, 640px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/9-300x157.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/9-768x403.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/9-1024x537.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/9-696x365.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/9-1068x560.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/9-801x420.jpg 801w" sizes="(max-width: 639px) 100vw, 639px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/13-1-300x154.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/13-1-768x395.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/13-1-1024x527.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/13-1-696x358.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/13-1-1068x550.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/13-1-816x420.jpg 816w" sizes="(max-width: 636px) 100vw, 636px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/4-1-1-300x179.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/4-1-1-768x457.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/4-1-1-1024x609.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/4-1-1-696x414.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/4-1-1-706x420.jpg 706w" sizes="(max-width: 634px) 100vw, 634px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-1-1-300x151.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-1-1-768x386.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-1-1-1024x515.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-1-1-696x350.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-1-1-1068x537.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/5-1-1-836x420.jpg 836w" sizes="(max-width: 634px) 100vw, 634px" />
The post Sawirro:-Taliyaha CXD Oo Tababar u furay Ciidamo ka tirsan kuwa Madaxtooyada appeared first on Shabelle.

Dowladda Spain Oo la wareegeysa hoggaanka la dagaalanka Burcadbadeeda

$
0
0

Madrid ( Sh. M. Network )-)-Dowladda Spain ayaa lagu wadaa in dhawaan Ingiriiska ay kala wareegto hoggaanka la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaalida, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Ururka Midowga Yurub.
Wasiirada difaaca iyo arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in hoggaanka howlgalka Atlanta ee la dagaalanka Burcadbadeeda ay dhawaan u gacan geliyaan dalka Spain.
Qorshaha Spain loogu wareejinayo hoggaanka dhinaca howlgalka Midowga Yurub ee Atlanta ayaa ka dambeysa ka bixitaanka Ururka ee dalka Ingiriiska oo gebi ahaan ka ka baxay ka mid ahaanshaha Midowga Yurub.
Dalalka Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in horaanta sanadka 2019-k ay Spain ku wareejiyaan hoggaanka howlgalka Atlanta .
Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Spain ayaa sheegay in ay diyaar garow ugu jiraan sidii ay ula wareegi lahaayeen mas’uuliyaddaasi, iyadoo Spain ay Ciidamo badan ku leedahay howlgalka Atlanta.
Bisha March ee Sanadka soo socda ayaa la filayaa in xafiiska howlgalka la geeyo dalka Spain xilligaas oo ay ku beegantahay marka Ingiriiska uu si toos ah uga baxayo Midowga Yurub.
Howlgalka Atlanta ee la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaaliya ayaa weli howlgallo ka wada qeybo ka mid ah Badaha Soomaaliya ,si ay ugu hortagaan weeraro ay Maraakiibta shisheeye u geysan karaan kooxaha Burcadbadeeda.
The post Dowladda Spain Oo la wareegeysa hoggaanka la dagaalanka Burcadbadeeda appeared first on Shabelle.

Ehellada Bajaajle lagu dilay Dayniile Oo baaq u diray DFS

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Aamina Nuur Siyaad oo la dhalatay Wiil Mooto Bajaajle ahaa oo bishii Ramadaan lagu dilay Aargada degmada Dayniile ayaa baaq u dirtay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Aamina ayaa xustay in Walaalkeed uu dilay Askari ka tirsan Ciidamad dowladda, welina aan la hor keenin cadaalada.
Waxa ay sheegtay in dhowr jeer la balamiyay, hase’ahaateen aan illaa iyo hadda waxba laga qaban kiiska dilka ah ee loo geystay Walaalkeed.
Ugu dambeyn Aamina Nuur Siyaad ayaa ka dalbatay madaxda dowladda in ay soo fara geliyaan arrintooda, islamarkaana cadaalada ay hor keenaan Askarigaasi.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/ok.mp3
The post Ehellada Bajaajle lagu dilay Dayniile Oo baaq u diray DFS appeared first on Shabelle.

Maxamed Salaax oo hoos u dhigay dhibaato heysatay Muslimiinta Liverpool

$
0
0

Duqa magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska, Steve Rotheram ayaa waxaa uu sheegay in weeraryahanka kooxda Liverpool, Maxamed Salaax uu gacan ka geystay yareynta falalka la xiriira Islaam naceybka ee ka dhici jiray magaalada Liverpool.

Markab sida Gargaar Oo ku soo xirtay Dekedda Kismaayo

$
0
0

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Markab laga leeyahay dalka isu taga Imaaraadka Carabta, islamarkaana sida shixnad gargaar Raashin ah ayaa maanta ku soo xirtay Dekadda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Markabkani oo ka soo shiraacday magaalada Abu Dubai ee xarunta dalkaasi ayaa la sheegay in uu  sido 824 Raashin gargaar ah, kaas oo ay dolwadda Imaaraadku ugu deeqday maamulka Jubbaland.
Gargaarkan ayaa la sheegay in loo qeybin doono dadka ay abaaraha iyo fatahaaduhu saameeyeen ee ku dhaqan deegaanada maamulkaasi.
Markabkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo ay dowladda Imaaraadka u soo dirto Soomaaliya, tan iyo markii uu xumaaday xiriirka labada dal, kaas oo ka dhashay go’aankii dhex dhexaadnimada ahaa oo ay DFS ka qaadatay khilaafka wadamada Khaliijka.
Balse tallaabadani ayaa u muuqata mid Imaaraadka uu ku doonayo in uu ku sii kala fogeeyo xiriirka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka, kaas oo hada aan caga buuran ku taagneyn.
The post Markab sida Gargaar Oo ku soo xirtay Dekedda Kismaayo appeared first on Shabelle.


Madaxweyne Gaas Oo eedeyn u jeediyay Soomaaliland

$
0
0

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha maamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga Baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan xaaladda Puntland.
Khudbad dheer oo uu madaxweyne Gaas ka jeediyay furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka ayaa qeyb ka mid ah kaga hadlay xiisada dagaal ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
Waxaana uu sheegay in Puntland ay u diyaar garowday dagaal ka dhan ah Soomaaliland, islamarkaana ay dib u soo ceshan doonto deegaanada ka maqan, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale madaxweynaha Puntland ayaa tilmaamay in xildhibaanada maamulkaasi looga baahan yahay in ay qaataan doorkooda ku aadan dagaalkaasi.
Ugu dambeyn waxa uu ku eedeeyay Soomaaliland in ay wado daan daansi ka dhan ah Puntland, balse dhankooda ay ka hortagi doonaan.
The post Madaxweyne Gaas Oo eedeyn u jeediyay Soomaaliland appeared first on Shabelle.

AMISOM says working closely with Somali forces to degrade al-Shabab

$
0
0

The Africa Union Mission in Somalia (AMISOM) on Saturday dismissed media reports that its troops are not working closely with Somali forces to degrade extremist group al-Shabab.
The AU mission said the reports claiming that AMISOM troops are not fully committed to work together with Somali Security Forces to defeat and downgrade the militants are not true.
The AU mission said its peacekeeping force is collaborating with the Somali security forces to build capacity and bring stability in the Horn of Africa nation by setting up governance structures in areas AMISOM had liberate.
“AMISOM reiterates its commitment to support the government eliminate al-Shabab and continue building capacity of the Somali Security Forces to ensure that all gains achieved so far are well secured and consolidated by the Federal Government of Somalia,” AMISOM said in a statement.
The pan African troops are expected to relinquish the security of the key towns to the Somali forces, through a conditions based transition plan, to allow them to take the lead responsibility as part of the planned exit.
The post AMISOM says working closely with Somali forces to degrade al-Shabab appeared first on Shabelle.

One dead, scores wounded in Ethiopia PM’s rally blast

$
0
0

An explosion has struck a large rally by supporters of Ethiopia’s new, reformist Prime Minister Abiy Ahmed in Addis Ababa, killing at least one person and wounding dozens of others.
Abiy had just wrapped up his speech at the capita’s Meskel Square before tens of thousands of people on Saturday when the explosion went off, sending droves of supporters towards the stage as the prime minister left hurriedly.
In an address broadcast afterwards on state television, Abiy said the blast was orchestrated by groups who wanted to undermine the rally but did not name them.
“The people who did this are anti-peace forces. You need to stop doing this. You weren’t successful in the past and you won’t be successful in the future.”
He said several people had been killed, but Ethiopia’s Health Minister later adjusted that statement, saying one person had passed away at Addis Ababa’s Black Lion Hospital.
In an earlier post on Twitter, Fitsum Arega, the prime minister’s chief of staff, said unidentified assailants launched a grenade attack on the rally.
“Some whose heart is filled with hate attempted a grenade attack. HE PM Abiy is safe. All the casualties are martyrs of love & peace. HE PM sends his condolences to the victims. The perpetrators will be brought to justice,” Fitsum said.
The state broadcaster quickly cut away from coverage of the rally, which has broken up with people singing, chanting and going back to their homes.
Ambulances were at the scene in the crowded Meskel Square in Addis Ababa where the prime minister had been addressing thousands of supporters.
In a hat and T-shirt, Abiy addressed the crowd as supporters wore clothes displaying his image and carry signs saying “One Love, One Ethiopia”.
The explosion occurred shortly after Abiy finished speaking and was waving to the crowd.
Ethiopians had packed the square in a show of support for Abiy’s reformist agenda, with numbers unseen in recent years in the East African nation.
As part of the promised reforms, Abiy has announced the release of tens of thousands of prisoners, the opening of state-owned companies to private investment and the embrace of a peace deal with rival Eritrea.
Eritrea condemned the grenade attack, the country’s ambassador to Japan wrote on Twitter.
“#Eritrea strongly condemns the attempt to incite violence, in today’s AA demonstration for peace, 1st of its kind in history of #Ethiopia,” Ambassador Estifanos Afeworki said on Twitter.
Ethiopia and Eritrea have long been at loggerheads over a border dispute. But Abiy stunned Ethiopians this month by saying he was ready to fully implement a peace deal with Eritrea that was signed in 2000 after a two-year war.
Addis Ababa had previously refused to implement the agreement without further talks.

SOURCE: AL JAZEERA AND NEWS AGENCIES

The post One dead, scores wounded in Ethiopia PM’s rally blast appeared first on Shabelle.

Sawirro:-Duqa Muqdisho Oo la kulmay Darawalada Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka iyo Bajaajta

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay gaadiidleyda ka shaqeysa Caasimadda, gaar ahaan kuwa dadweynaha ee BL-ka iyo Bajaajta.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya magaalada ay laf-dhabar u yihiin bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka dan’yarta ah oo ka soo saarta nolol maalmeedkooda, sidaas daraadeedna aan loo dul-qaadan karin wax walba oo dhibaataynaya, waxuna dhinacooda ka codsaday in la ilaaliyo shuruucda, lana shaqeeyaa ciidamadda amniga.
“Maamulka Gobolka Banaadir waxaa ka go’an in dadkiisa uu dhegaysto,
dhibaatooyinka haystana u kuur-galo, rabitaankoodana ku shaqeeyo, xalkana halkaas ka raadiyo, waana tan aan maanta halkan idin kugu yeernay, si aan xal ugu helno cabashadiina idinkuna u ilaalisaan shuruucda.”Ayuu yiri Eng. Yarisow.
Sidoo kale, Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in ujeedka kulankani uu yahay mid cabashada gaadiidleyda lagu dhageysanayo,si wax looga qabto dhibaatooyinka ay la kulmaan xiliyada shaqada, iyadoo ujeedku yahay in la wada shaqeeyo meelna looga soo wada jeesto wax walba oo dhibaato ku keenaya gaadiidleyda, dhankoodana wuxuu kula dar-daarmay in sharciga loo hoggaansamo, bixiyaana canshuuraha ku waajibay, taas badelkeedana ay heli doonaan waddooyin iyo shuruucdii difaaci lahayd.
“Waxaan idinka rabnaa in aad la shaqeysaan ciidamada amniga, haddaan amni la helin BL iyo Bajaaj ma socon karaan, ka maamul ahaana waxaa diyaar u nahay cid walba oo dhibaato idiin geysata inaan la xisaabtano oo ilaalino xuquuqdiina.”Ayuu raaciyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow).
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur, saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska iyo masuuliyiin ka tirsan waaxaha canshuuraha gaadiidka u qaabilsan Maamulka Gobolka Banaadir
–DHAMMAAD–
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-3-6-300x168.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-3-6-768x431.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-3-6-1024x574... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-3-6-696x390.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-3-6-1068x599... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-3-6-749x420.jpg 749w" sizes="(max-width: 632px) 100vw, 632px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-4-6-300x168.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-4-6-768x431.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-4-6-1024x574... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-4-6-696x390.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-4-6-1068x599... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-4-6-749x420.jpg 749w" sizes="(max-width: 630px) 100vw, 630px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-13-300x168.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-13-768x431.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-13-1024x574.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-13-696x390.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-13-1068x599.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-13-749x420.jpg 749w" sizes="(max-width: 625px) 100vw, 625px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-1-4-300x168.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-1-4-768x431.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-1-4-1024x574... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-1-4-696x390.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-1-4-1068x599... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-1-4-749x420.jpg 749w" sizes="(max-width: 621px) 100vw, 621px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-2-6-300x168.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-2-6-768x431.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-2-6-1024x574... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-2-6-696x390.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-2-6-1068x599... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/unnamed-2-6-749x420.jpg 749w" sizes="(max-width: 621px) 100vw, 621px" />
The post Sawirro:-Duqa Muqdisho Oo la kulmay Darawalada Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka iyo Bajaajta appeared first on Shabelle.

Tuulax “Waxaan u baahanahay Muqdisho Oo ammaan ah”

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiye ku-xigeenka amniga ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa ku amaanay ciidamada amniga dadaallada ay ugu jiraan xaqiijinta Nabad gelyada Caasimadda, isagoo markale shacabka ku booriyay inay sii labo jibaaraan la shaqeynta ciidanka.
“Runtii ma nagu filna hal bil oo aan qarax dhicin, aragtideenu waxa ay tahay in aan gaarno hadaf ah in sanad iyo labo sano aysan magaalada ka dhicin wax qarax ah, ayuu yiri Guddoomiye Tuulax.
Guddoomiye ku-xigeenka oo ka hadlay bishii Ramadan ee aynu ka soo gudubnay inay noqotay tii ugu horeysay ee aan magaalada wax qalaaso ah ka dhicin, isagoo arrimahaasi ku amaanay ciidamada xasilinta caasimadda oo garab ka helaya shacabka Muqdisho.
“Hal qof oo Soomaali ah oo ku dhinta caasimadda waxa ay nagu qabaneysaa murug, waxaana noo qorseysan haddii uu Alle idmo inaan sii labo laabno falalka lidiga ku ah amniga” ayuu yiri Guddoomiye Tuulax.
Guddoomiye ku-xigeenka amniga ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax mar uu ka hadlayay muuqaalo been abuur ah oo ay soo saareen maleeshiyaad Al-Shabaab baraha bulshada, kaasi oo ay ku doonayeen inay ku cabsi geliyaan bulshada, ayaa xusay in taasi ay tahay mid aan u socon doonin.
“Muuqaladan waxa ay ahayd mid ay soo aruurinayeen muddo lix bil ka badan, waxaana ay soo dhigeen xilliga Ramadaanka, mana ahayn mid sax ah, balse ciidamada ayaa ku guuleystay inay beeniyaan qorsheyaasha ay damacsanaayeen Nabad diidka Al-Shabaab.
Guddoomiye Tuulax ayaa xusay in bilaha soo socda ay dar dargelin doonaan howlaha dariseynta si loo xoojiyo Nabadgelyada caasimaada.
“Guulkasta oo aan gaarno waxaa gacan weyn ku leh shacabka ku dhaqan Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana ka shaqeynay inaan isku xirno shacabka iyo maamulada degmooyinka, anaga oo u mareyno hanaanka dariseynta ah oo uu Madaxweynaha dalka noogu furay degmada Waaberi” ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka amniga ee Gobolka Banaadir.
The post Tuulax “Waxaan u baahanahay Muqdisho Oo ammaan ah” appeared first on Shabelle.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live