Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Invitation to a “Know Your Legal Rights” Conference hosted by the Canadian Somali Congress

0
0

Know Your Legal Rights”
Conference
The Canadian Somali Congress cordially invites all members of the community to the first session of an important “know your legal rights” initiative.  There is a need in the Canadian Somali community for a good introduction to legal issues that affect us.  The conference will feature an experienced lawyer who is guided by a desire to promote access to justice for all.  He will also be available to take questions from members of the audience at the end of the main presentation.
Date: Sunday, October 30, 2011

Time: 6:00 P.M. – 9:30 PM
Location: Days Hotel and Conference Center
240 Belfield Road (intersection of Belfield Rd. and Highway 27), Toronto, Ontario        Tel: 416-242-6600
—————————————


Mahadnaq iyo duco

0
0

Mahadnaq iyo duco
Aniga oo ku hadlaya magaca eheladii Axmad Abiibakar Sheekh Cumar Good, waxan mahadnaq u dirayaa dhammaan dadkii nala damqaday ee geeridii naxdinta badnayd ee ku timid wiilkayagii nagula wadaagay baroordiiqda iyo dareenka walaalnimo.
Walaalnimo mudan xusuus waarta ayaan u haynaa dhammaantiinba intiinii tilifoonada nagula soo hadlay, emailada noo soo diray, ama goobaha Internetka naga soo gaadhsiiyey baroordiiqdooda.
Sareedo iyo samo ku waara.
Bashiir Sheekh Cumar Good

Concerns raised over skill shortages and limited national vision

0
0

HARGEISA (SomalilandPress)—President Ahmed Mohamud Siilaanyo today addressed ministers from his cabinet along with intellectual groups and donor country members. The meeting held at the Hotel Mansoor was regarding forward planning for the next five years. In his address, President Siilaanyo thanked the audience for attending the meeting so that they can have firsthand knowledge of the country’s planned vision for the next five years. The President also thanked the Minister of Planning and Development Dr. Saad Ali Shire and his office for their effort in preparing the country in the next five years. Mr. Ahmed Siilaanyo outlined his government’s plan for the next five years by saying “if you do not have a planned vision, no one will be able to help you when you meet with donor partners”.Speaking after the President was Dr. Saad Ali Shire Minister of Planning and Development who was able to enlighten the audience on the country’s planned vision for the next five years. Dr. Shire highlighted the importance of having a designed vision by saying “planning for the next five years will help the advancement of Somaliland and will give direction to the country”. The plans for next five years have been priorities and are expect to cost roughly 900 billion Somaliland shillings at which 79% is expect from donor countries and the rest from Somaliland government, businesses and Diaspora.In ensuing discussions whilst there was considerable talk about projected revenue no mention was made of the issue of the thorny issue of tax evasion and avoidance, especially by businesses based or operating in Somaliland. A number of issues emerged that have yet to be addressed: poor urban planning and infrastructure, inadequate environmental safeguards, insufficient detail concerning how funding is going to be monitored and accounted for along with concern over educational quality and skill shortages. Whilst it was acknowledged that progress had been made a number of participants, particularly a number from donor countries expressed reservations about whether the current ministerial structures had the right calibre staff and leadership to oversee a comprehensive review and carry out the limited vision thus far shared.

Gaari lagu qarxiyey waxyabaha qarxa

0
0

Nairobi(GMN)-Ciidamada la dagaalanka argagixisada dalka kenya ayaa magaalada Nairobi ee dalka kenya waxa ay ku qarxiyeen gaari laga soo buuxiyey waxyabaha qarxa.
Saraakiiha amaanka dalka kenya ayaa sheegay in ninkii watay gaariga uu ka baxday isla markaana uu xiligaasi ku dhawaqayey hadalo ay ka mid ahaayeen daaya aduunyada ha dhamaatee,
Gaarigani oo ahaa nooca raaxada ayaa ciidamada dalka kenya waxa ay ku qarxiyeen xaafada Kiyolla ee magalada nairobo halkaasi oo ay ku sugnayeen ciidamada amaanka dalka kenya.
Ciidamada la dagaalanka argagixisada ayaa sheegay inay jiraan dad ay gacanku hayaan oo ay ugu shakisan yihiin falalka amaanka ka dhanka ah ee ka taagan magaalada caasimada ah ee Nairobi.
Ciidamada amaanka dalka kenya ayaa wali magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa ay ka wadaan howlgalo ay ku xaqiijinayaan amaaka dalkaasi ka dib markii labo mar oo isxigxigtay ay ka dhaceen qaraxyo waxyeelo geystay.
Dhawaan Ciidamada Amaanka dalka Kenya ayaa gacanta ku soo dhigay nin kenyati ah oo la sheegay inuu ka tirsan yahay ururka shabaab ee dagaalka ka wada soomaaliya.
Gedo Online News
Gedoonlinenews@gmail.com

Reysulwasaraha oo ka horyimid hadalkii Shariif

0
0

Muqdisho(GMN)-Reysulwasaaraha dowlada KMG Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka jawabay hadal ka soo yeeray madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dalka kenya ay soomaaliya ku soo galeen ogolaansho buuxda.
Reysulwasaaraha ayaa sheegay in Dowlada Urur goboleedka Igad shir ay ku yeesheen Magaalada Adisababa ee dalka Eithopia lagu go’aamiyey in wadamada Ururkaasi ku mideysan ay gacan ka geysan karaan xasilinta dalka soomaaliya.
“Ciidamada kenya ogaalansho shacabka soomaaliyeed ayey ku joogaan ma ahan faragalin” sidaa waxaa sheegay Gaas Reysulwasaraha dowlada KMG Soomaaliya.
Reysulwasaraha ayaa hoosta ka xariiqay in kenya ay la dagaalamayso kooxda shabaab ee dhibaatada ku haya wadankeeda iyo guud ahaan gobolka sidaas darteedana ay soo dhaweynayaan.
Gaas ayaa si cad u sheegay in dowlada soomaaliya ay diyaar u tahay in ciidamada kenya ay ku sii sugnadaan ciida soomaaliya ilaa ay ka ciribtiraan kooxda shabaab.
Maalin ka hor ayaa madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya oo uu dhinac fadhiyey reysulwasaraha waxa ayaa waxa ay sheegeen in ciidamada kenya laga warqabin soo galista ciidamadeeda.
Waxaa muuqanayo is fahamwaa guud oo u dhaxeeya Madaxda Dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa Dalka Kenya waxaana la ogeyn heshiiska kale ee qarsoon ee la isku maandhaafsan yahay.
Gedo Online News
Gedoonlinenews@gmail.com

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Nin Kenyan oo qirtay Qaraxyadii Bam ee Nairobi, sheegeyna inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab

0
0

Elgiva Bwire Oliacha oo ah 28-sano jir ayaa qirtay mid ka mid ah qaraxyadii labo cisho ka hor ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo Maxkamad la soo taagay ninkan Kenyanka ah.
Howl gal ay sameeyeen Ciidamada la dagaalanka Argagixisada ayaa ninkan habeen ka hor laga soo qabtay xaafada la yiraahdo Kayole ee Bartamaha Nairobi, kadib markii ciidamo isku dhaf ahaa ay guri uu degenaa ugu dhaceen, dabadeedna ay ku soo qabteen bambaanooyin, qoryaha Ak47 iyo rasaas.
Maxkamad la soo taagay ninkan Elgiva Bwire Oliacha oo shan sano ka hor Islaam noqday, ayaa waxaa uu si layaab leh Maxkamada horteeda ka qirtay inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab.
Ninkan ayaa muddo waxaa baarayay Ciidamada nabadsugida, kuwaasoo horay dhaq dhaqaaqiisa ugu shakiyay, hase ahaatee waxaa qaadiga Maxkamada ay layaab ku noqotay markii uu qirtay.
Ciidamada booliska Kenya ayaa howl galo ballaaran oo feejignaan ah waday maalmahan, kadib markii labo qarax uu ka dhacay Nairobi.
Sidoo kale Ciidamada ayaa hada waxay baaritaano ka sameynayaan goobaha ay ku badan yihiin Soomaalida, inkastoo aan wali cid loo qab qaban.
Tan iyo markii todobaadkii hore ay galeen Ciidamada Kenya waxaa soo kordhayay cabsi laga qabay qaraxyo ka dhacay magaalada Nairobi, iyadoo Mareykanka horay uga digeen.
 

Kenya: Nin qirtay inuu ka dambeeyay qarax ka dhacay Nairobi

0
0

Nin Kenyan ah oo ay ciidamada ammaanka ku qabteen xaafad katirsan caasimada Nairobi habeenimadii Talaada ayaa qirtay inuu ka dambeeyay mid ka mid ah labo qarax oo Isniintii ka dhacay Nairobi iyo inuu xubin ka yahay ururka Alshabab ee Soomaaliya ka dagaalama.
Elgiva Bwire Oliacha oo la magic baxay Maxamed Saif ayaa maxkamad horteeda ka qirtay inuu ka dambeeyay qaraxii ka dhacay goobta gaadiidka bulshada laga raaco uuna ku dhintay hal ruux halka ay ku dhaawacmeen 8 kale.
Oliacha ayaa sidoo kale qirtay inuu haystay hub sharci daro ah oo ay ku jiraan bambooyin.
Ninkan ayaa sidoo kale shaaciyay inuu xubin ka yahay Xarakada Alshabab ee Soomaaliya ka dagaalanta.
Sarkaal katirsan waaxda ka hortaga argagixisada ee booliska Kenya oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa sheegay in dambiyo hor leh lagu soo oogi doono Oliacha ayna filayaan inuu dhamaantood qirto.
Alshabab ayaa horay ugu hanjabtay inay weerarro aargoosi ka fulin doonto gudaha Kenya, balse waxaa shaki laga muujiyay labadii qaraxa ee toddobaadkan ka dhacay Nairobi, maadaama ay yarayd khasaaraha ka dhashay.
Xarakada Alshabab ayaa horay u muujisay inay weerarro lagu hoobto ka fulin karto meel ka baxsan Soomaaliya kaddib markii ay qarxisay caasimada Uganda ee Kampala bishii July ee sannadkii tagay.


C/weli Gaas “Waa war qaldan in la yiraahdo Kenya soo duushay, Rabitaanka yaga bey ku joogaan”

0
0

R/wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli maxamed Cali Gaas ayaa si layaab leh u khilaafay hadal wada jir ahaa oo shalay isaga iyo Madaxweynaha ay ka soo saareen Magaalada Muqdisho, kaasoo mowqifkooda ay ku cadeyeeen.
C/weli Gaas oo wareysiyo kala duwan siiyay Idaacadaha ku baxa afka Soomaaliga ee BBC-da iyo VOA-da ayaa waxaa uu si cad ku sheegay in Ciidamada Kenya ay ku soo galeen dalka rabitaanka dalka, isla markaana la dagaalamayaan Al-Shabaab sida uu yiri.
“Waa war qaldan in Ciidamada Kenya la yiraahdo duulaan bey ku tahay, rabitaanka dowladda ayay ku soo gashay”ayuu yiri R/wasaare C/weli oo mowqifkiisa bedelay saacado kadib markii isaga iyo Madaxweynaha si wada jir ah u soo saareen bayaan ay mowqifkooda ku cadeeyeen, hase ahaatee uu isaga ka baxay.
Dr. C/weli gaas ayaa tilmaamay in laga ambaqaadayo oo kaliya shirkii IGAD ee 5-tii Julay sanadkii 2010 ay yeesheen, kaasoo laga soo saaray in dowladaha IGAD ay taageerayaan dowladda, Al-Shabaab iska kaashan karaan la dagaalankooda, si loo wiiqo.
R/wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay in kenya iyo Soomaaliya ay si buuxda ugu heshiiyeen sidii loola dagaalami lahaa Al-Shabaab, ayna iska kaashan lahaayeen.
Waxaa uu tilmaamay in Kenya lagu dhibaateeyay dalkeeda, lagana soo qafaashay shaqaale sama fal, kuwaasoo lala soo tallaabay Soomaaliya, waxaana uu tibaaxay in dhaqaalaheeda dalxiiska ka soo galayay la curyaamiyay.
Hadalka R/wasaaraha ayaa muujinaya sida dowladda ay ugu khilaafsan tahay arrinta soo gelitaanka Ciidamada Kenya, iyadoo tanina ay shaacineyso shaki horay u muuqday oo ahaa in R/wasaaraha uu taageersan yahay in Ciidamada Kenya soo galaan.
 
 

Madaxweyne Shariif iyo Ra’iisul Wasaare Gaas oo go’aan adag oo isku mid ah ka qaatay soo gelitaanka Ciidamada Kenya.

0
0

Shirjaraa’id oo ay si wada jir ah magaalada Muqdisho ugu qabteen Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’isul wasaare C/weli Gaas ayey ku cadeeyeen mowqifkooda ku aadan soo gelitanka ciidankaKenyaee gudaha dalka Soomaaliya.
Madaxda dowlada KMG Soomaaliya ayaa si cad u sheegay inay diidanyihiin in ciidamada dalka Kenya ay howlgalo ka dhex fuliyaan gudaha dalka Soomaaliya, balse ay xukuumaddu raali ka tahay in dowladda Kenya inay garabsiiso ciidamada lagu soo tababaray gudaha dalkeeda ee haatan ka dagaalamaya gobolada Jubbooyinka.
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali oo ka hadlay shirka jaraa’id waxa uu beeniyey in madaxda ugu sareysa dowladda  KMG ay ku kala qeybsanyihiin ciidamada Kenya ee soo galay gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Xukuumaddu ay u saartay Guddi uu madax ka yahay Ra’isul wasaaraha kana shaqeeya sidii arrimaha ka taagan dowladaha Soomaaliya iyo Kenya loo xalin lahaa.
Kahor inta aysan hadlin Madaxweynaha iyo R/wasaaraha ayaa waxaa halkaasi lagu soo bandhigey bayaan ay si wadajir ah u saxiixeen labada dowladood ee Soomaliya iyo Kenya, waxaana bayaanka saxaafadda u aqriyey Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xuseen Carab Ciise, kaas oo lagu sheegay in madaxda dalka ay ka codsadeen dowladda Kenya in ciidanka dowlada TFG-da ee jooga Jubbooyinka ay ka taageerto dhanka qalabka iyo farsamada, balse aysan ku sameyn Kenya faragelin gudaha dalka Soomaaliya.
Arrinta ku saabsan ciidamada Kenya ee soo galay dalka Soomaaliya ayaa noqotay qodob dood kulul ka dhex dhaliyey dalalka Soomaaliya iyo Kenya iyo dowladaha gobolka oo dhan, marka ugu horreysa waxaan dooneynaa inaan hoosta xarriiqno qodobadan: Kenya iyo Soomaaliya waxay leeyihiin taariikh dheer oo saaxiibtinnimo iyo iskaashi ah, taas oo socota illaa maanta, Kenya waxay illaa muddo fog taageersaneyd nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, Axdiga KMG ee ay ka dhalatay Xukuumadda KMG waxaa lagu soo ansixiyey dalka Kenya, iyadoo Kenya ay illaa muddo fog u doodeysay in beesha caalamka ay gacan ka geysato xasilinta iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya, midda labaad waxaan Kenya uga mahadcelineynaa sida ay Xukuumadda KMG ugala shaqeyso xasilinta Soomaaliya iyo tababarka tiro badan oo ciidamo Soomaali ah, iyagoo martgeliyay tiro aad u badan oo qaxooti Soomaali ah.
Haddaba si loo dajiyo istiraatiijiyad dhinaca ammaanka oo loo dhan yahay, waxay labada dal ee walaalaha ah isku raaceen: in leyska kaashado howlgalada militeri ee ay qaadayaan ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ay soo tababartayKenya, in layska kaashado in la wadaago macluumaadka ku saabsan dagaalka ka dhanka ah howlgalada iyo dembiyada ka dhaca meelo ka baxsan xuduudaha dalalka.
Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa loo xilsaaray inuu arrintan la socdo, wuxuuna magacaabi doonaa guddi wadajir ah oo dhinaca ammaanka ah oo uu hogaamin doono Ra’iisul-wasaaraha, guddigaas oo la shaqeyn doono Guddi kale oo dhinacaKenyaah.

R/wasaare Cabdi Welli: “taageerada ciidamada Kenya waan soo dhaweeneynaa”(Dhageyso)

0
0

R/wasaaraha Xukuumadda FDKMG Soomaailya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa mar kale ka hadlay arrinta ku aadan Kenya iyo Soomaaliya isagoo sheegay in aysan dowladda ka soo horjeedin dadaalka ay Kenya ay kulla dagaallameyso Al-Shabaab oo ay soo dhaweynayaan dowladda Soomaaliya.
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Welli Maxamed Cali oo maanta xafiiskiisa Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay ayaa mar kale ka hadlay arrinta ku aadan soo galitaanka ciidamada Kenya ee Soomaaliya waxa uuna tilmaamay in saxafadda ay cabir khaldan ka bixyeen war-saxaafaddeedkii shalay laga soo saaray madaxtooyada Soomaaliya.
Waxa uu hoosta ka xriiqay Ra’iisul wasaaruhu in dowladda Soomaaliya ay moowqif cad ka taagan tahay arrinta dadaallada ay dowladda Kenya ay kulla dagaallameyso Kooxda Al-Shabaab.
Dr.Cabdi Welli ayaa sheegay in been abuur ay tahay hadallada sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ka soo horjeedo dadaalka Kenya, waxa uu intaa ku daray in ay labada dalka ka mideysan yihiin la dagaallanka Shabaab.
“dowladda Soomaaliyeed waxay u araktaa dadaal kasta oo ku aadan Shabaab  taageyso loo fidiyay dowladda Soomaaliya, dowladda waxay ammaan ujeedineysaa IGAD, AMISOM iyo ciidamada dowaladda ee howl gallada ka wada gobollada Jubbooyinka.
R/wasaaraha ayaa sheegay in dagaallada gobollada Koonfureed ka socda  ay hoggaaminayaan ciidamada dowladda Soomaaliya, “hadii ay Kenya nagu taageeysana waan soo dhaweeneynaa”ayuu yiri R/wasaaraha.
R.wasaaraha Kenya okok
 

Dal Furan, Dowlada La yaso iyo Dad aan Damiir laheyn Dulinimaa u Danbeysa (Warbixin}

0
0

Madaxweyne sheekh Shariif ayaa wuxuu hadlay soo galitaanka ay soo galeen ciidamada kenya gudaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inaysan raali ka aheyn shacabka iyo dowlada labadaba,hadalkaan uu sheegay Shariifka ayaa wuxuu keenay saameyn xoogan u dhaxeysa laba dal ee kenya iyo Soomaaliya, waxaana si kulul uga jawaabay qaar badan oo ka mid ah Dowlada kenya oo [...]

Cabsi xooggan oo ka taagan qeybo ka mid ah gobolka Mudug iyo diyaarado dagaal oo halkaas dul heehaabaya

0
0

Waxaa cabsi laga soo sheegayaa deegaano u dhexeeya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Xarardheere, cabsidaas oo kala dhalatay diyaarado dagaal oo halkaas dul heehaabaya.

Diyaaradahan oo joog hoose ku duulaya ayaa cabsi geliyay dadka ku dhaqan deegaanadaas waxaana la tuhunsan yahay in diyaarádahan ay ku raadjoogay shaqaale ajaaniib ah oo laga soo afduubtay Gaalkacyo.

"Xaaladu weli waa kacsan tahay dadkuna waxay ka baqayaan in duqeyn cirka ah, diyaaradahanna argagax ayeey nagu abuureen" Waxaa sidaas saxaafadda u sheegay mid ka mid ah dadka ku nool deegaanada ay diyaaraduhu duulimaad joog hoose ah ku dulmarayaan.

halgankanet@gmail.com

Maxamed Cabdi Gaani; "Madaxweyne Shariif haddii uu ka horyimaado dagaalka ka dhanka ah al Shabaab, iyaga 8al Shabaab" ayuu la mid yahay"

0
0

Prof. Gaandhi, hogaamiyaha maamul goboleedka Azania ayaa xaq ku tilmaamay dagaalka ka dhanka ah alShabaab ee ay ciidamada Kenya ka wadaan Koonfurta Soomaaliya.

Hogaamiyaha Azania wuxuu sidoo kale cidii dagaalkaas ka soo horjeesata la meel dhigay al Shabaab, waxaana uu arintaas ka yiri; "madaxweyne Shariif xaq uma lahin in uu yiraahdo kenya ma isdifaaci karto, sidoo kale haddii uu ka soo horjeesto baacsiga al Shabaab wuxuu la yimid yahay iyaga".

Hadalkii madaxweyne Shariif ee ku aadan soo gelitanaka ciidamada Kenya ay soo galeen ciidda Soomaaliya ayuu Gaandhi ku sifeeyay hadal aan micno ku fadhin, waxaana uu yiri; "Madaxweyne Shariif waxaan horay ugu sheegay in ciidamada lagu soo tababaray Kenya aysan aheyn ciidamo dowladeed balse ay yihiin ciidamo beeleed loogu talagalay xoreynta Jubbooyinka iyo Gedo"

Si kastoo ay ahaataba waxaa hadda muuqata in Madaxweyne Shariif hadal waa halkiise uusan talaabo siyaasadeed ka qaadi karin faragelinta Kenya, mar haddii Kenyaatiga ay calanka u ruxayaan deegaanada ay soo galeen dadkii mas'uuliyadooda sheeganayay.

halgankanet@gmail.com

Dunida waxaa xukumi doona mustaqbalka dhow islam: Turjumaadii iyo diyaarintii Cabdullaahi Sujuud

0
0

Islam Will Rule the World soon                  27.10.2011

الإسلام سيحكم العالم قريبا

Mustaqbalka dhow Dunida waxaa xukumidoona Islam !

Hadalkaas waxaayiri cilmi baarayaal iyo khubaro maraykan”.

 

Sheekadaan marka aad aqrinayso waxaa dhowr goor kugusoo laaban doona erayga (ILBAXNIMO/XADAARAD) xadaarad waxay utaagantahay Muslim ama gaalo, sikale hadaan udhigo aduunka waxaa kajirta laba xadaaradood Muslim iyo Gaalo.

 

Khubaradaani hadalkooda waxay ku bilaabeen.

Marka la tixraaco cilmi baaristaan ilbaxnimadu” xadaaradu” ama ilbaxnimo kastaa si ay usii jirto in kabadan 25 sano waxay ubaahantahay in kobaca dadku ” fertility rate”ka ilbaxnimadaas uu gaaro 2.11 reerkasta ama famil kastaa in uu dhalo caruur gaaraysa 2 ilaa 3.

Hadii ay dhacdo in reer kastaa uu dhalo wax kayar 2 caruura taas micneheedu waa in xadaaraddaas/ilbaxnimadaas laga taqalusayo ama ay dhamaanayso.

Cilmi baaristaani waxay sheegaysaa in aysan jirin xadaarad ku badbaadi karta ama kusii jiri karta hadii dhasheedu ay tahay 1.9 caruura reerkiiba, waxay dheheen hadii aan hadalka sikale u dhigno hadii halkii famil uu dhalo  hal caruura taasi waxay lamid tahay caruurta oo jiilka koobaad lamid noqda  dadka waawayn kala barkiis, hadii jiilka 2aad loosii gudbana waxay caruurtu lamid noqonayaan 1/3 tiradii awoowayaashood.

Sanadkii 2006 wadankii dhala hal milyan oo caruur ah waxaa hubaal ah in 2026 aan laheleyn 2 milyal oo shaqaale ah ( micnuhu waa dadkii waa waynaa oo shaqaynayey 2006 intooda badan waa hawl gab 2026) markii dadku yaraado waa markii ilbaxnimadaasi tirtirmi leheed.

 

Sanadkii 2007 kobaca/korida ” fertility rate-ka” yurub wuxuu ahaa in kayar 2 caruura reerkiiba

France        1.8

England      1.6

Greece       1.3

Germany   1.3

Italy          1.2

Spain         1.1

Hadii laysku celceliyo dhammaan 31 wadan oo yurub kobaca dadkoodu waa 1.38  waa in familkastaa dhalo hal caruura iwm, arintaani waxay natusaysaa in xadaarada kobacii dadkeedu sidaas yahay aysan sii jiri Karin.

 Profesorka cilmi baaristaan sameeyey wuxuuyiri, Yurubta aan manta naqaan  mar dhow ayey aduunka kadhamaanaysaa.

Dhankale hadaan ka eegno tirada shucuubta yurub mayaraanayso “ why sababtu maxaytahay”?  sababtu waa qaxootiga kusoo qul qulaya, taas micneheedu waa in dhashii yaraatay ee yurub ay kabayaan dadka usoo haajiraya Yurub, lakin wuxuuyiri nasiib darro qaxootigaasi waa Muslimiin.

 Lagasoo bilaabo 1990  dadka qaxootigaa ee Yurub soo galay 90% waa muslimiin..

Hadii aan ka hadalno sida Muslimiintu ugu kobcayaan Yurub tusaale ahaan France familka Muslimkaa wuxuu dhalaa 8.1 caruura, halka dadka wadanka lahaa ay familkiiba kadhalaan 1.8 caruura, asagoo hadalkiisa siiwata wuxuuyiri Koofurta France waxay ahaan jirtay meesha aduunka ugu kaniisadaha badan hadana waa meesha yurub ugu Masaajidyada badan, oo kaniisadihii ayaa masaajid loo wada bedeley.

 

koofurta France caruurta Muslimiintu waxay kabadantahay 30% halka magaalooyinka waawayn sida Paris caruurta Muslimiintu gaarayso 45%, ninkaani asagoo hadalkiisa siiwata ayuu yiri sanadka 2027 Fracne shantii caruura mid ayaa Muslim noqondoona, taas waxay keenaysaa in 39 sano gudohood France oo dhan ay noqoto Jamhuuriyad Islami ah waayo hada waxaa France laga helayaa 1000 masjid oo aawel kaniisado ahaan jiray.

 Ninkaani wuxuu leeyahay wadanka UK 1981 Muslimiintu waxay ahaayeen 82000, 30 sano kadibna hada waxay marayaan 2.5 milyan taas oo micneheedu yahay inay 30 jibaar kabateen.

Hadaan kahadalno wadanka Holand caruurta kudhalata wadankaas 50% waa Muslimiin, markaas 15 sano kadib kala bar shacabka Holand wuxuu noqonayaa Muslimiin.

Wadanka Ruushka waxaa kunool 23milyan oo Muslimiin ah taas micneheedu waa shantii qofoodba mid ayaa Ruush ah, hadii ciidamada Ruushku dhowr sano kadib 40% wuxuu noqonayaa Muslimiin.

 Wadanka Bilguim Muslimiintu waa 25% halka dhashooduna tahay 50% caruurta wadankaas kudhalata, Dowlada wadankaasi waxay cadaysay markii lagaaro 2025 caruurta wadankaas kudhalata sadexdiiba mid in uu Muslim noqon doono waa 17 sano kadib.

Germany waa wadankii ugu horeeyey oo arintaan ka qayladhaamiyey waxayna dheheen hoos udhaca kobaca dadkeena sina looma joojin karo oo arintu gacanteena way kabaxday waxaana hubaala in Germany noqon doonto Dowlad Islami ah marka lagaaro  sanadka 2050. 

Cilmi baarahaani wuxuu tusaale u soo qaatay hadalkii Col Qadafi: waxaa muuqda calaamado muujinaya in ilaahay dagaal iyo duullaan la,aan uu wadamada yurub soo gelin doono gacannta Muslimiinta asagoo hadalkiisa siiwata ayuu yiri 50 milyan oo Muslimiin ah Yurub waxay kadhigayaan qaarad Muslim ah.

 Hada waa 2008 Yurub waxaa jooga 52milyan oo Muslimiin ah, Dowlada Germany waxaytiri Muslimiinta Yurub 20 sano kadib waxay gaarayaan in kabadan 104milyan.

Aniga wadankayga ( America) qisadu waa isku mid.

 

Hada waqtigaan kobaca shacabka Canada waa 1.6 reerkiiba, hadii laga hadlayo in wadankaasi uusan dadkiisu badan lakin uu jiritaaniisa ilaaliyo waxaa loo baahanyahay in reerkiiba uu dhalo 2.11, taas micneheedu waa in uu shacabkaasi sii dhamaanayo waayo tiradii uu jiritaankiisa ku ilaashan lahaa ayuu ka hooseeyaa 0,51, Diinta Islamkuna waa mida ugu faafida badan wadankaas, sanadihii 2001-2006 shacabka Canada waxay dhaleen 1.6 milyan lakin1.2 milyan waxay ahaayeen dadka wadankaas usoo guuray, ee Canadianku waxay dhaleen 0,4milyan kaliya.

 Wadankan Maraykanka dadka udhashay kobacoodu waa 1.6 familkasta, halka dadka ka imaanaya latin Amerika kaliya ay kobcayaan 2.11 reerkiiba, 1970 wadanka Maraykanka waxaa joogay 100kun oo Muslim ah kaliya laakin manta 2008 waxay kabadanyihiin 9milyan, aduunkii isbedel wayn ayaa kudhacay waana waqtigii hurdada laga kicilahaa!.

2005 magaalada Chicago ee wadanka Maraykanka waxaa kushiray 24 urur oo islaamiyiin ah waxayna go,aan sadeen inay maraykanka ku bedelaan tacliinta,saxaafada, siyaasada iyo waxyaaba kale, waxay dheheen waa inaan isu diyaarinaa in 30 sano gudohood maraykan lagahelaa 50milyan oo Muslimiin ah.

 

Ninka warkaan yiri wuxuu ku calaacalay aduunka caruurta aan awoowaha u nahay ay kunoolaan doonaan ma ahaan doono aduunka aan anagu hada ku nool nahay, waayo kaniisada kaatooliga waxay cadaysay in cadadka Muslimiintu uu faraha kabaxay oon cidina celin Karin, daraasooyinka lasameeyey waxay cadaynayaan in hadii koritaanka Muslimiintu uu sidaan sii ahaado dhowr sano in Islamku uu caalamka dhan xukumi doono!.

 Ninkaani asagoo calaacalkiisii siiwata wuxuuyiri, walaalaha aan isku caqiidada nahayow gaarahaan America waxyaabahaan runtaan oo ka hadlay way soo socdaan ee waa in degdeg looga hor tagaa.

Xigasho: http://www.youtube.com/watch?v=fHlb5FB26Lo

Waxaa diyaariyey” Turjumay” Cabdullahi Cabdi Faarax ( Sujuud )

Sujuud2004@hotmail.com


Banaanbax ay Samaysay Al Shabaab

0
0

Banaanbax looga soo horjeedo soo gelitaanka ciidamada Kenya ayaa ka dhacay magaalooyinka koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee ay Alshabaab ka taliyaan.

Gudiga xiriirka Amaanka oo Shirkii Sadaxaad uga furmay muqdisho,

0
0

 
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda KMG ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali ” Gaas” ayaa waxa uu maanta furay Shirka gudiga xiriirka Amaanka Soomaaliya oo ah Shirkii labaad ee horay loogu soo qabtay dalka dibadiisa
iyadoona ay kasoo qeybgalayn Q.M Urur goboleedka IGAD Jaamacada Carabta iyo waliba Maamulka Puntland iyo Culumaa’udiinka Ahlu suna waljamaaca.
Waxaana shirkaan looga hadlayaa xiriirka dhanka amniga ee wadankan Soomaaliya
shirkani sedexaad ayaa gudiga xiriirka amaanka Somaliya uga furmay Garoon ka Diyaaradaha Aden Cade ee Mgalada Muqdisho
 
xafiisla Muqdisho

Heshiiska Yurub ee dhibaatada daymaha

0
0

Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa ku dhawaaqay in hogaamiyayaasha shirka Brussels ee dalalka Yurub ay gaareen heshiis lagu xalinayo dhibaatooyinka daymaha Yurub

Heshiiska Yurub ee dhibaatada daymaha

0
0

Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa ku dhawaaqay in hogaamiyayaasha shirka Brussels ee dalalka Yurub ay gaareen heshiis lagu xalinayo dhibaatooyinka daymaha Yurub

In this Universe Part 31‏, The Hijab (The Veil),By: Saeed I.Hussein

0
0

 
 
 
The Hijab is one of that duties Allah has set to the people,and it's obliged wamen to take and use it properly,Allah has created these people and knows what is good for them,and He ordered women to cover and hide their body parts which may cause disgrace and disorder on the dignity of the woman,Allah has set the Hijab because it is suitable and it is a protection for the dignity of the woman.
 
Allah the Highest has grants to the women this Hijab because it gives the woman confidence and stability and increase their faith where they gain from wearing the Hijab guidiance and recognition of the reality of this life,and that they will meet only what Allah had already registred for them,and they will not miss any thing that has been set for them to meet,they gain during their wear of this Hijab the real beliefs and they will live virtue and they will deal with the good characteristics of the Believer.
It is obliged and ordered women to wear the Hijab and keep their bodies hide and covered to keep their dignity:
يا أيّها النبيّ قل لأزواجك وبناتك ونساء المؤمنين يدنين عليهنّ من جلابيبهنّ ذالك أدنى أن يعرفن فلا يؤذين وكان الله غفورًا رّحيمًا (ألأحزاب)
Verse in Al-ahsab(59):O Prophet ! tell thy wives and thy daughters, and the women of the believers, that they should pull down upon them of their outer cloaks from their heads over their faces. That is more likely that they may thus be recognized and not molested. And ALLAH is Most Forgiving, Merciful
Tahoma">
The Hijab is an obliged by the Almighty Allah and He knows what suits to His creature that He created,so we should obey and and do perfectly what Allah ordered us,we all know the difference between the girl who wearing a Hijab from that one doesn't wear a Hijab it is clear the one you give respect and see her personnality as high as a virtue and good characters,the naked girl causes all problems of the sins and she has no respect in the both the World and the Hereafter.
We are all ordered as a Believers to be in good manner and keep our action and words in good behaviours such to control our eyes not to watch or look what cause us get a sins and faults,and we should keep every part of the body parts by guiding it to the right path:
قُلْ لِلْمُؤْمِنِينَ يَغُضُّوا مِنْ أَبْصَارِهِمْ وَيَحْفَظُوا فُرُوجَهُمْ ذَلِكَ أَزْكَى لَهُمْ إِنَّ اللَّهَ خَبِيرٌ بِمَا يَصْنَعُونَ وَقُلْ لِلْمُؤْمِنَاتِ يَغْضُضْنَ مِنْ أَبْصَارِهِنَّ وَيَحْفَظْنَ فُرُوجَهُنَّ وَلا يُبْدِينَ زِينَتَهُنَّ (النّور)
Verse in Annur(30-31):Say to the believing men that they restrain their looks and guard their private parts.That is purer for them. Surely,ALLAH is Well-Aware of what they do. And say to the believing women that they restrain their looks and guard their private parts,and that they display not their beauty or their embellishment.
Our Prophet may the peace and bless of the Allah be upon him told us to keep our eyes and control what we are looking and make sure wether it is allowed or not:
قال رسول الله صلى الله عليه وسلّم:"العينان تزنيان وزناهما النّظر والفرج يصدّق ذالك أو يكذبه"
Hadith:The Messenger of Allah may peace and bless be upon him said:The eyes make illegal sex contact and it's illegal sex contact is watching and looking and the sex organs or reproduction organs makes is true or makes it lie and false.
We should submit to all what our religion teaching us and we must obey Allah and His Messenger otherwise their will be a punishment for that reward:
وما كان لمؤمن ولا مؤمنة إذا قضى الله ورسوله أمرًاأن يكون لهم الخيرة من أمرهم ومن يعص الله ورسوله فقد ضلّ ضلالا مبينًا(الأحزاب)
Verse in Al-ahsab(36):And it behoves not a believing man or a believing woman, when ALLAH and HIS Messenger have decided a matter,that they should exercise their own choice in the matter concerning them.And whoso disobeys ALLAH and HIS Messenger,surely,strays away in manifest error.
The Hijab is a very important duty which our religion obliged on us,we could not take it easy and leaf it chasing after our desires,we should submit fully to all what our religion teaching us,so woman must take the Hijab only she can be without Hijab inforont of their close relatives those who can't marry her(Mahram),the others who can marry her are the ones she should take Hijab in their attendance:
وَلا يُبدِينَ زِينَتَهُنَّ إِلا لِبُعُولَتِهِنَّ أَو آبَائِهِنَّ أَو آبَاءِ بُعُولَتِهِنَّ أَو أَبنَائِهِنَّ أَو أَبنَاءِ بُعُولَتِهِنَّ أَو إِخوَانِهِنّ(النور)
Verse in Annur(31):and that they display not their beauty or their embellishment except that which is apparent thereof,and that they draw their head-coverings over their bosoms,and that they display not their beauty or their embellishment save to their husbands,or to their fathers,or the fathers of their husbands,or their sons,or the sons of their husbands,or their brothers. 
The people who are allowed to appear before them without Hijab imclude:
‏لاَّ جُنَاحَ عَلَيْهِنَّ فِى ءَابَآئِهِنَّ وَلاَ أَبْنَآئِهِنَّ وَلاَ إِخْوَانِهِنَّ وَلاَ أَبْنَآءِ إِخْوَانِهِنَّ وَلاَ أَبْنَآءِ أَخَوَاتِهِنَّ وَلاَ نِسَآئِهِنَّ وَلاَ مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُهُنَّ وَاتَّقِينَ اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ كَانَ عَلَى كُلِّ شَىْءٍ شَهِيداً(‏الأحزاب‏‏)‏‏.‏
Verse in Al-ahsab(55):There is no blame on them in this respect with regard to their fathers or their sons or their brothers,or the sons of their brothers,or the sons of their sisters,or their womenfolk or those whom their right hands possess.And fear ALLAH, O wives of the Prophet.Verily,ALLAH is a Witness over all things.
The conditions which are needed for the Hijab in the Sharia law is as follows:
1-it should cover and hide all body parts except the face and two palms of the hands.
2-the Hijab cloth should not be an attractive and having a special decotations.
3-it should not be a light which is transparant and body can appear to see.
4-it should be a wide enough and not tight to the body.
5-it should not have an attractive good smell of perfumes.
6-it must not look like the clothes of that Unbeleivers wear.
7-it must not looks like the men's dress.
8-it should not be differ from that normal dress that people use,and not make a sign of strangeness or unfamiliar thing.
Allah glory to Him gave us the cloth or the dress in order to hide and cover our body and not to be naked but in a dignity way:
يَا بَنِي آدَمَ قَدْ أَنزَلْنَا عَلَيْكُمْ لِبَاسًا يُوَارِي سَوْءَاتِكُمْ وَرِيشًا وَلِبَاسُ التَّقْوَىَ ذَلِكَ خَيْر( الأعراف)
Verse in Al-A'raaf(26):O children of Adam,WE have indeed send down to you raiment to cover you nakedness and to be a means of adornment;but the raiment of righteousness – that is the best.
Allah the highest wants us to be in a good behaviour and in a dignity,He is the One creates us and kows well what is good or bad for us,so He set for us to wear the Hijab that is to obey what Allah ordered us to do,you should know that the fearing of the Allah is the best dress may person take and wear it,this fearing of Allah is the what guiding you to get all the good manners and take Hijab as it ordered to you.
The Unbelievers say that was a period and a time which people were naked but we Believers have our study in our Islam and we know that Adam and the Eve was wearing a cloth and when they disobeyed the order and tast the tree which was prohibited from them they became naked then they began to hide their bodies by the leaves,and there Allah told us that He send down to us a raiment to cover our body.
The Hijab is pretty and beauty form which makes the woman steady and virtue,so it is needed women to keep out from theirselves every thing may arise a sin or faults,so they should control all their deeds,they way they behave and talk or walk and every action they may do:
يا نساء النّبيّ لستنّ كأحد من النّساء إن اتّقيتنّ فلا تخضعن بالقول فيطمع الّذي في قلبه مرض وقلن قولا معروفًا (ألأحزاب)
Verse in Al-ahsab(32):O wives of the Prophet ! you are not like any other women if you are righteous. So be not soft in speech, lest he, in whose heart is a disease, should feel tempted; and speak decent words.
It is needed woman to walk steadily in good way without making extraordinary movements which is show that may cause the Satan(Devil) to get chance to cause this to bring a big sins and spread it over the people,so it is recommended woman to keep walk steadily,and take good and perfect steps without any unfamiliar movements::
‏‏وَلاَ يَضْرِبْنَ بِأَرْجُلِهِنَّ لِيُعْلَمَ مَا يُخْفِينَ مِن زِينَتِهِنَّ وَتُوبُواْ إِلَى اللَّهِ جَمِيعاً أَيُّهَا الْمُؤْمِنُونَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ {النور‏}‏‏
Verse in Annur(31):And that they strike not their feet so that what they hide of their ornaments may become known. And turn ye to ALLAH all together,O believers,that you may prosper.
The rewards that the naked woman will get it is a Hellfire and it is not an easy thing:
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:" صنفان من أهل النار لم أرهما: نساء كاسيات عاريات مائلات مميلات، ورؤوسهن مثل أسنمة البخت، لا يدخلن الجنة ولا يجدن ريحها، ورجال معهم سياط كأذناب البقر يضربون بها عباد الله".
Hadith:The Messenger of Allah may peace and bless be upon him said:two types of Hell inmates I never saw like it:women naked and same time wearing inclining and deceiving and their heads like the hump of the camel they will not enter the Pradise and they will not get it's smell,and a men with them a whips like the tail of the cow and they hitting it to the Allah's servants.
The shyness is the key of success and as well to be a virtue person,as we know everyone who his shyness is more that means his behaviour and his characteristics are good,and he is well respected person:
قال صلى الله عليه وسلم : " إن لكل دين خلقاً ، وإن خلق الإسلام الحياء" وقال صلى الله عليه وسلم :" الحياء من الإيمان ، والإيمان في الجنة "
Hadith:The Messenger of Allah may peace and bless be upon him said:every religion there it has a manner and the manner of the Islam is the shyness and timidity,and The Messenger of Allah may peace and bless be upon him said:the shyness in part of the faith,and the faith is in the Pradise.
Our religion has given the women an excellency and a good honorin respect,where the work and the responsibilities are on the men,so all expensies and the needs are wanted man to make available to the family,where women manage and take responsibilities of the house and the upbringing of the Children:
وَقَرْنَ فِي بُيُوتِكُنَّ وَلآ تَبَرَّجْنَ تَبَرُّجَ الْجَاهِلِيَّةِ الأُولَى(الأحزاب)
Verse in Al-ahsab(33):And stay in your houses with dignity, and display not your beauty like the displaying of the former days of ignorance.
The Hijab is a dignity and a distinction for the woman and it’s an order from our Creator where it's not for place of debate or argument we should submit that order as it is if we are a Beleivers:
وما ءاتاكم الرّسول فخذوه وما نهاكم عنه فانتهوا واتّقوا الله إنّ الله شديد العقاب(الحشر)
Verse in Al-hashri(7):And whatsoever the Messenger gives you,take it,and whatsoever he forbids you, abstain from it.And fear ALLAH,surely,ALLAH is Severe in retribution.
When for example comes a necessary cases woman can put the veil out in certain reason temporarily in that needed period for example if someone who wants to marry the girl wants to see her face she will put the veil and show her face,because he has right to see her and check it,as well when the women is an old in age she can wear normal without Hijab but keeps always that good manners which our religion taught us:
والقواعد من النّساء اللآتي لا يرجون نكاحًا فليس عليهنّ جناح أن يضعن ثيابهنّ غير متبرجات بزينة وأن يستعففن خير لهنّ والله سميع عليم(النّور)
Verse in Annur(60):Such elderly women as are past the age of marriage-there is no blame on them if they lay aside their outer clothing without displaying their beauty. But to abstain even from that is better for them.And ALLAH is All-Hearing,All-Knowing.
The Satan(Devil) is the real enemy to the Adam's sons as Allah inform us more times and must take care and see as an enemy,he is always ready to deceive us and mislead us,the Satan lead people to prefer nakedness from dressing and doing disobiedince:
يَا بَنِي آدَمَ لاَ يَفْتِنَنَّكُمُ الشَّيْطَانُ كَمَا أَخْرَجَ أَبَوَيْكُم مِّنَ الْجَنَّةِ يَنزِعُ عَنْهُمَا لِبَاسَهُمَا لِيُرِيَهُمَا سَوْءَاتِهِمَا(الأعراف)
Verse in Al-A'raaf(27):O children of Adam,let not Satan seduce you,even as he turned your parents out of the Garden,stripping them of their raiment that he might show them their nakedness.Truly,he sees you,he and his tribe,from where you see them not.Surely,WE have made Satan friends of those who believe not.
The Satan always fight with the Hijab and all what is honorable things,it wants people to be disgrace and shameful,and he wants to get more friends in the Hell with him,so we should be careful and aware about that,always the Satan(Devil) gets the chance from the Unbelievers and lead them in his way that they call his plans civilization and freedom or democracy and some thing like that way they make hide and cover the bad deeds with the decorated names that they deceive people with it,and that they make these bad deeds seem a lawful and a good scenery,but really is Satan's palns.
A person can follow the Satan's plan and dive his desires but the question is how long does he remain with this situation? Is it the target which may person aim to gain it,so we all understand that the best plan is that one the Creator of this Universe has put for us,it is enough we need no other plans,so we must submit to our religion fully and guide ourselves to the right path which leads us to the Pradise and the please of Allah:
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : " كل أمتي يدخلون الجنة إلا من أبى "، قالوا : يا رسول الله ومن يأبى ؟ قال :" من أطاعني دخل الجنة ، ومن عصاني فقد أبى ".
Hadith:The Messenger of Allah may peace and bless be upon him said:All my people are entering the Pradise except who refuse by himself,then they asked:O' Messenger of Allah who will refuse it? The Messenger said:who obey me will enter the Pradise and who disobey me is the one who refused it.
 
 
Xijaabku waa ma dhaafaan
Xushmada iyo sharaftaba
Xijaabkaa u Aabbe ah
Xijaabka xidhashadiisaa
Xaqa siiya dumarkoo
Xarragiyo wanaagiyo
Xasillooni degganida
Xurmaynta waajibaadkiyo
Xeerka Alle ku toosnaan
Xalaal weeye qurux badan
Xijaab gabadhada sidatee
Xishoodku uu ku dheeryee
Xejinaysa taqwadiyo
Xukunkii Alluhu dhigay
Xeel dheeri xulashada
Xiise waxad jeclaataa
Xaas inay ahaatoo
Xurmo aad wadaagtaan
Xaasha'e uma ogolid
Xagtini inay gaadhee
Xuma ay dareentee
Ama kaa xanaaqdee
Xuural caynta dunidiyo
Xila loo bogaayiyo
Xulashay ku mudan tahay
Kuwa xumaa ku faanee
Xarragada is bidaayee
Ka xuub siibtey diintee
Xabashidiyo gaalada
Xulufada ka yeeshoo
Xijaabka intay diideen
Yidhi xorriyad dooniyo
Xaq baan raadinaynaa
Xaalkoodu duniduu
Ku xaddiday dantoodoo
Xilli kaleba may oga
Xisaabtanka ma ay gelin
Xabaal lays dhigaayiyo
In la is xashrinayoba
Xilka maanta yaallaa
Xoogsigaaga inuu yahay
Xaalkiisba ma ay oga
Xaajadu fudayd iyo
Xeel bay la tahayoo
Xariifnimo is moodiyo
Xubbigaaga maahee
Xaakimkii Allaa dhigay
Xeer dastuura weeyaan
Kii xeerin waayee
U xagliya Iblaysyada
Xilli kale ayuu garan
Kii xoog is bidayaa
Xeeshiis ha dheelee
Xurmo iyo wanaaggana
Xadhigeed ha laalee
Xaggee buu bal tegayaa
Xorriyadahan Shaydaan
Ma xal bay u helayaan
Iyagayska xaasiday
Xannaankii Illaahay
Xumihii ka doortoo
Xaytoo is qaawiyey
Xishoodkii illaawoo
Xayndaabkii jebiyoo
Xamuurado is mariyood
Xidinxiito moodaa
Xurmo darrada qaabkiyo
Xiska iyo dareenkana
Xumbo markiiba qallashiyo
Xaangeeyadii tahay
Xijaabku waa ma dhaafaan
Xishoodkuu sidaayoo
Xushmad iyo qadderiniyo
Xulashuu u door yahay
Xaakimkii Allaa dhigay
Xikmad weeye diini ah
Xeeldheeri samihiyo
Xaaraan laga fogaadiyo
Xurmaynta amarka Eebbaha
Xaraf aan la dhayalsanin
Xadhigeeda la qabsado
Waa xaqa sugnaadee
Xijaabku waa ma dhaafaan
Xijaabkuba haweenkuu
Xaqoodii ilaashoo
U horseeday xurmo oo
U xaddiday masiirkood
Xoolohoodu waa nolol
Xidhiidhkoodu waa khayr
Xeradoodu waa Janno
Adduunkoodna waa xurmo
Xijaabku waa ma dhaafaan
Xijaabku waa ma dhaafaan
Xijaabku waa ma dhaafaan
 
We ask the Almighty Allah to guide us to the right path and let us understand what is good for us in the both Worlds,the World and the Hereafter.
 
 
Saeed Ibrahim Hussein
As/w/w

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live