Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Pakistan: Qarax Bambo oo Dilay 14 Qof

0
0

Bambada ayaa ku qaraxday bartamaha magaalada Peshawar oo ah xarunta gobolka Khyber Pakhtunkhaw ayaa dishay 14 qof oo uu ku jiro Haroon Bilour oo ah murashax kursi baarlamaan oo ka tirsanaa xisbiga ANP


Duqeyn xoogan Oo ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe

0
0

Saakow ( Sh. M. Netwotk )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn diyaarado dagaal Barqanimadii maanta ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe.
Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa ka dhacday inta u dhexeysa deegaanada Doobaay iyo Juwaarey oo hoos yimaada degmada Saakow ee gobolkaasi.
Lama oga illaa iyo haatan khasaaraha ka dhashay duqeyntaasi iyo sidoo kale heybta diyaaradaha fuliyay.
Waxaana goobaha la duqeeyay ku sugan dagaalayhannada Al Shabaab oo weli ku xoogan gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.
Welina ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka Xarakada Al Shabaab oo la xariira duqeyntaasi
Inta badan diyaaradaha dagaalka Kenya iyo kuwa Mareykanka yaa duqeymo ka fuliya K/ Soomaaliya, gaar ahaan deeganada ay maamulaan dagaalyahannada Al Shabaab.
The post Duqeyn xoogan Oo ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe appeared first on Shabelle.

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Khudbad ka jeediyay Shirka Iskaashiga Shiinaha iyo dalalka Carabta

0
0

Beijing ( Sh. M. Network )-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Khudbad ka jeediyay shirka Sideedaad ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ee lagu qabtay Aqalka Shacabka ee Caasimadda Beijing ee Dalka Shiinaha.
Wasiirka ayaa ugu horeyn ka mahad celiyay sida maamuuska leh ee loogu soo dhaweeyay Dalka Shiinaha, isagoo sheegay in shirkan uu xoojinayo saaxiibtinimada iyo wada shaqeynya Dowlada Shiinaha iyo Wadamada Carabta.
“Waxaan aad ugu mahad celinayaa dowlada iyo dadka Shiinaha sida wanaagsan oo ay noo soo dhaweeyeen, Shirkan wuxuu ka mid yahay shirarka Iskaashiga ee xoojinaaya Saaxibtinimada taariikhiga ah ee ka dhaxeysa Shiinaha iyo Dowladaha Carabta, wuxuuna xoojinayaa kalsoonida siyaasadeed iyo iskaashiga wada jirka ah ee dhinac walba si loo helo deganaasho Nabadeed iyo Hormarka dhanka dhaqaalaha ee bulshada labada shacab”.ayuu yiri Wasiirka.
Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shirka ka sheegay in Soomaaliya ay ku taalo Goob muhiim u ah isku xirka Ganacsiga Aduunka, wuxuuna xusay in Xiriir Taariikhi ah uu kala dhaxeeyo Shiinaha oo Iskaashi dhinacyo badan uu dhex maray.
“Soomaliaya waxay dhacdaa goob muhiim ah oo istiraatiiji u ah Caalamka iyo isku gooshida dhanka ganacsiga, waxayna la leedahay dowladda Shiinaha xiriiir taarikhi ah oo qoto dheer kuna dhisan Ixtiraam, Sidoo kale Soomaliya waxay ka mid tahay dowladihii ugu horeeyay ee xiriir wada shaqeyn la sameeya Shiinaha, iyadoo ka qeyb qaadatay sidii ay Dowladda Shiinaha kaalin weyn ugu yeelan laheyd Caalamka, waxayna Soomaaliya ka qeyb qaadatay sida Shiinaha Qaramada Midoobay uga heli lahaayeen kursigooda sharciga ah”.ayuu yiri Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya.
Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibada ayaa Dalalka kasoo qeyb galay shirka u sharaxay Hormarka Soomaaliya ka socda, isagoo u sheegay in Isbedelo guul ah laga sameeyay dhinaca Dhaqaalaha, Amniga iyo Siyaasadda.
“Soomaaliya maanta waxay hormar ka gaartay dhinacyada Dhaqaalaha Amniga iyo Siyaasadda waxayna diyaar u tahay in laga caawiyo dhanka maalgashiga sida Baddaha, Garoomada Diyaaradaha, Beeraha iyo Kalluumaysiga, Dowladda Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay awoodo sugidda Amniga guud ahaan dalka, waxayna damaanad qaadeysaa Amniga shaqaalaha Dowladda iyo Maalgashiyaasha kala duwan”.
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa la kulmay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping iyo qaar ka mid ah Wasiiradda Carabta ee Shirka ka qeyb galay.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297899462... 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297899462... 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297899462... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297899462... 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297899462... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297899462... 630w" sizes="(max-width: 1080px) 100vw, 1080px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297902583... 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297902583... 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297902583... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297902583... 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297902583... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297902583... 630w" sizes="(max-width: 1080px) 100vw, 1080px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297904975... 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297904975... 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297904975... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297904975... 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297904975... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297904975... 630w" sizes="(max-width: 1080px) 100vw, 1080px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297908580... 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297908580... 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297908580... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297908580... 80w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297908580... 265w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297908580... 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297908580... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297908580... 560w" sizes="(max-width: 1080px) 100vw, 1080px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297891053... 225w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297891053... 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297891053... 315w" sizes="(max-width: 768px) 100vw, 768px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297894355... 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297894355... 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297894355... 356w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297894355... 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297894355... 677w" sizes="(max-width: 900px) 100vw, 900px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297896963... 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297896963... 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297896963... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297896963... 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297896963... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/FB_IMG_1531297896963... 630w" sizes="(max-width: 1080px) 100vw, 1080px" />
The post Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Khudbad ka jeediyay Shirka Iskaashiga Shiinaha iyo dalalka Carabta appeared first on Shabelle.

Weerar Oday Dhaqameed lagu dilay Oo ka dhacay G/ Baay

0
0

Qansax-Dheere ( Sh. M. Network )-Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta Ciidamada milatariga Soomaaliya weerar qorsheysan ay ka fuliyeen duleedka degmada Qansax-Dheere ee gobolkaasi.
Weerarkan ayaa la sheegay in Ciidamada dowladdu ay ku dileen Ugaas Cabdiyow oo si weyn looga yaqiinay gobolka Baay ee koonfurta Soomaaliya.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in Marxuumkaasi lagu dilay Waddada soo gasha deegaanka Ufurow ee gobolkaasi.
Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha Ciidamada ee G/ Baay oo ku aadan dilka Nabadoonkaasi iyo weerarka ay ka fuliyeen halkaasi.
Deegaanka Ufurow iyo nawaaxigiisa ayaa waxaa ku suguan dagaalyahannada Xarakada A Shabaab oo inta badan weeraro ka fuliya gobolkaasi.
The post Weerar Oday Dhaqameed lagu dilay Oo ka dhacay G/ Baay appeared first on Shabelle.

Shacabka Muqdisho Oo soo dhaweeyay hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Qaar ka tirsan shacabka ku nool magaalada Muqdisho, ayaa si weyn u soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shalay guddoomiyaha maxkamadda sare, Baashe Yuusuf Axmed oo ku aadan isbedelka lagu sameeyay nidaamka Garsoorka dalka.
Dadkan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa muujiyay aragtidooda la xiriirta go’aanka guddoomiyaha oo ah in la hirgeliyay barnaamij cusub oo lagula soconaya go’aanada maxkamadaha dalka.
Nidaamkan cusub ayaa rajo weyn laga muujiyay in uu wax badan ka bedeli doono cabashada la xiriirta cadaalad darro ay shacabka Soomaaliyeed sheegeen in ay ka jirtay maxkamadaha dalka.
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf ayaa ballan qaaday in uu wax ka qabanayo cadaalada darrada ka jirta maxkamadaha, waxaana uu Garsoorayaasha ugu baaqay in ay si hufan ugu adeegaan shacabka.
The post Shacabka Muqdisho Oo soo dhaweeyay hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga appeared first on Shabelle.

Mareykanka Oo muwaadiniintiisa uga digay in ay U Safraan Soomaaliya

0
0

Washington ( Sh. M. Network )-Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda in ay u safraan dalka Soomaaliya sababo la xaiira ammaankooda.
War ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibadda dalkaasi ayaa looga digay in xilligan ay u ambabaxaan Soomaaliya, iyadoona la sheegay in kala kulmi karaan weeraro Argagixiso iyo weliba Afduub.
Muwaadiniinta Mareykanka ayaa looga digay in ay tagaan guud ahaan Soomaaliya oo ay ka mid yihiin deegaanada Soomaaliland iyo Puntland oo la sheegay in ay ka jiraan jidgooyooyin sharci darro ah oo muwadiniintooda lagu dhibaateyn karo, haddii ay isticmaalan Waddooyinkaasi.
Sidoo kale muwaadiniinta Mareykanka ee haatan ku sugan Soomaaliya ayaa looga digay in ay ka agdhawaadaan goobaha ay dadka ku badan yihiin, halkaasi oo ay sheegeen in ay ka dhici karaan weeraro Argagixiso ah, sida hadalka loo dhigay.
Digniintan ayaa imaaneysa, xilli Al Shabaab Sabtidii ay weerar ku qaadeen xarunta Otto Otto oo ay dagan yihiin Wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga ee Soomaaliya.
The post Mareykanka Oo muwaadiniintiisa uga digay in ay U Safraan Soomaaliya appeared first on Shabelle.

Kenya oo raadineysa hanti ka maqan

0
0

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo dhiggiisa Switzerland Alain Berset ayaa saxiixay heshiis lagu doonayo in lagu caawiyo Kenya in ay dib uga soo kabato hantida sida sharci-darrada ah lagu abuuray ee lagu keydsaday bangiyada Swisska.

Kenyatta iyo Berset ayaa saxiixay heshiiskan malintii Isniinta intii lagu jiray booqasho laba maalmood ah oo madaxweynaha Switzerland ku tagay Kenya.

Talaabadan iyo waxa ay uga dhigan tahay xukuumadda Uhuru Kenyatta ayay Caasho Ibrahim ka wareystay...

Maraykanka oo si uu yeelo garan la' carruur soogalooti ah oo waalidkooda la tarxiilay

0
0

Waaliddiinta dhalay 12 kamid ah carruurta ayaa la musaafuriyay, sida ay sheegtay dowladda Mareykanka.


Jarmalka oo 20 Malyan oo Euro ugu deeqay barakacayaasha Afrikada Bari

0
0

Magaalada Jabuuti ayaa lagu soo gabagabeeyey kulan laba maalmood uga socday hay'adaha qaxootiga ee dalalka gobolka iyo urur goboleedka IGAD, kaasoo looga arrinsanayey qaabka loo maamuli doono malaayiin Euro oo dawladda Jarmalku ay ku deeqday.

Somaliland oo ka hadashay nabadeynta Ceel-Afweyn

0
0

Somaliland ayaa qodobbo hordhac u noqonaya dedaallada loogu jiro nabadaynta deegaannada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag oo colaadi ku dhexmartay beelo halkaasi wada ka dega ka soo saaray deegaannadaas.

Gaarisa oo dhibaato lagu qabo Al-Shabaab

0
0

Mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya inay weli kacaakufayso xaaladda amniga ee Gobolka iyadoo weli ay Al-Shabab awood u leeyihiin weerarro ay ka gaystaan gobolka.

Weeraradan ayaa imanaya xilli ay dawladdu kordhisay ciidamada amniga ee kasoo jeeda Gobolka kuwaasi oo ciyaaraya door hoggaamineed.

Warbixintan waxaa noo soo diray Maxamed Faarax Shire.

 

'We laugh, sing and play music': the rise of Mogadishu

0
0

Wednesday July 11, 2018he surprising sounds of a late evening in Mogadishu: surf on the beach, laughs of revellers, clinking of cups and glasses, oaths of harassed waiters and the soft melodies of the oud of Aweys Kabanle.Kabanle, a 45-year-old former dressmaker turned musician, is playing traditional Somali music at the luxury Mogadishu Beach View hotel at the city’s Lido to a smartly dressed audience in one of the world’s most dangerous cities.“This is Mogadishu. We laugh and sing. We play music. Music is for peace so we no longer live in fear,” Kabanle says, sipping a cappuccino.There are few cities with contrasts as stark as those of Mogadishu. Swollen by hundreds of thousands of people displaced by famine, drought and conflict in rural areas, its outlying districts resemble a vast refugee camp. Authorities are incompetent, corrupt or simply absent.It is seven years since the Islamic militants of al-Shabaab withdrew but many streets bear the scars of more than two decades of incessant warfare.Ads By Google Mogadishu’s inhabitants have long been known for their resilience, but a new wave of activists, entrepreneurs and artists are now trying to improve their city.Two years ago, Kabanle survived an al-Shabaab gun attack and suicide car bombing close to where he now performs every evening. The attack left at least 10 dead, including three of Aweys’s friends. The oud player was forced to jump over the wall of the hotel where he was playing to escape.“For several months following, there was no show,” he says. “People were unwilling to come back but I was committed to come here again. I started the first night by myself alone playing music and resumed hosting the show. Thanks be to God, people got confidence and now they are coming back for my show.”Despite the ongoing violence in the Somali capital, the economy is growing, hundreds of expatriates are returning from the west or African nations, scores of colleges are opening to cater for the young population and there is growing investment from the diaspora. Estate agents thrive: a two-storey house can cost nearly £100,000. Mogadishu has hosted a TEDx conference.Ahmed Hassan Sheikh decided to return to Mogadishu from Kenya a year and a half ago. He started his own arts company inside the fortified Mogadishu airport complex, where thousands of diplomats, United Nations staff and regional troops from the African Union stabilisation force are based.There is no shortage of demand for Sheikh’s paintings.“I do not need to fight with a gun. I have a powerful pen with which I draw my feelings. I believe through it I can bring change. I can make Mogadishu peaceful,” the 48-year-old artist says.His paintings call for young people to take up pens and books instead of arms, to warn against illegal migration and its devastating effects on Somali families.Other drawings recall life in old Mogadishu before the civil war, a time when the city was known as the most beautiful city in Africa. “When people see my artworks of former Mogadishu and how it used to be like, they appreciate how peaceful and prosperous Mogadishu was,” Ahmed says.Then there is Ubaxa Caasimadda (Flowers of the City), a group of students who, 18 months ago, set out to smarten scruffy city streets and mark roads to increase public safety. They started with the safest roads such as those near the presidential palace, because some had already received death threats from al-Shabaab.“When we started, we did not even know what will come out. It was just, go and do and then see. We knew the dangers we were facing but we took that risk,” says Amira Mahad Abdulle, a 24-year-old university student.Abdulle wears a burqa to conceal her identity and does not respond to phone calls from unknown people for her safety. “There are a lot of threats coming in but I try to stay safe. I do not fear. I want to serve Mogadishu,” she says.The group decided to act “because nobody else was willing to do it” and the government in Mogadishu is focused on fighting al-Shabaab. “We could not sit behind and wait for someone else to do this for the people of Mogadishu. We are the youth of this country and we decided to stand up for it,” Abdulle says.So far the group has painted dozens of zebra crossings and have planted flowers on pavements. “We are committed. We were born in Mogadishu and we want to help our city become developed, beautiful and safe like other cities in the world,” Isse Hassan Ibrahim, a 23-year-old typographic graduate, says.Though his best friend, a government employee, was assassinated by al-Shabaab last year, Ibrahim never stopped working as a volunteer in Mogadishu. “When my friend was killed, I got scared but I decided not to quit. I want to help my people and my capital city,” Ibrahim says. “We now have new youth groups joining us from other cities.”In the last 18 months, US and Somali forces have intensified the battle against al-Shabab, though without achieving decisive success. Last week US officials said a new airstrike killed 14 militants. Though the increased military activity has weakened the extremists, it also led to more civilian casualties.Kabanle believes his country will soon be at peace. “Somalia is no longer a war zone. It is a love zone,” he says, pointing to a group of young men and women sitting on the warm white sand of Mogadishu’s beach.
advertisements

 

  • Somali families fleeing conflict between Al-Shabab and residents in Galmudug sleeping under trees and in school - Radio Ergo
  • Uhuru, top US commander renew commitment to peace in Somalia, S.Sudan - Capital News
  • Ethiopia’s Somali region frees all political prisoners from Ogaden jail - Africanewss
  • Ethiopia says re-opening roads to Eritrea's Red Sea ports a priority - Reuters
  • Saudi Arabia Files UN Complaint over Iranian Violations in its Territorial Waters - ASHARQ AL-AWSAT
  • Saudi Arabia Welcomes OIC-Hosted Summit on Afghanistan Peace - ASHARQ AL-AWSAT
  • IDP camp leaders dispute denies food to hungry families in Sool - Radio Ergo
  • East African bloc lauds China-built free trade zone in Djibouti - Xinhua
  • Ethiopia requests UN to lift Eritrea sanctions - The East African
  • Investing in Human Capital Development: New Project to Reduce Childhood Stunting in Djibouti - World Bank
  • Meet Ramla Ali - The First British Female Muslim Boxing Champion - Huffpost
  • U.N. hails renewed ties between Eritrea and Ethiopia, no word on sanctions - Reuters
  • Somalia launching foundational biometric identity program - Biometric Data
  • Somali students volunteer to educate the dispossessed - Mail Online
  • EU Support for Somalia - EU
  • Kenyan police foil al-Shabab attack in border region - Xinhua

Ethiopia says re-opening roads to Eritrea's Red Sea ports a priority

0
0

Wednesday July 11, 2018Landlocked Ethiopia wants to make the re-opening of two roads connecting it to two of Eritrea’s Red Sea ports a priority in the two nations’ reconciliation process, a government spokesman said on Wednesday.In a move that ended a 20-year military stand-off, the Horn of African neighbors agreed on Monday to open embassies, develop ports and resume flights.Ads By Google The historic reconciliation could transform politics and security in the volatile Horn region, which lies along one of the world’s busiest shipping routes.Ethiopian government spokesman Ahmed Shide said on Wednesday that the reopening of two critical roads leading to the ports of Assab in Eritrea’s south and Massawa in the north would benefit the whole region.“The unfolding developments will not only benefit our peoples, but the entire Horn of Africa region will be a part of these developments,” Shide was quoted as saying in an interview published on the Eritrean information ministry’s website.Also on Wednesday, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed’s chief of staff wrote on Twitter that Ethiopian and Eritrean passport holders would be able to travel to the other country and obtain visas on arrival.The changes are sweeping away years of hostility and raising hopes in both countries for a lucrative peace dividend.Access to the ports of Assab and Massawa could greatly help Ethiopia’s push to boost their exports and increase hard currency earnings, analysts say.The country of 100 million is heavily dependent on ports in tiny neighbor Djibouti, but since Abiy took office, has also negotiated access to a port in Sudan.
advertisements

 

  • Somali families fleeing conflict between Al-Shabab and residents in Galmudug sleeping under trees and in school - Radio Ergo
  • Uhuru, top US commander renew commitment to peace in Somalia, S.Sudan - Capital News
  • Ethiopia’s Somali region frees all political prisoners from Ogaden jail - Africanewss
  • 'We laugh, sing and play music': the rise of Mogadishu - The Guardian
  • Saudi Arabia Files UN Complaint over Iranian Violations in its Territorial Waters - ASHARQ AL-AWSAT
  • Saudi Arabia Welcomes OIC-Hosted Summit on Afghanistan Peace - ASHARQ AL-AWSAT
  • IDP camp leaders dispute denies food to hungry families in Sool - Radio Ergo
  • East African bloc lauds China-built free trade zone in Djibouti - Xinhua
  • Ethiopia requests UN to lift Eritrea sanctions - The East African
  • Investing in Human Capital Development: New Project to Reduce Childhood Stunting in Djibouti - World Bank
  • Meet Ramla Ali - The First British Female Muslim Boxing Champion - Huffpost
  • U.N. hails renewed ties between Eritrea and Ethiopia, no word on sanctions - Reuters
  • Somalia launching foundational biometric identity program - Biometric Data
  • Somali students volunteer to educate the dispossessed - Mail Online
  • EU Support for Somalia - EU
  • Kenyan police foil al-Shabab attack in border region - Xinhua

Ethiopia’s Somali region frees all political prisoners from Ogaden jail

0
0

Wednesday July 11, 2018President of Ethiopia’s Somali regional state has reportedly ordered the release of all political prisoners held in the region’s notorious jail facility.According to Harun Maruf, a Voice Of America journalist who extensively covers the Horn of Africa region said Abdi Mohamud Omar, known as Abdi Illey released detainees including opponents and former security officials.Other journalists stressed that relatives of the inmates had queued at the premises of Jail Ogaden officially known as Jijiga Central Prison. The current move comes on the back of a scathing report on Jail Ogaden released by Human Rights Watch (HRW). The group called on Prime Minister Abiy Ahmed to probe widespread rights abuses routinely carried out on inmates.The 88-page report asserted that “Prison officials and security forces have arbitrarily detained and tortured prisoners for years in the notorious regional prison known as Jail Ogaden.“Ethiopia’s new prime minister, Dr. Abiy Ahmed, should urgently order investigations into the horrific situation, and the government should ensure regional security forces and officials are held accountable.“The prison’s security forces, including the Somali Region’s notorious paramilitary force, the Liyu police, are implicated. The unit reports to the Somali Region president, Abdi Mohamoud Omar, known as Abdi Illey.“Most prisoners are accused of some affiliation with the Ogaden National Liberation Front (ONLF), a banned opposition group, but most never face charges or trials.”Ads By Google Barely a week ago, Ethiopia’s Attorney General fired heads of prisons in the country, accusing them of failing to respect prisoners’ human rights in the discharge of their duties.State broadcaster Fana BC reported at the time that Attorney General Berhanu Tsegaye called on their replacements to respect and protect human rights in accordance with the constitution.“Those responsible for the abuse of human rights will face justice after the necessary investigations are completed,” he said.Reformist Prime Minister Abiy Ahmed is on record to have said that the state had in the past sanctioned torture of political opponents in a move he described as unconstitutional.Mass release of political prisoners – regional and federal levelEthiopia’s federal government has released thousands of political prisoners since the beginning of the year as part of reforms to open up the democratic space and revert to constitutionalism in the country.Regional administrations especially Oromia, Amhara and Tigray, have all released political prisoners as part of the process of increasing political inclusion.The notorious Maekelawi detention and investigation center was closed in April this year. The former prime minister Hailemariam Desalegn had announced in December last year that that the Maekelawi prison would be converted into a museum, and that a new center compliant with the national parliament’s guidelines on human rights and international standards would replace it.Human rights activists and organisations have for a long time accused the Ethiopian government of torturing and mistreating its political opponents, who in the past have been detained en masse during periods of turmoil like the state of emergencies instituted in 2016 and early this year.
advertisements

 

  • Somali families fleeing conflict between Al-Shabab and residents in Galmudug sleeping under trees and in school - Radio Ergo
  • Uhuru, top US commander renew commitment to peace in Somalia, S.Sudan - Capital News
  • Ethiopia says re-opening roads to Eritrea's Red Sea ports a priority - Reuters
  • 'We laugh, sing and play music': the rise of Mogadishu - The Guardian
  • Saudi Arabia Files UN Complaint over Iranian Violations in its Territorial Waters - ASHARQ AL-AWSAT
  • Saudi Arabia Welcomes OIC-Hosted Summit on Afghanistan Peace - ASHARQ AL-AWSAT
  • IDP camp leaders dispute denies food to hungry families in Sool - Radio Ergo
  • East African bloc lauds China-built free trade zone in Djibouti - Xinhua
  • Ethiopia requests UN to lift Eritrea sanctions - The East African
  • Investing in Human Capital Development: New Project to Reduce Childhood Stunting in Djibouti - World Bank
  • Meet Ramla Ali - The First British Female Muslim Boxing Champion - Huffpost
  • U.N. hails renewed ties between Eritrea and Ethiopia, no word on sanctions - Reuters
  • Somalia launching foundational biometric identity program - Biometric Data
  • Somali students volunteer to educate the dispossessed - Mail Online
  • EU Support for Somalia - EU
  • Kenyan police foil al-Shabab attack in border region - Xinhua

Uhuru, top US commander renew commitment to peace in Somalia, S.Sudan

0
0

Wednesday July 11, 2018President Uhuru Kenyatta held a meeting with General Thomas Waldhauser, the US-Africa Command Commander Wednesday morning where they discussed regional security including the situation in Somalia and South Sudan.During the meeting, President Kenyatta who has been at the forefront in the efforts to restore peace and stability in the two East African countries told General Waldhauser that Kenya is firmly committed to the cause of finding peace in Somalia, an aspiration that has in the past been negated by lack of adequate capacity, and proper military commands.Political turmoil in South Sudan, said President Kenyatta, has been made worse by unwarranted fear and mistrust between supporters of President Salva Kiir and Dr Riek Machar.President Kenyatta however said hope to restore stability in both countries is not lost and partner-states working towards peace in the region will remain committed to the cause.“We shall give it everything we can. But it is not going to be easy”, President Kenyatta said in reference to South Sudan.President Kenyatta said Somalia faces further challenges of mistrust and internal politics between the Transitional Federal Government (TFG) and regional governments.“The deteriorating relationships between the TFG and the regional governments is of major concern to us,” said President Kenyatta adding that the conflict is a major security threat to Kenya and the region.Ads By Google He called for structures that will enable the TFG to work with the regional governments.The President counselled that for peace and stability to be restored in Somalia, its leadership needs to refocus its attention and energies into addressing issues that cause national divisions and avoid being drawn into partisan distractions.On his part, General Waldhauser underlined the need for Somalia to strengthen its leadership structures adding that the instability is partly due to indirect interference from certain Gulf countries.“We are ready to continue assisting the country so long as the federal government is willing to accept our support”, said Gen Waldhauser who called for neutrality from the Gulf countries that are extending their differences to the Horn of Africa nation.“The differences and clashes in these Arabian countries are playing out in Somalia. We call for their neutrality”, said the top Us military officer.The General said the US will continue its training programmes for the Somalia National Army (SNA) with the expectation that the Federal Government will work on the requisite structures for the trained personnel to operate effectively.Turning to the situation in South Sudan, President Kenyatta said there is need to make both President Kiir and Machar to truly appreciate the benefits of working together.The President said that the IGAD partner states are committed to keeping pressure on the two leaders to work together for the benefit of the people of South Sudan.President Kenyatta regretted that the South Sudan problem had taken an ethnic dimension between supporters of the two leaders.Gen Waldhauser said the US is committed to continued partnership with Kenya and lauded President Kenyatta’s upbeat economic agenda.Responding to a question raised by the military leader, President Kenyatta said he Big 4 Agenda aims at creating social harmony among Kenyans to create a favourable environment for wealth and job creation through manufacturing, affordable housing, universal healthcare and food security.President Kenyatta further said that the aim of his government is to establish an irreversible trajectory of growth and development that is totally dependent on robust institutions.General Waldhauser was accompanied to the meeting held at State House Nairobi by Brigadier General James Craig, the US Horn of Africa Commander and US Ambassador Robert Godec.
advertisements

 

  • Somali families fleeing conflict between Al-Shabab and residents in Galmudug sleeping under trees and in school - Radio Ergo
  • Ethiopia’s Somali region frees all political prisoners from Ogaden jail - Africanewss
  • Ethiopia says re-opening roads to Eritrea's Red Sea ports a priority - Reuters
  • 'We laugh, sing and play music': the rise of Mogadishu - The Guardian
  • Saudi Arabia Files UN Complaint over Iranian Violations in its Territorial Waters - ASHARQ AL-AWSAT
  • Saudi Arabia Welcomes OIC-Hosted Summit on Afghanistan Peace - ASHARQ AL-AWSAT
  • IDP camp leaders dispute denies food to hungry families in Sool - Radio Ergo
  • East African bloc lauds China-built free trade zone in Djibouti - Xinhua
  • Ethiopia requests UN to lift Eritrea sanctions - The East African
  • Investing in Human Capital Development: New Project to Reduce Childhood Stunting in Djibouti - World Bank
  • Meet Ramla Ali - The First British Female Muslim Boxing Champion - Huffpost
  • U.N. hails renewed ties between Eritrea and Ethiopia, no word on sanctions - Reuters
  • Somalia launching foundational biometric identity program - Biometric Data
  • Somali students volunteer to educate the dispossessed - Mail Online
  • EU Support for Somalia - EU
  • Kenyan police foil al-Shabab attack in border region - Xinhua

Somali families fleeing conflict between Al-Shabab and residents in Galmudug sleeping under trees and in school

0
0

Wednesday July 11, 2018Single mother Hawo Osman Abdi and her nine children have been sleeping outside under a tree for several days and night since running away from their home in Aad, in central Somalia’s Galmudug state, after conflict erupted between local people and Al-Shabab fighters.Hawo told Radio Ergo’s local reporter that they fled for fear of their lives, without picking up any of their belongings from their house, as the fighting erupted.The left on Sunday 1 July at around two o’clock in the morning as the noise and commotion of conflict spread around them.They reached the town of Amara to the north in the afternoon of Tuesday 3 July.“We trekked for three days and two nights, there was no one who even managed to carry shoes. We have all got cuts and blisters on our feet. We abandoned everything we had, we didn’t eat, we are barely alive,” said Hawo, still highly stressed from the recent events.Hawo, her children, and her elderly father walked together. They only got water along the way. She said they stopped occasionally to eat some plant leaves so they did not starve.They ended up in Amara with only the clothes they are wearing. The children have to sleep on the bare ground.Hawo’s family is one of 480 families displaced from Aad, El-Abdi, Gabhale, Wable, and Dhex-kaxiran, which all come under Harar-dhere administration in Mudug region.Ads By Google They scattered and fled to Amara, Hobyo, El-hur, and Ba’adweyne.Nur Salah Hussien has been appointed by the Amara administration to organize relief aid for the people displaced by the armed conflict. Nur told Radio Ergo they have been collecting money and food from residents in the town to give to the displaced families, who are mainly pastoralists and business people.Hawo said she was given six kg of flour and rice from the Amara administration.Some families have been moved to a school in Amara, which is closed for the holidays until 5 August. Nesteho Elimi and her eight children are camping at the school, after walking from Wable, 26 km from Amara, and spending a day and night on the road.Nesteho said they have been eating just one meal provided by relatives. She turned to her relatives after the little food they had been given by the administration ran out.Other families fleeing the conflict have moved to the rural areas or are lodging with relatives.
advertisements

 

  • Uhuru, top US commander renew commitment to peace in Somalia, S.Sudan - Capital News
  • Ethiopia’s Somali region frees all political prisoners from Ogaden jail - Africanewss
  • Ethiopia says re-opening roads to Eritrea's Red Sea ports a priority - Reuters
  • 'We laugh, sing and play music': the rise of Mogadishu - The Guardian
  • Saudi Arabia Files UN Complaint over Iranian Violations in its Territorial Waters - ASHARQ AL-AWSAT
  • Saudi Arabia Welcomes OIC-Hosted Summit on Afghanistan Peace - ASHARQ AL-AWSAT
  • IDP camp leaders dispute denies food to hungry families in Sool - Radio Ergo
  • East African bloc lauds China-built free trade zone in Djibouti - Xinhua
  • Ethiopia requests UN to lift Eritrea sanctions - The East African
  • Investing in Human Capital Development: New Project to Reduce Childhood Stunting in Djibouti - World Bank
  • Meet Ramla Ali - The First British Female Muslim Boxing Champion - Huffpost
  • U.N. hails renewed ties between Eritrea and Ethiopia, no word on sanctions - Reuters
  • Somalia launching foundational biometric identity program - Biometric Data
  • Somali students volunteer to educate the dispossessed - Mail Online
  • EU Support for Somalia - EU
  • Kenyan police foil al-Shabab attack in border region - Xinhua

Kenya, U.S. call for more efforts to stabilize Somalia

0
0

Kenya and the United States on Wednesday called for more efforts to stabilize Somalia and South Sudan, saying regional stability is crucial for economic development.
Kenyan President Uhuru Kenya and Thomas Waldhauser, commander of the U.S.-Africa Command (Africom), renewed their commitment to peace in the two countries.
Kenyatta, who held talks with Waldhauser, said political turmoil in South Sudan has been made worse by unwarranted fear and mistrust between supporters of President Salva Kiir and rebel leader Riek Machar.
“We shall give it everything we can. But it is not going to be easy,” Kenyatta said in reference to South Sudan, according to a statement issued after the meeting in Nairobi.
The Kenyan leader said Kenya is firmly committed to the cause of finding peace in Somalia, an aspiration that has in the past been negated by lack of adequate capacity, and proper military commands.
Kenyatta said there is need to make both South Sudanese President Kiir and rebel leader Machar to truly appreciate the benefits of working together, adding that regional countries are committed to keeping pressure on the two leaders to work together for the benefit of the people of South Sudan.
Kenyatta said Somalia faces further challenges of mistrust and internal politics between the Transitional Federal Government (TFG) and regional governments.
“The deteriorating relationships between the TFG and the regional governments are of major concern to us,” he said, adding that the conflict is a major security threat to Kenya and the region at large.
He called for structures that will enable the TFG to work with the regional governments, urging its leadership to refocus its attention and energies into addressing issues that cause national divisions and avoid being drawn into partisan distractions.
Waldhauser, for his part, underscored the need for Somalia to strengthen its leadership structures, adding that the instability is partly due to indirect interference from certain Gulf countries, according to the statement.
“We are ready to continue assisting the country so long as the federal government is willing to accept our support,” Waldhauser said.
He called for neutrality from Gulf countries.
“The differences and clashes in these Arabian countries are playing out in Somalia. We call for their neutrality,” Waldhauser said.
Relations between Somalia and the United Arab Emirates have been strained since mid-2017, when Mogadishu defied UAE and Saudi pressure to cut ties with Qatar following a diplomatic dispute between the Gulf neighbors.
The post Kenya, U.S. call for more efforts to stabilize Somalia appeared first on Shabelle.

Wasiir Beyle “Dakhliga dalka illaa iyo 58% ayaan daboolnay”

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu faahfaahiyay waxyaabihii u qabsoomay 6-dii bilood ee la soo dhaafay.
Wasiir Beyle ayaa sheegay in Lixdii Bil ee la soo dhaafay Dakhliga dalka uu kordhay isla markaana uu gaaray 58% marka la barbardhigo sanadkii lasoo dhaafay, isagoo guul ku tilmaamay in markale lacagtii IMF ka dooneysay ay keeneen in ka sareysa.
Sidoo kale Wasiirka ayaa xusay in la isku raacay in Dakhlig dalka ay qabato Wasaaradda Maaliyadda, iyadoo ay suurta gashay in Wasaaraddaha Xukuumadda ay Dakhligii ay hayeen ku wareejiyaan Wasaaradda Maaliyadda.
“Dakhliga ina soo galay ilaa iyo boqolkiia 58 ayaan daboolnay meel hoosa ayaan kasoo bilownay dhawaan waxaan ilaah ka rajeyneynaa wax kasta oo dowlada ay ku socotaba inaan anagu dabooli karno Waxaa noo suurta gashay inaan soo wareejino dakhliga ay qaadi jireen Wasaaraddaha Xukuumadda Soomaaliya iyo Maxkamadaha taas waxay noo fududeysay inaan gaarno heerkii loo baahnaa”.
Dhinaca kale Wasiirka ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii xuquuq joogta ah ay u heli lahaayeen Shaqaalaha Dowlada ee sida wanaagsan u shaqeeya, isagoo dhanaca kale u digay dadka aan u shaqeyn dalka iyo dadka ee Mushaaraadka iska qaata wuxuuna xusay in baaritaan uu ku socdo isla markaana si fiican la iskula xisaabtami doono.
Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo kale sheegay in sanadkaan waxyaabaha u qabsoomay Dowlada ay ka mid tahay in meel gaba gabo ah uu marayo qorshaha lagu daabacayo lacagta cusub ee dalka uu yeelanayo, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay 41-Milyan oo lagu fuliyo Hawshaas iyadoo IMF ay dowlada ka caawineyso.
“Waxaa kale oo inoo qabsoomay sanadkaan inaan Lacagteenii soo daabacno wax weyn oo inaga dhiman weeye, laakiin shaqo badan oo adag ayaa ka horeysay Shuruudo badan ayay laheyd dhamaan waa lagu soo guuleystay, wali cidii inoo soo daabici laheyd, nuuca ay lacagta noqon laheyd iyo cidii ku sawirnaan laheyd wali leyslama garan, Guddiyo ayaa la sameyni dadweynaha ayaa kasoo qeyb gali lacagta la isku raaco ayaa la sameyni”.
Wasiirka ayaa intaasi ku daray in dhawaan la dhisi doono Xarumaha degmooyinka ee lagu qaban lahaa Canshuuraha maadaama ay burbursan yihiin, sidoo kalena la furi doonaa Iskuul lagu barto Maamulka Maaliyadda iyo Canshuuraha.
Ugu dambeyn Wasiir Beyle ayaa u Mahad celiyay Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Gobaleedyada dalka oo uu sheegay inay wada shaqeyn wanaagsan la leeyihiin isagoo carabka ku dhuftay in la mideynayo Canshuuraha guud ahaan dalka laga qaado.
The post Wasiir Beyle “Dakhliga dalka illaa iyo 58% ayaan daboolnay” appeared first on Shabelle.

'Xaaskeygu kuma dhacdo in dadka dhexdiisa ay iigu yeerto magaceyga saxda ah'

0
0

Bal sawiro adigoo ka degay madaar dadku ku badan yihiin oo ku yaal Yurub ama Maraykanka, oo ay kugu sugayso xaaskaagu, oo intay shaqadii ka soo rawaxday daqiiqado soo yara daahday. Haddaba dhibku muxuu yahay? Xaaskaaga ayaa ah qof Muslim ah, magacaaguna waa Jihaad.

Dr. Food Cadde oo geeriyooday

0
0

Allaha u naxariistee waxaa dalka Kenya maanta ku geeriyooday Dr Axmed Maxamed Xasan Food Cadde oo ka mid ahaa dhakhaatiirta caanka ku ah qalliinka wadnaha ee Soomaaliya.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live