Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dayaraado Mareykan oo ka kacaya Ethiopia

$
0
0

Ciidamada militeriga Mareykanka ayaa bilaabay inay ka duuliyaan diyaaradaha sahanka ee aan cidina wadin dalka Ethiopia, iyaga oo kordhinaya dagaalka lagula jiro Islaamiyiinta mindtidka ah ee Soomaaliya.


Kenya Planned Somalia Incursion Far in Advance The New York Times By Jeffrey Gettleman October 26, 2011

$
0
0

NAIROBI,
Kenya — The Kenyan government revealed on Wednesday that its extensive
military foray into Somalia this month to battle Islamist militants was
not simply a response to a wave of recent kidnappings, as previously
claimed, but was actually planned far in advance, part of a covert
strategy to penetrate Somalia and keep the violence in one of Africa`s
most anarchic countries from spilling into one of Africa`s most stable.

For several years, the American-backed Kenyan military has been secretly arming and training clan-based militias inside Somalia to safeguard Kenya`s borders and economic interests, especially a huge port to be built just 60 miles south of Somalia.

But now many diplomats, analysts and Kenyans fear that the country, by essentially invading southern Somalia,
has bitten off far more than it can chew, opening itself up to
terrorist reprisals and impeding the stressed relief efforts to save
hundreds of thousands of starving Somalis.

Somalia has been a thorn in Kenya`s side ever since Kenya became independent in 1963. Somalia has become synonymous with famine, war and anarchy, while Kenya has become one of America`s closest African allies, a bastion of stability and a favorite of tourists worldwide.

Kenyan
officials said it was becoming impossible to coexist with a failed
state next door. They consider the Shabab, a ruthless militant group
that controls much of southern Somalia, a “clear and present danger,” responsible for piracy, militant attacks and cross-border raids.

When Kenya
sent troops storming across Somalia`s border on Oct. 16, government
officials initially said that they were chasing kidnappers who had
recently abducted four Westerners inside Kenya, two from beachside bungalows, and that Kenya had to defend its tourism industry.

But
on Wednesday, Alfred Mutua, the Kenyan government`s chief spokesman,
revised this rationale, saying the kidnappings were more of a “good
launchpad.”

“An operation of this magnitude is not planned in a week,” Mr. Mutua said. “It`s been in the pipeline for a while.”

Many analysts wonder how Kenya will be able to stabilize Somalia when the United Nations, the United States, Ethiopia
and the African Union have all intervened before, with little success.
They argue that the Kenyan operation seems uncoordinated and poorly
planned, with hundreds of troops bogged down in the mud during seasonal
rains.

Kenyan military officials also publicly said the United States and France
were helping them, but both countries quickly distanced themselves from
the operation, insisting that they were not taking part in the combat.

“The invasion was a serious miscalculation, and the Kenyan economy is going to suffer badly,” said David M. Anderson, a Kenya specialist at Oxford.

The Shabab, who have pledged allegiance to Al Qaeda, have killed hundreds in suicide attacks in Somalia and are now vowing to punish Kenya, much as they struck Uganda last year for sending peacekeepers.

There have already been two grenade attacks in Nairobi,
which Kenyan officials said were the work of Shabab members, and this
usually laid-back capital city has shifted into war mode. Security
guards peer into purses at supermarkets, shopping centers are deserted
because many Kenyans are now scared to congregate in public, and the
American government has warned of “an imminent threat of terrorist
attacks” at malls and nightclubs.

Despite
their close relationship with Kenyan security services, which receive
millions of dollars in American aid each year, American officials said
they had been caught off guard by the incursion.

“The United States did not encourage the Kenyan government to act, nor did Kenya seek our views,” said Katya Thomas, a spokeswoman at the American Embassy in Nairobi. “We note that Kenya has a right to defend itself.”

Pentagon
officials are now watching cautiously. “This is not something that`s
coordinated with us at all, so it`s not something we have much knowledge
about,” a senior Pentagon official. “We want to see how this develops.”

Pentagon
officials said the immediate impact of dispersing Shabab fighters was
good. But without knowing much about the overall Kenyan strategy or
long-term plan, they are a bit wary.

“It`s difficult to discern what`s the next step,” the official said.

Kenyan
officials say the next step is marching to Kismayu, a port town
controlled by the Shabab, who derive tens of millions of dollars a year
in taxes from it.

But
Lazarus Sumbeiywo, a former leader of Kenya`s army, said the Kenyans
were erring tactically. “It should have been surgical strikes,” Mr.
Sumbeiywo said, arguing for small teams of special forces to hunt down
militants and eliminate them quietly.

In
1990, before he became chief of staff, Mr. Sumbeiywo said, he ran
special operations to kill Somali gunmen who had infiltrated Kenya. He said that his men had worked in small units and that Kenya had been bedeviled by Somalia
for decades. “It was like that all the way from the beginning,” he
said, describing how Kenyan forces fought Somali militants in the 1960s
and 1970s, losing hundreds of men.

Kenya has tried to use proxy militias in Somalia
to push out the Shabab and create a buffer zone stretching to Kismayu.
But the militias have been struggling, and Kenyan officials said their
plans for a major port in Lamu, near Somalia`s border, were imperiled by
the instability pouring out of southern Somalia.

“This
isn`t about tourism,” said a senior Kenyan official, who spoke on the
condition of anonymity. “This is about our long-term development plan. Kenya cannot achieve economically what it wants with the situation the way it is in Somalia, especially Kismayu.”

“Just imagine you`re trying to swim,” he added. “If someone is holding your leg and your arm, how far can you swim?”

Somali
officials, despite being enemies of the Shabab, have been furious about
the Kenyan incursion. Somalia`s president, Sheik Sharif Sheik Ahmed,
called it an “inappropriate” encroachment on Somali sovereignty

The
dispute has left Western diplomats to mediate between the two sides,
but Mr. Mutua said that “a lot has been lost in translation” and that
the Kenyans and the Somalis were still close.

Still,
aid organizations are deeply concerned that the military operations
will affect efforts to reach starving people in Somalia`s
famine-stricken interior. The United Nations has said that tens of
thousands of Somalis have died and that 750,000 could starve to death.
The Shabab control many of the hardest-hit areas, and have blocked most
Western aid groups from entering.

“Some
of the drought-affected people who arrived from other parts of the
country are now facing multiple displacements in the wake of the
military activities,” a United Nations report said Wednesday. “Movement
of humanitarian personnel and supplies are also likely to be restricted,
subsequently affecting the timely delivery of assistance to populations
in need.”

Cayaaraha

Militariga Kenya oo Qarax lagula Eegtay Garissa

$
0
0

Magaalada Garissa ee xarunta Gobolka Waqooyi Brai Kenya waxaa ka dhacay qarax lala beegsaday baabuur ay leeyihiin ciidamada milatariga Kenya oo kusoo jeeday Gaarisa iyagoo ka yimid dhinaca degmada Libooya.

Qaraxan oo noociisu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan afar askari.

Wali lama oga cidda qaraxan geysatay, wuxuuna ku soo beegmayaa iyadoo ay kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya ay sii wado hanjabaaddu ku aadan weerarro ay ka fulinayso gudaha Kenya.

Saldhig Diyaaradaha Drones-ka oo Laga Furay Ethiopia

$
0
0

Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in dowladda Maraykanka dalka Ethiopia ka furatay saldhig ay ka duullaan diyaaradaha aan duuliyuhu wadin kuwaasoo ay ku rakiban yihiin gantaallo.

Diyaaraddahan ayaa howlgallo ilaallo ah ka sameynaya hawada Soomaaliya.

Wargeyska Washington-Post ayaa soo wariyay in saldhigan laga fuay meel lagu magacaabo Arbaca Minch oo 300 Mayl koonfur ka xigta Addis Ababa, isla markaana xadka Soomaaliya u jirta 600 oo Mayl.

NATO oo soo afjareeysa Howlgalkeeda Libya

$
0
0

Gaashaan buurta NATO ayaa sheegtay ineey soo afjareeyso howlgalkeeda milatari ee muddada todobada biloodka ah ay ka waday dalka Libya

Wasiir ka socday dalalka xubnaha ka ah NATO ayaa Shalay oo jimca aheyd ansixiyay Qaraar soo gabagabeeynaya howlgalka Libya todobaadka soo socda.

Cod ay qaraarka u qaadeen, ayeen Nato soo saartay, go’aan horu dhac ah oo qeexaya in howlgalkeeda ay soo gabagabeeyneeyso 31 ka bishan October

Hogaamiyaasha maamulka KMG ah ee Libya ayaa ku booriyay isbaheeysiga inuu balaariyo howlgalkiisa ilaa iyo dhamaadka sanadkan, sababo la xiriira walaac ay ka qabaan dhinaca amaanka

Dhinaca kale , Dacwad oogaha Maxkamadda Caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ayaa sheegay in xiriir aan rasmi aheyn lala sameeyay  Seif al-Islam Gadhafi,  oo ah wiil uu dhalay hogaamihii geeriyooday ee Libya Moammar Gadhafi, kaasoo haatan baxsad ku jira.

Dacwad oogaha Luis Moreno-Ocampo ayaa sheegay in dad dhex dhexaad ka ah arinta ay xiriir la sameeyeen  Seif al-Islam Gadhafi, si eey ugu xaqiijiyaan inuu heli doono xukun Cadaalad ah

Shacabka Raas kaambooni oo saakay ku soo toosay shanqarta cagafcagafyada ciidamada Kenya: Waa maxay sababtu?

$
0
0
 
 
Dadka degaanka oo intoodi badnaa ka carareen magaalada kadib markii lagu soo daadiyey ciidamda badda ee dalka Kenya ayaa intoodi yarayd ee ku hartay magaalada Saakay la yaabeen sababta ey Kenya dhulkooda u dhisineyso iyada oo aan laga la tashan.
Dadka degaanka ayaa sheegay iney arkeen laba cafag cafag oo kuwo ciidamada ah iyo dhowr baabuur oo caro ka qaadaya degaanka iyadoo aan la ogeyn sababta keentay dhismaha xilli ey sheegayso dowaladda Kenya iney wadanka u timid iney la dagaaleyso Alshabaab oo keliya.
Ciidamada Badda Kenya ayaa hore u soo galay magaalada maalmihii la soo dhaafay iyadoo sidoo kale u daabulay badda Somalia dhowr doomood oo ah ku dagaalka oo gudaha u galay bada jamhuuriyada Somalia.
Ciidamda Militariga Kenya ayaa gudaha u galay dalka Somalia illaa iyo 90 Kilimitir iyadoo shalay galay tuulada Buusaar ee gobolka Gedo.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia ayaa horey u sheegay in eysan ciidamda Kenya si sharci ah ku soo gelin Dalka Somalia iyada oo aan la ogeyn mandate ey ku soo galeen dalka iyo goorta ey ka baxayaan midna.
Dhanka kale qabaailka soomaaliyeed ee gobolada Koonfureed kuwooda dibada ayaa abaabulaya ku dhawaaqidda jabhada xurreyta gobolada Koonfureed ee SOmalia iyada oo uu socdo abaabul ku aadan arintaas.

Dhildhibaanada Barlamanka KMG ah oo afkoodii qabsaday!!

$
0
0
Xildhibaanada Barlamanka Somalia ayaa afkii juugda gabay iyadoo in yar ey ka hadleen soo gelitaanka ciidamada Sawaaxiliga Kenya ee dalka Somalia.
Aritan ayaa loo aaneynayaa iyada oo xildhibaanada badankood ay deggan yihiin dalka Kenya iyagoo waliba halkaasi ey ku leeyihiin ganacsi iyo maherado kala duwan oo ku shaqeystaaan.
Xildhibaanada ayaa waxaa loo maleynayaa ineysan dooneyn in ka soo  horjeestaan dowladda Kenya iyagoo danahooda khaaska ah ilaashanaya.
Sida uu hadda ka hor maqaaal uu qoray in la yiraahdo Donald Kiptir uu ku sheegay in xildhibaanda Somalia iney u coddeeyaan in Kenya ku darsoonto somalia ey aad u sahalan tahay ayaa haatan waxaa la l'ayey xildhibaan ku dhiirada inuu ka hadlo qabashada ciidamada sawaaxiliga Kenya ee gobolada Koonfureed ee Jamhuuriyada SOmalia.
Proffessor Dhalxa ayaa afkiisa war laga hayaan illaa iyo hadda oo uu ku sheegayo inuu ka xunyahay in Kenya wadankeena gudaha u soo galaan.
Si kastaba, illaa iyo hadda lama hayo xildhibaan sheega fikradiisa iyagoo sida cad ka baqaya iney ka xanaajiyaan dowladda Kenya oo ey dano khaas ah ku leeyihiin.

Kenya oo sheegtay in howl galada ay ka wadaan Soomaaliya uusan waqti laheyn

$
0
0

Taliyaha ciidamada Milatariga ee dalka Kenya Julius Karangi ayaa sheegay in howlgalada ay ciidamada Milatariga dalka Kenya ka wadaan uusan lahayn waqti go’aan oo lagu joojinayo. General Karangi ayaa sheegay in howlgalada Milatari ay joogsanayaan oo kaliya marka xadka labada dale ee Somaliya iyo Kenya uu noqdo mid amaan la isku haleyn karo leh.   [...]

Muqdisho: Saldhig AMISOM oo la Weeraray

$
0
0

Weerar is-miidaamin ah ayaa maanta lala beegsaday saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Saldhigan ayaa ku yaalla xerada Jarmalka ee wadada jidka Warshadaha.

Afhayeenka Ciidamada AMSOM, Paddy Ankunda ayaa VOA u sheegay in weerarkan ay geysteen rag hubeysan oo isku soo xidhay suumanka ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa isla markaana ay labisnaayeen dharka ciidamada dowladda Soomaaliya.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uulliyada  weerarkaasi.

Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in labadii qof ee weerarka geystay la dilay sidoo kale uu jiro khasaare soo gaadhay ciidamada AMISOM, balse afhayeenka ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahiyo khasaaraha soo gaadhay ciidamadooda.

Afhayeenka ayaa sheegay in ujeedada weerarkani uu ahaa in kooxda Al-shabaab ay dib u qabsato deeggaamadii laga saaray ee ku yaalla agagaarka wadada jidka warshadaha.

Ma ah markii ugu horreysay ee weerar ismiidaamin ah lala beegsado saldhigyada ay degan yihiin ciidamada AMISOM.

Gurmadka Turkiga iyo Gaabsiga Carabta

$
0
0

Todobaadkii tagay ayaan qoray qormo magaceedu ahaa: “Dhalanrogga Carabta”, ujeedkuna ahaa iftiiminta dhibaatada Carab xaggeeda nooga timid, waa caadadeennee markii Carab carrabka lagu dhuftu ninbaa burura!, maqaal ayaa la iigu jawaabay, ujeedkiisa lagu saleeyey Carab nacayb!, caado ahaan, marka dhaqan xumada Yuhuudda ama qaladaadkooda la sheego, ayey ku gambadaan Yuhuud nacayb “Anti-Semitism”, sidaa si la mid ah, marka la tilmaamo waxyeellada Carabtu ku hayso Soomaalida, waxaa la adeegsadaa hubka Carab nacaybka.

Ujeedka qormadu ma ahan naqdin iyo ka dabaqaadasho, maahmaah ayaa oranaysa: “WAXAA JIRTA GAR AAD NAQAYSO  KUGUSE NAQSAN”, Anigu iska hadli maayo, waxaan soo bandhigayaa caddaymo iyo dhacdooyin aan cidna qarin karin, “Calaacali Qorrax ma qarin karto”ee ninkii Carab difaacayow burhaantaada la imaaw, midna waa ceeb iyo gef aqooneed, in la isku qaldo dhaqanxumada Carabta iyo Luqadda Carabiga, sida uu adeegsaday ninkii maqaalka iga daba qaray.

Abaarihii ka dhacay wadanka ee saameeyey beer bar xoolaad iyo banii’aadamkaba, waxaa dunidu uga jawaabtay siyaabo kala duwan, afgobaadsi hadal macaan iyo haasaawo, ku ekaa afka iyo bishamaha dacalkooda, waxaa ugu horreeya kuwaa: Qaramada midoobay Maraykanka iyo Yurub, oo aan marnaba deeq la sheego ama la shaahido midna goobta keenin, waxaadba mooddaa inay isla meeldhigeen Alshabaab.

Dawldaha qaarna gayiga waxay ku yimaadeen gabigood oo aan cidna ka maqnayn, tusaaluhu waa cad yahay, Muqdisho waxaa yimid madaxa ugu sarreeya xukuumadda Turkiga mudane Erdogan, ayna wehliyeen dhaqaatiir ganacsato iyo saraakiil sare oo ka tirsan xukuumaddiisa, booqdayna xeryaha qaxootiga, Isagoo sheegay in baaxadda dhibaatadu ka weyn tahay middii Darfur, ayaan darro Darfur madaxda dunida dhan wey tageen, balse Soomaaliya cidna ma imaan, fasir ayey u baahan tahay.

Turkigu wuxuu ku deeqay macaawino mug leh, dhaqaatiir u heegan baxnaaninta bukaanka baahan, ballanna qaaday dayactirka waddooyinka iyo xarumaha dawladda, ayna billaabeen hawlgalkeeda, macaawino sooreed kaliya kuma deeqin Turkigu, ee waxaan ka maqnayn deeqo waxbarasho iyo tacliimeed, ayaan darrase dhasha Carbeed falkay u gaysteen ardadii waxbarshada u socdaali lahayd waa loo wada joogay, qaraxaa oo lagu macnayn karo inuuba ku wajahnaa dawladda Turkiga, ahaana farriin siyaasadeed, ujeedkeedu ahaa inuusan Soomaaliya ku soo degdegin.

Taasi Turkiga kama leexin ujeedkiisa, wuxuuba galay guluf siyaasadeed, oo uu dunida ku baraarujinayo dhibaatada gunteeda iyo in la isu garabsado, khudbad taariikhi ah ayuu ka jeediyey jamciyadda qurumaha ka dhaxaysa, Isaga (Erdogan) oo sheegay in aan Soomaali lagu fiirsan dhibaatada haysata maanta, wadamada Soomaali u soo gurmaraday Turki kali ah ma ahan, waxaan la halmaami karin Qatar iyo Kuwait, dadka qaarse dhihi doonaan saw Carab ma ahan kuwani? Sax, balse cirbadi bad maxay ka qoyn, baaxadda dhibaatada ma dabooli karaan labadaan dal? Teeda kale miyey wakiil ka yihiin Carab? Mise magacooda ayey ku socdeen?.

Waxaa xusid mudan dawladda Iran, ayaan darraduse waa markaan dul istaagay maqaal ku soo baxay mareegta Alshahid, ee qoraagu ku leeyahay waa in la iska jiraa dawladda Iran, maxaa yeelay waxay faafinee mabda’ Shiiciga, walaalayaalow waaba su’aale: nin baahan maxay u kala dhaamaan Sunno iyo Shiico? Wuxuu dalab u diray qoraagu dalwadaha Sunniga ee waaweyn inay ka hortagaan arintaas, Su’aal kale: keebaa qatar ah: naf qurbaxaysa mise naf Shiici nqonaysa?

Aan u laabto waxqabadka Turkiga, waxay qaadday ardadii dhaawucu ka soo gaaray qarixii halaagga ahaa, ee sidaan tilmaamnay loola dan lahaa Iyaga, tallaabadan oo noqonaysa geesinimo weyn, maadaama aysan saamayn ku yeelan dhacdadaa, dhanka siyaasadeed wali waxaa socda dadaalkii ay ku doonaysay in la keeno Soomaaliya ciidamo ka socda ama u badan wadamada Muslinka, si loogu badalo ciidanka Afrikaanka ah ee UNISOM, dawladda Soomaaliya maxayse kaga jawaabtay qorshaha dawladda Turkiga?

Dawladda Soomaaliya ma soo dhaweyn qorshaha Turkigu wado, waxayba ku dhaqaaqeen falal liddi ku ah ama loo qaadan karo inay fashilnayo qorshahaas, waxay ka mid noqdeen dawladihii ka dareeray khudbadda madaxweyne Njad, uu ka jeedinayey jamciyadda qurumaha ka dhexeysa, waaba su’aale ma Yurub iyo Maraykan ayaa la yiraa? Mise wakiil ayey ka yihiin? Teeda kale Iran waxayba ku jirtay dawladaha gargaarka Soomaaliya safka hore uga jiree, ma xaqbaa in madasha looga koco? Ama loogu abaal gudo sidaan?!

Haddii Turki sidaa noogu soo gurmaday, Carab maxaan ka guddoonnay? Ugu horrayn waxaan ku dhex jirnaa sabanka xerta Carabta, macnaheedu ma ahan in dhibaatada Soomaali soo billaabatay 2006-dii, sida dad badan qiil dhaliileed ka dhigaan, marka Carab iyo dhasheeda la muujiyo waxa ay Soomaali ku hayaan, sida ninka maqaalka iga daba qoray uu qeexay, marka laga reebo labada dal ee aan horay u tilmaamay ee Qatar iyo Kuwait, inta kale Carab waxba nagama soo gaarin.

Ninkii Soomaali ah ee Carab isu arka ama isu aaminsan Isaga yeelkadiiye, inta Soomaalinimadu la weyn tahay kuna weyn tahay yaan la sillayn? Yuusan mawduuca ila galin Carabnimada Soomaalida ee uu naga deeqay Abwaan Yamam Allaha u naxariiste:



Afrikada madaw iyo

Oromada aan wada naal

Ma intaan illoobaan

Abuu Haashim galayaa?



Waxayse dhabtu tahay, in waxa maanta ka dhacaya Soomaaliya, aanay Soomaali dhaqan iyo dhur midna u lahayn, miyaan isku diidaynnaa inay diin Carbeedka xaggeeda ka yimaadeen? Ninkii diidan yeelkiise, danteenuse kuma jirto in diin ku sheeg shacabkeenna lagu danneeyo, deeqdii loo keeni lahaana looga hor istaago, waa meeshaan ka iri:



Ninka diinta sheegtee

Dadkiisana dilaayee

Dalka olol ku shidayee

Daaraha gubaayee

Dakadaha xiraayee

Shisheeyaha dillaal u ah

Dar Allee muxuu yahay?!



Ardadii dorraatee

Dhiiggood la daadshee

Xinjirtood da’aysee

Jidka daadsanaayeen

Dabku uu ka ololayey

Ninka diin ku sheegaa

Dar Allee muxuu yahay?!



Ninka diinta sheegtee

Dumarkiyo caruurtiyo

Marastiyo ducufada

Dabacsani tusaynoo

Duqowdana dhibaayee

Safka hore dagaalkiyo

Naaraha u daabuli

Dar Allee muxuu yahay?!



Ninka Diinta sheegtee

Dadka ay abaartiyo

Gaajada iyo diiftiyo

Asqadu ay la daristee

Dunidu ay gargaar iyo

Deeqo ay u keeneen

intuu diiday keligii

danbi weeye oranaa

Dar Allee muxuu yahay?!



Ninka darajo doonaya

Ee diin gabbaadsada

Dariiqeeda weeciya

Ujeedkeeda daahira

Dugsiga iyo quraankii

Been iyo dacar iyo

Xaglo daacin ku badalay

Dar Allee muxuu yahay?!

                                Silsiladda deelleyda

qarniga 21-aad

Maansada Duban.



Deeqdii hore ee carabta waxay ahayd walaalka dil Jannaad galaysaa, tan xilligan abaartana waxay noqotay, dalka macaawico lama keeni karo, asalna uu ahaa walaalka qarxi Jannaad galaysaa, maya waxayba ku dhaqaaqeen inay inta dawladda garab maraan Alshabaab raashin u gudbiyaan, sida ay sheegeen sirdoonka dawladdu, shakhsiyaadkii u geeyey raashinka Alshabaab waxay ka soo dageen garoonka Aadan cadde, waxay huwanayeen magac hay’ada Carbeed, waxaan sheegayey ma soo bexeen horta? Gaar ahaan qormadii todobaadkii hore aan ku caddeeyey.

Laba shay carab nagama qabtaan, waa mide in dhalinyaradii ay sun diimeed u meersheen, Anagoo qaatir ka taagan qaraxooda iyo qorigooda, inay noogu daraan inay magac hay’ad Islaami ah haddana horteenna ugu gargaaraan, waxaan filayaa in kuwii ka dambeeyey falkaa cadaaladda la hor keeno, hay’addii fulisayna tallaabo sharciga waafaqsan la marsiiyo, kuwa caynkaa ahna laga mamnuuco wadanka gudihiisa, si weynna looga foojignaado hay’adaha magaca diinta ku yimaada, maxaa yeelay diintoodu waa dabargoynta dadkeenna.

Gabagabadii, Maahmaah ayaa dhahaysa: “LIBAAX NIN GANAY IYO GALLADAY KALA OG”, haddaba Soomaali u kala soocan ninkii gargaaray iyo ninkii gumaaday, waxaanse dhihi kuwa Carabta u heellan, in taariikhdu dhigmayso, wadankuna burburkan uusan ku sii jireyn, ee maad sida isu dhaantaan, maalin walba diini gabbaad idiin noqon mayso, dadku wuu gartay inaan diini meesha oollin.



F.G: Qormadu waxay ahayd inay soo baxdo maalintii dhulgariirku ku dhuftay wadanka Turkiga, dib waxaan ugu dhigay inaan la wadaago dhibaatada baaxadda leh ee ku habsatay, aanna filayo inay Soomaali badan ila wadaagaan dareenkaa.





Bashir M. Hersi

brdiraac@hotmail.com

Cawayska iyo Fannaanka Cumar Shooli

$
0
0

Cawayska waxaad ku maqli doontaan wareysi aan la yeelanay Cumar Shooli iyo qodobo kale oo xiiso badan.

Martida Makrafoonka: Guddoomiyaha Gobolka Benaadir

$
0
0

Max'ed Axmed Tarsan, guddoomiyaha G/Benaadir ayaa marti ku ah barnaamikeena Martida Makrafoonka ee toddobaadkan.

Guddoomiye Tarsan wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa xaaladda magaalada Muqdisho tan iyo markii ay kooxda Al-Shabaab ka baxday qeybo badan oo ka mid ah magaalada.

Diyaarado ka qeyb qaatay dagaal ka dhacay Gedo

$
0
0

Ceelwaaq-GMN-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bowsaar ee duleedka degmada Ceelwaaq ayaa ku soo waramaya in halkaasi ay ka dhaceen dagaal u dhaxyey ciidamada dowlada oo ay wehliyaan Ciidamo Kenyan ah iyo kuwa ciidamada shabaab.
Dagaalka ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhawaac soo gaaray dad rayid ah iyo waliba dhinacyadii ku dagaalamay deegaanka bowsaar.
Dadka deegaanka ayaa sheegay inay arkayeen diyaarado dagaal oo du heehaabayey hawada deegaanka bowsaar kuwaas oo laga leeyahay dalka Kenya ee ciidamadiisu howlgal ka wada gobolka Gedo.
Deegaanka lagu dagalamay ee Bowsaar ayaa waxaa gebi ahaanba ka baxay ciidamo tira yaraa oo shabaab ah kuwaas oo mudo ku sugnaa duleedka Degmada Ceelwaaq.
Ciidamada Kenya oo ay wehliyan  diyaarado dagaal aya la soo sheegayaa inay ku wajahan yihiin deegaano kale oo ka mid ah gobolka Gedo si ay meesha ugu saaraan Kooxda Shabaab.
Ciidamada Shabaab ee ka baxay Deegaanka Bowsaar ayaa la shaaciyey inay u jaheesteen dhinac degmooyinka ay ka mid tahay Baardheere oo ay wali ka taliyaan Shabaab.
Deegaanada gobolka Gedo ayaa dhowr mar waxaa ku dagaalamay ciidamada dowlada oo garabsanaya Ahlu-sunna iyo Ururka Shabaab inkastoo dagaalka ay ku soo biireen ciidamo Kenyan ah.
Gedo Online News
Gedoonlinenews@gmail.com

Kenya military chief suggests Somalia incursion could be long

$
0
0

Reporting from Nairobi, Kenya—The commander of Kenya’s defense forces declared Saturday that his troops would remain in neighboring Somalia until the threat from the militant Islamist militia Shabab is eliminated and Kenyans feel safe.
Given the messiness of other countries’ incursions in Somalia, the vow by defense forces chief Gen. Julius Karangi suggests that Kenya’s first military adventure since independence nearly half a century ago could be a long one.
In 1992, U.S.-led forces launched Operation Restore Hope, which led to the “Black Hawk Down” catastrophe of October 1993, in which 18 U.S. troops were killed and the bodies of some of them dragged through the streets of Mogadishu, the Somali capital.
Ethiopia invaded Somalia in 2006 to defeat the Islamic Courts Union, a religious alliance that had taken power in the country. Ethiopian forces withdrew in 2009, only to see the rapid advance of Shabab, a successor to the ICU. Ethiopia claimed to have achieved its mission, but the situation in Somalia suggested otherwise.
Kenya’s decision to get involved with one of Africa’s most intractable war zones, a failed state that hasn’t had a government for two decades, was a “spur of the moment” one, Karangi said Saturday.
Speaking at a news conference in Nairobi, the Kenyan capital, he said the decision was made in early October. Twelve days later, troops were in Somalia, he said.
“Some people mentioned that this entire operation was preplanned, [that] it had been on the table for many, many months and years, and the answer is no. We acted as a country on the spur of the moment,” he said.
Government authority to invade was given Oct. 4, three days after Somali gunmen kidnapped Frenchwoman Marie Dedieu from the Lamu resort archipelago on Kenya’s northern coast. She died in captivity, but the date and details of her death aren’t clear. Kenyan troops entered Somalia on Oct. 16, three days after two Spanish aid workers were kidnapped from a refugee camp in Kenya by Somali gunmen.
The kidnappings, and their repercussions for Kenya’s $730-million tourist industry, have boosted public support for Operation Linda Nchi, which means “protect the nation.”
Karangi said that for Kenyans to feel safe, the Shabab would have to be severely “degraded.”
“This campaign is not time bound. When the Kenya government and the people of this country feel that they are safe enough from the Al Shabab menace, we shall pull back. Key success factors or indicators will be in the form of a highly degraded Al Shabab capacity,” he said.
Karangi said one Kenyan soldier had died in the military action. He did not say how many Kenyan soldiers are involved in the mission, but said the number is “sufficient.”
Kenya’s key aim is to take the town of Kismayu, a deep-water port that is the Shahab’s main base and its key supply point.


Diyaarad Nooca Aan Duuliya Lahayn Oo Ku Soo Dhacday Koonfurta Soomaaliya

$
0
0


Diyaaradaha ee aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Dronka
Hiran (RBC)
Warar uu baahiyay Talafishanka Press TV ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan lahayn duuliyaha ay ku burburtay koonfurta Soomaaliya meel ku dhow soohdinta Kenya.
Diyaarada oo ah kuwa laga hago rimuut kontroolka ayaa waxa ay ku soo dhacday deeganka Kala beerka ee ku yaala gabalka ku yaalo Koonfurta iyo bartmaha Soomaaliya Hiiran.
Dad deeganka ayaa sheegay in ay maqleen qarax xoogan ka dibna ay arkeen diyaarad gubaneysa oo soo dhacday.
Goor hore oo sabtidii ahayd ayaa la sheegay ugu yaraan 16-qof in ay ku dhintee halka 19-kalana ay ku dhaawacmeen ka dib markii diyraad Dron ah ay duqeen ka geestay xaafad ku taalo deeganka Kulbiyow ee gobalka Jubada Hoose ee koonfurta Soomaaliya.
Soomaaliya waxa uu ka mid yahay lix wadan oo maraykanka u isticmaalay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn , waxa uu  maraykanka horrey ugu isticmaalay diyaaradahaas wadamada Afghanistan, Pakistan, Libya, Iraq, iyo Yemen.
Goobaha uu bartilmaameesanaayo Maraykanka hadda waa goobo Istiraatiiji ah, halkaas oo loo maleenaayo in ay ku dhuumaaleesanayaan Kooxaha xiriirka Al-Qaacida,
Dhawaan ayay ahayd markii jariirada Wanshinton Post ee ka soo baxda dalka Maraykanka ay sheegtay in marayka uu ka sameestay dalka Ethiopia Garoon diyaaradeed oo ay ka soo duulaan tagaan diyaaradaha Dronka.
Dalka ku yaalo Geeska Africa waxa uu hadda noqotay goobta kaliye ee hadda isha lagu hayo gobalka.
Xafiiska Wararka Caalamiga RBC Radio

Statement From The Office Of . Jerry John Rawlings

$
0
0

Press Release
STATEMENT FROM THE OFFICE OF H. E. JERRY JOHN RAWLINGS ON PUBLICATIONS IN THE MEDIA CONCERNING THE FORMER PRESIDENT¹S ENTITLEMENTS
October 28, 2011
Good afternoon Ladies and Gentlemen of the media.
We have invited you here today to respond to calculated attempts by certain faceless elements within government to denigrate His Excellency Jerry John Rawlings, former President of Ghana on issues concerning his statutory entitlements.
Reports in sections of the media over the past few days have sought to create the impression that President Rawlings is avaricious and demanding entitlementsover and beyond what he is due.
While we do not wish to be drawn into the petty political shenanigans of people who should know better as far as official decency, discretion and confidentiality is concerned, we have no option but to set the records straight as far as aspects of these malicious publications are concerned.
On the matter of the Trasacco building, which has been allocated to His Excellency, we wish to state that the letter informing His Excellency about its allocation was dated August 29, 2011 and delivered to our office on September 22, 2011.
President Rawlings upon being notified of the Trasacco option was emphatic that he was not interested. Though the keys to the building came alongside the letter no representative of His Excellency has reported to the premises and we have not sought the assistance of the Presidency for the premises to be inspected and officially handed over.
President Rawlings believes having lived in a temporary state for almost two years he can wait a while longer for the burnt Ridge residence to be rebuilt and has subsequently asked his legal team to prepare an appropriate response to theletter of August 29, which I repeat was received on September 22.
If there has been a delay to the response it is simply because His Excellency and his aides have been busy travelling on Somalia related issues for the past six weeks. He is currently in China at the invitation of the Chinese government.
Last week President Rawlings delivered an address during the SRC week of the University of Ghana and made reference to the fact that he and his family were being treated with some level of contempt by the government and the party leadership.
President Rawlings was referring to the politics of the NDC. He was unambiguous in his statement and we wonder how anyone can link those comments to the issue of his entitlements.
Indeed over the past few weeks the major complaint that has come from any quartersrelated to the former President has been the call by Youth With Conviction of Principles for the speedy reconstruction of the destroyed Ridge residence due to the unusual long delay in commencing actual works on the site as well asmisinformation to party grassroots members that the building was under construction and almost complete.
The fact that senior officials at the Castle have subsequently released official files on President Rawlings to members of the media, clearly goes to confirm the level of contempt some members of government have for the former President and how far they will go to create the impression that because he is getting his so-called entitlements he has no right to criticize the government.
President Rawlings has been travelling on Somalia related issues since January 2011 following his appointment by the African Union as its High Representative for Somalia in October 2010.
The AU is not well endowed financially and pays for one business-class ticket and two economy class tickets for the High Representative and his entourage irrespective of who they are.
Most of these trips are made on short notice and throughout the flight the delegation works preparing statements and reports, so His Excellency can beprepared upon arrival.
Because of the difficulty in moving between classes in the air we sought audience with the Chief of Staff and requested for a special dispensation towards his Somalia-related trips. The Chief of Staff approved the request and we have since put in individual requests as and when necessary for ticket upgrades for aides travelling with President Rawlings.
Itis truly unfortunate that an impression is being created that the upgrades being made are part of President Rawlings¹ entitlements. They are not. As far as we are concerned President Rawlings is playing a role that does the image of Ghana good and has the potential of resolving the 20-year-old conflict in Somalia. President Rawlings has not sought any assistance for the issuance of ticket upgrades for non-Somalia related trips.
It is important to note that former Presidents who are appointed to such roles are usually supported by their mother countries. Former President Mbeki of South Africa who is also an AU envoy travels usually at the state¹s expense and with a state aircraft complete with elite National Security operatives.
President Rawlings is not in the business of aggressively pursuing his entitlements and a check from government records will indicate that a lot of what he is reportedly entitled to have not been taken advantage of right from the year 2000 when he left office.
If government has received a list of two additional aides it is because we were officially notified that there were two outstanding names to be submitted in the category of aides and we followed procedure by submitting those names. If for any reason government felt it was an anomaly we should have been duly informed.
We will not be intimidated by elements in government who in performing their roles as defined by the state are now trying to create the impression they are doing President Rawlings a favour.
If for some reason President Rawlings¹ constitutionally mandated entitlements are now being held to ransom, then we humbly request the government to withdraw all such courtesies.
Thank you.

Carab:-Waan ka warheynaa Duqeymaha Dalka

$
0
0

Muqdisho-GMN-Wasiirka difaaca Xukuumada KMG Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa shaaca ka qaaday in dowlada soomaaliya ay ka war heyso duqeymaha xaga cirka ah oo dalka ay ka fuliyaan diyaaradaha dagaal ee laga leehaya wadamada mareekanka iyo Faransiiska.
Carab ayaa sheegay in duqeymaha laga fulinayo gobolada koonfurta iyo bartamaha dalka uu yahay qorshe caalami ah oo lagula dagalamayo Ururweynaha Al-qaacida ee dunida dhibaato ku hayso.
Wasiirka difaaca ayaa soo hadal qaaday in wadamada reer galbeedka ay yihiin kuwa doonaya in ciribtiraan Shabaab iyo xulfadooda sidaas darteedana ay soo dhaweynayaan duqeymaha ka socda gobolada dalka gaar ahaan Gedo iyo Jubooyinka .
Wasiirka ayaa ka gaabsaday su’aal ah inay dowlada soomaaliya ay heeshiis duqeymahaasi kula gashay wadamada Mareekanka iyo Faransiiska kuwaas oo marar badan dalka ka fuliyey duqeymo xaga cirka ah.
Xuseen Carab ciise ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in duqeymaha lala eeganayo kooxda shabaab ay yihiin talaabo dowladahaasi ay ku damacsan yihiin xasilooni ka dhalata guud ahaan dalka .
Diyaarado dagaal oo reer galbeedka laga leeyahay ayaa dalka soomaaliya gaar ahaann gobolada koonfurta iyo bartamaha waxa ay ka fuliyeen duqeymo xaga cirka kuwaas oo qaarkood lagu dilay hogaamiyaal sare oo Al-qaacida ah,
Gedo Online News
Gedoonlinenews@gmail.com

Raysul Wasaare C/weli Gaas iyo Wasiirkiisa Gaashaandhiga oo Saaka ku Wajahan Nairobi

$
0
0

Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha DKMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wasiirkiisa gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.
Warar ku dhow xafiiska raysul wasaaraha ayaa u sheegay Raxanreeb in raysul wasaaruhu ay kulamo la soo yeelanayaan masuuliyiinta dalka Kenya, gaar ahaan raysul wasaare Raila Odinga, madaxda ciidamada iyo wasiirada dawlada Kenya.
Wafdigan uu hogaaminayo raysul wasaaraha DKMG ayaa la filayaa inay dawlada Kenya u soo sharaxaan mowqifka DKMG eek u aadan soo gelida ciidamada Kenya ee soo galay dalka. Waxaana sidoo kale laga wada hafli doonaa madmadowga soo kala dexgalay labada dawladood, sida Raxanreeb ay u sheegeen ilo wareedyo ku dhow raysul wasaaraha.
Tan iyo markii uu madaxweynaha DKMG Shariif Sheekh Axmed sheegay in dawlada aysan raali ka ahayn soo gelida ciidamada Kenya, waxaa khilaaf uu ka dhex abuurmay DKMG Soomaaliya iyo Kenya oo iidamadeeda u soo dirtay Soomaaliya ka dib markii falal amni dari ah ay ka dheceen gudaha wadankaasi.
Hase yeeshee raysul wasaare C/weli Gaas ayaan ku raacsanayn mowqifka madaxweyne Shariif, waxaana arintaasi ay dhalisay in madaxweynaha iyo raysul wasaaraha dhexdooda ay arinta ku kala tagaan.
Ma cadda in hadda raysul wasaaruhu u kala dabqaadayo madaxweyne Shariif iyo dawlada Kenya maadaama uu madaxweynuhu diiday soo gelida ciidamada Kenya.
RBC Radio

Soomaali Mareekan oo Muqdisho isku qarxiyey

$
0
0

Muqdisho-GMN-Idaacada ku hadashada Afka shabaab ayaa baahisay codadka shaqiyaad maalin ka hor isku qarxiyey goob magaalada muqdisho ay kaga sugnayeen Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.
Shaqsiyaadka fuliyey ayaa magacyadooda waxaa lagu kala sheegay Cabdisalaan Iyo Aadan kuwaas oo marka codkooda la baahinayey sheegayey inay ka yimaadeen dalka dibadiisa gaar ahaan wadanka Mareekanka.
Cabdisalaan ayaa sheegay  ka hor inta uusan isqarxin in yaraantiisa la geyey wadanka mareekanka hase ahaatee hada go’aansaday inuu yimaada soomaaliya si buu yiri ugu qeyb gala dagaalka jihaadka ah ee ka socda dalka.
Cabdislaan oo codkiisa inta la baahinayey waxaa ka muuqataya hadalo uu ku sheegayo in qeyr badan uu galabsaday isla markaana tani ay tahay mid in badan uu sugayey.
Aadan oo isna ka mid ahaa shaqsiyaadkii codkiisa la soo bandhigay marka uu isqarxiyey ayaa ka sheegeyey inuu ka qeyn qaaday dagaalo badan oo ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaan waqooyiga magaalada.
Aadan ayaa waxa uu sidoo kale uu sheegayey inuu yahay nin ajar badan helay mar hadii uu go’aansaday inuu isku qarxiyo sida uu sheegay gaalo ku soo duushay dalka.
Kooxda Shabaab ayaa hore ugu hanjabtay in gudaha magaalada muqdisho ay ka fulin doonto qaraxyo ay ugu magacdartay kuwo barageysan kuwaas oo ay u adeegsanayo dhalinyaro soomaaliyeed oo la marin haababiyey.
Gedo Online News
Gedoonlinenews@gmail.com

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live