Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

K/ Galbeed Oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay degmada Qansaxdheere

0
0

Qansaxdheere ( Sh. M. Network )-Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga maamulka Qansaxdheere ee gobolka Baay oo la hadlay Shabelle ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka degmadaasi.
Dagaalkan aya yimid, kadib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay weerar ku qaadeen fariisimo Al Shabaab ay ku leeyihiin halkaasi.
Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkaasi ku dhintay illaa 3 Qof, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale oo u badnaa dhinacyadii dagaalamay.
Guddoomiye Isaaq ayaa tilmaamay in Ciidamada huwantu ay guulo ka gaareen dagaalkaasi, sida uu hadalka u dhigay.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/11.mp3
The post K/ Galbeed Oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay degmada Qansaxdheere appeared first on Shabelle.


Mareykanka Oo beeniyay in duqeyn uu ka fuliyay J/ Dhexe

0
0

Saakow ( Sh. M. Network )-Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa beeniyay in diyaaradahooda dagaalka ay fuliyeen duqeyntii shalay ka dhacday deegaanka Juwaarey ee Gobolka Jubadda Dhexe.
War ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in aysan duqeyntaasi fulin diyaaradahooda, islamarkaana aysan duqeyntaasi iyagu ka dambaynin.
Weerarkan duqeynta ah ayaa la sheegay in ay ku Geeriyoodeen 8 Qof oo Rayid ahaa, illaa iyo haatana ma jirto cid sheegtay masuuliyaddiisa.
Mareykanka ayaa in ka badan 30 duqeymood ka fuliyay gudaha Soomaaliya, tan iyo  sanadkii la soo dhafay, kuwaas oo ay la beegsadeen dagaalyahannada Al Shabaab.
The post Mareykanka Oo beeniyay in duqeyn uu ka fuliyay J/ Dhexe appeared first on Shabelle.

HirShabelle Oo baaq u dirtay dowladda Soomaaliya

0
0

Jowhar ( Sh. M. Network )-Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamaanka HirShabelle Cabdi Xuseen Geedi oola hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda amaan ee deegaanada Maamulkaasi.
Mr Geedi ayaa sheegay in dhawaan Waddooyinka isku xira gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay ka bilaaban doonaan howlgallo ka dhan ah Al Shabaab.
Waxaana uu ka dalbaday DFS in ay dadajiso qorshaha wax looga qabanayo amniga deegaanada HirShabelle oo inta badan weeraro ay ka geystaan Al Shabaab.
Dhawaan Ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa la sheegay in fariisimo cusub ay ka sameysteen nawaaxiga deegaanka Qalimow ee gobolka Shabeelaha Dhexe, si ay uga hortagaan weerarada Al Shabaab ay ka fuliyaan Waddadada isku xirtay degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolkaasi.
The post HirShabelle Oo baaq u dirtay dowladda Soomaaliya appeared first on Shabelle.

Wasiir Beyle Oo ka digay in la masuqmaasuqo dakhliga DFS

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka feejigan tahay mar walibo in la masuqmaasuqo Dakhliga ka soo xarooda ilaha dhaqaale ee dalka.
Wasiir Beyle ayaa shaaca ka qaaday in si aad ah loo socda dhaqaalaha ka soo xarooda ilahaasi, gaar haan Garoonka iyo Dekedda weyn ee Muqdisho.
Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa hoosta ka xariiqay in DFS ay ku guuleysatay in laga hortago masuqmaasuq la sheegay in uu ka dhex jiray maamulka Maaliyadda Soomaaliya.
Ugu dambeyn Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay wado qorshihii ugu dambeeyay ee lagu mideynayo guud ahaan canshuuraha dalka.
The post Wasiir Beyle Oo ka digay in la masuqmaasuqo dakhliga DFS appeared first on Shabelle.

U.S. appoints new ambassador to Somalia

0
0

President Trump on Wednesday announced his ambassador picks for Somalia and Nicaragua, aiming to reduce the number of vacant ambassador positions.
Trump nominated Donald Yamamoto to be the ambassador to Somalia and Kevin Sullivan to be the ambassador to Nicaragua.
Yamamoto heads the Bureau of African Affairs within the State Department. He served as the U.S. ambassador to Ethiopia from 2006-2009 and Djibouti from 2000-2003.
Sullivan represents the U.S. in the Organization of American States (OAS), the body that promotes solidarity among the 35 independent states of the Americas.
Both countries have seen recent U.S. political action.
The Trump administration this year stepped up ongoing American military intervention in Somalia. The move follows violent clashes between the government and Al Shabaab, an Al Qaeda-aligned Islamist group.
Meanwhile, the State Department last week sanctioned three Nicaraguan individuals whom officials accused of human rights abuses. State Department officials threatened to take further action as long as government-sanctioned violence against protesters continues in the region.
Trump has left a notable number of ambassador positions open since taking office. More than half of foreign posts remain vacant.
The post U.S. appoints new ambassador to Somalia appeared first on Shabelle.

Southwest army claims key victory over Al-Shabab in Bay region

0
0

The deputy commissioner of Bay regional administration on the security said Southwest army made gains against Al-Shabaab following battle in the region.
The fighting erupted after Southwest state troops supported by Somali national army have launched a joint offensive on Al-Shabaab near Qansah Dheere town.
At least three people have been confirmed dead and four wounded in the combat between the allied troops and the Al-Qaeda-linked Al Shabaab militants.
The regional official said the coalition forces have overpowered the Al-Shabaab fighters during the skirmish and inflicted them heavy casualties.
However, there were no independent sources confirming the official’s claims.
The post Southwest army claims key victory over Al-Shabab in Bay region appeared first on Shabelle.

AFRICOM denies reports of carrying out air raid in Somalia

0
0

The United States Africa Command [AFRICOM] has denies reports by local media indicating that U.S military carried out an airstrike in southern Somalia, targeting Al-Shabaab militants.
AFRICOM said in statement that there was no any U.S. air raid against Al Shabaab in Somalia in the past 48 hours.
The statement came after unknown military jets are reported to have conducted an airstrikes at Al-shabab base in Middle Jubba region on Wednesday.
The aerial attacks have targeted Al-shabab base and a training ground at Hassan Kusoow village between Jawaari and Rahole villages in middle Jubba region.
It is not clear to which country the fighter jets carried out the attack, but Kenyan and U.S. warplanes usually target Al-Shabaab in Somalia.
The post AFRICOM denies reports of carrying out air raid in Somalia appeared first on Shabelle.

Fadeexadda Facebook : Shirkadda Acxion ayaa malaayiin doolar ka samaysay xogtaada shaqsiga

0
0

Sanadkan 2018-ka, shirkadda Acxiom waxa ay macaashtay $95 milyan, waxayna taas keentay in ay iibsato shirkadda xayaysiinta ee IPG.


Nin u dhashay dalka Faransiiska oo taajir ah ayaa lacag badan ku iibsaday qalab dadka lagu dili jiray

0
0

Qofkii ugu dambeeyay waxaa lagu dilay sanadkii 1977-dii, xilligaas oo wixii ka dambeeyay dalka Faransiiska laga mamnuucay xukunka dilka ah.

Koobka Adduunka: Croatia oo Dardartay Ingriiska, tiigsatayna Finalaha

0
0

Xulka dalka Croatia, ayaa markii ugu horeysay gaaray finalka koobka kubadda cagta adduunka, kadib markii ay laba gool iyo gool ay kaga adkaadeen xulka dalka Ingriiska.

NATO oo kulmeysa kadib weerarkii Trump

0
0

Hogaamiyayaasha dalalka xubnaha ka ah gaashaanbuurta NATO ayaa maalintii labaad, ahna maalinkii ugu dambeeyay ku kulmaya magaalada Brussels ee xarunta dalkaas.

'Waxaan u noolahay inaan markale gabadheyda arko'

0
0

Wariye Itoobiyaan ah ayaa sheegay 16 sana kaddib inuu xaaskiisa oo Eritrea u dhalatay iyo labadiisa gabadhood uu la kulmayo.

Kulanka Golaha Wasiirada Oo looga hadlay Weerarkii Otto Otto

0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Golaha wasiirada XFS oo maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay M/ Muqdisho ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan xaaladda dalka.
Ugu horreyn xubnaha Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale, kaas oo ka hadlay weerarkii dhawaan lagu qaaday xarunta Otto Otto ee magaalada Muqdusho.
Waxaana Golaha Wasiirada ka hor sheegay in weli Wasaaradda amnigu ay wato baaritaano dheeraad ah oo ku aadan, sida uu u dhacay weerarkaasi.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane Aadan Isaaq oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay kulankaasi.
Halkan hoose ka dhageyo Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/07/Amniga-Cod.mp3
The post Kulanka Golaha Wasiirada Oo looga hadlay Weerarkii Otto Otto appeared first on Shabelle.

Group seeks wider mandate to crush sea piracy

0
0

Thursday July 12, 2018The Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia (CGPCS) is seeking an expanded mandate to tackle piracy-linked crimes such as terrorism.According to the Secretary General of the Indian Ocean Commission (IOC) Hamada Madi, the existential threat posed by piracy could only be tackled effectively with a wider mandate.“We are making a formal proposal that the CGPCS becomes a permanent organization that would deal with piracy and many issues linked either directly or indirectly,” he said.Madi who was speaking during a media briefing on the sidelines of the 21st Plenary Session of the CGPCS at the United Nations Complex in Gigiri, Nairobi, singled out terrorism and cross-border crime as key drivers of piracy.“You cannot fight piracy if you forget the other connected issues. We’re going to suggest that we work on how to expand the piracy mission so that we integrate other connected issues,” he said.Ads By Google His sentiments were backed by Foreign Affairs Cabinet Secretary Monica Juma and her Defence counterpart Raychelle Omamo.Omamo reiterated Kenya’s commitment to peace and stability in Somalia which she said was critical in the ongoing campaign to reduce the vulnerability of populations to being enlisted to terror cells.“It is our duty to reduce the vulnerabilities of our people, to empower them to take charge of their lives, to increase economic prosperity, and that can only come when there’s peace and stability,” she said.Omamo noted efforts being made by the Kenya Defence Forces in the war against piracy at the Indian Ocean saying the war on terrorism will be sustained.“We must fight these ills – piracy and terrorism – in tandem because in many ways terrorism extends into the waters through piracy and piracy extends to land through terrorism,” she observed.In her comments CS Juma emphasized the importance of enhanced maritime security saying piracy was a threat to Kenya’s ambition of harnessing the potential of the blue economy.“Maritime security becomes very important to foundation the blue economy discussions and strategies that will improve the prosperity of coastal communities, improving their livelihoods, growing our prosperity and improving humanity in general,” the Foreign Affairs CS stated.She said maritime security and blue economy were intertwined hence the government’s commitment to the war against piracy.According to Oceans Beyond Piracy’s (OBP) State of Maritime Piracy Report (2017), incidents of sea robbery in the East African coast alone doubled from 27 in 2016 to 54 in the year under review.OBP reported a similar trend for seafarers exposed to piracy threats from 545 in 2016, to 1,102 in 2017.Along the West African coast, there were 97 incidents in 2017 compared to 95 in 2016 according to OBP.The study reported a total of 21 kidnappings, thrice the number reported in 2016.According to the report, 100 seafarers were taken hostage among whom 90 were held for more than a day compared to only 56 in 2016. Two killings were reported.The ongoing session CGPCS has attracted delegates from 68 nations numbering over 200 is set to conclude on Friday with a common declaration on deterrence of piracy threats off the coast of Somalia.Notable delegates attending the current session of the CGPCS include Mauritius’ Minister of Foreign Affairs, Regional Integration, and International Trade Seetanah Lutchmeenaraidoo.Mauritius currently chairs the CGPCS which was established by the United Nations on January 14, 2009 to facilitate the discussion of actions and policies among States working to suppress piracy on the Somali coast.The establishment of the Working Group was in response to the United Nations Security Council Resolution 1851 of 2008 which was later replaced with resolution 1918 of 2010.The Working Group comprises among others a virtual legal forum, Law Enforcement Task Force, and the United Nations Trust Fund.
advertisements

 

  • US to cut military aid for Africa’s fight against terrorism - Bloomberg
  • Canada: Ontario going back to old sex-ed curriculum in fall, PCs say - CP
  • Chinese state councilor holds talks with foreign ministers of Arab states - Xinhua
  • QC implements health projects in Somalia - Gulf Times
  • 112 Djiboutian soldiers join Rapid Intervention Battalion - Defence Web
  • Uhuru says mistrust fuelling South Sudan, Somalia strife - Business Daily
  • Trump announces ambassador picks for Somalia, Nicaragua - The Hill

Ciidamo dad shacab ah ku dilay Muqdisho

0
0

laba qof oo rayid ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen degmada Hillawaa ee magaalada Muqdisho, kadib markiii ay haleeshay rasaas ay fureen ciidamada

Goobjoogayaal ayaa sheegaya ciidamada oo isugu jiray Soomaali iyo AMISOM ah, oo halkaasi marayay, ay rasaasta fureen kadib markii lala eegtay qarax sida ay wararku sheegayeen.

Haddaba Jacfar Kuukaay ayaa sida ay wax u dhaceen wuxuu ka wareystay Xasan Deeq Cabdullaahi oo ah ganacsade ku sugan meesha ay wax ka dhaceen.

 


Trump oo Yamamoto u magacaabay safiirka Somalia

0
0

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Donald Y. Yamamoto u magacaabay inuu noqdo safiirka aan caadiga ahayn, islamrkaana leh awoodda buuxda ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.

Qeybdiid oo ka hadlay duqeyntii 1993-kii ee Muqdisho

0
0

Diyaaradaha Maraykanka ayaa 12-kii July 1993 duqeyn ku bartilmaameedsaday guri ku yaallay magaalada Muqdisho oo ay ku shirayeen qaar ka mid ahaa taageerayaashii General Maxamed Faarax Caydiid.

Sacuudiga oo Xukun dil ah ku fulisay Muwaadin Soomaaliyeed.

0
0

Riyadh ( Sh.M.Network):-War ay faafisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudi Arabia ayaa lagu sheegay in Dowladda Sacuudig in xukun Xad dil ah ay ku fulisay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Axmed Maxamed Xasan Cabdi kaas oo lagu soo eedeeyay in fal dil ah uu horay uu ugu geystay Haweeney Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Fatxiya Buulle Xasan.
Ninkaan ayaa la sheegay in uu xoog ugu galay Gurigeeda Haweeneydaas kadibna uu Tooreey kala dhacay Qoorta taas oo sababtay geerida Haweeneydaasi.
Waxaana dilka lagu fuliyay Ninkaan ay ka dambeysay kadib markii Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ay cadeyn ku fulin u heshay dacwaddii kadhanka ahayd ninkaas taas oo amartay in dil toogasho lagu fuliyo Ninkaasi.
Ma jiro wax war ah oo Safaaradda Soomaaliya ee Sacuudiga iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen arrintaan , mana soo hadal qaadin Warbaahinta Sacuudiga gaar ahaan Wargeyska Cukaadh oo lagu baahiyay warkaan haddii ay dowladda Soomaaliya wax ka ogtahay Kiiskaan.
The post Sacuudiga oo Xukun dil ah ku fulisay Muwaadin Soomaaliyeed. appeared first on Shabelle.

Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle.

Dhismaha masjidka ugu weyn xaafadda Islii oo la dhagax dhigay

0
0

Lacagta ku baxaysa dhismaha oo marka shilinka Kenya loo beddelo noqonaysa 950 malyan oo shilin, ayaa loogu tala galay in lagu bixiyo mashruuc lagu saarayo 10 dabaq masjidka Abuubakar ee waddada 6th street ee xaafadda Islii.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live