Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Barnaamijka Cayaaraha

$
0
0

Barnaamijka Cayaaraha, waxaa soo diyaariyay Aadan Sabriye, waxaana waxyaabaha aad ku maqli doontaan ka mid ah.

Madaxweynaha Dalka Sudan Cumar Al-Bashiir oo Digniin Cullus u Jeediyey Dalka Koonfurta Sudan Kadib Markii uu Ku Eedeeyey Inay Mucaaradka Soo Taageeraan

$
0
0

SUDAN(OWN)- Madaxweynaha dalka Sudan ayaa digniin cullus u jeediyey dalka Cusub ee koonfurta Sudan kadib markii uu ku Eedeeyey inay soo taageerayaan kooxo mucaarad ah oo ka tirsan waqooyiga Sudan kuwaas oo dagaal kulla jira xukuumada madaxweyne Bashiir, 
Wakaalada wararka ee dalka Sudan ayaa sheegtay in madaxweyne Bashiir uu ku tuhmay dalka Koonfurta Sudan khiyaamo & inay ka baxeen heshiiskii labada dowladood, Madaxweynaha ayaa isagoo ka hadlaya magaalada Karmak ee ku taalla xuduudka Wabiga Nile ka buluuga ah ugu baaqay dalka Koonfurta Sudan inay ka waantoobaan dhibkaa ay wadaan, 
Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka koonfurta Sudan ay soo weerareen ciidamada xukuumadiisa ee ku sugan magaalada Abye isl markaana ay kaalmo xooggan la daba taagan yihiin ururka xarakada Shacbiga ee xukuumada dagaalka kulla jira, Madaxweyne Bashiir ayaa xusay in dagaalka ay kulla jiraan mucaaradku uu ka socdo goobta Nile ka buluuga ah & magaalada Karbifan oo uu sheegay inay xidhiidh qoto dheer ay la leeyihiin dadka reer koonfurka ahi, 
Dhinaca kalle mas,uuliyiinta xukuumada Koonfurta Sudan ayaa beeniyey hadalkaa kasoo yeedhay madaxweynaha iyadoo madaxweynaha Koonfurta Sudan Salfakiir uu booqasho ku tagay dalka Sudan si,uu usoo dhameeyo khilaafka xooggan ee dhexyaalla labada dowladood iyadoo booqashadaasi  ahayd booqashadii ugu horeysay ee uu ku tago dalka Sudan intii ay ka goosteen,
Isku dayga madaxweyne Salvakiir ayaan noqon mid midho dhaliya iyadoo dagaalkii uu welli ka dhex socdo xukuumada madaxweyne Bashiir & kooxda mucaaradka hubaysan ee xarakada shacbiga, dhaqdhaqaaqan dagaal ee ay wadaan kooxaha mucaaradka ah ayaa keentay in xukuumada Sudan ay isku baahiso xuduudkeeda iyagoo go,aan ku gaadhay inay soo gaba-gabeeyaan dagaalka kooxdaa mucaaradka ah,
Barkhad Cabdillaahi Maxamed
Oodweynenews.com / SWEDEN
Barkhad11@live.com
Facebook:- Barkhad Abdillahi Oodweynenews

Muqdisho: Daweynta Xanuunada Jajabka

$
0
0

Dhakaatiir dalka dibadiisa kasoo timid ayaa magaalada Muqdisho ka furay cisbitaal lagu daweeyo xanuunada jajabka.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

Somali pirates overwhelmed by Taiwan fishing boat crew

$
0
0

The crew of a Taiwanese fishing vessel have overwhelmed a group of Somali pirates who hijacked their boat last week.
The 28-member crew of the Chin Yi Wen were taken hostage while sailing off the East African coast and disappeared from radio contact on 4 November.
The six pirates were later attacked and overwhelmed by the sailors.
Several hundred people and dozens of vessels are currently held captive by Somali gunmen.
The Chin Yi Wen disappeared from radio contact while several hundred kilometres off the coast of Somalia last week.
A group of armed pirates initally took control of the boat, but were defeated when the crew fought back. According to Taiwan’s Fisheries Agency, three sailors were injured, while the pirates fell into the sea. Their fate is not known.
The fishing crew later sought the assistance of the United Kingdom Maritime Trade Operations (UKMTO), an international anti-piracy task force which patrols the area under the supervision of the UK.
The International Maritime Bureau has said that better policing and improved security have reduced successful hijackings by Somali pirates this year. Nevertheless, attacks linked to Somalia made up more than half the piracy incidents reported worldwide.
A US study found that maritime piracy costs the global economy between $7bn (£4.4bn) and $12bn (£7.6bn) a year.
SOURCE: BBC

Dhaqtarkii Micheal oo lagu helay dambi

$
0
0

Guddi garsoor oo jooga Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa dambi ah inuu si aan ula kac ahayn u dilay ku helay dhaqtarkii heesaagii caanka ahaa ee Michael Jackson.

Somali Schools’ soccer tourney fixtures announced

$
0
0

08 Nov 2011.Somali Football Federation “SFF” on Monday announced the fixtures of the country’s schools’ football tournament 2011. A press statement from Somali Football Federation said Monday that for the past two months the SFF and the Somali Students’ Union have been working on the arrangement of a successful schools’ tournament.
On Monday Morning officials from Somali Football Federation, the students’ union and schools’ principals have had their last meeting during which the SFF announced the tourney fixtures.
Somali Football Federation Deputy Secretary General Hassan Mohamed Mahmoud told the meeting that the schools’ tournament has more priority to his federation in terms of grassroots development.
He said that the SFF was very grateful to the Somali Students’ Union for its efforts in implementing the schools’ football tournament. He also thanked the schools’ principals for accepting to take part in the tournament despite difficulties in the country.
For his part the chairman of the Student’s Union Mohamed Abdullahi said that this will be the 3rd schools’ soccer tournament jointly held by the SFF and his Union since 2009.
“The continuation of schools’ soccer tournaments shows that the cooperation between Somali Football Federation and the Somali Students’ Union is growing day by day—we hope this tourney to be much better and more developed than we held last year” Mohamed Abdullahi noted.
According to the fixtures, the 2011 Somali schools’ football tournament will come to an end on 20th of November with Ma’mur VS Hamar Jajab to play the first much on Thursday 9th of November. The Statement said that only children under 15 years of age are allowed to take part in the competition.
_______________________________________________________________
By Shafi’i Mohyaddin Abokar

Isku aadka tartanka dugsiyada oo lasoo saaray.

$
0
0

08 Nov 2011.Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta oo isniin ah ku dhawaaqay isku aadka tartanka kubada cagta dugsiyada ee 2011-ka. Qoraal saxaafadeed kasoo baxay xafiiska warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa lagu sheegay in tartankan muddo laba bilood ah qaban qaabadiisu socotay, waxaana si wada jir ah uga shaqeynayay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta iyo ururka ardayda Soomaaliyeed.
Saaka ayaa saraakiil ka kala socotay xirirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ururka ardayda iyo maamulayaasha iskullada waxaa ay kulankoodii ugu dambeeyay ku yeesheen xarunta ururka ardayda Soomaaliyeed,kulankaas kadibna waxaa uu xiriirka Soomaaliyeed soo bandhigay isku aadka tartanka.
Ku xigeenka xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Maxamed Maxamuud Xasan Farey ayaa sheegay in tartanka dugsiyadu uu muhiimad weyn u leeyahay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta marka loo eego hoos kaoo bilaabida kubada cagta.
Waxaa uu Xasan farey intaa ku daray in xiriirkiisu uu aad ugu mahad celinayo ururka ardayda Soomaaliyeed kaalinta uu ku leeyahay hir gelinta tartamada dugsiyada. Isagoo sidoo kalana maamulayaasha iskuullada uga mahad celiyay sida ay usoo dhaweeyeen qabashada tartanbka dugsiyada xili dalku xaalad adag marayo.
Dhankiisa guddoomiyaha ururka ardayda Soomaaliyeed Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in tartankani uu noqonayo kii 3-aad ee xiriirka Soomaaliyeed iyo ururka ardaydu si wada jir ah u qabtaan tan iyo sanadkii 2009-kii.
“Sii socoshada tartamada iskuulada waxaa ay cadeyn buuxda u tahay sida ay usii xoogeysaneyso wada shaqeynta udhexeysa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta , ururka ardayda iyo maamulada iskuulada”ayuu yiri guddoomiyaha ururka ardayda soomaaliyeed Maxamed Cabdullaahi.
Sida ku cad isku aadka waxaa tartanku uu soo dhamaan doonaa 20-ka bishan isagoo bilaabanaya khamiista inasoo aadan oo taariikhduna ku beegan tahay 9-ka bisha. Waxaa qoraalka kasoo baxay xafiiska warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta lagu sheegay in caruurta tartanka ka qeyb galeysa ay yihiin 13-15 jirro oo cid ka weyn aan loo ogoleyn.
Cayaarta ugu horeysa waxaa isaga hor imaan doona dugsiyada kala ah Xamar Jabab VS Macmuur, sida jadwalka maanta lasoo saaray ku cad.
____________________________________________________________________

Madaxweynaha Kenya oo daboolka ka qaaday qorshaha dalkiisa ee ku aadan faragelinta Soomaaliya

$
0
0

Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa noqday mas'uulkii ugu horeeyay ee Kenyaati ah oo ka hadlay qorshaha fog ay dowladdiisu ka leedahay faragelinta milteri ee dalka Soomaaliya.
Mwai Kibaki wuxuu daboolka ka qaaday in ciidamadimada dalkiisu aysan ka bixi doonin Soomaaliya ilaa ay ka xaqiijinayaan xasiloonida Soomaaliya waqtigii ay doontaba ha qaadatee.
Madaxweyne Kibaki wuxuu meesha ka saaray in mustqabalka dhow ay ciidamadiisu ka baxayaan Soomaaliya taasina wuxuu sabab uga dhigay dagaalka ay al Shabaab kula jiraan ciidamadiisu oo waqti badan qaadan kara.
Hadalka Madaxweynaha Kenya ayaa aad uga duwan wararkii madaxda dowladda Soomaaliya laga soo xigtay ee hawlgalka Kenya ku tilmaamayay mid waqti gaaban qaadanaya.
halgankanet@gmail.com  

Wajigii 3aad Dood cilmiyeed ku saabsan Nabadeynta iyo deriseynta oo maanta Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay

$
0
0

Hey’adda UYS ayaa maanta wajigii 3aad ku qabatay Magaalada Muqdisho Dood cilmiyeed halku dhigiisa ahaa Sida looga shaqeyn karo nabadeynta loona xoojinayo deriseynta, kaasoo ay ka qeyb galeen odayaal iyo waxgarad ka socday dhaqanka Soomaaliyed. Dood cilmiyeedkan oo ahaa mid aad xasaasi u ahaa ayaa Odayaasha dhaqanka ku lafa gureen wadciga uu dalka ku jira, [...]

Maalintii sedexaad oo qaybinta Udxiyada ay ka socoto Muqdisho

$
0
0

Muqdisho Talaado 08 November 2011 (SONNA) Hay’adda arrimaha gar gaarka qaabilsan ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maalintii sedaxaad deeq qaybin ka wadda xeryaha barakacayaasha ah ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ka qaybinayaan deeq xoolo ah oo loogu talagalay Udxiyada.
Hay’adaan oo magaceeda la yiraadho International islmaamic Relief Organization fadhigeeduna yahay dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxa ay deeqdaasi xoolaha ah ugu talagaleen  in la gaarsiiyo dadka tabaalaysan ee Muqdisho ku nool, waxaana labadii maalin ee la soo dhaafay ay deeq qaybin ka wadeen xeryaha barakacayaasha ah ee ku yaalla degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, iyadoo ay howshaasi hirgelisay xafiiska hay’addaasi ay Muqdisho ku leedahay.
Madaxa hay’adda oo lagu magacaabo Saalax Axmed Dheybaani ayaa warbaahinta u sheegay in maalintaba ay deeqdaasi gaarsiiyaan ku dhawaad 5,000 oo qof oo ah dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho ku dhaqan, waxaana uu intaa ku daray in ay sii wadayaan kaalmo u fidinta dadka ku tabaalaysan qaybo ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee Gobolka Banaadir.
Arrintaan ayaa ka qayb ka ah dadaallada loogu gurmanayo shacabka ku soo barakacay Muqdisho ee ay saameeyeen abaaraha ku dhuftay dalka.
Xigasho: SONNA

Isgaarsiintii Ceelwaaq oo hawada ka maqan.

$
0
0

Ceelwaaq(GMN)-Wararka  laga helayo degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in halaasi ay ka maqan tahay isgaarsiinta degmadaasi.
Warka ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in amarka hawada loogu saaray isgaarsiinta ay bixiyeen saraakiisha dowlada ee ku sugan degmadaasi kuwaas oo halkaasi ka wada dhaqdhaaqyo ciidan.
Dadka ku sugan degmada ceelwaaq ayaa ku waramaya in gudaha degmada ceelwaaq lagu arkayo ciidamo isku dhaf ah oo ka kala tirsan dowladaha Kenya iyo soomaaliya sidaas darteedana in hawada loogu saaray isgaarsiintii.
Mudo ku dhow 48-saacadood ayaa lahu soo waramayaa in hawada ay ka maqan tahay isgaarsiintii degmada ceelwaaq halkaasi oo ay gacanta ku hayso dowlada KMG Soomaaliya.
Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa dalka Kenya ayaa lagu soo warmayaa in duleedka degmada ceelwaaq ay ka wadaan dhaqdhaaq ciidan oo ay ku doonayaan inay ku garaan deegaano ay ku sugan yihiin Ururka Shabaab.
Marar badan ayaa ciidamada dowlada  ee ku sugan degmadaasi waxa ay hawada ka saareen isgaarsiinta degmadaasi sababo ay ku sheegeen inan laga war helin halka ay ciidamadooda ku wajahan yihiin.
Gedo Online News
Gedoonlinenews@gmail.com

Xarunta Iskaashatooyinka G/Banaadir Oo Dib Loo Furay

$
0
0

Munaasabad dib loogu furayay  xarunta Iskaashatooyinka gaadiidka gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay Barxadda Iskaashatooyinka ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhinaca kale uu maamulka G/Banaadir   ku dhawaaqay in gaadiidka ay isku soo diiwaan galiyaan muddo30 maalmood ah.
Munaasabaddani oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka islamarkaana dib loogu furayay xarunta Iskaashatooyinka gaadiidka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ka dhacday barxadda Iskaashatooyinka degmada X/weyne.
Furitaabka munaasabadda ayaa waxaa ka hadlay agaasimaha guud  ee dowladda Hoose ee Xamar C/llaahi Cartan Jimcaalle isagoona sheegay in maanta dib loo furay xarunta Iskaashatada gobolka Banaadir kadib Dikreeto ka soo baxday guddoomiyaha gobolka Maxamuud Axmed Nuuur “Tarsan” waxa uu intaa ku daray in Iskaashatooyinka ay yihiin kuwa xambaarsan arrimo badan oo ay ugu horeyso amniga.
Waxa uu tilmaamay agaasimaha in la sharciyeeyo dhammaan gaadiidka si wax badan ay uga tarto soo celinta  nabadda iyo  in laga hortago gawaaridda ka shaqeynaya falalka amni darida ah.
Dhinaca kale waxa uu dikniin u jeediyay dhammaan gaadiidleyda ka howl gasha magalaada Muqdisho in ay isku soo diiwaan galliyaan muddo 30 cisho ah ciddii arrintaasina u hoggaansami waysona laga qaadi doona tallaabo oo ay ciidamada ammniga ammar ku qabaan in ay soo qabtaan.
Ugu danbeyii waxaa isna munaasabaddii maanta lagu furay xarunta Iskaashatooyinka ka hadlay xog-hayaha maamulka gobolka Banaadir C/kaafi Hilloowle Cismaan waxa uuna xusay in arrintaani ay iska kaashadeen wasaaradda Gaadiidka, dowladda Hoose iyo Taraafikada si loo sharciyeeyo oo gawaarida loo sameeyo leysinka loogu talay galay si ay u hagaagsanaato nabad galyada magaalada Muqdisho.
 
Somber `Eid for Syria Refugees

$
0
0

Unlike millions of Muslims worldwide, Syria's refugees, who fled a deadly crackdown by President Bashar Al-Assad's security forces, are welcoming `Eid Al-Adha with a fading smile on their faces

SAWIRRO:Ciyaarah Hidaha iyo Dhaqanka oo Dib Uga Bilaabmay Degmooyinka Banaadir

$
0
0

Muqdisho Isniin 8 November 2011 (SONNA):-Magaalada Muqdisho waxa ay si tartiib tartiib ah dib ugu soo ceshaneysaa firfircoonideedii iyo noloshii caadiga ahayd.
Sidii degmooyinka looga bartayba waxaa dib u billaabatay ciyaarihii hiddaha iyo dhaqanka, waxaase  lama filaan noqotay in xilli habeen ah ciyaaro nuucaan oo kale ah magaalada Muqdisho ay ka dhacaan.
Muuqaalladaan waa xaflad xilli habeen ah lagu qabtay degmada Howlwadaag oo ay ka qeyb galeen shacabka degmadaasi iyo mas’uuliyiin lix degmo oo gobolka Banaadir ka tirsan.

Qarax Khasaare Geystay oo Duhurnimadii Maanta ka Dhacay Boosaaso

$
0
0

Boosaaso (RBC) Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhaawacantay qarax bam oo maanta duhurnimadii ka dhacay xaafada New Boosaaso ee Waqooyiga magaalada Boosaaso.
Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in qaraxu uu ka dhacay guri ku yaalla xaafada New Boosaaso hakaasoo loo maleynayo in bamka looga tegey ka dibna uu si iskiis ah ugu qarxay.  
Dadka goob joogayaasha ah ayaa sheegaya inay maqleen qarax weyn oo ka yeeray guriga iyadoo aysan cadeyn illaa hadda cida ka dambeysa qaraxa.
Gurigii uu qaraxu ka dhacay iyo mid kale ayaa gebi ahaan ku burburay qaraxan oo ku soo beegmay wax yar ka diob salaadii duhur ee maanta.
Labada ruux ee dhaawacantay ayaa ah wiil iyo gabar yar waxaana dhaawacyada hadda lagu daweynayaa isbitaalka guud ee Boosaaso.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha amaanka ee Boosaaso oo la xiriira qaraxan oo ku soo beegmay saacado ka dib markii qarax kale oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo lala beegsaday saraakiil ka tirsan maamulka Puntland.
RBC Radio

Shabaab oo dhoolatus Badda iyo Berriga ka sameeyay Magaalada Marka, Qasaaro dhimasho iyo dhaawac ka dhashay

$
0
0

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii u horeysay dhoolatus ciidan oo Badda iyo Berriga aheyd maanta ka sameeyay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo soo bandhigay Doomo dheereeya oo qoryo ay saaran yihiin. Dhoolatuskan oo ay saaka ka qeyb galeen dadweyne fara badan oo looga kala yeeray Xaafadaha Marka ayaa dhoolatuska ugu ballaarnaa waxaa uu [...]

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live