Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Horyaalka Ingiriiska

$
0
0

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qoraal toos ah oo quseeya cayaaraha maanta dhacaya ee Ingiriiska. Fadlan toos halkan ugala soco cayaaraha England Premiership oo qoraal ah.


Fulham V Swansea

$
0
0

Kooxda Fulham waxay martigalinaysaa kooxda Swansea. Waxaa kaloo cayaaraha kooxaha Wigan iyo West Brom. Toos ayaan u soo daynaynaa cayaarta Fulham iyo Swansea. Qoraal toos ah ayaan sidoo kale ku soo gudbinaynaa boggan.

صفة صلاة النبي صلي الله عليه وسلم شيخ عول عبدالله جيسي

Ku soo dhawaada London

$
0
0

Wararka la xirrira Olymics-ka lagu qaban dono London bisha July 2012

Dhaqanka iyo Hiddaha: Dumaasha iyo Xigsiisinka (Q-1001aad)

$
0
0

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkan waxad ku maqli doontaan arrin ka mid ahayd dhaqanka Soomaalida ilaa maantana wali jirta.

Barnaamijka oo dhamesytiran qeybta hoose ka dhageyso.

Judith Tebbutt oo la sii Daayey

$
0
0

Haweenay u dhalatay dalka Britain oo sannadkii hore laga soo afduubay jasiirad u dhow xadka Kenya iyo Somalia ayaa maanta la sii daayay. Haweenaydan ayaa afduub ahaan loogu haystay badhtamaha Soomaaliya ilaa dhamaadkii sanadkii hore.

Judith Tebbutt ayaa Arbacadii maanta loo duuliyey magaalada Nairobi.

Judith waa la afduubay, halka ninkeediina la dilay bishii September ee sanadkii, saacado uun ka dib markii ay galeen qol ay ka kiraysteen xaafadda Kiwayu Safari.

Markii dhibaatadu ku dhacday, waxay ahaayeen labada qof ee kaliya ee goobta dalkiiska ku sugnaa.

عكا.. تضييق على الفلسطينيين وتطوير لصالح اليهود

$
0
0

مشاريع إسكان لليهود المتشددين، وعمليات تطوير مستمرة في الأحياء اليهودية، وفي المقابل يحرم الفلسطيني من ممارسة الحصول على مسكن قديم أو القيام ببناء مساكن جديدة، هذا إلى جانب عدد من مخططات طمس الهوية وتغيير الطابع الثقافي للمدينة من عربي إسلامي إلى يهودي

دراسة: تجارب إسلاميي تركيا وأندونيسيا في التعايش مع الفكر الغربي

$
0
0

عرضت الدراسة تجربة ثلاث من أكبر الجماعات الإسلامية التي نجحت في تقديم نماذج حية على إمكانية التوليف بين تعاليم الإسلام والفكر السياسي الغربي، وهي جماعتا "نهضة العلماء" و"المحمدية" في أندونيسيا، وحركة فتح الله جولن في تركيا


Warbixin: Qaraxyada iyo Weerarada Muqdisho

$
0
0

Maalmihii u dambeeyey waxa Muqdisho kusoo noqnoqonayey qaraxyo iyo weeraro lagu qaaday goobaha dawladda iyo shicibka labadaba.

Weeraradaas waxa dhaawacyo iyo dhimasho kasoo gaartay dad shicib ah iyo askarta dawladda labadaba.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Weerarka Cirka oo loo Geystay Meel u Dhow Dhoobley

$
0
0

Ilaa 4 baabuur oo kuwa xamuulka ah ayaa ku burburay weerarkaas cirka oo maanta ka dhacay deegaanka Shabbaax oo udhow degmada Dhoobley.

Dad goobjoogeyaal ah ayaa sheegay in baabuurta la duqeeyey ay lahaayeen dad shicib ah, halka afhayeenka DKMG ee deegaamada Jubbooyinka ayaa sheegay in baabuurta uu lahaa ururka Alshabab oo deegaanka ka dagaalama.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

Q-3aad Barnaamij ku Saabsan Cudurada Faafa

$
0
0

Qeybtan 3aad ee barnaamijjkan gaarka ee maanta waxan kaga hadlaynaa cudurrada TB-da iyo Hepatitas B iyo C.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Maalgalin lagu samaynayo internet raqiis ah Afrika

$
0
0

Maalgashatada caalamka ayaa hadda maalgalinaya internet dhaqso badan oo raqiis ah inay Afrika u sameeyaan.

Somaliland oo ku Celisay Meeshii ay ka Taagneyd Somalia

$
0
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Dr. Maxamed C. Cumar ayaa ku celiyey in wadahadalo dhex mari kara Somalia iyo Somaliland ay noqonayaan oo kaliya kuwo lagaga hadlo maslaxadda labada dhinac ee aan haba yaraatee wax shaqo ah ku lahayn isku biirid labadooda dhex marta.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Asxaabiga weyn ee Abul Caas Binu Rabiic Al Ansaari iyo kaalintii uu ka qaatay Diinteena Islaamka “Aqriso”

$
0
0

Rasuulka (scw) markii uu u hijrooday magaalada Maddiina, arrinkiisana uu darraaday, ayaa qureysh soo baxday iyadoo dooneysa la dagalaallanka Rasuulka (scw) iyo Asxaabtiisa.
Abul-Caas wuxuu si aan qasad ahayn uga qayb galay dagaalkii Badar, isagoo la safan dhinaca gaalada. Hase yeeshee ma jirin jaceyl uu jeclaa in uu la dagaallamo Muslimiinta, laakiin darajada uu tolkiisa ka joogay ayaa ku kelliftay in uu ka qayb galo dagaalkaas.
Dagaalkii Badar natiijadii ka soo baxday waxay noqotay in qureysh (gaalada) lagu jabiyo, madaxdii kufrigana laga takhalluso, qaar iyaga ka mid ah waa la laayay, qaarna waa la qafaashay, qaarkii kalena waxay ku badbaadeyn carar. Kuwii la soo qabqabtay oo la soo qafaashay waxaa ku jiray Abul-Caas oo qabay gabadhii Nebiga (scw) uu dhalay ee ahayd Zeynaba. Rasuulka (scw) wuxuu ku waajibiyay dadkii gaalada ahaa ee la soo qab qabtay in ay bixiyaan oo ay isku furtaan lacag, lacagtaasoo u dhaxeysa Kun ilaa Afar kun oo Dirham, iyadoo loo eegayo xaaladahooda hanti iyo reereed. Ergadii ka kala socotay dadkaas waxay bilaabeen in ay u dhaxeeyaan Magaalada Makka iyo Madiina, iyagoo sida maalkii ay ku soo furan lahaayeen dadkooda. Haddaba Zeynaba ayaa soo dirtay maalkii ay ku furaneysay ninkeeda Abul-Caas, iyadoo furasho ahaan u soo dirtay Kuul ay u hadiyeesay hooyadeed Khadiija maalintii ay aroosaneysay.
Markii uu Rasuulka (scw) arkay kuushii waxaa dabooshay Murugo, wuuna u jilcay gabadhiisa isagoo eegay xaggaa iyo asxaabta wuxuuna yiri “Maalkan waxaa soo dirtay Zeynaba iyadoo rabta inay ku furato Abul-Caas, ee ka warama haddii aad u aragtaan in aan u sii deyno Abul-Caas, una celinno maalkeeda waad sameyn kartaan”. Saxaabadii ayaa waxay yiraahdeen “Haa, waana ra�yi wanaagsan Rasuulkii alloow”. Hase yeeshee Rasuulka (scw) wuxuu Abul-Caas ku xiray sii deyntiisa in uu u soo diro gabadhiisa Zeynaba isagoo aan dib dhicin. Abul-Caas markii uu tagay Magaaladii Makka, wuxuu si dhaqso ah u billaabay in uu fuliyo ballankii. Wuxuu amray xaaskiisa Zeynaba in ay u diyaar garowdo Safar, wuxuuna u sheegay in Ergadii aabaheed ay ku sugayaan meel aan ka fogeyn Magaalada Makka, isagoo u diyaariyay sahaydaydii safarka iyo ninkii raaci lahaa oo ahaa walaalkiis Camar Binu Rabiic.
Camar Binu Rabiic ayaa soo baxay maalin cad, isagoo wada gabadhii Zeynaba, qureyshna ay arkeyso markaas ayeey waxay soo daba galeen Camar iyagoo cabsi gelinaya Zeynaba ilaa ay kaga soo dhowaadeen. Camar ayaa soo baxsaday fallaartiisa, isagoo leh “Wallaahi ruuxii xaggeyga u soo dhowaada waxaan qoorta kaga ganayaa fallaarta”, wuxuuna aad u yiqiinay fallaar ganidda. Abuu-Sufyaan Binu Xarbi ayaa soo aaday xagga Camar, wuxuuna ku yiri “Adeer naga leexi fallaartaada ilaa aan kaala hadalno”. Camar wuu ka yeelay. Abul-Caas ayaa Camar ku yiri “Camaroow kuma saxsanid falka aad sameynayso, waxaad waddaa iyadoo dadkoo dhan ku arkayaan Zeynaba, waadna ogtahay Carab khasaarihii kaga soo gaaray Muxammad, haddii aad kaxeyso gabadha qabaa�ilka carab oo dhan waxay nagu sheegayaan inaan fuley nahay, waxayna nagu tilmaamayaan dulli iyo wax ma garato, ee ka waran haddii aad u celiso gabadhaan gurigeeda, ilaa ay ka iloobaan dadka oo markaas si sir ah aad u kaxeysatid, markaasna aad u geysid aabaheed, waayoo wax dan ah aan ka leenahay heynteeda ayaan jirin”.
Camar sidaas ayuu raalli ku noqday, wuxuuna Zeynaba u celiyay Makka. Muddo yar ka dibna wuxuu sameeyay sidii uu Abuu Sufyaan u sheegay, oo wuxuu soo kaxeeyay Zeynaba, wuxuuna gacanta u geliyay ergadii sugeysay. Abul-Caas wuxuu intaa ka dib iska joogay magaalada Makka ilaa ay ka soo dhowaatay furashadii Makka. Abul-Caas sidii ay caadadiisu ahayd wuxuu si ganacsi ahaan u soo qabatimay Shaam, markii uu soo dhammeystay dantii ganacsi, ayaa wuxuu u soo anbabaxay inuu u soo laabto magaaladii Makka.
Abul-Caas isagoo wata safar gaaraya ilaa 100 halaad, ayna waheliyaan shaqaalihiisii dhamaa ilaa 170 nin ayaa waxaa u soo anbabaxay ilaalo ka mid ahaa ilaaladii Rasuulka (scw) oo aan markaa ka fogeyn magaalada Maddiina. Safarkii way qabsadeen, ragiina way qafaasheen. Hase yeeshee Abul-Caas wuu ka badbaaday oo lama qaban isaga. Markii la gaaray habeenkii ayaa Abul-Caas soo galay magaalada Maddiina isagoo cabsanaya. Wuxuu u tagay xaaskiisii Zeynaba, isagoo weydiistay magangalyo. deedna way magangelisayKolkii Rasuulka (scw) u soo baxay Salaaddii Fajar, xirtayna salaaddii isagoo takbiirsaday, saxaabadiina ay la takbiirsadeen, ayaa waxaa safka dumarka ka dhex qaylisay Zeynaba iyadoo Dumarka ka dhex dhawaaqday Zetnaba iyadoo leh “Dadyahoow waxaan ahay Zeynaba Bintu Muxammad, waxaan magangaliyay Abul-Caas ee idinkana magangaliya”.
Rasuulka (scw) markii uu dhammeeyay Salaadda ayaa wuxuu u jileecay xaggaa iyo saxaabada isagoo leh “Ma maqasheen wixii aan anigu maqlay?”. Saxaabadii ayaa yiri “Haa, Rasuulkii Alloow”. Intaa dabadeedna wuxuu yiri Rasuulka “Allaha nafteyda ay gacantiisu ku jirtaan ku dhaartayee waxna kama ogi arrinkan, ilaa aan ka maqlay wixii hadda aad maqlaysayn, Muslimiintana waxaa wax magangaliya kuwooda ugu sokeeya”, kaddibna wuxuu aaday gurigiisa , wuxuuna ku yiri gabadhiisa “Wanaaji hoyga Abul-Caas, waxaadna ogaataa in uusan xalaal kuu ahayn. Wax ka yar ka dib Rasuulka (scw) wuxuu u yeeray ilaaladii soo qabqabtay raggii la socday Abul-Caas iyaga iyo maalkooda, wuxuuna ka dalbay Saxaabada in ay wanaajiyaan, isla markasna u celiyaan maalkiisa iyo saafarkiisa, iyagoo xaq u leh inay diidi karaan, waayoo waa wax ay xaq u leeyihiin.

Saxaabadii arrinkaas way ka ogalaadeen Rasuulka (scw), waxayna uyiraahdeen “Waan u celinaynaa maalkiisa” Abul-Caas markii uu yimi isagoo doonaya inuu qaato maalkiisa ayaa qaar Saxaabada ka mid ahi ku yiraahdeen “Abul-Caas wuxuu ku noqday magaalada Makka, wuxuuna siiyay dadkii amaanadii iyo maalkii ay u dhiibteen, isagoo leh “Qureeshey ma jiraan qof aan helin maalkiisa.”.. Waxay yiraahdeen maya, Ilaahna ha kaa abaalmariyo. Abul-Caas ayaa yiri intaa ka dib “Haddaba haddii aan idiin guday xuquuqdii aad igu laheedeen, waxaan qirayaa inuu Ilaah xaq yahay, Nebi Muxammadna yahay Rasuulkii Alle soo diray, mana iga reebin inaan Muxammad agtiisa ku islaamo aan ahayn cabsida aan ka cabsanayay inaad u qaadataan inaan maalkiina la caray ama boobay.. Lakiin markii aan idiin soo celiyay maalkiina, aana madax banaanaadey ayaan Islaamay”. Intaa ka dib Abul-Caas wuxuu ku soo laabtay Rasuulka (scw), Rasuulkana wuxuu wanaajiyay marti gelintiisa, wuxuuna u celiyay xaaskiisa, isagoo oran jiray “Abul-Caas wuu ii waramay runna wuu ii sheegay, wuu ila ballamay wuuna oofiyay.

Ogeysiis Muhiim oo kusocda Soomaalida Kunool Qaarada Yurub

$
0
0

Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaali yeed ee kheyrka jecel ee ku nool wadamada Yurub. Waxaanu idinku casuumey naa idinkuguna bishaareyneynaa in la qabanayo Mutamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu.ga uu qaban jiray Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Nederland, mutamarkan ayaa mutamarkii 5aad ee Dalka holland
 
::::::: watiga la Qabanayo mutamarka ::::::
26- april-2012 (khamiis) 30-april-2012 (isniin)
Saacada: 18:00 (bacdal casar)
:::::: culumada sanadkan ak Qeyb geleyso :::::

1. DR Axmed Daahir awyes — kenya–
2. DR cali maxamed salax —- Norway–
3. Sh Bashiiir shiil ————— Canada–
4. sh mustafe xaaji ismaacil — Somalia–
5. sh suldaan gasle ——— Holland—
6. sh cabdulbaasid sh axmed — Uk —
 
Hoos ka eeg Flyerka mutamarka
haduu footadan ku shaqeyn waayo isoo sheeg midkale bana kuso diri
::::: Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka ::::
 
VON SUPPESTRAAT20
5011.EETILBRUG
HOLLAND
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
Guuleex wayrax Tel:- +31614959536 Ama Buu Khadiija Tel. +31-614876382
waxaad Si Live ugu Daawan kartaa websidada islaamiga ee Soomaalida midkasto iyo Aalada paltalkga oo live ugu dhageysan kartid iyo call faransiyada oo Silve ugu bixi Doono insha allah iyo Iwm……
omarfaruuq
Hollland
 


Araday Heshay Deeq Waxbarasho Oo U Ambabaxay Masar Iyo Turki

$
0
0

Munaasabad lagu sagootinayay 60 arday oo deeqo waxbarasho ka helay dalka Turkiga ayaa maanta lagu qabtay garoonka Aaden Cadde.
Munaasabadan lagu sii sagootinayay  60 arday oo deeqo waxbarasho ka helay Dowladda Turkiga ayaa waxa barqanimadii maanta lagu qabatay garoonka Aaden Cadde halkaas oo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiinta wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka, madaxda Hay’adaha deeqda Waxbarasho bixiyay ee Turkiga, waalidiin iyo ardayda la qadaayay.
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka Prof. Axmed Ceydiid Ibraahim ayaa sheegay in ardayda maanta ka ambabaxday garoonka ay isugu jiraan 50 deeq waxbarasho ay dowladda Turkiga ku siineyso Jaamacadda Alazhar ee dalka Masar  gaar ahaan ay lacagaha jaamacadda ka bixin doonto hayadda Nile Organization iyo 10 arday oo  loogu talogalay inay wax ku bartaan dalka Turkiga kuwaas oo ay hay’adda Albashiir ee dalka Turkiga u fidisay deeq waxbarasho.
Dowladda Turkiga ayaa dalkeeda deeq waxbarasho oo lacag la’an ugu qaatay kumaanan Soomaali ah taas oo qeyb ka ah dadaallada waxbarasho ee ay hey’addu kor ugu qaadeyso tayada aqoontooda si ay wax ugu taraan bulshadooda.

Masar oo u diraysa shidaal Gaza

$
0
0

Masar ayaa sheeegtay inay shidaal u soo dirayso maanta Gaza maanta si ay u caawiso shidaal yaridii ugu xumayd ee ka jirta Gaza sanooyin.

Muslimiinta Moscow

$
0
0

Halkan ka daawo warbixintan weriyaha BBC Rustam Qobil.

Midawga Europe Oo Wada Qorshe Lagu Cidhibtirayo Budhcad_badeeda Somalida

$
0
0

Brussels (OWN)-Wasiirada arrimaha dibdda ee Dalalka ku bahoobay (European Union) ama EU ayaa shir ay galabata yeesheen waxay go,aan ku gaadheen in bdhcad badeeda lagu weeraro gudaha dhulka Soomaaliya.
 
Weeradan ayaa lagu go’aanshay in ay ka qeybqaadan doonaan dayuuradaha dagaalka qeybahooda kala gadisan.
 
Wadamada ku bahoobay EU da ayey Shirkaan isku raaceen in waqti loogu kordhiyo olalaha ladagaalanka Burcad badeda ee ay ka wadeen bada Soomaaliya iyada la gaarsiiyey tan iyo dabayaaqada sanadka 2014 ka.
 
Wax faahfaahin ah kama aysan bixin in ay maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya ay ka qeybqaadan doonaan dagaalka ka dhanka ah Burcad Badeda ee cirka iyo dhulka ah.
 
Ururka EU ayaa xeebaha Soomaaliya ka jooga ciidamo iyo marakiib dagaal oo lagu sheegay in ay gaarayaan 10 markab oo dagaal oo qaarkood dayuurado saaran yihiin waxa ayna ugu yeeraan ciidamadaas “Operation Atalanta”
 
Diblamaasiyiinta EU da aaya waxa ay warbaahinta u cadeeyeen in ciidamada bada ee dalalka ku bahoobay EU da ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ay fasax u qabaan in adeegsan karaan Dayaaradaha dagaal iyada oo ay weerarayaan meel kasta oo xarun u ah burcad badeed.
 
Madaxda Dowlada KMG ah iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Xeebaha Soomaliya ka jira laguma sheegin in lagu wargalin doono goobaha isha lagu hayo.
 
Dadka ku dhaqan dhulka xeebaleyda ah ayaa marar badan ka codsadey aduunweynaha in  taas oo ay sheegeen in ay tahay ta ugu dhaw ee lagu dabar goynkaro  budhcad -badeeda somalida.

Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya)
Omarserbia1@hotmail.com
Oodweynenews.com/Hargeysa Office
 

Salaadiinta iyo Oday dhaqameedyada magaalada Caynaba oo madaxweynaha JSL ugu baaqay inuu sii daayo boqor Buurmadow

$
0
0

Waxaa maanta baaq udiray Salaadiinta iyo Oday dhaqameedyada magaalada Caynaba ee gobolka saraar oo madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed siilaanyo ugu baaqay inuu sii daayo boqor Buurmadow oo ku xidhan magaalada hargeysa, warkki oodhan –

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live