Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Galmudug Oo Soo Dhaweeyay Qodobbadii Ka Soo Baxay Shirkii Istanbuul oo ey dhowaan ka qeyb galeen

$
0
0
image: 

Madaxweynaha maamulka Galamudug ayaa rajo wanaagsan ka Muujiyay in ay hirgalaan qodobbada ka soo baxay shirkii Soomalida ee Dhawaan ka dhacay magaalada Istanbuul ee wadanka Turkiga, isaga oo Sheegay in looga bixi karo marxaladda hadda wadanku ku jiro.
Mudane Caalin oo u waramay Radio Muqdisho isagoo ku sugan Isbtambuul ayaa muujiyay sida uu ula dhacsanyahay una taageersanyahay qorshaha RoudMapka, isagoo tilmaamay in looga baxayo marxladda KMG ah.
Sidoo kale waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyay meel marinta qorshaha Roudmapka, isagoo dowladda ku boorriyay in ay meelmariso Qorshahaasi si dalku uga baxo ku meelgaarnimada.
Hadalka Mr. Caalin ayaa imaanaya xilli ay sii kordheyso taageerada uu helayo qorshaha Roudmapka ee la doonayo in dalka looga saaro KMG-nimada.

Caalin ayaa markii hore diiday inuu ka qeyb galo shikii Isbanbuul walaw ey ka soo horjeesteen golahiisa wasiirada iyo waxgaradka maamulka Galmudug iyagoo markii dambena ku cadaadiyey inuu shirka ka qeyb galo


ETHIOPIA: Stop abuses by the Liyu Police in Somali region Petition

$
0
0

Abdi Mohamud Omar (known as “Abdi Iley”), the current president of Somali Regional State also heads the Liyu police which became an instrumental part of his tribal and counterinsurgency force.
While the world is too preoccupied in Syria and al-Assad regime, mass violations against civilians continue else where in the world, many often going unreported. Ethiopia is one such place that has failed to protect civilians from gross human rights violations.
Human Rights Watch reported last week that Ethiopian government-backed Liyu police force have committed mass atrocities and “summarily executed at least 10 men who were in their custody.”
An organisation called Force Change is running a petition to change your world by collecting the signatures in an effort to get the Ethiopian federal government to launch a public inquiry into the carnage carried out by the Liyu Police in Gashamo district, in Ethiopia’s Somali regional state, on the 16th and 17th March 2012.
According to Human Right Watch report, on March 16, 2012, a police member from Liyu, a group created by the Ethiopian government, shot and killed a resident of Raqda village. This incident was not an isolated one. The isaq clan members who inhabit many districts along the Ethio-Somaliland border have been subjected to series of harassment including torture, arbitrary arrest, detention, imprisonment, rape, looting and extrajudicial killings often based on ethnicity by the main Ogaden clan that controls much of the state’s structure.
As a consequence of immediate indignation and retaliation, men from Raqda and surrounding area organised and followed the police forces that committed this heinous criminal activities and in ensuing clash they killed seven Liyu police. This spiraled into attacks and murders in multiple villages by Liyu police. Sign this petition, demanding the government of Ethiopia investigate this incident and prosecute police and villagers who committed crimes.
After a Liyu police fatally shot a man protecting a fellow villager, men from Raqda retaliated the same day and killed seven Liyu policemen. The next day, Liyu police members raided villages, killed men, and looted homes. In Raqda, 23 men were taken in trucks from the village and five were shot dead on the road. The Liyu police also looted homes in another village, Adaada, killing four villagers returning hours later and killing five more in fights and executing four men. Liyu police also took over and looted other villages.
The endless fighting and killing needs to stop. Everyone involved in this incident who committed crimes needs to be punished. Sign this petition, asking the Ethiopian government to investigate and prosecute police and villagers who killed and assaulted innocent people.
Many locals report that the Ethiopian federal military is far more human and polite than the tribal Liyu force of regional leader Abdi Mohamud Omar (Abdi Ilay). Along with tribal motives, Abdi Ilay’s other strategy for the collective punishment against Isaq nomads is largely due to their refused to join his militia his other Ogaden rival militia called Ogaden National Liberation Front (ONLF). In another words, Isaq along with other Somali nomads, are caught between unholy war between two Ogaden rival clans where one uses the Ethiopian shirt to suppress the other and the other plays the liberation card.
The local Isaq population have always said they are not interested in neither and just want to live peacefully among the Somali and Ethiopian tribes in the region.
follow this link and please sign: http://forcechange.com/22240/demand-justice-for-police-and-villagers-killed-in-ethiopia/#gf_1E
It is imperative we sign this petition so that those who committed injustice are brought to the justice. By remaining silent when this brutal forces commit human right violation, we are tacitly encouraging further human rights violation to be committed through out the regional state against any Somali ethnic group.
To view Human Right report click here.
By Ali Yare, he can be reached at: oladguled@hotmail.com
June 6, 2012

Ugu yaraan 20 ayaa ku dhintay Afghanistan

$
0
0

Booliiska Kandahar ee koonfurta waddanka Afghanistan ayaa sheegay in ugu yaraan labaatan qof lagu dilay laba weerar oo is qarxin ah.

Madaxweyne Shariif oo la Hadlay Odayada Dhaqanka

$
0
0

Madaxweynaha DKMG ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa beeniyyey inay jiraan duubab been abuur ah oo ku jira odayada dhaqanka ee loo soo xulay dhisidda Golaha Ansixinta.

Waribixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhagesyo.

Wasiirka Amniga Puntland oo ka Hadlay Xaaladda Amniga

$
0
0

Khaliif Ciise Mudan ayaa ka hadlay qaraxyadii Gaalkacyo, dagaalkii Baargaal, iyo iska hor imaadkii Laas-qoray ee dhexmaray Puntland & Somaliland.

wareysi dhameystiran oo arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

Axmed Y. Yaasiin oo ka Falceliyey Hadalkii D. Rayaale Kaahin

$
0
0

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Y. Yaasiin ayaa sheegay in go'aankii maxkamaddu uuna ka hadlin guddoomiyenimada Rayaale.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

Dhaqanka iyo Hiddaha: Guubaabada (Q-113aad)

$
0
0

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee maanta waxan ku soo qaadanaynaa guubaabada dhalinyarada.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Dadka Afgooye oo Amni-darro ka Cabanaya

$
0
0

Mas'uuliyiin, ganacsato iyo dadka Afgooye ayaa sheegay in qaar ka tirsan ciidanka DKMG ay amni daro iyo dhac ka geystaan degmada Afgooye.

Xildhibaanno ka soo jeeda gobolka Shabeellada Hoose, guddoomiyaha Afgooye, ganacsato iyo dadka degan ayaa VOA u sheegay in rag ku labisan dharka ciidamada dowladda ay dhac ka geysteen degmada Afgooye, isla markaana falalkaasi aanla aqbali karin.

Dhinaca kale, Abaanduullaha ciidamada dowladda C/kariin Yuusuf Dhegabadan ayaa beeniyay in ciidamadu ay dhac iyo xadguduba ka geysteen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Dhinaca kale, afhayeenka AMISOM Paddy Akunda ayaa sheegay in inkabadan 100 qof lagu soo qabtay howlgallo wado jir ah oo ay sameeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, waxaana dadkaasi ku jira dad aan Soomaali ahayn, balse Abaanduulaha ayaa sheegay inaysan jirin cid ajanabi ah oo la soo qabtay.

Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso warbixin ka hadlaysa cabashada dadka iyo wareysiga abaanduullaha.


US oo lacag ku bixinayo madaxda Shabaab

$
0
0

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in lacag gaareysa ilaa 30 milyan oo doolar ay ku bixinayaan wararka la xiriira madaxda Al-Shabaab.

Mareykanka oo baadi goobaya madaxda al-Shabaab

$
0
0

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in malaayiin dollar ku abaal marin doonto ciddii keenta wararka ku saabsan meesha ay joogaan hoggaamiyayaasha kooxda al-Shabaab.

Maraykanka oo Lacag Dul-dhigay Madaxa al-Shabab

$
0
0

Dowladda Maraykanka ayaa abaalmarin lacageed oo dhan 33 millions siinaysa ciddii sheegta halka ay ku sugan yihiin madaxda Al-Shabaab.

Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in wasaaraddu ay amartay bixinta abaalmarin gaaraysa 7 malyuun oo Dollar oo la siiyo qofkii sheega warbixin ama macluumaad horseedi karta halka uu ku sugan yahay hoggamiyaha al-Shabaab Axmed Cabdi aw-Maxamed oo loo yaqaan Godane.

Sidoo kale waxaa abaalmarin lacageed oo gaaraysa 5 Malyuun oo dollar qofkiiba la dul saaray madaxda kale ee Al-shabaab sida; Ibrahjim Xaaji Jaamac (Afghani), Fuad Max'ed Khalaf, Bashiir Max'ed Maxamuud iyo Mukhtar Roobow Abu-Mansuur. Sidoo kale waxaa abaalmarin dhan 3 Malyuun qofkiiba lagu bixinayaa ciddii sheegtay meesha ay joogaan Zakariya Ismaaciin Axmed Xirsi iyo Cabdullahi Yare.

Go’aankani waxa uu noqonayaa kii ugu horreyey ee lacag gaar ah la dulsaaro madaxda xubnaha sare ee kooxda al-Shabaab.

Qarax ka dhacay degamada Wabxo ee Galgaduud

$
0
0

Wararka ka immanaya gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, ayaa
sheegaya in xaley labo qarax oo ka dhacay deeganka Wabxo ee gobalkaas uu
ku dhintay hal qof afar kalena ay ku dhaawacmeyn sida ay sheegayaan dad
ku sugan Wabxo.
Saraakiisha Ahlu Sunna ee ku sugan Wabxo ayaa ku eedeeyay qaraxaas in ay
ka dambeeyeen ururka Al-Shabaab, waxana ay sheegeyn dhamaan dadkii
qaraxyadaas wax ku noqday in ay ahaayeen dad rayid ah.
Dadkii dhaawacmay ayaa la sheegay in lagu daweynayo Isbitaalka deegaanka Wabxo ee gobalka Galgaduud.
Sidoo kale wararka saaka naga soo gaaraya Wabxo ayaa sheegaya in
howlgalo ay halkaas ka sameeyeen ciidamada Ahlu Sunna lagu soo
qab-qabtay tira dad ah oo ay ku jito qof dumar ah kuwaasoo lagu tuhmayo
in ay ku lug lahaayeen qaraxyada.
Ma jirro cid sheegtay qaraxyada xaley ka dhacay Wabxo, laakin waa markii
ugu horreysay oo qaraxyo noocaan oo kale ah ay ka dhacaan deegaanka
Wabxo ee gobolka Galgaduud.
Sidoo kale waxa isla xaley markii qaraxyada dhacay deeganka Wabxo ay
maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca uu Bandow ku soo rogeen deegaankaas ilaa
amar dambe sida ay sheegayan dad ku sugan, xaaladda Wabxo ayaa saaka
degan.Wararka ka immanaya degmada Wabxo ee gobalka Galgaduud ayaa
sheegaya in xaley labo qarax oo ka dhacay deeganka Wabxo ee gobalkaas uu
ku dhintay hal qof afar kalena ay ku dhaawacmeyn sida ay sheegayaan dad
ku sugan Wabxo.
Saraakiisha Ahlu Sunna ee ku sugan Wabxo ayaa ku eedeeyay qaraxaas in ay
ka dambeeyeen ururka Al-Shabaab, waxana ay sheegeyn dhamaan dadkii
qaraxyadaas wax ku noqday in ay ahaayeen dad rayid ah.
Dadkii dhaawacmay ayaa la sheegay in lagu daweynayo Isbitaalka deegaanka Wabxo ee gobalka Galgaduud.
Sidoo kale wararka saaka naga soo gaaraya Wabxo ayaa sheegaya in
howlgalo ay halkaas ka sameeyeen ciidamada Ahlu Sunna lagu soo
qab-qabtay tira dad ah oo ay ku jito qof dumar ah kuwaasoo lagu tuhmayo
in ay ku lug lahaayeen qaraxyada.
Ma jirro cid sheegtay qaraxyada xaley ka dhacay Wabxo, laakin waa markii
ugu horreysay oo qaraxyo noocaan oo kale ah ay ka dhacaan deegaanka
Wabxo ee gobolka Galgaduud.
Sidoo kale waxa isla xaley markii qaraxyada dhacay deeganka Wabxo ay
maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca uu Bandow ku soo rogeen deegaankaas ilaa
amar dambe sida ay sheegayan dad ku sugan, xaaladda Wabxo ayaa saaka
degan.

Ajnabi Tababaro Ka Wada Dalka Mali

$
0
0

Madaxweynaha Dalka Niger  Mahamadou Issoufou ayaa sheegay in kooxo jihaadistayaal ah oo ka tegay Pakistan iyo Afghanistan ay tababaro u fidinayaan xubno ka mid ah kooxaha Islaamiyiinta ah ee Waqooyiga Mali.

Mr. Issoufou ayaa u sheegay teefishinka  France 24 isagoo ku sugan caasimadda dalkaasi ee Niamey, khamiistii shalay in dowladiisu ay heyso warbixin ku saabsan joogitaanka muwaadiniin u dhashay Pakistan iyo Afghanistan ee Waqooyiga Mali – kuwaa oo tabarabo ka wada halkaa.

Waxa uu sheegay madaxweynaha Niger in raggan ajnabiga ah ay tababaro siinayaan dad laga soo askareeyay dalalka ku yaala galbeedka Africa.

Maali oo beri loo arki jiray tusaalaha dimuquraadiyadda ee Africa ayaa ku jirtay qulqulatooyin tani iyo bishii March, markii koox ka tirsan askarta ay afgambi ku rideen dowladii madaxweyne Amadou Toumani Toure, taasoo dalkaasi gelisay xaalad fowdo ah iyo maraan dhinaca awoodda ah.

Tan iyo Afgambigaasina , falaagada Tuareg,  oo gacan ka helayay kooxaha mintidiinta Islamiga ah ayaa qabsaday maamulka dhul balaaran oo ku yaala waqooyiga Mali, waxeyna sheegteen gobol madax banaan oo ay ugu yeereen  "Azawad."

Farmaajo oo codsaday in la dhiso guddo doorasho madax banaan

$
0
0

Kampala: (SONNA) Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Max’ed C/llahi Max’ed Farmaajo ayaa ku baaqay in la sameeyo gudi madaxbanaan oo qaban qaabiya doorasha Madaxtinimada ee la filayo in bisha August ay ka dhacdo gudaha dalka Soomaaliya.
Max’ed C/llahi Max’ed Farmaajo Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siisayay Shabakada Warabaahinta Shabelle ayaa waxa uu ka hadlay marxalada kala guur ka ah, waxaana Farmaajo uu ku baaqay in la sameeyo gudi madax banaan oo qaban qaabiya doorasha Madaxtinimada Soomaaliya si looga fogaado cadaalad daro iyo musuq maasuq sida uu hadalka u dhigay. 
Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu ku tilmaamay sameeynta gudigaasi in uu yahay mid lama huraan ah, waxaana uu xusay in loo baahanyahay in si cadaalad ah ay wax u dhacaan, dalkana looga saaro marxalada KMG ee uu hada ku jiro. 
Max’ed C/llahi Max’ed Farmaajo ayaa waxa uu daboolka ka qaaday in uu jiro shaki ku aadan in madaxda dowladda KMG Soomaaliya ee hada ku howlan arinta ergada ansixinaysa qabyo qoraalka dastuurka iyo soo xulida barlamanka cusub ay isku soo sharaxaan markale xilka Madaxtinimo ee dalka, islamarkaana ay u hanqal taagayaan in ay xilkaasi qabtaan, waxana uu tilmaamay in sida kali ah ee looga gudbi karo shakiga jira ay tahay in la sameeyo gudi soo qaban qaabiya doorasha madaxtinimo ee dalka ka dhici doonta. 
Ugu danbeyn Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Max’ed C/llahi Max’ed Farmaajo waxa uu ka hadlay guulaha is daba jooga ah oo ay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya ay maalmihii danbe ka gaarayeen Xarkada Al Shabaab oo ay kala wareegeen deegano muhiim ah, isagoo xusay in guulahaasi ay yihiin kuwo taariikhi ah oo laga gaaray sida uu hadalka u dhigay argagixisada Soomaaliya.

Dowladda KMG ah oo sheegtay in la qabtay qofkii qarxa ka geystay Baydhabo

$
0
0

Baydhabo(sonna)-Wasiir ku xigeenka wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Cali Catoosh oo lahadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay gacanta ku soo dhigeen shaqsigii fuliyay qaraxii galinki danbe ee shalay kadhacay suuqa khudaarta ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.
Catoosha ayaa intaa ku daray in ay beentahay wararka sheegaya in qaraxaa lagu soo riday juwaan ah kuwa khudaarta oo ay wateen haween ku sugnaa suuqaa balse qarxaa uu ahaa Miino gacanta laga tuuray kadibna halkaa uu kadhashay khasaaro soo gaaray haween halkaa ku ganacsanayay.
“Xili kasta Ciidamada amaanka waxay diyaar uyihiin in ay sugaan Amaanka Magaalada Baydhabo waxaana loo baahan yahay in shacabka ay la shaqeeyaan laamaha amaanka si ay u sahlanaato in gacanta lagu dhigo danbiilayaasha falalkaa geysanayaa ayuu yiri Maxamed Cali Catoosh.
maalintii shalay ayeey ahayed markii qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu kadhacay suuqa khudaarta ee magaalada Baydhabo ee xarunta goblka Baay, waxaana Magaalada ay ka mitahay goobihii laga saaray kooxda alshabaab waxaana inta badan kadhaca Qaraxyo iyo Dilal qorsheysan oo ay fuliyaan dad aan sitoosa loo garaneyn walow Laamaha Amaanka DKMG Soomaaliya ay ku eedeyso Ururka Alshabaab ee horey u maamuli jirtay Baydhabo.


Gacmaduule: “Dad Wata Dano Gaar ah oo Siyaasadeed ayaa Afgooye Dhibaato ka wada”

$
0
0

Gen. Cali Caraaye Cosoble Gacmaduule oo kamid ah
saraakiisha sar sare ee Ciidamada Dawladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa
faah faahin ka bixiyey amniga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha
Hoose.

Gen.Gacmaduule waxa uu sheegay in amniga degmada Afgooye
wanaagsan yahay hase yeeshee ay jiraan dad wata dano gaar ah kuwaasi oo
tilmaamay in ay si bareer ah falal amni darro magaalada uga geystaan
falal amni darro.

“Dadka amniga darada ka geysta Afgooye ee dadka laaya
Mobileyadana ka qaata waa dad wato dano gaar ah oo siyaasadeed, shabaab
maaha, Ciidanka Meleteriga maaha, Booliska maaha, Nabadsugidda maaha waa
dad intaasi oo dhan ka madax banaan marka waxaan leeyahay waan idin
garanaynaa ee dhibka joojiya”,  ayuu yiri Gen. Cali Caraaye Cosoble
Gacmaduule.

Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa muddo ku
dhow 20-berri, waxaa gacanta ugu jirtaa Ciidamada Dawladda KMG ah ee
Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Intii ay Ciidamada isgarabsanaayaa ku sugnaayeen degmada
waxaa ka dhacaayey falal amni darro oo isugu jira dhac iyi dil loo
geysanaayo dadkarayidka ah.

R/W Gaaas Xilbaan iska saareynaa sugida amniga muwaadiniinta Turkiga

$
0
0

Raysul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, Dr. Cabdiweli
Maxamed Cali ayaa maanta sheegay inay xukuumaddiisu xoogga saari doonto
sugidda ammaanka muwaadiniinta Turkiga ee howlaha gargaarka iyo
mashaariicda horumarineed ka wada magaalada Muqdisho.

Dr.
Cabdiweli Maxamed Cali ayaa Turkiga uga tacsiyeeyay muwaadin dhowaan
looga dilay magaalada Muqdisho, wuxuuna meesha ka saaray inay arrintaas
wax u dhimi doonto xiriirka labada dal.

Dhinaca kale, raysul
wasaaraha ayaa sheegay in shirkii dhowaan lagu soo gabagabeeyay dalka
Turkiga laga soo saaray qodobbo badan oo anfacaya Soomaalida, isagoo
rajo ka muujiyay inay dalka ka hirgasho nabad, in la dhammeystiro
dastuurka, lagana baxo xilliga kumeel gaarka ah.

Dr. Cabdiweli
Maxamed Cali ayaa sheegay in sidoo kale madaxda dalka Kenya oo uu la
kulmay ay ka wada-hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin
lahaa.

Interpol oo Uganda ka baadi goobeysa shakhsiyaad dembiyo lagu tuhmayo

$
0
0

Booliska caalamiga ah ee Interpol ayaa ku biiray baadi-goobka loogu
jiro sidii loo soo qaban lahaa rag lagu tuhmayo in ay xiriir la
leeyihiin maleeshiyada al-Shabaab oo laga raadinayo gudaha dalka Uganda.

Agaasimaha
Interpol ahna madaxa xiriirka caalamiga ah Asan Kasingye ayaa sheegay
in ay ka gacan siinayaan dowladda Uganda helidda dhowr qof oo ajnabi ah,
kuwaasoo lagu eedeynayo falal argagixisannimo iyo isku dayo ay ku
doonayeen in ay qaraxyo ka geystaan waddamo ku yaalla bariga Afrika.

Kasingye
ayaa xusay in Interpol ay gudbisay macluumaad ku saabsan tilmaamaha iyo
sawirrada ragga la doon doonayo si loogu soo gacan geliyo.

Shakhsiyaadka
la raadinayo waxaa ka mid ah, Martin Muller oo loo yaqaano Axmed
Khaalid Andreas iyo Imran Erdogan oo labaduba u dhashay dalka Jarmalka
midkoodna uu Kenya dhowaan ka soo baxsaday.

Toddobaadkii hore booliska Uganda ayaa qabtay nin isna looga shakisanyahay al-Shabaab oo magaciisa lagu soo koobay Xuseen.

Somalia oo soo dhaweysey go'aanka USA

$
0
0

Dowladda Somalia ayaa soo dhaweysey lacagaha malaayiinta doolar ah ee uu Maraykanka ku bixinaayo wararka madaxda Al-Shabaab

62 ku dhintay dhowr qarax Ciraaq

$
0
0

Boliiska Ciraaq ayaa sheegay in lixdan iyo laba qof ay dhinteen, in kabadan laba boqol oo qofna ay ku dhaawacmeen dhowr qarax magaalada Baqdaad iyo koonfurta Ciraaq.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live