Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ethiopia:Meles Wuu Xanuunsanyahay Masa Darna

$
0
0

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in Ra’isul wasaaraha dalkaasi  Meles Zenawi uu ku maqanyahay fasax uu u qaatay xanuun haya, balse uu sii heyn doono awoodda dalkaasi, inta uu iska soo daweynayo xanuun aan la carabaabin

Afhayeen u hadlay dowladda Ethiopia Bereket Simon oo si kooban kula hadlayay warbaahinta qamiistii shalay magaalada  Addis Ababa , ayaa beeniyay warar ay baahiyeen warbaahinta qaar oo sheegayay in uu aad ugu xanuunsanayo cusbitalka Saint Luc Hospital ee Brussels, dalka  Beljiimka.

Bereket Simon waxa uu si gaar ah u beeniyay warar lagu qoray baraha intenetka ee mucaaradka Ethiopia oo sheegayay in Ra’isul Wasaare Meles uu la xanuunsanayo cudurka Kansarka oo maskaxda kaga dhacay.

Afhayeenka ma uusan sheegin nooca uu yahay xanuunka haya Ra’isul Wasaaraha iyo meesha lagu daweeynayo midna, laakiin waxa uu sheegay in xaaladiisu ay wanaagsantahay oo welina uu hayo maamulka dowladda.

Halkan hoose ee Qorlaakan ka dhageyso wareysi ay VOAda la yeelatay Ambasaddor David Shinn, oo horey u soo noqday Safiirkii hore ee mareykanka ee Ethiopia, haatanna ah Professor Arimaha Caalamiga ah ka dhiga Jaamacadda George Washington.


Dhimasha Zanzibar oo sare u kacdey

$
0
0

Tirada dadka ku dhintey dooni Zanzibar ku quustey Arbacadii ayaa sare u kacdey, iyadoo ay socdaan howlaha gurmadka

Shariif Xasan oo Beeniyay inuu Lacag Lunsaday

$
0
0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa iska fogeeyay eedeynta uga timid guddiga QM ee dabagalka cunaqabateynta Somalia iyo Eritrea taasoo sheegaysa in madax uu isagu ku jiro ay lunsadeen hanti qaran.

Shariif Xasan ayaa sidoo kale sheegay inuusan isku soo taagi doonin xilka guddoomiyanimada baarlamaanka, balse uu isku sharraxayo jagada madaxweynennimo.

Qeybta hoose ee Qoraalkan ka dhageyso wareysi VOA la yeelatay Guddoomiye Shariif Xasan.

Faaqidaadda: Warbixinta Guddiga Baarista Cunaqateyta

$
0
0

Faaqidaadda Toddobaadkan waxay ku saabsan tahay warbixinta guddiga QM ee musuqmaasuqa ku eedeysan madaxda Dowladda KMG.

Nuland:Waan Xoojinaynaa Xayiraadaha Somalia

$
0
0

Warkan ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha dalkan Mareykanka Brack Obama uu qaatay go’aan la xiriira talaabo loo qaado si wax looga qabto mushkuladaha iyo degenaansho la’aanta mudada 20ka sano ka badan heysatay Somalia.

War saxaafadeedka waxaa lagu yiri talaabadda ay dowladda Mareykanka qaadaneyso ayaa waxaa ka mid ah, sidii go’doominta loogu sii giijin lahaa kooxda Alshabab, oo horey cunaqabateyno ay ugu soo rogeen Qaramada Midoobay iyo dowladda Mareykanka

War saxaafadeedka waxaa lagu yiri Al-Shabaab waxey sii wadaa  Qatarta weyn ee ay ku heysay, nabadda, amaanka iyo xasilooni guud oo ka dhalata Somalia, waxaana halista kooxda ka mid ah baa warsaxaafaedka wasaaradda arimaha dibadda Mareykanka lagu yiri, iney diiday galaangalkii gargaarka lala gaari lahaa dadka si deg deg ah ugu baahan.

War saxaafadeedka waxaa kaloo lagu yiri Madaxweyne Obama waxa uu wax ka bedel ku sameeyay amarkii horey uga soo baxay ee la xiriiray cuna qabateynada Somalia ee tirsigiisu ahaa 13536, kaaso wax looga bedelay sidii loo hirgelin lahaa, xayiraadii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu dhawaan ku soo rogay dhoofinta dhuxusha Somalia, isla markaana cunaqabateyn lala beegsado shaqsi kasta oo lagu helo inuu lunsanayo lacagta dadweynaha Somaliyeed ay leeyihiin, ama cid kasta oo caruurta u adeegsata colaadaha iyo dagaalada hubeysan ama cid kasta oo ku kacda gacan ka hadal ka dhan ah dadka shicibka ah ee Somaliyeed, gacan ka hadalkaas oo ay ku jiraan gacan ka hadalada ku saleysan jinsiga ama kufsiga.

Cunaqabateynta saaran dhoofinta dhuxusha Somalia waa mid cadaadis muuqda ku heysa kooxda Al-shabab, taasoo inta badan daqligeeda uu ka soo galo dhoofinta dhuxusha.

Dhoofinta dhuxusha Somalia ayaa sidoo kale baaba’a iyo burburin ku heeysay degaank, saameyntaas oo qeyb ka qaadatay, siina xumeysay mushkiladaha bani aadnimo ee dabada dheeraaday.

Iyadoo waqtiga ama sharciyadda dowladda Federalka Ku meel gaarka ah uu ku egyahay ama uu  dhacayo dhamaadka bisha August ee soo socota, ayaa dowladda Mareykanka waxey diiradda ku heysaa sidii saaxibadeeda Soomalia, kuwa gobolka iyo beesha caalamkaba ay kala shaqeyn laheyd, sidii loo cabsigelin lahaa kuwa qatarta ku haya nabadda, amaanka, iyo xasiloonida guud ee Somalia  ayaa lagu soo gunaanaday warsaxaafadeedkaasi  shalay ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Mareykanka.

Somalia: Marking one year since Somalia famine declared, UN flags plight of needy millions

$
0
0

20 July 2012 –
In spite of the progress made one year after the declaration of famine in parts of southern Somalia, some 3.8 million people there are still in need of assistance, the United Nations said today, appealing to countries to provide funding for humanitarian aid.
“Last year, we were able to halt the downward spiral into starvation for hundreds of thousands of people. Famine conditions have not been present since January,” said the UN Resident and Humanitarian Coordinator for Somalia, Mark Bowden, in a news release.
“However, the humanitarian situation in Somalia remains critical with 2.51 million people in urgent need of aid and a further 1.29 million at risk of sliding back into crisis,” he added.
On 20 July 2011, famine was declared in southern Bakool and Lower Shabelle, after the regions were hit by one of the worst droughts in decades. A month later, the famine spread to four more regions in the country, including the capital, Mogadishu.
The six-month crisis caused thousands of deaths and required a massive humanitarian aid programme, before the famine was declared officially over on 2 February 2012. According to the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA), famine is declared when acute malnutrition rates among children exceed 30 per cent, more than two people per every 10,000 die per day, and people are not able to access food and other basic necessities.
The humanitarian situation was complicated by the broader context on the ground. The militant group known as the Al-Shabaab has denied direct access, for a range of international humanitarian organizations, to those people most in need in parts of the country under its control. The Al-Shabaab has been engaged in warfare with Somalia’s military and the UN-backed African Union Mission in Somalia (AMISOM) over territory.
Mr. Bowden said there had been progress largely on the humanitarian front due to the exceptional harvest at the beginning of the year and innovative approaches to food security, which address changes in world food prices and obstacles to access people.
However, he noted, the progress made since last year could easily slip backwards if high levels of assistance are not sustained.
“Humanitarian actors need funds to provide the most vulnerable Somalis with urgently needed assistance, such as food, clean water, sanitation facilities and medical care,” Mr. Bowden said. “These funds are also needed to build sustainable livelihoods for people who have few or no resources after years of drought and conflict, thereby increasing their resilience to future crises.”
Also today, the Food and Agriculture Organization (FAO) stressed that the situation in Somalia remains critical as reduced rains this year will lead to a below-average to poor harvest in many parts of the south.
“Continued humanitarian support is of utmost importance,” said FAO’s Head of Operations in Somalia, Luca Alinovi, adding that there is also a need to build social safety nets to protect the most vulnerable if and when drought hits again in the future.
FAO has been helping farmers and herders build long-term resilience not just through the immediate provision of cash but also by providing improved seeds and fertilizers, as well as vaccinations for livestock to increase production.
For its part, the UN Children’s Fund (UNICEF) said today that it has been working on long-term interventions to build resilience and address the needs of the most vulnerable, including nearly one million children who have been treated for malnutrition across the Horn of Africa.
“Traditional coping mechanisms are being stretched to the limit for many communities,” said UNICEF’s Regional Director for Eastern and Southern Africa, Elhadj As Sy. “We need to preserve our hard-won gains, and invest in children today to prevent similar crises from happening again in the future.”
UN agencies and humanitarian non-governmental organizations are urging donors to provide $576 million to address the population’s needs over the next six months. According to OCHA, the revised appeal for the entire year is $1.16 billion, half of which has been received.
Sub-Saharan Africa cannot sustain growth without ending hunger – UN report
What’s Popular Now:

  1. Somalia: Famine Danger Continues in Parts of Somalia
  2. IR-USA: DESPITE RECESSION AMERICAN MUSLIMS GIVE GENEROUSLY TO FAMINE VICTIMS IN SOMALIA
  3. Somaliland ready to aid famine-hit Somalia

War Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Awdal State

$
0
0

War Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Awdal State

Marka ugu horeysa waxa aan ka halka uga halbalyeynayaa ummaddaha islaamka, Soomaalida iyo Shacabka reer Awdal State oo aan leeyahey RAMADAAN KARIIN Ilaahey ha inaga yeelo kuwii laga xoreeyo naarta Fadliga bisha ramadaan Aamiin Aamiin Aamiin.
Hanbalyadaa ka dib Anigoo ku hadlaya afka maamulka Awdal State Of Somalia waxan jecelahey in aan qoraalka ku bayaamiyo una bandhigo dadweynaha Reer Awdal State ka dib markii maamulku ka talo qaatey shacabka oo shir telephone isugu yimidey maalintii Sabtidii July 21, 2012 .
Haddaba iyadoo aan qaadaneyno talaadaa dadweynaha waxa maamulka awdal State idiin sheegayaa in Dekreetaddii Madaxweynaha Awdal state ee soo baxdey July 14,2012 ay sheegeysey in dib isugu shaandheyn lagu sameeyey dawladii Awdal State iyadoo fulineysa xeerka Maamulka Awdal State iyoCodsiga Shacabka Awdal State oo ku baaqey Dawlad kooban sidaa daraadeed ayuu madaxweynuhu Isagoo la tashanaya madaxwene ku Xigeenka usoo sareen isbedelka maamulka oo la soo koobey tiradii wasiirada iyadoon la odhan hebel baa xumaa iyo hebelbaa sidaa ahaa ee loo arkey arrin duruuftu keentey waajib kuna aha in xaga wanaagsan uun laga eego oo halganka ninba dhankiisa ka wado waayo Sideedaba xilku waa meerto.
Waxa nasiib darro noqotey in July 17,20012 lagu soo qorey web sityo ka mida kuwa Gadabuursiga In rag ka mid ahaa dawladdii hore ee Awdal State ay iska casileen mansabkoodii wasiirnimo, waxaa is casilaadaa ka horeysey Dekreetada isbedelka maamulka Awdal State.
Sidaa daraadeed Maamulaka Awdal State waxa uu ugu baaqayaa qof kasta oo reer Awdal ah in loo baahanyahey si loo gaadho himiladdii loo abuurey Awdal State.
Guul Awdal State
Wasiirka Warfaafinta Awdal State
Mahdi Muuse Isaaq
Related posts:kor u kac ku yimi dalka saarida qasabka ah ee dadka soo galootiga ahNew Video Full Version | Daawo Sida Weyn ee Wadanka Malaysia Looga Taageeray AwdalstateDhageyso Waraysigi Ugu Horeeyay ee Lala Yeesho Afhayeenka Guud ee Maamul Goboleedka Awdalstate oo Aw...Maalin baa iman doonta oo mana dheera ee ha ogaadaan Reer Awdal StateDaawo Soodhawayntii Ugaas Abdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ee Magalada JigjigaG-SANAAG OO BUNTLAND LOOGA DABAAL DEGAY IYO HARGAYSOO KA QARACANTAYDaawo Vedio Soodhawayntii Tariikhda Ugu waynayd Oo Loosameeyay Ugaaska Beelaha Gadabuursi Ugaas Abdi...Dhagayso Tahniyadaha Awdalstate loo soo dirayCurashadii & Gardaadintii Awdal StateJoint Declaration by The Elders of Maakhir & Khatumo States of Northen Somalia

Somalia: Somalia seizes weapons said to be from al-Qaida

$
0
0

MOGADISHU, Somalia (AP) — Security forces of a semi-autonomous region in northern Somalia seized a boat carrying weapons that were being smuggled from al-Qaida militants in Yemen to fighters in Somalia, an official said Saturday.
The boat was carrying explosives, switches, rockets, guns, ammunition and rocket-propelled grenades, said the ports and anti-piracy minister of Puntland, Said Mohamed Rage. He did not provide a detailed breakdown of how many weapons were seized.
“They (al-Qaida) were trying to offload the arms on the Alula coast, then to smuggle them to al-Shabab in the south of Somalia by road. They use our region as a gateway to smuggle fighters from Yemen and Somalia,” he said.
One Yemeni man was arrested when the boat was seized Friday afternoon, he added.
Al-Qaida and al-Shabab — the most powerful militant group in Somalia — announced a merger earlier this year.
Al-Shabab, however, has been under increasing military pressure across Somalia over the last year because of stepped-up operations by the African Union military force and Ethiopian troops.
Human traffickers use the Puntland region to send refugees across the Gulf of Aden over to Yemen, and Rage said that hundreds of al-Shabab fighters are trying to blend in with that human trafficking network.
Puntland fears that al-Qaida-linked violence in Yemen will eventually spill over into northeastern Somalia.
“Their next base will be the mountainous hideouts in our region. They don’t have any other alternative or base from which they can launch attacks. It’s a worrying thing,” Rage said.
Al-Shabab militants recently merged with a Puntland warlord — Mohamed Said Atom — and have clashed with government forces in Puntland several times this year.
Source: Associated Press
What’s Popular Now:

  1. Top Al-Qaida operatives depart Iraq, Afghanistan for Somalia and Yemen
  2. SOMALIA: Puntland seizes alcohol stash in Galkayo
  3. Lawmaker: At Least 17 Killed in Somalia Fighting

Shirka Caalamiga ee Arimaha Aidska

$
0
0

Qiyaastii  25 kun oo qof oo ka mid ah baarayaasha ugu sarsareeya ee Cudurka Aidska, hogaamiyeyaasha siyaasadeed, diplomaasiyiin iyo masuuliyiin kale ayaa isugu imanaya saakay oo axad ah Magaaladan Washington shirka caalamiga ah oo looga hadlayo Aidska

The biennShirkan oo labadii sanaba mar la qabto ayaa ka socon doona Magaaladan Washington ilaa iyo 27ka bishan July.

Wshington ayaa ka mid ah magaalooyinka tirada ugu badan ee cudurka Aidska qaba dalkan Mareykanka ay ku noolyihiin.

Firuska la yirahdo HIV  ayaa caadiyanba marka dambe sababa xanuunka Aidska ee yareeya difaaca jirka una nugleeya cudurada inyo infectionada.

Xoghayaha arimaha dibadda ee Mareykanka Hillary  Clinton,  Madaxweynihii hore Bill Clinton iyo mardii madaxweynihii hore Laura Bush ayaa ka hadli doona shirka.

Masuuliyiinta kale ee sar sare ee ka hadli doona waxaa ka mid ah madaxa baanka aduunka Jim Yong Kim, iyo maamulaha Shirikadda Microsoft Bill Gates.

Shir Caalamiga ee Arimaha Aidska

$
0
0

image: 

Qiyaastii  25 kun oo qof oo ka mid ah baarayaasha ugu sarsareeya ee Cudurka Aidska, hogaamiyeyaasha siyaasadeed, diplomaasiyiin iyo masuuliyiin kale ayaa isugu imanaya saakay oo axad ah Magaaladan Washington shirka caalamiga ah oo looga hadlayo Aidska
The biennShirkan oo labadii sanaba mar la qabto ayaa ka socon doona Magaaladan Washington ilaa iyo 27ka bishan July.
Wshington ayaa ka mid ah magaalooyinka tirada ugu badan ee cudurka Aidska qaba dalkan Mareykanka ay ku noolyihiin.
Firuska la yirahdo HIV  ayaa caadiyanba marka dambe sababa xanuunka Aidska ee yareeya difaaca jirka una nugleeya cudurada inyo infectionada.
Xoghayaha arimaha dibadda ee Mareykanka Hillary  Clinton,  Madaxweynihii hore Bill Clinton iyo mardii madaxweynihii hore Laura Bush ayaa ka hadli doona shirka.
Masuuliyiinta kale ee sar sare ee ka hadli doona waxaa ka mid ah madaxa baanka aduunka Jim Yong Kim, iyo maamulaha Shirikadda Microsoft Bill Gates.

Dhagayso Ahmed Elmi Geedi oo si kulul u beeniyey waran aan sal iyo raad lahayn oo la soo galiyey shabakadaha qaar

$
0
0

BEEN ABUURKA CADAWGA AWDALSTATE

$
0
0

BEEN ABUURKA CADAWGA AWDALSTATE

Waa caadi in dawalad ama ururo madaxbanaan mucaarid lagu noqon karo, waxna laga sheegi karo hase yeeshee waxa aad la yaab u leh in shabakadaha warbaahinta qaarkood iska daabacaan war ama qoraal aanu caddayn meesha laga soo saaray, cidda soo saartay iyo xataa warbaahin kale oo laga soo xigtay; taasi oo aad uga baxsan anshaxa saxaafadda (Ethical Conduct).
Waxa wax laga xumaado ah shabakadda Boramanews oo bogeeda hore ku daabacday qoraal been abuur ah oo aanu caddeyn hoyga uu ka yimid iyo cidda qortay midnaba (no source); kaas oo sida muuqata kaliya loogu talo galay in cadawga Awdalstate lagaga farxiyo hase yeeshee aan waxba u dhimi karin iskuduubnida & hadafka shacbiga reer Awdalstate – maxaa yeelay marxalad iyo meeqaam ay Awdalstate ku kala jabto ma taagna oo way kortay.
Sidaa darteed; odayaasha magacyadooda la damcay in la wasakheeyo ee qoraalkan been abuurka ah xagga dambe lagaga xidhay waa odayaal sharaf leh oo bulshadooda qiime iyo qaddarin ka mudan loona quudhi karin in waxan oo kale xagooda ka yimaado; waxanan kalsooni ku bixinayaa in aanay waxba ka ogayn qoraalkan aadka u liita ee lala damcay in karaamadooda iyo milgahooda odaynimo lagu wax-yeelleeyo. Waxan halkan hoose ku taxayaa magacyada iyo telefoonada odayaasha si cid kasta oo rabta inay runta gaadho ay afkooda uga qaadaan, gaar ahaanna warbaahinta Awdalstate ay tallaabada ku habboon ka qaaddo arrintani.
1- Oday Xasan Nuur Kooshin Tel. +966503235177 Riyadh -Saudi Arabia
2-Oday Axmad Cilmi Geeddi Tel. +966568577653 ama +966508075591 Riyadh -Saudi Arabia
3- Oday Cali Yuusuf Maxamad(Cali Dilaad) Tel. +966509426070 Riyadh -Saudi Arabia
4- Oday Ibrahim Cige(Tikta) Tel. +966567474472 Riyadh -Saudi Arabia
5- Oday Adan Ibrahim Barkhadle(Waraabe Cadde) Tel. +966553565868 Ahsa -Saudi Arabia
Dhinaca kale, waxan shabakadda aanu jecelnahay ee Boramanews u soo jeedinayaa inay raaligalin ka bixiso qoraalkaa beenta ah ee ay daabacday raadraac la’aan(without reference) haddii kale ay caddeyso cidda soo saartay iyo meesha laga soo saaray.
Gabagabadii, anigoo og in maamulka Awdalstate iyo shacbiguba ay ku midaysan yihiin meesha ay ka dhaqaaqeen iyo geedi-socodka xaqiijinta masiirkooda, waxan u soo jeedinayaa inay feejigaan buuxda (Full alert) u yeeshaan cid kasta oo gantay ama galladday taariikhda masiirka da’yarta ee hanaqaaday.
Wa billahi A-Tawfiiq.
Maxamad Cabdullahi Haji Obsiyeh
Riyadh – Saudi Arabia.
Related posts:Juun iyo Juulay Daawasho iyo Dhagaysi WacanOGEYSIISDhagayso Garyaqaan Rashid Aw Nur Xirsi oo aan Waraysi la Yeelanay ku Saabsan Shirka LondonDhagayso Sahra Jibriil oo ka hadlayso arimo badanKu Celin: Mar Kale & Xubnihii Kala Qaybinta Shacabka Awdal State Oo Boorka Laga Jafayoweerar lagu qaaday saldhiga bariga ee borama oo ayku qaadeen dhalinyaroWareysi Uu Shabakada Calamiga Ah Ee Awdalstate.com Uu Siiyay Gudoomiyaha K/Xigeenka Jaaliyada Awda...Maamulka SNM Oo Lagu Bahdilay Shirka Somalida ee Ka Furmay Dalka TurkeyWASIIR KUXEGEENKA CABDI RAXMAAN DHEERE OO BERBERA LAGU XIRAYHadal Haynta Qaranka: M-Shariif & Mr Siilaanyo Oo Si Wada Jira Ugu Hambalyeeyay Maalinta 26 Juun

Nigeria’s low-cost tablet computer

$
0
0

ABUJA — Nigeria’s Saheed Adepoju is a young man with big dreams. He is the inventor of the Inye, a tablet computer designed for the African market.
According to the 29-year-old entrepreneur, his machine’s key selling point is its price – $350 (£225) opposed to around $700 for an iPad.
He believes that, because of this, there is a big market for it in Nigeria and elsewhere in Africa, particularly amongst students.
He is also hoping to sell his tablet – which runs on the Google Android operating system – to the Nigerian government and plans to have at least one computer in each local government area.
“The Inye is a mobile internet device. It gives you access to the internet; it allows you to play media files and watch movies. What we have is an 8-inch device, a device that is half-way between a laptop and a mobile phone,” he told the BBC’s series African Dream.
“You have the standard software applications that come pre-installed and then you have the ones that we are working with various local developers to bundle on,” he added.
Among those local apps there is one designed to raise awareness about HIV and others related to water and sanitation.
“We work with local developers that have expertise in particular areas so that we don’t end up doing so much work and we just have a collaborative way of doing things together,” he said.
‘Word of mouth’
Mr Adepoju has a background in software development and is a Sun-certified Java programmer.
After doing a first degree in maths and computer science in Nigeria, he completed another one in advanced computing by research at Bournemouth University, in the United Kingdom.
Upon graduation in 2009, he returned to his home country and started working for a consulting firm.
“Within eight months I got fired, primarily because of differences in approach to doing business. In the middle of all this, the Apple iPad launched, back in January of 2010, which inspired us to actually look to build such [a] product within the African marketplace,” the entrepreneur told the BBC Africa’s Chris Ewokor.
He said that, with that goal in mind, he borrowed money from friends and family, raising a total of about $60,000.
According to him, all of that went on the devices and the logistics – there was no budget for marketing, so early advertising was “word of mouth” on social media.
The first 100 units of the Inye, which means One in Nigeria’s Igala language, were built in China and, after receiving feedback from its users, a second version was launched in May 2011.
Encipher Group, the company he cofounded with web developer Anibe Agamah, also offers customised IT services and products, including cloud computing, which are mostly based on open technology to keep costs down.
Raising capital
According to Mr Adepoju, the company and the apps it develops are focused on preserving local culture through technology and making products which are specific to the local market.
Another product that the firm has been working on is Encipher TV, a box where people can watch African television, plays and films.
However, he says that it has not been easy to raise capital in order to develop the business faster.
“Here venture capital (VC) is still in its infancy and most VC firms wound want to invest in tried and trusted companies that have gained some form of traction,” he said.
“We face the challenge of getting people to listen to the various propositions. We’ve been to a number of private investors and also to the government,” he explained.
Not surprisingly, his immediate plan is to “try and raise capital from whatever sources we can get – locally, internationally or privately – and to try and still to push the brand forward as much as we can”.
Will his tablet computer succeed in such a competitive environment? Only time will tell but Mr Adepoju and his colleagues are adamant that it will, not only in Nigeria but also in other African markets.
African Dream is broadcast on the BBC Network Africa programme every Monday morning, and on BBC World News throughout the day on Fridays
Every week, one successful business man or woman will explain how they started off and what others could learn from them.
BBC
July 21, 2012
———-
What’s Popular Now:

  1. The damaging cost of the political violence in Somaliland
  2. Somaliland at the cost of corruption
  3. UN: Somali pirate trials would cost more than 24 million dollars in Somaliland, Puntland

Tartan Cilmiyeed Xiiso Leh Oo Caawa Dhexmaray Degmooyinka Yaaqshiid VS Goldogob”Dhageyso”

$
0
0

image: 

Tartan Cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan ee warbaahinta Qaranka oo sanadkaan ay taaba gelineyso shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa caawa oo ah habeenkii Labaad ee tartanka waxaa tartan xiisa leh uu ku dhexmaray degmooyinka Yaaqshiid VS Goldogob oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Mudug.
Tartamayaasha labada degmo inkastoo ay muujiyeen tartan qurux badan oo ay aad u jecleysteen dhageystayaasha Radio Muqdisho iyo daawadeyaasha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SNTV) hadana waxaa tartanka xiiso gaar ah usii yeelay markii labada degmo tartamayaashooda ay is dhaafsadeen in degmo walba ay tartameyaashoodu soo bandhigaan taariikhda degmada ay u tartamayaan,halka ay qariido ahaan dalka kaga taalo iyo waxyaabaha ay caan ku tahay degmadooda.
Waxaa kale oo iyana xusid mudan in inta tartanku socday fursad la siiyey dhageystayaasha Radio Muqdisho iyo daawadeyaasha telefishinka Qaranka ayaga oo loo bandhigay su’aal la xiriirtay shirkadda barnaamijka taabagelineysa ee Hormuud Telecom halkaasi oo abaal marin lagu bixiyey.
Hadii aan usoo laabto natiijada tartankii quruxda badnaa ee caawa dhexmaray degmooyinka Yaaqshiid VS Goldogob ayaa noqotay sidan:-
Yaaqshiid
Tartamayaasha degmada Yaaqshiid waxaa la weydiiyey sida sharciga ama xeerka barnaamijku qabo Todobo Su’aallood waxaana su’aallihii la weydiiyey ay si sax ah uga jawaabeen Afar ka mid ah,halka Seddex kalena ay haleeli waayeen jawaabahooda, mana aysan helin wax ka faa’ideysi ah waxaana wadarta guud ee dhibcaha tartamayaasha degmada Yaaqshiid ay heleen ay noqotay Sideed Dhibcood.
Goldogob
Tartamayaasha degmada Goldogob ee gobolka Mudug iyana dhankooda Todobadii Su’aal ee la weydiiyey waxey si sax ah uga jawaabeen Shan ka mid ah,halka ay Laba Su’aalloodna jawaabahooda haleeli waayeen,mana aysan helin wax ka faa’ideysi ah waxaana wadarta guud ee dhibcaha tartamayaasha degmada Goldogob ay noqotay Todob Dhibcood.
Tartankii quruxda badnaa ee caawa waxaa ay guushu ku raacday tartameyaasha degmada Goldogob ayadoo gunaanudkii Barnaamijkana ay isku hambalyeeyeen labada tartamayaal.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Tartan Cilmiyeedka Ramadaan 21-Jully-2012
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Tartan Cilmiyeedka Ramadaan 21-Jully-2012
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Seddexaad Ee Tartan Cilmiyeedka Ramadaan 21-Jully-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub                                                        +442035190460
USA & CANADA                                     +17124327760

Ciidammada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgal Ay Sameeyeen Kusoo Furtay Carruur Ay Al-Qaeda Xoog Ku Heysteen”SAWIRRO”

$
0
0

image: 

Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afirka ee AMISOM ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho kusoo furtay carruur ay Maleeshiyada Al-Qaeda si xoog ah ku heysteen.
Carruurtan oo ahaa kuwo ay horey Maleeshiyada Al-Qaeda usoo qafaasheen ayaa howlgalka lagusoo furanayey waxey Ciidammadu wadajir uga fuliyeen dugsi qur’aan oo ku yaala xaafadda Waxarcadde ee magaalada Muqdisho ayadoo Carruurtaasi markii ay Ciidammadu gaarayeen goobta lagu heystayna ay dhammaantood lugaha ka wada xirnaayeen.
“waxaan aad ula yaabnay markaan aragnay carruur lugaha ka wada ka tiinadeysan oo xeran dhammaantoodna hal goob la isugu keenay balse durbaba waxaan ka wada furnay sil siladihii lugaha looga xeray” ayuu yiri sarkaal ka tirsan Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo howlgalkan ka hadlay.
Sarkaalkan ayaa intaasi ku daray in carruurta qaarkood markii ay si hoose ula sheekeysteen ay u sheegeen in maalin walbo loo imaan jiray loona sheegi jiray iney janno galayaan hadii ay dagaalamayaan ama ay is qarxiyaan oo naftooda ay haligaan.
Laakiin ninkii carruurtaan la joogay oo isagu sheegay inuu macalin u yahay ayaa markii la weydiiyey sababta uu carruurta oo idil lugaha katiinnado uga wada xiray waxa uu sheegay in carruurtu diideen dugsiga taasina ay tahay sababta loo xiray balse hada waxaa ninkaasi gacanta ku haya hay’adaha ammaanka oo waxaa ku socda baaritaan.
Maleeshiyada kooxda Al-Qaeda ayaa inta badan dagaallada ay ka hurinayaan gudaha Soomaaliya u adeegsada carruur ay si qasab ah kusoo qafaashaan kuwaasi oo waalidiintoodu aysan war u heyn waxaana howlgalkan ay ciidammada Dowladda iyo kuwa AMISOM wadajir ugusoo furteen carruurtan uu qeyb ka yahay qorshaha ay Dowaldda Soomaaliya ku badbaadineyso jiilka mustaqbalka dalka usoo bixi lahaa.





Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub                                                        +442035190460
USA & CANADA                                     +17124327760


Kooxda La Baxday Anonymouse Oo u Dhacday Dahabshiil

$
0
0

Isha Boorama-Awdalstate.com-Koox aan la garanaynin cid ay yahiin oo hore u jabsatay sanduuq xisaabeedyo iyo baanan ku yaalla mandaqadda Beriga Dhexe iyo daafaha dunida oo la baxday Anonymous ayaa qoraal ay dhawaan ku shaaciyeen bog ay ku leeyahiin internetka waxay ku henjabeen inay Shariikadda Baanka iyo Xawaalada Dahabshiil gebi ahaanba dhulka la simi doonaan isla markaana ay burburin doonaan saanduuq xisaabeedyadeeda ay ku leeyahiin dalalka ingiriiska iyo Emirateka carabta, waxay sidoo kale kooxdani Budhcada Internetku ku henjabeen inay gebi ahaanba burburin doonaan barnaamijka lacagaha la iskaga gudbiyo ee ay shariikadda Dahabshiil ku shaqayso haddiiba yidhaahdeen aanay Dahabsbiil qiranin inay toos u maalgeliso kooxaha argagixisada ah ee dalka Soomaaliya, waxay ku sheegteen qoraalkooda inay haddaba jabiyeen serveradda Dahabshiil isla markaana ay gacanta ku hayaan in ka badan hal malyuun oo macaamiisha Dahabshiil ah macluumaadkooda lana wareegi karaan daqiiqad kasta, iyagoo ugu henjabay Dahabshiil in laba bilood gudahood ay ku qirtaan waa sida ay qoraalkooda u dhigeen eh inay maal geliyaan kooxaha argagixisada ah ee ka hawl galla Soomaaliya, haddii kale ayey yidhaahdeen ay burburin doonaan gebi ahaanba qaaba ay Dahabshiil u shaqayso.
Kooxdani ayaa waxay sheegteen inay la dagaalamayaan waxay ku tilmaameen Argagixisada aafaysay Soomaaliya iyo dhulka Beriga Afrika oo ay ku eedeyeen in Shariikadda Dahabshiil ay gacan weyn ku leedahay maal-gelinta iyo fududaynta lacagaha loo gudbiyo kooxaha xagjirka ah ee Alshabaab ka mid tahay, iyagoo arrinta ka hadlaya waxay yidhaahdeen “waxaanu qayb ka nahay la dagaalanka dunidu kula jirto argagixisada iyo cidda maal gelisa, nuqulo iyo qoraalo uu daabacay Wikileaks ayaa muujinaya in shariikadaha Dahabshiil iyo Wafa ay gacan ku leeyahiin maal-gelinta kooxaha argagixisada ah”.
Kooxdani iyadoo sii wada qoraalkeeda ay ku baahisay internetka waxay yidhaahdeen “waxaanu siinayna Dahabshiil muddo laba bilood gudahood ah inay ku qirtaan kana noqdaan maalgelinta ay siiyaan kooxaha argagixisada ah” ayey ku yidhaahdeen qoraalkooda, iyagoo sii wada waxay yidhaahdeen “haddii aad doonaysaa inaydaan la kulmin xanuunkayaga keliya joojiya falalka aad ku maal-gelinaysaan argagixsada dalka Soomaaliya la dagay, joojiya beenta waanu oganahay inaad gacan la leedahin Alshabaab” ayaa lagu yidhi.
Kooxdani waxay sheegteen inay jabiyeen barnaamika uu ku shaqeeyo Baanka Dahabshiil oo ay xadeen in ka badan 1 Malyuun oo qof macluumaadkoodii, balse warkaasi waxaa beeniyey shariikadda Dahabshiil oo dafirtay, “waxaanu jabsanay in ka badan 10 Server oo Dahabshiil leedahay oo ay ku leeyahiin dalalka Ingiriiska, Maraykanka, Australia, Dubai,iyo Soomaaliya, waxaanu hayna oo aanu gacanta ku dhignay in ka badan hal malyan oo qof oo macaamiisha Dahabshiil ah xogtoodii” ayey ku yidhaahdeen qoraalkani
Dhinaca kalana Qoraal maanta Maamulka sare ee shariikadda Dahabshiil soo saaray ayuu ku beeniyey inuu wax gacan ah la leeyahiin kooxaha xagjirka ah, waxaana ay Dahabshiil sheegtay inay halka ugu horaysa kaga jirto la dagaalanka kooxaha argagixisadda ah isla markaana aanay sina suurtagal uga ahayn shariikad Dahabshiil oo kale ah in xita laguba tuhmo arrimaha noocaas ah, waxay Dahabshiil u sheegeen qoraalkooda inay hantida iyo macluumaadka Macaamiishoodu xafidsantahay isla markaana ay hawl-wadeenadda Dahabshiil ka shaqaynayaan sidii ay u ogaan lahaayeen kooxdani cidda ay yahiin “weli maanan aqonsan cidda ay yahiin waxaana aanu ku jirna sidii aanu u ogaan lahayn” ayay warbixinta ku yidhaahdeen Dahabshiil oo ay ku daabaceen bogooda internetka.
Kooxdani henjabaadda noocan ah samaynaysa ayaan la garanaynin cid ay yahiin, waxaana la sheegay inay sidani oo kale weeraro ugu qaadeen xawaalado iyo baanan ka hawl galla Beriga dhexe.
Maxay Yahiin Kooxdani La Baxday Anonymous
Kooxdani oo la baxday Anonymous oo sidoo kalana loogu yeedho Hackactivists ayaa waxaa la aas-aasay sannadkii 2003-dii waa koox aan cid garanaysa jirin, waxay ka hawl-gallaan shanta qaaradood ee dunidu ka koobantahay, waxay sheegtaan inay ka soo horjeedaan waxay ku tilmaameen shariikadaha iyo dawladaha musuq maasuqa ku shaqeeya.
Kooxdani Anonymous ama Hackactivist ayaa waxay hore u jabsadeen in ka badan toban kun oo iskugu jira shariikado waaweyn, Baanan, Xarumaha dawladaha, goobaha Nuclearka, shabakadaha interneta kuwa ugu khatarsan, goobaha ay sidani oo kale u jabsadeen ee ugu caansan shariikadda Sony, Computeradda Wasaaradda cadaaladda ee dalka marayanka oo ay kala baxeen macluumaadyo ku saabsan qaabka maraykanku ula dhaqmo maxaabiista Guantamo iyo siyaasadda maraykanka ee argagixisada, Wasaaradda Gaashandhiga ee Pentagon, waxay sidoo kale kooxdani burburiyeen Serveradii ay ku shaqaynayeen baanan badan iyo xawaalado ka hawl-galla dalalka beriga dhexe, waxaa shariikadaha ugu caansan ee ay weerareen khasaaraha dhaqaalena u gaysteen ka mid ah Paypal, Mastercard, Visa, News of the World, FOXNEWS iyo qaar kale oo badan.
Barnaamijka Nuclearka ee dalka Iran ayaa la sheegay inay mar duqeeyeen iyagoo khal-khal geliyey kumbuyuutaradda ka shaqeeya dardar gelinta barnaamijka yaraaniyamta ee dalka Iran
Kooxda ayaa waxay ka koobantahay ugu yaraan toban qaybood oo kala duwan oo hoos yimaadda qof sheegta magaca Commander X, qofkani la baxay Commander X  oo sannadkii hore siinaayey weraysi telefishan dalka Jarmalka ka hawl galla ayaa sheegay inaanay ahayn Argagixiso isla markaana ayuu yidhi ay ugu necebyahiin argagixisada isla markaana ayuu sheegtay qofkaasi ay ku jiraan dagaal ka balaadhan ka dalalka reer galbeedku kula jiraan kooxaha argagixisada.
Sannadkii 2010-kii ayey kooxdani jabsadeen isla markaana dhulka dhigeen Serverkii xanbaaraayey macluumaadka dawladda maraykanku isku gudbiso, Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka maraykanka ayaa wakhtiga ku dhawaaqday in ay la soo daristay weerarkii ugu xuma ee dhinaca internetka iyadoo la joojiyey qamar sanaacigii hagaayey macluumadkaasi.
Weerarkani ay hadda ku soo qaadeen Shariikadda Dahabshiil ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee ay ku soo qaadaan shariikad laga leeyahay dhulka Afka Soomaaliga ku hadasha, boggooda ayey ku sheegeen inay sannadkani uga dan leeyahiin sidii ayey yidhaahdeen ay ula dagaalami
lahaayeen kooxaha gacanta siiya Argagixisada.
Macluumaadka ay Sheegeen inay ka xadeen Serveradda ama hayayaasha macluumadka Dahabshiil
Sida kooxdani sheegtay inay jabsatay hayayaasha Dahabshiil sheeganayso macluumaadka  laga helay Database-yada waxay badankood ku jireen Servers-ka Xarunta weyn ee Dahabshiil ku leedahay caasimadda Somaliland ee  Hargeysa waxayna kala yihiin \\Dahabshiil7, \\Dahabshiil6 kuwaasi oo ay ku sheegeen websitekooda in lagu gallay  Password-ka loo yaqaano “Dahab1234?  waxay shaaciyeen qoraal la mariyey barta farriimaha ay iskugu gudbiyaan wakiiladda iyo maamulka Xawaaladda Dahabshiil oo Wakiilka Dahabshiil u jooga Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka uu fariin uu Maamulka Shirkada u qoray ku sheegay inay dhaqaalo daro xoogan la liitaan waa sida kooxdani ku sheegtay qoraalka ay maanta  ku shaaciyeen boggooda eh,waxay kooxdaasi ku sheegteen qoraalkooda  dhinaca kalena xusay in Maxkamada gobolkaas u yeedhay si ay ugu markhaati furaan gabdhahii lagu eedeeyay inay lacag u direen Al-Shabaab,iyagoo lacagtaas ku xawilay Xawaalado Dahabshiil ku jirto.
Macluumaadka Kooxdaan ku faafisay Internet-ka waxaa ka mida lacag ay Dahabshiil  siisay garyaqaanadda  BIRD & BIRD loo yaqaan oo Dahabshiil u qaabilsaneyd xidhidda  Website-yada lidi ku ah oo wax ka qora Shariikada Dahabshiil  sida Sunatimes.com,Waagacusub.com iyo Galmudugnews.com. Dahabshiil waxay Qareenada Bird & Bird siisay lacag qadarkeedu dhanyahay  136,842.24 Lacagta Ingiriiska, waa sida ay maanta ku shaaciyeen boggooda internetka eh kooxdaasi shuftada ah ee sheegatay inay u dhaceen servaraddii Dahabshiil,  kooxdaasi sheegatay inay jabiyeen serveraddii Dahabshiil, arrinta  ugu weyn waxay tahay in Shirkadda la yidhaahdo  Bell Pottinger ay Dahabshiil  siiyeen 40,400.31 Kun Lacagta Ingiriiska si ay Google-ka uga saaraan Warbixinada Saxaafada ka qortay Dahabshiil sida kuwa Waagacusub,Sunatimes iyo warbixin  Wikileaks ka qoray Wakiilkii hore ee Dahabshiil waddanka pakistan oo Guantanamo Bay mar lagu xidhay Maxamed Saleeban Barre.
Sida ay kooxdani sheeganayso wax jabsatay bilahii Janaury ilaa May waxay Dahabshiil bixisay lacag dhan 542,399.32 Pound, lacagtaasi waxaa Ciwaan looga dhigay Proffesional Fees (Jan-may 2012) . Lacagtaasi  Bird & Bird iyo Bell Pottinger keligood  lama siin ee waxaa sidoo kale la siiyay shakhsiyaad ay ka mid yahiin  Dr Pette,Repurt merson,Emest & Young iyo Budin and Partners, kuwaasi oo ay shariikadda Dahabshiil lacagahaasi ku bixisay ayey leeyahiin shuftadani  sidii ay ula tacaali lahayd dacaayadaha dhinaca warbaahinta kaga yimaadda
Waxay ku sheegayaan qoraalkooda kooxdani shuftada ahi inay hayaan macluumaadka dad tiradoodu gaadhayso hal malyuun oo qof oo iskugu jira shakhsiyado lacago dira, shariikadaha, dawladaha Jibouti, Somaliland, TFG-da, Qaramada midoobay iyo kuwa kale, kuwaasi oo ay ku henjabeen inay daabici doonaan magacyadooda.
Halkani guji si aad u akhrisato qoraalka henjabaadda ah ee Kooxdani U Dirtay Dahabshiil
Halkani Guji Jawaabta ay Shariikadda Dahabshiil Ka Bixisay Arrintani Oo Ay Boggooda Ku Daabaceen
Ref: Halbeeg,,,,,
Related posts:Dhugmo la aanta Siiraanyo Dhiiranaanta Dhalinyarta Awdal State Dhoohanaanta Cuqaashu Awdal State Waa...Daawo | Hees Cusub oo La Magac Baxday Barakaale oo uu Soosaaray Fanaanka Weyn ee Guulled DayaxSamaroonoow Ha Noqonina Sidan Neefkan Geela Ah Ee Labada Madax Leh.The importance of the gadabursi Ugas, Ugas Abdirashid Ugas RobleARDAY REER AWDAL AH OO KU GUULAYSTAY TARTANKA QUR'AANKAWIKILEAKS-TAAGEERADII SNM AY KA HELAYSAY ETHIOPIAMadaxwaynaha Somaliya Mudane Shariif Sheekh Ahmed Iyo Madaxkale Oo Uu Kamidyahay Wasiiru Dowmalaha A...Dhagayso Gudoomiyaha Xisbiga Midaynta Somaliyeed Oo Kahadlay Aragtidiisa Kuwajahan Maamul Goboleedka...Dhagayso Aqoonyahan Mohamed Abdi Dugsiiye oo dagan CanadaXasuuqii Dhacay Cidna lagu Dhaafimayo

Baarinimda Waalidka Muxaadaro aad u Qiimo Badan

HANBALYO murashaxa golaha deegaanka degmada burco cisman axmed maxamed nuur

$
0
0

HANBALYO
HANBALYO
Cismaan axmed
waxaan halkan hanbalyo aan lasoo koobi karin u marinayaa murashaxa golaha deegaanka degmada burco cisman axmed maxamed nuur oo ah musharax u dayar ina qalma xilaas, haystana aqoon iyo khibrad iyo wax qabad intaba, kana soo shaqeeyey inta badan gobolada iyo degmoyinka Somaliland.
waxaan filayaa in uu waxbadan u soo kordhindoono degmada iyo guud ahaanba gobolka togdheer waxqabad muuqda oo la taabankaro,
marlabaad waxaan aad ugu hanbalyay nayaa cismaan axmed max’ed iyo ururka ummada, waxaana u rajaynayaa guul.

By C/laahi adam
 

Halkan Ka Daawo Dufcadii ugu danbaysay ee Engineerada rakibaysay Idaacada cusub ee Radio hargeysa oo maanta soo gaadhay berbera

OGEYSIIS Buugga Cawa-daran oo Soo Baxay & Halka Aad Ka Helleysid

$
0
0

image: 

Waxa aan dadwaynaha ku war-galinayaa buuggan cusub ee Cawa-daran, oo
haddeer soo baxay, oo iib u diyaar ah. Qisadan in aad akhridaan mooyaan
ee, gorfayn kaga bogan-maysaan.
Muuqaalka guud ee buugga halkan ka daawada:
http://www.youtube.com/watch?v=WMioycUgJiU
Mahadsanidin,
Maxamed Sheekh Daahir

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live