Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Wasiirada Ugu Muhiimsan Xukuumada Cusub ee Somalia oo inta badan Diyaarsan lana kala qaatay(Aqriso Wasaaradahaasi)

$
0
0

Warar Hoose ay heshay Shabakada Badweyn.com ayaa sheegaya in Golaha Wsaiirada Xukuumada Cusub ee Soomaaliya yeelaneyso intooda badan yihiin kuwa diyaarsan lana sugayo tiro Wasiiro ah oo wali harsan.
Wasaaradaha horey looga sii baarandagay lana diyaariyay ayaa ah kuwa ugu Muhiimsan ee Wasaradaha Xukuumnada Cusub ee yeelaneyso kuwaa oo intooda badan la sii diyaariyay kahor inta aan lagu dhawaaqin R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.
Wasaaradaha ilaa hada Diyaarsan lana qorsheeyay raga loo dhiibayo ayaa waxaa kamid ah.
Wasaarada Maaliyada
Wasaarada Arimaha Dibada
Wasaararada Arimaha Gudaha
Wasaarada Gaashaandhiga
Wasaarada Waxbarasahada
Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga
Wasaarada Ganacsiga
Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta
Iyo Wasaarada Caafimaadka
Wasaaradahan ayaana ah kuwa inta badan horey loo soo diyaariyay ayna ansixiyeen raga ugu sareeya Xisbiga Talada Dalka Haya ee PDP ,waxaana Wasiiradan badankooda laga soo xulay xubno katirsan Xisbiga iyo sidoo kale xubno aan xisbi katirsaneen balse siyaasad ahaan Xisbiga taageersan.
Wasaarada harsan ayaa ah ilaa dhoor Wasaaradood aan micno badan ku fadhin marka la eego Wasaaradaha kale ee aan horey kusoo xusnay ,waxaana hada Wasaaradahaan lala sugayaa rag kale oo iyana la tilmaamay in ay noqon doonaan Aqoonyahano xisbiga Siyaasad ahaan u janjeera si aysan u noqon Xukuumada Cusub mid aan is fahmi Karin.
Waxaa sidoo kale jira Wasiiro ay wataan Qaar kamid ah Dowladaha Jaarka sida Kenya iyo Itoobiya kuwaa oo laga yaabo in iyana kasoo dhax muuqdaan Xukuumada Cusub ,ragaas ay wataan Dowladaha jaarka ah ayaana lagu waramayaa in ay yihiin rag Siyaasada laga dhax yaqaan Dowladahaasna danahooda inta badan ka shaqeeya horeyna Wasiiro u soo noqday.
Malamaha soo aadan ayaana lagu wadaa in uu R/Wasaaraha kusoo dhawaaqo Wasiirada Diyaarsan Magacyadooda iyo kuwa Harsan ,waxaana lasoo sheegayaa Xulitaanka Wasiiradan in R/Wasaraha kali ku aheyn hooshana lala wado oo magacyada badi loo soo yeerinayo.


“Siciid Afweynow Waanu Ognahay Inaa Siro U Gudbiso Puntland, Xilka Guddoomiyaha Guddida Khayraadkana Cidi Kuuma Dooran…Heshiisyadana Madaxweynaha Ayaa …” Xildhibaan Xariir

$
0
0

Xildhibaan Xariir Siciid Bullaale oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, kana tirsan Guddi hoosaadka Khayraadka Dabiiciga ah ee Golahaasi, ayaa ku eedeeyey Xildhibaan Siciid Cilmi Afweyne oo ka mid ah Guddidooda inuu sheegtay Xilka Guddoomiyaha Guddidaasi oo uu sheegay inaanay cidi u dooran  oo uu iska sheegtay, isaga oo uga digay inauu mar bambe ku hadlo afka guddida khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiiladda.
Xildhibaan Xariir Siciid Bullaale oo maanta  Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa waxa kale oo uu mudanahaasi ku eedeeyey inuu siraha u gudbiyo Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland, isaga oo sheegay inay dhawr jeer uga digeen oo ay ku war galiyeen inuu joojiyo sirahaasi uu gudbinayo oo uu ka dhago adaygay, waxaanuu ku war geliyey mudanahaasi inay ku soo oogi doonaan eedo ka dhan ah hadii uu joojin waayo arintaasi.
Xildhibaan Xariir oo ka hadlaya arimahaasi waxa uu yidhi “Waxaan ka hadlayaa mudane ka mid ah Guddi hoosaadkayaga oo maalin walba sheegta Magaca Guddoomiyaha Guddidi hoosaadka khayraadka dabiiciga ah ee Golaha Wakiilaada, maalin walbana weerara Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha oo wax aanu xaq ugu lahayn waydiida, anaguna xaq uguma lihin Wasaaradaha inaanu waydiino Heshiisayada caalamiga ah oo aanu nidhaahno maxaad golaha u soo marin waydeen, waayo waxa ay heshiisyadaas geeyaan Golaha Xukuumadda iyo Madaxweynah,anaguna gole ahaan waxaanu xaq uhu leenahay Madaxweynaha inuu noo soo gudbiyo heshiisyadaas,  waxaan leeyahay maalin walba waxa uu ninkaasi la yidhaahdo Siciid Cilmi Afweyne waxa uu sheegtaa taytal aanuu lahay oo ah inuu Guddoomiye u yahay Guddida Khayraadka Dabiiciga ah, Guddi hoosaadkayaga waxa Guddoomiye ka ahaan jiray nin la odhan jiray Mahdi Sugaal oo ka mid ahaa Afartii Xildhibaan ee Golaha la eryey, meel aanu ku doonaray ninkaas guddoomiyaha sheeganayana ma jirto, ninkaas la yidhaahdo Siciid Cilmi Afweynana waxa uu maalin kasata sheegtaa  xilkaas aanaan u igmanin, markaa waxaan u arkaa waxa uu ninkaasi wado fariin uu dad kale u gudbinayo oo sir ah ayaan u arkaa,  halkii ay Punlant shidaalka ka wayday isaga ayaa war bixinta siin jray, taasna waxa uu ugu gudbin jiray shirarkaas Jaraa’id ee uu qabanayo oo uu si hoose fariinta ugu gudbin jiray, dhawr jeerna waxaanu ku nidhi fariintaas aad Hay’adahaas shidaalka ka baadhaya Puntland waanu kugu fahmaynaaye jooji, taasna wuu maqli waayey waanuu wadaa weli, waxaan leeyahay warbixintaas uu maalin walba bixinayo ha joojiyo Xildhibaan Siciid Cilmi Afaweyne,  hadii uu joojin waayana waxaanu ku soo oogi doonaa wax wajibkiisa ah, taas oo xaga Golaha ah oo aanu xaq u leenahayaanay , wxaan ku leeyahay Siciid Cilmi Afweynaw  mar dambe ha sheeganin Xilgaas aanad haynin eeaanay cidina kuu igman, Heshiisyada lala galo Hay’adaha waxaanu xaq ugu leenahay inaanu waydiino Xukuumadda Madaxweynaha ”
Xildhibaan Xariir Siciid Bullaale waxa kale oo uu ka hadlay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo uu ku eedeeyey inuu Agaasime yaasha Xukuumadda Baad ka qaado, isaga oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Waxaan isagana wax u sheegayaa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, waxaad moodaa inuu ninkaasi intuu Agaasimayaasha qaar baad ka helay doonayo inuu dhamaan wada maro, imika Taliyaha Sirdoonku waxa uu la mid yahay Agaasiamayaasha Guud ee Wasaaradaha oo kale , markaa waxa uu ku yidhi inta uu u tegay kaali Golaha aanu ku ansixinee, waxaad moodaa inuu Agaasimeyaal kale baad ka helay ay taliyahana la martay, waxaan leeyahay siciidow ma aha sidaase u kaadi agaasime lama ansixiyee, xeerka sheegaya in Agaasime la ansixiyana adiga ayaa keeni meesha ay ku taallo, sabab aad ku dhaliishana oo aad tidhaahdo ma haysto Dibloma ma garanayo, hadii aad sidaas u dhaqantana Somaliland kaa wada yeli mayso,hadii ay jiraan qaar kaa yeelay, waxaan ku leeyahay Saaxiib Siciid waxaad tahay nin Xildhibaaninamdiisu ay muuqaro oo Golahana doodiisa leh adigu dib ha isku celinin”
Buraannews.com/Hargeysa

war Deg Deg ah Madaxweyne Siilaanyo oo Xagla-toosiye u magacaabay Wasiir iyo qaar kale

$
0
0

 
 
 
 
13/10/2012
War-saxaafadeed hadda ka soo baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland oo soo gaadhay Xafiiska wararka ee shabakadda Caalamiga ee Buraannews.com, ayaa waxa lgu sheegay in uu Madaxweynaha Somaliland xilal kaasi magacaabay
War-saxaafadeedkan oo faah faahsan waxa uu u dhignaa sidan:-

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa digreetooyin uu soo saaray ku magacaabay wasiir iyo wasiir ku xigeen cusub, isla markaana wasiirkii hore ee Dib-u-dejintana u magacaabay wasaarad cusub.
 
Madaxweynuhu:-
 
Markuu Arkay:                          Qodobka 90aad, faqradiisa (2)aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,
 
Markuu Tixgeliyey:                    Ahmiyadda wayn ee ay  Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka,
Markuu Arkay:                        In baahi loo qabo buuxinta jagadan hoos ku xusan,
 
Markuu Ka Fiirsaday:                Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo,
 
Markuu ku Qancay:                   In uu hanan karo xilka loo magacaabay,
 
Wuxuu go’aansaday
 

  1. 1.         In Mudane, Saleeban Ciise Axmed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta ee JSL.

 

  1. 2.      In Mudane, Cabdirasaaq Cali Cismaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Warshadaha ee JSL.

 
 

  1. 3.      In Mudane, Cabdisalaan Maxamed Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee JSL.

 
ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
 
Buraannews.com/Hargeysa

Dagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay duleedka Baydhabo

$
0
0

Guuf-gaduud: (Sh.M.Network) —Dagaalkaani oo ahaa mid xooggan ayaa waxa uu gallinkii dambe ee maanta ka dhacay deegaan lagu magacaabo Guuf-gadood oo duleedka ka ah Magaalada Baydhabo ee Xarunta goblka Bay. 
Dagaalka ayaa waxa uu bilowday kaddib markii Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin deegaankaasi, iyadoo ay halkaasi ku dhinteen labo ruux oo sida la sheegay ka tirsanaa dhinacyadii dagaalamay.
Taliyaha Ciidamada Dowladda ee gobolka Bay Mahad C/raxmaan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ay weerar kusoo qaadeen, hase ahaatee ay iska caabiyeen islamarkaana ay ka hortageen weerarkaasi sida uu hadalka u dhigay. 
“ Dagaal ayay kusoo qaadeen deegaanka Goof-gaduud oo duleedka ka ah Baydhabo, qasaaro ayaan ku gaarsiinay, deegaankana wali Ciidamadeena ayaa jooga” sidaasi waxa yiri Taliyaha Ciidamada Dowladda ee gobolka Bay. 
Majiro wax war ah oo kasoo baxay Xoogaga Al Shabaab oo ku aaddan dagaalkaasi, inkastoo dagaalka uu qeyb ka yahay kuwa inta badan ka dhaca gobolka Bay oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al Shabaab.

Maxamed Cumar Hagafey oo sharuud ku xeeray xaalada Hobyo +Galmudug

$
0
0

Maxamed Cumar Hagafey afhayeenka maamulka Ximan iyo xeeb  ayaa sharuud adag ku xeray xar ka gaarida Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug halkaasi oo dhawaan ay ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyay maleeshiyaad ku kala abtirsada labada maamulka ee Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb.
Afhayeenka ayaa dhowr qodob u cuskaday sidoo kale wada hadal ay la galaan maamulka Galmudug si loo joojiyo dagaalada kasoo cusboonaaday Gobolka gaar ahaan Degmada Hobyo.
Waxaa uu sidoo kale ka hadlay is qabqasiga iyo xiisadaha kasoo dhex cusboonaaday labada maamul.
HALKAAN KA DHAGAYSO WARAYSI UU ARINTAASI KAGA HADLAYO

XOG HOOSE: Khilaaf kii ugu darnaa oo xilligaan soo kala dhex galay saraakiisha sar sare ee Al-shabaab.

$
0
0

Saraakiisha Xarakada Al-shabaab ayaa markaan waxaa soo kala dhex galay khilaafkii ugu darnaa ebed, iyagoona markaan inay kala boodaan ay qarka u saaran yihiin, waxaana xaaladda ay tahay mid ku xun.
Saraakiishaas ayaa xilligaan isku khilaafsan xilal ka qaadis lagu sameeyay qaar ka mid ah saraakiisha ukala qaabilsanaa degmooyinka iyo gobalada dalka Soomaaliya, waxaana amarka sare uu ka socdaa Abuu Zubeyr oo ah hogaamiyaha Al-shabaab.
Wararka ayaa waxay tilmaamayaan in Abuu Zubeyr uu soo saaray wareegto xilalka looga qaadaayo xubno badan oo ka mid ah Xarakada Al-shabaab, hase ahaatee taasi waxaa ka carooday saraakiil u badan kuwa gobalada koonfureed ee Soomaaliya kasoo jeeda.
Ilo wareedyo aynu ku kalsoonnahay waxay inoo sheegeen inay aad iyo aad isku khilaafeen Al-shabaab lagana yaabo maalmaha soo aadan in laba garab ay u kala jabaan, in kastoo khilaafkaasi aanu si caadi ah u shaacsaneen.
Si kastaba ha ahaatee, Xarakada Al-shabaab ayaa markaan u muuqda gabal sii dhacaaya maadaama meelo badan oo ka mid ah gobalada Soomaaliya ay ka qabsadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Xaafad laga Mamnuucay in Jaceyl la isku guursado iyo in Haweenka ay Isticmaalaan Mopel

$
0
0

Xaafad kamid ah Gobal dhaca galbeedka Hindiya ayaa laga mamnuucay haweenka aan garin 40 sano in ay banaanka ubaxaan iyada oo aan lala socan, sidoo kale in haweenku ay guursadaan ninkii ay kahelaan, waxaa kale oo haweenka lagu amray in ay madaxooda Daboolaan, taleefanka gacantana aysan isticmaalin.
Gudoomiyaha golaha xaafada Sattar Ahmed, ayaa yiri “guurka jaceylka kuyimaada waa mid sumcada wax udhimaya oo bulshadu kaxishooto”.
“Guurka nuucaas oo kale ee ku yimaada jaceylka waxa uu aad qalbiga uga jebinayaa walidiinta gaar ahaan waalidka gabadha sidaas ayaanna umamnuucnay”. Sidaa waxaa yiri Sattar .
Golaha deegaanka ee xaafada Asara ayaa go’aankasi gaaray , arintaasna warbahinta Hindiya waxa ay kutilmaamtay habkii Taalibaan u dhaqmi jireen oo kale.
Booliska ayaa iyana baaraya wixii keenay in golaha deegaanka xaafadaas ay arintaasi ku dhaqaaqaan.
Amarkaas waxa uu dhaliyay caro aad uxoogan iyada oo ay horay ujireen kutumashao xuquuqda haweenka ee Dalka Hindia.
Wasiirka arimaha gudaha Dalka Hindia ayaa ku sheegay amaradaasi mid aan wanaagsaneyn oo aan bulshadaa meelna ka anfaceyn.
Wasiirka ayaa booliska ku amray in ay kahortagaan cid waliba oo xaquqda haweenka kutumaneysa,
waxa ayna golaha deegaanka oo arintaas iyagu ansixiyay ay kudifaaceen go’aankooda in uu yahay mid haweenka looga ilaalinayo anshax xumada.
Sudha Sunder Raman oo ah haweeney kamid ah madaxda urur udooda xuquuqda haweenka Hindiya ayaa waxa ay sheegtay in go’aanka sheegaya in gabdhaha ilaa 40 ay kagaaraan la ilaalinayo in uu yahay mid xad dhaaf ah sharciyada dalkana kahor imaanaya.
Mamta Sharma oo iyana madax ka ah gudiga qaranka ee haweenka Hindiya ayaa iyana ku sheegtay go’aan lagu qoslo oo aan maranaba dhaqan geli doonin.
Golaha go’aankaan gaaray waalaga maarmaa oo xagga dhaqanka ayeey ka yimaadeen loomana afduubnaanayo waalaga boodayaa sharcigas ayeey raacisay, Mamta Sharma.
Gacal Xuseen Gacal Ayman
Wariyaha Arimaha Bulshada

Wakaalada wararka ee Reuters Sawir hore loo Arag kaqaaday Askari Dowlada Katirsan oo kusugan..

$
0
0

Sida maanta lagu shaaciye wakaalada wararka ee Reuters sawir siweyn ula yaabeyn shacabka daalacda shacabakadaasi oo kusugan guud ahaan caalamka/
Sawirkaan oo ah midsiweyn ula yabeyn aqristayaasha daalacda wakaalada wararka ee Reuters ayaa layaabeyn waxayna kunoqotay mid layaab leh Nin askari oo qori kudhex wato goob shacabka loogu adaygo/


Maxamed Dheere oo la kulmay R/W Saacid + Loolanka guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

$
0
0

Xog ay heshay Shabakada Buraannews.com ayaa sheegeysay in guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb “Maxamed Dheere”, uu wado qorshe uu dib ugu soo laabanayo jagadaas.
Maxamed Dheere ayaa xalay kullan qaatay dhowr saacadood magaalada Muqdisho kula yeeshay ra’iisul wasaaraha la magaacabay ee Somalia Cabdulqadir Farax Shirdoon “Saacid”.
Maxamed Dheere ayaa la sheegay inuu ka faa’iideysanayo saaxiibtinimo hore oo ka dhaxeysay isaga iyo Saacid, xilligii dowladdii Maxamed Siyaad Barre, si uu xilkan u helo.
Illaa iyo hadda ma cadda nooca go’aan ee uu Mr. Saacid siiyay saaxiibkiisa waayo waayo ee Maxamed Dheere, oo isaga iyo beesha uu kasoo jeedo ee Warsangeli Abagaal ay dadaal xoogan ugu jiraan inay gacanta ku dhagaan maamulka gobolka Banaadir, oo muddo ku dhow 5 sano gacantooda ka maqneyd, tan iyo markii maxamed Dheere laga qaaday.
Sida aan xogta ku heyno kadib markii beesha Warsangali oo waysay gacan ku haynta muddada dheer ee ukeed qaabka dhaxalka Boqortooyo ee dekadda Muqdisho oo Beesha Absuge Waceysle ay hadda maareeye ka tahay, ayaa waxay doonayaan inay u weecdaan Maamulka gobolka Banaadir.
Waxaa sidoo kale dadaalkan dhinac kale ka wada ganacsade Cabdulqaadir Cosoble Cali oo ka mid ahaa musharaxiintii ku tanaasualy wareegii labaad ee doorashshada isaga oo taageeraya Xasan Sheikh.
Cosoble ayaa ballan qaad ka heystay Xasan Sheikh, laakiin ma caddeyn nooca jagada la siin lahaa, waxaana iminka uu orod ugu jiraa in qof isaga uu wato laga dhigo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Ganacsade Cosoble ayaa sidoo kale arrintaas kala hadlay ra’iisul wasaaraha la magacaabay ee Somalia, oo habeen hore uu la kulmay.
Cosoble ayaan isaga sharci ahaan qaban karin jagada guddoomiyaha baarlamanka Somalia, sababtoo ah waa xildhiban ka tirsan baarlamanka, sidaa darteedna waxa uu u doonayaa aqoon yahan ay ehel dhow yihiin inuu booskaas u galo.
Sharciga cusub ee Somalia ayaa u diidaya xildhibaanada inay laba jago isku qabtaan, waana taas sababta iminka uu cadaadis u saaran yahay Tarsan, si uu labada jago mid u doorto maadaama uu sidoo kale yahay xildhibaan.
Sida wararka sheegayaan Tarsan ayaa dooran doona inuu sii ahaado xildhibaan, maadaama ay caddahay in weji cusub loo doonayo guddoomiyaha iyo duqa magaalada Muqdisho.
Dhinaca kale Beesha Mataan Cabdulle, oo ah beesha koowaad ee deegaan lagu tiriyo magaalada Muqdisho, ayaa iyana sidoo kale orod ugu jirta sidii ay u heli lahayd xilkaas, oo inta badan ayada la siin jiray taariikh ahaan.
Aqoon yahanno badan oo beesha ka tirsan kana tagay qurbaha iyo gudaha dalka ayaa cadaadis saaraya madaxweynaha sidii uu xilkaas ugu magacaabi lahaa.
Waxaa horey u jirtay ballan qaad uu Xasan Sheikh u fidiyay beel weynta Wacbuudhan Abgaal, oo beesha Mataan ay u tahay laf dhabar, inuu siin doono jagadaas, markii uu tartanka doorashada galayay, hase yeeshee lama yaqaan inXasan Sheikh uu oofin doono bal

Golaha Wasiirada oo laga yareenayo 18-kii Wasiir iyo Qaar Kamid Ah Magacyacada Wasiirada Cusub

$
0
0

Ilo wareedyo muhiim oo Heshay Shabakadda Buraannews.com ayaa sheegaya in madaxweynaha iyo ra isul wasaaraha Somalia ay isla garteen in tirada xubnaha golaha wasiirada laga yareeyo 18-kii wasiir ee ay ahaayeen xukuumadihii ugu dambeeyey, hase ahaatee weli lama oga tirada kale ee ay isku raaceen Laakin Warar Si Hoose aan u Helnay ayaa Shegaya In Tirada Wasiirada Noqonayaan 13 Wasiir oo loo Qeebsaday Min Sadax wasiir oo Afarta Beel ee ugu Waa wayn ay Qaadanayaan Halka Wasiir kale ee Soo Haray Qaadanayaan Beesha Shanaad .
Xubno ku dhow dhow villa Somalia ayaa sheegaya in madaxweynaha ka hor inta aanu magacaabin raisul wasaaraha uu horeyba u sii diyaariyey liis ay ku qoran yihiin raggii qaban lahaa 8 wasaaradood, kuwaasoo la sheegayo inuu ka soo xulay rag ka tirsanaa xisbigiisa PDP Waxaana Ugu Cad Cad Ragaas Qabanaya Wasiirada
 Dr Maxamed Nuur Gacal Waxaa Loo wadaa Wasiirka Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta
 Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Waxaa Loo wadaa Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka
 Faarax C/Qaadir Maxamed Waxaa Loo Wadaa Wasiirka Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare
 Jamacaal Maxamed BaroowWaxaa Loo wadaa Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya .

Sidoo kale Xisbigiisa PDP Wuxuu qaatay Wasiiradaan oo aan wali Helin Magacyadoda oo Sadaxan Waxayna Kala Yihiin ?:
 Wasiirka Maaliyadda & Lacagta.
 Wasiirka Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka
 Wasaarka Arimaha Dibada
 Wasiirka Gaashaandhigga
 Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga

Wasaaradahan ayaa ah kuwa inta badan horey loo soo diyaariyay ayna ansixiyeen raga ugu sareeya Xisbiga Talada Dalka Haya ee PDP ,waxaana Wasiiradan badankooda laga soo xulay xubno katirsan Xisbigaan.
Dhanka kale Liiska illaa hadda la diyaarsan ee golaha wasiirada ayaa waxaa la xaqiijinayaa ineysan ku jirin rag horey uga soo mid noqday xukuumadihii Hore waxaana dhamaantood ay yihiin kuwo ku cusub saaxada siyaasada Somalia oo la mid ah madaxda ugu sareysa dowlada
Wixii Warar ah ee Ku Saabsan Wasiiradaan iyo Magacyada Dhiman Waxaa Rajaynaynaa in aan Idiin Soo Gudbin doono Waqtiyada dhow insha Allah ee Isha ku Haya Shabakadda Buraannews.com Markasta .

Why these young men are ready to die for religion

$
0
0

The six Al-Shabaab recruits looked anything but the fighters they claimed they were. They were young, slight in build, shy with forlorn, distant looks in their eyes and seemingly unsure of themselves.
 
On a sunny Sunday afternoon, two weeks after the Kenyan troops had conquered Somalia’s port town of Kismayo the militants’ last urban stronghold, the young Kenyan men told the Sunday Nation of their desire to cross the border and join the war in Somalia.
The setting was a madrassa in one of the four mosques in the larger Dandora area in Nairobi; not at all a grandiose building but which nonetheless has played a crucial role in the youths’ journey to Muslim radicalism or jihadism.
Hassan, 26, who had organised the meeting, said logistics had made it impossible for them to cross the border to fight the “invaders” as they referred to the Kenya Defence Forces and African Union troops.
The rest of them, Juma, 21, Ramadhani, 24, Ahmad, 30, Obeid, 23, and Salim, 22, nodded in agreement and then fell into a silent reflection. “But a way will be found soon, inshallah,” Juma said after a while.
Dressed casually in jeans and T-shirts, they lamented about Al-Shabab’s defeat by the KDF and reflected on what this portends for the movement in East Africa, to which they had been recruited.
“The Prophet told us to prepare for such setbacks,” said Ramadhani. “But it does not matter much because ours is a cause much bigger than any one group. If Al-Shabaab dies, another will rise in its place.”
Sunday marks exactly one year since the Kenya Defence Forces rolled in to southern Somalia to battle the militants blamed by the Kenya government for a series of cross-border incursions and kidnappings in the Coast. (READ: Kenya declares war on Al Shabaab)
Even as Kenya and KDF celebrate the victory in Somalia, the six recruits are a sobering reminder that the shadow of terrorism is yet to pass. Al-Shabaab’s extremism and ideology lives on through the young recruits.
Al-Shabaab was just one dark star in the constellation of the ultra-radical groups in the Muslim world dedicated to the cause of jihad, the holy war against the so-called infidels represented by the West and their allies.
“What we fight is a righteous war without borders, race or tribe. I hear the Mujahideen have risen up in Mali and, God willing, I will join them,” said Salim, a quiet, soft-spoken fellow.
But Muslims such as Alamin Kimathi, who was held for nearly two years in Uganda in connection with the 2010 attacks in Kampala that killed more than 70 people, think that the zeal among young Muslims is largely informed by misunderstanding or misreading of the Koran.
“They have a zeal for their religion often based on little knowledge of Islam. Based on their backgrounds, they are prone to engage in anti-social behaviour and what better way to express that behaviour than in religion,” Mr Kimathi said.
In understanding how the six youths came to join the Shabaab, their histories should be a cause for worry for anti-terrorism agents in Kenya and East Africa in general.
Obeid, from Ukambani, was known as Pius and was a Jehovah’s Witness before converting to Islam in 2009. Salim, from Western Province, was known as Hillary and was a member of the Pentecostal Assemblies of God.
Hassan, from Nyanza, was known as Patrick and was a Catholic as was Ahmad, from Central Kenya before converting in 2009. The other two, Juma and Ramadhani, were born to Muslim parents.
They all come from the poverty struck areas of Majengo, Huruma and Dandora in Nairobi which have proved rich recruiting centres for extremist movements in the region.
Prof Eric Nandi of Masinde Muliro University, who has done extensive research on religious fundamentalism, said “socio-economic problems are very profitable religiously”.
“The ground in Kenya is very fertile for the emergence of radical groups. The radicalisation process is bound to continue unless a solution to massive unemployment and increasing levels of poverty is found soon,” he said.
Promises of financial benefits have often been cited as some of the main motivators for those joining extremist groups like Al-Shabaab, a charge the six young men denied.
Crime and imprisonment may have also provided a rich recruiting ground for radicals. Hassan revealed that he converted to the religion in 2005 while serving a prison sentence in the city. The main driver, he said, was the good food Muslim prisoners get.
“Some have since reverted to Christianity but a good number opted to remain Muslims. Some of those who remained Muslims have joined us in the fight,” he claimed.
I had noticed in the course of our conversation that the two young men who were born Muslims were quiet and laid back. They left much of the talking to their four “brethren” who converted to the religion.
When asked whether or not new converts were more radical than their counterparts who were born into the religion, the four new converts said, without hesitation: “Yes, it is true.”
“The pressure to prove our strength in our faith is quite strong,” said Ahmad, “and that one strengthens our resolve. I will fight to prove my faith to Allah and my friends.”
For Kenyan security agencies, this information just confirms fears they have long held about the threat posed by the spread of Islamic fundamentalism within Kenya’s borders.
When it was formed in 2006, Al-Shabaab was primarily focused on installing an Islamic government in Somalia based on the Sharia law but, ultimately, aimed to be the key jihadist group in the region.
For this it has cultivated connections and a network of sympathisers in Kenya, Tanzania, Uganda and beyond to expand its influence and reach.
Indeed, these suspicions were confirmed last July when a United Nations investigation found Al-Shabaab had created extensive funding, recruiting and training networks in Kenya.
Al-Shabaab showed its regional reach through the 2010 attacks in Kampala which killed 76 people. This marked the group’s first successful attack outside Somalia.
The account of the six young men is part of a mounting body of evidence that suggests that Al-Shabaab is mentoring a new and increasingly multi-ethnic generation of militants in the region.
Getting the number of non-Somalis who have joined A-Shabaab is difficult. Anti-terrorism officials said it was impossible to compile accurate figures because the Kenyan-Somali border is porous and vast.
But the particular mosque we were holding our meeting has a special place in the hearts and minds of the six young men: it was here that one of their own, Elgiva Bwire, first sat among them as he renounced Christianity.
Bwire is currently serving a life sentence after he confessed last year to being an Al-Shabaab member. He was arrested last November in a house in Umoja with a cache of arms, including deadly explosives.
And it was here that Bwire and the rest of them drew in the intoxicating words of radical preachers chiding them for the weakness of their faith and their love of materialism, said Hassan.
It was here that the young men first met Sheikh Aboud Rogo — who was shot dead in unclear circumstances recently — who impressed them with his view of history as a battle field between the believers and infidels. He exhorted the young “warriors” to rise up in bravery and defend the faith.
Bwire was the first among them to step forward. “He showed us the way,” said Hassan, of his boyhood friend. “Once he was convinced of the way of the faith he acted bravely.”
To them, Bwire’s arrest confirmed what Rogo and company had told them: that the Christian world is bent on destroying Islam’s truest warriors. Angered by this, they grew stronger in their new-found faith and hardened their resentment.
In the middle of our conversation we were interrupted by a girl, perhaps no more than 10 years: “Salim, our Aboud Rogo CD got destroyed, can you help us with yours?” a clear testament to how well Rogo’s divisive message has been received among sections of the Muslim community here.
Radical preacher
In Kenya, one of the most vocal support bases for radicalism is a group called the Muslim Youth Centre, once headed by radical preacher Ahmed Iman Ali, who now lives in Somalia.
Iman Ali used to preach at the Masjid Sunna, a small mosque in Majengo, where he would openly praise Al-Shabaab. Iman engineered a takeover of Pumwani Riyadha mosque by extremists in 2009, overthrowing the elders who had rejected his jihadist appeals.
The group, whose blog is headlined “jihaad is our religion”, has greatly employed the social media to recruit followers and keeps on posting updates about successes achieved by “warriors” in Kenya and farther afield.
Some might argue that Kenyan Muslims have not yet hitched their wagon to jihadists’ dark star but the continued radicalisation of Kenyan Muslims should be a reason for worry.
Anti-terrorism officials contend that there isn’t an active cell capable of launching an attack of the scale of Al-Qaeda’s 1998 attacks in East Africa, but if terrorism elsewhere in the world are anything to go by, then there is little to be comfortable about.
Source: Daily Nation

Somali refugees pass the one million mark, struggle in Egypt

$
0
0

Somali refugees across the world have passed the one million person mark, said the United Nations refugee agency on Friday, highlighting the growing need for an end to conflict in the Horn of Africa.
The vast majority of those refugees are living in regional neighrbors, such as Kenya, Yemen, Egypt, Ethiopia, Eritrea, Djibouti, Tanzania and Uganda, the UNHCR said.
According to statistics released by the UN High Refugee for Refugees (UNHCR), there are almost 1.36 million Somalis internally displaced within the country, settled mainly in the South-Central region as at October 11.
“UNHCR leads protection and emergency relief interventions targeting almost 1.36 million IDPs, in addition to delivering protection and assistance to over 2,100 refugees in Somalia,” the UNHCR said in the data released.
The recent security developments in the Horn of Africa has promoted Kenya to sent out an appeal to UN to mobilize all relevant agencies to embark on relocating the refugees living in Kenya to liberated areas of Somalia.
The East African nation has argued the situation created by the presence of more than 650,000 refugees at the Daadab camp in Kenya was untenable.
“Following relative improvements in the security situation in Mogadishu between February and April 2009, over 65,000 displaced people and refugees had traveled back to the capital from various areas of South Central Somalia and Somaliland, as well as from neighboring countries, such as Kenya and Yemen,” the UNHCR said.
Nonetheless, the UN refugee agency said escalating fighting between the main opposing forces have led to hundreds of thousands of people fleeing their homes in the Somali capital Mogadishu after more than 300,000 fled in 2010 alone.
Here in Egypt, life for Somali refugees is not easy, especially as the government began earlier this year to deport unregistered migrants in the country. Making matters worse, the UNHCR has largely not registered new refugees in the country in recent years.
Hamdy is a 29-year-old Somali living in Egypt. He has been in the country for 6 years and barely survives on the UNHCR monthly allowance.
“I have no real job and life is hard,” he told Bikyamasr.com, sipping his tea and warming his hands as the steam billowed upward. He stares in silence.
“A few of my friends have been arrested by the government when they tried to cross the border into Israel. We don’t know where they are right now and pray they are safe,” he continued. “It is not a good life to be a refugee in Egypt.”
Earlier this year, Egypt deported 93 Ethiopians who entered Egypt with the goal of crossing the Sinai desert into Israel illegally.
For Hamdy and others, this is the only way to make a life for oneself. “What can we do but hope to be allowed to work and have a family,” he said.
In Egypt, life is a struggle, where Africans face racism, ostracism and a lack of opportunity. For children of migrants and refugees, going to school is impossible as the Egyptian government does not allow refugees to attend public schools. For the vast majority of Sudanese and Somalis in the country, this leads to a waiting game, and in recent years as foreign relocation has been all but closed, they remain patiently in their host country for a call that doesn’t come.
“I was told by the UN that I would be in the country for around 10 months,” said Abdullah, a Sudanese refugee who fled Darfur violence in 2004. 7 years later, he is still in Egypt.
“I try to do some odd jobs, but I am 35-years-old and was a teacher, what could I possibly do here,” he told Bikyamasr.com.
At least four Africans have been shot dead along the border with Israel in the past month, leaving continued worries that attempting to cross the desert crossing is a risk to one’s life.
Egypt’s border security has been repeatedly criticized for its “shoot first” strategy in dealing with migrants attempting to cross into the Jewish state, as they often do not issue verbal warnings first and fire at the Africans.
Israel says that approximately 10,000 Africans have entered the country illegally via Egyptian borders over the past few years.
Africans in Egypt complain of poor living conditions and bad treatment at the hands of their host nation. Many see Israel as the next best solution for their troubles and are willing to risk death to reach the Jewish state, refugees in Egypt have repeatedly said.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Madaxdhaqameed Ka Yimid Bariga Sanaag, Afhayeenkoodii oo Wasiir loo Magacaabay Iyo Nuxurka Waxyaabihii Ay Ka Wada Hadleen .

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa shalay Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Weftigii Madaxdhaqameedka aha oo  ka yimid Bariga Sanaag, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Magaaladda Hargeysa
Kulankan shalay ee Madaxweynaha iyo Weftiga Bariga Sanaag, ayaa la sheegay inuu ahaa mid ay Weftigaasi Madaxweynaha ugu bandhigayeen Ajandihii ay soo diyaarsadeen, kaas oo la sheegay inuu ahaa mid ay kaga hadlayeen Baahida iyo tabashada deegaanada ay ka yimaadeen, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen in Deegaanada ay ka yimaadeen la gaadhsiiyo horu marka, isla markaana wax laga qabto baahiyaha aasaasiga ah ee deegaanada bariga Sanaag, taas oo uu Madaxweynuhu u ballan qaaday inuu diiradda saari doono deegaanadaasi.
Af-hayeenka Weftigaasi oo uu Madaxweynuhu Xalay u Magacaabay Wasiir Ku xigeenka Macdanta iyo Biyaha Eng C/salaam Maxamed Xasan oo aanu khadka Telefoonka kula Xidhiidhnay, ayaa faah faahin ka bixiyey, waxyaabihii ay Madaxweynaha ka wada hadleen iyo qodobada ay u bandhigeen Madaxweynaha, waxaanuu sheegay inuu Kulankasi ku soo dhamaaday si fiican oo is fahan ah.
Af-hayeenka Weftigaasi Eng C/salaam Maxamed Xasan oo arimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Madaxweynaha ayaa maanta (shalay) na qaabilay, markaa waxaanu uga wae bixinay baahida taalla deegaanada bariga ee aanu ka nimid, gaar ahaan baahida aasaasiga ah ee dadka shacabka ah oo aanu Madaxweynaha ka codsannay inuu wax ka qabto, markaa Madaxweynuhu waxa uu noo ballan qaaday inuu diiradda saari doono sidii Deegaanadaas Bariga wax looga qaban lahaa ee loo gaadhsiin lahaa hour marka, gaar ahaa Baahiyaha Aasaasiga ah ee aanu u bandhignay”
Eng  C/salaam Maxamed Xasan oo ka hadlayey waxyaabaha ay madaxweynaha ka codsadeen iyo ballan qaadkii uu u sameeyey waxa uu yidhi  “ Madaxweynaha waxaanu ka codsannay in tiro koob lagu sameeyo Deegaanadayadaas dhamaan Askarta Bilayska ah iyo kuwa Millateriga ah, waxaanuu Madaxweynuhu noo ballan qaaday inuu Deegaanadaas Diiradda saari doono oo uu kula dhaqmi doono Siyaasad hufan, waxa kale oo uu Madaxweynuhu noo sheegay inay dhamaan Gobolladu siman yihiin oo aanuu Gobolna Gobol kale ka xigin, waxa uu Madaxweynuhu noo sheegay inaanay jirin wax Cunfi ah oo cid gaar ah lagu takoorayo oo ay dhamaan dadka reer Somaliland Simanyihiin, markaa waxaanu ka soo baxnay Madaxtooyada annaga oo faraxsan, waxaanay hawshaasi u dhacday si wanaagsan”
Buraannews.com/Hargeysa

Khilaaf Xoogan oo ka dhex taagan Madaxda Alshabaab. “XOG”

$
0
0

Saraakiisha Xarakada Al-shabaab ayaa markaan waxaa soo kala dhex galay khilaafkii ugu darnaa ebed, iyagoona markaan inay kala boodaan ay qarka u saaran yihiin, waxaana xaaladda ay tahay mid ku xun.
Saraakiishaas ayaa xilligaan isku khilaafsan xilal ka qaadis lagu sameeyay qaar ka mid ah saraakiisha ukala qaabilsanaa degmooyinka iyo Gobalada dalka Soomaaliya, waxaana amarka sare uu ka socdaa Abuu Zubeyr oo ah hogaamiyaha Al-shabaab.
Wararka ayaa waxay tilmaamayaan in Abuu Zubeyr uu soo saaray wareegto xilalka looga qaadaayo xubno badan oo ka mid ah Xarakada Al-shabaab, hase ahaatee taasi waxaa ka carooday saraakiil u badan kuwa gobalada koonfureed ee Soomaaliya kasoo jeeda.
Ilo wareedyo aynu ku kalsoonahay waxay inoo sheegeen inay aad iyo aad isku khilaafeen Al-shabaab lagana yaabo maalmaha soo aadan in laba garab ay u kala jabaan, in kastoo khilaafkaasi aanu si caadi ah u shaacsaneen.
Si kastaba ha ahaatee, Xarakada Al-shabaab ayaa markaan u muuqda gabal sii dhacaaya maadaama meelo badan oo ka mid ah gobalada Soomaaliya ay ka qabsadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Dhibaatooyinka uu lee yahay Cabista Sigaar. “Aqri Fadlan Qodobadaan”

$
0
0

Hadaad si dhab ah u fiiriso bulshadeena waxaynu ogaaneynaa in sigaar cabistu tahay mushkilad ummadda ka dhex jirta ta ugu baahsan. Bulshadu xag dhaqaale, xag da’ iyo xag aqooneedba heer kasta ood ka eegto waxa kuu muuqanaya dad fara badan oo sigaar cabaya.
Kamana badbaadaan aafadaas dad yar oo naftooda xakameeyey illaahna u gargaaray marka laga reebo. Arrinta sigaar cabista bulshada waxaan u kala qaadaynaa 3 waji oo kala ah Dhibaatooyinka ka dhasha, Diinteenu waxa ay ka qabto iyo Kahortagga Sigaar cabista:
1.- Dhibaatooyinka ka dhasha: Dhibaatooyinka sigaar cabista ka dhasha waxaynu u kala saaraynaa dhibaatooyin caafimaad iyo kuwo dhaqaale. Cudurrada sigaar cabista ka dhasha waxa ugu waaweyn cudurrada sambabada sida kansarka.
Waxaa kale oo uu keenaa xusuusta qofka oo yaraata, rabitaankiisa raashin oo yaraada, jirka iyo ilkaha oo wasakhooba, neefsashada oo uu ciriiri geliyo, dareenka oo uu wax u dhimo, jirka oo uu tabar darri guud ku rido, dabeecadda iyo doonista qofka oo uu xumeeyo iyo wahsida.
Xagga dhaqaalaha dakhliga ruuxa cabaa Sigaarka waxaa la xaqiijiyey inuu ku bixiyo maalkiisa saddex meelood meel ama kala bar dhaqaalihiisa. Tani waxay ku keentaa cabaha Sigaarka in maalkiisa uu meel cidla`ah ku bixiyo ayna suuragal tahay inuu isticmaalo masruufka reekiisa iska daa dhar iyo nashaad kale oo uu u sameeyo reerkiisee.
Qoysas badan oo wanaag ku dhisnaa ayuu kala diraa Sigaarku sababo la xiriira xagga dhaqaalaha darteed. Dadka cabba Sigaarka ayaa laga yaabaa qar badan oo kamid ahi inay kharaj la`aan ku dhacdo kuna raadsada qaab xun sida inuu wax xado ama laaluush qaato.
2.- Diinteenu waxa ay ka qabto: Culimada diinta Islaamku waxay isku raaceen wax kastoo dhibaato keenaya ka dheeraashadiisu inay waajib tahay ku dhaqankiisuna xaaraan yahay. Wuxuu Eebbe dadka u xalaaleeyaa waxyaabaha fiican, wuxuuna ka xarrimaa waxyaabaha xunxun.
Culimadii hore qaar baa yiri wax dhib ah ma laha sigaar cabsitu, iyagoo ka duulaya xeerka ah inay wax waliba xalaal yihiin wixii la xarrimo mooyee. laakiin ogow xiligaas lama ogaan dhibaatada uu leeyahay. Laakiin casriga maanta la joogo la ogaaday dhibaatooyinkiisa faraha badan cid difaaci karta sigaar cabistuna aanay jirin.
3.- Kahortagga Sigaar cabista:
Waxaa haboon in dadka looga digo waxyeelada Sigarku leeyahay laguna wacyi galiyo goobaha dadweynuhu ku kulmaan inaan lagu cabbin sida ay ku dhaqmaan dalal dhowr ah. Waalidka iyo barbaariyaha waxa waajib ku ah ubadka inay ka warqabaan, dhaqankooda iyo dhaqdhaqaaqooda u kuur-galaan, Wadadda toosana ku hagaajiyaan.
Carruurta iyagu caadada sigaar cabista barta reerkooda oon ka warqabin, arrintooda oo faraha laga qaadaa waa khatar, dhibaatada ay bulshada u geysanayaanna waa mid aan laga waaqsan, haddii hortooda loo daayo. Waxaa haboon in waalidku aanu ku ag cabbin Sigaarka caruurtiisa hortooda, waayo Ubadkaas waxay halis u yihiin mustaqbalkooda inay raacaan talaabada waalidka.
Dhalinyarada bartaa cabista sigaarka wuxuu la kulmayaa dhibaatooyin badan wuxuuna hoos uga dhacayaa faciisa wanaagsan, waxaana suuragal ah inuu la kulmo mustaqbal madow.
Dr. Cabdiyare
afrika252@yahoo.com


We Have to Give Obama a Second Chance

$
0
0


Jay McInerney at his home in Manhattan, New York
Last week I was at a party in a Manhattan art gallery attended by the inevitable mix of artists, journalists and wealthy art collectors. I ran into a friend, a painter, who is a strong supporter of the Democratic party, but she told me she wasn’t donating money to the Obama campaign this year. “He’s been a huge disappointment,” she said. “Not one major Wall Street banker has been held accountable for the financial crash, and he’s extended the Bush tax cuts on the wealthy. I just can’t get enthusiastic about him. I don’t even know if I’ll vote.”
In another part of the room a group of art collectors, most of whom worked in the financial industry, were clutching plastic glasses of cheap white wine and complaining about Obama from the opposite end of the political spectrum. “He’s a socialist,” said one, a short, bald man who runs a huge hedge fund. “He hates people like us.” His friends all nodded in agreement.
“Socialist” is the nastiest thing you can say about an American politician in some quarters. For years the Republican party depended on the spectre of the evil Soviet Union to stir up nationalistic impulses and demonised the left as unpatriotic; many on the right interpreted the collapse of the Soviet bloc as proof of the bankruptcy of socialist principles. For his part, Obama has done precious little to deserve the “socialist” title – he has yet to repeal the massive Bush tax cuts to raise taxes on the wealthiest Americans – although his healthcare reform package, which cost him so much time and political capital to get through Congress, represents an expansion of government’s role in the healthcare system.
It’s curious that Obama has managed to alienate the big bankers and brokers and investors, many of whom supported him in 2008, even as he has infuriated those who feel he hasn’t been tough enough on Wall Street. The Dodd-Frank Act, pushed by Obama and passed largely by the Democrats in Congress in 2010, imposed restrictions and regulations on the financial industry but many of us feel that it was watered down and is largely symbolic. Many in the financial industry claim it has hurt their business but the fact is Wall Street has prospered, earning more in the first two and a half years of the Obama administration than during the eight years of Bush’s presidency, according to the Washington Post. Bush initiated the bailouts that helped save the big banks during the meltdown of 2008 but Obama continued those policies, thereby probably saving the financial system from a major collapse.
What disappoints many of us outside of Wall Street is the feeling that Obama hasn’t been nearly as effective in bailing out the lower and middle classes. For someone who so inspired us with his soaring oratory during the last campaign, he has turned out to be a poor communicator during his first term, failing at crucial moments to explain and defend his policies. Even now, in this crucial election, his best and most articulate advocate has been Bill Clinton, who delivered a superb defence of Obama at the Democratic National Convention, despite the well-known tensions between them. Like Clinton, I believe that it is more important than ever that we give Obama another chance – the alternative seems to be a return to most of the failed policies of the Bush administration, including reducing taxes on the rich and reducing regulations on business.
The best we can say about Obama’s foreign policy record is that he’s not George Bush, that he managed to end the absurd and unjustified war in Iraq. His escalation of the war in Afghanistan has been a failure – every foreign power to invade Afghanistan has been humiliated in the end. Sarkozy took the lead in rallying Nato to aid the Libyan rebels, and Obama’s failure to aid the Syrian rebels seems increasingly like a betrayal of his stated ideals and a failure of leadership.
And yet… the symbolism of an African-American president is still incredibly potent, even after four years. (Yesterday I spotted a poster in the window of a barber shop in the largely African-American South Bronx – a portrait of Martin Luther King under the caption “The Dreamer” beside a portrait of Barack Obama; caption: “The Dream”.) He remains the most charismatic of world leaders. One gets the sense of a man who is comfortable in his skin, comfortable with his place in the world, of a man who generally means what he says, and says it elegantly. It’s hard to get any sense of the personality of Mitt Romney, who seems like a robot with excellent hair.
Obama may have lost some of his mystique, and disappointed many of us, but he hasn’t yet irrevocably betrayed us, or his ideals, and he will probably get another chance to fulfil some of the great expectations of 2008.
Jay McInerney, 56, is the author of Bright Lights, Big City andBrightness Falls. His latest book is the short story collection How It Ended

Xukumadii Cabdi Wali Gaas oo qorsheyneyso İn Maamul Gooni Usameyneyso Jubbooyinka

$
0
0

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhowaan maamul u sameyn doonto gobollada Jubbooyinka kaddib bixitaankii al-Shabaab ay ka baxday magaalada Kismaayo dabayaaqadii bishii la soo dhaafay.
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen ayaa  sheegay in dhowaan maamul loo dhan yahay loo sameyn doono gobolladan, isagoo rajo ka muujiyay in dadka deegaanka ay soo dhoweyn doonaan tallaabada.
Wuxuu sheegay inay socdaan qorsheyaasha dhismasha maamul loo dhan yahay oo buuxin doona awoodda ay banneysay kooxda al-Shabaab.
Wasiirka wuxuu ku ammaanay ciidamada Kenya ee ku jira howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika doorkii ay ka qaateen xorreynta magaalada Kismaayo iyo magaalooyinka kale ee gobollada Jubbooyinka.
Hadalka ka soo yeeray wasiirka ayaa imaanaya xilli shir kale oo ururka IGAD uu soo qabanqaabiyay, uu ka socdo dalka Kenya kaasoo lagu doonayo in maamul goboleed loogu dhiso gobollada Jubbooyinka iyo Gedo.
Sidoo kale, warkan ayaa imaanaya maalmo kaddib markii mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqeen in maamul ku-meel-gaar ah loogu dhisay magaalada Kismaayo.
Talaadadii la soo dhaafay, Kornayl Aadan Ibraahim Ilyaas oo ka tirsan saraakiisha ciidanka dowladda wuxuu  sheegay in maamul ka kooban 25 xubnood la sameeyay, kaasoo si ku meel gaar ah u maamulaya xarumaha dowladda ee gobolka.

Daawo Sawirada:Magaalada Muqdisho oo Degmo Cusub Lagu Soo Kordhiye Maanta

$
0
0

Kulankani oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir saraakiil sare oo katirsan ciidamada qalabka sida iyo waxgarad kamid ah dadka deeganka ayaa waxa ay aheyd mid si rasmi ah loogu magacaabayey Degmo cusub oo lagu magacaabay Kaxda taasi oo kamid noqoneysa degmooyinka Gobolka Banaadir.
Kulanka ayaa intii uu socnayey masuuliyiinta Dowlada ee gaaray Degmadaasi waxa ay socdaalo kala duwan ku mareen qeybaha ay ka koobantahay Degmadaasi oo horey uga tirsaneyd Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir. Hase ahaatee wareegto kasoo baxday Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG, aheyd lagu magacaabay Degmadaasi.
Gudoomiye kuxigeenka dhinaca amaanka ee Maamulka Gobolka Banaadir ee Dowlada Soomaaliya Warsame Max’ed Xasan Joodax oo halkaasi kahadlay ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay lashaqeyn doonaan Degmada cusub,maamulkeeda iyo shacabka kudhaqan isagoo kula dar daarmay qeybaha kal duwan ee kusugan Degmada Kaxda in ay kashaqeeyaan xaqiijinta amaanka. 

Daawo Sawirada Saraakiil katirsan Ciidamada Dowlada oo Tababar lagu siinayo Magaalada Muqdisho

$
0
0

Magaalada Muqdisho maanta waxaa Tababar Ciidan looga furay Saraakiil katirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya lana barayo qaabka dambiyada loo baaro marka dambiile lasoo qabto.
Tababarkan oo maanta loo furay 40-Sargaal oo katirtsan Saraakiisha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxaa Maalgalineysa Dowlada Talyaaniga halka tabbarkaasi ay bixitaan Ciidamada AMISOM ee Muqdisho kusugan.
Munaasabada furitaanka Tababarka Saraakiisha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo lagu qabtay Dugsiga Tababarka Jen Kaahiye ayaa waxaa kasoo qeyb galay Saraakiil katirsan Ciidamada Midowag Afrika ee AMISOM iyo saraakiil katirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya.

 

<

Dab Xoogan Galabta bur buriye Gooba Ganacsi Iyo Guryo Xerada Qaxootiga ..

$
0
0

Sıda ay sheegayaan wararka aan goor dhow kaheleynoXerada Qaxootıga ee Gobolka NFD ee Soomaalıya ayaa sheegaya ın halkaası goor dhow ka kacay dab xoogan kasoo dhalıye khasaaro xoogan sıda ay noo xaqıjıyeen goob jogayaal.
DAbkaan oo ahaa mıd aad u xoogan aya lasheegay ın guryo badan ıyo Gooba ganacsı oo bur burıye waxaana lasheegay ın oo watay dabeelo aad u xoogan ısla markaa suurta gala ahayn ın daqııqado gudahooda lagu damıyo sıda oo noo sheegay Mahad Aadan Caraale waya sheegay ın hantı shacab ka bur burtay.
Waxaana uu intaa kudaray hadalkiisa in dabkaan ay ugu dambeentii ay ku guuleesteen dadka yaridkaa in ay damiyaa iyadoo uusan soogaarin gaadiidka dab damiska ah.
Isku Sowada Duub  haatan naga soogaaray Xerada Xagar Dheer ee Gobolka NFD Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in taahan ay xaalada tahay mid dagan.
Wixii warar ah oo kusoo kordhaa kala soco Badweyn

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live