Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dhacdo tii ugu yaabka Badneeyn oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.

$
0
0

Dhacdooyinka la yaabka leh ee Muqdisho ka dhacay Mudooyinkan dambe waxaa ka mid ah Nin aad u argagaxsanaa, kana mid ahaa ciidamada dowlada ayaa soo raacey gaari BL ah oo dad ay saran yihiin.
Ninka wuxuu wataa bistoolad u xiran, isagoo dareenkiisana uu aad u shaqeynayo, markii gaariga uu wax yar socdey ayaa nin fadhiyay kursiga dambe, muuqaal ahaana u ekaa nin wadaad ah, dhalinayarana ahaa uu hindeysay, wuxuu yiri Alxamdulilaah Nin aan ka fogeyn oo geeska kale fadhiyay ayaa ugu jawaabey YArxamukalaah.
Nin kale oo dhinac kale fadhiyay ha soo boodo, Hana yiraahdo YahdiikaLaah…
Ninkii Gaariga saarna, inta si qeylo leh, si qof hurdo haf ka soo yiri oo kale ayuu darawalkii ku yiri jooji baabuurka, isagoo Bastooladiisana la soo baxay. Dadka waxay isleeyihiin ninka maxaa helay?”,….
Markii uu dhulka tagay, kana degay Gaariga ku lahaa:
“Eydi idin dhashay wasee, Anaa I gaadeysiin miyaa, oo isugu keey Baaqeysiin” Dadkii yaab ayaa ka soo haray.


Obama oo aqoonsaday mucaaradka Suuriya

$
0
0

Madaxweynaha dowladda Mareykanka, Barack Obama ayaa u aqoonsaday mucaaradka Suuriya inay yihiin wakiilka rasmiga ah ee dadka reer Suuriya.

Milatariga Masar oo ku Baaqay Wada-hadalo Midnimo Qaran

$
0
0

Ciidamada Milatariga Masar ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadda ee dalkaasi wada hadal Midnimo Qaran, si xal loogu helo mushkiladda siyaasadeed ee dalkaasi ka taagan

QM: oo Mar kale ka Digtay Xaaladda Baniadnimo ee Somalia

$
0
0

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in weli xaalad baniaadnimo ay ka jirta Somalia dad afar milyan gaarayana ay gargaar deg deg ah u baahanyihiin

Maxuu Dayniile.com kaga duwan yahay Websetyada Kale. “Qormo”

$
0
0

Waxaa la iska indha tiri karin hormarka dhinaca Media ee aan maanta gaarnay anagoo heysano maanta Warbaahin Qoraal, Maqal iyo Muuqaal ah ayaa waxaan Jacelahay in aan maanta xoogaa ka iraahdo Websetka Dayniile.com oo aan anigu ku tilmaamo in uu ka mid yahay Websetyada Soomaalida kuwooda ugu Qatarsan dhan walba haduu ahaan la haa.
Websetka Dayniile.com waxuu ka mid yahay Shabakada Soomaalida kuwooda loogu jaceyl yahay waxaan aaminsanahay in Dayniile.com Guri Walba oo Soomaali ah laga furo lagana aqristo sababta ayaa ah in uu yahay Webset Caalami ah oo Update ah xili kasta oo aad ka heleeyso Warar Xasaasi ah oo aadan ka heli karin Websetyada Qaar.

Tusaale yar waxaan jacelahay in aan ka baxsho Webka Dayniile waxa uu mar walba Dadka Soomaaliyeed ku dhiira geliyaa in Dalka Soomaaliya ay lee dahay Waxaan ka mid ahay dadka dibada ku nool muddo dheer waxaan arkaa in uu yahay Webka igu dhiira geliyay in aan dalka dib ugu laabto oo aan ka qeyb qaato dib u dhiska iyo ka shaqeynta nabadda Go’aankaasi waxaan qaatay Waagii maxaakiimta Islaamiga ay jirtay ilaa hada waxaan joogaa Soomaaliya waxaan arkaa in uu yahay Webka Dayniile.com Webkii igu dhiira geliyay in aan dalkeeyga ku laabto oo aan ka door bido Qurbaha.
HALKAAN KA DAAWO MUUQAAL NAXDIN LEH OO KU SAABSAN SOOMAALIDA QAXOOTIGA HOLLAND:
Qoraal kuma soo koobi kari Waxa uu bulshada u hayo Webka Dayniile.com waxaad ka heli kartaa Qoraalo ka hadlaya Siyaasada, Sports, Arimaha Bulshada iyo Xaalada Dalkeena uu maanta ku sugan yahay.
Maanta aa ugu Dambeeysay waxaan ka daawaday Dhismayaasha cusub ee Muqdisho la filayo in laga hargeliyo dhawaan ee ISTANBUUL BAZAAR MUQDISHO Waxu ahaa Muuqaal dadka Soomaaliyeed lagu dhiira gelinaayo in dalkooda ay dib ugu laabtaan ugana qeyb qaataan dib u dhiskiisa.
Maamulka iyo Shaqaalaha Dayniile.com waxaan lee yahay Halkanka Dalka ayaa qeyb ka tihiin taariikhda ayaa idiin xusi doonto ee meeshiina ka sii wada Hamabalyo howl baad bulshada u heysaan.
XOG: Qorshaha maamul goboleed ka kooban 3 gobol oo ka socda Ethiopia

6 sano kadib Oo Galmudug yeelatay Xarun Madaxtooyo (Daawo Video)

$
0
0

Madaxweyanah Galmudug ayaa Maanta Xariga ka Jaray Dhismaha Madaxtoyada Cusub ee Galmudug ay yeelato 6 sanno kaddib markii maamulkaas la sameeyey Libaan Cajiib xaaji ayaa Gaalkacyo ka soo diray

Beyonce oo ninkeeda Jay- Z’ hadiyad ahaan u siisay saacad joogta 4-milyan.

$
0
0

Fanaanada lagu naaniiso boqorada heesaha Popka ee Beyonce ayaa ninkeeda Jay-Z hadiyad uga dhigtay dabaal degga dhalashadiisa 43-aad saacad ku fadhida aduun dhan 4-muilyan oo yuuro, waxaana saacadu ka sameysantahay dhayman. Waxay xustay idaacad ka faaloota arimaha fanka oo laga leeyahay Faransiiska, in Jay Z’ in badan la cajabay saacadda, waxaana la ogsoonyahay in Beyonce [...]

Dagaal Faneedka Cusub Fiska & Bashiir Hanuuniye. “Qormo”

$
0
0

Dagaal faneedki ka dhax qarxay sanad iyo bar ka hor labada fanaan ee Ikraan Caraale iyo Falis Abdi ayaa ahaa dagaal ka dhashay heestii Garaadlaay ay soo qaday Fananada Falis Abdi taas oo la dhahay waxay jawaab u aheed hees Ikaan horay u qaaday oo lagu magacaabo Garsiiya.
Dagaalkaas ayaa ugu danbantii dhamaday markii Ikraan caraale noqotay xaas taas oo ay is guursadayn fanaanka Saxardiid Maxamed Saxardiid oo dagan Magaalada Hargaysa.
Muhiimada warbixinta ayaa ah Dagaalka Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye maxuu la dhamaan Layahay.

Kow waxa uu la dhamaan layahay dagaalka labadaan fanaan in qofkood qof ka mid ah uu wali ka dhamaan jaceylka uu u qabo qofka kale waxaana dadka farta ku fiiqayn in uu yahay qofka wali wax jaceyl oo seexan la Bashiir Hanuuniye.
Labo waxuu u dhamaan layahay sida in badan la sheego in labada fanaan ee Bashiir iyo Farxiyo tan iyo markii ay kala tagay wali wax guur ah ma aysan samayn labadooda yacnii qofkoodna ma guursan qof kale taas oo ah sababta ay ila iyo hadda iskugu mashqulayaan.
Sadax Farxiyo Fiska waxay hadda xariir la leedahay sida la sheegay ama aan idiin soo gudbin doono qoraladeena soo socda fanaan ka mid ah fanaaniinta London taas ayaana la shagayaan in uu ka gubanayo fanaanka Bashiir oo mar walbo dagaalka ku bilaabaya Fanaanada Farxiya Fiska.
Warbixinta oo dheer taxanana ahaan doonta mantay qaybta kowaad waxaan ku soo gabagabaynayaa dagaalka Fiska iyo Bashiir yaa bilaabay waxaa bilaabay Bashiir kaas oo u soo qaday fanaanada hees dhaga hadal aheed oo lagu magacaabo Habeen tagay Sooma laabto.
 
 
 
Xigasho Filmsheeg.com


Haweeneey Taageereysay Kooxda Alshabaab oo Maxkamad ku taalo Mareykanka Xukun adag ku diray.

$
0
0

Maxkamad ku taallo dalka Maraykanka ayaa xabsi mudo dhan 8 Sanadood ku riday Haweenay Somalia ah laakin haysata sharciga dalka Maraykanka taas oo lala xiriiriyay inay dhaqaalo siinaysay ururka AL Shabab oo maraykanka u aqoonsan yahay mid argagixiso ah.
Gabadhaan oo lagu magacaaabo Nimca Cali Yuusuf ayaa la sheegay in ay lacag dhan 1,450 Dollarka maraykanka ay siisay labo nin oo ka tirsanaa ALhabaab.
Waaxda Baaritaanka Federaalka Maraykanka ee FBI-da ayaa maxkamadda hor keentay cadeeymo ku aadan qaabka ay u dirtay iyo waqtiyada ay dirtay iyadoo sheegtay in intii u dhaxaysay sanadihi 2009 ilaa 2010 ay lacagahaas u dirtay ragaas ka tirsana AL Shabab.
Xukunkaan oo ka dhacay magaalada San Diego ee dalka Maraykanka ayaa waxa la sheegay in Haweenaydaan Nimco Cali Yusuf ay soo galeen iyada iyo qoyskeeda dalka Maraykanka sanadkii 2001 oo deganaansho laga siiyay.
Ninka ugu sareeyay Maxkad heer degmo ah Barry Ted ayaa ku xukumay Nimco Cali Yuusuf Xabsi dhan 8 sanno ah.
Garyaqaanka u doodayay Nimco Cali Yuusuf Aaaa sheegay in ay ahayd in shan sanno lagu xukumo Nimco isla markaasna ku dacwooday in lacagaha ay direysay ay u dirtay inay ku caawiso saaxiibadayda oo aanan si toos ah ugu taageerin AL Shabab isla markaasna aysan ogayn waxa ay ku sugnaayeen saaxiibadayda oo aysan ka war hayn in ay katirsanaayeen AL SHabab.

Madaxweyne Xasan oo u warramay BBC

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhawr ah sida ammaanka, xiriirka Kenya, al-Shabaab, Somaliland iyo qoddobo kale.

Daawo Sawiro Magaalada Muqdisho ah Xili Habeen ah & Howl Galada Ciidamada Booliska Sameeynayaan.

$
0
0

Magaalada Muqdisho tan iyo markii laga saaray Kooxda Alshabaab waxaa soo hagaagayay Amaanka Caasimada iyo horumarka dhinaca Ganacsiga iyo isu socodka Gadiidka iyo Dadweynaha Waxaa kaloo jiro in Magaalu ay noqotay meel amaan ah inta badan Dagmooyinka Gobolka Banaadir.
Ciidmada Booliska Soomaaliyeed Habeen Walba meelo ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayeey kormeer ku sameeyaan waxeeyna baaritaan ku sameeyaan qofkii ay ka shakiyaan, Gawaarida BL-ka Muqdisho iyo waxii qalqal ku ah Amaanka Magaalada.
Habada waa Xili Habeen ah Meeshuna Waa Magaalada Muqdisho sidee u aragtaa Muuqalada Sawiradaan soo ma aragtid isbadal iyo amaanka magaalada oo soo hagaagaya Aqristoow..

Saddex General oo Hadalkii ugu kululaa Saxaafada u Mariyay Kooxda Alshabaab. “Warbixin”

$
0
0

Saddexda Generaal ee kala ah Abaan Duulaha Ciidmaada Xooga Dalka General Abdikariin Yusuf Aadan “Dhaga Badan” Afhayeenka Ciidmada Xooga Dalka ahna Taliyaha Howl Gelinta Ciidmada Militariga ee Qaranka General Cali Cosoble Xaraaye “Gacma Duule” Iyo Taliyaha Gaaska 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida General Cabdullahi Cali Caanood oo si wada jir ah Saxaafada kula hadlay Magaalada jowhar ayaa si kulul uga hadlay halka ay ku wajahan yihiin.
General Dhaga Badan ayaa waxuu yiri hadal aysan Jecyleysan Kooxda Alshabaab.
“Kooxda Jiid iyo jahadiidka waxaan u sheegeynaa in aan halkaan ku ekaan doonin oo Shabelada dhexe aan sii dhaafeeyno waxaana Shacabka Soomaaliyeed u sheegeynaa in aan Guulo taariikhi ah soo hoyn doono” ayuu yiri Dhaga Badan.
General Gacma Duule ayaa waxuu sheegay in Askar karitsan Ciidmada Milatariga ay wax anshax xuma ah ka sameeyeen Magaalada jowhar xabsigana la dhigay waxuuna sheegay in howl galadooda aysan raali ka noqon doonin in shacabka la dhibaateeyo waxuuna sheegay in ay sii baacsan doonaan kooxda Nabad diidka ah.
General Ali Caanood ayaa sheegay in Kooxda Shabaab ay ogyihiin in ragg ma soo jeestayaal ah in ay u soo qalab qaateyn oo la sii baacsan doono ilaa kan ugu dambeeya xabsiga la dhigo.
Hadalada Saraakiishaan ka soo yeeray ayaa ah hadal aysan jaceyleyn kooxda Alshabaab waxeey aad u naceyb yihiin Dhaga Badan oo hadal kulul mar kasta hawada u mariyo asagoona ku jees jeeso kooxda nabad diidka ah ee alshabaab.

Mudanayaasha Baarlamaanka oo soo dhaweeyay imaanshiyaha wafdiga Jabuuti

$
0
0

Muqdisho(Sh.M.Network)—Iyadoo Maalintii shalay Magaalada Muqdisho ay soo gaareen wafdi ka socda dowladda Jabuuti gaar ahaan Guddoonka Sare ee Baarlmaanka Dalka Jabuuti ayaa booqashadaasi waxaa soo dhaweeyay qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya
Xildhibaanadaasi oo la hadlay Radio Shabelle ayaa waxa ay  sheegeen  in ay aad usoo dhaweenayaan booqashada uu Muqdisho ku yimid Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti iyo Wafdi uu hogaaminayo
Xildhibanaada ayaa waxa ay tilmaameen in booqashadaasi ay tahay mid Muhim ah islamarkaana wanaajineysa Xiriirka labada dal Soomaaliya iyo Jabuuti iyagoona dhinaca kale sheegay in dowladda Jabuuti kaalin aan la xaqiri karin ay ka qaadatay ka bixitaanka xilliga KMG
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka waxaa Maalintii shalay booqasho ku yimid wafdi uu hor kacayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti kuwaasi oo si weyn ay ugu soo dhaweeyeen Gegida diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho Guddoonka Sare ee Baarlamaanka iyo Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya

Barnaamijka Dood Wadaag ee Xalay oo lagu Weerarar Abdi Jiinoow. “Daawo Video-ga Dooda”

$
0
0

Barnaamijka ka baxa TV Universal ee Dood Wanaag ayaa Habeenkii Xalay waxaa looga hadlayay Dood ku Saabsan Gobolka Shabelada Dhexe kaas oo looga hadlayay Guush Dowlada  ee Gobolka Shabelada Dhexe iyo Kheyraadka Gobolka Shabelada dhexe waxaana ka qeyb galayay dad aqoon u leh Gobolkaasi iyo dadweyne ka soo jeeda Gobalkaasi.
Labada Aqoonyahan ee Barnaamijkaan Dooda ka qeyb qaadanayay oo ka soo jeeda Gobolka Shabelada Dhexe oo kala ahaa,  Abukaato Cumar Mohamed Abdulle Iyo Daa’uud Mohamed Fiidoow waxeeyna si dadban iyo si toos ah u sheegeyn in Maamulka hada jiro uusan hogaamin karin Gobolkaasi oo ah Maamul aanan ka imaan Dadka Deegaanka sidoo kalana aanan ku shaqeyn karin rabitaanka dadka.
Martida iyo Dadweynaha waxeey si reer magaalnimo ah u weerareeyn Horjooge Abdi Jiinoow oo aanan wax dan ah u heynin Shacabka Gobolka Shabelada Dhexe asagoo qalalaaso iyo dhibaato xoogan ka abuuray halkaasi tan iyo markii ay soo magacaawday Dowladii waqtigeeda dhamaaday.
Hadaba Dooda oo aheyd mid kulul waxaa ka qeyb galayay Dadweyne Badan oo ayagana fikradahooda ka dhiibanaya hadaba hadii ay ku dhaaftay halkaan hoose ka daawo.
HALKAN HOOSE KA DAAWO DOOD OO VIDEO AH:

Saraakiisha Ciidamada qalabka sida oo sheegay in ay isku furi doonaan Jowhar illaa Boosaaso

$
0
0

Muqdisho(Sh.M.Network)—Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya oo shalay ka qayb galay Munaasabad Ballaaran  oo ka dhacday Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegeen in Al Shabaab laga cirib tiriyo Meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan
Afhayeenka Ciidamada qalabka sida Cali Caraaye Cosoble Gacmaduule oo ugu horeen ka hadlay Munaasabaddaasi ayaa sheegay in ay sii socondoonto Howlgalka lagu baacsanayo Ururka Al Shabaab  islamarkaana ay tagi doonaan  Goobaha ay ku harsanyihiin sida uu hadalka udhigay
Abaanduulaha Ciidamada Qalabka Sida  Jeneraal Cabdi Kariin Yuusuf Aadan Dhega Badan oo isna ka hadlay Goobta ay Munaasabaddu ka dheceysay ayaa xaqiijiyay in ay ka go’antahay in laysku furo Muqdisho iyo Gobollada kale oo hadda iyagu kala xiran
Abaanduulaha ayaa waxa uu intaasi ku daray in taasi lagu gaari karo Ciidamada oo Garab kahelo Shacabka
Madaxda dowladda Ugu Sareysa iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa waxa ay wadaan Qorshooyin ku aadan soo gacan Galinta deegaannada iyo Degmooyinka kamaqan gacanta dowladda


Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlayey Kobcinta Dhaqaalaha Somaliland

$
0
0

Agaasimaha Guud ee Wasaarada kalluumaysiga iyo kheyraadka bada Md. Maxamed cilmi Aadan (Ilkacase) ayaa ka waramay shir ay Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka badu u qabatay Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha ,Wasaaradda Ganacsiga,Wasaaradda Maaliyadda,Wasaaradda dhirta iyo daaqa Somaliland iyo Wasaarada Kaluumaysiga,Baanka  iyo Wasaaradaha Qorshaynta, Beeraha iyo dhamaan  Hay,addaha caalimiga ah ee ka shaqeeya Somaliland,
Agaasimaha guud ee Wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka bada  Maxamed cilmi Aadan (Ilkacase) Xarunta Wasaarada Kaluumaysiga markii shirka ay ka soo baxeen Warbaahinta la hadlay ayaa sido kale ka xog waramay waxyaabaha kulanka lagaga hadlay iyo waxyaabihii ka soo baxay arimahaasi Agaasimaha oo arimahaiska hadlayay waxa uu yidhi “Shirkani waxa uu aha mid laba biloodle  ah iskuguna yimaadaan dhamaan hay,addaha qaranka iyo kuwa Caalamiga ah ee UN-ka iyo kuwa Local-ka ahba lagagalana arimaha kocbcinta dhaqaalaha Somaliland isla markana ay Wasaaradda Kaluumaysigu u tahay Guddoomiye,
Agaasimaha guud ee Wasaarada kalluumaysiga iyo kheyraadka bada Md. Maxamed Aadan Cilmi (Ilkacase) oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Waxana lagaga hadlayay barnaamijyada  ay dhinac kasta qabtaan hadii ay tahay sida dhaqaalaha loo abuuro sida shaqada loo sameeyo iyo sida loo kobiyo qaybaha kala duwan ee dhaqaalaha Somaliland sida Kaluumaysiga,Beeraha iyo Xagkaysigaba waa arimaha waxyaabaha shirkayagu ku saabsanaa.
Agaasimaha guud Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) oo ka hadlayay waxyaabaha uu soo kordhin karo shirkani waxa uu yidhi “Shirkani waxa uu u soo kordhiya dhamaan qaybaka kala duwan ee ka shaqeeyaha shirkadaha Kaluumaysatada Somaliland ayaa miyaad oo ka soo qaybgala hadii la leeyahay maxay Wasaaradda kaluumaysigu guddoomiyaha ugu tahay Kaluumaysiga waa Guddi  wareegto ah oo ka kooban waxana ka mid ah Wasaarada Xanaanada Xoolaha ,Wasaaradda Ganacsiga,Wasaaradda Maaliyadda,Wasaaradda dhirta iyo daaqa Somaliland iyo Baanka iyo Wasaarada Kaluumaysiga marka waa dhamaan qaybaha Kobcinta dhaqalaha Somaliland oo qaybaha kaluumaysatada laftooda ayaa ka soo qaybgala sida baahiyagtooda iyo wixii horumarin ah looga caawiyo”
Agaasimaha guud ee Wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka bada md. Maxamed cilmi Aadan (Ilkacase) waxa uu intaasi raaciyay “Shirkani waxa uu daba socda shirkii hore waxana kala shaandhaynayo maxa ino qabsoomay iyo maxa inodhiman iyo halkaynu hore ugu soconayna,waxana shirka muhiimadiisu tahay oo uu taraya waxyaabo badan waxa layskugu soo noqonaya dhawr bilood ka dib,waxana kan ku xigidoona Shirka danbe ee lacagta uu ku qaybindoono Bangiga Aduunku.
 Hargeysa Somaliland

Xildhibaanaddii ku guulaystay doorashadda degaanka Awdal ,Boorama oo la dhaariyey iyo dareenka ku aadan

Sheeko Jaceyl: Alla Muxuu Sidaan iigu galaa Miyuu Bini’aadam aheyn “Qeybtii 19-aad”.

$
0
0

Waxaa iska badan cadowga jaceylka, mar hadii uu yimaado khilaaf u dhaxeeyo laba is qaba ama laba ka dhexeeso jeceyl dhab ah waxaa gudboon in uu arinkooda iyaga dhexdooda dhameestaan, oo aan fursad la siin dadka loo yaqaano sedeexeye, nasiib daro xaaskeyga waxay u gacan gashay gacan kale oo aan katalin aayaheeda, marnaba ma aysan adeegsan maskaxdii aan ku aqiinay iyo xikmadihii ay ku kasbatay qalbigeyga.
In aan ku dag dago furiin waan ka taxadiri jiray, markasta tilaabada aan qaadanayo waa mid aan meelo badan ka fiirsho, dumarka marmarka qaar way adagtahay in ay kuugu fikir noqdaan, hadane qof aan kula joogin oo kaa dheer way adagtahay, dadka ay talada waydiisatay waa kuwa ka reebay leenka, hadana doonaya in ay dhigaan nin la aan, guri gubtay kama naxo guri kale oo gubtay ayaan maqli jiray.

Reerka aan gabadhao qabo waxay ashtako usoo direen adeerkeyga kuna dhaheen wiilkiina wuxuu qabaa wali gabadheena, waxaan codsan laheen in meel labada reer wada joogaan, arinkii adeer wuxuu usoo gudbiyay hooyo, sheekadii dhankeyga way ka fashilmatay, hooyo way iga aamin baxday waxayna dhehday wiil aan dhalay ma is dhaheen been ayuu kuu sheegayaa laakiin way dhacday, caawa jiif ma jiro ilaa aan ku kala tagno hadal cad oo ah in aad gabadhaas iska furto, wax fursad ah aan ku fikiro ima siin hooyo, suuliga ayaan galayaa ayaan ku iri kadibna waxaan ka booday suuliga, aniga oo diidayo in aan furo gabadha, laakiin si qaldan ayaan ubooday kadib markii uu ila jabay bulikeetiga suuliga ama darbiga, waxaana iga jabtay lugta, burburka darbiga ayaa madaxa iyo dhabarka iiga dhacay, hooyo waxay i dhahday hadii aad rabto in ay lugta kuu caafimaado iga dalbo duco, hadii Allah taqaano iska fur naagtaas, waan iska furay aniga oo raacaya waanada hooyo, waxaan ku furay hal dalaaqo, inta dhiman waxaan balan qaaday markii aan caafimaado in aan ku hor furi doono ehelka gabadha, ducadeyda intaas oo kaliya kuma koobna ayee tiri hooyo waxaan kaloo kaa rabaa in aad la aqal gasho gabadha uu dhalay abti, waan ka ogolaaday hooyo wixii talo dhan ay soo jeedisay.
Si uu xiriirkeena u noqdo mid adag hooyo waxay iiga tagtay gabadhii abti uu dhalay ahna musharaxada mustaqbalka nolosheyda, gabadha aad bay ii wanaajisay naxariiso badan way itustay, laakiin wali maskaxdeyga kama bixin xaaskeyga wanaageeda.
Markii ay dareentay gabadha abti in aan isku dhownahay ey dhankeyga cabsi badan ka qabin aye ii sheegtay in ay tahay gabadhii ka shaqeysay mashaqada haatan ka aloosan aniga iyo xaaskeyga, maadaxa ayaa laba ikala noqday waan xanaaqay xididada ayaan soo baxay, ma aan u jawaabin iyada waxaan la sugtay hooyo arinka, waxaan diiday in aan guursado gabadha abti wax kasta oo dhaca, waayo waa nacay markii ay isoo xasuusisay dhaawaca ay soo gaarsiisay noloshayda iyo burburka ku yimid guriigii ii yagleelnaa.
Mudadii aan ku jiray hospital ka waxaa geeri naxdin leh kutimid hooyadeyda, murugo iyo dhibaato iyo ilin ayaa iska dabkacday noloshayda waan cidlooday hooyo la aan, xaas la aan, nolol mugdi ah ayaan galay oo adag, jawiga magaalada Muqdisho ayaa ila xumaaday, waxaan ku fakiray in aan aado Adisababa, lacagtii aan ka dhexlay hooyo ayaan ku aaday Adisababa.
Aadistayda adis ababa isbadal lixaad leh ayee keentay oo ah isku soo dhawaasha, markii aan arimo badan kala hadlay, waxaan isku dayay in aan ka soo raro dadka markasta dabka damay soo shidaya ay iyada la nooshahay, dadaalkaas wuxuu noqday mid aan ku guul dareesto maadaama Adisababa aan ka dagay xaafad ay ku badanyihiin faamilkeyga waxay dhaheen gabadheena halkaas lama dajinayo, waan yaabay ma iyaga ayaa xaaska ila qaba, markii aan arkay in ay u dhaga nugu shahay dhanka gabdhaha sheekadana ay ka dhigeen mid qabiil ah, aniga waxaan ku iri kala dooro gabdhaha iyo aniga, markii ay aragtay in hadalka meel adag iga marayo ayee aniga idooratay, gabdhaha kale waxay ku hadaaqayeen ma nin bari ku soo furi doono miyaa naga doortay.
Waxaan noqonay family dib markale noloshooda ubilaaba, inkastoo aan taageero ka heesan faamilada aan ka soo wada jeedno balsa nolosheena waxay aheed mid ka soo kabata dhibaatooyinka iyo fitnaha.
Waxaan bilaabay in aan raadiyo leen aniga iyo xaaskeyga oo aan ku baxno maadaamo aan heesto lacagtii dhexelka, iyada waxaan u helay leen isximbaar ah anigane waxaan helay leen dacwa ah Sweden ah, 6 bil kadib waxaan kuwada kulanay Sweden,  alxamdulillah hada waxaa inoo harsan in aan cafis kadalbano gabadha aabaheed uu qoyskeena noqdo qoys dhisan ubad barakeesan, waan ka soo gudubnay caqabado badan, nolosheena maanta waa mid ku dhisan kalsooni jaceyl is qadarin walaalnimo, waxaan nahnay dad isku faraxsan, qofkasta oo dhibane jaceyl ah waxaan u rajeynaa in uu dhibka kabaxo, hana la iska dhaafo qiyaano iyo dano, hadii uu jaceylka dhab kaa yahay waad ka guul gaari kartaa sida uu hada faamilkena ugu dhisanyahay farxad, markasta viva jaceylka. All guul.
———————————Dhamaaaaaaaaaaaaaad———————————-
OGEYSIIS:  JIMCAHA DAMBE WAXAA INOO BILAABAN DOONO SHEEKO CUSUB OO LA MAGAC BAXDAY:
Sheeko Jaceyl: Dhimasho ayaan ka xigaa in aan dib kuu Soo Jeclaado‏:
W/Q: Daalac Daahir Shoot
Bandung-Indonesia
 E-mail: sheekojaceyl@hotmail.com

Khaliif Erig : “Idaacada Shabelle Waa Argagaxiso Dowlada La dagaashan Waana La xirayaa…”.

$
0
0

Taliyaha Hey’adda Nabad Sugida Qaranka ee Gobolka Banaadir Khaliif Ahmed Erig ayaa u yeeray maamulka Idaacada Shabelle dhoor jeer oo hore Balse Maamulka Idaacada ayaa arinkaasi ku gacan seeray oo iska diiday.
Idaacada Shabelle oo ka mid ah Idaacadaha sida gaarka ah loo lee yahay ayaa waxeey ku hadashaa cod ayada u madax banaan waxeeyna had iyo jeer weerar culus kala dhaxeeyaa Madaxda iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo marba qof farqaha is heestaan oo ay weerartaa.

Taliyaha Hey’adda Nabad Sugida Qaranka ee Gobolka Banaadir Khaliif Ahmed Erig ayaa 3 Cisho u Qabtay Maamulka Idaacada Shabelle in ay ku yimaadaan xarunta Nabadd Sugida Qaran hadii kale ay gabi ahaanba albaabada isugu dhufan doonaan.

Taliye Erig ayaa Idaacada Shabelle ku heesto Dacwado dhoor ah oo Idaacadasi loo soo jeediyaay iyo Dacaayad uu sheegay in ay ka faafisay Hey’adda Nabad Sugida Qaran iyo ayadoo mar walba ka hadasha wax yaaba ay u arkaan Saraakiisha Dowlada mid meel ka dhac ku ah waxeeyna dhoor jeer oo hore isugu dhaceeyn Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir iyo kan Saraakiisha Amniga.
Maamulka Idaacada Shabelle ayaa waxeey dagaal culus kula jirtaa mar walba maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Dakeda Muqdisho iyo kan Airaporkaba waana idaacad madax banaan o waxeey doonto sheegta.
Isku soo Wada duub arinkani ayaa waxuu imaanaya Xilli Idaacada Shabelle ay cadeeysatay Dagaalka ay kula jirto Maamulka Gobolka Banaadir kan Gobolka iyo Hey’addaha kala duwan ee Amniga u qaabilsan Gobolka.

Obama iyo John Boehner oo Xalay Kulnay

$
0
0

Madaxweyne Obama ayaa Xalay la Kulmay Afhayeenka Aqalka Wakiilada John Boehner, si ey uga wada hadlaan dhaqaalaha Mareykanka ee Gebiga ka lusha

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live