Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Nuur cadde oo ka warbixiyay dayactir ku socday safaaradda soomaaliya ee talyaaniga

$
0
0


Muqdisho(Sh.M.Network)—Safiirka Soomaaliya ufadhiya waddanka Talyaaniga iyo Midowga Yurub Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Faah faahin ka bixiyay halka uu marayo qorshihii Shirkadda  Talyaaniga ay ku dayac tireysay Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga iyo qorshihii la doonayay in Dayactir loogu sameeyo Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Brusuless  ee waddanka Belgiumka.
Nuur Xasan xuseen Nuur cade ayaa sheegay in qorshayaasha uu wado ay ka warqabto dowladda Federaalka ayna ku dhiira galineyso sidii howshan ay udhameystirmi lahayd maadaama uu sheegay in dowladdu ay dooneyso in Safaaradahaasi dib uhabeyn ballaaran lagu sameeyo.
Safiirka Soomaaliya ufadhiya waddanka Talyaaniga iyo Yurub Nuur cadde ayaa tilmaamay in dowladda Talyaaniga iyo dowladaha kale ee Midowga Yurub ay si aada usoo dhaweenayaan una taageersanyihiin dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka hana qaaday dalka taasina waxa uu sheegay in ay horseedi karto in dowladda ay ku tallaabsato Horumarro la taaban karo.
Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa waxaa xusid mudan in Nuur cadde uu ka kireeyay Shirkad laga leeyahay dalka Talyaaniga iyadoona sidoo kale Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Brusuless loo raadinayo shirkado laga kireeyo si dayac tir ay ugu sameeyaan waxaana xusid mudan in dhawaan Wasiiradda arimaha Dibadda ee Soomaaliya ay baarlamaanka ka hor sheegtay in aysan waxba kala socon arimaha kireenta Safaaradahaasi.


Waxgaradka Garacad Iyo Saraakiil Ciidan Oo Ku Kulamay Garacad

$
0
0

Taliayah ku xigeenka Booliiska Puntland Gen,Muxxiyaddiin Axmed Muuse oo la hadlay Saxaafadda ayaa ka warbxiyey shir ay maanta la yeesheen odayaasha,waxgardaka,dhalinyarada,culimada & qaybaha kala duwan degmada Garacad ee gobolka Mudug,
Kulanka Maanta ayaa waxaa ujeedadu ahayd sidii la iskaga kaashan lahaa hawlagalada ku aadan burcad badeeda oo  halkaasi ay ka wadaan ciidmada badda & kuwo boliiska Puntland
Midkamdi ah odayasha maanta ka qaybgalay kulanka ayaa sheegay in ay si wanaagsan u soo dhaweeyen,wuxuuna sheegay in la isku raacsanyahay sifaynta burcaddabadaha,wuxuu sheegay in degmada Garacad aysan joogin wax burcad badeeda xilligan,ka dib markii halakasi laga cayriyey,
Dhinaca kele dagmada Gaarcad oo toddobaadyadan ay isku horfadhiyeen ciidamada badda Puntland & kooxo burcad badeeda oo haysta markaba laga leeyahay dalka Yamen in ka badan laba sannadood ayaa sheegay in kooxaha burcadda la gad’oomiyey bariga oo saadka iyo qaadka ay kahelijireen

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Oo Hanjabaad Ujeediyey Odayaal Uu Lakulmay

$
0
0

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xersi Cali “Qarajab” oo wariyaasha la hadlay ayaa sheegay inuusan jirin  kulan ah oo wadatashi ah oo Garowe ka dhacaya sidaa awgeedna wuxuu nabadoonada ujeediyey dig niin ah in ay iga laabtaan magaalada garoowe isla markaana ay aadaan meelihii ay kayimaadeen
Digniinta maamulka garoowe ee ku wajahan odayaasha ayaa timid ka gadaal markii kulan ay yeesheen waxgarad kusugan garooweoo isaga kala yimid gobalada puntland ay maamulka ku wargaliyeen in ay garoowe ujoogaan kulan wada tashi ah oo looga arin sanayo aayaha maamulka puntland oo inta badan lagu kala aragti duwan xilliga uuu dhamaanyao xilka masuuliyiinta hada joogta
Gudoomiyaha oo hadalaya ayaa yiri Haddii shir la qabanayo cid baa xaq u leh waa maamulka iyo isimada, kuwa kalana hadey dib ugu laaban waayaan guryahoodii waxaan ula dhaqmaynaa isbaariiste, anaguna sidii isbaariistayaasha loola dhaqmo ayaanu ula dhaqmeynaa!” ayuu sii raaciyey.
Khilaafka kajira puntland ayaa waxaa uu salka kuhaya nidaamka axzaabta ee madaxweyne faroole uu soo gudbiyey iyo muddo kordhinta halka sano ah ee maamulkiisu uu ku darsaday

Taba Baro Caafimaad Oo Laga Bixinayo Isbitaalka Guud Ee Gaalkacyo

$
0
0

 
Wafdi dhakhaatiira oo kasocda ururka Arab Mediacal Union ayaa waxaa ay tababar muda saddex bari ah siin doonan hawl wadeenada isbitalka wayn ee Gobolka
Munaasibad loo sameeyay furitaanka taba barka ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiinta maamulka puntland ee gaalkacyo iyo waxgarad waxaana halkaasi ay kajeediyeen qudbado ay ku soo dhaweynayeen dhaqaatiirta utimid in ay bixiyaan casho la xariira qalay ay dhawana isbitaalka ugu deeqeen
Agaasimaha isbitalka weyn ee Gobolka mudug Maxamed Xusen adan ayaa waxaa u mahad celiyay dhakhaatiirta waxaana uu sheegey in isbitalka uu wax badan ka faaiidi dono tababarkan sidookale wxuu sharaax kabixiyey taba barka iyo waxa uu ka koobanyahay wuxuu sheegay in uu taba barku noqondoono mid lagu baranayo qalabkii ay dhaqaatiirtaan keeneen iyo sidi bulshada soomaaliyeed looga faa idayn lahaa.
 
Duqa Degmada Gaalkacyo Siciid Cabdi Farax oo asna kahadlay kulanka ayaa soo dhaweeyay iimaatinka dhaqaatiirta wuxuuna sheegay in xirirka ka dhaxeeya masar iyo soomaaliya uu yahay mid qota dheer kaalmo intaan kabadana ay kasubgayaan
Midkamdi ahaa Dhakhaatiirtii bxinaysay taba barka ayaa aad ugu mahadceliyey maamulka iyo shacabka reer puntland wuxuu tilmaamay in ay bixindoonaan casho dhaxal gal ah
 

Xaladda Dadkii Ku Dhaawacmay Rasaas Uu Nin Hubaysan Kuriday Bartamaha Cabuudwaaqo Oo Soo Hagaagaysa

$
0
0

Nin hubeysan ayaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ku dhaawacay afar qof oo rayid ah, kaddib markii uu rasaas ku furay dad ku ganacsanayay suuq ku yaalla Caabudwaaq.
Mahad Khaliif oo kusuga cabuud waaq ayaa warbaahinta usheegay in ciidamadu ay ku raad joogaan qofkii weerarka geystay isla markaana aan lagaranayn sababta uu rasaasta ugu furay dadka rayidka ah.
Mid kamdi ah dhaqaatiirta isbitaalka cabuud waaq ayaa asna sheegay in xaaladda caafimaad ee dadka dhaaca ah ay aad uwanaagsantahay isla markaana aya ku howlanyihiin bad baadinta daka qaba dhaawacyada kala duwan
Dadka dhaawacmay ayaa waxaa kujira ruux haween ah taasi oo dhaawaceedu la sheegay in uu yahay mid sahlan

Nabadoonada Mudug Oo Codsaday In Lasoo Daayo Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad Oo Kuxiran Garoowe

$
0
0

Odayaasha dhaqanka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo siidaayo nabaddoon Yaasiin Cabdisamad
oo ku xiran magaalada Garowe
AQRISO BAYANKA ODAYAASHA GOBALKA MUDUG

.
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Taliyaha hay’adda nabadsugida ayaa sheegay in ay soo qabteen baabuur kooxo burcad..

$
0
0

Taliyaha hay’adda nabadsugida ee dawladda ayaa sheegay in ay soo qabteen baabuur kooxo burcad ah ay ka dhaceen dad rayid ah, isla goobta shirkaasi jaraaid uu ku qabtay taliyaha waxaa lagusoo bandhigay baabuurta dhaca loo gaystay. By Axmed Nuur Cali Maxamed – Muqdisho

Soomaalida Kenya oo ku laabanaya dalkooda

$
0
0

Tan iyo markii ay Kenya soo saartay amarka ah in qaxootiga iyo dadka magangalyada doonka ee Soomalida ah ay dib ugu laabtaan xeryaha qaxootiga, waxaa kordhay dadka ku laabanaya Soomaaliya.


Mudanayaasha baarlamanka oo fadhi gaar ah yeeshay ayaa waxaa ay su’aalo ku waydiiyeen…

$
0
0

Mudanayaasha baarlamanka oo fadhi gaar ah yeeshay ayaa waxaa ay su’aalo ku waydiiyeen wasiirka maaliyadda ee dawladda Soomaaliya, barito ayaa lagu wadaa in ay mudanayaashu ansixiyaan miisaaniyadda dawladda. Luul Xuseen Cilmi

Dr Maryan Qaasim ayaa qalab caafimaad ku wareejisay cisbitaalka Xabeeb..

$
0
0

Dr Maryan Qaasim oo ah wasiirka hormarinta adeegga bulshadda ayaa qalab caafimaad ku wareejisay cisbitaalka Xabeeb oo ay ku sugan yihiin bukaano qaba xanuunka dhimirka. Axmed Nuur Cali Maxamed — Muqdisho

Shir isbahaysiga nabadda ayaa soo bandhigay warsaxaafadeed ku aadan siyaasadda arimaha gudaha..

$
0
0

Shir isbahaysiga nabadda Soomaaliya ayaa soo bandhigay warsaxaafadeed ku aadan siyaasadda arimaha gudaha iyo dibadda, Waxaa ay dhaliileen amaanka iyo tiradda xukuumadda. Maxamed Maxud Timacade

Muxaadaro Cusub Kalsooni La aanta Iyo Xalkeeda Sh Abduraxman Gacal

Hayada HIRDA ayaa qabanjirtay ciyaarihii sanadlaha oo ka furmeen magaalada Amsterdam.

$
0
0

Ciyaarihii qaboobaha ee sanadlaha ahaa oo ay Hayada HIRDA qabanjirtay Ayaa sirasmi ah uga furmeen magaalada Amsterdam ee dalka holland iyadoo ciyaartoy kakala Socoto holland Iyo dalalka kale ee Yurub ay ku tartanayaan warbixin Ibrahim Baafo Amsterdam holland

The Footsteps of Death By Bashir Goth

$
0
0


 following verse is a tribute to the victims of the Sandy Hook Elementary School shooting in Newtown, Connecticut, on December 14, 2012.
THE FOOTSTEPS OF DEATH
Tiny fingers, nimble minds              
Tender flowers of the nation
Kids, kids, kids
Kids learning
Kids playing
Kids asking
Kids wondering  
Kids not knowing
But also knowing
Hell was breaking
Death was coming
Childhood was losing
The world was changing
Right in their school
A gun man was moving
Senselessly shooting…
 
In Sandy Hook, Newtown
Right in their school
In the freezing winter
Kids were hiding
Holding their breaths
Holding their hands
Huddling together  
Hearing the shooting
The cries, the moaning
The wails of their friends
The feeble whispers
The failing voices
The fearful silence
Of their teachers
The footsteps of death
Right in their school
Life was freezing
Christmas was fading
Memories fleeting
Gifts, gifts, gifts
Gifts for Christmas
O how excited they were
About gifts waiting
Never to be unwrapped
Never to be unwrapped
Never to be unwrapped    
-       Bashir Goth
 
Source: http://hanua.blogspot.com/
 

Sarkaal Ka Tirsanaa Booliska Puntland oo Xalay Garowe Lagu Dilay

$
0
0

Sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska ee Puntland, qeybta Gadiidka ee Gobolka Nugaal ayaa xalay rag hubeysan ay ku toogteen Magaalada Garowe


Al Shabaab oo dhul muhiim ah markale lagala wareegay iyo jabka Al Shabaab oo soo baxaaya

$
0
0

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab sanaaya Ciidamada Shisheeye ee dalka ku sugan, ayaa waxay culeys xoogan saareyn Ururka Al Shabaab, oo maalinba maalinta ka dambeysa ay kala wareegayaan dhul hor leh. Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamada Dowladda Kenya ee qeybta ka ah Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay la wareegeen gacan [...]

Baarlamaanka Somaliland Oo Soo Jeediyey In Guddi Baadhisa Loo Saaro Musuqmaasuqii Doorashadii Dhimashada Sababtay ee Golaha deegaanka

$
0
0

Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland oo dood xasaasiya ka yeeshay Ajandaha kalfadhiga 20aad ayaa doodahooga ku soo jeediyey in guddi baadhisa loo saaro rabshadihii dhismashada iyo dhawaaca keenay ee ka dhashay natiijadii doorashada golayaasha deegaanada ee dalka ka qabsoontay 28 November 2012-ka iyo Musuqmaasuqii ka dhacay codadkii ka soo baxay doorashada, iyagoo dhinaca kalena mudanayaasha aqalabiyadoodu ay doodahooga ku soo jeediyeen in ajandaha kalfadhiga laga saaro xeerka saxaafada ee lagu shirqoolayo sharciga dhaqan galka ah ee anshaxa saxaafada oo ay ku tilmaameen mid muhmal ah, oo ka horimanaysa madaxbanaanida saxaafada, taas darteedna ay ku taliyeen in ajandaha laga saaro. Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo gudoominayay fadhiga shalay oo ay doodahooga ka dhiibteen mudanayaal door ah oo iskaga aragti ahaa badidoodu in ajandaha lagu soo daro qiimaynta xaalada dalka, guddi baadhisana loo saaro dibaatooyinkii ka dhashay doorashada.
Md Maxamuud Jaamac Xaaji Cilmi oo ugu horayn doodiisa ka dhiibtay ajandaha kalfadhiga ayaa ku dooday “Waa in ajandaha lagu soo daro qiimaynta xaalada dalka, isla markaana guddi baadhisa loo saaro dhibaatooyinkii ka yimid natiijadii codadka dooarshada golayaasha deegaanka oo sababay in dad ku dhinteen qaladaadkii ka soo baxay habkii doorashadu u dhacday”.
Md Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexan) ayaa isaguna ku dooday in ajandaha laga saaro xeerka saxaafada, tilmaamayna in xeer hore oo saxaafada oo dhaqan gal ahi uu jiro “Waxaan soo jeedinayaa in ajandaha laga saaro xeerka saxaafada ee lagu soo daray, maxaa yeelay xeer hore oo dhaqangal ah oo saxaafadeed ayaa jira, saxaafad iyo suxufiyiintuna waxay u baahan yihiin tababaro aqoontooda saxaafadeed kor loogu qaado” Md Bashiir Xuseen Tukaale ayaa isaguna ku dooday “Musuqmaasuqii ka dhashay codbixintii doorashada iyo dadkii ka mudaharaaday ee lagu laayay-ba waa in guddi baadhis ku samaysa dhibaatooyinkaasi ay xukuumada iyo komishanku sababeen goluhu u saaro, waxaa dhacday in waraaqihii codbixinta suuqyada lagu kala koobi garaysto”
Md Aadan Xaaji Diiriye Dirir ayaa isaguna naqdiyay qaabka shirgudoonka ay usoo diyaariyaan ajandayaasha “Qodobadii qabyada ka ahaa ajandihii hore waa in la keeno si loo qabyo tiro, ajandayaasha kalfadhiyada ma shirgudoonka iyo xoghayahaa soo diyaarsada mise waa in guddiyada lala tashado oo xeerarka ay hayaan lagu soo daro, guddigayaga khayraadka dabiicigu waxaanu haynaa 1. xeerarka Kaluumaysiga 2. xeerka dawooyinka cayayaanka lagu buufiyo 3. Consumar act, waxaan soo jeedinayaa in ajandaha lagu soo daro xeerarkaasi”.
Xildhibaan Baar Siciid Faarax iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan oo iyaguna doodahooga ka dhiibtay, ayaa soo jeediyay in xeerka saxaafada ee muhmalka ah laga saaro ajandaha, kuwaas oo ku tilmaamay mid ka horimanaya xeerka anshaxa saxaafada ee dhaqangalka ah xeer Lr 27/2004.

Xasuuq caawa ka dhacay Gobolka Galgaduud, dad masaakiin ah oo lagu laayay wax aan macno laheyn

$
0
0

Xasuuq foolxumo badan ayaa wuxuu caawa ka dhacay Gobolka Galgaduud, oo ay qeyb ka mid ah ay ku sugan tahay Al Shabaab, oo uu xilligaan ku furan yahay weeraro culus. Aroos caawa ka socday Deegaanka Quracley oo 25km u jirta Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, ayaa waxaa weeraray Ciidamada Al Shabaab, oo ka soo baxay [...]

duufaanno Caawa ku dhuftay Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari

$
0
0


Boosaaso(Sh.M.Network)—Dabeylo iyo Duufaanno xoogan ayaa Caawa Ka bilowday Deegaanno ka tirsan gobolka bari ee Maamulka puntland.
Deegaannada Duufaanada Caawa laga Dareemay waxaa ka mida Xaafuun iyo Caluula oo dhamaan Ka tirsan Gobolka Bari  dadka halkaas ku nool waxa ay ka cabsi qabaan in ay saameyn ku yeeshaan Duufaannadaasi iyagoo ka fogaanaya xeebahaas,
Majiro wax khasaaro Rasmi ah oo la xaqiijiyay ee ka dhashay Duufaannadaasi dhinaca kale Xiriiro aan la sameynay Saraakiisha Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan Duufaanadani Caawa Laga soo sheegayo Deegaannada Maamulka Puntland.
Wixii warara ee ku soo kordha kala soco Shabelle.net

Somaliland beyond the confines of Al-Mansour Hotel (Cadaalad darrada dhacaysa doorashadi​i Saylac kadib

$
0
0

Somaliland beyond the confines of Al-Mansour Hotel – The injustice in Zeila Election (saylac) after the local election
 
To diplomats, NGO wallahs and journalists a visit to Somaliland seems to centre upon the Al-Mansour Hotel in Hargeisa. Strategically, located in the country’s dusty capital, it is redolent in stature at least to the Hotel Sacher in post-war Vienna.
 
A place of intrigue, political horse trading, and deal brokerage the Al-Mansour delights in its status as the favourite watering hole of Government Ministers, trade delegations and those who have yet to develop sufficient spine for a visit to Mogadishu. Strategically placed within easy reach of key ministries the hotel delights in its current status as Somaliland’s premier venue for business meetings, press conferences and official receptions. For all the near magnetic qualities of a venue such as the Al-Mansour, like all hotels there is more than a degree of artifice about it. The real Somaliland is to be found beyond its confines, away from the world of crisply pressed suits, seemingly limitless expense accounts and the hurried exchange of business cards.
 
 
For an insight into the land that gets beyond the sugared rhetoric and contrived communiqués it is essential to venture forth. By so doing there is a chance of liberation from the sophistry and semantics that crowd in on one from every official encounter. The country like its inhabitants delights in being enigmatic and takes real patience and persistence to discover something of its real self. A land rich in history and enmity, like much of the Horn, Somaliland baffles and bemuses at every turn. Stark beauty arrests, indifference infuriates, whilst a deep well of faith provides a both a salve as well as salvation. Truth like the galu (plover) is more than not illusive and in so seeking there is always the chance that what you will come across is the abesi (venomous cobra). Any peregrinations exact a heavy price, for the heat saps the will, the dust parches the throat and even when seeking shade from the Dibi or Makari tree it is important to remember that these trees were once used for making stabbing spears. Where ever one chooses to rest the modern equivalent of the herio (baggage saddle) there is a need to be alert for unexpected pleasures, as well vigilance in regard to heshima (loss of face).
Sadly, even in the largely forgotten regions the khat addled politics of Hargeisa impacts greatly. Unnecessary grievances are still being forged and moulded by those whose vocabulary seems to consist of few words other than Imisa (How much?) and  isi , isi (give me, give me). Present and future tragedies are being shaped, with Somalis such as the Gadaboursi (Samarone) of the Adal/Awdal Region being maginalised, ignored and unheard. The recent local elections have thrown up some interesting results, none more so than in the area around the port town of Saylac (known to the wider world as Zeila) – a strategically located port, long since coveted by Djibouti. Throughout the Saylac district ten Gadaboursi and seven Issa councillors have recently been elected. With an Issa councillor having been mayor for the last eight years, there should now be a change, as the winning councillors are meant to cast their vote as to who should become Mayor of Saylac. As the Gadaboursi councillors outnumber the Issa councillors it is clear to see that they would provide the winning vote on a Gadaboursi councillor becoming Mayor. However, the Issa councillors have not hung around for this to happen, after being called back by the President of Djibouti, they have given up and left Saylac and returned home to Djibouti, refusing to take part in any election; branding the whole thing a farce. Historically, the Issa (a clan that straddles Djibouti and Somaliland) has claimed that the Saylac region belongs to the Issa and that no one else should be allowed to be the Mayor of the Saylac region. The Issa are now claiming the local votes were rigged, despite the fact that the Chairman of the Election Commission, Secretary and First Chairman all being Issa and confirming that the electoral process had been fair and above board. The Issa are outraged at the thought of a Gadaboursi becoming mayor, they feel the Saylac land belongs to them and they are not prepared to let anyone else have any control over the area. Such is the indignation that they are prepared to fight the Gadaboursi people using support from the Djibouti army and its resources.  As if such sabre rattling were not bad enough, matters have been exacerbated by the actions of President Silanyo of Somaliland.  On the 16th December 2012 President Silanyo was in Djibouti to attend the 40th anniversary celebration of the Somali becoming a written as well as a spoken language. When the event had finished Silanyo had a private discussion with President Guelleh of Djibouti regarding the Saylac election. The ever forceful Guelleh, made clear his displeasure concerning the result in Saylac election insisted that Silanyo override the democratic wishes of local people and install an Issa councillor as mayor. Guelleh went on to threaten President Silanyo, when he made clear that should this not happen, Djibouti will no longer recognise Somaliland as a country which had previously been agreed between the two Presidents. Rather than rebuffing this irredentism on behalf of the Issa, President Silanyo returned to Hargeisa and ordered the Vice President to ensure that an Issa was appointed Mayor of Saylac. To his credit the Vice President, thus far, has refused to do this.
Tribal animosity continues to be the wabayo (a poison made by boiling the roots of the Waba tree) that corrodes the body politic of Somali society. Naturally, the Gadaboursi feel that they are entitled to stand up for their democratic rights and regardless of international indifference, are determined to be heard. They are horrified at the thought of the Presidents of Djibouti and Somaliland acting in concert to ride roughshod over the will of local people. A clear sense is emerging that they have been caught in the middle and stifle and suffocated by Guelleh’s Issa tribe and Silanyo’s Issaq. The last thing the Horn needs now is the sound of the Giiraar (war song). The power brokers in Djibouti and Hargeisa would do well to draw back, reassess, engage and support the regions. Resources, aid and development needs to be shared an equitable manner, something which manifestly has not been done thus far. What has been happening in the Adal/Awdal region is a timely reminder that journalists, NGOs and people of goodwill must make a greater effort to break out from the cosseted environment of hotels such as the Al-Mansour and discover what is really taking place.
 
 
By Mark T Jones
London-based writer and specialist on the Horn of Africa
Below is a clip showing the reactions from the Issa and Gadaboursi people, to date these clips have not been broadcast which shows that
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=EVWIBF2hWeo
 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live