Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Soomaaliya oo furay shirka London sheegayna in Somaliya ay diyaar tahay [ Sawirro]

0
0

(London, UK 07 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain Mudane David Cameron ayaa si wadajir ah u furay una wada hoggaaminaya shirka London.
Ra’iisul Wasaare David Cameron ayaa ku ammaanay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo dowladda Federaalka Soomaaliya horumarka baaxadda leh ee ay ka gaartay  dhinacyo badan, sheegeyna inay weli jiraan caqabado farabadan oo u baahan in caalamku uu ka saacido Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad taariikhi ah ku furay shirka London oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 54 dal iyo hay’adaha caalamiga ah oo ay ku jireen Madaxweynayaal iyo Ra’iisul Wasaareyaal ayaa u mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Britain iyo doorkiisa saliimka ah ee uu markii labaad shir Soomaaliyeed ku qabto London labo sano gudahooda.
Madaxweynahu waxuu yiri “ Waxaa laga yaabaa in dadku is weydiiyo maxaa Soomaaliya waqtigan loo saacidayaa? Wallow ay jiraan horumar baaxad leh, haddana weli waxaa taagan caqabado fara badan oo u baahan in laga saacido shacabka Soomaaliyeed.” Madaxweynaha oo tusaale u soo qaaday geed yar oo uu ku tallaalay Madaxtooyada maalintii dhirta Soomaaliya 17kii April ayaa sheegay “In geedkaas yar uu u baahanyahay in la waraabiyo oo laga celiyo cayayaanka dili kara inta uu ka baxayo oo uu geed weyn ka noqonayo. Sidoo kale Soomaaliya waa geedkaas oo kale oo u baahan in si joogta ah looga warqabo inta uu ka xidideysanayo oo marka uu baxana ay dad badan ku raaxeysan doonaan, Soomaaliyana waa sidaas oo kale” ayuu madaxweynahu sheegay.
Madaxweynaha ayaa caalamka u sheegay “ In Dowladda uu hoggaaminayo ay tahay mid caalamku uu kalsooni ku qabi karo oo qorsheyaasha noo degsan ee dhanka amniga, garsoorka iyo dib-u-habeynta maaliyadda ay keeni karaan inay shacabka Soomaaliyeed ka saaraan dhibkii soo socday muddo 22 sano ah oo shacabku ay helayaan horumar iyo barwaaqo.”


Communication Office
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia


OPENING ADDRESS BY THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA H.E. HASSAN SHEIKH MOHAMUD London 07 May 2013

0
0

(London, UK 07 May 2013)A few weeks ago, I planted a young sapling in the garden at Villa Somalia to raise the issue of deforestation, and it got me thinking – what does a young sapling need for it to grow into a strong, healthy tree?
It needs to be supported with a strong stake; it needs to be watered and fed; and it needs to be protected from animals that try to eat its soft bark and kill it.
And so it is with this young sapling we have all planted, called Somalia. We need support; we need assistance and investment; and we need protection from those who try to knock us over.
The first period of growth is always the most hazardous; where the most support and protection is needed. But as the bow thickens and strengthens, the tree needs less and less support, until finally it stands proud and tall and strong all on its own.
My vision is for a Federal Somalia at peace with itself and its neighbours and which poses no threat to the world; a Somalia with a resurgent economy, thriving small and medium sized business ventures and sustainable employment so that families are properly provided for; a Somalia with values of kindness, respect and human rights, all underpinned by an education system that harnesses our intellectual spirit.
So we are here today to begin a four-year process that must begin with considerable investment and support but which I hope will finish with very little.
Heads of State and Governments, Excellencies, Ambassadors, Special Representatives, Honored Guests – the Prime Minister and I welcome you to the second Somalia Conference in London.
Mr. Prime Minister, I wholeheartedly thank you and your government for your personal engagement in shaping our future and for your support in hosting this Conference. I particularly congratulate you for re-opening your Embassy on our soil in Mogadishu after more than two decades absence.
People may ask why Somalia matters at this time but there is a huge amount at stake right now: the future of our country, the security of the region and the wider world, and the removal of the piracy stranglehold on the Gulf of Aden.
I know you all understand this and I fully appreciate the political capital being invested to support Somalia.
Since the last meeting held here in London more than one year ago, more has been achieved than anyone would ever have imagined. In just one year the cornerstones of a new Somalia have been successfully and peacefully laid.
The political transition has ended and I stand here as the elected President of a sovereign nation, with an elected Speaker leading a new Parliament representative of all the regions and all communities and with a legitimate and effective government delivering our Six Pillar Policy Framework – the foundation of a new beginning. Progress has defied the skeptics. Somalia has rejoined the world community.
Under my leadership, we offer the world a legitimate partner you can trust, hard at work to deliver an integrated national security plan; economic reform and new financial management systems; rule of law and judicial reform; and an environment conducive to commercial growth. We are achieving real progress week by week, month by month. But challenges do remain.
Despite being militarily defeated, Al Shabaab have melted into society and begun a new phase of insurgency and a campaign of terror – an experience I know that Great Britain comprehends as well as any other. Our Constitution is only partially complete. Piracy must come to an end. Millions of Somalis still live in desperate conditions as refugees in neighbouring countries or as internally displaced persons in their own country. And we lack developed government institutions, schools, hospitals, roads, sanitation and other basic services.
As you will hear over the coming hours, however, we come to London to share with you our detailed plans to address these challenges.
We are rebuilding our armed forces. We are restructuring and developing our police force. We are reforming our justice sector. And we are revolutionizing our public finance management systems. We are driving Somalia from emergency to recovery; and from recovery to development and reconstruction.
Ultimately, however, it will be a Somali owned solution that will fix Somalia, but no country has ever recovered from such social and economic collapse without the help of the world. And so in partnership with our endeavors, we respectfully ask for your total and unflinching commitment, partnership and support. We hope that you will agree how you can support the implementation of our plans and put an end to our dependence on the international community.
The Federal Government of Somalia has now laid down the foundations for a new public finance management mechanism, which we believe will give enable our donors to agree funding arrangements with the confidence that funds will reach their intended recipient.
The progress that has been made in Somalia over the past three years would not have been possible without the courageous support of IGAD, the African Union and our brothers and sisters in AMISOM and the ultimate sacrifice paid by many brave African soldiers. We owe to it their memory to ensure that we do not take one single step backwards.
The progress that has been made in Somalia over the past three years would also not have been possible without the committed support of the United Nations, the United States, the United Kingdom and the European Union. We owe it to the publics who contribute to these governments and institutions to see this process through to a successful conclusion.
We are also indebted to the kindness and generosity of countries like Turkey, Norway, the Arab League member states and other countries. Your assistance over the past few years has spread hope and belief among our people.
We welcome UNSOM, the new United Nations Mission in Somalia, and we are grateful for the consultation offered in agreeing both the mandate and the appointment of the SRSG. We congratulate His Excellency Mr. Nicholas Kay on his appointment as SRSG. We are looking forward receiving him and the new UN mission in Mogadishu. I wish to thank Ambassador Mahiga, the outgoing SRSG, for his relentless and determined efforts in leading the design of the roadmap and seeing the transition through. Our best wishes and tributes go to him. The people of Somalia are eternally grateful.
Winning the war in Somalia has been proved. Winning the peace in Somalia will take patience and great skill. We are at a critical junction. The time is now.
We have little time today and lots to achieve. All of us, especially those in the background who have worked so hard to make this conference happen, will want to depart with a real sense of progress.
I thank you all for coming, and for your dedicated support. Together we can make Somalia strong again. A tree standing tall in the African bush with deep roots binding it securely to its region and offering shade and protection to its people as they rebuild their lives.
Thank you.
Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow)
Senior Advisor & Spokesperson to the Office of the President
engabdirahman@gmail.com +252615479911 or +252699998854

Xildhibaanno Kulan ay Ammaanka uga hadlayaan Ku yeeshay Muqdisho

0
0

Muqdisho (Sh.M.Network) Kadib Kulan ay Magaalada Muqdisho Ku Yeesheen Mudanayaal Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Kulankooda waxa ay Kaga hadleen arrimo dhowr ah oo ay Ka mid tahay Ammaanka iyo Xaaladaha Guud ee Ka Jirta Soomaaliya.
Kulanka Markii uu Soo Idlaaday ayaa waxaa Saxaafadda Lahadlay Xildhibaan Cismaan Mukhtaar Max’ed Kaasi oo Saxaafadda Faah faahin Ka siiyay Kulanka ay Yeesheen Xildhibaanadaasi Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaanka ayaa waxa uu tilmaamay in Kulanku uu Ku saabsanaa sidii Loo Xakameyn Lahaa Falal Ammaan darri oo uu sheegay in ay Ka jiraan Gudaha Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Xildhibaan Cismaan Mataan Max’ed ayaa waxa uu dowladda ugu Baaqay in Amaanka Muqdisho ay gacan Bir ah ku qabtaan Ciidamada Amniga ee dowladda si buu Yiri looga hortago Qaraxyada Al Shabaab ay Ka Geysanayaan Magaalada Muqdisho.
Kulanka Xildhibaanadani Ka tirsan Baarlamaanka ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Imaanayaa Xilli Muddooyinkii  dambe Magaalada ay Ka dheceen qaraxyo Ismiidaamin ah oo ay Masuuliyaddiisu Sheegteen Ururka Al Shabaab iyadoo dhinaca kale Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ay Howl gallo  Saraakiishu ay ku sheegeen in ay ku Xaqiijinayaan Amniga Magaalada Muqdisho.

Banaan bax Lagu Taageerayo Shirka London oo Ka dhacay Muqdisho

0
0

Muqdisho (Sh.M.Network) Boqolaal Dibad Baxayaal ah oo Ka Kala Yimid Xaafadaha Kala duwan ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Maanta isugu soo Baxay Barxadda Nabadda Ee Magaalada Muqdisho si ay U Muujiyaan Taageerada Xoogan ay U hayaan Shirka Ka Furmay Magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Banaan Baxaan ayaa waxaa Ka soo qeyb Galay Ra’isal  Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mr Saacid iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasaarada iyo Masuuliyiin kale iyadoo Madaxdii Ka qeyb gashay dibad baxaasi Lagu Taageerayay Shirka Ka furmay Magaalada London ka jeediyeen Qudbooyin kala duwan oo ku aadan Shirkaasi.
Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo halkaasi Khudbad Ka Jeediyay ayaa sheegay in Nuxurka isu soo baxaasi uu yahay In Lagu Muujiyo Taageerada Shacabka ay U hayaan Shirka Ka Furmay Magaalada London oo Looga arrinsanayo aayaha Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed oo soo hadal qaaday waxyaabaha Laga Filayo in ay ka dhashaan Shirka London waxa uu Ka Muujiyay Rajo wanaag.
Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo Boqolaal Ruux kula hadlayay Fagaaraha La isugu soo baxay ayaa sheegay in uu aad Ugu Faraxsanyahay sida Shacabka Muqdisho ay u Muujiyeen Taageerada ay u Hayaan Shirka Ka Furmay Magaalada London ee Looga hadlayo Masiirka Soomaaliya.
Dr Saacid ayaa Munaasabaddaan Maanta ay isugu soo Bexeen Boqolaalka dadweyne ee taageersan Shirka London Ku tilmaamay in ay Calaamad U tahay Sida ay Shacabka  uga Go’antahay Taageerida Shirkaasi isagoona Ugu dambeyntii Ku sheegay shirkaasi in uu yahaya Fursad Caalami ah.

Parliamentarians hold a meeting to discuss security in the city

0
0

Mogadishu (sh.M.Network) a meeting attended by parliamentarians was today held in Mogadishu.
The agendas discussed include security and the general situation of the country
After the meeting, Mr. Osman Mukhtar Mohamed a member of parliament addressed the media to elaborate on the outcome of their meeting.
The Mp said that their meeting addressed prevention of insecurity that existed in the capital.
Mr. Osman urged the government to increase security in the city and prevent terror attacks aimed at destabilizing the country.
The meeting comes days after terrorists plotted a suicide attack aiming at a Qatari delegation.

Reer Afgooye oo qaata Ka taagan dhac Baahsan oo degmadaasi Ka jira

0
0

Afgooye (Sh.M.Network) Shacabka Ku Nool Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka cabanaya dhac Baahsan oo ay Kala Kulmaan Ciidamo Ku Labisan dareeska ciidamada dowladda Soomaaliya.
Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku dhawaad Sanad waxa ay Gacanta ugu Jirtaa dowladda Soomaaliya iyadoo degmada uu Maamulo Maamul ay dowladdii KMG halkaasi U Magacaawday  iyadoo degmada horay uu u booqday Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya kaasi oo Ballan qaaday in uu wax ka qaban doono Cabashooyin ay soo hordhigeen dadka ku Nool degmadaasi.
Xilli sidaas uu U Ballan qaaday Ra’isal Wasaare Saacid Shacabka degmada Afgooye ayaa hadana waxaa isi soo taraya Daruufaha Xagga Amniga ah ee La soo darsaya Shacabka degmada Afgooye.
Xaafado ka tirsan degmada Afgooye ayaa Xilliyada Habeenkii ah waxa ay falal Amni darri kala kulmaan Ciidamo kulabisan dareeska Ciidamada dowladda Soomaaliya kuwaasi oo Gabal dhacii Kadib ku soo qamaama Xaafadahaasi.
Inta badan Degmooyinka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ka dhaca falal Ammaanka Liddi ku ah iyadoo shacabka deegaanadaasi ay qaata ka taaganyihiin Rag xiran dareeska Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Dhaqanka iyo Hiddaha # 161

0
0

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu isna ku saabsan yahay erayada ay warbaahinta qaarkeed si aan saxda ahayn u adeegsato.

London: Shir ku Saabsan Maalgashiga Somalia

0
0

Shir looga hadlayo hormarinta ganacsiga iyo maalgashiga Soomaaliya ayaa waxa uu ka socdaa magaalada London, waxaana ka qeyb galaya shirkado ganacsi, madaxweynaha Soomaaliya iyo wasiiro ka tisan dalka Britain.


Bishaaro Iclaam mu'tamarkii 2013 6aad Holland Sh Maxamed Idris Ahmed)

Somaliland oo Soo Dhaweysay Shirkii London

0
0

Somaliland ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso shirkii caalamiga ahaa ee shalay ka dhacay magaalada London ee lacagaha loogu uruurinayay dalka Somalia, ayna filayso in deeqada qeybteeda la soo gaarsiin doono sida uu dhigayo heshiiskii Ankara.

Best speech by Fatima KodiaIIS Student MashaAllah

Taliyaha Nabadsugidda Qaranka Oo Xilkii Lawareegay

0
0


Taliyaha cusub ee hay’adda nabad-sugidda qaranka General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa maanta xilkii kala wareegay taliyihii KMG ahaa ee nabad-sugidda Cabdikariin Xasan Daahir.
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dabayaaqadii March si ku-meel gaar ah xilka agaasimaha hay’adda nabad-sugidda qaranka ugu magacaabay Cabdikariin Xasan Daahir kaddib markii uu is-casilay agaasimihii hore ee hay’adda, Axmed Macallin Fiqi.
Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday magaalada Muqdisho waxaa ka qeyb-galay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed, taliyaha cusub ee booliska General Cabdixakiin Daahir Saacid, xildhibaanno, saraakiil ciidan iyo marti sharaf kale.
Taliyaha cusub ee hay’adda General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay inuu isbeddel weyn ku sameyn doono hay’adda nabad-sugidda.
Bashiir Goobe wuxuu sheegay in shaqaalaha hay’adda lagu qiimayn doono heerarka darajadooda iyo waxqabadkooda.
Wuxuu u mahadceliyay taliyihii hore ee hay’adda Axmed Macallin Fiqi oo is casilay dabayaaqadii March, saraakiisha iyo shaqaalaha hay’adda, isagoo rajo ka muujiyey inuu ku guuleysan doono howsha loo igmaday.
Taliyaha muddada koobneyd xilka hayay, Cabdikariin Xasan Daahir oo isna ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay inuu la shaqeyn doono taliyaha cusub si hay’adda ay u gudato howlaha adag ee hor yaalla.

Qabyaalada iyo Khatarteeda Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi

Ciyaaraha: Alex Ferguson oo Iscasilay

0
0

Tababaraha Kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa ku dhawaaqay inuu ciyaaraha ka fariisanayo, marka uu dhamaado xilli ciyaareedkaan oo ay ka harsan yihiin oo kaliya 2 kulan.

Somaliland oo soo dhaweynsay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii London ee looga Hadlayay Horumarinta Somalia

0
0

Maamulka Somaliland ayaa soo dhaweeyay go’aannadii kasoo baxay shirkii London lagu qabtay shalay oo Salaaso ahayd kaasoo looga hadlayay horumarinta Soomaaliya iyo sidii beesha caalamku ay isku garab-taagi lahayd Soomaaliya si dib loogu soo celiyo sharciga iyo kala-dambeynta.
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay soo dhaweeyay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii London, isagoo sheegay in shirkaas ay taageersan yihiin, balse go’aannadii kasoo baxay aysan ahayn kuwo quseeya Somaliland.
“Waxaan rajeeyneynaa in lagu guuleysto dhamaan go’aannadii kasoo baxay shirka. Innagu mar walba waxaan jecelnahay in Soomaaliya ay hagaagto oo ay noqoto meel ay nabadi ka jirto,” ayuu yiri wasiirka oo BBC-da qaybteeda afka Soomaaliga la hadlayay kaddib markii shirka lasoo gabagabeeyay.
Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay in iyagu qodob ka mid ah kuwii kasoo baxay shirka ay soo dhaweynayaan, kaasoo ka hadlayay wadahadalladii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Somaliland ku dhexmaray dalka Turkiga.
“Innagu sidaan horayba u sheegtay qodobbada kasoo baxay shirkan waxay gaar u yihiin Soomaaliyaoo nabadgalyo xumo ay ka jirto, duniduna ay gacan ku siiso sidii ay uga bixi lahayeen dhibaatada. Marka go’aannadii shirkaas ka soo baxay ma ahan kuwo quseeya Somaliland, balse waxaan quuddarreynaynaa in dhaqaalaha faraha badan ee lagu deeqay ay Somaliland qaybteeda ka hasho, sida uu dhigayo shirkii lagu gaaray Ankara bishii hore,” ayuu mar kale yiri wasiirka arriaha dibadd ee Somaliland.
Maamulka Somaliland ayaa horay u qaadacay ka qaybgalka shirka London ee loo qabanayay Soomaaliya, iyadoo sheegtay inuu yahay mid aanay dani ugu jirin, waxaase shirkaas uu ahaa mid yahoob dhaqaale loogu ururinayay Soomaaliya.
Boqolaal milyan oo doollarka Mareykanka ayaa lagu yaboohay shirkii shalay ka dhacay London, iyadoo beesha caalamka ay sheegtay inay Soomaaliya ka taageerayso saddex arrimood oo waaweyn, kuwaasoo kala ah, ammaanka, garsoorka iyo habeynta dhaqaalaha dalka.
Source-Hol


Baydhabo: Ciidamada Dowladda oo Isku Dhacay

0
0

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa maanta daggan ka dib markii uu halkaasi dagaal dhaliyay dhimasho iyo dhaawac uu ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya.

Dawlada Qatar oo in ka badan 10 million oo Dollar ugu deeqday Soomaaliya

0
0


Wasiirka arrimaha dibbadda dawlada Qatar Dr. Khalid Bin Max’ed Al Attiyax ayaa ku dhawaaqay in dawladiisu ay Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 18 million oo Dollar si ay uga qabato dhibaatooyinka mudada dheer dalka ka jirtay.
Dr. Khalid Bin Max’ed Al Attiyax waxaa uu sheegay in Soomaaliya oo hadda kasoo baxay wado dhib badan ay u baahantahay taageero dhaqaale oo lagu bixiyo arrimaha amaanka, dhaqaalaha, dib u dhiska wadanka iyo ka hor tagista musuq maasuqa.
Wasiirkaan oo ka hadlay magaalada Doxa ayaa ku nuux nuuxsaday in lacagaha Soomaaliya loogu deeqay gabo gabadii shirkii London uu aaminsan yahay inay wax badan u tarayso dawlada Soomaaliya ee hadda uun bilawga ah sida uu yiri.
Warbaahinta dalka Qatar oo soo xiganaya wasiirka arrimaha dibbadda dalkaas inuu jiro rajo ay dawlada Qatar ka qabto in Soomaaliya ay kasoo kabsato dhibaatada ay mudada dheer kusoo jirtay.
Dhawr wadan oo ka qeyb galay shirkii Talaadadii ka dhacay magaalada London ayaa Soomaaliya ugu yaboohay boqolaal milyan oo Dollar taasoo loogu talo galay in dawlada Soomaaliya lagu taageero.
 
‘Buraannews.com- Muqdisho

Somalia’s defense minister: Nation can’t afford weapons

0
0


Somalia’s armed forces have not received “a single bullet” despite the partial lifting of a United Nations arms embargo because the East African country lacks funds, its defense minister said on Wednesday.
Somalia’s new leaders aim to train and equip a professional army of about 28,000 soldiers within three years, but they are hamstrung by a lack of cash, Abdihakim Fiqi said during a trip to London to drum up donor support.
“The arms embargo was lifted almost two months ago and we haven’t received a single bullet or one single AK-47 or gun. Nothing. Because of lack of resources,” Fiqi told the Royal United Services Institute defense think tank in London.
The Horn of Africa nation is only just emerging from two decades of civil war, and is struggling to rebuild a country riven by clan divisions and whose infrastructure and institutions are in tatters.
A newly appointed parliament last year elected a new president, the first vote of its kind since the toppling of former military dictator Mohamed Siad Barre in 1991.
In recognition of the legitimacy of Somalia’s new leadership, the United Nations in March partially lifted an arms embargo on Somalia, allowing it to buy light weapons.
Somali forces currently number in the low thousands, and are a poorly equipped and fragmented mixture of state troops and militias struggling to battle al Shabaab Islamist militants, who want to impose their brand of Islamic law on Somalia.
“For the last four months our soldiers are just sitting back not doing anything. Al Shabaab are fighting them, engaging them, attacking them. They are just in the defense position… due to a lack of weapons and ammunition,” said Fiqi.
African Union peacekeepers have been largely responsible for pushing al Qaeda-linked al Shabaab out of the capital Mogadishu and other urban centers in the past two years, but the group is still able to launch major attacks, including a suicide bombing on Sunday that killed at least eight people.
Fiqi declined to give an estimate for the number al Shabaab fighters remaining, but said due to a lack of funding the group was mired in “leadership wrangling,” and was “increasingly weakening, contained and losing ground every day.”
However, al Shabaab is highly mobile, a reason why Somalia aims to build an army made up of agile light infantry units.
“Our national security stabilization plan indicates up to 28,000 soldiers within three years,” said Fiqi, putting the cost of raising such an army at about $160 million.
The minister is part of a Somali delegation, including President Hassan Sheikh Mohamud, that attended a conference on Somalia in London on Tuesday to drum up donor funding.
‘Buraannews.com- Muqdisho

Qatar offers $18m in support to Somali government

0
0


HE Qatari Minister Of State For Foreign Affairs Dr. Khalid Bin Mohamed Al Attiyah, has announced that his country has offered $18 million in contribution to the somali government to help carry out four pillars dealing with consolidating the infrastructre projects, the development projects, updating the management institutions and supporting the health care and education.
HE Al Attiyah said in his address before the London Conference on Somalia that this comes in continuation to Qatar’s stand besides the brethren in Somalia and out of its due keenness to maintain security, stability and growth of the Republic of Somlia.
The conference jointly organised by the governments of both Britain and Somalia aims at attacting international support to the somali government in quest of reconstructing the state after two decades of disputes.
HE Dr. Khalid bin Mohamed Al-Attiyah stressed the need to sincere efforts to fight the chaos and corruption and to hard and serious working to put aside the pending differences in order to build and activate the state institutions in Somalia, to work on maintaining the national unity, restoring order and enhancing the rule of law and effective partnership between the governmental and non-governmental parties in all political, security, economic, social and humanitarian areas to realize the sustainable development for the Somali people.
Concluding his address, HE the Qatari senior official affirmed the State of Qatar’s strict commitment to contribute to the implementation of the London conference’s resolutions to achieve aspirations of the Somali people in security, stability and sustainable development.
It is worth to mention that some of the participant countries have offered their respective contributions to Somalia including Denmark which offered 70 million dollar for justice, Uk 50 million dollars,US 40 million dollars, Europe 40 million euro for the army, Qatar 18 million dollars and Turkey 10 million dollars for the army.
Representatives from more than 50 countries and organizations were attending the one-day meeting, aimed at helping Somalia in its recovery from over two decades of conflict.
Somalia has been torn asunder by factional fighting since 1991 but has recently made progress towards stability.
In 2011, Al-Shabaab insurgents retreated from Mogadishu and last year new Government institutions emerged, as the country ended a transitional phase toward setting up a permanent, democratically-elected Government.
About 260,000 people died in the famine in Somalia in October 2010 – April 2012, according to a recent report. (QNA)
 

Nuxurka Qoraal Madaxweyne Siilaanyo U Diray David Camaron Oo Lagu Baahiyey Wargeyska Guardian

0
0

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa qoraal uu u diray Raysal Wasaaraha Ingiriiska David Cameron oo shalay lagu baahiyey Wargeyska ka soo baxa London ee Gaurdain ku sheegay in ka soo qayb galka Shirka London ee Somaliland uu yahay mid hoos u dhigaya milgaha madax banaanideed, isla markaana ay jecelyihiin inuu Shirkaas Arrimaha Somalia qabsoomo, madaama wax laga qabanayo xaalada dalka Somalia oo saamayn ku leh Waddamada Geeska Afrika.
Madaxweyne Siillaanyo waxa uu intaasi ku daray in Somaliland iyo Ingiriiska oo muddo dheer lahaa xidhiidh soo jireen a, haddana aanay taasi Somaliland ka duweyn halganka ay ugu jirto madax banaanideeda.
Madaxweynaha Somaliland waxa uu qoraalkiisa uu u diray David Cameron uu si mugleh ugu sharaxay Qadiyada madax banaanida Somaliland iyo sida ay u doonayso in ay Beesha Caalamka oo uu Ingiriisku ugu horeeyo ay u aqoonsadaan Somaliland, waxaanu xusay in ay 22-kii sano ee ay Somaliland la soo noqotay madax banaanideeda ay ku naaloonaysay nabad gelyo iyo dimuqraadiyey.
 
HARGEYSA SOMALILAND

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live