Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Qaraxyo Xalay ka Dhacay Magaalada Muqdisho

$
0
0

Qaraxyadan oo goobo dhowr ah ka dhacay ayaan wali si cad loo ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay, hase yeeshee waxay wararku sheegayaan in hal qof oo kaliya ahi uu ku dhaawacmay.


Xildhibaanno dhaleecayn kulul U jeediyay Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya

$
0
0

Muqdisho ( Sh M Network )-Kadib markii xalay qaraxyo iyo Mootaro kala duwan ay gil gileen inta badan xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay wal wal iyo Walaac xoogan ka muujiyeen fashilkii amni ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka iyo Saraakiisha Nabad gelyada ka soo wajahay Sugida Amniga Magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in loo baahanyahay in Ciidanka Amniga , Saraakiishooda iyo Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga ay iska casilaan Xilalka ay u hayaan Bulshada Soomaaliyeed.
Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf  oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dhagxaan waddooyin la dhigo  iyo Ciidamo la soo dhoobo waddooyinka Muqdisho qaarkood aan lagu sugi Karin  Amniga laakiin loo baahanyahay in  la xoojiyo sirdoonka , hay’adaha Amniga iyo shacabka Xiriirka ka dhexeeya.
‘’ Sababaha sii xoojinaya amni xumada waa in aanu Madaxda dowladda u soo xulin Ammaanka dadkii aqoonta u lahaa’’ayuu yiri Xildhibaan Cabdi barre Yuusuf oo hadalkiisa sii wata.
Sikastaba Xalay ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Silsilado qaraxyo ah iyo Madaafiic lagu garaacay qeybo badan oo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

African countries collaborate elimination of AL-Shabab and terror networks in Africa

$
0
0

Police boss Gen. Kale Kayihura is expected to present a paper at the forthcoming 22nd African Regional Conference of police chiefs slated to take place in Algeria next week.
Kayihura, who has just handed over the chairmanship of the Eastern Africa Police Chiefs Cooperation Organisation (EAPCCO), will present a paper on counter terrorism at the two-day conference that will run from September 10-12 in Oran, Algeria.
The same meeting will also discuss the issue of creating a continental police, already popularly referred to as Afripol.
“I can confirm that the Inspector General of Police [Kayihura] will not only attend but will also present a paper on Counter Terrorism: Uganda’s Experience,” Uganda Interpol national central bureau boss, Asan Kasingye said.
Kayihura’s presentation, Kasingye said, will be hinged on the country’s nasty twin terror attack in the city in July 2010 that left over 80 people dead and scores injured. The Al-Shabaab terror outfit based in Somalia later claimed responsibility, calling them reprisal attacks for Uganda’s involvement in Somalia.
Following the attack the Uganda police, with the aid of regional and international support, moved swiftly, arresting key suspects involved in the attack, winning both local and international admiration.
The African Regional Conference brings together police chiefs from all the African countries, together with national central bureau chiefs, Interpol sub-regional bureau bosses and the Interpol Africa sub-regional bureau personnel based at the Interpol headquarters in Lyon, France.
The African Union (AU) is expected to send a top delegation.
Kayihura will lead a Ugandan delegation that will at least comprise of Abas Byakagaba, the current petroleum and gas unit police boss and Moses Sakira, the deputy national central bureau boss, Kasingye said.
In 2010, Byakagaba was police counter terrorism (CT) boss and played a central role in the twin terror attacks investigations, culminating in the arrests and prosecutions.
The issue of creation of a continental police is in its advanced stages and has been discussed at two regional police fora – EAPCCO and Southern African Regional Police Chiefs Cooperation Organisation (SARPCCO), winning endorsement.
Established in 1962, the African Regional Conference takes place every two years in order to assess the state of police cooperation and the fight against transnational crime.
It brings together heads of policed and police cooperation bodies in the region to discuss specific crime-related problems.
The conference makes it possible to draw up new policy guidelines for police activities in the region in the light of the priorities expressed by the police chiefs.
Unlike the Organization’s General Assembly, regional conferences do not have standing technical committees.
The recommendations made by the Regional Conference are applied nationally in accordance with each country’s national regulations and procedures.

Kulan looga hadlayay Horumarinta Socdaalka Soomaaliya oo Ka dhacay Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh M Networ)-Kulankaan oo ahaa mid lagu daah furayay Mashruuca kor u qaadista iyo tayeynta hanaanka Socdaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa ka qeyb galay Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya , Safiirka dowladda UK , Safiir Ku xigeenka Boqortooyada Nederland , IOM hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka iyo Masuuliyiin kale.
Cabdullaahi Gaafow  Hoggaanka Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya oo kulanka ka hadlay ayaa Masuuliyiintii ka qey gashay kulankaasi hor dhigay baahiyada ay rabaan in laga gacan siiyo laanta Socdaalka ee uu hoggaamiyo.
Mr Gaafow ayaa xusay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ugu baahanyihiin in la qabto Kulan ay ka soo qeyb galaan wadamada dariska la ah Soomaaliya si looga wada hadlo Ammaanka Xuduudaha dalalkaasi.
Cali Cabdi oo ah Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan Hay’adda Socdaalka ee IOM aya sheegay in Soomaaliya ay horay uga caawiyeen haatanna ay doonayaan in ay ka gacansiiyaan Howl Muhiim ah oo ku aadan sidii ay wax uga qaban lahaayeen arriaha Xuduudaha iyo Horumarinta Howlaha laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.
Ugu dambeyn Nile Wigan Safiirka Dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya oo isna kulanka ka hadlay ayaa sheegay in dowladaha Ingiriiska iyo Nederland ay ugu deeqeen Hay’adda IOM lacag dhan 2.5 Million oo dollarka Mareykanka ah taasi oo loogu tala galay in wax looga qabto hannaanka socdaalka Soomaaliya

Maxaa kasoo baxay kulankii golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya

$
0
0

Shirkii joogtada ahaa ee golaha wasiirada oo maanta uu shir gudoomineysay Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziya Yuusuf Xaaji Aadam ayaa maanta asnixiyay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka.
Dhanka kale, golaha ayaa kal fadhigan kaga hadlay arrimaha xawaaladaha, amniga, burcad badeeda iyo xaalada hantida qaranka sida guryaha dawladda oo ay isku raaceen inay loo baahan tahay siyaasad cad oo dawladdu ka yeelato arrinkaas.
Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo saxaafadsa la hadlay kadib shirkii golaha ayaa soo dhaweeyay ansixinta xeerka isgaarsiinta qaranka.
Waxaa kaloo uu wasiirku sheegay goluhu aad uga xunyahay go’aanka uu Barclays Bank ku joojinayo adeegii uu u samayn jiray xawaaldaha Soomaaliyeed.
Golaha ayaa go’aanka Baanka ku tilmaamay mid abuuraya xaalad banii’aadannimo oo aad u adag. Waxaana goluhu isku raacay in dawladda dadaal xoogan u gasho bad-baadinta nidaamka xawaaladdaha dalka.
“Waxaan aad uga xunahay go’aanka Barclays Bank uu ku joojinayo macaamilka ama shaqadii uu u hayay xawaaladaha Soomaaliyeed, waa arrin saamaynaysa ummada Soomaaliyeed iyo gobolka oo dhan.Dadaal siyaasadeed ayaan ugu jirnaa sidaan ku bad-baadin lahayn nidaamka xawaalada dalka,” ayay tiri Fawziya Yuusuf Xaaji Aadam.
Wasaarada Maaliyada ayaa golaha u soo bandhigtay Qorshaha Dib-u-Kabashada Dhaqaalaha Dalka 2014-2015.
Qorshahan ayaa wasiirka maaliyada mudane Maxamuud Xasan Suleemaan ku tilmaamay in qorshuhu ku wajahan yahay abuurida jawi hagaagsan oo dhinaca wax-soo saarka ah, uuna soo noolaynayo dhaqaalaha asagoo dajinaya qaab hogaamineed la xiriira horumarinta dalka.
Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga Qaranka mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa golaha siiyay warbixin dhanka amniga ah.
Wasiirka ayaa xaalada amniga dalka ku tilmaamay mid ka soo raynaysa waxaana uu ka warbixiyay booqashadii todobaadkan uu Madaxweynuhu ku tagay magaalada Marka oo uu ku tilmaamay mid miro natiijo aad u wanaagsan u soo hoysay dawladda iyo shacbiga deegaankaas labadaba.
Ugu dambeyntii, goluhu waxay ay warbixin ka dhagaysteen gudoomiyaha hay’ada ladagaalanka burcad badeeda mudane Muxiyadiin Cali Yusuf oo golaha u sheegay in gabi ahaanba falalkii burcad badeedu aad hoos ugu dheceen.
Waxaana uu hoos u dhacaas u tiiriyay dadaalka ay dawladda iyo shacbiga Soomaaliyeed u galeen ka hortaga burcad badeeda.
“Mudo sanad iyo dhawr bilood ah ma jiraan maraakiib lagu afduubtay xeebta Soomaaliya, waa horumar weyn.
Waxaadse moodaa in mashruucii burcad badeedu noqday barnaamij shirkado iyo dalal badani aad uga faa’iideen laakiin Soomaaliya ku dulman tahay,” ayuu yiri Muxiyadiin oo intaas ku daray inay ay laga maar maan tahay in wax laga qabto kaluumaysiga sharcidarada ah ee saldhiga u ah mushkilada burcad badeeda.
 
Buraannews.com-Muqdisho

Shirweynaha Siyaasadda ee Muqdisho oo soo Xirmaya

$
0
0

Shirweynahii Qaran ee geedi-Socodka siyaasada Somalia iyo hiigsiga sannadka 2016ka ayaa maanta lagu soo gabagabeynayaa magaalada Muqdisho.iyadoo laga soo saari doono war murtiyeed ku aadan talooyinkii laga soo jeediyay mudadii shanta maalmood aheyd ee uu shirka socday

Faaqidaadda: Wareysiga Cumar Xamaami ee VOA

$
0
0

Todobaadkan Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxaan idinkugu bedelnay barnaamij gaar ah oo ku saabsan warysi dheer oo ay Talaadadii la soo dhaafay VOA la yeelatay Cumar Shafiiq Xamaami oo sidoo kale loo yaqaan Abu Mansuur Al-Amrik

Click

$
0
0

Microsoft oo gadatay shirkadda mobilada ee Nokia iyo warar kale.


Cayaaraha is-reebreebka adduunka

$
0
0

Sabtida iyo Axadda ma jiraan ciyaaraha horyaalka Ingiriiska iyo qaar kaloo ka tirsan horyaallada Yurub sababtoo ah waxaa dhacaya kulamo ka tirsan is-reebreebka koobka adduunka.

Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqasho ku tagay dalka Jibuuti.

$
0
0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaaladda Djibouti ee caasimadda dalka Djibouti isagoo kasoo duulay magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda dalka Sucuudiga.
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya waxaa garoonka dayuuradaha ee Djibouti kusoo dhoweeyay Wasiirka Cadaaladda isla markaasna ah kusimaha Ra’isul Wasaaraha Djibouti Mudane Cali Faarax Casoowe “Cali Cadnaan”, Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Djibouti Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen “ Guulwade” iyo Mas’uuliyiin kale oo Dawladda Djibouti ka tirsan.
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ku sugan Djibouti oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga , Wasiiru Dawlaha Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga iyo Wasiir ku-xigeenka Khayraadka waxaa dalka Djibouti ay maanta galinka danbe kulamo kula qaadan doonaan madaxda dalka Djibouti qaar ka mid ah, waxaana laga wada hadli doonaa iskaashiga labada dal ee dhinacyada Dib-u-dhiska, Amaanka, Siyaasadda iyo Ganacsiga.
“Waxaan ku faraxsanahay in aan mar kale booqasho rasmi ah ku soo gaarno dalka aan walaalaha nahay ee Djibouti oo arimo badan aan iska kaashan doonno sida Dib-u-dhiska, Amaanka, Siyaasadda iyo Ganacsiga” ayuu yiri Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”
Dhanka kale Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Xukuumaddiisa ayaa booqashadan rasmiga ah ee dalka Djabouti kadib waxaa sidoo kale ay booqasho rasmi ah ku tagi doonaan dalka Yemen.
Ra’isul Wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa ku soo sagootiyay Garoonka Caalamiga ah ee magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda Sucuudiga Wasiirka Xajka iyo Awqaafta ee Sucuudiga Mudane Bandar Xijar iyadoo Ra’iusl Wasaaruhuna uga mahadnaqay Boqortooyadda Sucuudiga kulamadii uu la yeeshay madaxda dalkaasi iyo sida ay diyaarka ugu yihiin in ay gacan ka gaystaan dib u dhiska dalka Soomaaliya, sidoo kale waxaa Ra’isul Wasaaruhu uu uga mahadceliyay hanaankii qiimaha badnaa ee Boqorooyaddu ay ugu soo dhoweysay magaaladda barakaysan ee Maka oo isaga iyo wafdigiisu ay ku guteen Cumrada.
Intii uu Ra’isul Wasaarahu ku sugnaa Dalka Sucuudiga waxaa Xukuumaddu ay heshiisyo la saxiixatay Bankiga Islaamka, waxaana heshiisyadani ay isugu jiraan mashaariic dag dag ah iyo qorshayaal socon doonaa 7-da sano ee soo socota , kuwaasi oo lagu hormarinayo Adeegyadda Bulshada, Kaabayaasha Dhaqaalaha, Tayaynta Hay’adaha Dawladda iyo soo noolaynta mashaariicdii Bankigu ka fulin jiray Somaaliya.

Buraannews.com- Garowe
 

International Investigative Team Report Clears Somalia of UN Report Allegations

$
0
0

International Investigative Team Report Clears Somalia of UN Report Allegations
Statement by

H.E. Fowziya Yusuf Haji Adam

Acting Prime Minister Statement, and

Deputy Prime Minister

Minter of Foreign Affairs and International Cooperation
Thank you all for coming this morning.
We have called this press conference to address the recent United Nations Monitoring Group Report concerning the Government of Somalia. While the Monitoring Group Report sought to address various issues facing Somalia, particular attention has been paid to the allegations of systemic financial mismanagement appearing in Annex 5.2 of the Report.The allegations were so serious and far reaching that the President immediately set out to investigate them. At his direction, the Government of Somalia engaged an investigative team of highly qualified attorneys and forensic accountants with specific expertise in investigating allegations of fiscal corruption. It operated in accordance with international norms and professional forensic practices for discovery, investigation and interviews.
Unequivocally, this team concluded that the allegations in Annex 5.2 of the U.N. Monitoring Group Report were not only unsupported but factually incorrect. For instance:
o The entirety of the $16,924,466 deposited by PwC-Africa between May 2011 and April 2012 is accounted for, contrary to Annex 5.2.
o Withdrawals from the Central Bank were not made for private purposes; according to the investigative team’s analysis of withdrawals made during the current administration, the people who withdrew funds from the Bank were in fact ministry cashiers, and their withdrawals and disbursements were fully documented.
It is unfortunate that the Monitoring Group failed to adhere to well-established UN Fact-Finding Standards and to accepted norms for due diligence. At best, the report is sloppy and unprofessional. At worst, it shows evidence of a hidden agenda to tarnish Somalia’s government with sweeping, slanderous conclusions devoid of evidence.
Among other failings, there were surprising omissions and apparent biases in the Monitoring Group’s investigation. For instance:
o While supposedly conducting an investigation of the Central Bank, the Monitoring Group never attempted to contact relevant Bank officials or obtain records from the Bank or Finance Ministry; neither did the Monitoring Group attempt to interview Somalia’s Accountant General, who is responsible for managing the accounts of the state and its ministries.
o While issuing blanket condemnations of the Central Bank’s Governor, the Monitoring Group never contacted him; the Governor was only interviewed after he contacted the Monitoring Group and after their report had already been finalized, and even then, the Group asked no questions about allegations of corruption contained in their report.
o The Monitoring Group relied heavily on information from an outspoken critic of the federal government and on its own investigator, neither of whom have any apparent training or expertise in forensic financial investigations.
As you know, Somalia is just emerging from a generation of war, during which no credible central government existed. Since September 2012, we have made historic progress toward a democratic central government – one that is fighting corruption and embracing reform, transparency and accountability.
One of thePresident’s top priorities upon taking office was reforming the Public Financial Management institutions of the government, with the publicly stated goals of transparency, sovereignty, and coordinated support from all outside stakeholders. In the last year, we have taken concrete steps to implement these reforms, under the supervision of the World Bank.
Despite the UN Monitoring Group’s allegation that the Central Bank is a slush fund, the Central Bank has improved its cash controls, modernized its payment systems, and enhanced accountability. Specifically, the Central Bank has:
o Published its first annual, bi-annual and quarterly reports in 20 years;
o Installed a sophisticated biometric payroll system for the payment of employees;
o Drafted a five-year strategic plan for 2013-2018; and
o Implemented information technology upgrades, including reviving the Bank’s Swift capabilities.
Although we have made much progress, much remains to be done. We look forward to continuing to receive the support of the international community as our nation continues its efforts to overcome the effects of decades of war.
We have prepared a written formal response to the allegations of financial corruption, which you should have received by now, and I will now take any questions that you may have. In addition, Jeremy Schulman, the lead member of the investigative team, is here to address any questions as well.
ENDS
The full report can be found the link below:
https://podestagroup.app.box.com/s/th0vq7wudzscroq7l8dn
Buraannews.com

Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Aanay Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashigu Qaban Karin Shirweyne Qaran, Uguna Baaqay In Ay Magaca Qaran Meesha Ka Saaraan

$
0
0

 
 
Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac  Shabeel), ayaa ka hadlay Shirweynaha Xisbiga KULMIYE, ee la filayo in bisha December dhamaadkeeda qabsoomo, waxaanu sheegay in Shirweynahaasi wakhtigii loogu talagay qabsoomi doono, isla markaana lagu dooran doono Hogaanka Xisbiga iyo Golaha Dhexe, dibna loo eegi doono Barnaamijka iyo Dastuurka Xisbiga.
 
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa sidoo kale ka hadlay Shirkii Qaran ee ay ku dhawaaqeen Madasha Wada-tashigu, waxaanu sheegay in aanay iyagu awood u lahayn inay Shirkaas Qaran qabtaan, isaga oo hogaanka Xisbiga UCID ugu baaqay inay wixii khilaaf ah dhexdooda ka taagan dhameeyaan.
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), oo Shalay Wargeyska Saxansaxo u waramaya ayaa sheegay in Wasiirka Madaxtooyadu aanu ahayn xil aan xilkiisa ahayn ee uu yahay oo qudha Gacan yaraha Madaxweynaha, waxa kale oo uu sheegay in Somaliland ay wax kaga xidhan yihiin Somalia oo aanu jirin Wadan kale oo ay wax kaga xidhan yihiin, waxaanu ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay
“Shirweynaha Xisbiiga sidii Shiirkii Golaha dhexe ee u dambeeyey waxa uu ku beegan yahay inuu qabsoomo 25-December,haddii uu ILLAAHAY SWT yidhaahdo, waxaanu hadda wadnaa diyaarintiisi, sababtoo ah hawshiisu hawl fudud maaha, waa hawl aad u fara badan, oo hawlo badan ayaa ka horeeya Shirweynaha, hawluhuna meel wanaagsan ayey noo marayaan, kalsooni buuxdana waanu ka qabna in Shirweynuhu si qurux badan u qabsoomi doono, oo Shirweynihii hore mid ka sii qurux badan inuu dhici doono aad ayaanu ugu rajo weynahay, ilaa haddana waxa carqalad ah oo muuqda ma jiro, Shirweynuhuna waxa uu qabsooi doona wakhtigii loogu  talagalay”.
Guddoomiyaha Golaha dhexe ee KULMIYE isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Shirweynaha waxa lagu dooranaya Hogaanka Xisbiga iyo Golaha dhexe, hawlaha kale ee Shirweynuhu qabanaya waxa ka mid ah Barnaamijka Xisbiga dib u eegista Dastuurka Xisbiga, Barnaamijkii hore ee Xisbiga maxa ka qabsoomay, markii hore ee aanu Barnaamijka sameeynaynay  dabada ayaanu joognay oo Dawlad maanan ahayn, Barnaamijka aanu sameeynay, maxa noo qabsoomay?, maxase noo qabsoomin?, maxay yihiin caqabadaha ka hor yimid waxyaabaha qabsoomi waayey?,Su’aalahaas oo dhan ayuu ka jawaabay Shirweynuhu,hawsha Shirweynuhu waa hawl ka balaadhan Doorashada”.
Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, isaga oo ka hadlay wax qabadka Xukuumadda KULMIYE, waxa uu yidhi “Anagu Buug ayaanu dadka soo hor dhignay, in wax khaldan la iska sheegeena ma haboona, Anaga waxa naga gar heli kara Ninka Buugii aanu dadka soo hor dhignay soo qaata ee na yidhaahda qodobkaas meydaan fulin, cida aanu anagu la xisaabtami karayna, ee aanu la doodi karayna, qancin karayna ama na qancin karaysa waa cida ka hadlaysa Barnaamijkii aanu Umadda soo bandhignay, balantii aanu Umadda la galnayna Barnaamijkaas ayey ku qoron tahay, laakiin dadkan hawada ka hadlay waa dad wuxuun iska yidhi wax macno badan oo uu sameeynayaana ma jirto, hadalkaas la iska yidhina uma joojino kamana jawaabno, Umadda Barnaamij ayaanu u soo bandhignay, weyna nagu doorteen, waxayna xaq u leedahay inay nagula xisaabtanto”.
Jaamac Shabeel oo ka hadlay sida uu u arko Shirkii Qaran ee ay ku baaqeen Madasha wada tashigu waxa uu yidhi “Shir Qaran marka la qabanayo, waa in marka hore la is weydiinay waa maxay Shir Qaran?, Macnaha Shir Qaran waa Shir ay Umadda oo dhami ay iskugu imanayso, waxaana Shir Qaran la odhan kara Shir Beeleedadii Dawladdaha lagu dhisaayey, Shir Qarana ma qaban karaan Madasha Wada tashigu, , oo erayga Qaran meesha ha ka saaran, sababtoo ah Qaranka cid ayaa matasha, oo Shacabka ayaa matala, Shacabkuna Xukuumad ayuu igmaday, marka Rag waaweyn oo aqoon leh weeyaana maaha in eray bixinta Afsoomaaligu ka khaldanto maaha, runtii magac kale ha u bixiyaan sidii ay Magacoodii ay u badaleen oo kale, Tusaale ahaan ha yidhaahdan Shir wada tashiya ayaanu qabanayna, qodobo ha soo dhigaan, waxa ay soo qoreen xaalada Wadanka oo dhan, macquulna maaha in aad tidhaahdo xaalada Wadanka oo dhan ayaan ka hadlaya, oo marba Gidaar isku qaado, hal qodob ayaan arkaayey oo ay soo qaadeen oo ahaa Siyaaada Arimaha Dibada iyo wada hadalada aynu kula jirno Somalia, kaasi waa dariiqa aanu anagu qaadanay, Shar iyo Kheyr wixii ka yimaadaana anaga ayaa Masuuliyadeeda iska leh, Anaga ayaana naloo doortay in aanu  Umadda u jihayno, balse dariiqa wada hadalada Somaliland iyo Somalia anaga ayaa qadanay, fasaxii Umaddana  waanu u haysanayna,  in aanu ka midho dhalinana waanu rajaynaynaa, laakiin cid aragti kale yeelan karta waa jiri karta, oo ma odhanayno maxa aragtidaas loo yeeshay, maxa naloogu dhaliilay dariiqii aanu qaadanay, qofku rayigiisa uu sheegi kara, balse maaha inuu qofkaasi is yidhaahdo riyigaaga ayaa sax ah maaha”.
Guddoomiyaha Golaha Dhexe isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Somalia wax ayaa inagaga xidhnaa, Somalia inaynu wada hadalno oo aynu jiho Umadda u jeexno weeye, marka aanu waxba ka keeni weyno ee wakhtigaygu sidaas ku dhamaado cidii wax naga sheegaysa ha naga sheegto, balse wali dariiqii ayaanu hayna,anaga ayaana ku calool adag, cida wax inaga dhexeeyaana waa Somalia, mareykan, Ingiriis iyo Wadan kale oo wax inaga dhexeeyaan ma jiro, 34-dawladdood oo cusub ayaa ilaa 1990-kii abuurmay, dawladaas oo dhami saldhigii ay ku kala baxeen waa cidii ay shuraakada lahayeen, oo ay wada hadleen, isla markaana ay heshiyeen, oo ay ku heshiyeen inay kala tagaan, inaguna sidaas oo kale weeye, 23-sano ayeynu lahayeen la hadli mayno Somalia, cid ina aqoonsatana maynu arag, cid walbana waxa ay lahayeen Somalia ayey wax idinkaga xidhan yihiin, waana 34-dawladdood ee xoroobay waa dariiqii ay mareen, inaga Aleteriya ayaa inoogu dhaw oo dariiqaas ayey martay, dariiqa iyo xeelada aynu inagu u marayno waa aynu ku kala duwanaan karaa, waa la isku dhaliili karaa, ma diidayno, balse waa inaynu garanaa inay Somalia wax inagaga xidhan yihiin, balse dariiqa ayaan dhaliilaya dariiq kalana mahayo, wax suurtagal ah maaha”.
Mar Jaamac Shabeel  ka hadlay khilaafka soo kala dhex galay Hogaanka Xisbiga UCID, ayaa yidhi  “Xisbiga UCID waanu u ducaynaa inuu ILLAAHAY SWT khilaafka ka soo saaro oo ay hagaagaan, oo uu is fahansiiyo, oo uurkooda isku xaadho ayaanu ugu ducaynaynaa, anagu sida ay iyagu u hadli jireen uma hadlayno, mana habaarayno anagu Xisbiga UCID qaar habartama ayaa ku jira”.
Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa yidhi mar uu ka hadlaayey Wasiirka Madaxtooyada iyo dadka inta badan dhaliila “Dadka qaar ayaa jira marka aad meelahaas marayso ku odhanaya wax ayaa uraya, waxba halkan maray, adigu ma arkaysid, mana urinaysid, markaas adigu ma qiyaasi karaysid qofkaas, Xirsi waa Wasiirkii Madaxtooyada, si kale haddii loo dhigana wa Gacan yarihii Madaxweynaha, Gacan yaraha Madaxweynahana haddii uu yahay Wasaaraddaha oo dhan uu ka jawaaabi kara, waayo waxaas oo dhami Madaxweynaha ayey hoos yimaadan, markaas Gacan yarihiisuna haddii Su’aal laga weydiiyo uu ka jawaabi kara, haddii aanu ka jawaabi karin maaha gacan yarihii Madaxweynaha, sida uu Xirsi Su’aalaha ugu jawaabayey la weydiinayey ee dhinac kasta ahaa, maaha waa Madaxweyne ee waa Madaxtooyada, oo waa Gacan yarihii Madaxweynaha, Wasiir Wasaaraddeed maaha, waa dhuuntii iyo Xafiiskii ay Madaxweynaha wax walba u marayeen, marka wax walba oo Wasaaraddaha ka yimid uu ka war haya uuna ka jawaabi kara, wax kasta oo Madaxweynaha ka soo fuliyna uu u og yahay oo uu ka jawaabi kara, marka waxan kale ee laga hadlayo garan mayo, dadku barigii ayey ku wareeran markii Madaxweynuhu  u magaacabay Xirsi  Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyada, weyna garan waayeen, oo waxa ay odhan jireen ma Raysal wasaara, Madaxweynuhu markii uu arkay inay dadku ku wareereen eraygii, waa kii ka badalay ee ka dhigay Wasiirka Madaxtooyada, Xafiisku waa Xafiiskii horta, balse magacii ayaa la badalay kadib markii ay dadku wareereen, balse hadda waxa jira qaar ilaa hadda aanu wareerkii ka bixin, oo ilaa Wasiirnimadii wareerkii ka bixi ladahay, weyna badan yihiin oo Marfushyada ayey ka yidhaahdaan Xirsi ma Raysal Wasaaraha, muxuu qabta, xaqiiqdii Madaxweynaha wax walba iskagama tagaan ee Xafiiskan ayaa jira, oo wixii dhandheysan ayuunba u taga, wixii kalena uma tagaan”.
Jaamac Shabeel ayaa isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Bulshada waxaan ugu baaqaya inay isku xidhnaadan oo ay Nabada ilaaliyaan, taas oo Nabadgeliyadu ay tahay wax aynu dheernahay Dalalka kale, waxa kale oo Bulshada ugu baqaya inay ka shaqeeyaan horumarkooda, waxa kale oo runtii aan aad ugu faraxay Darajadii Ciidamada, sababtoo ah anigu markii hore Ciidamada waxa aan u haystay Maleeshiya, haddana waa ciidan dhameystiran oo Darajadii iyo Haykalkii Ciidanimo leh”.
 
 HARGEYSA SOMALILAND

“Isku Daygan Dil Ee Aan Ka Badbaaday Waxa Uu Hordhac U Yahay Mowjado Weeraro Argagixiso Oo Masar Ka Dhaci Kara” Wasiirka Arrimaha Gudaha Masar

$
0
0

 
 
 
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dalka Masar Mohammed Ibrahim oo shalay ka badbaaday weerar loo adeegsaday miino oo la doonayey in lagu khaarajiyo, ayaa sheegay in weerarkaasi lala beegsaday ee uu ka samata baxay uu hor dhac u yahay mowjado weerar oo Argagixisadu ka fuliso Dalka Masar.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Masar Mohammed Ibrahim, ayaa waxa weerar lala beegsaday uu ka dhacay Xaafada Nasr City ee Magaalada Qaahira, iyada oo aanay wax yeelo ka soo gaadhin Wasiirka, hase yeeshee waxa weerarkan ku dhaawacmay ku dhawaad 10 qof oo laba ka mid ahi ay yihiin hablo Somali ah oo wakhtiga qaraxu dhacay marayey goobta weerarku ka dhacay, isla markaana midkood ay qaraxaasi ku wayday lugaheed ka  mid ah.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Masar Mohammed Ibrahim oo saacado ka dib weerarkaasi ka hadlay Telefishanka Dawladda Masar, ayaa sheegay in aanay waxyeelo ka soo gaadhin weerarkaasi oo uu ku tilmaamay inuu ahaa mid la doonayey in lagu khaarajiyo.
Mohammed Ibrahim, waxa uu sheegay in weerarkan bilowyahay, balse aanu dhamaad ahayn, waxaanu yidhi “Waxa maanta dhacay maaha dhamaad ee waad bilow”
Weerarkan lala beegsaday Wasiirka Arrimaha gudaha ee Masar ayaa ah kii u horeeyey ee dalkaasi ka dhan tan iyo intii halkaas ay ka qarxeen qululatooyinka ka dhashay xilka tuuristii Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Morsi.
HARGEYSA SOMALILAND

Hay’ad Caalami Ah Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay War-bixin Ay Kooxda Daba-galka Qaramada Midoobay Horay Uga Soo Saareen Soomaaliya Madaxda Bangigna Raali Galin Kasiisay Hadalkaa Kasoo Yeedhay

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Hay’adda caalamka ugu sarreysa ee arrimaha baaritaanka dambiyada iyo koox garyaqaanno ah ayaa soo saaray warbixin ay uga soo horjeesteen warbixintii Qaramada Midoobay ee daba-galka cunno-qabateyntadalalka Soomaaliya iyo Eretria, iyagoo caddeeyay in dowladda Soomaaliya aysan wax musuq-maasuq ah sameyn.
Iyagoo ka jawaabaya warbixintii Qaramada Midoobay kooxdooda daba-galka Soomaaliya iyo Eretria, gaar ahaan qeybta Annex 5.2, ayaa [...]

Qaar Kamida Dhalinyaro Reer Lughaya Ah Oo Canaan Iyo Baaq U Diray Xildhibaanada Degaankaas Iyagoo Ku Tilmaamay Inuu Dib U Dhac Iyo Dayac Lakawsatay Lughaya Doorashadoodi Kadib

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Dhalinyaro Ka dayrisay Xaalada Degmada Lughaya Canaan iyo Baaqna U Diray Xildhibaanada Degaankaas Qaar ka mid ah dhalinyarada degmada Lughaya ayaa ka dayriyay xaalada dib u dhacsan ee degmaaasi, isla markaana waxa ay dhalinyaradaasi canaan huwiyeen, dardaaran iyo baaqna u daba dhigeen xildhibaanada degaanka Lughaya oo maalmahan dambe ay ka soo shaac baxayaan is qaqabsi [...]


Xildhibaanno dhaliil u jeediyay siyaasiyiin ku sugan Puntland

$
0
0

Muqdisho ( Sh M Networ)-Kadib kulan ay Maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin ka soo Jeeda deegaanada Maamulka Puntland ayaa kulankooda waxa ay ku Cambaareeyeen Masuuliyiin ka tirsanaa Dowladihii KMG ahaa ee dalka soo maray kuwaasi oo ay ku eedeeyeen falal liddi ku ah dhaqanka Soomaalida oo ay ku dhibaateenayaan sida ay sheegeen deegaanada Maamulka Puntland.
Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Max’ed Warsame Feysal oo ugu horeyntii kulanka ka hadlay kulanka ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaankii KMG oo falal dhaqanka Soomaalida ah ka dhan ah ka wado deegaanada Puntland.
Sidoo kale Xildhibaanada Saaho Max’ed Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Maamulka Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay in shaqsiyaad gaar ah ay dhibaatooyin ka wadaan deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Maamulka Puntland , iyadoo ugu baaqday Maamulka Puntland in gacan bir ah ay ku qabato dadka fat qaladaha ka wada deegaanada Maamulkaasi.
Sikastaba Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Masuuliyiinta Maamulka Puntland ee ku aadan eedeynta Siyaasiyiintaan ku sugan deegaanada Maamulkaasi Puntland loo jeedinayo.

8 kamid ah ciidanka badda Puntland oo xukun lagu riday.

$
0
0

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland gaar ahaan qeybteeda gobollada Bari, Karkaar, Sanaag iyo Haylaand aya xukuno kala duwan ku riday ilaa 7 askari oo ka tirsan ciidamada badda Puntland ee loo yaqaan PMPF.
Ragga la xukumay ayaa lagu eedeeyay  in ay afduubteen Markab ay iyagu soo qabteen kana furteen Burcad badeeda, balse waxay  go’aansadeen in ay mar kale afduubtaan Markabkaas, Maxkamada ayaa falkaas ku tilmaantay Burcadnimo.
Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada ee Puntland Cabdifataax Xaaji Aadan ayaa xukunku ku dhawaaqay, wuxuuna sheegay in sanado kala duwan oo xabsi ah ay qaadan doonaan, Askartaan ka tirsanaa ciidamada booliska badda, kadib markii lagu xaqiijiyey dembiyada ay ku eedeysnaayeen.
·         Dable buux Cabdi Cilmi (1 sano oo xarrig ah)
·         Cali Cismaan Maxamed (1 sano oo xarrig ah)
·         Cabdi cabdulaahi wayrax (1 sano oo xarrig ah)
·         Maxamed Oomaar Maxamed (1 sano oo xarrig ah)
·         Cabdulqaadir Jaamac Faarax ( 1 sano xarrig ah)
·         Saleebaan Maxamed Nuur ( 1 sano xarrig ah)
·         Dable baashe Cabdullaahi yuusuf ( 1 sano oo xarrig ah)
Xukunka saraakiishan ka tirsanaa ciidanka badda ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee lagu fuliyo Askar ka tirsan ciidankaas, xarriga lagu ridday oo min halsano ah ayaa wuxuu noqonayaa xabsi ciidan, sida ay sheegeen saraakiisha Maxkamada.
Buraannews,ocm- Bosaso.

Alshabaab oo sheegtay qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho.

$
0
0

Kooxda Alshabaab  ayaa sheegatay mas’uuliyadda weeraro qaraxyo ah oo maanta barqadii  gilgilay magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku dhinteen dad gaaraya 18 ruux iyo dhaawac in kabadan 40 qof.
War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska warfaafinta Al Shabaab oo loo qaybiyay Saxaafada, isla markaana nuqul ka mid ah ay heshay warbaabinta Buraannews.com  ayaa lagu sheegay inAlshabaab ay weerarada qaraxyada ah la beegsadeen halka loo yaqaano maqaayadda  The Village  ee ku taalla degmada  Xamarweyne, halkaas oo ay ku sheegeen xarunta  Jawaasiista gudaha iyo kuwa caalamiga ah sida lagu sheegay warsaxaafadeedka.
Warka Xarakada ayaa sidoo kale lagu sheegay in Maqaayadaasi ay leeyihiin shaqsiyaad cadaw ah oo gacansaar laleh mid kamid ah hay’adaha Sirdoonka wadamada Reer Galbeedka,  ayna tahay  goobaha laga soo maleego dhagaraha dadka Muqdisho uu cadawgu ku hayo, ayna Mujaahidiintu dhowr jeer oo  hore dadka uga digeen in ay u dhawaadaan.
Kooxda ayaa sheegtay inay sii wadi doonaan beegsiga goob walba oo ay ku sheegeen sida ay hadalka udhigeen cadawgu  hagardaamada dadka Muslimiinta ah, haddii ay tahay xarun Milatari oo muuqata ama mid Sirdoon oo qarsoon.
Hadalka kasoo baxay Alshabaab  laguma sheegin nooca ay ahaayeen Qaraxyada loo adeegsaday weeraradii  maanta taas oo kuwaas oo ahaa labo qarax oo mid kamid ahi loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay halka mid ka kalena uu ahaa nin isisoo miidaamiyay oo isku qarxiyay dadkii gurmadka ahaa.
Ururka Akshabaab ayaa qoraalkooda ku sheegay  nin iska leh maqaayada the Village  inuu  waqti dheerna ku noolaa wadanka Ingiriiska, uuna  gacan saar laleh Hay’addaha  Sirdoonka Ingiriiska ee loo yaqaanno  MI6 iyo MI5, waxayna intaa ku dareen in maqaayada inta badan ay isugu yimaadaan Saraakiisha Dowlada iyo Laamaheeda Ammaanka.
Buraannews.com- Muqdisho
 

“Waxa Aanu Ku Dadaali Doonaan In Aanu Bulshada Dhadhansiino Oo Aanu Kor U Sii Qaadno Cadaaladda Iyo Sinaanta “Wasiir Cali Waran Cadde

$
0
0

Normal
0

false
false
false

EN-US
X-NONE
X-NONE

DefSemiHidden="true" DefQFormat="false" DefPriority="99"
LatentStyleCount="267">

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Normal"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="heading 1"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Title"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtitle"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Strong"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Table Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="No Spacing"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="List Paragraph"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Quote"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Quote"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Reference"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Reference"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Book Title"/>

/* Style Definitions */
table.MsoNormalTable
{mso-style-name:"Table Normal";
mso-tstyle-rowband-size:0;
mso-tstyle-colband-size:0;
mso-style-noshow:yes;
mso-style-priority:99;
mso-style-qformat:yes;
mso-style-parent:"";
mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt;
mso-para-margin-top:0in;
mso-para-margin-right:0in;
mso-para-margin-bottom:10.0pt;
mso-para-margin-left:0in;
line-height:115%;
mso-pagination:widow-orphan;
font-size:11.0pt;
font-family:"Calibri","sans-serif";
mso-ascii-font-family:Calibri;
mso-ascii-theme-font:minor-latin;
mso-fareast-font-family:"Times New Roman";
mso-fareast-theme-font:minor-fareast;
mso-hansi-font-family:Calibri;
mso-hansi-theme-font:minor-latin;}


“Waxa Kale Oo Aanu Ku Dadaali Doonaan In Aanu Bulshada Dhadhansiino Oo Aanu Kor U Sii Qaadno Cadaaladda Iyo Sinaanta “Wasiir Cali Waran Cadde
Hargeysa(Buraannews)8-9-2013-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed  (Cali Waran Cade) ayaa maanta  hor tagay Golaha Wakiiladda Somaliland si xog waran uga Siiyo Mudanayaasha aqalkaasi  xaalada iyo qorshayaasha ay ku hagaajinayaan nabad galyada iyo horumarka magaalooyinka Somaliland.
 
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Guddaha  md Cali Maxamed Waran Cade  oo sababta u golaha sharcidejinta ee Wakiiladda u hortagay ahayd  si loo ansixiyo shaqada  Wasaaradaasi ee uu qaranka u haydo oo uu hore Madaxweyne Axmed Siillaanyo ugu magacaabay,ayaa Wasiirku ugu horeyn halkaasi faahfaahin uu uga hor akhriyay ka hor intii aanay Xildhibaanadda Golahaasi si aqlabiyad ah ugu Cod gacantaag ahaa ku Ansixiniin.
 
Md Cali Maxamed Waran-Cade  oo arimahaasi ka hadlaayayna waxa uu yidhi “Hadii ay tahay xaga nabad galyada waxaanu wadnaa mashruucyo fara badan oo ay ka mid yihin sidii bulshada reer Somliland u dareemi lahaayeen in wasaaraddooda iyo xukumadooduba ay u heelan yihiin, in dadku markay guryhaooda ama suuqa joogaan inay dareemaan amni balaadhan oo ay ku nastaan oo ay ku naaloodaan, aniga oo tobaba riyo wax ka badal ku samayn doonaa ciidamada amaanka dhamaantoodba?.
 
Wasiirka Arrimaha Guddaha Md Cali Waran-cade oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi“Waxa kale oo aanu ku dadaali doonaan in aanu bulshada dhadhansiino oo aanu kor u sii qaadno cadaaladda iyo sinaanta, waxaanu ku dadaali doonaa hadii Alle yidhaahdo in aanu ilaalino xuquuqal iinsaanka shacabka reer Somaliland, maadama oo aanu xukuno ciidamada ilaaliya sharciga oo aanu walaalayno ciidamadaas sharciga sugaaya iyo bulshada reer Somaliland”
Wasiirka oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi“Wararbuu dhan xiirku  dhinac  eryey oo ah in dadka masaakiinta ah ee ganacsada ee tamarta yar ee meelaha qaarkood fadhiya in  la xaaqayo oo ay quruxdu jiidhi doonto, taas waxaan leeyahay taas waxbaka ma jiraan oo quruxda iyo ninka miskiinka ahi way wada socon doonaa, qofna meeshiisa laga qaadi maayo, laakin waxa aanu doonaynaa in meesha uu fadhiyaa ay noqoto meel nidaamsan oo nadiif ah oo wanaagsan. Dadkaa ilaa aanu u helno meelo ka qurux badan oo ka wanaagsan oo aanu samayno meelo ay ku shaqaystaan”
 
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Guddaha  md Cali Maxamed (Cali Waran Cade) waxa uu intaasi raaciyay    “Wax kasta oo runtii wasaaraddan hoos yimaada dhinaca amniga badah waxaanu wadnaa lafteeda mashruuc oo aanu doonayno in aanu ugu helno ciidankeena bada oo runtii ah ciidan aad iyo aad u muhima dhinaca dhaqaalaha iyo dhinaca nabad galyadaba oo badaheena oo runtii mudo dheer aad u dayacnaa sidii ay u hanan lahaayeen inay ilaaliyaan khayraadka ku jira, qalabkii ay ku shaqayn lahaayeen oo aanu wadno hada in aanu u soo kordhino si ay u hantaan nabad galyada badaheena iyo dhaqaalaha ku duugan labadaba”
 Hargeysa/Somaliland

 
 

Qubanaha VOA Ee Todobaadkan, Maamulka Obama Oo Aqalka Wakiilada Kuhawlan Siduu Cod Uga Heli Lahaa Ku Aadan Weerar Uu Ku Qaado Suuriya+Warbixin Kahadlaysa Shirkada Tagaasida Ee Muqdisho Oo Laga Hirgaliyay Halkaa 3 Bilood Kahor+ Qodobo Kale

$
0
0

VOA-(Idhanka)- Qubanaha VOA Ee Todobaadkan, Maamulka Obama Oo Aqalka Wakiilada Kuhawlan Siduu Cod Uga Heli Lahaa Ku Aadan Weerar Uu Ku Qaado Suuriya+Warbixin Kahadlaysa Shirkada Tagaasida Ee Muqdisho Oo Laga Hirgaliyay Halkaa 3 Bilood Kahor Iyo Qodobo Kale

 

Idhanka.com

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live