Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Waraysi Xiisa Badan Oo Lala Yeeshay Siyaasiga Weyn Ee Soomaliyeed Aqoonyahan Cali Khaliif Galaydh Oo Uu Arimo Badan Ku Iftiimiyay+ Halkan Ka Daawo Wareysigii Oo Dhamaystiran Hot Video

$
0
0

Lodon-(Idhanka)-Halkan Ka Daawo Waraysi Xiisa Badan Oo Lala Yeeshay Siyaasiga Weyn Ee Soomaliyeed Aqoonyahan Cali Khaliif Galaydh Oo Uu Arimo Badan Ku Iftiimiyay+ Hot Video

Idhanka.com


Shirkadda Genel Energy Ee Shidaalka Kabaadhaysay Barriga Somaliland Oo Gabi Ahaanba Kasoo Guurtay Bariga Dalka, Shaqaalaheediina Dibadda Uga Soo Saartay

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Shirkadda Genel Energy ee hawlaha sahaminta shidaalka ka waday gobalka Togdheer, ayaa qalabkeeda iyo shaqaalaheediiba ka soo daad guraysay gobalkaas, waxaanay u muuqataa inay shirkadu ka baxayso Somaliland. Ka soo bixitaankooda waxa ku weheliya shirkadda Tesla, oo iyadu ka sii hoos shaqaysa shirkadan Genel iyo shirkadda Olive Oil oo dhinaca amniga u qaabilsan.
Ilo xogogaal ah oo [...]

Reer Awdal Da’yartoodu Waxa Ay Ku Tartami Jireen Aqoonta,Tahriibkuna Waxa Uu Ahaa Mid Ku Yar, “Waxan Odhan Karaa Xukuumada Waa Mid Awoodeeda Shaqo Abuur Koobantahay”,Gudoomiyaha Gobolka Awdal

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo taliyaha laanta socdaalka ee Gobolka  ayaa maanta si wada jir ah u qabtay shir jaraa’id oo ay kaga warbixinayeen aafada baahsan ee tahriibka dhalinyarada Somaliland uu marayo gaar ahaan Gobolka Awdal.
Taliyaha laanta socdaalka Gobolka Awdal Mudane maxamed Cilmi Salsal oo ka hadlaya arintaas tahriibka ayaa waxa uu yidhi”Tahriibayaasha waxaa uhorta u [...]

Doorashadii Madaxtinimada Dalkaasi Australia Oo Caawa La Soo Gabogabeeyay Iyo Xisbiga Mucaaradka Ee Uu Hogaamiyo Mr.Tony Abbott Oo Si Wayn Ugu Guulaystay Xisbi Xaakinkii Muddo Gacanta Kuhayay Dalkana Badda Ku Daray

$
0
0

Melbourne-(Idhanka)-Waxa caawa la soo gabagabeeyey doorashadii lawada filaayey ee ka qabsoontay dalweynaha Australia. Hadaba maanta oo sabti ah oo bishu tahay 7 September 2013. ayaa  waxa shacabka reer Australia ay codkoodii si hagar la´aan ah ugu deeqeen xisbiga mucaaridka ah ee loo yaqaano. The Australia Liberal Party.
Xisbigaas oo si la yaableh uga guulaystay isla markaasna [...]

Raxan Dhalinyaro Soomaali-Swedish Ahayd Oo Aan Ilaa Hadda Lagaraneyn Meeshay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen Laakin Markii Dambe Warkooda Kusoo Gudbiyay Inay Jihaad U Tageen Suuriya

$
0
0

Örebro-(Idhanka)-Dhalinyaro Soomaali ah oo gaareysa 5 qof ayaa la sheegay in ay jihaad u tageen dagaalka ka socda dalka Syria. Dhalinyaradaan ayaa ka baxay xaafada Vivalla ee magaalada Örebro. Qaar ka mid ah familada dhalinyaradaan ayaa dhagaxaan ladhacay iyaga oo cadhaysan  eedna dusha ka saaray masjidka weyn ee magaalada Örebro iyagoo sheegay in halkaas lagu tashkiiliyay dhalinyaradaan.
Dhalinyaradaan ayaa [...]

Wasiirka Arimaha Guddaha Oo Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta Baaq Udiray , + Su’aalahii Golaha Wakiiladdu Wasiirka Ka Waydiiyeen Xaaladda Nabad-gelyo Ee dalka Iyo Bixitaanka Shirkadda Genel Energy Ee Somaliland

$
0
0

 

 
“Sababta  Ay U Baxday Shirkadda Genel Energy Iyada Looga Fadhiyaa “Wasiir Waran-Cadde
Hargeysa (Buraannews)9-9-2013-Wasiirka Arimaha Guddaha Md Cali Maxamed (Cali Waran-cade) ayaa Madasha la baxday  Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka ugu baaqay in ay ka degtoonaadaan Golle aanu sharcigu dhigaynin wixii tay tolo iyo soo jeedin hayaana uu albaabada u furay inay isaga ula yimaadaan.
Wasiirka Arimaha Guddaha Md Cali Maxamed (Cali Waran-cade) ayaa mar uu ka hadlaayay golaha Wakiiladda oo Su,aalo shaqada Wasaaraddiisa iyo Xaaladda guud ee dalka ka jirta wax ka waydiinaayay isla markaana Cod ku ansixiyay Masuuliyida uu Wasaaradddaasi ka hayo ayaaa sheegay in aanay ururka la baxay qabanin Shirwaynaha talo qaran ee ay sheegeen inay qabandoonaan maadaba ayuu ydhi Dastuurka Somaliland u ogal yahay marka ay xaaladdi timaado inay Shirweyne qaran qabantaan uun Golayaasha Baarlamaanka iyo Golaha Xukuumaddu.
Wasiirka Arimaha Guddaha Md Cali Maxamed (Cali Waran-cade) oo Warbaahinta la hadlaayay waxa uu yidhi “Waxa jira gar odayaal ah oo Sharaf iyo qadarinba anaga naba mudan inay maalin dhawayd warbaahinta ka hadlay oo anagana wada hadal iyo wada tashi hore noo socday ayaa ay ku dhawaaqeen in ay qabanayaan Shir qaran ah kolka arinta waxa aan doonayaa in aan arintaasi kaga jawaabo in qaranka aan anigu uga wakiil ahay arimaha nabadgelyadda oo aniga ayaa uga wakiil ah Madaxweynaha qaranka iyo Bulshaddaba oo xata Khuuradda Bulshadda in aan gaadhsiiyo dawladda iyo Madaxweynahaba waa Xilka aniga isaaran”
Md Cali Maxamed (Cali Waran-Cadde) oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi“Kolka waxa aan doonayaa in aan halkan maanta ka cadeeyo in aan aad u soo dhawaynayaa wixii talo ah ee analoo soo jeediyo oo wax kasta oo talo iyo tabasho ah oo ay sheeganayaan nimankan odayaasha ahi Albaabadaydu way u furan yihiin,oo wixii taageero ama talo ahna waanu ka qaadanaynaa waxaan xalin karana waan xalindoono wixii kalena Xukuumadda ayaan u gudbindoona iyo Madaxweynaha waxase aan jeclahay in aan halkan ka sheego hadii aad maqashaan waxii talo qaran ku saabsan in dadku Xilkeeda ku aaminay qarankan oo xilkeeda haysa waxaana talo qaran bixin kara Golayaasha sharciga ah iyo golayaasha Xukuumadda waa hadii uu dhib badani yimaado,Distoorka ayaana sidaas qoraaya oo sidaas ogol laakiin Ashqaas iyagu talo qaran qaban karta ma jirto,marka Saxiibaday waxa aan leeyahay wixii talo iyo tusaale ah albaabadu way idiinka furan yihiin wixiise qarannimadeeda dhaawacayaaya waxa aan jecelahay in aad idinkuna ka digtoonaataan oo aydaan dhegaha Bulshadda iyo dhegaha qaranka toona
 
Dhinaca kale Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Wasiirka arimaha guudaha intii aanay Ansixinin isagaa iyo Wasiiru dawlaha Waxbarashadda  Su’aalo waydiiyay ayaa waxa ugu horeyn Xildhibaanadii Kalfadhigii Golaha Wakiiladda ee shalay Wasiir Waran-cadde halkaasi su aalaha waydiiyay ka mid ahaa Xildh: Axmed Ibraahim Haybe oo ka mid ah Xidhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland waxa uu yidhi“Wasiir sida Warbaahinta aanu kaga war helay waxa dalka ka baxaysa Shirkadii Shidaal Baadhista bal arintaasi warbixin naga sii inay jirto iyo in kale?
Wasiirka arimaha Guddaha Md Cali Waran-Cadde “Arinta Shirkadda Shidaal baadhista ee Genel Energy waxa weeyaan arintu mid xageena(Somaliland) ka timid maaha oo nabadgelyo xumo xageena ka timidna maaha ,oo 5 Cisho ka hor waxa aan  tegay Burco oo Tuulooyin ayay ka cawdeen doonaayay wixii ay xaq u lahaayeen inay helaan wixii ay xaqa u lahaayeen oo ah sida Shaqaalaha oo kale arintaas ayuunba dhacday taana si wanaagsan ayaanu u soo dhamaynay mafsuudna way ahayd Shirkaddu (Shirkadda Genel Energy)dalkana haba yaraate wax nabadgelyo yaraan ah oo ka jira ma jiraan,nabadgelyo darada waxa aynu u naqaana marka waxa Xamar ka dhacayaa ay dhacaan oo aad arkayso dad qaarkiisi hore iyo qaarkiisi danbey ay u dhaxeeyaan xooga yar oo hargo ahi(dadka Muqdisho lagu qarxiyo)marka Ilaahay ayaa ku mahad leh ee dalkeena wax dhibaato nabadgelyo xuma ah oo ka jiraa ma jiraan wax dhacayna ma jiraan,Sababta  ay u baxday Shirkadda Genel Energy ayaa laga sugayaa oo barito(Maanta)ayaanu balansanahay hadii ALLE idmo si ay inooga waramaan wixii debadda ah ee inaga awoodeena ka baxsan”
Wasiirka arimaha Guddaha Md Cali Waran-Cadde ka jawaabaya waxa ay tahay Shaqada Ciidanka loo yaqaano RRU-da  waxa uu yidhi “Waxyaabaha qaar waxa weeyaan Sir oo waxa aynu ugu talo galay in aynu Cadawgeena kaga guulaysano oo waa tabo dagaal, waxna waa tabo guud  oo horta  Ciidankan RRU-du waa Ciidan aad u habaysan oo  waxa loogu talo galay Agagixisada ,runtiina anigu intii aan imi Xafiiskan waxa aan ka saaray Ciidankan RRU-du inay xidhiidh la yeeshaan Shacabka waanan xareeyay oo Xero ayaan ku xareeyay waxa kaliya ee shaqadoodu tahay inay waxa ay Caalamku ka cabanayaan ee Argagixisada ay qaranka iyo umaddaba ka difaacaan,marka waa Ciidan u haybaysan inay dalkooda wax ka difaacaan ee maaha Ciidan u haybaysan inay Bulshadda waxyeelaan,
Xidhibaan  Maxamed  Cismaan (Bulqaas) Wasiir Gobolka Sanaag badh ka mid ah Maamul magac u yaal ah ayaa ka jira oo Xukuumaddahii hore ee Somaliland ka jiray iyo tan imikuba way ka dhego adaygeen inay maamulka ku fidiyaan kolka maadama oo aad cusub tahay maxaa kaaga qorshaysan si aad u soo xero galiso?  Md Cali Maxamed (Cali Waran-Cadde ) oo Su’aasha Xidhibaan Bulqaas ka jawaabayay waxa uu yidhi “Arimaha Goboladda Bariga ama Gobolka Sanaag anigu waxa aan ahay dadka Xogogaalka u  ah wadankan waxa aan hargeysa soo joogay aniga oo marka aan guraygayga ka soo baxo ee aan doonaayo in aan Madaxtooyadda imaado dadka badankiisu dhexda ayuu igaga hadhi jiray,dabadeedna waan iska soo socon jiray oo waxa aan iman jiray Madaxtooyadda aniga oo kaligay ah,waxa aan garanayaa hargeysa oo qaybna la joogo qaybna Bisaaska iyo aydu yaacayso hadana dawladnimo la sheeganaayo waxa kale oo aan garanayaa qoyska aan ka dhashay oo qaranka ka hor yimid oo ana aan dhex ordaayo iyado aan markii danbeyna ku guulaystay,dhan xiirkii inagu dhex jiray markaasna wuu guuray oo dhahar ayuu marayaa imika dhaharna adiga(Xildhibaan Bulqaas)ka soo jeeda ayaan u malaynayaa,kolka waxa aan filayaa sidii aan u qabqabtay Qarandiidkaygii waliba iyado aanan haynin wasiiro dawlo igarab gala,laakiin waxa aan jeclahay in aan ku garab galo oo wixii halkaasi laga qabanaayo aad in yar iga yara horeyso oo aan ana ku daba galo”
Xildh:Maxamed Xaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ina Su’aal waydiiyay Wasiirka waxa uu yidhi “Wasiir waxa ka taagan dhibaato wayn dhinaca Mudaharaadka oo maalin ayaa waxa dhacaday Wasiir nimanka aad imika leedahay Argagixiso ayaa loo tababaray ee RRU-da ayaa intay na soo doonteen waliba rasaas dabada noo qabtay waxa ka dhawaa meesha Isguul aadbaanu uga baqnay inay isku dhacaan Caruurtii Isguulka dhiganaysay iyo RRU-du kolka Wasiir ma kula tahay in hadii Wasaaradda arimaha gudahu ogolaato in la banaan baxo aanay soo faro gelinin Ciidanku?
Md Cali Maxamed (Cali Waran-Cadde ) oo Xildhibaan Maxamed Xaaji u jabaabayay waxa uu yidhi  “Su’aasha Mudarahaadyada aad ayaan kaaga mahadcalinayaa, waxa aad iga codsatay in aanan dhiigii hore dhiig ku darin laakiin Somalidu waxay ku maahmaahda ninka aan dhiigii hooyadii dhiig ku darini nin maaha,kolka inaan anigu dhiigii hore dhiig kale ku darin waan kaa aqbalay,laakiin Xidhibaanadiinan iyo Shacabkana mid ayaan ka codsanayaa oo waxa aan leeyahay oo waxa weeye aduunyadda Mudarahaadka waa la dhigaa 1:waxa weeyaan inuu shacabku yaqaano sida loo mudaharaado oo dadku inta ay Boodhadh soo qaataan ayay si asluub leh u sheegaan waxa  ay doonayaan inagase wexeenu way ka duwan yihiintaas oo waxa dhacda inay dhalinyaradeenu ay meheraddaha isku qaado ama tuugta Xabsiyadda laga soo daayay ay markana isku qaadaan Dumarka Dahabka iyo Sariflayaasha lacagta wadooyinka dhigay taasina ay sababto dhibaato laxaad leh,kolka waxa aanu idinka codsanaynaa inta aan keenaayo qalabkii loogu talo galay mudaharaadka in aanay dadkeenu samaynin Mudaharaadka”
 
Wasiirka Arimaha Guddaha oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Todobaadkan waxa aanu furayna Academiga Tababarka Saraakiisha Madheera waxanan ku xarayndoona Raga qaatay Derojooyinka qaatay ee uu u sareeyo Kabtanka  ilaa Xidiglaha si looga dhaadhiciyo qiimaha iyo Sharafta  ay leedahay  derojada garbaha u sudhani  iyo sidii uu ula dhaqmilahaa derojada garbahiisa sudhan ayaanu hawsheeda wadna waanad maqlidoontaan hadii ALLE yidhaahdo”
Xildh:Siciid  “Wasiir Diyaar ma u tahay in maalin cad oo inta aad Warbaahinta u yeedho in aad Libaaxyadda ka saarto Libaaxyadaadi magaaladda ka saarto?“Horta Xildhibaan Siciidoow waxa aan kala garan lahay in aad Fulay tahay iyo inay dhanka Libaaxyada uun tahay marka waxa aan ku leeyahay Bahalahii waan kaa hayaaye ee bal ha ka baqanin Bahaladuna(Libaax yaduna)way badan yihiin oo waa Sagaal laakiin laba waynagii Jabuuti ku caawinay imikana 7-ba ayaa jooga soona dayn maayo oo bulshadda waan ka haynayaa laakiin Libaaxani waa awliyo oo Subaxdii waabo Eedaama oo Bahalka Cidiisa ayaaba aad umacaan marka aad barato,waxase aan imika rajaynayaa in aan u sameeyo (ZOO) Beerta Xaya-waanka oo wayn si  Bulshaddu ugu aydo aniguna isaga ayaan ku Toosa laakiin waa ay fiican tahay waxana ka sii fiican inay dhalinyarteenu bartaan Xayawaanka dalkeena ka sii dabar go’aaya noocyadiisa kala duwan, marka waxa aan Golaha Wakiiladda ka xodsanayaa inay $10 Doolar oo aan ku hirgalino Beertaasi Dalxiiska Xayawaanka ay noo ansixiyaan ,bulshadana waan ka codsandoono mida kale waxa aan rajaynaa in aan hayo xaywaan qaranku leeyahay oo dalka ka sii dabar go’aya “
 
Hargeysa/Somaliland

Madaxweynaha Soomaaliya oo caawa ku hoyanaya magaalada baledweyne

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiq maxamud ayaa cawa waxa uu ku hoyanayaa magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiraan.
Wararka aanu caawa ka helayno magaaladasi ayaa shegay in bandow lagu soo rogay degaanada magaladasi iyadoona amaanka gobolka Hiraan ay sugayaan ciidamo isku dhaf ah oo isugu jira kuwa ethiopia,AMISOM iyo ciidamada Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa waxa uu kulamo kula qaadanaya magaladasi masuuliyinta gobolka Hiraan.
Weli ma cada hadafka boqashada madaxweynaha e Hiraan.
 
Buraannews.com-Muqdisho

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Wasiiradda, Arrimaha Gudaha Iyo Wasiiru dawlaha Waxbarashadda

$
0
0

Normal
0

false
false
false

EN-US
X-NONE
X-NONE

DefSemiHidden="true" DefQFormat="false" DefPriority="99"
LatentStyleCount="267">

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Normal"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="heading 1"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Title"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtitle"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Strong"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Table Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="No Spacing"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="List Paragraph"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Quote"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Quote"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Reference"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Reference"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Book Title"/>

/* Style Definitions */
table.MsoNormalTable
{mso-style-name:"Table Normal";
mso-tstyle-rowband-size:0;
mso-tstyle-colband-size:0;
mso-style-noshow:yes;
mso-style-priority:99;
mso-style-qformat:yes;
mso-style-parent:"";
mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt;
mso-para-margin-top:0in;
mso-para-margin-right:0in;
mso-para-margin-bottom:10.0pt;
mso-para-margin-left:0in;
line-height:115%;
mso-pagination:widow-orphan;
font-size:11.0pt;
font-family:"Calibri","sans-serif";
mso-ascii-font-family:Calibri;
mso-ascii-theme-font:minor-latin;
mso-fareast-font-family:"Times New Roman";
mso-fareast-theme-font:minor-fareast;
mso-hansi-font-family:Calibri;
mso-hansi-theme-font:minor-latin;}

Hargeysa(Buraannews)8-9-2013-Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si wada jir ah u ansixiyay Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed  (Cali Waran Cade) iyo Wasiiru dawlaha Wasaaradda Waxbarashadda  Axmed Nuur Faahiye oo ka mid ah Wasiiraddii dhawaan Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxmed (Siillaanyo) uu Digreetadda ku magacaabay  hor tagay Golaha Wakiiladda Somaliland.
Kalfadhigii shalay ee Golaha Wakiiladda oo uu Shirguddoominaayay Gudddoomiyaha Golahaasi  Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro)ayaa waxay golahu fadhigoodaasi ay yeesheen shalay ku Ansixiyeen labadaasi wasiir oo ugu horeyn Xoghayaha Golaha Wakiilaadu ka hor akhriyay CV-gooda oo dhamaystiran iyo shaqooyinkii ay hore u soo qabteen.
Markii Shirgudoonka iyo Mudanayaasha golahu si mug leh u dhegaysteen Waxbixinta labadaasi Wasiir ayay Cod Aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xilka uu Madaxweyne Axmed Siillaanyo u igmaday Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Wasiiru dawlaha Waxbarashadda Somaliland sidaasina golahu ku ogolaaday inay Wasiiraddaasu Xilalkooda ku gutaan”
 si xog waran uga Siiyo Mudanayaasha aqalkaasi  xaalada iyo qorshayaasha ay ku hagaajinayaan nabad galyada iyo horumarka magaalooyinka Somaliland.
Hargeysa/Somaliland


DHAGAYSO:Milkiilaha Maqaayad shalay la qarxiyay ee The Vilage oo hadal kulul u diray Al-shabab

$
0
0

Axmed Vilage oo ah milkilaha maqaayada the Vilage ayaa si kulul uga hadlay eedeyn kaga timid Al-shabab oo ku aadana in MI5 uu u shaqeeyo
Halkaan ka dhageyso codka Axmed Vilage
axmd vilage
 
 
Buraannews.com-Muqdisho

Waa Hees la Magac Baxday:-(Tolow Yaa Inoo Maqan) Oo Ka Hadlaysa Tahriibka Dhibkiisa Iyo Xanuunkiisa Waxa Soogaadha Tahriibayaasha, Isla Markaana Ay Soo Saareen Fanaaniinta Xidigaha Geeska Halkan Kadaawo

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Halkan Kadaawo Hees la Magac Baxday:-(Tolow Yaa Inoo Maqan) Oo Ka Hadlaysa Tahriibka Isla Markaana Ay Soo Saareen Fanaaniinta Xidigaha Geeska.

Idhanka.com

Madaxwyne Axmed Siilaanyo Oo Maanta Dhagax Dhigay Rugta Buugaagta Ee Heer Qaran Oo Laga Dhisi Doono Magaalada Hargeysa+Halkan Ka Daawo Sawirrada

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Madaxweynaha somaliland ayaa maanta dhagax dhigay xarun cusub oo loo dhisi doono rugta buugaagta Somaliland ee Somaliland National Library.
Xaruntan ayaa loogu tala galay inay noqoto rugta buugaagta heer qaranka ee Somaliland taas oo mudooyinkii ugu danbeeyey abaabulkeeda lagu jiray sidii loo hir gelin lahaa.
Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare marwo SamSam Cabdi Aadan oo ka [...]

Madaxwayne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng.C/raxmaan Ismaaciil “Saylici” Oo Safar Caafimaad Maanta Ugu Kicitimay Dalka Imaaraadka Carabta Iyo Xaaladiisa Caafimaad +Halkan Kadaawo Video

$
0
0

Berbera-(Idhanka)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi ismaaciil Sayalici ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraatka, waxaanu ka duulay madaarka Berbera,Lama oga ujeedada safarka Madaxweyne ku-xigeenka Hase yeeshee waxa la filayaa in uu ku biro doono Wefti wasiiro ah oo halkaas uga sii horeeyay, kuwaas oo ay ka mid yihiin wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo [...]

Wasaarada Caafimaadka Gobolka Awdal Iyo Hay’ada ANPPCAN Oo Si Wada Jir Ah 40 Xubnood Oo Ka Kala Yimid Degmooyinka Hoos Yimaada Baki,Lughaya Iyo Boorama U Qabtay Barnaamuj Wacyigalineed

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Wasaarada Caafimaadka Iyo Hay’ada Anppcan oo is kaashanay ayaa maanta kulan wacyigalineed oo ku saabsan la dagaalanka cudurka Duumada ama kinaacada ayaa lagu magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal waxaana ka qayb qaadanayay 40 xubnood oo daryeelayaasha caafimaadka ah oo ka kala yimid tuulooyin hoos yimaada degmooyinka Baki Lughaya iyo Boorama.
Kulankan oo socon doona mudo [...]

Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Wafdigiisa Oo Caawa Ku Sugan Baladweyne Iyo Amniga Oo La Adkeeyay Halkan Kadaawo Sida Loosoo Dhaweeyay+Sawiro

$
0
0

Baladweyn-(Idhanka)—Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasoo ay caawa ku hoyan doonaan.
Wafdiga madaxweynaha oo isugu jira, wasiirro, xildhibaanno, taliyeyaasha ciidamada iyo xubno ka tirsan madaxtooyada ayaa inta Baladweyne ay joogaan waxay la kulmi doonaan qaybaha bulshada iyo maamulka gobolka. Ammaanka guud ee [...]

Xaglo Toosiye Oo Afka Goostey Cali Khaliif Galaydh “Galaydh Waxaan Leehay Markii Colaadu Jirtay Ayaad Wax Ka Tari Lahayd Ee Colaada Umadda Ka Jooji Oo Ku Dayo Prof.Samatar” Wasiir Xaglo Toosiye Halkan Kadaawo Video

$
0
0

Abu Dubai-(Idhanka)-ugu horeyn wasiirka wasaarada caafimaadka Soomaaliland  Md. Saluiman Ahmed Isse Oo khudbad dheer ka jeediyay xafladii jaliyada reer Soomaliland ee Imaratka Carab ku qaabileen,
wasiir Dr Saluiman Xaglatoosiye ayaa jaaliyada uga mahad celiyay sidaa fiican loogu soo dhaweyay imaratka, mahadcelinta ka dib, wasiirka oo khudbad dheer ka jeediyay ayaa khudbadiisa ku bilaabay:- Dalkii Waad KaWar Haysaan [...]


Raisal wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Yemen

$
0
0

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” ayaa magaaladda Sanca ee dalka Yemen kula kulmay  Madaxweynaha dalka Yemen Mudane Cabdu Rabbuh Mansur iyo Ra’isul Wasaaraha Yemen Mudane Maxamed Saalim Bassanduwa iyagoo ka wada hadlay iskaashi cusub oo dhex mari doona dalalka Soomaaliya iyo Yemen oo ay ka dhaxayso taariikh Iskaashi, Ganacsi iyo mid dhaqan.
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliyana ayaa ka warbixiyay siyaasadda Dawladda ee soo celinta Amniga, Shirka Brussels ee 16-ka September ka furmaya dalka Belgium oo horseedi doona Dib-u-dhiska dalka, heshiiskii Addis Ababa ee Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Maamulka Kumeel gaarka ah ee Juba iyo Wada-hadaladda ay kula jiraan Somaliland.
“Waxaan ku soconaa dariiqii aan ku gaarsiin lahayn Soomaaliya in ay ka dhacdo doorasho xor ah oo dadweynuhu ay ku xushaan cidda ay u arkaan in ay u hogaamiso Dawladnimadda iyo hirgalinta Dastuur rasmi ah oo Soomaaliya ay yeelato, waxaa sidoo kale aan ku guda jirnaa shirar dib-u-heshiisiineed oo aan isugu furayno quluubta Shacabka soomaaliyeed, Yemen waxaa ay kamid tahay Dawladaha aan jecelnahay in ay gacan ka gaystaan sidii loo xaqiijin lahaa dhamaan isbadaladaasi aan rabno in dalka ay ka dhacdo” Ayuu yiri Ra’isul Wasaare Saacid
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay Dawladda Yemen kaalinta ay ka qaateen soo dhoweynta Qaxootiga Soomaaliyeed, iyo la dagaalanka Burcad badeedka, waxuuna codsaday  in ay taakulayn u fidiyaan Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen iyo sidii wadajir la isaga kaashan lahaa, loogana hortagi lahaa Tahriibka
Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha Yeman ayaa sheegay in labada dal ay ka dhexeeyaan waxyaabo faro badan, muhiimna ay tahay  in la adkeeyo xariirka ka dhaxeeya labada wadan.
“Waxaan diyaar u nahay in aan idinka caawino sidii ay Soomaaliya kusoo kaban lahayd maadaama aan wadaagno waxyaabo aad u fara badan isla markaana xiriir dheer uu ka dhaxeeyo Yemen iyo Soomaaliya” Ayuu yiri Ra’iusl Wasaaraha Yemen Maxamed Saalim Bassanduwa oo ka hadlayay Shirka Golaha Wasiiradda ee Yemen.
Waxaa sidoo kale Maanta Ra’isul wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisu ay kulan gaar ah la qaateen Madaxweynaha Dalka Yemen  Mudane Cabdu Rabbuh Mansur iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen Xaaladda Soomaaliya iyo fursadaha muuqda ee Dawladda Soomaaliya ay ku talaabsatay.
Madaxweynaha Yemen waxaa uu sheegay in ay ku faraxsan yihiin in Soomaaliya u muuqato in ay kasoo kabanayso dhibaatooyinkii dalka ka dhacay muddada dheer isagoo dhanka kalana xusay in bulshadda caalamku ay hadda diyaar u tahay sidii ay ku caawin lahaayd Soomaaliya.
Markii ay kulamadan soo idlaadeen waxaa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisu ay qado sharaf u sameeyeen Ra’isul wasaaraha Yemen iyo Xubno ka socday Golihiisa Wasiiradda.  Waxaa sidoo kale la filayaa in Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa in ay caawa la kulmaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Yemen.

Buraannews.com-Muqdisho

Ethiopian Airline Oo Markii Labaad Hakad Gelisay Duulimaadkeedii Hargeysa Iyo Rakaabkii ku Qoraa Duulimaadkeeda Oo Hor Tuban Xafiiskii Wakiilka Diyaarada.

$
0
0

Normal
0

false
false
false

EN-US
X-NONE
X-NONE

MicrosoftInternetExplorer4

DefSemiHidden="true" DefQFormat="false" DefPriority="99"
LatentStyleCount="267">

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Normal"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="heading 1"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Title"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtitle"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Strong"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Table Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="No Spacing"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="List Paragraph"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Quote"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Quote"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Reference"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Reference"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Book Title"/>

/* Style Definitions */
table.MsoNormalTable
{mso-style-name:"Table Normal";
mso-tstyle-rowband-size:0;
mso-tstyle-colband-size:0;
mso-style-noshow:yes;
mso-style-priority:99;
mso-style-qformat:yes;
mso-style-parent:"";
mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt;
mso-para-margin-top:0in;
mso-para-margin-right:0in;
mso-para-margin-bottom:10.0pt;
mso-para-margin-left:0in;
line-height:115%;
mso-pagination:widow-orphan;
font-size:11.0pt;
font-family:"Calibri","sans-serif";
mso-ascii-font-family:Calibri;
mso-ascii-theme-font:minor-latin;
mso-fareast-font-family:"Times New Roman";
mso-fareast-theme-font:minor-fareast;
mso-hansi-font-family:Calibri;
mso-hansi-theme-font:minor-latin;}

Hargeysa (Burhaan) Diyaaradda Rakaabka ee Ethiopian Airline ayaa maalintii labaad aan soo cago dhigan Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa, kaas oo saamayn xoogan ku yeeshay rakaabkii diyaaradaasi u diwaangashanaa in ay u sii raacaan Magaaladda Adis Ababa Ee Xarunta dalka Ethiopia.
Si dhab ah looma oga sababta ay diyaaradaasi duulimaadkeedii u hakisay iyada oo ay noqonayso markii labaad ee ay joojiso, iyada oo todobaad uun ka hor ay ku beegnayd markii maalin keli ah laga war helay in ay hakisay duulimaadkeedii Hargeysa.

Rakaabka diyaaradaasi ayaa maalintii labaad hor tuban Xafiiska ay shirkadaasi ku leedahay Hargeysa, kuwaas oo rajo ka qaba in ay mar uun u raacaan diyaaradaasi halkii uu duulimaadkoodu ku eekaa.


Xafiiska Shirkadaasi oo aanu goor dhaweyd booqanay si aanu xog-ogaal ugu noqono bal waxa ka socda meesha ayaa gabi ahaanba qufulnaa, noomaynay suurtogelin in aanu la kulano cid ka tirsan shirkadaasi.
Qaar ka mid ah rakaabkii diyaaradaasi u diiwaangashanaa oo aanu isku daynay in aanu waraysiyo ka qaadno ayaanay noo suurtogelin, waxaanay gabi ahaantoodba ka gaabsadeen in ay wax ka yidhaahdaan dhibaatadda la soo deristay.
Wasaaradda Duulista Hawadda iyo gaadiidka Cirka oo iyadu hore u shaacisay In ay dhamaystirtay Dayactir lagu sameeyay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa ayaan wax war ah ka soo saarin waxa ku dhacay Diyaaradda Ethiopian Airline.
 Hargeysa/Somaliland

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Xeerkii Ugu Horeeyay Ee Xukuumaddu Soo Samayso Horgeeyay Golaha Wakiiladda,

$
0
0

Normal
0

false
false
false

EN-US
X-NONE
X-NONE

MicrosoftInternetExplorer4

DefSemiHidden="true" DefQFormat="false" DefPriority="99"
LatentStyleCount="267">

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Normal"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="heading 1"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Title"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtitle"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Strong"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Table Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="No Spacing"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="List Paragraph"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Quote"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Quote"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 1"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 2"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 3"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 4"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 5"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Shading Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Light Grid Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Shading 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium List 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 1 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 2 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Medium Grid 3 Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Dark List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Shading Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful List Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" Name="Colorful Grid Accent 6"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Emphasis"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Subtle Reference"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Intense Reference"/>

UnhideWhenUsed="false" QFormat="true" Name="Book Title"/>

/* Style Definitions */
table.MsoNormalTable
{mso-style-name:"Table Normal";
mso-tstyle-rowband-size:0;
mso-tstyle-colband-size:0;
mso-style-noshow:yes;
mso-style-priority:99;
mso-style-qformat:yes;
mso-style-parent:"";
mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt;
mso-para-margin-top:0in;
mso-para-margin-right:0in;
mso-para-margin-bottom:10.0pt;
mso-para-margin-left:0in;
line-height:115%;
mso-pagination:widow-orphan;
font-size:11.0pt;
font-family:"Calibri","sans-serif";
mso-ascii-font-family:Calibri;
mso-ascii-theme-font:minor-latin;
mso-fareast-font-family:"Times New Roman";
mso-fareast-theme-font:minor-fareast;
mso-hansi-font-family:Calibri;
mso-hansi-theme-font:minor-latin;}


Hargeysa (Buraannews)10-9-2013-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland  ayaa golaha Wakiiladda horkeenay ,Sharaxaadna  ka bixiyay Xeerka Horumarinta Wadooyinka Somaliland oo noqonaaya Xeerkii ugu horeeyay   Golaha Xukuumadda ee Wasiiraddu soo saaraan.
Xeerkan Cusub ee Wasiirka Madaxtooyadda md Xirsi Cali Xaaji Xasan horkeenay oo uu si faahfaahsan ugu xog waramay qodobada uu ka kooban yahay Xeerku iyo muhiimadda uu u leeyahay dalka in la sameeyo Xeerka Horumarinta Wadooyinku ayaa sheegay inay samaynta Xeerkani ay Golaha Wasiiraddu markii ugu horeysay soo sameeyeen ay ka danbeysay baahiyaha qaranka oo u baahan in loo sameeyo Sharciga.
Xeerkan Cusub ee Wasiirka Madaxtooyadda md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ugu horeyn ka hadlaayay sababta xeerkan Golaha Wasiiraddu u soo sameeyeen waxa uu yidhi“Waxa aan golaha mar labaad u hor imid in aan idiin aan sharaxo  Xeerka  horumarinta Wadaayinka Somaliland oo ay Xukuumaddu soo gudbisay golaha Wasiiradduna u codeeyeen,Mudanayaal sida aad ka warhaysaan Xeerarku nidaamka Sharci ee ay soo maraan waa inay Xukuumaddu soo diyaariso oo soo Deraasayso iyada oo ka turjumaysa Baahiyaha qaranka una soo gudbiso golaha wakiiladda oo sidaasna ku maro ilaa golaha Guurtidda ilaa Madaxweynahu ka saxeexaayo”
Wasiir Xirsi oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi“Waxa kale oo jirta in Xildhibaanadda unki karaan ama abuuri karaan Xeer hadii loo baahdo ka turjumi kara baahida qaranka,Xukuumaddu iyada oo ka doodaysa baahida qaranka ayay waxay diyaarisay Xeerkan,runtiina Xeerarka baahida ayaa keenta Haahida nooceedaasna Xukuumaddu way soo diyaarisa oo waa la soo qorsheeyaa oo Golaha Xukuumadda ayaa ka dooda oo soo diyaarisay,marka halkana maanta wixii sharaxaad iy Su,aalo na looga baahdo ayaanu kaga jawaabaynaa”
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka hadlaayay Wasadooyinka Halbawlayaasha  ah ee goboladda dalka isku xidha ee dhismahoodu dalka ka socdo waxa uu yidhi “Rabitaankii wanaagsanaa ee dawlada madaxweynuhu la timid ee ahaa abaabulka iyo horu marka inay is abaabuleen bulsho kala duwan oo reer Somaliland ah  iyaga oo dawlada  kaashanaya kuwaas oo u dhaqaaqay inay wadooyinka dhistaan, xukuumaduna arinta noocaas ah waxay ku qasbanayd inay gacan libaax ka gaysato oo ay dhiiri geliso bulshadeeda, inta bulshada laga soo helay mooyeene waxay diyaarisay dhaqaalihii kale ee loogu tala galay wadooyinka”
 Wasiirka Madaxtooyada Somaliland  Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxa uu intaasi raaciyay “ Waxaana soconayey wadooyin dhawra oo ay xukuumadu hir gelinaysay iyo kuwa ay shacabku hir gelinayeen waxaana  soconayey wadada dheer ee ka tagta degmada Dilla ilaa Boorama taas oo lagu daray 4km iyada oo bulshaduna ay aad uga qayb qaateen dhismaha wadadaas aniga oo dadka reer Boorame uga mahad celinaya sida ay uga qayb qaateen dhismaha wadaadas, sidoo kale wadada isku xidha magaalada Hargeysa iyo degmada Salaxley oo la bilaabay ,wadada isku xidha Oodweyne Iyo Burco oo la bilaabay, wadada isku xidha Wajaale iyo Kalabaydh kuwaas oo dhamaantood ah waddooyin cusub iyo wadooyin kale oo u baahnaa in gacan laga gaysto sida wadada Tabca iyo wadada isku xidha Dilla iyo Dhudi oo ah waddo kooban iyo wadada abaabulkeedu sacdo ee isku xidha Balli-gubadle iyo Hargeysa iyo wadada Dawga Cad”
Hargeysa/Somaliland

Diyaaradda Ehtiopian Airlines Oo Hakisay Duulamaadkeedii Ay Ku Iman Laheyd Somaliland + Rakaabkii Raaci Lahaa Oo Maalintii Labaad Ku Cadilanay Iyagoo Hor Tubana Xafiisyada Ay Ku Leedahay Shirkadu Magaalada Hargeysa+Sawiro

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-adka isticmaala Duulimaad-yada Diyaaradda Ethiopian Airline ayaa maalintii labaad ku cadiban Magaalada Hargeysa ka dib
Duulimaad-yadii Shirkadaasi oo Baaqday. Dad iskugu jira Caruur iyo Dad waawayn oo Sita Alaabada ay ku safrayeen ayaa ilaa Shalay ku Dul habsaansan Afaafka hore ee Xafiiska Shirkaddu ku leedahay Magaalada Hargeysa.
Qaar ka mida Dadka Rakaabka ah ee Shalay ku Qornaa [...]

War-Deg-Dega.Banaanbax Rabshado Wata Oo Rasaas Ooda La Iskaga Qaaday Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Oo Maanta Ilaa Shalay Ka Dhacaya Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag + Hot Video

$
0
0

Ceerigaabo-(Idhanka)-Banaanbax Rabshado Wata Oo Rasaas Hadhka La Iskaga Dhigay Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Oo Maanta Ilaa Shalay Ka Dhacaya Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag + Hot Vide

Idhanka.com

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live