Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani Md. Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Xeerka Cashuur Kordhinta Ee Horyaala Golaha Wakiilada Shir Jaraa’id Oo Uu Ku Qabtay Magaalada Borama Halkan Kadaawo Video

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani Mudane Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Xeerka Cashuur Kordhinta Ee Horyaala Golaha Wakiilada Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Borama ayaa waxa uu ku sheegay..

Idhanka.com


Wasiirada Arrimaha Dibadda Ahna Raysal Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Marwo. Foosiya Oo Sheegtay Inaysan Ciidamada Kenya Ka Bixi Doonin Soomaaliya

$
0
0

Mugadishu-(Idhanka)-Wasiirada arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in ciidamada Kenya aysan ka bixi doonin gudaha Soomaaliya, ayna qayb ka yihiin howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.
Fowsiyo Yuusuf oo ka mid ah wafdiga uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku sugan dalka Mareykanka ayaa u sheegtay VOA-da, ayaa sheegtay in weerarka ay [...]

“Hoboladii Qarniga Haybta Soomaliyeed Habsocod Faneed Horaantii Hubkoow” Halkan Kadaawo Hees Dhaanto Heersare Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Fanaaniin Khadra Daahir Cige Hogaaminaysay Oo Jijiga Tegay

$
0
0

Jijiga-(Idhanka)-”Hoboladii Qarniga Haybta Soomaliyeed Habsocod Faneed Horaantii Hubkoow” halkan kadaawo hees dhaanto heersare ah oo lagu soo dhaweeyay fanaaniin Khadra Daahir Cige hogaaminaysay oo Jijiga tegay

Idhank.com

Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Westgate Mall Ayaa Sheegaya In Lagu Dilay Qaar Kamid Ah Qoyska Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta Weerarkii Lagu Qaaday Westgate Halkan Kadaawo Video Rabshadii Oo Socota

$
0
0

Nairobi-(Idhanka)-Warar soo baxay ayaa sheegaya in xubno kamid ah qoyska madaxweynaha dalka Kenya ay ku jireen dadkii lagu dilay weerarka lagu qaaday xarunta gacacsiga ee Westgate.
Inkastoo aan la cadayn tirada qaraabada madaxweynaha ee ku dhimatay weerarka lagu qaaday Westgate madaxweynaha Kenya oo xalay dadweynaha khudbad u jeediyay ayaa ka dhawaajiyay arrinkaasi.
“Waan dareensanahay xanuunka aad dareeemaysiin, [...]

Afhayeenka Guud Ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere), Ayaa Wuxuu Iclaamiyay Inay Iyagu Ka Dambeeyeen Weerarkaan, Isla-markaana Ay Qaadeen Ciidan Si Gaar Ah Loo Soo Diyaariyay

$
0
0

Baraawe-(Idhanka) Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere), ayaa wuxuu daboolka ka qaaday inay waxyeelo gaarsiiyeen Dowladda iyo dadka reer Kenya.
Afhayeenka guud ee Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu iclaamiyay inay iyagu ka dambeeyeen weerarkaan, isla-markaana ay qaadeen Ciidan si gaar ah loo soo diyaariyay.
Afhayeenka ayaa wuxuu tilmaamay in Ciidamada Al Shabaab, ay u suurta gashay [...]

Three Kenyan soldiers killed in Westgate Mall terror attack

$
0
0

NAIROBI, KENYA: Three Kenyan soldiers lost their lives as they gallantly fought to save hostages from the jaws of death at the ill-fated Westgate Shopping Mall in Nairobi.
Another eight are battling for their lives in hospital after sustaining injuries during the delicate rescue operations
The Chief of Kenya Defence Forces ( KDF) General Julius Karangi said 11 soldiers sustained injuries and were admitted at Defence Forces Memorial Hospital.” Regrettably, three of them succumbed to their injuries.”
The number of soldiers killed in the operation adds to the death toll of 62 civilians among them several foreigners who were shot dead by the attackers.
A statement sent by military spokesman Colonel Cyrus Oguna said the KDF have not been deterred in the efforts of undertaking mop up operations inside the Westgate Mall building.
“The delicate and complex nature of the Westgate Mall siege rescue operation called for extreme care and caution to ensure the safety and security of the hostages. KDF approached this mission with the highest degree of professionalism.” Oguna said in a statement to Standard Digital.
The CDF Karangi condoled the families of the fallen soldiers and hailed them as “part of our modern day heroes who have paid the ultimate price in the defence of their country.”
 
“We wish to affirm that such cowardly acts of terrorism will not dampen KDF resolve to ensure that peace and stability is regained in Somalia and in the region.” The Statement added.
Source: standard

Waaxda Sirdoonka Kenya Oo sheegtay in Al-Shabaab ay Shabakado Cusub ay kasameysteen Mombassa iyo Magaaloyin kale oo Kenya ka tirsan .

$
0
0

Nairobi (Sh M Network)–Waaxda Sirdoonka dalka kenya ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in ay heleen Warar sheegaya in Xarakada AL-Shabaab ay Shabakad cusub ka hirgaliyeen Magaalo Xeebeedka Mombassa.
Waaxda Sirdoonka Qaranka Kenya ayaa sheegtay in Afar Nin oo Al Shabaab ah ay ka soo talaabeen xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya ayna u soo gudbeen Magaalada Kiunga kadibna ay ugu dambeyntii soo galeen Magaalada Mombassa qiyaastii Bishii August 15 si ay uga mid noqdaan Laan cusub oo ay Al-Shabaab ay leeyihiin oo ay ku jiraan labo Wadaad oo Xag jir ah.
Mid kamid ah Wadaadaasi ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay Ismaaciil lakiin wadaadka kaleeto Magaciisa ayaanan lagu xusin warbixinta, hase ahaatee waxaa la sheegay in Wadaadka aan Magaciisa la sheegin uu yahay Hogaamiyaha Shabakada ay Dhaq dhaaqa Al-Shabaab ku leeyihiin Magaalada Mtopanga.
Warbixinta oo Nuqul kamid ah uu daabacay Wargayska Standard Digital ayaa lagu sheegay in Afar Ruux oo aan la sheegin Wadamada ay u kala dhasheen  ay yihiin Jihaadayaal Cusub oo tababar soo qaatay looguna tala galay in ay Howl galo ka fuliyaan Magaalada Mombassa iyo Nairobi si ay ugu xusaan Sanadguuradii ka soo wareegatay dhimashadii Sheikh Aboud Rogo oo lagu dilay Mombassa bishii August sandkii tagay ee 2012.
Warbixinta ayaa waxaa lagu sheegay in labadaan Wadaad ay Abaabulayaan Weeraro lagu qaado Goobaha ganacsi iyo Kaniisadaha dalka Kenya.
Warbixinta ayaa waxaa sidoo kale lagu xusay in 40 Nin ay u safreen Magaalada Nairobi ayna macquul tahay in Shabakadda Mtopanga ay u wareegeen Magaalada Nairobi si weeraro waaweyn ay uga gaystaan gudaha Magaaladaasi.
Hadalka waaxda Sirdoonka Qaranka Kenya ayaa waxa uu imaanayaa kadib markii Dhaq dhaqaaqa AL-Shabaab ay Weerar Kenya iyo Dunidaba cashar cusub u dhigay ka gaysteen Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.

Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan maanta ku yeeshay Muqdisho

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)–Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa kulankii maanta waxaa shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar , iyagoona ka dooday qodobo dhowr ah oo uu ugu Muhiimsanaa Mooshin ay illaa 40 xildhibaan oo Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ka gudbiyeen Xukuumadda Ra’isal Wasaare Saacid.
Xildhibaanada qaar ee Mooshinkaan aragtidooda ka dhiibtay ayaa waxa ay hambalyo u jeediyeen Xildhibaanada soo diyaariyay Mooshinkaan iyagoona ka dalbaday Guddoonka Baarlamaanka in uu ansixiyo Mooshinkani, waxeyna sheegeen in haddii Wasiir uu doonayo in loo Magcaabo xil la horkeeno Xildhibaanada , islamarkaana CV-giisa ama Waaya aragnimadiisa uu ka hor aqriyo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya , iyadoo Mooshinkaan uu ka dambeeyay kadib markii Xildhibaanada Baarlamaanka ay Cabasho xoogan kaga timid Shacabka Soomaaliyeed.
Si kastaba Mudane Jeylaani Nuur Iikar Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka ayaa Xildhibaanada ku amray in loo codeeyo Mooshinkaan balse tirada Xildhibaanada oo markii uu ajandaha furmayay Kooramkoodu uu ahaa 161 Mudane ayaa markii ay codeynta billaabatay waxa uu isku bedelay 107 Mudane , waxaana Shir guddoonka Maanta ee kulanka Baarlamaanka uu ku dhawaaqay in dib maalinta berita ah la isugu soo noqon doono u codeynta ajandaha si xildhibaanada Baarlamaanka ay go’aan kama dambeys ah uga soo saaraan arrintaasi.


U.N. envoy for Somalia seeks more resources to combat al Shabaab

$
0
0

- The United Nations envoy for Somalia called on Tuesday for more military support for African troops to counter al Shabaab, the Islamist militant group which has claimed responsibility for the deadly attack on Kenya’s Westgate mall.
Nicholas Kay, U.N. special representative for Somalia, condemned the attack and said that there was a “once-in-a-generation” opportunity to help bring peace to Somalia.
“Security remains the number one challenge, the control and defeating of al Shabaab is key to this,” Kay told a news briefing in Geneva. He said the group had about 5,000 militants and posed an international threat.
Kay said he would go to the United Nations in New York this week to press for more support for the military effort by AMISOM, the African Union Mission in Somalia.
“They have, for example, not a single military helicopter for a campaign in a country that is the size of Afghanistan physically. This is a mission that needs extra resources in terms of enablers – helicopters and armored vehicles, and possibly a surge also in numbers of troops.”
AMISOM’s mandate includes 12 helicopters but none has yet been contributed to the mission, which has around 17,700 troops, mainly drawn from Uganda, Burundi and Kenya.
Kay said the force was now spread thinly because of its success in pushing back al Shabaab, adding that he hoped African troop contributing countries would send a mix of attack and support helicopters.
He said the cost of the extra effort would be extremely small compared with what the international community had spent on crises in Afghanistan, Mali and Iraq, but the price of failure or walking away would be very high.
“The Westgate attacks show that the threat from al Shabaab is international, we have seen it before in Kampala and I fear we could see it again elsewhere too. The ideology and terrorist intent respects no borders,” he said.
(Reuters)

Maxkamadda ICC oo balan qaaday in cadaaladda la hor keeni doono Kooxihii ka dambeeyay Weerarka Nairobi.

$
0
0

Hague (Sh M Network)–Qareenka guud ee Maxkamda caalamiga ah ICC Fatou Bensouda ayaa waxa ay balanqaaday in la ciqaabi doono kooxihii ka dambeeyay Weerarka Maalintii Afaraad ka socda xarunta Ganacsi ee Magaalada Nairobi ku taala sida ay u ku sheegtay Bayaan ay soo saartay.
Bensouda ayaa sheegtay in Maxkamadda Caalamiga ah ay diyaar u tahay in ay la shaqayso dowladaha Caalamka iyo dowlada kenya sidii Cadaalada loo horkeeni lahaa dadkii ka dambeeyay Weerarka lagu qaaday Xarunta Westgate Mall ee Magaalada Nairobi.
Qareenka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC ayaa intaasi ku daratay in ay aad uga xuntahay Dadkii dhibanayaasha ahaa ee ku waxyeeloobay weerarka lagu qaaday Xarunta Westgate mall ee Nairobi.
Weerarka oo Masuuliyadiisa ay sheegteen Xarakada AL-Shabab ayaanan la ogayn waxa uu soo kordhin karo hadalka kasoo yeeray Maxkamada Caalamiga ah ee ICC.

Jacfaan: Ammaanka Heliwaa aad ayuu u soo hagaagayaa

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)–Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir Cumar Cabdulle Jacfaan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu faah faahin ka bixyay Xaaladaha Guud eek a jira Gudaha Degmadaasi.
Cumar Jacfaan ayaa waxa uu sheegay in uu aad u wanaagsan yahay Guud ahaan Ammaanka Xaafadaha kala duwan degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir , isagoo tilmaamay in Ammaanka degmadaasi ay xaqiijinayaan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo uu sheegay in Howl gallo joogta ah ay ka sameeyaan Xaafadaha kala duwan ee degmadaasi.
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa waxa uu tibaaxay in ay yaraadeen qaraxyadii iyo dilalkii kala duwanaa eek a dhici jiray Xaafadaha Degmadaasi Heliwaa , isagoo dhinaca kale tilmaamay in Ciidamada Ammaanku ay ku guuleysteen in ay wax ka qabtaan Kooxo Burcad ah dhibaato ku hayay dadka ku nool degmadaasi Heliwaa ee Gobolka Banaadir.
Degmada Heliwaa ayaa beryihii dambe ka soo yara kabsaneysay dhibaatooyin xagga Amniga ah ee ka dhacayay Xaafado ka tirsan Degmadaasi, waxaana taasi ay ka dambeysay howl gallo isdaba joog ah oo Ciidamada dowladda ay ka sameynayeen qeybaha kala duwan ee degmadaasi

Sawirro: Puntland oo sheegtay in sanadkaan ay xoolo badna u dhoofayaan.

$
0
0

Garowe 24 september :- Wasaaradda xanaanada dowladda Puntland ayaa sheegtay sanadkaan inay xoolo  badan ka dhoofayaan  dekeda magaalada Bososo .
Agaasimaha guud ee wasaaradda xanaanadaas Dr Ibraahim Xareed Cali oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Buraannews.com ayaa sheegay  dadaalo badan oo laga sameeyay caafimaadka  xoolaha  inay sanadkaan rajenayaan  in xoolo badan ay ka dhoofaan dekeda magaalada bosaso.
Wareysigiisa ayuu agaasimhu ku sheegay inay sanadaan sameeyeen  tallaalo kala duwan oo lagula dagaalamayay cuduro ku ku dhaca xoolaha kuwaas oo haddii aan xoolaha laga daaweyn  sababaya in shirkaddaha dhoofsada xoolaha ay dib uusoo celiyaan sida marar hore ay dhacday.
Xoolaha Puntland ka dhoofaya ayaa qaar badan oo kamid ah waxay ka yimaadaan gobolada kabaxsan Puntland Agaasimaha guud ayaa weydiiyay kalsoonida caafimaad ee ay ku qabaaan xoolahaas, Wuxuuna ii sheegay in labo baaritaan ah ku maraan Gaalkacyo iyo Bosaso.
Dhinaca kale si aan wax badan uga ogaado dhoofka xoolaha Puntland ayaan booqday siilada lagu iibiyo xoolaha ee Garowe .
Waxaan halkaas kula kulmay Aadan Maxamed Cali Taleex oo katirsan dadka xoolaha kala iibiyo , Wuxuu I sheegay inay si fiican xoolaha ugadmaan ayna xuuqa ka duwan yihiin xilliyada hore maadaam ay soo dhawdahay ciidii carafo.
Sanadkii  2012 ayaa  deegaanada Puntland ka dhoofin xoolaha sida ay sheegtay wasaaradda xaanaanada xoolaha Puntland  iyadoo arintaan ay sabab u tahay xoolaha oo qaar katirsan laga helay cuduro kala duwan.

 
Buraannews.com-Garowe

Ceerigaabo oo lagasoo horjeestay qaadashada lacago Soomaalilan ah.

$
0
0

Ciidamada Somaliland ayaa xirxiray ganacsato ku sugan magaalada Cerigaabo
ee gobolka Sanaag, kadib markii ay diideen qaadashada lacagta Somaliland oo
dhawaan magaaladaasi la geeyey.
Ganacstaada la xirxiray ayaa ku doodaya ganacsigooda ku xiranyahay
magaalooyinka sida Bosaaso sidaasi awgeedna aysan ogolaan karin qaadashada
lacagta Somaliland, waxaana ay arintani dhalisay xiisad ka dhex
dhalata shacabka iyo maamulka Somaliland.
Siciid Faarax oo kamid ah dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in Soomaaliland ay doonayso inay xoog lacagta Shillin Soomaali kaga saarto Ceerigaabo taa badalkeedana la qaato lacagteeda.
Wuxuu sheegay arintaan inay ka dhalatay kacdoon shacab oo lagu diidan yahay lacago Soomaaliland  ah oo dhawaan lagusoo daabulay Ceerigaabo. Wuxuuna intaa ku daray inay dad ku dhaawacmeen.
Magaalada Ceerigaabo oo ah magaalo ay haatan Soomaaliland maamusho ayaa ilaa iyo waqtigaan  laga isticmaalaa lacagaha shilinka Soomaaliha Inkastoo lacagta Soomaaliland iyadana laga isticmaalo.
Buraannews.com- Garowe.

National Intelligence Service brief showed Al-Shabaab cell had been activated in Mombasa

$
0
0

KENYA: The spy agency wrote a report a month ago indicating it had received information showing that an Al-Shabaab cell had been activated in Mtopanga, Mombasa.
The National Intelligence Service report alleged that four men or mujahidin had crossed from Somalia through Kiunga into Mombasa around August 15 to join the cell, which includes two radical clerics.
One of the clerics identified as Ismail (second named withheld) was said to be the head of the Mtopanga cell.
According to an intelligence brief seen by The Standard, the four men whose identities and nationalities were not indicated were newly trained jihadists with a mission to strike targets in Mombasa and Nairobi to mark the first anniversary of the August 27, 2012, killing of radical Islamist Sheikh Aboud Rogo.
The two clerics were to co-ordinate attacks against shopping malls, police stations, churches and other installations as Mombasa prepared to mark several functions, including a presidential visit.
“Yes we are aware of that intelligence report and we know that there are plans by Al-Shaabab to attack functions that are highly populated. We are on ‘red alert’ because as you are aware, from Sunday there will be several international functions and we expect high-profile visitors in the region,” said Robert Kitur, Mombasa County Police Commander on August 22, when The Standard contacted him.
Plan to kill
The report also indicated that the militants planned to kill four officers from the Anti-Terrorism Police Unit ATPU.
Kitur said police were doing “everything possible to avert the attacks” and urged members of the public to be extra vigilant.
President Uhuru Kenyatta toured Mombasa to commission Berth 19 at the port of Mombasa. According to the report, terrorists were planning to attack Bamburi, Likoni, Nyali, Kijipwa and Frere Town police stations.
Intelligence officials in Mombasa have informally told The Standard that major attacks were averted by heightened surveillance or when the plans leaked but the alleged jihadists were not arrested.
There are two theories on the jihadists’ whereabouts, with some officials indicating the four men travelled out of Nairobi. It has also been suggested that the activation of the Mtopanga cell could have been a diversion as Al-Shabaab planned a massive attack in Nairobi.
Other intelligence accounts indicate that there have been a number of infiltrations of newly trained jihadists into Coast Province. Some are retreating due to disillusionment but others are returning to Kenya to wage jihad.
A key operative in the latter category is fugitive Fuad Abubakar Manswab who is believed to have escaped to Kismayu in Somalia after jumping bail in a terrorist trial in which his co-accused is British terror suspect, Jermaine Grant.
 

Tax revenue at Adan Adde international airport collected by Favori LLC

$
0
0

Mogadishu—(Sh.M.Network)—reliable news sources confirm that Favori a Turkish owned company which recently took over the main operations at Mogadishu’s Adan Adde international airport is the sole beneficiary of the airports income.
The reports confirm that the company collects even the landing fee which was previously collected by the Somali air traffic control.
Officials who talked to Shabelle radio on anonymity say that they were not consulted nor informed about the new development.
The officials added that it was unconstitutional for a foreign company to benefit and bank on taxes collected from state assets including those from the airport.
“The revenue collected from the land fee used to go directly into government accounts but now it’s different as a foreign company proofs to be the sole beneficiary” said the official who withheld his name for security reasons.
Somalia’s information and transport minister Abdullahi Elmoge recently named a high ranking staff and ordered the previous staffs who worked with SKA to cooperate and work with the new Turkish Company.
 
 
 


Kenya Backs Ogaden Peace Effort

$
0
0

WASHINGTON — One of the longest-running conflicts in Africa in the Somali-inhabited region of Ethiopia could be moving toward a resolution.
Peace talks broken off last year between the Ethiopian government and the rebel Ogaden National Liberation Front (ONLF) may re-open in October, according to Kenyan negotiators.
Last year’s talks, hosted in Nairobi by Kenyan government officials, were overshadowed by the death of Ethiopia’s longtime Prime Minister, Meles Zenawi. They ended early without addressing substantive issues of a half-century of conflict.
“There was a sort of uncertainty at the top of Ethiopian leadership and about what they really wanted from these talks,” said Cedric Barnes, International Crisis Group’s Horn of Africa regional coordinator in Nairobi.
The driving force behind both negotiation efforts is a team of Kenyan officials who are ethnic Somalis led by a former State Minister for Defense and member of parliament representing Garissa County, Mohamed Yusuf Haji.
Kenya’s special envoy to the Horn of Africa, Ambassador Ali Bunow Korane, confirmed recently that the Ethiopian government and leadership of the ONLF have agreed to meet.
Despite recent reports of fighting near Jijiga, the administrative capital of the Ogaden, Kenya continues pushing for talks. “We’re discussing possible negotiations in October,” Korane said. The ONLF’s chief negotiator, Abdirahman Mahdi, confirmed the Kenyan initiative.
“There’s quite a bit of shuttle diplomacy going on,” said Barnes, author of a new ICG report on the Ogaden conflict.
The Ogaden talks could bring an end to a decades-long conflict that has left a large region of Ethiopia, desperately in need of development, devastated and marginalized.  But Barnes’ report warns that success “requires unprecedented concessions from both sides.”
After the World War II withdrawal of Italian forces, Ethiopia took possession of the Ogaden, a vast semi-arid land of shrubs and bare hills that became the southeastern quarter of Ethiopia. The majority of the 4.5 million population are ethnic Somalis whose Ogaadeni clan ties extend to major parts of Somalia and Kenya.
Although dates are not yet firm, Special Envoy Korane spoke optimistically of the impact they could have in the region. “I think settlement in the Ogaden could have an impact on some of the other problems of Somalis in the region.”
A constitutional stumbling block
Last year’s talks ended when the ONLF refused to accept the Ethiopia constitution as a pre-condition to talks because of Article 39, which addresses the right to secede.
“The constitution says they have the right to self-determination up to and including independence,” said Edmond Keller, an Ethiopia scholar at the University of California at Los Angeles. “But it’s sort of the old communist dictum: You have the right, but not to exercise it.”
The two sides must confront the same issue in new talks, but “what we’ve heard is that both parties are looking for a work-around,” said Barnes. “It’s not a question of ONLF accepting it, or the government insisting.”
“While I doubt that the Ethiopian government is prepared to accept independence or self-determination for the Ogaden region, I assume that greater regional autonomy is on the negotiating table,’ former U.S. ambassador to Ethiopia David Shinn told a Somali newspaper reporter recently.
Mahdi argues that the single goal of the ONLF, which he helped to found in the 1970s, is to permit the Ethiopians of the Ogaden to determine their own political future. “The issue has been identity and legacy of 50 years of oppression.”
“After the breakdown, there was a lot of campaigning to show the Somali people that they are part of Ethiopia,” said Mahdi.   “Many outsiders have been deluded by a lot of Ethiopian propaganda.”
But war fatigue could overcome mutual distrust.  “Two decades of deadly conflict … have exhausted the local Ethiopian-Somali population sufficiently to push the ONLF back to the table,” said the ICG report.
In addition to several divisions of Ethiopian National Defense Forces (ENDF) now stationed in the Ogaden, the government recruited thousands of local Somalis to form a Special Police Force stepping up military pressure on the ONLF. Both sides have been charged with abusing the civilian population by a 2010 Human Rights Watch report.
“Abuses have been committed by all sides,” said Barnes. “Both sides have to reconcile that dire things have been done.”
Pressure from the Somali diaspora
The research director of the Institute for Horn of Africa Studies in Minneapolis and a native of the Ogaden, Faisal Roble, accused the Ethiopian government of abuses but said the ONLF is hurt by weak leadership.   “Frankly, the ONLF lacks leadership, the capacity to engage in international diplomacy …”
Roble said that attitudes are changing on both sides of the Ethiopian conflict. Somalis in the Horn are seeing Ethiopia in a new light, said Roble.
 

Dowladda Kenya Oo dhexdhaxaadineysa Wadahadalladda Ethiopia iyo ONLF

$
0
0

Nairobi (Sh M Network)–Dhaxdhaxaadiyaal katirsan Dowlada Kenya ayaa waxa ay sheegeen in Kenya ay gacan weyn kagaysanyso sidii is Afgarad buuxa loogu dhameyn lahaa Khilaafka uga balaadhan qarada Africa ee u dhaxeeya dowlada Ethiopia iyo Jabhadda ONLF.
Wadahadallada tooska ah ee u dhexeeya Ethiopia iyo ONLF ayaa waxa ay dib u furmi doonaan Bisha October, ee sandkaan 2013 sida laga soo xigtay Dhaxdhaxaadiyayaasha wadahadaladaasi.
Sanadkii tagay ayaa Kenya waxa ay marti gelisay wadahadal u dhxaeeya Ethiopia iyo Jabahada ONLF kaas oo ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.
Ergayga gaarka ah ee Kenya u qaabilsan  geeska Africa CAli Bunow Qorane,  ayaa sheegay in dowladda Ethiopia iyo Hogaamiyaha ONLF ay ku hishiiyeen in ay kulmaan si toos ah.
Wadahadalada Sanadkii tagay ee 2012 ayaa waxa fashilmay wadahadalo u dhaxeeyay Jabhada ONLF iyo Ethiopia kadib markii ONlf ay diiday in ay aqbasho Dastuurka dalka Ethiopia.
Dowlada Ethiopia ayaa waxaa marar farabadan Haayada Xuquuqul Insaanka ayaa waxa ay ku eedeeyeen dowladda Federaalka Ethiopia in ay kutumato Xuquuqul Insaanka iyadoo dhanka kalana sidaasi si lamid ah loogu eedeeyay in ay galeen dambiyo ka dhan ah Xuquuqda aadanaha.
ONLF oo ah Jabhad Mucaarad ah oo kadagaalanta Ethiopia gaar ahaan Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ayaa waxa ay dagaal kula jirtaa dowladda Ethiopia iyo Ciidamada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ee loo yaqaan New Polic, iyadoo xusid mudantahay in qayb ka tirsan Ururka ONLF ay ku biireen Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

Howlgalkii Westgate Mall Oo La Shaaciyay Markale In Lasoo Afjaray Iyo Madaxweynaha Kenya Uhuri Kenyatta Oo Hadal Culus Jeediyay

$
0
0

Nairobi-(Idhanka)-Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo xalay Shir jaraa’id qabtay ayaa si rasmi ah shaaca ugu qaaday in lasoo gaba gabeeyay howlgakii kasocday Xarunta Ganacsiga Westgate Mall oo afar maalin ay gudaha ugu jireen lana wareegeen Kooxo Hubeesan oo katirsan Al-Shabaab.
Uhuri Kenyatta ayaa sheegay in Ciidamada Kenya ku guuleesteen in ay toogtaan shan kamid ah kooxihii [...]

Sawirro: Haweeney British ah oo lagu tuhunsan yahay weerarka Westgate.

$
0
0

Haweenay British ah ayaa loo maleynayaa inay ku jirto Mintidiinta in kabadan 62 ku dilay suuqada ganacsiga ee Westgate sida ay sheegtay wasiirka arimaha dibada Kenya Amina Mohamed.
Amino Mohamed ayaa sheegtay in haweenayda Samantha Lewthwaite, oo horey looga shakiyay falal argigixiso inay macquul tahay in ay weerarkaan lka qeyb  qaadatay.
Dhinaca kale Dowladda Kenya ayaa meydad horle iyo dad bad qaba kasoo bixisay dhismaha Westage oo muddo 4 maalin ah uu ka socday howgalo xoogan oo laguso badbaadinayay dad afduub ahaan goobta loogu haystay.
Dhismayaasha dhexdooda ayaa laga helay maydad ay si xun u dileen kooxda  hubaysan ee maalintii sabtida gudaha u gashay dhismaha Westgate mall, Waxaana dadkaasi ay ubadnaayeen dad ajaaniib ah oo ka dukaameysanayay dukaankaas.
Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay saddex beri ah oo baroor diiq ah oo hoos loo dhigayo calamada caalamiga ah, Wuxuuna intaa ku daray inay ka guulaysteen kooxda weerarka soo qaaday.
Ciidamada isku dhafka ah ayaa weli ku jira soo afjarida howgalkaan waxaana la sheegay inay qaari jiyeen ku dhawaad 10 kamid ah dableyda hubaysan.
Sargaal katirsan ciidanka howgalka wada oo la hadlay wariye kairsan BBCda ayaa u sheegay inaysan xaaladu noqon sidii ay filayeen wuxuu sheegay inay weli dhismaha ku jiraan dableyda oo ciidanka iska caabinaya.
Dhinaca kale ururka Alshabaab ayaa sheegay inuu soo gagababoobay howgalkii Westgate ee socday ,muddada 4 maalin ah.
War lagu faafiyay baraha internetka ee Alshabaab ayaa lagu sheegay inay dagaal yahanadii katirsanaa Alshabaab ee gudaha u galay Westgate mall ay dhammaantood geeriyoodeen ayna ku guulasyteen qorshihii la damacsanaa.
Alshabaab ayaa sheegtay in dagaalyahanadooda iyo dadkii meesha ay ku haysteenba ay u dhinteen sunta ay buufiyeen ciidamada howgalka goobta kawaday.
Inkastoo hadalka Alshabaab aanan kalsoonida buuxda lagu qabin ayaa hadana dowladda Kenya waxay sheegtay in lasoo afjaray howgl socday 4 maalin ee lasoo dhaafay.
 

Buraannews.com- Garowe.
 
 
 

Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Westgate Mall Halkan Ka Akhri Qodobo Dhawra Oo Faahfaahin Kabixiyay Sobobta,Wakhtiga Iyo Sida Gudaha Markaliya Loogu Galay Xaruntaas Loogana Saarila’aa Maalmo

$
0
0

Nairobi-(Idhanka)-Xog hoose oo ay soo gudbinayaa Warbaahinta kasoo baxda dalka Kenya, ayaa sheegeysa in Galitaanka Xarunta Ganacsiga  Westgate Mall mid ay maleegeen isla markaana ay sahleen Ciiddamadda Ammaaanka Xarunta.
Xogta ayaa waxa ay Tilmaameysaa in Ciiddamadda ay qaaten Dhaqaale xoogan oo ay ku meel-mariyaan Noloshooda, iyagoona Sahlay Xiliyadda iyo Wakhtiga ugu haboon ee la qaadi karo [...]

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live