Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Magacyada Xildhibaanadii Shalay Ansixiyey Xeerkii Madaxtooyadu Soo Kab-kabatay Oo Calooshooda Ka Door Biday Dhaartii Iyo Shacabkii Soo Doortay Gawsna Dhaafsadey Halkan Ka Akhriso

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Codayntii maalintii shalay ka dhacday Golaha wakiillada ayaa waxa ay Bulshada si toos ah u tustay sawirka dhabta ah ee ay leeyihiin xildhibaanada tirada badan ee ku xaraysan Golaha wakiillada Somaliland. Xeerkan Horumarinta waddooyinka oo in ka badan Saddex Toddobaad Golaha horyaallay, ayaa ahaa mid si aad ah la iskugu khilaafsanayaa, iyadoo ay xusid mudan [...]


Kenya mourns as searchers scour mall for victims

0
0

Nairobi — Kenyan troops and rescue workers scoured the wreckage of a Nairobi shopping mall Wednesday for bodies and booby-trapped explosives after a four-day siege by Islamist gunmen left 67 dead and dozens more missing.
Rescuers wore face masks and some soldiers wrapped scarves around their mouths because of an overpowering stench inside the Westgate centre, once the capital’s most upmarket mall. A large part of the complex has collapsed after heavy explosions and a fierce fire.
Across Kenya, flags flew at half mast at the start of three days of official mourning.
Somalia’s Al-Shebab rebels claimed on Twitter that 137 hostages they had seized all died, figures impossible to verify and higher than the number of people officially registered as missing. The Al-Qaeda-linked group also accused Kenyan troops of using “chemical agents” and explosives to end the stand-off.
President Uhuru Kenyatta announced an end to the 80-hour bloodbath late Tuesday, with the “immense” loss of 61 civilians and six members of the security forces.
Police said the death toll was provisional, with the Kenyan Red Cross reporting 71 people listed as missing.
Top forensic experts and investigators from Israel, the US and Britain are supporting Kenyan teams, officials said, with many questions remaining over the identity of the attackers, the possible presence of a British woman and American jihadists, and how the cell got such large quantities of weapons and ammunition into the complex.
An AFP reporter outside the bullet-riddled mall saw teams of sniffer dogs, which will check for explosives and victims buried under the rubble of a collapsed part of the building. One rescue worker said he saw “many bodies” inside.
“The army told us we would get access to the bodies yesterday, but then said it was too dangerous for us to go in because of booby traps and because of the part that caved in. We have to get access today,” a Kenyan Red Cross official told AFP.
“The bodies that are still inside the mall will have to be identified from photos. They are now in such a state of decomposition that you can’t put a family member through that,” the official said.
‘Many bodies’ still inside
In one of the worst attacks in Kenya’s history, the militants marched into the four-storey, part Israeli-owned mall at midday Saturday, spraying shoppers with automatic weapons fire and tossing grenades.
“There was blood everywhere,” one soldier who entered the mall during the siege said. “Some bodies were burnt and others rotting.”
The attack was well planned and prepared, with fighters stocked with enough ammunition to hold off Kenyan forces backed by American, British and Israeli agents.
Close to 200 were wounded in the siege, which saw running battles between militants and security forces in one of Nairobi’s largest and most modern shopping centres. The mall is popular with wealthy Kenyans, diplomats, UN workers and other expatriates, and was packed when the attack began.
The siege developed into a hostage drama with the Islamists claiming to hold many civilians. Kenyan special forces described the final stand-off as delicate — with gunman running and hiding in supermarket aisles, store rooms, a cinema and casino and placing booby traps.
Shebab fighters said they carried out the attack in retaliation for Kenya’s two-year battle against the extremists’ bases in Somalia.
As well as scores of Kenyans — from ordinary workers to the president’s nephew — many of the dead were foreigners, including from Britain, Canada, China, France, the Netherlands, India, South Africa and South Korea.
Five attackers were also killed and 11 suspects detained, Kenyatta said, vowing “full accountability for the mindless destruction, deaths, pain, loss and suffering we have all undergone.”
“These cowards will meet justice, as will their accomplices and patrons, wherever they are,” the president vowed, saying investigations were under way to “establish the nationalities of all those involved”.
A British national was arrested in Nairobi, Britain’s foreign office said Wednesday, but declined to specify whether the arrest was directly linked to the Westgate attack.
There has been growing media speculation over the possible role of wanted British extremist Samantha Lewthwaite, daughter of a British soldier and widow of suicide bomber Germaine Lindsay, who blew himself up on a London Underground train on July 7, 2005, killing 26 people.
Families of those still missing are anxiously waiting for news of their relatives, with the Red Cross and expert counsellors and psychologists setting up tents at Nairobi’s morgue to offer support to grieving relatives.
Security has also been beefed up across the capital. But away from the burnt out Westgate complex, Kenyans tried to resume normal everyday life.
“It is about getting on and not letting the terrorists win by disturbing our lives any more,” said student James Kamau, reading a newspaper full of photographs of heavily armed Kenyan soldiers staging the final operations to clear the mall of attackers late on Tuesday.
Source: AFP

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Mudaharaadka ay Mucaaridku sheegayeen inay abaabulayaan iyo arrimo kale

0
0

 
 
 
Wasiirka wasaaradda warfaafinta somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukusse), ayaa ka hadlay mudahaaradda ay ku baaqeen xisbiyada mucaaridka ah  oo shalay sheegay inay soo abaabulayaan Mudaharaad ka dhan ah xeerka Takaalliifta Waddo marsta gaadiidka iyo Cashuur Kordhin lagu sameeyey Xoolaha nool ee dhoofaya, waxaanuu sheegay Cukusse in aanay wanaagsanay inay xisbiyada mucaaridka ah soo abaabulaan mudahaar oo ay dhibaato abuuraan.
Wasiir Cukusse oo warbaahinta maanta kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa waxa kale oo uu ka hadlay faa’iidada uu Xeerka ay Golaha wakiiladu ansixiyeen ee uu xalayna Madaxweyne Axmed Siilaanyo dhaqan geliyey, waxaanuu ku tilmaamay mid faa’iido wayn u leh  Umadda reer Somaliland oo loogu talo galay in lagu horu mariyo wadooyinka dalka oo ay isku xidhmaan gobolada dalku, isla markaana aanuu ahayn mid ay xukuumaddu ku doonayso inay lacag ku urursato.
Cukusse waxa kale oo uu ka hadlay qaabka baahineed ee Saxaafadda oo uu ku tilmaamay qaar wararka ay helaan ka dhex baadha oo ka qaata inta xun ee aan waddaanka u wanaagsanayn, waxaanuu ugu baaqay Saxaafadda inay ku dedaalaan sudii ay wararka ay baahinayaan uga dhigi lahaayeen qaar wax tar u ah dalka oo  aan dhibaato u keenin qaranimada sida uu sheegay, waxaanay Saxaafaddu halkaasi ku waydiiyeen su’aalo aad u badan oo kala duwan oo isugu jiray dhinaca xukuumadda iyo Mucaaridka iyo waliba shaqadiisa dhinaca wasaaradda, waxaanuu uga wada jewaabay Su’aalahaasi sidii uu u arkayey inay jawaab sax ah u noqon karaan oo ay ku qanci karaan weriyeyaasha waydiinayey.
HARGEYSA SOMALILAND

Axmed Godane oo ka hadlay weerarka Westgate.

0
0


Hogaamiyaha ururka Alshabaab Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr {Axmed Godane)  ayaa jeediyay hadal  ku saabsan weerarkii Alshabaab 21 bishaan ku qaadeen xarunta ganacsiga Westagte ee Nayrobi halkaas oo ilaa iyo hadda xaalkeedu cakiran yahay welina la aaminsan yahay inay ku jiraan rag Alshabaab katirsan oo aan la sheegin tiradooda.
Abuu Zubeyr oo hadlay  qadar 9-daqiiqo iyo ilbiriqsiyo ayaa ciidanka Alshabaab  uga mahad celiyay dagaalka iyo  howlgalada ay ka wadaan gudaha Soomaaliya oo ay kula dagaalamayaan dowladda federalka Soomaaliya  iyo kuwa taageera.
Inkastoo qudbadda  Abuu Zubeyr aysan si rasmi ah usoo gaarin warbaahinta ayaa hadana warar hordhac ah oo lagusoo daabacay baraha internetka Alshabaab waxay sheegayaan in qudbadiisa ay taabanayso  dhinacyo badan gaar ahaan Kenya iyo weerarka Westagate.
Alshabaab ayaa goor hore oo maanta ah waxay bartooda Twitterka ku sheegeen inay dhinteen dhammaan dagaalyahanadii katirsanaa Alshabaab ee galay Westgate iyo dadkii ay gudaha  afduubka ugu haysteen kadib markii Alshabaab ay sheegeen in sun lagu buufiyay markii la awoodi waayay in gudaha loo galo. Iyagoo suntana shaaciyay inay ka dambeeyeen ciidanka  israil.
Buraannews.com- Garowe.

suldaanka guud ee beelaha somaliland oo sheegay in ay xukuumadu caqabad kala kulmi doonto hadii ay lacagta wadooyinka ee la ansixiyey jeebka ku shubato

0
0

 
suldaanka guud ee beelaha somaliland suldaan maxamed suldaan c/qaadir oo kusugan wadanka jabuuti ee aynu jaaraka anahay oo aanu waraysi kooban siiyey  shabakadaa buraannews.com ayaa kahadlay xeerka takaaliifta wadooyinka  ee dhawaanahan  muranku kataagnaa isla markaana ay golaha baarlamaanku ansixiyeen madaxweynuhuna baasgareeyey ayaa suldaanka mar aanu wax ka weydiiney  xeerkaasi waa uu  soo dhaweeyey xeerkaasi oo uu ku tilmaamay in uu wax kabadali doono wadooyinka balse uu si adag uga digay in cashuurta lacagtaasi meel kale marto hadii ay martana kala kulmi doonto caqabad lagalana xisaabtami doono meesha lacagtaasi ku baxdo
suldaanku mar uu ka kahadley mudaaharaadka ay mucaaradku soo abaabulayaan ayaa waxa uu ku tilmaamay mid aan loobaahnayn wakhtigan waxa aanu mucaaradka ugu baaqay in ay joojiyaan mudaaharaadkaasi ay shacabka ku abaabulayaan. waxa aanu ku tilmaamay in uu yahay fikir qaldan
sidoo kale waxa uu suldaanku ka hadley shirka  beesha sacad muuse uga socda deegaanka agabar oo tilmaamay in uu shirkaasi lamid yahay shirarka kale ee ay beeluhu qabsadeen isla markaana aanu wax qaranimada ka soo horjeeda aan lagu lafaguray nin ee danta beesha uun lagaga arinsanayo gaba gabadiina waxa uu suldaanku ka dhawaajiyey in  uu  soo socdo shirkii beeshiisa
HARGAYSA SOMALILAND

Ururka Dhalinyarada Wadaniga Ee Gobolka Awdal “AYODA” Oo Maanta Barnaamuj Ay Ugu Magacdareen “Dhawrista Daryeelka Xuquuqda Caruurta ” Ku Qabtay Boorama Iyo Maamulka Heer Gobol Iyo Degmo Oo Kaqaybgalay + Daawo Sawiro

0
0

Borama-(Idhanka)-Ururka Dhalinyarada wadaniga ah ee Gobolka Awdal ee AYODA ayaa maanta ku qabtay xarunta hanuuninta ee bartamaha magaalada Boorama kulan ay ujeedadiisu ahayd wacyigalinta bulshada ee dhinaca dhawrista iyo daryeelka xuquuqda caruurta, waxana kulankan ka soo qayb galaymadaxda degmada, kuwa gobolka, xildhibaano golaha degaanka Boorama ah, saraakiil ka socday ururada rayidka ah, kuwa haweenka, dhalinyaro, [...]

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADANI Oo Sheegay In Ay Rumawday Dhaliishii Dul Hoganeysay Wasiirka Duulista Ka Dib Markii Diyaarada DAALLO Shil Maanta Ku Gashay Garoonka Diyaaradaha Ee Hargeysa Xili Ay Soo Degeysay

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay ku guul daraysatay  in ay madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa uu noqdo Garoon ay ku soo dagi karaan nooc walba oo ka mid ah diyaaradaha isga kala Goosha Dunidda Dacaladeeda,una soo jeediyey in aanay diyaaradaha waawayn ku jujuubin in ay ka soo degaan Garoonka aan [...]

Mareeyaha Dekedda Berbera Injineer Cali Xoor Xoor Ayaa Maanta Ganafka Ku Dhuftay Warar Sheegayay Inuu Gacan Ka Gaystay Xeerkii Takaaliifta Ee La Ansixiyay

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Mareeyaha Dekedda Berbera injineer Cali Xoor xoor ayaa Maanta Beeniyay Warar sheegayay inuu Gacan ka Gaystay Xeerkii Takaaliifta ee la Ansixiyay inuu Xildhibaanadda Lacagta dekedda ku Qarqiyay, waxaanu shir Jaraa,id oo Maanta ku qabtay Magaaladda Hargeysa uu ku sheegay inuu warkaasi ay qoreen mareegayaashu uu yahay mid Xaqiiqadda ka fog.
injineer Cali Xoor xoor waxa uu [...]


Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyada Lagu Ansixiyay Miisaan Sanadeedka 2014 Oo Uu Dhawaan Wasiirka Maaliyada Somaliland Soo Gudbiyay

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Shirkii Golaha Wasiiradda ee maanta oo Khamiis ah ayay Golaha Wasiiradda Somaliland ku Ansixiyeen Miisaaniyad Sanadeedka 2014 oo dhan laba boqol iyo laba iyo toban Milyan oo Doolar.
Golaha Wasiiradda Somaliland ayaa dood iyo falanqayn ay maanta ka yeesheen Miisaaniyad sanadeedka isla fadhigoodii maanta Duuduub ku Ansixiyay Miisaaniyadaasi oo boqol iyo laba iyo konton Milyan oo [...]

Halkan Kadaawo Muxaadaradii Aan Ugu Talo Galney Jimcaha “Dardaarankii Nabigu (CSW) Uu Siiyay Dumarka” Sh. Maxamed Sh Cumar Dirrir Allaha Ka Abaal Mariyee

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Halkan kadaawo muxaadaradii aan ugu talo galney Jimcaha “Dardaarankii Nabigu (CSW) Uu Siiyay Dumarka” Sh. Maxamed Sh Cumar Dirrir Allaha ka abaal mariyee

Idhanka.com

Tirada Dadkii Ku Dhintay Weerarkii Suuqii Weynaa Ee Westgate Oo La Filayo Inay Sii Korodho Iyo Baroordiiq Lagu Dhawaaqay Oo Maalinkii Labaad Soconaysa Daawo Sawiro

0
0

Nairobi-(Idhanka)-Inkastoo madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta uu shaaciyay in 72 qof oo ay ku jiraan 5 kamid ah kooxihii weerarka qaaday ay ku dhinteen dagaalkii 4-ta maalmood socday, ayaa wararka ay warbaahintu helaysaa waxay muujinayaan in dhammaan dadkii afduubka loogu haystay gudaha xaruntaas maydadkoodu ay ku hoos jiraan dhismayaashii burburay.
Wargeyska The Standard oo kamid ah [...]

“Raga Ka Hadlay Madaarka Ee Mucaaridka Ah Qaarbaan Wali Dooxa Ka Talaabin” Maxamuud Xaashi Wasiirka Fadeexada Garoonku Dul Hoganayso Oo Si Naflacaariya Ugu Jawaabay Mucaaradka

0
0

Hargeya-(Idhanka)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlay Kulan caalami ah oo lagu soo bandhigaayay in madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport uu dib u habayntii lagu sameeyay waafaqsanayd heerarka caalamiga ah ee madaarrada, ayaa ka hadlay Kalmado Tafaaful ah oo ka soo yeedhay siyaasiyiin Mucaarid ah waxaani [...]

Shirkii Beelaha Sacad Muuse Uga Socday Degaanka Agabar Ee Gobolka Gabiley Oo La Soo Afmeeray Kaas Oo Laga Soo Saaray War-mutiyeed Ka Kooban 9 Qodob Saqaal Qodob Sida Nuqulkamida Kusoo Gaadhay Idhanka.com

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Shirkii Beelaha Sacad Muuse uga socday Degmadda Agabar ee Gobolka Gabilay ayaa maanta si rasmi ah loo soo xidhay waxaana laga soo saaray qoddobadan hoos ku xusan wuxuna u qornaa sidan:-
Shirka Hoodaale ee Beelaha Sacad Muuse 26/09/2013
Madasha Agabar
Midnimo-wadajir- Iskaashi
Tirada Beelaha Sacad Muuse 12
Tirada Ergooyinka 750
Shirguddoonka Shirka 11 xubnood
Baaq, Taageero iyo Talo soo jeedin:-

Shirweynaha Beelaha Sacad [...]

“Mas´uuliyiinta Habeen Oo Dhan Waxa Mamnuuca Ah Cabba Horta Sharcigu Ha Qabto Haday Dhab Tahay” Gudoomiye Faysal Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Xeerka Dhaqangalay Daraad Ee Takaaliifta Waddooyinka

0
0

Hargeysa (Idhanka) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u naqdiyey qaabkii ay xildhibaannada Golaha Wakiilladu ku sii daayeen maalintii Dorraad xeerka Takaaliifta Waddooyinka ee ay Madaxtooyadu u soo gudbisay, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay dhaafsadeen dano gaar ah.
Guddoomiyaha UCID waxa kale oo uu ayaan darro ku [...]

Dadwaynaha Ku Dhaqan Xarunta Gobolka Awdal Boorama Oo Dareeno Kala Duwan Ka Bixiyay Saamaynta Uu Ku Yeelanayo Xeerkii Jujuubka Ahaa Ee Madaxtooyadu Wadatay Ee Dhawaan La Ansixiyay Halkan Kadaawo Video

0
0

Borama-(Idhanka)-Halkan ka daawo dareenka dadwaynaha ku dhaqan xarunta Gobolka Awdal Ee Boorama oo dareeno kala fog  ka bixiyay xeerkii jujuubka ahaa ee madaxtooyadu wadatay ee daraad la ansixiyay halkan kadaawo video.

Idhanka.com
Idhanka Borama Office


Dowladaha Ethiopia iyo Djibout oo tartan layaab leh ku jira.

0
0

Waxaa maalintii labaad magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal xilli daqiiqada u dhexeeyeen ka degay diyaarado laba ah oo ay kala leeyihiin dowladaha Ethiopia iyo Djibouti kuwaas oo gar-gaar u weday maamulka Faroole  oo deegaana badan oo hoos taga ay roobab dabeylla watay ay musiibooyin ka geesteen.
Diyaaradahaan kuwa lamid ah ayaa shalay isku waqti ka degay isla garoonka diyaaradaha Garoowe, waxaana dad badan  u arkaan diyaaradahaan isku waqtiga lagu soo beegayo in uu jiro tartan xooggan oo ka dhexeeya labada dowladood oo ku aadan siyaasada gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobalada Bari.
Waxaa la sheegayaa in diyaaradihii maanta ay wadeen gar-gaar isugu jiray raashin, dawo iyo teendhooyin, kuwaas oo dhamaan noqonaya agab loo baahnaa maadaama dad badan ay dhibaata u qabeen.
In kabadan 140 ruux ayaa waxa ay ku geeriyoodeen duufaanta ku dhufatay xeebaha Puntiland iyada oo qoysas bandanna ku xoola beeleen, inkasta oo wali howlaha gar-gaarku ay gaabis yihiin.
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nigeria Oo Noqotay Xulkii Ugu Horeeyay Ee Afrika Ee U Soo Baxa Koobka Adduunka Ka Dib Markii Ay Ka Tilabstay Ethiopia.

0
0

Xulka horyaalka Afrika Nigeria ayaa noqday xulkii ugu horeysay ee Afrika ee u soo baxa Koobka Adduunka ee sannadka danbe ka dhacaya Brazil ka dib markii ay lugtii labaad ee play-offka isreebreebka Koobka Adduunka ay 2-0 kaga badiyeen xulka Ethiopia oo marti ahaa.
Natiijadan ayaana ka dhigan in Nigeria ay labada lug ee isreebreebka kulanka kala baxa ku soo badisay 4-1, madaama lugtii hore ee ka dhacday Adis Ababa ay 2-1 ku soo badiyeen.
Xulka bariga Afrika ka dhisan oo waligood u soo bixin Koobka Adduunka ayaa ku guuldareystay inay soo bandhigaan qaab ciyaareed la mid ah kii lugtii hore, waxaana ay taasi keentay inay u babac dhigi waayaan xulka heysta koobka qaramada Afrika.
Nigeria ayaana hogaanka u qabatay ciyaarta daqiiqadii 20aad ka dib markii loo dhigay rigoore iyadoo kubad soo laabatay ay garabka kaga dhacday Aynalem Hailu, iyadoo garsooraha reer Gambia uusan ka labalabeynin inuu rigoore tilmaamo.
Viktor Moses ayaa u soo joogsaday oo gool u sarifay, waana goolkii seddexaad ee rigoore ah ee uu ka dhaliyay Ethiopia sannadkan 2013, ka dib markii uu labo rigoore ka dhaliyay kulanka qaramada Afrika ee sannadkan ee wareega group-yada.
Nigeria ayaana ciyaarta hurdo u dirtay daqiiqadii 82aad markii uu guusha u xaqiijiyay Victor Obina oo dhaliyay goolkii labaad ee ciyaarta.
Waxaana ay natiijadan ka dhigan tahay in Nigeria ay si toos ah ugu soo baxday Koobka Adduunka iyadoo noqotay xulkii ugu horeeyay ee Afrika ka dhisan ee u soo baxa koobka Brazil ka dhacaya sannadka soo socda.
 
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gaalkacyo:Musharax Gablax oo dib ugu soo laabtay Galkacyo kana hadlay duufaanta(Sawiro)

0
0

Gaalkacyo(pp) Siyaasi Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Gablax oo ka mid ah dadka u taagan xilka madaxtinimadda Puntland ayaa maanta dib ugu soo laabtay magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug.
Gablax oo saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha magalada Gaalkacyo ayaa sheegay inuu tacsi u dirayo dhamaan dadkii ay ehelkooda ku dhinteen duufaantii ka dhacday qaar ka mid ah gobaladda xeebta leh ee Puntland,wuxuna sheegay inay muhiim tahay in umadda Soomaaliyeed ay guud ahaanba ka wada qayb gallaan gurmadka.
Waxa uu sidoo kale soo jeediyay Gablax in dib loo dhigo doorashada maadama ay dhacday masiibo qaran oo u baahan in gurmad deg deg ah la sameeyo.
Cabdiraxmaan Shiikh ayaa sidoo kale socdaal ku tagay Guriga Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax.Cabdilaahi YarePuntlandpost.comXafiiska Gaalkacyo
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Garowe:Hay’adda WFP oo gees martay go’aanka guddiga gurmadka deg deg ah ee Pl(Dhagayso)

0
0

Garowe(pp) Iyadoo madaxwaynaha Dowlada Puntland uu dhowaan magacaabay guddi qaabilsan gurmadka deg deg ah ee wax ka qabanaya xaalada dadkii ay duufaantu samaysay ayaa maanta waxaa go’aanadda guddiga oo ahaa in wax kasta oo gurmad ah lagu soo wargaliyo oo lagu soo wareejiyo baal maray Hay’adda Cunadda aduunka ee WFP.taasoo gargaar gaaraya 340-tan ay sheegtay inay gacanteeda ku qaybinayso.Agaasimaha guud ee W/arrimaha gudaha Pl
Agaasimaha guud ee wasaradda arrimaha gudaha Pl Cabdilaahi Saciid Yuusuf ayaa saxaafada u sheegay isagoo ku sugan degmada Dongorayo inay dhaafeen 12-gaari oo gargaar sida,kuwaasoo ay lee dahay WFP balse balantu ahayd inay kusoo wareejiyaan gurmadka deg deg ah si ay iyagu ugu qaybiyaan qoysaska ay saamaynta kasoo gaartay duufaanta,wuxuna sheegay gawaaridaasi inay dhaafeen oo ay toos u aadeen tuulooyin hoos yimaada Degmooyinka Dongorayo,Eyl iyo Banderbayla.
”Waxay noo sheegeen gargaarka inay u wadaan si guud 10-tuulo oo Dongorayo ka tirsan,11-tuulo oo Eyl ah iyo 7-tuulo oo Bayla ka tirsan,sidaas ayay noo sheegeen guddigii halkan joogayna way garab mareen sababtana ma naqaan”Cabdilaahi.
Guddiga gurmadka deg deg ah ee Puntland ayaa sheegay inay muhiim tahay cid kasta oo gargaar ugu deeqaya dadka ay masiibadda qaran ku dhacday ay soo marsiiyaan guddiga maadama nidaam iyo kala danbayni ay ka jirto Puntland.
Wali dowladda si faahfaahsan ugama hadlin sababta ay WFP deeqdan iskeeda ula aaday deegaanada ay duufaantu saamaysay,maadama la magacaabay guddi howshaasi qaabilsan.Cali Cabdi DucaalePuntlandpost.comXafiiska Garowe
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maldives:Abdulla Yameen ayaa guulaystay

0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live