Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Garowe:Shacabka G/Sool oo Qoysaska cayroobay ugu deeqay $26.000(Sawirro)

$
0
0

Wasiirka Wasaarada Arimaha Guddaha Oo Sheegay In Ay Dawlada Somaliya Fara Galin Ku hayso Somaliland Hanjabaado kululna Ka Bixiyay

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Wasiirka Wasarada Arimaha Guddaha Somaliland Cali maxamed Waran Cade Oo maanta Shir jara’iid Ku Qabtay Wasaaradiisa Ayaa Waxaa uu Si kulul u canbareeyay Faro Galka Ay Dawlada Somaliya Faraha Kula jirto, Waxana uu yidhi
“Dowladda Soomaaliya waxay wadaa faydo siyaasadeed inay dalkan (Somaliland) laga abuuro, sida awgeed waxay ku talo jiraan in la abuuro in dad Somaliland khilaaf ka dhasho oo si macno daro ah loo duufsado dad inaga mid ah, isla markaana loo eekaysiiyo Soomaaliyadda khalkhalsan”
sidoo kale wasiirkaoo hadalkiisa sii wata aya sheegay in ay jirto in somaliya waxa halkaas geeyay ay tahay muran siyaasadeed tiiyo kalena ay doonayaan in ay inaga dhex abuuraan isaga oo ka waramayana waxaa uu yidhi “Waxaanu ognahay in Soomaaliya waxa halkaasi geeyey muran siyaasadeed iyo muran madaxtinimo, arrintana (Somaliland) lagu bixiyey hanti badan iyo tallo badan, waxaanay dalka ka abuurayaan iska hor keen dadka Somaliland iyo in deganaansho la’aan laga abuuro”ayuu yidhi cali maxamed (warancade )
Sido kale Wasiirka Ayaa Ka Hadlay Shir-ka Talo Qaran Ee Ayku Baaqayaan Xisbiyada Mucaaradka Ah kaasoo Uu Sheegay In Media Uu ku Soo Noq Noqonayo hadal hayntiisu Horana U Sheegay in uu madax-weynahu shuqul k leeyahay kaliyana Uu Isagu Qaban Karo waxaana Uu yidhi
“Waxaan maqlayey dad ku dhowaaqayey ha la aqbalo ama yaan la aqbalin ee maalin heblayao ayaanu qabanaynaa shir weyne  qaran, arintaasi waxay ku koobnaantoodda  cida ka masuulka ah, dawladana iyada masuul ka ah inay cid kasta oo wax rabshaysa wax ka qabato darajo kasta oo uu leeyahay, dawladda Somaliland maaha mid cabudhinaysa siyaasiinteeda iyo shacabkeeda, mana maaha mid diidan inay tallo qaran la siiyo”Ayuu Yidhi wasiirku
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hargeysa: Madaxweyne Ku-Xigeenka S/Land Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Soo Saarka Ee Xaraf Oo Laga Hir-galiyey Xaafadda Sheekh Cumar +Daawo Sawiradda

$
0
0

Hargeysa, November 19, 2013 (Halbeegnews) – Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta xadhiga ka jaray biyo galin Wakaaladda biyaha Hargeysa ka sameysay xaafadda Sheekh Cumar ee Koonfurta galbeed ee Magaalada Hargeysa, taasi oo socotay muddo 7 bilood ku dhow isla-markaana lagu guuleystay in ceel biyo soo saar oo laga sameeyay deegaanka Xaraf biyo looga keeno dadwaynaha ku dhaqan xaafadda Sheekh Cumar.
Mashruucan oo ah kii ugu horeeyay ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa samayso muddo dheer, ayaa furitaankiisa loo sameeyay Munaasibad balaadhan, taasi oo shalay lagu qabtay duleedka Xaafadda Sheekh Cumar, waxaana ka qayb-galay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Wasiirka Biyaha, wasiirka Tamarta, Wasiirka qorshaynta, Madaxa shirkadda SBI iyo Saraakiil ka socotay hay’adihii gacanta ka geystay Mashruucan.
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis, oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa faahfaahiyey isla-markaana sharaxaad ka bixiyey mashruucan oo dadka deegaankaasi ku nooli aad u soo dhaweeyeen, waxaanu yidhi “Mashruucan biyaha ee Xaraf waxa ku baxday lix boqol iyo siddeed kun oo doollar, waxaana iska kaashaday si aan hore u dhici jirin, waxaana ugu horeysay oo bixisay $ 180.000 doolar wakaalada biyaha , Midowga Yururb iyo hay’adda TS, waxay bixiyeen $ 156000 doolar, Hay’adda UNICEF 150.000 doolar ayay bixisay, shirkadda Coca Colla wuxuu bixiyay 122000 doolar”
Maareeyuhu wuxuu sheegay oo kale “Waxaanu Dhaam weyn ka samaynay dooxa Xaraf , ka dibna barkad biyood oo aanu ku rakibnay mishiinkii iyo bamkii biyaha soo tuurayey, waxaanuna Sheekh Cumar ilaa Xaraf soo dhignay 6KM oo beeb ah, markaa ka dibna waxaanu halkan (Xaafadda Sheekh Cumar) ka samaynay taaggi biyood oo qaadi kara 60MQ” ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Waxa kale oo aanu xaafadda Sheekh Cumar ka samaynay saddex kaalmood oo biyood Oo dadwaynuhu ay ka dhaansan karaan biyo jaban oo nadiif ah, waxaanu kaalinta biyaha iibinaysa ka siin doonaa foostadii 1300 shilin, iyaguna waxay dadka ka siin doonaan 2500 shilin, annaga oo ku kaantarooleynaya oo eegayna”
Madaxa Shirkadda Sharaabka ee SBI Mustafe Cismaan Geelle, oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in hirgalitaanka Mahsruucani yahay Wax Alle (SW) loogu Mahadnaqo, isaga oo sidoo kalena sheegay inb mashruucan ay ka faa’ideysan doonaan dad lagu qiyaasay ilaa 50.000 qof.
Mustafe Cismaan Geelle, oo arrimahaa ka hadlayaa waxa uu yidhi “Sharaf weyn ayay noo tahay haddii aanu nahay shirkadda Coca Colla, waxaan filayaa waxay ahayd lix bilood ka hor in Madaxwayne ku xigeenku hawsha oo ka socota Xaraf uu noo yimid isaga iyo Maareeyaha Wakaaladda biyuhu, ILAAHAY baa mahad leh, waxaan u malaynayaa inaanu saddex bilood ka soo hor-marnay mudadii loogu talo-galay in mashruucu dhamaado, qorshuhuna wuxuu ahaa in Mashruucani dhamaado February 2014-ka, taana waxa Mahaddeeda leh Maareeyaha Wakaaladda biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis iyo kooxda ka socota Hay’adda TS oo aad iyo aad u dedaalay”
Madaxa shirkadda SBI, waxa kale oo uu ka waramay qorshayaasha shirkadda COCA COLLA ay dadka Afrikaanka ah kaga caawinayso sidii ay u heli lahaayeen biyo nadiif ah “Haddii aan si kooban idiinkaga waramo shirkadda COCA COLLA iyo barnaanijyada ay Afrika kaga caawiso biyaha Nadiifta ah, saddex sanadood shirkadda  COCA COLLA waxay bilowday mashruuca la yidhaahdo (RAIN) oo lix sanadood soconaya, 30 Milyan oo doolar ayaa shirkadda COCA COLLA iyo warshadaheeduba u balan qaadeen inay Afrika ku caawiyaan, 30-kaa Malyuun oo doolarna waxaanu rejaynaynaa nuu dhalo 2 Malyuun oo dad ah oo Afrika ku nooli inay helaan biyo nadiif ah lixdaa sanadood gudahood” ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Mashruuca laga hirgaliyey Xaafadda Sheekh waxa ku baxay lacag ka badan 600.000 doolar, shirkadda COCA COLLA waxay bixisay 1,22000 doolar, waxaanan qiyaasayaa marka la isku daro xaafadaha Sheekh Cumar, Ayax 1, Ayax 2, Ayax 3, inay biyahan ka faa’ideysan doonan dad aanu ku qiyaasnay ilaa 50.000 qof, waxaan aad iyo aad ugu Mahadnaqayaa hay’adaha iyo dawladda Somaliland oo qayb libaax ka qaadatay hirgalintii mashruucan, haddii aanu nahay COCA COLLA, waxaanu ku rejo weynahay inaanu halkaa ka sii wadi doono haddii ILAAHAY yidhaahdo”.
Munaasibaddan oo ay ka hadleen Masuuliyiin ka socday hay’adaha UNICEF, EU, TS iyo weliba shakshiyaad ku hadlayey Magaca dadka deegaanka oo ka mahad celiyey biyo galinta loo sameeyay, ayaa isaguna waxa halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Xuseen Axmed Cabdilaahi, waxaanu yidhi “Haddii aanu nahay Wasaaradda Khayraadka biyaha, waxaanu ku rejo weynahay mashaariic badan oo socdaa inay dhawaan innaga baahi tiro doonaan baahida aynu biyaha u qabno”
Wasiirku waxa kale oo uu soo qaaday “Mashruuca Biyo saarka Xubno weyne markuu dhamaado, waxaan hubaa in baahida biyaha ee Hargeysa ay wax badan ka tari doonto. Hay’adaha mashruucan gacanta innaga siiyeyna dhammaantood way mahadsan yihiin”ayuu yidhi.
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), oo isagu xafladdan soo xidhay, ayaa amaanay dedaalka Maareeyaha iyo Hawl-wadeenada Wakaaladda biyaha Hargeysa oo uu sheegay inay karti muujiyeen isla-markaana ku guuleysteen inay dadkooda biyaha u baahan ay biyo gaadhsiiyaan.
Madaxwayne ku xigeenka oo arrimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi “Dhammaanteen waxay inoo tahay farxad aad iyo aad u weyn, Maadaama oo aynu joogno meel danta qaranka awgeed Hargeysa (Sheekh Cumar) loogu soo daad-gureeyay, maantana la daboolay baahi badan oo jirtay, maantana la dhamaystiray mashruucii aanu 7 bilood ka hor dhagax dhignay, biyihiina lagu cabayo qiimo jaban, waa wax ILAAHAY loogu mahad-naqo”
Madaxwayne ku xigeenku, wuxuu u mahad-naqay Maareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa iyo hay’adaha Mashruucan gacanta ka geystay “Waxaan u mahad-naqayaa hay’adaha gacanta ka geystay iyo Wakaalada Biyaha Hargeysa oo uu hormuud ka yahay Ibraahim Siyaad Yoonis oo runtii dedaal xoog leh galay, wax walbana kama soo hadho sida wax loo maamulo, aad iyo aadna waxaan ugu hambalyeynayaa hay’adaha Unicef, EU, TS, shirkadda COCA COLLA oo iyada oo muddo yar dalka joogtay tabaruceedii koowaad galisay-na aad iyo aadbaanu ugu mahad-naqeynaa” ayuu  yidhi waxaanu intaa ku daray “Waxa kale oo aanu u mahad-naqeynaa dadka reer Xaraf iyo inta soo dhaweeyay beebka soo dhex maray ee aan caqabadda ku noqonin horumarka socday iyo biyaha la soo gaadhsiinayey…beeb hal Mitir hoos loo qodaana beerta kaama qaadayo”.Halbeegnews/Hargeysa Office.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shil Baabuur Oo Galabta Ka Dhacay Tuuladda Maqaaxida Inanta Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

$
0
0

Hargeysa, November  19, 2013 (Halbeegnews) – Alle ha u naxariistee waxa shil baabuur oo galabta ka dhacay deegaanka Maqaaxida Inanta ee Galbeedka Hargeysa ku mgeeriyooday Maxamud Aw Siciid iyo dhawr qof oo kale, halka tiro intaa ka badan oo dhaawac ahina ay soo gaadhay dadkii saarnaa laba baabuur oo midi leedahay Shirkadda Somcable ka kalena uu ahaa Dyna.
Illaa hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee shilkaas ka dhashay hase yeeshee waxa Meydadkii iyo dhaawaciiba loo soo daad gureeyey Cisbitaalka hargeysa halkaas oo lagu daweynayo, waxaana gacanta ku haya ciidamadda Booliiska.
shilka galabta dhacay waxa ay dhaawacyo halis ahi soo gaadheen laba kale oo ka mid ah shaqaalaha shirkadda Somcable kuwaas oo kala ah Cumar Saalax iyo nin kale oo magaciisa la yidhaahdo Sawaaxilli.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shir Madaxeedka Wadamada Carabta iyo Afrika oo Maanta ka Furmay Dalka Kuwait ”SAWIRO”

$
0
0

Shir Madaxeedka Wadamada Afrika iyo Carabta ayaa Maanta ka Furmay Wadanka Kuwait gaar ahaan Caasimadda Kuwait City halkaas oo ay kasoo qayb galeen Madaxda Wadamo gaaraya 60 Dowladood oo Afrikaan iyo Carab ah.
Shirkaas ayaa waxa Soomaaliya uga Qayb galaya Gudoomiyaga Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Prof: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, Wasiirka Maaliyadda Maxamud Salaybaan , Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Dr: Maxamed Nuur Gacal iyo Aqoonyano iyo Khubaro tobaneeyo gaaraya.
Shirkan ayaa lasoo afjari doonaa maalinta Bari ah iyadoo laga soo saari dooni Bayaan loogu magacdaray Bayaankii Khawait oo la filayo in Qodobo quseeya Soomaaliya kasoo baxaan.
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

19 killed in attack on police in Somalia

$
0
0

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Nisaa-34-37*)*) Li Sh Xasan Ibrahim Ciise Xafidahullaah

$
0
0

Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafti Uu Hogaaminayay Masuulka Ugu Sareeya Shirkadda Genel Energy

$
0
0

Hargeysa-(Idhank)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka qasriga madaxtooyadda Hargeysa ku qaabilay sarkaalka ugu sareeya Shirkadda Shiidaal baadhista Genel Energy Tony Hayward kaasoo diyaarad khaas ah oo uu kaga soo duulay Dalka Ingiriiska kaga soo degay Madaarka Hargeysa.
Illaa hada si rasmi ah looma oga kulanka Madaxweynaha iyo shirkadda Genel Energy dhex maray hase yeeshee waxa la [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia arrests woman over rape allegations

$
0
0

Police in Somalia have arrested a 19-year-old alleged rape victim and a journalist who interviewed her about the attack, a government official told Al Jazeera. Both the victim and Mohamed Bashir, a reporter for Radio Shabelle, were arrested on ...
Weblinks: 

//-->

Somalia to continue its fight against Al-Shabaab

$
0
0

Mogadishu, Nov 21 (IANS) A day after a deadly suicide attack in the central part of the Horn of Africa country, Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon said the government will continue its battle against Al-Shabaab militant group. Sihrdon made the ...
Weblinks: 

//-->

Dhaqanka iyo Hiddaha #189

$
0
0

Qeyb kale oo ka mid ah dhaqanka Soomaalida ee dadka xididku dhex maro, oo todobaadkan aad u xiisa badan gabayana ay ku jiraan.

Obama oo 16 Shaqsi Gudoonsiiyay Biladda Xuriyadda

$
0
0

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ayaa gudoonsiiyay Biladda Madaxweyne ee dhinaca rayidka ee xuriyadda 16 qof oo Mareykanka u dhashay oo magac leh xaflad shalay lagu qabtay Aqalka Cad.

Dhaqanka iyo Hiddaha #189

$
0
0

Obama oo 16 Shaqsi Gudoonsiiyay Biladda Xuriyadda

$
0
0

Gudoomiye Jawaari oo ka farxiyay Maal-gadayaashs Carbeed

$
0
0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta khudbad ka jeediyey shir madaxeedka dalalka Carabta iyo Afrika ayadoo shirkaasina ay Soomaaliya uga qeybgalayaan Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka.
Khudbaddiisa ayuu Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uga hadlay saameynta ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollo ka tirsan Puntland ku yeesheen roobabkii duufaanta watay ee dhowaan ka da’ay isagoo madaxweynayaashii shirka goobjooga ka ahaana ka codsaday iney gurmad u fidiyaan dadka Soomaaliyeed ee ay duufaantu saameysay.
Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa dhinaca kale ku muujiyey Khudbaddiisa sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu diyaarsantahay iney ka faa’ideysato dal walba oo maalgashi ku sameynaya waxaana uu carabka ku adkeeyey damaanad qaadka ay Dowladda Soomaaliya damaanad qaadeyso amniga xuquuqda dowladaha Soomaaliya maalgashiga ku sameynaya,sidoo kalena waxa uu Gudoomiyaha Golaha Shacabka ku faah faahiyey khudbaddiisa kheyraadka Soomaaliya.
Khudbadda Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Af Carabi ah iyo tarjumaadda Afka Soomaaliga ah lifaaqa hoose Attachmentska kala baxa.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Galmudug oo Xariga Ka Jaray Garoon Cusub

$
0
0

Wafdi uu Horkacayo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Ayaa Maanta Ka Soo Dagay garoonka Diyaaradaha OSHACO international Airport oo Dhawaan Laga Hirgaliyay Duleedka Magaalada Gaalkacyo Kaasi oo Ay Dhismihiisu Ay iska Kaashadeen Ganacsato ka Soo Jeeda Dowlad Gobaleedka Galmudug
 
Cabdi Qaybdiid iyo Wafigiisa Aya Waxa Garoonka Diyaaradaha OSHAKO Airport Ku Soo Dhaweeyay Mas,uuliyin ka Socday Labada Gole iyo Sidoo Kale Boqolaal Qof oo u Soo Baxay in Ay Ka Qayb Qaataan Soo Dhawaynta Wafdiga Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug,Waxana Wafiga Ay Ka Soo kici Tameen Magaalada Muqdisho Halaasi oo Ay Dhawaantan Ku Sugnaayeen Wafdiga Madaxweynaha Galmudug.
 
Markii Ay Garoonka ka Soo Dageen Ayaa Waxa ay Xariga Ka Jareen Garoonka Diyaradaha OSHACO international Airport oo Ay Maal Gashadeen Ganacsato ka Soo Jeeda Galmudug Waxana Dhamaan Bulshadii Ka Qayb Galay Ay Ku Farax Sanayen in Ay Goob Joog Ahaadaan Furitaanta Garoonka OSHACO Airport
 
Madaxweynaha Dowlada Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo Saaxafada la Hadlay Ayaa Waxa uu Sheegay in Xarig Jarka OSHACO international Airport Ay Muhiimad Wayn u Tahay Shacabka Galmudug isla Markaana Dowladiisu Ay Sii Wadi Doonto Dadaalka Ay ugu jirto in Ay ka Dhabeyso Balan Qaadkii Ay Sameeyeen ,Waxaana Geesta Kale uu Shaaca ka Qaaday in Dhawaan La Furayo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo iyo Sidoo Kale Dakada Magaalada Hobyo
 
Waa Markii Ugu Horeysay ee Galmudug ay Yeelato Garoon Diyaaradeed oo ku Yaal Magaalada Gaalkacyo Waxaana Arintan Soo Dhaweeyay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Galmudug
 
NAGALA SOO XIRIIR.
 CMAALIN17@GMAIL.COM
 HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM
 HOBYONET1@YAHOO.COM
 
TELL:25290-7647333
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Magaalada Baladweyne oo laga raafaayo dadka ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool (Dhageyso)

$
0
0

Maamulka Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa si xoogan loogu eedeeyay in ay maanta raaf xoogan kula kacayn dadweynaha ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool. Waxaa jira boqolaal ruux oo ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool, oo goobo ganacsi ku heysta Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Baydhabo Maxamed Isaaq Ibraahim […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Aqoonyahanka Bashir Goth oo gabay uu leeyahay lagu soo daabacay Joornaalka Caalamiga ah ee gabayada ( hoos ka akhriso )

$
0
0

Daawo Sawirada: Isbedel lagu sameeyay Xarunta Golaha Baarlamaanka Soomaaliya

$
0
0

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, ayaa kormeerkiisa maanta, waxaa ku wehliyey Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana uu u kuurgalayey sida ay usoo dhamaatay howl dib u habeyn ah oo lagu waday xarunta Golaha Shacabka gaar ahaanna hoolka ay ku shirayeen […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Baaq ku socda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Raa’isal Wasaare Saacid

$
0
0

Mudane Madaxweyne iyo Mudane Ra’iisul Wasaare, markahore waxaan idiinka mahad calinaynaa wadashaqaynta wacan ee aad muujiseyn khilaafkan hadda kahor. Waxaa xaqiiqo ah in dalkiina iyo dadkiina Soomaaliyeed idinka sugayaan waxqabad iyo hormar aad gaarsiisaan, markastana badbaadada dalkiina iyo dadkiina aad kahormarisaan khilaafka dhaxdiina ah iyo danaha siyaasadeed eed leedihiin. Waxaa muhiimah in aad ogaataan khilaafku […]