Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Shakhsiyada Qofka Muslimka Ah Qeybta 1aad - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Shakhsiyada Qofka Muslimka Ah Qeybta 2aad - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Shakhsiyada Qofka Muslimka Ah Qeybta 5aad - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Shakhsiyada Qofka Muslimka Ah Qeybta 3aad - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Shakhsiyada Qofka Muslimka Ah Qeybta 4aad - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Warar Faahfaahsan Oo Halbeegnews Ka Heshay Khilaafka Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Daahir Cukuse Iyo Maareeyahii Telefishanka Afka Xukuumadda SLNTV Khadar Cali Gaas Oo Shaqada Laga Joojiyey

0
0

Axad 01 December 2013 Hargeysa (Halbeegnews)–Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta ee Somaliland Md. Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa Shaqadii Saaka ka joojiyey Mareeyaha Telefeshinka Qaranka Somaliland Md. Khadar Cali Gaas, waxaanu Wasiirku Qoraalka Shaqo ka joojinta ku Amray Ciidanka Ilaalada Xarunta Wasarada Warfaafnita in aanu soo gali karin maareyuhu.
Arrintan ayaa ka Danbeysay ka dib markii uu khilaaf xoogani uu ka dhex dilaacay Wasiirka iyo Mareeyaha kuwaasi oo isku qabtay Guddi loo saaray in ay dib u eegis ku sameeyan lacagta mushahar ahaan ay u qaatan Shaqalaha Telefeshinka Qaranka oo la sheegay in lacagtoodu aad u kala badan tahay, wasiirka ayaa la sheegay in sababta guddidaasi khilaafka ka dhashay u magacaabay ay ahayd ka dib markii shaqalaha qaar ka mid ahi sheegeen in mushaharka  ay qaatan uu yar yahay, waxanu wasiirku sheegey in aanay caqli gal ahay in shaqaalah qofna qaato 1,000 Dollar Midina uu qaato 150Dollar.
Sidoo kale Maareeyaha Telefishanka Qaranka ee Shaqada Laga Joojiyay ayaa Shalay Wasiirka Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ka dalbaday in aanu la Shiri Karin Shaqaalaha Telefishanka taas oo ka hor imanaysa nidaamka Shaqo ee Wasaarada oo Wasiirku ka Madax yahay
Dhanka  kale Wararku waxay intaasi ku darayaan isla saaka Mareeyaha oo doodnayey in uu xafiiskiisa  taago ay ciidanka boolisku u diideen in uu kadinka wasaarad ka galo iyaga oo  u sheegay in ay qabaan Amar Wasiir.
Maareeyaha Telefishanka Qaranka oo hore loogu sadqeeyay Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Boobe Yuusuf Ducaale.
Mareeyaha Telefeshinka ayaa isla saaka Lagu arkayey isaga oo ku sugan Gobolka oo ah meesha ay wasaraada ugu badan ee dalku yaalan, waxaanu wakhtigaasi ku sugnaa wasarada Waxbarahada.
Wasiirka Warfaafinta ayaa Sheegay  inay ka Go’an tahay sidii loo simi lahaa Xuquuqda Shaqo ee Shaqaalaha ka hawl gala Wasaarada Warfaafinta oo kor u dhaafay in ka badan Lix boqol oo qof isagoo cadeeyay Wasiirku in aanay Jiri doonin wax Shaqaale ah oo uu Shaqada ka saarayo hasa yeeshee loo samayn doono sidii loo jihayn lahaa.
Dhawr Todobaad ka hor ayaa Telefishanka Qaranka laga Baahiyay Barnaamij si Toos ah looga soo Tebinayay Studio Magaalada London kaas oo ay ka qayb qaadanayeen Xubno ka Tirsan Gudida Heerka Qaran ee dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco waxaase mar kaliya layaab ku noqotay daawadayaasha in Jaaliyada Magaalada London ay Ku baaneen inay soo iibiyeen dhamaanba qalabka uu ku shaqeeyo Telefishanka Qaranku gaar ahaan xaruntiisa London iyadoo Xukuumaduna Kharash aad u badan ku bixisa Qalabka iyo Studio London.Halbeegnews, Hargeysacontact@halbeegnews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

W/Warfaafinta oo Ka Hadlay Natiijadda Qiimayn ay ku sameeyeen Shaqaalaha Wasaaradda

0
0

“Waxa soo baxay ma shaqeysteyaal ka mushahar iyo Gunno badan kuwa 24-ka saacadoodba shaqaynaya”
“Waxa soo baxay dad dhoofay iyo kuwo dhintay oo mushahar qaata”

Hargeysa, (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay natiijada dib u eegis ay ku samaynayeen xaaladda shaqada iyo shaqaalaha wasaaradda iyo u sinaanshahooda xuquuqeed ee guud ahaan wasaarada warfaafinta.
Wasiirku waxa uu sidaas ku sheegay qiimayntaas ka dib inay soo baxeen khaladaad ah oo ka dhex jiray wasaaradda iyo shaqaalaha.
Wasiir Cukuse oo maanta ka hadlay xaflad ay wasaaradda warfaafintu kula wareegaysay qalab ay ugu deeqday hay’adda DAI, ayaa xusay inay jiraan dad mushahar qaata oo aan xilligan hawl qaban oo mashaqeysteyaal ah iyo kuwo dhoofay ama dhintay oo mushaharkoodii iska sii socday kuwaasi oo ka mushahar iyo gunnaba badan shaqaalaha maalin walba shaqada qaranka u taagan,
“Maalmahanba waxaanu wadnay dib u eegis aanu ku sameeyeen xaaladda iyo aqoonta shaqaalaha wasaaradda warfaafinta xaq u sinaanshaha shaqaalaha oo dib u eegis iyo qiimeyn lagu samaynayay, waxaanu u magacownay guddi masuuliyiinta wasaaradda ah oo ka koobnayd agaasimaha guud, mareeyaha TV-ga, Guddoomiyaha Dawan Group, Agaasimaha Farsamada iyo Agaasimaha Idaacadda. Alxamdulilaah waa ay soo dhammeeyeen liisaska waxaa ka soo baxay waxooga khaladaad ah oo waxa ku jiray qaar ma shaqaysteyaal ah oo ka gunno iyo mushahar badan qaar shaqeeya oo 24-ka sacaadadoodba shaqada ku jira si fiican bay u kala sooceen gudidaasi, shaqaalaha dheeraadka ku ah wasaaraddana waa ay sheegeen, kuwa shaqo in loo abuuro oo la dardar geliyo u baahanna way sheegeen,” ayuu yidhi Wasiir Cabdilaahi Cukuse.
Wasiirku isagoo hadalkiisa sii watay waxa uu intaas ku daray, “Waxaanu u sheegaynaa dadka haddii aad duul duul maqashaan dad baa sidan oo kale marka wax loo saxayo dhibsada xantooduna waa ay dheeraysaa, kuwa caddaaladda loo samaynayo ee tirada badanna amuuskooda ayaa sababa had iyo jeer in xanta iyo beentu ka dheerayso, waxa aanu ujeednaa uun in aanu raali-gelino tayada shaqada iyo shaqaalaha shaqaynaya.”
“Warbxinta Guddigani soo saareen waxa mar labaad dib u sixid ku sii samaynaya oo la eegaya madax-qeybeedyada wasaaradda oo dhan, hawshan qiimaynta ahi waa mid cadaalad ah oo sugan, lamana samaynayo wax aanay wasaaraddu u dhamayn. Markaa duul-duulkaas qof iyo laba xanaaqsani way ka soo bixi karaan waa in natiijada la sugaa oo dadka wasaaradda ka shaqaynayana la waraystaa,”ayuu yidhi Wasiirka warfaafintu.
Wasiirku waxa uu sheegay inay ILAAHAY hortii masuuliyadii la saaray kaga jibo keenayaan, waxaanu yidhi “Annaguna waxaanu u shaqaynaynaa oo ku shaqaynaynaa masuuliyadii nala saaray ILAAHAY hortii inaanu qabsano.”
Wasiirku waxa uu balan qaaday inay ka go’an tahay sidii shaqaalaha shaqadooda ka soo dhalaala ay xuquuqdooda oo siman u sugi lahaayeen.
Cumar Maxamed Faarax
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Teklnoolajiyada iyo Geela

0
0

Ku dhawaad 10 Ruux oo ku dhimatay Dagaal ka dhacay Gobolka Sool

0
0

Taleex (Sh M Network)—Wararka laga helayo DegmadaTaleex ee Gobolka ayaa sheegaya in Dagaal Culus halkaas ka qarxay kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada kala taabacsan Maamulada Khaatumo iyo Puntland.
Dagaalkan Maamulada Khaatumo iyo Puntland ku dhexmaray Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu geystay khasaaro Nafeed oo gaaraya ilaa iyo 10 Ruux.
Nabadoon Maxamuud Xasan Maxamuud oo ka mid ah Waxgaradka ku Nool Degmada Taleex ee Gobolka Sool oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Dagaalka uu ahaa mid culus islamarkaana uu khasaaro isugu jira dhiomasho iyo dhaawac uu u geystay Dad shacab ah.
Nabadoonka ayaa ugu dambeyn eedeyn kulul u jeediyay Mas’uuliyiinta sare ee Maamulada Puntland iyo Khaatumo oo halkaasi ku Dagaalamay isagoona ugu baaqay in Dagaalka ay si deg deg ah u joojiyaan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Isimada Puntland oo ka digay in Maamulka Faroole uu markale weeraro Degmada Taleex (Daawo Sawirada)

0
0

Isimada ka soo jeeda deegaanada Puntland, ayaa waxay maanta ka diggeen in Maamulka Faroole, uu markale weeraro ka geysto Magaalada Taleex ee Xarunta Maamulka Khaatumo State. Isimada oo maanta ku kulmay Hotel Rugsan ee Magaalada Garoowe, ayaa waxay sheegeen in aan loo baahneyn dagaal lagu ekeeyo Degmada Taleex ee Gobolka Sool. Waxay sheegeen in wax […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Odayaasha Beesha Mareexaan oo si caro leh uga hadlay waxa ka soconaaya Degmada Doolow (Dhageyso)

0
0

Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa maanta lagu xiray Gudoomiyihii hore ee Degmada Doolow Maxamed Cilmi Xadey. Maxamed Cilmi Xadey, ayaa waxaa jirdil iyo xabsiba maanta isugu daray Ciidamada Degmada Doolow, oo ka amar qaata Gudoomiyaha Doolow C/rashiid Xasan C/nuur (Janan). Nabadoon Xaaji Maxamed Duqoow, oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Mareexaan, ayaa […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia not receiving West’s aid despite crisis

0
0

Western countries have promised billions in aid to Somalia to help it cope with a humanitarian crisis caused by a civil war and worsened by famine. However, reports say that nothing has reached the country yet. Press TV’s Abdulaziz Billow explains more ...
Weblinks: 

//-->

Madaxweyne Faroole: “Waxaan go’aansaday in aan mar labaad isu soo taago doorashada madaxtinimada Puntland”

0
0

Madaxweynaha Puntland ahna Musharax u taagan doorashada Madaxtooyada 8 Jan, 2014 Dr. Cabdiraxamaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maalinimadii shalay diray fariin muuqaal ah taas oo uu kaga hadlayey sababaha ku dhaliyey inuu markale u tartamo xafiiska & Qorshihiisa waxqabad.
Madaxweyne Faroole
Wuxuu xusay in Dastuurka Puntland xaq u siinayo Madaxweyne kasta oo xafiiska jooga inuu mar labaad is sharaxo marka ay soo idlaato mudo xileedkiisa koowaad (Frist term).
“…Waxaan go’aansaday in aan mar labaad isu soo taago doorashada madaxtinimada Puntland, Dastuurku wuxuu qorayaa in qofku madaxweyne isu taagi karo labo jeer…”
Dr. Faroole wuxuu hoosta ka xariiqay inuusan xukun jacayl dartiis isu sharaxin balse uu go’aankan qaatay kadib markii uu garowsaday sida ay lagama maarmaan u tahay inuu dhamaystiro mashaariicda socota, kuwa qorshaysan & meelmarinta hanaanka federaalka Soomaaliya.
Wuxuu balanqaaday inuu uga faa’iideyn doono khibradiisa maamul & Waayo aragnimadiisa shaqo dadkiisa & dalkiisa isla markaana uu ku haminayo inuu hawl gab noqdo iyadoo umada Soomaaliyeed mid ah soona ceshatay sharaftii & karaamadii ay ku lahayd aduunka.
“… Waxaan ku haminayaa in aan ku hawl gabo Soomaaliya oo mid ah, is jecel oo nidaamkii lagu heshiiyey ee federaalku uu dhamaystirmo oo meel walba state ka dhismo danaha deegaankooda & horumarkoodana hanta …” Ayuu yiri Madaxweyne Faroole.Mashaariicda socota.
Xukuumada Puntland ee uu hogaanka u hayo Madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa hada gacanta ku haysa dhismahooda Garoomada diyaaradaha ee Boosaaso, Garoowe, Gaalkacayo & Mashaariic kale oo baaxad leh.
Garoonka diyaaradaha Boosaaso ayaa la bixiyey qandaraaskii lagu dhisi lahaa waxaana gacan ka geysatay dowlada Talyaaniga halka hay’ada UNOPS ay kala shaqaynayso dowlada sidii loo fulin lahaa mashruucaas.
Dayactir lagu sameeyo wadada laamiga ah ee isku xirta Gaalkacayo & Garoowe ayaa ka mid ah mashaariircada qorshaysan halka dhismaha Jaamacada Maakhir ee Degmada Badhan gacanta lagu hayo dhaqaalihii ku bixi lahaa.
Jidadka, Kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha & Adeegyada bulshada sida caafimaadka & Waxbarashada ayaa dhamaantood siyaabo gaargaar ah u qorshaysan kuwaas oo xukuumada ay ka taageeri doonaan ururo caalami ah & wadamo ay xiriir saaxiibtinimo la wadaagto.Arrimaha Soomaaliya.
Siyaasada Soomaaliya ayaa gashay weji cusub iyadoo loo gudbay dowlada rasmi ah waxaana hada dadaal & dagaal siyaasadeed u baahan sidii loo hirgelin lahaa nidaamka federaalka loona meel marin lahaa Dastuur rasmi ah oo u qeexaya qolo (maamul) walba xuquuqdooda gaarka ah.
Madaxweyne Faroole doorkii muuqday ee uu ka soo ciyaaray hirgelintii khariiradii ro’ad map, Ka bixitaankii KMG-nimada & xogogaalnimada uu u yahay arrimaha Soomaaliya ayaa muhiimad gaar ah u yeelaya sii joogitaankiisa xafiiska.
Xafiiska Warfaafinta Gudiga Ololaha
Madaxweyne/ Musharax Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole)
Email: faroole.election2014@gmail.com Facebook: Puntland President Office
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ahmiyada (*(*Qoyska Iyo Guurka*)*) Li Sh Xasan Ibrahim Ciise Xafidahullaah

USA: Website-kii ObamaCare oo la Hagaajiyey

0
0

Saraakiisha Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in ay gaareen yoolkii ay higsanayeen ee ahaa inay hagaajiyaan websiteka la iskaga diiwaan galiyo barnaamijka daryeelka caafimaadka ee Obamacare marka la gaaro 1da December.

UN envoy for Somalia on the departure of Somalia’s Prime

0
0

UN: Somalia militants may be moving closer to al-Qaida's 'global ideology'

0
0

Shabelle Journalists held for weeks without facing trial

0
0

Mogadishu (Sh M Network)— the owner of Shabelle media Mr. Abdi Malik Yusuf and Journalist Mohamed Bashir are still in a Government prison for weeks without facing trial.
parliamentarians,politicians and intellectuals criticized the Somalia government for unlawfully detaining the journalist and called on the Government to release them (the 2 journalists) as soon as possible and pave way for justice to prevail.
Hussein Hassan Nalaye a Somali intellectual based in Mogadishu said that it is intolerable to watch Somali nationals to be detained for weeks unlawfully.
“We belief that there is a credible Government in existence and the Government should be the first to abide by the law; It (Government) is doing the complete opposite by unlawfully detaining journalists without court trials” said Naleya.
The prominent Somali nationals who contacted Shabelle during a live radio program include Mr. Dahir Amin Jesow a current parliamentarian who reminded the government of their responsibilities to watch over it’s citizens and lead by examples by abstaining from oppression towards civilians.
The two Shabelle staff are still in Government custody along with a female journalist who claimed to have been raped by two state employees
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: UN Envoy Stresses Urgency of Appointing New Premier to Maintain Somalia’s Progress

0
0

The United Nations envoy in Somalia today highlighted the urgency of appointing a new Prime Minister as soon as possible to maintain the progress made so far in the Horn of Africa nation, after incumbent Abdi Farah Shirdon lost a confidence vote in parliament.
Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, now has 30 days to appoint a successor to Mr. Shirdon, who was in office for just over a year.
“I hope the President will consult widely before choosing. It is in all our interests that the next PM and Government is broadly inclusive, able to unite the country and capable of delivering what Somalia needs – peace, rule of law, economic growth and good public services,” said the Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Nicholas Kay.
Mr. Kay paid tribute to the outgoing Prime Minister, and noted that his departure was managed in accordance with the provisional constitution and the rules of procedure of the Federal Parliament.
“Somalia’s institutions are coming of age. The UN is here to support their development, and looks forward to working constructively with the new administration,” he stated in a news release issued by the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM), which he heads.
The envoy also urged the Federal Parliament to make progress on the many law-making and other constitutional tasks that the country urgently needs.
“Over the coming years, it is important that Parliament, Government and the Presidency continue to work constructively together in full respect for the Provisional Federal Constitution.”
Somalia has been torn asunder by factional fighting since 1991 but has recently made progress towards stability. In 2011, Al-Shabaab insurgents retreated from Mogadishu and last year, new Government institutions emerged, as the country ended a transitional phase toward setting up a permanent, democratically-elected Government.
UNSOM was established by the Security Council in June to support the Government and the people of the country in their quest for security and prosperity
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Video: Sahro Cabdi VOA: Ma ihi siyaasi ee waxaan ahay wariye, mana aqaan waxa aan u noqday bartilmaameed”

0
0

Dalal badan ayaa lagu dilaa ama lagu dhaawacaa wariyayaasha, waxaase Soomaaliya ay kaalinta hore ugu jirtaa meelaha ugu qatarta badan oo ay wariyayaal ka howlgalaan.
Waxaa sanadkii dhashaba la dilayaa wariyayaal laga soo bilaabo 2007 oo aheyd markii uu bilowday dilka wariyayaasha ee tusbaxa furmay noqday. Waxaa dalka isaga baxay ka badan 100 wariye kuwaasi oo maanta dalalka Yurub, America, Ausralia iyo Africa ku kala nool kadib cabsi kasoo wajahday shaqadooda.
Wariye Sahro Abdi Ahmed oo ka mid ah idaacada VOA kuna sugan wadanka Mareykanka ayaa ka mid ah wariyayaasha kasoo shaqeeyey Soomaaliya in badana ka xasusuta qatarta ay ku soo shaqeysay ama hey ku weysay saaxiibo badan oo saxaafadda kula jiray.
Muuqaal lagu wareysanayey wariyayaal dalal  kala duwan kasoo jeeda oo ay diyaarisay hay’addaha difaaca wariyayaasha ee CPJ  ayey  ku sheegtay inuu dalka Soomaaliya yahay midka ugu qatarta badan dunida.
Wareysigan oo luqada english ka ay ku bixisay ayaa waxay ay hadalkeeda ku bilowday Sahro Abdi Ahmed.
” Soomaaliya waa mid ka mid ah meelaha ugu qatarsan dunida oo laga noqdo wariye.” ayey tiri Sahro Abdi Ahmed oo intaasi daba dhigtay :
” Sanadkii ugu danbeeyey midka ugu qatarsan ayuu ahaa oo 13  wariye ayaa lagu dilay dalka Soomaaliya, kuwaasi oo intooda badan u shaqeynayey warbaahinta  gudaha oo aan heysan wax difaac ah” ayey tiri Wariye Sahro Abdi Ahmed oo ka howlgasha idaacada codka Mareykanka ee VOA.
Waxaana iyaddoo sharaxeysa sida dhibku kusoo gaaro ay sheegtay inay tahay wararka oo ay ka raadiyaan meel ka baxsan xarumaha ay ka shaqeeyaan.
” Waxay aadaan meel ka baxsan xarumaha idaacadahooda. Waxaana ay isku dayaan inay helaan warbixino” ayey tiri Sahro Abdi Ahmed oo ku tilmaantay wareysigeeda inaysan isku mid aheyn Soomaaliya  iyo Ameerica marka la fiiriyo qaabka ay u shaqeeyaan wariyayaasha.
” Soomaaliya ma ahan sida Ameerica oo kale oo fariisaneyso computerkaaga gadaashiisa kadibna aad duubeyso warka idaacadaada, laakiin Soomaaliya sidaasi ma ahan ee waa inaad banaanka aadaa.” ayey tiri Sahro Abdi Ahmed oo haddana sharaxday marka banaanka loo baxo waxa ku dhacaya wariyayaasha Soomaaliyeed.
” Haddii ay aadaan shaqadooda banaanka waxaa bilaabaneysa inay noqdaan bartilmaameed ama in la dilo” ayey tiri wariye Sahro Abdi Ahmed.
Wareysiga inta ay ku gudaha jirtay ayey Sahro Abdi Ahmed waxaa kale oo ay sheegtay in marka ay xasuusato waayaheeda shaqo ee Soomaaliya intii ay joogtay inay u aheyd wax nafteeda raad ku reebay.
Waxaase ay daba dhigtay su’aal ay sheegtay inay is weydiiso taasi oo ah :
” Waxaan isticmaalayaa in  aan dhaho : Maxay tahay sababta aan u noqonayo mid la cabsigelinayo. Ma ihi qof siyaasi ah. Waxaan ahay waa wariye, mana aqaan sababta aan u noqday mid la ugaarsado”  ayey hadalkeeda kusoo xirtay Wariye Sahro Abdi Ahmed oo ka tirsan idaacada VOA laanteeda la hadasha Soomaalida.
Sahro Abdi Ahmed waxaa ay saxaafadda Soomaalida kaga soo biirtay magaalada Kismaayo, iyaddoona la soo shaqo bilowday idaacada hornafrik kadibna dilalka wariyayaasha oo ka bilowday magaaladaasi darteed ugu soo hayaantay Nairobi oo ay kala shaqeyneysay idaacada VOA kadibna shaqadeeda loogu soo wareejiyey dalka Mareykanka oo ay hadda ku nooshahay.Halkan ka daawo wareysiga wariye Sahro Abdi Ahmed ay siisay CPJ: 
Isha warka: Kismaayo24.net