Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Video: R/W Saacid oo hadal taariikhda galaya u duubay xildhibaanada

$
0
0

Caasimada Online: Ra’isul Wasaarihii kalsoonida kala noqdeyn Golaha Baarlamaanka Somalia Mudane Abdi Farax Shirdoon Saacid oo duubay hadal micno weyn ku jira Taariikhda Soomaaliyeedna meel uga qormi doono marka loo fiiriyo Madaxdii hore ee xilka laga casilay.
Mudane Saacid waxuu ka hadlayaa arin uu ku sheegay in ay tahay Xanuun oo dhinacyo badan taabaneyso oo ku aadan Xubnaha Baarlamaanka ee u diiday in uu hor tago balse u duubay muuqaal uu ku sheegay mid taariikhi ah ee nala Daawo Muuqaalkani kadib Fikradaada ki bixi.HALKAAN KA DAAWO:
 
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dacwa-Ilallaah*Usoo Carar-Alle SWC*Yaa Ka Hadal Wanaagsan Daaci-Alle Li Sh Xanaafi Xafidahullaah

Muxaadaro Muhiim Ah (*(*Wacdi*)*) Li Sh Xasan Ibrahim Ciise Xafidahullaah

Shacabka reer Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadlay kalsooni kala noqoshada xukuumadda R/wasaare Saacid

$
0
0

Muqdisho(RBC Radio) Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go’aanka shalay kasoo baxay Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee kalsoonida lagala noqday xukuumadda R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid.
Bushada reer Muqdishio ayaa ku kala aragti duwan go’aanka ay shalay ka gaareen xukuumadda R/wasaare Saacid Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxayna qaarkood sheegeen si inay aad u soo dhowaenayaan halka qaar kalane ay go’aanka Xildhibaanada ku tilmaameen inuu yahay mid sharci darro ah.
dadka taageersan kalsooni kala noqoshada R/wasaare Saacid ayaa xukuumadiisa ku eedeeyey inay ka gaabisay wax ka qabashada sugidda ammaanka, xoraynta gobolada ay Alshabaab gacanta ku hayaan, xakamaynta musuq maasuqa iyo xiriirinta maamul goboleedyada dalka
Dhanka kala dadka kasoo horjeeda go’aanka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay shalay ka gaareen xukuumadda R/wasaare Saacid ayaa tibaaxay in xukuumadda Soomaaliya ay wax qabad wayn muujisay, waxayna sheegeen in eedeeymaha ay Xildhibaanadu u soo jeediyeen xukuumadda R/wasaare Saacid ay tahay mid meelo kale laga soo abaabulay.
Waxay wax lala yaabo ku tilmaameen in R/wasaare Saacid loo diido inuu tago xarunta golaha shacabka si uu isaga difaaco eedeeymaha Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa shalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya wuxuuna sheegay in mooshinka laga keenay xukuumadiisa ay ka soo shaqeeyeen qaar ka tirsan wasiiradisa.
 
 RBC RadioXafiiska Muqdisho
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Obama oo Yaboohay Lacag lagula Dagaalamayo HIV

$
0
0

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa shaaciyey hindise cusub oo kor loogu qaadayo cilmibaaris la xiriirta daweynta cudurka HIV-ga

Qaxooti Soomaali ah oo dagaal la galay dad Yamani ah

$
0
0

Warbaahinta dalka Yemen ayaa sheegtay in tiro dad ah ay ku dhawacmeen kadib rabshado gacan kahadal ah oo minidiyo la isku adeegsaday oo Xerada Al-qaraz ee dalka Yemen ku dhexmaray qaxootida Soomaalida ah ee Xeraadasi ku jira iyo muwadinin Yamani ah o iyaga xeradasi daris la ah.
Saraakil Maxali ah ayaa sheegay in dagaalka uu u dhaxeeyay Soomaalida ku jirta Xerada Al-qaraz iyo dadka deganka ee xeradasi dariska la ah rasaas ayaa la isku adeegsaday,,waxana uu ka dhashay kadib marki muwadin Yamani ah uu la dagaalamay koox Soomaali ah.
Dad goob joogayal ah ayaa shegay in Soomaalidii dagaalka gashay ay dagaalkoda Mindiyo u adeegsaden kuna dhawacen 3-qof mid kamid ah dhawacisa oo loo qaaday magaalada Cadan ee wadankaasi Yemen.
Sidoo kale goob jogayaasha ayaa shegay in tiro kamid ah Soomalidi dagaalka gashay halkaa lagu dhawacay.
Arintaasi ayaa keentay in koox yaman ah ay weeraren xeradaasi oo rasaas aan loo meel dayin ay ku fureen Xerada.
Soomaalida ku sugan xerada Al-qaraz ayaa ka dalbaday hay,ada qaxootiga u qaabilsan QM in laga hortago dhibaato ay kala kulmaan maleeshiyaad taagere u ah odayaasha qabaailka wadankasi.

Buraannews.com-Muqdisho

Joe Biden oo Chine-ha maanta tagaya

$
0
0

Joe Biden maadxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka ayaa maanta oo arbaca ah tagi doona wadanka Chine-ha waxa uu doonaya in uu dajiyo xaalada kacsan ee gobolka ka jirta tan iyo markii dowlada Chine-ha ku dhawaaqday dhul ay shegatay inuu yahay difaca dhanka hawada kana caagan in diyaraduhu ay maraan waxana dhulkaa kula heesta dowlda dalka jaban.
Joe Biden waxa uu kulan la qaadan doona madaxweynaha dalka Chine-ha Xi Jinping, iyo madasxweyne ku xigeenka wadankaasi Vice-President Li Yuanchao.
Dhulkasi muranka dhaliyay ayuu Biden qudbad ka jeedin doona.

Buraannews.com-Muqdisho

Sirdoonka Saudi Arabia oo lagu eedeyey weerarki lagu qaday safarada Iran ee wadanka Lubnan.

$
0
0

Hogaamiyaha ururka Xisbulaah ee ka dagalanta Konfurta Lubnan Xasan Nasra Laah ayaa ku eedeyey dowlada dalka Saudi Arabia in ay ka danbeesay weerarkii bishi tagtay lagu qaaday safarada Iran ay ku leedahay magaalada Beyrut ee xarunta dalka Lubnan waxana ku geeriyooday 23-qof uu ku jiro u qaybsanaha dhanka dhaqanka safaradaasi iran.
Nasra laah oo la hadlayay talafishinka Aw Ti Fii ayaa sheegay in koox sheegatay weerarkasi hogaamiyahooda uu yahay qof kasoo jeeda wadanka Saudi Arabia ayna soo fan gareeyaan sirdoonka wadankasi.
Waxana uu shaca ka qaaday inuu rumaysan yahay ijn weerarada noocsi oo kala ah ee calamka ka dhaca ay ka danbeyso dowlada Saudi Arabia.

Buraannews.com-Muqdisho

Mucaaradka oo diiday guddiga Puntland

$
0
0

Mucaaradka Puntland ayaa ku gacanseyray guddiga xallinta khilaafaadka ee uu magacaabay madaxweyne Cabdiraxman Sheekh Maxamad.

Soomaali ku jirta Xabsiyada Saudi arabia oo codsi u diray Dowladda

$
0
0

Soomaalidii ugu badneed ee ku jirta Xabsiyada dalka Saudi Arabia ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka dalbanayaan in laga soo saaro xabsiyaadasi si ay dalkooda ugu soo laabtaan.
Waxana ay sheegen in safarada Soomaaliya ay ku xujeeyen lacago badan waxana lagu xiray inuu soo bixi karo kaliya qof baxsada lacag gaaraysa 700 ilaa 800 oo dolaarka Maraykanka taa oo la siinayo safarada.
Waxa jirtay maal mihi ugu danbeesay in Sacuudiga uu soo tarxiilayo dhaman ajaanibnta ku sugan dalkaasi.
Buraannews.com-Muqdisho

Kubad Cagta Waa Seynis Anigana Waxaan Ahay Proffesor

$
0
0

Yaya Toure ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay ‘professor’ marka ay timaada kubada cagta, islamarkaana uu qorsheynaya inuu cashar siiyo West Brom caawa.
Uma baahnin inaad noqoto seynisyahan si aad ku ogaato in maskaxda khadka dhexe ee Manchester City uu xilli ciyaareedkan ku riyaaqayo qaab ciyaareed aad u sareeysa.
Toure oo 30 sanno jir ah ayaa aaminsan in inta badan guulihiisa ay ugu wacan tahay shaqo adag uu qabtay iyo baaritaano uu sameeyay.
Xiddiga reer Ivory Coast ayaa yiri, sida ay qortay The Sun: “Aad ayaan ugu waalanahay ciyaartaan, waxaana inta badan raadiyaa sharaxaad badan sida professor uu u doonayo inuu u dhameystirto cilmigiisa.
 
Buraannews.com-Muqdisho

Press release by the EU Special Envoy

$
0
0

EU Special Envoy for Somalia, Michele Cervone d’Urso, underscores the continued commitment of the EU to Somalia’s post-transition political process.
The EU recognizes that Somalia has overcome an important political challenge and it appreciates the leadership of the outgoing Prime Minister, Abdi Farah Shirdon ‘Saaid’ and the efforts of his Government in the past year that culminated in the Somali Compact.
 
“I praise the Federal Parliament and the federal leaders for the responsibility shown during the vote on the motion of no confidence. The Somali leadership has shown that they put the interests of the nation first”, said EU Special Envoy Michele Cervone d’Urso.
 The EU looks forward to the speedy appointment of a new Prime Minister and a representative and capable government  responsive to the needs of the Somali people and committed to take forward the important tasks between now and 2016.
 
Buraannews.com-Muqdisho
 
C/Weli Gaas oo Garowe kusoo wajahan.

$
0
0

Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo kamid ah dadka u taagan madaxtinimada Puntland ayaa goor dhow lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Garowe , Waxaana soo dhaweyntiisa si weyn looga dareemayaa Garowe.
C/ Weli Gaas haatan wuxuu ku sugan yahay degmada Burtinle, Waxaana gor dhowayd  magaalada Garowe ka ambo baxay boqolaal kamid ah taageerayaashiisa oo ku sugaya meel dhowr km u jirta Garowe.
Wixii warar ah oo dambe kala soco Buraannews.com
Buraannews.com – Garowe.
 
Beautiful Qur'an recitation By Sh Okasha Kameny @ Abubakr Islamic Center of WA

Shirkada sigaarsiinta Golis oo soo bandhigtay adeega 3G

$
0
0

Shirkadda isgaarsiinta ee Golis ayaa soo bandhigtay Adeeg cusub oo la magac baxay 3G oo oo kamid noqon doona adeegyada ay shirkaddu siiso bulshada ku nool gobolada Puntland iyo deegaano ka baxsan
Adeegaan oo ah adeega ay si weyn u sugayeen bulshada ku nool gobolada  Puntland ayaa sahlaya in dadku ay ku sheekaysan karaan si muuqaal ah iyagoo isticmaalaya taleefoonadooda  sida ay shaaciyeen masuuliyiinta shirkadda Golis Telecom.
Waxaa ay shirkadu sheegtay in  Adeega 3G xafiisyada waa weyn lagafuri doono magaalada Bosaso, Garowe, Gaalkacyo, Galakacyo ,  Ceerigaabo iyo magaalada Badhan.
Maareeye ku xigeenka shirkadda Golis Siciid Aadan Axmed oo ugu horayntii ka hadlay masraxa Adeegaan lagu sooban dhigay ayaa sheegay in shirkaddu ugu bishaaraynayso macaamiisheeda adeegaan cusub.
Gudoomiyaha guddiga sare  ee ganacsiga shirkadda Golis Cumar  Xasan Axmed (Cumar faaruuq) ayaa sheegay in adeegaan uusan ahayn mid islamarkaana bulshadu u isticmaali karaan silamida sida kii hore ee GPRSka ama adeega Sahal services.
Buraannews.com- Bosaso.
 
Ma dhabaa in Guddoomiyaha Guurtiddu Cirro kala hadlay joojinta Dooda Qaran, khilaafka shirguddoonkooddana Meel dhexe la dhigo?

$
0
0

Ilo wareedyo u dhuun dalloola dhaqdhaqaaqa Siyaasadeed ee uu Guddoomiyaha Golaha Guurtiddu ku taageero Xukuumadda talada haysa ayaa sheegaya in uu kulan gaar ah oo la xidhiidha daminta dhaqdhaqaaqa Mucaaradka la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), hase yeeshee war faahfaahsan lagama helin kulankaasi.
Wararka hoose ee laga helayo kulanka Labada Guddoomiye ee Golaayasha Baarlamaanka Somaliland ayaa la sheegayaa in uu ka yimi dhinaca Guddoomiyaha Guurtidda, kaasoo la sheegay in uu Guddoomiye Cirro ku qanciyo labada arrimood ee isaga iyo Xukuumadda u dhaxeeya in uu heshiis ka dhex dhaliyo isla markaana la joojiyeo Loolanka siyaasadeed eek a dhex aloosan.
Saleebaan waxa la sheegay Cirro in uu kala hadlay arrinta Dooda qaran oo ay Mucaaradka iyo Xukuumaddu isku maan-dhaafsan yihiin, iyadoo aan la ogayn goorta ay qabsoomayso Dooda ay Mucaaradku abaabulayaan, balse hadana waxa muuqata in ay Xukuumaddu walaaca ay ka qabto darteed u soo dhaqdhaqaajisay Saleebaan si uu uga bakhtiiyo Lurka ay ku hayso.
Sidoo kale, waxa uu Saleebaan kala hadlay xalinta khilaafka u dhaxeeya Shirguddoonka Golaha wakiiladda oo ay sadexda Oday ee wadaaga Guddoonku ku kala safan yihiin, khilaafkoodaas oo ka dhashay isku shaandhayntii lagu sameeyey Guddiyaddii hore,  taasoo aan illaa hada xal laga gaadhin, isla markaana lagu kala aragti duwan yahay qaabka xal looga gaadhi karo.
Saleebaan ayaa Cirro u bandhigay sida ay wararku sheegayaan Dood ay qabaan Xukuumadda iyo labada Ku-xigeen oo Golaha wakiiladdu taasoo ah in laba laba xubnood oo ka mid ah Guddiyaddii hore lagu soo celiyo halkoodii, balse Cirro ayaa taas ka gaws adaygaya illaa hada, waxaanu u arkaa Go’aankiisii hore inaanu ka tanaasulin.
Si kasta ha ahaatee waxa la moodaa Olole dhinacyo badan leh in lagu hayo Mucaaradka oo gacmaha is-haysta, illaa hadana lama oga in ay xukuumaddu daloolin doonto qorshahooda oo ay walaac weyn ka qabto haddii uu u hirgalo.
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ajaanib Iiraaniyiin ah oo lagu xidhay Hargeysa iyo Qul-qulka Muruq maalka Ajaaniibta oo Somaliland Camiray

$
0
0

Waxa looga fadhiyaa Xukuumadda in ay Il-dheer ku Eegto shirkaddo Ajaaniiba oo Dalka soo buux dhaafiyey
Hargeysa(Waaheen) Ganacsato Iiraaniyiin ah oo ay shuraako ahaayeen Ganacsato Reer Somaliland ah ayaa lagu xidhay Xarunta danbi baadhista C.I.D-da kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay sida ay waaheen xogo ku saabsan dhacdadan ka heshay.
Ganacsatada Iiraaniyiinta ah iyo Ganacsatadda Somaliland ayaa heshiis ku ahaa sida ay wararku sheegayaan mashruuc kalluumaysi oo ay Badda Somaliland ka fulinayeen hase yeeshee Ganacsatada Somaliland ayaa dacwaysay Iiraaniyiinta, arrintaas oo sababtay xadhigooda.
Sida ay Saraakiil ka tirsan Xukuumaddu waaheen u sheegeen Iiraaniyiinta dacwada loo haysto waxa ku socota baadhitaan, hase yeeshee arrintani waxay muujinaysaa in Xukuumaddu aanay wax badan kala socon arrimaha noocan oo kale ah, waxaana soo if-baxaya dhacdooyin la mid ah tan oo kale oo khilaaf ka dhex abuurta dhinacyada Heshiiska wada gala balse marka danbe ay dhibaato ka soo gaadho Ajaaniibta mudada ay xidhan yihiin.
Lama oga halka Khilaafka loo xidhay Iiraaniyiintu uu salka ku hayo, hase yeeshee waxa Wargeyska Waaheen la soo gadahsiiyey cabasho la xidhiidha arrintan oo marka hore lagu sheegay in dadka Reer Somaliland guryo ku haystaan ganacsatadan oo ay la haystayaal u yihiin hase yeeshee sida uu Sarkaal ka tirsan Xukuumaddu sheegay waxa ay ku xidhan yihiin Xarunta C.I.D-da.
Si kasta ha ahaatee waxa soo kordhaya Muruq maal iyo shirkaddo shisheeye oo ku soo qul-qulaya Somaliland, kuwaas oo hawlo kala duwan u socda, waxaana soo kordhaya oo suuqyadda aad ku arkaysaa kuwa Dhismaha oo qaarkood Qandaraasyo ka qaadanaya Dhismayaasha Dalka ka socda, kuwaas oo ay hore u fulin jireen shirkaddaha Dhismaha ee Wadaniga ahi.
Wallow dhismayaasha Casriga ag ee dalka iyo magaalooyinka ka socdaa u baahdeen qaarkood farsamooyin casri ah oo aanay shirkadaha Soamliland qaarkood fulin Karin, hadana waxa muhiim ah in ay xukuumaddu la socoto qawaaniinta lagu maamulayo shirkadahaas Ajaaniibta ah iyo Muruq maalka ay soo waaridayaanba si dhibaatooyinka ka dhex dhalanaya loo yareeyo ama loo xaliyi karo.
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Bakool oo heegan la galiyey

$
0
0

Wararka laga helayo gobolka Bakool ayaa waxaa ay soo sheegayan in heegan buuxa la galiyey ciidamada dowladda ee halkaasi ku sugan.
Saraakil u hadashey ciidamada waxaa ay sheegen inay duulan ku yihiin deegaanno dhoor ah oo ka tirsan gobolka,ee xilligaana ka maqan gacanta dowladda oo ay ka taliyaan Ururka dowladda la dagaallama ee Al Shabaab,sidoo kale saraakishu waxaa ay caddeyen in ciidamadu ay diyaar u yihiin dagaallo ay la galaan Al Shabaabka ku sugan qeybo ka mid ah gobolkaasi Bakool.
Waxaa ay sheegen saraakisha ciidanka ku sugan gobolka Bakool hoggaaminaysa in deegaannoada ay xilligaan duulanka ku yihiin inay ka mid yihiin degmooyinka Xudur,Tiyeegloow iyo Rabdhuuro oo dhamantooda ka tirsan isla gobolkaasi Bakool,waxana degmooyinka xilligaan gacanta ku haya oo ka arrimiya Al Shabaab.…”"”Ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Bakool,xilligaan waxan galinay heegan buuxa waxana ay diyaar u yihiin dagaal ay ku qaadan deegaannada gobolka ku yaalla ee ay ku sugan yihiin Al Shabaab,waxan rabnaa inan garano degmooyinka ay ka midka yihiin Xudur,Tiyeegloow iyo Rabdhuuro,waxana ciidamada ka go’an inaysan dib usoo jeesan illaa ay gaaran halka ay ku wajahan yihiin…”‘“‘ayuu yiri sargaal u hadlay ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Bakool.
Sidoo kale saraakishu waxaa ay sheegen in xilligaan ciidamo ku filaan inay u duulan tagaan deegaanada ay ku wajahan yihiin inay diyaarsan yihiin oo ay u dhantahay saanadooda ciidan sida ay sheegen.
Ururka Al Shabaab ee isaguna la dagaallama dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu ku sugan yahay xilligaan inta badan deegaannada gobolka Bakool,waxana gobolkaasi uu ka mid yahay deegaannada ay joogan ciidamada ugu badan ee ay Shabaab leeyihiin.
_______RBC Radio
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG : Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Boosaaso

$
0
0

Warar goor dhaw soo gaaray warqabadka Warqaad.com ayaa waxay xaqiijinayaan in qarax xoogan uu ka dhacay magaalada boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Wararka la helayo ayaa is khilaafsan waxaan warar hordhac ah ay sheegayaan in qaraxa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey.
Warar kale waxay sheegayaan in ciidan kusugnaa bartamaha magaalada Boosaaso lala bartilmaameedsaday.
Ilaa hadda si faah faahsan looma hayo khasaaraha ka dhashay qaraxaasi waxaana warar si hordhac ah aan uhelnay sheegayan in 10 qof dad badan ay ku dhinteen dhaawacana uu intaa ka badan yahay.Wixii faah faahino kasoo kordho qaraxaasi ka dhacay Boosaaso dib kala socda insha allah
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DHAGEYSO : Ahlusuna oo ka hadashay ceyrintii RW Saacid

$
0
0

Gudoomityaha Talada Ahlusuna Waljamaaca Shiikh Cumar Shiikh Cabduqaadir ayaa waxa uu ka hadlay mowqifkooda ku aadan ceyrintii RW Saacid.
Shiikh Cumar ayaa sheegay inan lagala tashan kalsooni kala noqoshada Xildhibaanada baarlamaanka ay kusameeyen Xukuumada Saacid Shirdoon.
Waxa uu sheegay inaysan taageersaneyn kana soo horjeedin riditaanka Xukuumadii uu hogaaminayey saacid.
 Halkaan ka dhageyso Codka Gudoomiye Shiikh Cumar