Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Wareysi: Ra'iisul Wasaarihii Hore Saacid

$
0
0

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa wareysi gaar ah siiyay idaacadda VOAda,ka dib markii xillka uu si rasmi ah ugu wareejiyay Ra'iisul Wasaaraha Cusub


Wareysi: Ra'iisul Wasaarihii Hore Saacid

$
0
0

Asbaabaha Keena (*Murugada-Welwelka Iyo Dawadooda*) Li Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahullaah

umadu ianay is bedesho si ay u liibanto sh Maxamed Idris

Askar ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Deyniile

$
0
0

7 qof oo ay ku jiraan askar iyo sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen qarax ka dhacay makhaayad ku taalla degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.

2/6 Muxadro Asbaabta Keenta Murugada, Walwalka iyo Dawadooda By mp4

3/6 Mutamarki South Afrika Asbaabta Keenta Murugada, Walwalka iyo Dawadooda Sh Umal

Qoyska wanaagsan. Sh Maxamed Idriis


Soomaalida Oo Safka Hore Ka Gashay Liiska Dadka Argagixisada Ee Isku Qarxiyay Dagaalada Ka Socda Suuriya Iyo Dalalka Ay Kasoo Jeedaan Halkan Ka Akhri

$
0
0

Addis Ababa-(Idhanka)-Tirada Dagaalyahanada Islaamiyiinta Ee Isku Qarxiyay dagaalka ka socda dalka Suuriya ee la doonayo in xukunka lagaga tuuro Madaxweyne Bashaar Al-Asad ayaa soo jidatay indhaha caalamka. Kadib markii la shaaciyay ku dhowaad Toban kun oo dhalinyaro u badan Muhaajiriin ka kala yimi dhawr iyo labaatan dal oo dunida Islaamka ah ay hawlgalo qaraxyo ismiidaamin [...]

Maamulaha Madaarka Hargeysa Oo Beeniyay In Ay Cid Gaara Kooto Ugu Xidheen Qaadista Rakaabka Oo Maalmahanba Ay Saxaafadu Qaadaa Dhigaysay

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa maanta ka hadlay cabasho iyo eedo ka yimid qaar ka mida tagsiilayaasha qaada rakaabka madaarkaasi ka soo dega.
Maamule Maxamed Yuusuf oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaarka ayaa sidoo kalena beeniyey ka ganacsiga Madaarka ay maamul ahaan cid gaara Kooto ugu xidheen.
Isaga [...]

Asbaabta Keenta Murugada, Walwalka iyo Dawadooda uTamarki 3ad South Africa By Sh Maxmed Umal

Mu'tamarkii S.Africa-2013*Hilibka Culumadu Waa Sumaysan Yahay*Sh C/raxiim Abul-Caynayn Xafidahullaah

Xukuumadda Oo Xidh Xidhay Guddidii Booyadlayda Ee Maalintii Sadexaad Mudaharaadaysa, Booyado Ay Soo Raaftayna Biyo Dhaan Ku Gashay Caawa

$
0
0

Hargaysa-(Idhanka)-Xukuumadda ayaa galabta xabsiga dhigtay lix Oday oo ah guddida Booyadlayda Hargeysa kuwaas oo maalintii Sadexaad booyadahooda galiyey mudaharaad Salmi ah, hase yeeshee xukuumaddu galabta u adeegsatay RRU iyo SPU ay ku qasabto.
latestAf-hayeen u hadlay booyadlayda oo ka gaabsaday magaciisa ayaa Waaheen u xaqiijiyey in ay Taliyaha Booliiska Somaliland C/laahi Fadal Iimaan iyo Maayarka caasimadu [...]

Ayax Guuraya Oo Ku Degay Dhul Daaqsimeedyo Ka Tirsan Gobolada Saaxil, Salal iyo Togdheer iyo Wasiirka Beeraha Oo Khasaaraha Faahfaahin Ka Bixiyay

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Dhul Daaqsimeedyo ka tirsan Gobolada Salal, Saaxil iyo Togdheer ayaa la sheegay in uu ku degay Ayax Guurayaa.
Ayaxan ayaa sida uu Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole uu u sheegay laanta Afka Soomaaliga ee Bbc-da khatar laxaad leh ku haya dhul daaqsimeedkaasi.
Waxa uu xusay in aanu ayaxaasi ku degin ilaa iminka dhul beereedka, [...]

Tafsiirka Qur'aanka Kariimka (*(*Suuratul-Axqaaf-1-10*)*) Li Sh Xanaafi Xaaji Xafidahullaah


Fawzia first woman become Deputy Prime Minister of Somalia+Mogadishu city swamped by Somali Diasporas+Drs. Hawa and Hiba Nura which is Somalia’s music legend travelled to Mogadishu. Somalia’s Most intriguing people in 2013

$
0
0

During November 2012, Fawzia Haji Adan was appointed as the first woman to become Deputy Prime Minister, and Foreign Minister of Somalia. Fawzia didn’t only break the taboo; she also showed a great ability to put back the war torn country Somalia on the map. Albeit people have a dissimilar perspective about her performance and [...]

Professor Ahmed Ismail Samatar Oo Lawadaagay Kulan Kumanaan Ardayda Jaamacada Camuud Ah Isagoo Kahadlay Saadaasha Sannadka Cusub Heesna Ugu Dhuftay Daawo

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Prof Ahmed Samatar oo la kulmay kumanaan kamida ardayda Jaamacadda Camuud oo uu warbixin aad u dheer ku wadaageen goobtaa halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

War Deg Deg Ah: Doon Ay Saaran Dad Tiradoodu Yihiin 220 Muhaajiriin Soomaali Iyo African Ah Ayaa Laga Soo Badbadiyay Ka Dib Markay Doontii Siday Degtay

$
0
0

Lampedusa-(Idhanka)-Doon ay saaran yihiin  Muhaajiriin  African u badanayaa waxaa soo badbaadiyay ciidamada bada ee talyaaniga xeebta laamadusa kadib markii doontii ay saarnaayeen kula dagtay meel u dhaw jaziirada doontan ayaa waxa saarnaa muhaajiriin iskugu jira a Eritrea, Nigeria, Somalia, Zambia iyo Mali.

Dhawaan ayay ahayd markii ay xeebaha Italy ku halaagmeen dad gaaraya ilaa 400 qof taas [...]

SOMALIA AND SOMALILAND: THE YEAR 2013 IN REVIEW Written By Bashir Goth

$
0
0

The most heartwarming initiative that happened in Mogadishu in 2013 was the start of an inspirational reconstruction momentum thanks to the city’s energetic and ambitious mayor Mohamud Ahmed Nur Tarsan.  If he continuous with this vigor and commitment aimed at restoring the beauty and glory of Mogadishu, Tarsan will be the person to watch in [...]

Magacyada Xildhibaanada U Sharraxan Guddoomiyaha Iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Puntland Halkan Ka Akhriso Magacdoodii

$
0
0

Garoowe-(Idhanka)-Berri waxay xildhibaannada baarlamaanka Puntland -ee maalmo kahor la dhaariyey- ay dooran doonaan guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka golaha, waxaana jira tiro xildhibaanno ah oo labadaas xil u sharraxan.
Xilka guddoomiyaha baarlamaanka waxaa ilaa iyo hadda shaaciyey inay u tartami doonaan xildhibaanno ay tiradoodu afar tahay. Xildhibaanadaas oo badankoodu kasoo jeeda gobolka Sanaag waxay magacyadoodu kala yihiin:-
1-Xildhibaan [...]

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live