Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Cilmi Baadhis Daaha Karogtay Wadamada Soo Koraya In Uu Farabaas Ku Hayo Khatarta Uu Cayilku Ama Buurnaantu Leedahay Akhri “(overweight )

$
0
0

Addis Ababa-(Idhanka)-Tirada dadka miisaankoodu kor u dhaafey intii caadiga ahayd ee ka cabanaya baruurta ayaa si weyn ugu soo badanaya dalalka soo koroya (Dunida Saddexaad), waxaana ay kor u kacdey qiyaastii afar jibbaar, muddo 30 sano ah gudaheed, sida lagu ogaadey baaritaan ay samaysey hay’ad British ah, waxaana lagu qiyaasaa dadka miisaankoodu siyaadada yahay 900 [...]

War Murtiyeed Qaramada Midoobay Soosaartay Ayaa Ku Baaqay In Dowladda Faderaalka Somaliya Laga Taageero Dhinacyada Ammaanka Iyo Horumarka

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in la sii wadayo taageerada loo fidinayo dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhinacyada Amniga iyo horumarinta, iyagoo dhanka kale dalalka adduunka ugu baaqay in ay ballaariyaan taageerada Soomaaliya.
War-murtiyeed ka soo baxay kulan xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo nuqul ka mid ah lagu daabacay bogga wararka Q. M. [...]

Hurdada Oo Kugu Yaraata Ama Hurdo La´aanta Oo Maskaxda Gaadhsiisa Dhaawac La Mid Ah Kuwa Jugaha Madaxa Gaadha Sababaan

$
0
0

Addis Ababa-(Idhanka)-Hurdo la´aanta ayaa la ogaaday in maskaxda ay gaadhsiiso dhaawacyada ay soo gaadhsiiyaan jugaha madaxa ku dhaca amma shilalka.
Cilmi-baadhis caafimaad oo ay sameeyeen khubaro Swedish ah, ayaa iftiimisay in ragga dhallinyarada hadday habeen hurdo la?aan ku dhacdo ay maskaxdoodu soo saarto kiimiko keenta dhaawacyo halis ah.
Natiijada daraasadan waxay caddaysay muhiimada hurdada fiican ay u [...]

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Si Ka Duwan Hadal Siyaasadeedkii Hore Kaga Hadlay Wada-hadalada U Dhexeeya Somaliland Iyo Qodobo Kale

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Madaxweynaha Dawlada faderaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa luuqad ka duwan sidii hore kaga hadlay wadahadalkii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya, isla markaana waxa horyaala kulanka uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya inuu dhacaayo bisha January iyo qodobo labada dhinac ay wada gaadheen wadahadalkii u dambeeyay ee heshiiskii muranka hawada oo aan wali fulin.

Madaxweynaha Soomaaliya [...]

Gudomiyii Ku Xigeenkii Hore Gobalka Togdheer Guleed Daahir Samatar Oo Xalay Ciidanka RRU Kala Baxeen Gurigiisa Goor Habeenimo Ah Magalada Burco

$
0
0

Burco-(Idhanka)-Ciidanka RRU-da ayaa Habeenkii Xalay ahaa Abaro 02:00 Habeenimo Gurigiisa Magalada Burco Kala Baxay Gudomiyihii ku Xigenkii Hore Ee Gobalka Togdheer Guuled Daahir Samatar.
Waxaana ay Ciidankani isla Habeenkii Xalay ahaaba Gudomiyihii ku Xigenkii Hore u Qadeen Saldhiga Mandheere.
Warar Sugan Oo ay Helayso Shabakada Caalamiga ah EE Idhankanews ayaa Shegaya inuu Xadhigisani Dabo socdo ka Dib [...]

Dhacdooyinkii maanta ee Puntland (Daawo Video)

$
0
0

Halkaan ka daalaco dhacdooyinkii maanta ee ka dhacay Puntland oo ay ka mid yihiin Doorashada guddoomiyaha cusub ee Puntland iyo ku xigeenadiisa, Dhismaha Xafiisyada iyo qaybta Socdaalka ,  oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Garoowe, oo uu maanta xariga  ka jray madaxweynaha Puntland iyo Magaalada Muqdisho oo laga taageeray guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland.Daawo Video-yada Daawo Taawarka iyo Xafisyada Garoonka GarooweMuqdisho oo laga Taageeray Guddoonka cusub ee PuntlandPuntlandpost.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

In ka badan 13 Alshabaab ah oo iska dhiibay Degmada Afmadow

$
0
0

Rag ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo warramayaa inay iska dhiibeen degmada Afmadow ee gobalka Jubbada Hoose.
Sida uu u xaqiijiyay Shabakadda Warqaad taliyaha saldhigga ee degmada Afmadow ee Jubbada Hoose wuxuu sheegay in 15 dhallinyaro ah ay ku qaabileen degmada Afmadow ee J.hoose halkaasoo maalmihii dambe ay ka dhacayeen weerarro ay soo qaadayeen Xarakada Alshabaab.
“15 ayaan hadda na soo gaartay waxaana filaynaa in ay yimaadaan kuwa kale” Aar SHeekh cali
Dhowaan waxaa degmada Afmadow ka dhacay dagaal qaraar oo sababay dhimasho iyo dhaawc leh kaasoo u dhaxeeyay ciidanka maamulka KMG Jubba ee Afmadow oo ay kaabayaan ciidanka Kenya iyo kuwa Alshabaab.
Waqxaa sidoo kale jiray howlgallo ka dhan ah amni darrada ka jirta degmada Afmadow ee gobalka Jubbada Hoose oo lagu soo qab-qabtay dad lagu tuhmayo amni xumada.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Warbixin ka hadleysa golaha wasiirrada cusub+madaxtooyada

$
0
0

Warar dheeraad ah oo laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in qaban-qaabadii ugu dambeysay ee lagu soo magacaabayo golaha cusub ee wasiirrada ay yeelanayso xukuumaddan cusub Dr Cabdiwali SHeekh Axmed.
Warar hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Warqaad ayaa sheegaya in soo xulista golaha wasiirrada ay ka soconayso.
Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa u xaqiijiyay Shabakadda wararka Warqaad in golaha la soo magacaabayo ay u badan yihiin wasiirradii xukuumaddii Farmaajo ee Tayo la magac baxday.
Xafiiska Ra’iisul wasaaraha waxaa ka soconaya soo xulitaanka wasiirrada cusub ee xukuumadda soo socota, iyadoo iminka diyaar-garowgii ugu dambeeyay uu ka socdo xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha.
Ilo wardoonka qaabilsan ayaa caddeeyay in wasaarado badan oo hadda is dul saaran la kala qaadayo si loo helo nafis buuxa.
Waxa Warqaad ay heshay xog tilmaamaysa in wasiirrada cusub ee soo socda ay aad uga badan yihiin kuwii hore oo ay laba jibbaar yihiin.
Warar goor dhow oo caawa ah naga soo gaaray madaxtooyada ayaa sheegaya in xaaladdu ay isbedashay isla markaana wasaarado badan la kala qaadayo si loo helo xukuumad ka kooban wasiirro badan.
Xildhibaanno iyo siyaasiyiin ka ag dhow madaxtooyada gaar ahaan xafiisyada madaxda ayaa u sheegay Warqaad in la isku afgartay in C/kariin Xuseen Guuleed loo magacaabo arrimaha gudaha halka Mustaf DHuxulowna laga dhigo amniga qaranka.
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Dr. C/wali Sheekh Axmed ayaa la filayaa in muddo kooban uu ku soo magacaabo wasiirada xukuumadda uu hoggaanka u hayo oo aan la ogeyn waxa Baarlamaanku ay kala kulmi doonto.
Xogtan waa mid gaar u ah Wakaaladda Warqaad
Xafiiska Muqdisho
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

TOP: Dhageyso Dowladda oo lagu dhaliilay amni xumo

$
0
0

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay n ay jirto habacsanaan dhinaca amniga ah.
C/samad Macallin Maxamuud ayaa tilmaamay in madaxda dalka looga baahan yahay in ay sugaaan amniga.
Hadalkan ayaa ku soo aadaya xili wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumaddii SHirdoon Saacid Mudane C/kariin Xuseen Guuleed loo jeedinayo dhaliilo ku aadan waxqabad la’aan.
RIIX HOOS OO DHAGEYSO CODKA:
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Sida ay u dhaqan badalmeen dhalinta ku kortay Nairobi

$
0
0

TOP: Shariif Xasan oo olole ugu jiro ku lug lahaashaha maamulka Baydhabo

$
0
0

Warar ay heshay wakaaladda Warqaad ayaa sheegaya in Shariif Xasan Sheekh Aadan uu qorsheynayo in uu ku lug lahaado maamulka la doonayo in Baydhabo lagaga dhawaaqo.
Xog ay heshay Warqaad ayaa sheegaysa in xiligani Shariif Xasan uu abaabul ugu jiro abuuridda mucaaradnimo uu yeesho shirka magaalada Baydhabo oo lagu doonayo in lagu soo dhiso lix gobol sida laga soo xigtay odayaal dhaqameedyo.
Shariif Xasan ayaa wararka sheegayaan in uu aad u daneynayo inuu mar un noqdo madaxweynaha maamulkaasi arrintaasina uu kacago ku siiyay siyaasiyiin iyo xildhibaanno ka soo jeeda Bay iyo Bakool balse uu ku gacan seyray.
Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay in Shariif Xasan laga soo eryay magaalada Baydhabo kadib markii la ogaaday in laga soo diray madaxtooyada Soomaaliya lacagna lagu soo siiyay kala jabinta shacabka reer Baydhabo.
Dhowaan mar uu saxaafadda la hadlay waxa uu sheegay in uu taageersan yahay hadalka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ah in la dhisto seddex gobal oo kaliya maadaama hadda maamulka Axmed Madoobe dowladda ay aqoonsan tahay.
Siyaasiyiinta iyo odayaasha ku shirsan magaalada Baydhabo ayuu u sheegay in ay qaataan talada dowladda ka soo yeertay ee ah in la sameysto seddex gobal si aanay loo abuurin colaad dhalkata hadhow.
Marka laga soot ago beelaha Digil iyo Mirifle waxaa magaalada Baydhabo ku sugan oo shirka maamul usameynta ka qeyb galaya beelo ay kamid yihiin Sheekhaal Jazeera, Mareexaan iyo siyaasiyiin Ogaadeen ah arrintaasoo ceeb iyo fadeexo ku ah dowladda dhexe iyo maamulka KMG ee Jubba oo uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe).Xogatani waxa ay u gaar tahay wakaaladda WarqaadXafiiska Muqdisho
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xarunta dowladda hoose ee Galmudug oo xarigga laga jaray

$
0
0

Duqa magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Bile Bashiir Caynab ayaa maanta xarigga ka jaray xarun cusub oo loo dhisay dowladda hoose ee magaalada. Xarunta oo dhowaan dhismaheeda la dhammeeyay ayaa waxaa hirgalisay hay’adda qaxootiga u qaabilsan dowladda Denmark (DRC). Duqa Gaalkacyo ee Galmudug Bile Bashiir oo goobta ka hadlay ayaa u mahadceliyay hay’adda DRC. Xarunta [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sannadkii Dhamaaday: Awoodda islaamiyiinta qunyar socdka ah. W/Q: Cali Cabdi Coomay

$
0
0

Guud ahaan doorashooyinkii ka dhacay wadamadii ay ka dhaceen kacdoonku, waxa awood weyn ku yeeshay wadaadada qunyar socdka ahee la jaanqaady siyaasada caalamka islaamka. Wadaadani waxay kasbadeen bulshada xukunka ka riday talisyadii macangaga ahaa ee mudda dheer ku amar-ku-taaglaynayey masiirka ummadda.
= masar: doorashooyinkii hore ee baarlamaanka waxa si weyn ugu xoog roonaaday kooxaha ikhwaanu-muslimiinta iyo salfiyiinta, oo kala helay 47% iyo 25%. Halka doorashadii M/weynah ay ku soo ururka ikhwaanu muslimiinta waa max’ed muursi oo ah wadaad qunyar socd ah. In kastoo wareegii labaad la sugayo.
= Tuunisiya: doorashooyinkii baarlamaanka waxa guul weyn helay xisbiga al-nahda oo ah islaami qunyar socda, wuxuuna helay 51% taaso keentay inay magacaabaan raysal-wasaare Xamaad al-jabaali, oo isagu ahaan jiray xoghaya guud ee xisbigaasi.
=Morooco: doorashooyinkii ka dhacay dalka morooco waxay guushii si weyn u raacday xisbiga cadaalada iyo horumarinta oo islaami qunyar socd ah. Arrintaasi waxay keentay inuu boqorka dalkaasi soo magacaabo raysal-wasaare islaami ah. Waxaana loo magacaabay c/laahi binkarayn oo aaminsan siyaasad dhexdhexaad ah.
=Liibiya: in kastoo weli aanay doorasho ka dhicin dalk liibiya, oo ay weli xukumaan gole ku meel gaadh ahi, hadana waxa si weyn loo saadalinyaa inay soo baxaan islaamiyiin qunyar socd ahi, waana xisbiga xoriyada, cadaalada iyo horumarinta. Kaasoo saamayn weyn ku lahaa kacdoonkii lagu riday m/weynihii dalkaasi co. Mucamarl-qadaafi.
=yeman: dalka yeman waxa ka dhacay doorasho m/weyne, oo musharax keliya ah, oo aanay cidi la tartamin. Waana m/weyne ku-xigeenkii hore ee dalkaasi. Waxaa dhawaan la saadaalinyaa in la qabto doorashooyinkii baarlamaanka waxaana si weyn loo saadaalinyaa inay 65% ay ku guulaysan doonaan ururka al-islaax oo ah wadaado qunyar socd ah oo awood iyo saamayn xoogan ku leh bulshaweynta dalka yeman.
= kuweyt: wax doorasho ahi kamay dhicin, balse  kacdoonadii ka dhacayey dalalka carabtuwaxay ku khasbay inay wax weyn ka bedelaan distuurka iyo golaha xukuumada. Waxaana lagu soo daray kooxihii ugu cuslaa ururka wadaada al-islaax ee sida weyn looga dambeeyo dalkaasi. Waxay awood xoogan ka haystaan jaamacadaha, iskuulada iyo saxaafadda dalkaasi.
= Urdun: sidoo kale wax doorasho ah oo xalaal ahi kamay dhicin, laakiin sida qayrkeed oo kale waxay bedeshay distuurka iyo xukuumadii oo qaab cusub loo soo dhisay. Waxaa lagu soo daray konton wadaad oo islaax ah, kuwaasi oo hogaamiya jaamacadaha dalkaasi, si aan loogu kicin xukuumada amma looga badbaado kacdoon weyn oo dhalinyartu hor-kacayso. Waxaana loo soo dhiibay qorshe ah inay dhalinyarta ka dhaadhiciyaan in dalkoodu la mid ahayn dalalka kacdoon ka socdo oo xukunka loo siman yahay.
= Cumaan: mar dambe ayuu dalkani talaabo weyn qaaday oo uu kaga hortagyo in lagu kaco, amma lagu sanduleeyo inuu doorasho qabto. Dhimihii golayaasha kala duwan ayaa lagu soo daray sideetan macalin oo wax ka dhiga jaamacadaha iyo iskuulada iyadoo laga baqayo inay kacdoon sameeyaan. Dhammaan macalimiintani waa wadaado qunyar socd ah oo aaminsan afkaar dhexdhexaad ah, waxaana lagu magacaabaa al-sabaax. Waxaana la faray inay la socdaan fikirka dhalinyarta si aanay u saamayn dabaylaha is bedel doonka ahi.
= Sucuudi- Arabiya: waa dalka ugu balaadhan bariga dhexe, weli wax doorasho ahi kamay dhicin. Awoodda dalka waxa xoog ku haysta boqortooyo muddo dheer kursiga iska dhaxlaystay, oo isku dhal-dhashay. Dabaylihii kacdoon waxay kaga hortageen siyaasadii dalka oo ay furfureen. Dalkani wuxuu hoy u yahay kooxo wadaado kala duwan iyo afkaar kala duwan oo dhammaantood taageersan boqortooyada. Laakiin qaar diidan way jiraan isma se muujiyeen. Markiiba waxay la shireen wadaadii afkaarta debecsanaa ee la fahmi karayey, oo qaarkood lagu daray xukuumada, halka qaar kalena la siiyey shaqooyin mushahar badan. Ujeedaduna ay tahay inay taageeraan xukunka dalkaasi, oo  ay jiheeyaan dhalinyarta si looga baaqsado doorasho iyo kacdoon. Waxa kale oo la laqimay in dalkani ku yaallo meelo barakaysan, oo haddii kacdoon ka dhaco inay khatari soo foodsaari doonto goobahaasi. Ka dib warbaahintii dalkaasi waxa lag bilaabay barnmaamijyo dadka indhahooda lagag jeedinayo kacdoonka iyo  doorashooyinka ka socda dalalka carabta.
 
Qaar ka mid ah Dalalka  ay ka jiraan ikhwaanu muslimiin.
 
  1. 1.      Dalka baxrayn

Laanta ururka ikhwaanu muslimiin waxay isticmaalaan magaca Al-islaax. Garabkooda isyaasadeedna waxa la yidhaa Al-Menbar. Waxay noqdeen urur xoogan sannadkii 2012-kii oo ay dhacday doorasho baarlaam waxay ku guulaysteen 8 kursi. Waxay taageeraan dawlada baxrayn.

  1. 1.      Dalka suuriya

Laanta ururka ikhwaanu muslimiin waxa la aasaasay sannadkii 1930-kii. Doorashooyinkii dhacay sannadkii 1961-kii waxay ku guulaysteen 10 kursi, balse sannadkii 1963-kii ee dalka suuriya uu inqilaabay xisbiga BACAS, waxa la mamnuucay jiritaankii ururka ikhwaanu muslimiin way ka maquurteen dagaalada ka socda suuriya.

  1. Dalka Joordan

Laanta ururka ikhwaanu muslimiin waxa la aasaasay sannadkii 1942-kii. Waxay la baxeen Hisbut-Tahrir, balse markii dambe waa la mamnuucay xisbigaasi. Markii dambe waxa la sameeyey xisbi cusub oo loogu yeedho dhaqdhaqaaqa islaamiga ah. Wuxuu noqday xisbi siyaasadeed oo caan ah. Waxay leeyihiin kuraas badan baarlamaanka dalkaasi.

  1. Dalka ciraaq

Laanta ikhwaanu muslimiin ee dalka ciraaq waxa la yidhi xisbiga islaamka ee ciraaq. Waxa la aasaasay sannadkii 1960-kii. Laakiin waxa la mamnuucay sannadkii 1961-kii waana wakhigii uu xukunka hayey Abdal-Karim Qaasim. Waxa kale oo cadaadisku sii kordhay wakhtigii xisbul BACAS ee 1963-kii. Markii la riday SadaamXuseen ayay dib isu-habeeyeen oo soo shaac-baxeen. Waxay ka qaybqaateen doorashooyinkii ka dhacay dalka. Imika waxa hogaamiya Taariq Al-Hashmi M/weyne ku xigeenka dalka.

  1. Dalka sucuudi arabiya

Laanta ikhwaanu muslimiin maaha qaar firfircoon oo sucuudiga ayaa cadaadis saaray jiritaankooda. Laakiin waxa loo ogolaa inay dalka joogi karaan, balse waxa lagu amray inay ka fogaadaan saamaynta siyaasada. Markii laga shakiyay inay abaabul wadaan, ayay dawlada boqortooyadu ku eedaysay ikhwaanu muslimiin inay dunida muslimka ah dhib ku hayaan. Sucuudigu wuxuu kula dhaqmaa siyaasad qabow, oo wuxuu la socdaa dhaqdhaqaaqooda.

  1. Dalka Kuweyt

Laanta ikhwaanu muslimiin waxa loogu yeedha HADAS. Waxa ku xoogan yihiin baarlamaanka dalkaasi. Waxay xidhiidh fiican la leeyihiin xukuumada dalka kuweyt. Waxay gacanta ku hayaan inta badan jaamacadaha iyo iskuulada dalkaasi.

  1. Dalka yeman

Laanta ikhwaanu muslimiin ee dalkan waxay ku hawlgalaan magaca islaax. Waxay xoog ku leeyihiin ganacsiga, waxbarashada iyo siyaasada. Kacdoonkii lagu riday M/weynihii hore ee Cali Cabdulle Saalax ayay ahayd guushii ugu horaysay ee islaax gaadho. Waxay ahaayeen maskaxdii ka dambaysay kacdoonka ka dhacay dalkaasi. Iyagoo adeegsanaya ardayda dugsiyada, jaamacadaha iyo kuwa ka shaqeeya goobaha ay gacanta ku hayaan. Cali Cabdulle Saalax ayaa ku eedeeyey inay xidhiidh la leeyihiin Al-qaacida sannadkii 2011-kii.

  1. Dalka cumaan

Laanta ikhwaanu muslimiin ee cumaan maaha qaar si fiican u shaqeeya amma firfircoon, waxaana culays saaray Suldaan Qabuus Bin Siciid. Suldaanku wuxuu ka cabsi qabay inay ku sameeyeen kacdoon. Dhawaan ayay ahayd markii la xidhidhay xubno tiro badan oo ikhwaanu muslimiin ah. Suldaan Qabuus ayaa ku eedeeyey inay taageero ka helayaan dadka aan aqoonta lahayn.

  1. Dalka Aljeeriya

Laanta ikhwaanu muslimiin waxa la aasaasay intii u dhexaysay 1953-1954-kii waxay ka qaybqateen halgankii gobonimo doonka ee lagula jiray Faransiiska oo dalkaasi gumaysan jiray. Sannadkii 1962-kii markii xornimada ay qaadatay Aljeeriya ayay is-habeeyeen, balse may noqon urur jira oo firfircoon. Sannadkii 1990-kii markii Aljeeriya laga sameeyey xisbiyada badan, ikhwaanu muslimiin waxay la baxeen dhaqdhaqaaqa nabada ee bulshada. Laakiin ururkani muu noqon mid hanaqaada. Ikhwaanu muslimiinka Aljeeriya way diideen dagaalkii ay wadeen kooxda FIS ee dagaalka kula jirtay dawlada Aljeeriya.

  1. Dalka Suudaan

Laanta ikhwaanu muslimiin xoog badan ayay ku leeyihiin dalka suudaan. Waxa la aasaasay sannadkii 1949-kii. Waxay gacan saar la leeyihiin M/weyne Cumar Xasan Al-bashir. Taariikhaha qaar ayaa sheegaya inay inqilaabka kula socdeen M/weye Cumar Al-bashir. Xasan Al-Turabi ayaa ah xubinta ugu weyn ee ikhwaanu muslimiinta suudaan hogaamiya. Ihwaanu muslimiin waxay gacanta ku hayaan xarumaha bangiyada, ganacsiga, maamulayaasha jaamacadaha.

  1. Dalka Tuuniisiya

Laanta ikhwaanu muslimiin waxa lagu magacaabaa Al-Nahda, waxana la aasaasay sannadkii 1981-kii. Waana ururka ugu saamaynta badan dalka tuunisiya. Waxay ku soo shaac-baxeen kacdoonkii lagu riday M/weyne Bin Cali. Waxay gacanta ku hayaan goobaha waxbarashada.

  1. Dalka liibiya

Laanta ikhwaanu muslimiin ee dalka liibiya waxa la aasaasay sannadkii 1949-kii. Ururku muu shaqayn karin jirin, oo dawlada liibiya ayaan ogolayn. Waxay soo shaac-baxeen markii la riday kornaly Qadaafi. Waxay la baxeen xisbiga dhimaha cadaalada. Doorashooyinkii ka dhacay dalka waxay ku guulaysteen 17 kursi.
 
Cali cabdi coomay
Suxufi, qoraa ah.
B.A in journalism
Haragaysa, Somalilandcalicoomay@hotmail.com
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Wasiirada cusub oo ay ku jiraan xubno horey uga tirsanaa xukuumadii R/W Farmaajo + Magacyadooda

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) Xafiiska ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, waxaa ka socda kulamo aan kala go’ lahayn iyadoo ay ku qulqulayaan shakhsiyaad doonaya in ay iska arkaan golaha wasiiradda cusub iyo kuwa wakiil ah.
Haddaba wararkii ugu dambeyay waxa ay sheegayaan in ra’iisal wasaaraha uu soo gabagabeeyay qorshihiisa ku aadan soo magacaabista xubnaha wasiiradda cusub, waxaana la filayaa in lagu dhawaaqo maalinta berri haddii alle idmo.Yaa ku jirra liiska cusub ee golaha wasiiradda?
Sida ay lee yihiin ilo wareedyo lagu kal soon yahay oo la hadlay Caasimada Online, wasiiradda cusub badankood waa kuwa cusub balse waa ay jiraan shakhsiyaad kooban oo ku jiray xukuumadii Saacid.
Wasiiradda soo laaban kara waxaa ka mid ah Gaashandhigga,Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi iyo arrimaha gudaha iyo amniga Cabdikariin Xuseen Guuleed.
Wasiiradda meesha ka bixi doonaa ama isbadal uu ku imaan doono waxaa ka mid ah, Warfaafinta, iyo arrimaha dibedda.
Dhinaca kale, wasiiradda cusub waxaa ku jirra qaar ka mid ah wasiiradii horre ee xukuumaddi KMG ah ee uu ra’iisal wasaaraha ka ahaa Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee Tayo.
Shakhsiyaadka la hadalhayo waxaa ka mid ah Wasiirkii Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane, Tacliinta iyo hiddaha Cabdinuur Sheekh Max’ed  iyo wasiiru dowlihii xukuumadii Tayo Sahro Maxamed Samatar.
Waxaa jirra faragallin lagu hayo ra’iisal wasaaraha oo ku aadan soo magacaabista golaha wasiiradda cusub, waxaana arrintaas uu kala kulmayaa madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo mid kasta wata shakhsiyaad lagu daro liiska cusub.Siddee wasiiradd loo qaybsaday?
Waxaa laga yabaa in afarta xil ee ugu weyn xukuumada loo qaysado si siman oo ah shanta beel, wasiiradahaas oo kala ah, Arrimaha gudaha, Dibedda, Maaliyadda iyo Gaashandhigga, si meesha looga saaro hannaanka 4.5.
Si kastaba, ra’iisal wasaaraha wuxuu maanta oo ugu dambeesay la kulmay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, waxaana ay ka hadleey dhismaha golaha cusub ee wasiirrada.
Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in uu si degdeg ah ugu dhawaaqo golihiisa cusub ee wasiirrada si loo sii ambaqaado howlaha badan ee hor yaalla dowladda federaalka Soomaaliya oo ay kamid tahay wada-hadallada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya oo maalmaha soo socoda dib uga furmaya dalka Turkiga.Caasimada OnlineXafiiska Wararka MuqdishoCaasimada@live.com
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Arag Sawirrada: Somalida Ohio oo R/W Cabdi Weli u dhigay xaflad cajiib ah

$
0
0

SOMALIA: Federal Parliament applauds the election of the new Puntland Parliament Speaker

$
0
0

Mogadishu (RBC) During the conclusion of their third session, today the Federal Parliament of Somalia congratulated the election of the Parliament Speaker in the Semi-autonomous State of Puntland on the Northeast of Somali, RBC Radio reports.
The session attended by more than 160 MPs, the Speaker of the Federal Parliament Mohamed Osman Jawari said that they were very excited and satisfied by the transparency and fair election in Garowe yesterday where the 66 Members of Puntland’s House of Representatives elected MP Said Hassan Shire as the new Speaker.
“The transparency, free and fair process which the election of Puntland region’s parliament took place is not only a proud for the people of Puntland but also for the whole Somali people.” the Speaker of the Federal Parliament Mohamed Osman Jawari said.
He has called Puntland’s new parliament to continue conducting its tasks ahead of the presidential election and maintain the peaceful process seen in the region.
“I also call the other parts of the Somali Republic to work to form their local administrations in a democratic way.” Speaker Jawari added.
Members of the Parliament in Somalia’s Semi-autonomous State of Puntland are preparing to elect new president on Wednesday (January 8th) after electing the Parliament Speaker and two Deputies in hot election on Saturday, RBC Radio reports.
Said Hassan Shire, an MP at the state’s new House of Representatives and a renowned politician was elected as the new Parliament Speaker leading the parliament in the coming five years.
Abdihamid Abdisalam was elected as the Second Deputy Speaker while Hussein Yasin Diriye was elected as the Third Deputy Speaker.  Both men are new to the region’s political process.
More 10 candidates are anticipated to run for the upcoming presidential election on Wednesday, according to presidential election committee.   The new leader will be elected by the 66 members of the clan representatives selected by the traditional elders.
 
RBC Radio
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulan ka dhacay Baydhabo oo la isku raacay in maamulka qorshahiisu socdo laga dhigo saddex gobol

$
0
0

Bartamaha Baydhabo
Baydhabo[RBC Radio]Kulan lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu taageerayay hadal dhowaan ka soo yeeray madaxweynaha dalka, oo ahaa in shirka Baydhabo maamul loogu dhiso saddex gobol.
Kulanka lagu taageeray hadalka madaxweynaha waxaa ka qayb-galay odoyaasha dhaqanka iyo maamulka gobolka Baay, oo tilmaamay inay soo dhowaynaan isla markaasna ay muhiim tahay in dhismaha maamulka lagu saleeyo saddexda gobol.
Shiine Macallin Nuurow oo ah guddoomiye ku xigeenka gobolka Baay,ayaa hadal uu ka jeediyey kulanka waxaa uu ku sheegay  in ay soo dhoweynayaan hadalka madaxweynaha ee ah in shirka Baydhabo maamul loogu sameeyo saddex gobol.
Sidoo kale odayaasha dhaqanka ayaa la sheegay inay dhankooda isku raacen in saddex gobol maamul loogu dhiso shirka maamul u samaynta gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa isagu horrey u sheegay  in shirka Baydhabo lagu dhiso maamul ka kooban saddex gobol, isagoo xusay inay muhiim tahay  in laga tanaasulo hamiga ah in lix gobol maamul laga yagleelo.
Waxaana kulnakaan uu ku soo aadaya xilli Xildhibaanada baarlamanka dowladda faderaalka Soomaaliya ee gobollada Baay iyo bakool,ay isku maan dhafsanyihiin  fikrada ah in maamulka laga dhiso saddex gobol iyo in laga yagleelo lix gobol.
Xildhibaanada ka tirsan baarlmaanka xilligaan ee Soomaaliya ee sida weyn u uhu ol oleynaya  in maamulka laga dhisayo gobollada uu noqdo saddex gobolka,waxaa hor boodaya guddoomiyihii horre ee baarlmaanka Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan .
Waxaana uu sheegay Shariif Xassan,in laga tanaasulay qorshihii ahaa in lix gobol maamul loo sameeyo, shariifka ayaa tilmaamay in fikirkaas laga noqday,xildhibaanku waxaa uu mudo u ololaynayey in shirka la baajiyo ama laga noqdo fikrada ah dhismaha maamul lix gobol ka kooban.
_____RBC RadioXafiiska Baydhabo
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

9-jir Soomaali ah ah oo laga soo saaray kaniisad ku taalla Kampala

$
0
0

Kampala[RBC Radio]Waxaa marki ugu horreyey jaaliyadda Soomaalida ku nool magaalada Kampala,u suura gashay inay kaniisad ka soo saran wiil Soomaali ah kaaso maxkamadi ay ku wareejiyas kaniisada dhowr bilood ka hor.
Wiilkaan Soomaali ah ayaa lugu sheegay inuu jiray 9-sanno,waxaana lugu sheegay magaciisa  Cali Xuseen Cabdullaahi.
Arrinyaan ayaa timid kaddid markii la waayey aabbaha dhalay willkaan,kaaso xilliga dalka Uganda ka dhiganayey iskuul,markii maamulka Iskuul uu waayey aabbaha dhalay il mahaan yar ayaa la sheegay in ay geeyey maxkamada taaso iyadana ku wareejisay kaniisida,waxaa sida warbaahinta u xaqiijiyey xog-hayaha Guud ee jaalliyadda Soomaalida ku nool magaalada Kampala, Axmed Oromo.
Aabbaha dhalay willkaan ayaa waxaa la caddeyey in dalka Uganda uu geeyey cunigiisa dabayaaqada sanadkii 2012, markaas oo uu ku xareeyay meel iskuul ah.
“Waxaa arrintan ay timid kaddib markii iskuulka uu dhiganayey wiilkaan maamulkiisa  ay waayeen aabbaha dhalay wiilka dhowr bilood ka hor markii loo baahday lacagta iskuulka, waxaana ay  ku wareejiyay booliska dalka, taas oo sababtay in wiilkaasi uu gacanta u galo kaniisad ku taalla magaalada Kampala”ayuu yiri  Axmed Oromo xog-hayaha Guud ee jaalliyadda Soomaalida ku nool magaalada Kampala.
Sidoo kale xog-haya oo sii hadlaya waxaa uu sheegay in muddo badan ay isku howleen  jaalliyadda Soomaalida ee Kampala,dib u soo celinta wiilkaasi, markii dambe ay ku guulaysteen in maxkamadda darajada koowaad ee dacwadaha la xiriira carruurta iyo qoysaska ay u oggolaatay in ay wiilkaas kaniisadda kala baxaan Soomaalida ku nool magaalada Kampala.
Ma ahaan arrinta xilligaan ka taagan dalkaasi Uganda,balse waxaa jirta wali inay maxkamada ka socoto dacwad la doonayo in lagula soo wareego gabar yar oo Soomaali ah, taas oo la sheegay in lagu xannaaneeyo mid ka mid ah kaniisadaha ku yaalla magaalada Kampala.
Dhacdooyinkaan ayaa ah mid si weyn uga yaabiyey dadka Soomaalida ah,maadamaa waxlaga noxo ay taay awlaad carruur ay dhaleen inay meel cidla ah uga tagaan taaso sababta in kaniisad lugu wareejiyo.
______RBC RadioXafiiska Kampala
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Habraaca Doorashada Madaxweynaha Iyo Kuxigeenkiisa Puntland oo Lasoo Bandhigay(Sawirro)

$
0
0

Guddiga Doorashooyinka Puntland 2014
Garoowe(RBC Radio) Guddiga Kumeelgaarga ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday habraaca Doorashada Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa taasoo noqon doonta shuruuc lagu dhaqmo.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad
Guddoomiyaha Guddiga Kumeelgaarga ah ee Doorashooyibka Puntland Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo Saxaafadda kula hadlay hoolka Baarlamaanka Puntland ee magaaladda Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey habraaca Doorashada,taasoo lagu dhici doonta maalinta Arbacada taariinkhduna tahay 8.1.2014.
Hoos ka akhri Habraaca Doorashada.

_________________
RBC Radio/Xafiiska Garoowe
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Musharaxiin si qarsoodi ah u Casumaya Xildhibaanada Barlamaanka Puntland.

$
0
0

Garoowe (RBC RADIO) Tan iyo  intii ay bilaabatay soo gudbinta Liiska Xildhibaanada Cusub Isla markaana ay hawshooda si rasmi ah u bilowday Xildhibaanada ayaa waxaa soconayay Kulamo qarsoodi ah oo lala yeelanayay xildhibaanada iyadoo lagala hadlayay in ay Codka siiyaan hadba musharaxii casumaya, iyadoo si dhaw ay usoo muuqatay xiliga doorashada oo mudo 2maalin ah ay ka harsan tahay loona xusul duubtay sidii ninwalba uu xil uga heli lahaa Xildhibaanada Cusub.Raxanreeb Online ayaa xog hoose ku heshay in maanta Hotel New-reys waxaa si qarsoodi ah ugu kulansanaa xildhibaanada baarlamaanka inkastoo ay 2garab ahaayeen waxaana Qado sharaf ku csumay Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Generaal Cabdulaahi Siciid Samatar 0o ah Musharaxiin u taagan xilka Madaxtinimo ee Puntland kulamadaasi kala gooni ahaa, lagumana Casumin Saxaafada wuxuuna ahaa mid gaar ah oo qarsoodi ah lama garanayo waxa looga hadlayo laakiin waa loo badinayaa in Musharaxiintaasi ay si hoose ula faqayaan xildhibaanada kalana hadlayaan dhanka codaynta iyo madaxweynaha ay soo saarayaan.
Si kastaba Kulamada gaarka ah ee Xidhibaanada lala yeelanayo ayaa ahayn mid gaar ku ah musharaxiinta gaar hase ahaatee waxaa muuqata in ay u siman yihiin iyadoo Xildhibaanadu ay iminka yihiin Xubnaha ugu qaalisan ee fursad lagu helo tan iyo intii ay ka dooranayaan Madaxweyne iyo ku xigeenkiisa iyadoo il iyo aragti ay ka dhaxayso musharaxiinta 20ka kor u dhaafaya iyo Xildhibaanada 66ka gaaraya.RBC RADIOXafiiska Wararka Garoowe.