Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u Ka Hadlay Doorashadii Guddoonka Cusub ee Barlamaanka

$
0
0

Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u Tartamaya Doorashada Madaxtinimada Puntland ayaa ku Tilmaamay Doorashadii Lagu doortay Guddoomiyaha Cusub Barlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire iyo Labadiisa K/xigeen Cabdixamiid Sheekh Cabdisalaan Ciise iyo Xaaji Xuseen Yaasiin mid si cadaaladda ah oo xalaal ah ku dhacday, Waxaana soo dhaweeyay, islamarkaanka u hambalyayay Guddoonka cusub ee Barlamaanka.
Musharax Maxamed Cabdinuur wuxuu sheegay in Doorashadii Guddoonka Barlamaanku ay u dhacday sidii ay doonayeen oo ahayd in ay dalka ka dhacdo Doorasho Nabad ah, Cadaalad ah, islamarkaana si saxa u dhacda.
“ Doorashadii Lagu Doortay Guddoonka Cusub ee Barlamaanka waxay tilmaan iyo Tusaale ka bixinaysa isbedelkii aanu doonaynay in Puntland ka dhacdo, oo ahayd sida Dadka reer Puntland intooda badani ay jeclaayeen, Waana soo dhawaynaynaa” ayuu yiri, Wuxuuna Sii raaciyay.
“ Guddoonka Cusub waa u hambalyaynayaa, Doorasho Cadaalad ah oo sax ah ayuu ku soo baxay, Waana nin khibrad leh oo muddo badan soo shaqaynayay, waa nin aanu isnaqaano Guddoomiyaha Cusub , oo aan aqoon isku leenahay,Waana soo dhawaynayaa” ayuu yiri Musharax Maxamed Cabdinuur xirsi. Waxaa kaloo uu Hambalyayay Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Puntland C/rashiid Maxamed Xiddig, Waxaana uu ku tilmaamay shaqso Horumar muuqda oo la taaban kara ka qabtay Barlamaanka intii uu joogay.
“ Guddoomiyihii horena wuxuu ahaa shaqsi aad iyo aad u wanaagsan, shaqo badan soo qabtay, horumarin badana ka soo sameeyay intii uu hayay Barlamaanka, Waana garan kartaa Hoolka Barlamaanka ee Maanta lagu doortay Hoggaanka cusub sidii uu ahaa 5 sanno ka hor” ayuu sii raaciyay.
Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo Safka hore kaga jira Musharixiinta u tartamaya Doorashadda Madaxtinimada Puntland ee 8 January 2014, Waxaa uu Aaminsan yahay Ku dhaqanka in Heyadaha dowlada ee Xeer dejinta, Fulinta iyo Garsoorka loo madaxbaneeyo gudashada waajibaadkooda dastuuriga ayna noqdaan kuwo huwan heybada iyo maamuuska qaran ee ay leeyihiin.
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Caaqilka guud ee beesha Tanade oo si aan horey loo arag u Taageeray M/Weyne Faroole (Daawo)

$
0
0

Axmed karaash oo is Sharxay (Sawirro).

$
0
0


Garoowe (RBC RADIO) Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo horay u ahaa Madaxweynaha Khaatumo ayaa Maanta isu soo taagay Xilka kuxigeenka Madaxweynaha Puntland kadib markii uu Wax garad Isimo iyo Xidhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland uu qado sharaf ugu sameeyey Hotel New rays ee Magaalada Garoowe.
Musharax Axmed Karaash ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan  xilka Madaxtinimo ee Puntland uuna midayn doono Puntland gobolada Maqanna uu soo celin doono isagoo sheegay in taasi uu awoodi karo aysanna ka ahayn wax afka baalkii ah.
“Waxaan doonayaa Puntland Barbaa maqane inaan soo celiyo oo aan dee Xilka Marti un ku noqon, waa laga warhayaa soo celinta Gobolada maqan inaan Geed cidlaa iyo buur korkeed u fuulay xilkan hadii leygu aaminana dee waajibkeyga ayaan gudan, marka xigta waxaan halkan uga mahad celinayaa dhamaan dadkii kasoo qayb galay qado sharaftan waana idinkaga mahad celinayaa waqtigiina oo aad iisoo hurteen.
Isimo Waxgarad ganacsato iyo haween madasha ka hadlay ayaa dareenkooda ku cabiray in Xilkan Madaxweyne ku xigeenka Puntland uu u qalmo in lagu aamino Musharax Karaasha oo halgamaa ah Siyaasada Puntlandna si wayn uga warhaya ahna nin waxqabkiisu ay muuqato sida ay hadalka u dhigeen.
Axmed  Cilmi Cismaa (Karaash) horay wuxuu usoo ahaa Wasiirka Duulista hawada Puntland xukuumada hada talada Haysa Markuu xilkaa wareejiyayna Mudo kadib wuxuu ka mid noqday 3Madaxweyne ee ay yeelatay Maamulka Khaatumo la magac baxay hadana wuxuu u taagan yahay Madaxweyne ku xigeenka Puntland isagoo Garoowe kusoo noqday.
RBC RADIO
Xafiiska Wararka Garoowe.
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

quraanka iyo fadligiisa,sh mahad daahir

Aqoonsiga dowladda hoose

$
0
0

Dowladda hoose ee gobolka Banaadir ayaa qasab ka dhigtay in la samaysto warqada aqoonsiga ee dadka waddanka u dhashay.

XOG:Sargaalkii Ugu muhiimsanaa Xiligaan Shabaab oo Kabaxsaday Godane

$
0
0

Kadib kala Shakin, Khilaaf Hareeyey Madaxda ugu Sareyso Ururka Al-Shabaab iyo Dagaalo Fool ka fool ah ayaa waxaa saakay ugu Dambeyn ay kala Rarteen Ciidamadii Masuuliyiinta ugu Sareyso nin Walba kii ku Heybta ahaa.
Saraakiisha Ugu Sareyso ururka Al-Shabaab ayaa waxa ay Iminka Bilaabeen in ay mid walba Ciidankii iyo Hubkii uu kulahaa Gudaha Ururka Al-Shabaab uu Dhicii uu ka Dhashay ula Rooro oo uu Isku Dhiibo Nin Walba Cidii uu ka Dhashay.
Hogaamiyaha ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa mar kale waxa uu waayay shaqsi muhiim ah oo mudo dheer gacantiisa midig ahaa. Cawil Axmed Jiir (Cawil Maareeye) oo gudaha Al Shabaab looga yaqaanay (Abu Salmaan) ayaa waxaa la xaqiijiyay inuu la goostay 6 gaari oo Tikniko ah iyo ciidamadii saarnaa oo inta badan ay isku heeb ahaayeen .
Cawil Axmed Jiir (Cawil Maareeye) waa masuulkii ururka Al Shabaab u qaabilsanaa dekada magaalada Kismaayo xiligii ay halkaas heesteen wuxuuna sanadihii dambe ku noolaa magaalada Baraawe kaas oo si weyn caan ugu ahaa dhanka dhoofinta dhuxusha oo la sheegay in Al Shabaab xiliyadii hore ay lacago fara badan ka heli jireen .
Cawil Axmed Jiir oo gudaha Al Shabaab looga yaqaanay (Abu Salmaan) ayaa waxaa adeer ugu aadan Xasan Turki wuxuuna ka soo jeedaa ama ku dhashay degmada Afmadow. Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu jiro heeshiis hoose oo dhex maray maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) iyo hogaamiyaha Tiknikada Shabaab kala soo goostay ee Cawil Axmed Jiir (Abu Salmaan) .
Warar kale oo madax banaan ayaa sheegaya Abu Salmaan iyo ciidamada uu la goostay inay u gudbeen dhanka garabka kale ee Al Shabaab oo uu hogaamiyo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abu Mansuur). Madaxda Al Shabaab ayaa mudooyinkaan dambe waxeey isku hayeen qaarajin waxaana inta badan dhegta dhiiga loo daraa masuulkii ka hor yimaada awaamiirta hogaamiyaha ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Godane .
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Britain oo Bar baariso Wax Caalamka Ugu Necebyihin Kana Jira Soomaaliya

$
0
0

Sida ay qotay Asia New International, dowladda Ingiriiska ayaa lagu eedeeyay in hub siiso kooxaha burcad-badeeda geeska Afrika iyo qaar mid ah waddamada kale.
Ku dhawaad 44,000 oo qoryo ah ayaa muddo 15-bil la sheegay in lagu siiyay kooxaha burcad-badeeda geeska Afrika oo ay ku jiraan kuwa Soomaalida sida lagu sheegay warbixinta.
Xubno ka tirsan baarlamaanka Britain ayaa ku eedeeyay waaxda ganacsiga in ay ammaanka khatar galiyeen iyagoo aan wax baaritaan ah sameen oo ku aadan in la hubeeyo ciidamada gaarka ah.
Sida lagu sheegay warbixinta hubkan ayaa loo isticmaalay in la siiyo shirkado gaar ah oo waardiyeeya maraakiibta ganacsiga ee adeegsada xeebaha Soomaaliya si ay u afduubaan burcad-badeeda Soomaalida.
Hub qiimihiisa badan yahay ayaa la sheegay in la bixiyay intii u dhexeysay bishii April 2012 ilaa bishii June 2013. Guddiga soo saaray warbixintan ayaa leh shirkadaha British-ka waxa ay hu badan u gacan galiyeen burcad-badeeda Soomaalida kuwaasoo ka dilacaay badweynta Hindiya iyo gacanka cadda. Warbixintan ayaa ku soo aaday iyadoo sannadkii la soo dhaafay la sheegay in wax afduub ah uusan ka dhicin xeebaha Soomaaliya.
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mogadishu mayor: No Alshabab official will fly out of Mogadishu airport

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network) — the mayor of Mogadishu who is also the Governor of Banadir region Mr. Mohamud Mohamed Nur Tarsan who spoke to the BBC Somali branch has voiced that the time for Alshabab officials to fly out from Mogadishu’s Aden Adde international airport has come to an end.
Mr. Trasan told the BBC Somali branch that they have launched a new identification card which will be issued to all Somali citizens starting from Mogadishu in order to identify and follow up any one who is a member of the militant group.
The mayor added that issue of the identity card has now begun at Bandar’s administration headquarters and has urged all Somali citizens to register them.
“Our aim is to identify the children, wives of top Alshabab officials and the officials themselves who often fly out of Mogadishu using Adden international airport” said Tarsan while talking to the BBC.
Tarsan’s words come days after the president of the federal republic of Somalia Prof Hassan Sheikh Mohamud urged all citizens to acquire National identity cards.
By: O.A.OsmanOmary878@gmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Chelsea Oo U Gudubtay Wareega 4aad Ee FA Cup Ka Dib Markii Ay Dhooqda Ku Daratay Derby County.

$
0
0


 
Kooxda Chelsea ayaa u gudubtay wareega afaraad ee FA Cup ka dib markii ay 2-0 kaga talaabsadeen kooxda Derby County oo marti loo ahaa wareega 3aad ee FA Cup.
Tababare Mourinho ayaa isbedel badan ku sameeyay line-upkiisa caadiga ah, waxaana ay qeybtii hore u dhawaadeen inay hogaanka qabtaan ka dib fursad uu helay Oscar iyo Ramires oo dhamaadkii qeybta hore ay kubad birta ka beenisay, halka Derby ay halis ku aheyd kubadaha counter-attack-ga.
Chelsea ayaase wax weyn ka bedeshay ciyaarteeda qeybta labaad iyagoo hogaanka ciyaarta qabtay daqiiqadii 67aad markii kubad qatar ah uu soo qaaday Willain uu madax ku dhaliyay John Obi Mikel, isagoo goolkaas u dabaaldegay kulankiisii 300aad.
Seddex ka mid ah afarta gool uu John Obi Mikel u dhaliyay Chelsea waxa uu ka dhaliyay koobkaan FA Cup.
Afar daqiiqo ka dib Oscar ayaa guusha u xaqiijiyay Chelsea ka dib markii ay kubado isweydaarsadeen Eden Hazard oo ciyaarta bedel ku soo galay.
Labadaas gool ayaana ugu filneyd kooxda Jose Mourinho ee Chelsea inay kaga talaabsato kooxda heerka labaad ee Derby, Chelsea ayaana u gudubtay wareega afaraad ee FA Cup iyagoo minankooda Stamford Bridge ku soo dhaweyn doona Stoke City 25ka ama 26ka Janaayo.
 
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Axmed Karaash oo isu sharaxay Madaxweyne kuxigeenka Puntland

$
0
0


 
Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo ugu danbeyntii aha Madaxweynayaashii kaltanka aha ee maamulka Khaatumo ayaa maanta sheegey in uu u sharaxan yahay xilka Madaxweyne ku-xigeenka Puntland.
Xafladda uu uga dhawaaqey Axmed Kraash in uu yahay Musharax waxaa ka soo qaybgalay siyaasiyiin iyo tageerayaashiisa, waxaana uu ballan qaadey in u arrimaha SSC wax ka beddeli doono haddii loo doorto Madaxweyne kuxigeen.
Axmed Karaash ayaa tdfobaadkii hore lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe isaga oo weli sheeganaya in uu yahay Madaxweynaha maamulka Khaatumo State, kaas oo tiirarka uu ku taagnaa ay ka mid ahayd in uu ka madaxbanaan yahay Puntland iyo Somaliland. Axmed Karaash oo ka mid ahaa Golihii Wasiirada ee u horeeyey ee uu soo dhisey Dr.Faroole ayaa sheegey in uu ku maqnaa Halgan uu ku soo guuleystey.
Dhanka kale waxaa isla maanta isaguna isu sharaxay Madaxweyne kuxigeen Wasiirkii Qorsheynta ee Xukuumadda xilkeedi dhamaadka yahay Maxamuud Caydiid Dirir oo isaguna ah siyaasi ka soo jeeda gobolka Sool. Madaxweyne Faroole oo la sheegey in maalintii shalay uu ku guuldaraystey in uu Baarlamaanka u dhiibo Guddoomiye uu tageerayo, ayaa hadda soo kiciyey siyaasiyiin badan oo uu is leeyahay codka SSC ayey kala jejebin karaan.
Wararka Garoowe yaala ayaa sheegaya in Madaxweynaha xilku ka dhamaanayo Dr.Faroole uu dhabarka u jeediyey Madaxweyne ku-xigeenkiisa Gen.Cabdisamad Cali Shire isla markaana door bidaayo Ticket-ka isaga iyo Karaash.
Gen.Cabdisamad oo galaangal siyaasadeed oo aan yarayn leh ayaa hadda bilabey xiriir in uu la sameeyo Musharixiinta ugu cadcad si uu ugu soo jiido karo codadka uu heli karo.
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tarsan ayaa sheegay inay dhamaatay waqtigii Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab, xaaskiisa iyo caruurtiisa ka dhoofi jireen garoomada Muqdisho

$
0
0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa sheegay inay dhamaatay waqtigii Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab, xaaskiisa iyo caruurtiisa ka dhoofi jireen garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo aan la ogeyn.
Tarsan oo wareysi siinayay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay inay bilaabatay qaadashada kaararka aqoonsiga ee muwaadinimada, taasoo uu xusay inay qeyb ka tahay qorshe lagu sugayo ammaanka guud ee dalka, isla markaana lagu xaqiijinayo muwaadinimada qofka.
“Waa dhamaatay xilligii inta Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab, xaaskiisa iyo caruurtiisa ka dhoofi jireen garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyagoo aan la ogeyn, si loo ogaado waxaa sameynay waaxda dad dhigista iyo kaararka aqoonsiga, meeshaas ayaa lagu xaqiijinayaa muwaadinimada qofka”ayuu yiri Gudoomiye Tarsan.
Tarsan ayaa sheegay in goobaha laga qaato kaaararka aqoonsiga ee muwaadinimada lagu buuxinayo foomka qofka, isla markaana qofka macluumaadkiisa ay ku xareysan yihiin computer, kaasoo uu xusay in laga ogaanayo meel walba uu ka dhoofayo sida uu yiri.
“Qofka soo goosanayo baasaboorka marka hore waxaa laga xaqiijinayaa aqoonsigiisa, faro ayaa laga qaadayaa, farahaas ayaa Computer ku xareysan yihiin, hadii laga shakiyo ama qof kale uu yahay farihiisa la saarayaa computer-ka durba waa uu diidayaa hadii uusan baasaboorka laheyn, marka ma ahan wax la been abuuri karo”ayuu yiri Duqa magaalada Muqdisho.
Mr Tarsan ayaa sidoo kale sheegay in qofkii ka tirsan Al-Shabaab ee la qabta laga qaadi doono dhiiga loo yaqaano DNA, taasoo uu xusay in lagu ogaanayo qofka jinsigiisa, waxaana uu xusay in dhamaan qorshahan ay qeyb ka yihiin sugida ammaanka.
Xafiiska waaxda dad dhigista ee dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa ka bilowday diiwaan gelinta dadka, iyadoo qofka qaadanaya baasaboorka uu ka hor soo maro doono xafiiskaas, isagoo la siinayo warqada aqoonsiga ee dhalashada iyo sugnaanta muwaadinimada, waxaana laga buuxinayaa foom macluumaadkiisa oo dhan oo ay ku jirto faro laga qaadayo, kadibna baasaboorka ayuu qaadanayaa.
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirada:-Arin Mucjiso ah dad badana ay layaabeen oo lagu arkay carabta

$
0
0

Mid kamid ah Dalalka Carabta ayaa dhawaan waxaa lagu arkay Arin Mucjiso ah dad badana layaab ku noqotay kadib markii uu Dalkaasi markii ugu horeesay uu ku dhashay Dibi Nool hadana leh ilaa Sadax Madax.
Magaalo la yiraahdo Sefrou oo ku taalo Bartanka Wadanka Morokko waxaa ku dhashay inta la ogyahay Taariikhda Dalkaasi Dibi Nool hadana leh ilaa Sadax Madax ,kaaga daran Dibigaan ayaa noloshiisa tahay mid caadi ah .
Warbaahinta Dalka Marooko ayaa soo bandhigay Arintan Mucjisada ah dad badana layaabeen, iyadoona arintan ay qeyb ka tahay Mucjisooyinka isdaba jooga ah ee mudooyinkan lagu arkayay qeybo badan oo dunida kamid ah.
Isbuucii hore Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa ku dhashay Gabar yar oon laheyn qaarka hore ee jirkeeda Sida Madaxa, inkastoo ay gabdhaasi Mucjisada ah aysan nolol ku dhalan .
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Garoonka Kismaayo oo dayactir weyn lagu sameeyey + Video

$
0
0

Kn: Maamulka Jubba oo kaashanaya shirkad ajnabi ayaa dayactir balaaran ku bilaabay garoonka dayuuradaha magaalada Kismaayo.
Dayactirka ayaa waxa lagu samaynayaa dhismaha maamulka ee garoonka, iyo qeybta war-laliska, iyada oo la samaynayo xafiisyo laga maamulo garoonka.
Halkan hoose waxaad ka daawan kartaan Cabdicasiis Sheekh Dhayib oo ah madaxa mashruuca dayactirka KismaayoDaawashi Wacan
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhamaystirka maamulka Jubba oo dib oga dhacay 10-ka bishan

$
0
0

Kn: Illo wareedyo muhiim ah waxa ay Kn u sheegeen in qorshe ahaa in wasiiradda maamulka Jubba la dhamaystiro 10-ka bishan uu dib uga dhacay taariikhdaasi.
Waxaa la sheegey in qorshaha uu ahaa in xafladda magacaabista iyo dhaarinta golaha inta dhiman iyo intii horey loo magacaabay la doonayay in ay ka qeybgalaan mas’uuliyiin dowladda Federaalka, dowladaha dariska iyo waliba maamul goboleedka Puntland.
Dowladda Federaalka ayaa ku mashquulsan soo xulista golaha wasiiradda, halka Puntland iyana ay ku jirto doorashooyin, sidaasi darteedna dib u dhaca ku yimid.
Maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam ayaa horey u magacaabay 8 wasiir iyo hal madaxweyne ku xigeen, halka ay dhimanyihiin 7 wasiir iyo dhamaan wasiir ku xigeenada iyo waliba agaasimeyaasha, kadibna loo gudbi doono magacaabista maamulada gobolada iyo degmooyinka iyo waliba soo xulista baarlamaanka.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xubinta Isboortiga Ee Idhankanews Chelsea Oo U Gudubtay Wareega 4-aad Ee FA Cup Ka Dib Markii Ay Dhabaha U Direen Derby County

$
0
0

Sport-(Idhanka)-Kooxda Chelsea ayaa u gudubtay wareega afraad ee FA Cup ka dib markii ay 2-0 kaga talaabsadeen kooxda Derby County oo marti loo ahaa wareega 3aad ee FA Cup.
Tababare Mourinho ayaa isbedel badan ku sameeyay line-upkiisa caadiga ah, waxaana ay qeybtii hore u dhawaadeen inay hogaanka qabtaan ka dib fursad uu helay Oscar iyo Ramires [...]


07.01.2014.Salaasa.Barnaamijka Saxansaxo.

$
0
0

Musharax Dr Cali Xaaji Warsame oo Sheegay in Rajo Wanaagsan uu ka qabo inuu Ku Guuleysanayo Doorashada Puntland(Dhageyso)

$
0
0


Musharax Dr Cali Xaaji Warsame
Garoowe(RBC Radio) Maalinta beri taariikhduna ku beegantahay 8.1.2014 oo lagu wado iney dhacdo Doorashada madaxtinimo ee Puntland ayaa Musharax Dr Cali Xaaji Warsame,wuxuu sheegay in uu guuleysanyo isla markaana uu noqonayo Madaxweynah Puntland.
Musharax Dr Cali Xaaji Warsame oo Waraysi siiyey Raxanreeb Online ayaa sheegay in rajo wanaagsan uu ka qabo in jagada Madaxtinimo ee Puntland ku guuleysanayo taasina ay muujineyso in Xildhibaanada Gollaha Wakiiladu aqbaleen Barnaamijkiisii Siyaasadee ee u jeediyey.
………’’’’’ Rajo aad iyo aad u badan baan ka qabnaa in maantay barnaamijka aan soo jeediyey iney aqbalaan Gollaha Wakiilada Puntland ,waxaana runtii aad iyo aad ugu faraxsanahay sida uu maanta u dhacay barnaamijku……..’’’’’’’’ayuu yiri Dr Cali Xaaji Warsame.
Wuxuu sheegay in ay doonayaan in Puntland shanta sano ee soo socota ku hoggaamiyaan barnaamij Siyaasadeed oo qurux badan oo xalaal ah isla markaana aan qofna lagu dhaawacayn sharaftiisa.
Musharax Dr Cali Xaaji Warsame ayaa xusay in mudadii ay dhisneyd Puntland ay wax badan u suurtagaleen ayna doonayaan wixii dhiman in la qabto ,wixii la khaldayna si degdeg ah lagu saxo.http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/2014/01/Musharax-Cali-Xaaji-Warsame-.mp3……….’’’’’’’’Anagu waxaan rabnaa inaan Hoggaamino barnaamij doorasho oo qurux badan oo Xalaal ah oo qofna aan sharaftiisa lagu dhaawacayn ,Puntland wax fiican baa u suurtagalay wixii naga dhiman waan dhameystireynaa wixii naga khaldamana waan saxaynaa….’’’’’’’’ayuu yiri.
Mar Raxanreeb Online ay weydiisay su’aal ahayd Maadaama Siyaasada aadan galangal wanaagsan ku lahayn maxaad isleedahay barnaamijkaaga Siyaasadeed wey ku taageereen shacabku ayuu kaga jawaabay in uu yahay shakhsi wadanka lag garanayo isla markaana wax badan shacabkiisa usoo qabtay.
…….’’’’’Waxaa jira sababo badan,waxaan ahay qof wadanka laga yaqaano oo soo shaqeeyey,waxaan soo maamulay shirkadaha  ugu waaweyn wadanka oo sagaal gobol kofergareysa (Maamusha) ,waxaan ka qeybqaatay mashaariicda horumarinta dalka dhanka nabadgelyada,waxbarashada jaamacaadka,Iskuulada ,Ciidamada,………’’’’’’’ayuu yiri Dr Cali Xaaji.
Sidoo kale ,wuxuu sheegay in kalsooni ay u muujiyeen Siyaasiyiin si weyn looga yaqaan Puntland iyo Soomaaliya kuwaas oo sheegay in Murashax Dr Cali Xaaji Warsame ku haboonyahay in uu hoggaamiyo Puntland shanta sano ee soo socota.
………..’’’’’’’ Waxaa kaloo kalsooni ii muujiyey Siyaasiyiin si cad looga yaqaan wadanka oo aniga iga tanaasulay iyaga oo leh Cali maanta waa ku haboonyahay inuu Puntland hoggaamiyo…….’’’’’’ayuu yiri.
Murashax Dr Cali Xaaji Warsame ayaa gabagabadii sheegay in uu la shaqeyn doono cidii kaga guuleysata xilka madaxtinimo ee Puntland isla markaana uu ugu hambalyeyn doono shakhsiga kusoo baxa.
 
____________________
RBC Radio/Xafiiska Garoowe
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Arin Lagu Xanto Faroole oo Afkiisa Kacadeeyay in Oo Sameyn doono

$
0
0

Daawo Sawirada:Kooxda Elman oo ku dur durisay Kooxda Gadiidka

$
0
0

Daawo:Wariye Caan ah oo Soo bandhigay Sheeko Kayaabineyso Kana yaabi doontit Gabdhaha Islii

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live