Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxweyne Xasan Shiikh oo markii ugu horeesay ka hadlay Doorashada Madaxtinimo ee Puntiland

0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay doorashooyinka Puntland horumar lagu tallaabsaday, una rajeeyey in doorashada madaxweynaha Puntland ee berri dhaceysa ay noqoto mid sii xoojisa horumarka iyo dimoqraadiyadda Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa yiri “Aad iyo aad baan u soo dhoweyneynaa in doorashooyinkii Maamulka Puntland ay marayaan marxaladdii ugu danbeysey oo maalinta berri ah xildhibaanada Puntland ay dooran doonaan shaqsigii noqon lahaa Madaxweynaha Puntland 5ta sano ee soo socoto.”
“Waxaan u hambalyeynayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane Saciid Xasan Shire iyo ku xigeennada Guddoomiyaha oo ku guuleystay doorashooyinkii 4ta Janaayo. Baarlamaanka Puntland waxey muujiyeen mas’uuliyad, weyna ku ammaananyihiin sidii quruxda badneyd oo ay doorashada guddoomiyaha iyo ku xigeenadiisa u maareeyeen, tanoo kalsooni buuxda siisay shacabka Soomaaliyeed. Maalinta berri 8da Janaayo waa maalin taariikh weyn oo aan ka wada rajeyneyno in Baarlamaanku uu si habsami leh u gudan doono waajibaadkiisa, isla markaasna ay dooran doonaan shaqsiga noqonaya Madaxweynaha Puntland.”
“Waxaan ammaan gaar ah u soo jeedinayaa Odayaasha dhaqanka ee Puntland oo soo xulay xubnaha Baarlamaanka, iyo sida maamulka Puntland ay uga dhabeeyeen in doorashooyinka waqtigoodii ay ku dhacaan. Sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa dhammaan musharixiinta xilka Madaxweynenimo oo la’aantood aysan suurtogal noqon laheyn in si dimoqraadiyad ah ay baarlamaanka u doortaan Madaxweynaha Puntland. Sidoo kale Guddiga doorashooyinka oo waajibkooda si xilkasnimo leh u gutay. Waxaan iyagana la illoobi karin kaalinta hay’adaha amniga Puntland ay ka qaateen inay sugaan amniga iyo xasiloonida Puntland.”
“Ugu danbeyntii dhammaan musharaxiinta xilka Madaxweynenimo waxaa saaran mas’uuliyad gaar ah, waxaana u rajeynenaa guul oo shaqsi kasta oo ku guuleysta doorashada waxey guul u tahay dhammaan musharaxiinta iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka deegaanada Puntland. Sidaas daraadeed, waa muhiim in go’aanka doorashada la aqbalaa isla markaana lala shaqeeyaa Madaxweynaha la doorto oo lagu garab siiyaa xilka culus.”
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxaa keena In Dumarka qaar dalbadaan isticmaalka gadaal

0
0

Waayadan waxaa la sheegaa naago xaasas ah oo ka dalbaya nimankooda in ka isticmaalaan  gadaal (dabada) taas maxaa keeni kara, inta badan nimanka ayaa dalbada gadaal waxayna u dalbadaan meesha oo ciriiri ah oo aadna u kulul iyo sababo kaleba,
Maxaa Keeni kara Arintan:-
Waxaan u celin karnaa dhowr waxyaalood inay sabab u yihiin dalbashada haweenka galmada gadaal
1- Inay mar hore tijaabisay oo ay la qabsatay, waayo qofka wuxuu u barto ayuu rabaa inuu sameeyo kama ahaan karo.
2-Inay haweeneydu ay fiirsatay filmada xunxun oo ay ka aragtay galmada dabada oo marka ay isleedahay tijaabi.
3- inay gabar yartahay oo ay been u sheegayaan habraha waaweyn oo xunxun oo ay u amaanayaan galmada gadaal
4- Inay nafsi ahaan u jirran tahay oo ay u baahanyahay daawo nafsiyeed
5-  Inay tahay naag kacsi badan, maxaayeelay naagaha kacsiga badan wax kasta waa ka suuroobayaa6- Inay jaahil tahay oo aysan ogeyn xumaanta uu leeyahay falkan
Marka maxaa laga rabaa ruuxa xaaladan oo kale la soo gudboonaato, waxaa laga rabaa inuu si fiican ula hadlo oo ka dhaadhiciyo falkan inuusan bannaanayn oo uu yahay fal aad u xun, haddii ay tahayna mid kacsi badanna inuu si fiican u qanciyo ilaa ay ka dheregto.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qabowgii Ugu Ba'naa 20 Sano oo Ka Jira Mareykanka

0
0

Somalia: Former Warlord Militiamen Defect to Jubaland

0
0

Kismayo — Somalia's Jubaland administration presented 10 militiamen who defected from former warlord Col. Barre Hirale in the southern port city of Kismayo on Tuesday, Garowe Online reports. A welcoming ceremony held for the 10 deserters and their ...
Weblinks: 

//-->

Muqdisho oo laga taageeray howlaha dowladda Turkiga

0
0

Boqollaal qof ayaa maanta ka qeybgashay dibadbax lagu muujinayay abaalka dowladda Turkiga looga hayo mashaariicda horumarineed iyo howlaha samafalka ee ay ka waddo dalka ayaa maanta lagu qabtay Beerta nabadda ee degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Dibadbaxa oo uu qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeybgalay guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, fannaaniin iyo dadweyne ka kala [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Arimaha Gudaha Md. Waran-Cade Oo Maanta Badhasaabyada Gobolada Somaliland Ku Wareejiyay Baabuurta 999 Ka Ee Gurmadka Degdega Daawo

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Wasiirka arimaha gudaha somaliland.Waran cade oo gudoonsiiyey gudoomiyaasha gobalada baabuurta 999 ka iyo qalab police ka gaashaaman halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

War Deg Deg Ah: Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaliya Dr. Cabdiwali Cali Gaas Ayaa Doorashadii Puntland Maanta Kaga Guulaystay Musharaxiintii Latartamayay

0
0

Garoowe-(Idhanka)-Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa maanta loo doortay Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka Puntland.

Baarlamaanka Puntland oo ka kooban 66 xubnood, ayaa dooranaayay Madaxweynaha Puntland, xilli ay xilkaasi isku soo taageen ilaa 11 Musharaxiin ah.
Gaas, ayaa waxa uu Madaxweyne Faroole kaga adkaaday hal cod, iyadoo uu helay 33 cod, [...]

Garabka KULMIYE Ee Madaxweyne-xigeen Saylici Oo Xalay Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ka Codsaday In Dib Loo Dhigo Shirweynaha Xisbiga Ee Bishan January

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Garabka xisbiga KULMIYE ee uu hoggaaminayo Madaxweyne xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ka codsaday in dib loo dhigo shirweynaha xisbiga oo loo mudeeyay 21 January.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay iyo xalay kala qaabilay labada garab ee KULMIYE, waxaanu shalay gelinkii hore qaabilay guddoomiyaha xisbiga Muuse Biixi Cabdi oo ay [...]

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Oo Hambalyo U Diray Cabdiweli Gaas Guushiisa Xilka Madaxweynenimo Ee Puntland

0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa u hambalyeeyey Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas oo ku guuleystay xilka Madaxweynenimo ee Puntland, tasoo ah guul u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan hambalyo qaas ah u dirayaa Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas, oo aan wadashaqeyn dhow yeelan doono, iyadoo Dowladda Federaalka ay dar-dargelineyso dhaqangelinta Federaalka [...]

War Dag Dag Ah: Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Oo Loo Doortay Doorashadii Maanta Cod Aqlabiyada Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar Cameey

0
0

Garoowe-(Idhanka)-Gudigga doorashada madaxtinimo ee maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in xilka Madaxweyne ku-xigeen uu ku guuleysay C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Cameey, kadib markii uu cod aqlibiyad leh ka helay Golaha Wakiilada ee Puntland, iyadoo uu ka guuleystay C/laahi Cali Xirsi “Tima Cadde” oo xilkaasi kula loo lamayay.
Gudigga doorashada Puntland ayaa sheegay in C/xakiin C/laahi Xaaji [...]

Dabaal Dagyada Waawayn Ee Ka Dhacaya Qaybo Mid Ah Maamul Goboleedka Puntland Guusha Madaxwayne Cabiwali Cali Gaas Oo Aad Loosugayay Halkan Kadaawo

0
0

Garoowe-(Idhanka)-Kadib markii lagu dhawaaqay Natiijadii Doorashada Madaxweynaha Puntland ee maanta ka dhacday Aqalka Baarlamaanka Puntland ee Garowe ayaa waxaa durbaba ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee Puntland, Dabaaldeg ay shacabka kusoo dhaweenayaan Madaxweynaha cusub Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Magaalooyinka Bosaaso, Carmo, Waaciye, Qardho, Garowe, Burtinle, Badhan, Dhahar, Buuhoodle iyo Gaalkacyo ayaa kamid ahaa goobaha sida weyn dadku [...]

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed Oo U Hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas

0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee la doortay ee dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ku tilmaamay doorashadan mid taariikhi ah, una dhacday si hufan oo Dimuqraadi ah, waxa uuna si gaar ah hambalyo ugu diray madaxweynaha [...]

Nin Hubaysan Oo Misaajid Salaadii Jimce Lagu Jiro Soo Galay Isagoo Jihaad Ugu Baaqaya Dadkii Cibaadaysanayay Iyo Dadkii Oo Markaliya Argagaxay

0
0

Addis Ababa-(Idhanka)-Nin hubaysan ayaa dalka Kuwait misaajid lagu salaadii Jimce intuu soo galay dadkii ugu yaboohay inay kazoo qayb galaan Jihaadka Muslimiintu kula jirto gaalada.

Ninkan oo ku hubaysan baastoolad ayay markaliyah dadkii salaadda Jimcaha ku jiray ku war heleen qayladiisa uu ku boogaadinayo inay kazoo qayb galaan jihaadka.
“Waxaa wakhtigii jihaadka, ….. waa wakhtigii jihaadka, …..ina [...]

Madaxda Sarsare Ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Oo Si Wayn U Soo Dhaweeyay Guusha Madaxwayne Cabdiwali Cali Gaas Iyo Ku Xigeenkiisa Cusub Md. Camay

0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa u hambalyeeyey Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas oo ku guuleystay xilka Madaxweynenimo ee Puntland, tasoo ah guul u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed.
 Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan hambalyo qaas ah u dirayaa Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas, oo aan wadashaqeyn dhow yeelan doono, iyadoo Dowladda Federaalka ay dar-dargelineyso dhaqangelinta Federaalka [...]

Xubinta Isboortiga Idhankanews Xidiga Caanka Ah Ee Lionel Messi Oo Lagu Soo Daray Kooxda Barcelona Ee Wajaheysa Getafe

0
0

Sport-(Idhanka)-Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa lagu soo daray kooxda Caawa Copa del Rey la ciyaareysa Getafe ka dib labo bilood uu dhaawac ku maqnaa.

Ciyaaryahanka reer Argentina ayaa dhaawac muruqa ah uu soo gaaray kulankii Barca ay 4-1 kaga badisay La Liga kooxda Betis bishii November 2013, tan iyo markaasna garoomada waa uu ka maqnaa.
Messi ayaa [...]

Bayern Munich Oo Qiimo Dhimis U Sameysay Jamaahiirteeda Iibsanaya Tikidhada Kulanka Arsenal

0
0

Bayern Munich ayaa ku qarashgareyn doonta 90 kun euro inay qiimaha tikidhada ka dhinto taageerayaasheeda kulanka Champions League ee ay booqanayaan Arsenal ee wareega 16ka taasoo ah mahadcelin ay u sameynayaan jamaahiirtooda madaama sannad rikoor ah oo 2013 uu soo maray.
Kooxda difaacaneysa Champions League ayaa waxaa soo gaartay 18 kun codsi iyadoo kaliya 2,974 tikidh loo ogol yahay kulanka lugta hore ee wareega 16ka ee Emirates Stadium ka dhacaya 19ka Febraayo.
Tikidh kasta waxa ay Arsenal ciyaartaas iibineysaa 75 euro, waana mid aad uga qaalisan caadiyan kulamada Germany lagu daawado sidaasi darteed Bayern waxa ay bixin doontaa 30 euro oo ka mid ah tikidh kasta oo taageerayaasheeda ay iibsadaan.
“Bayern waxa ay go’aansatay inay qiimo dhimis ku sameyso tikidhada kulanka aan martida u nahay Arsenal anagoo qarashgareyneyna ku dhawaad 90 kun euro.” ayaa Bayern Munich ay ku soo qortay website-keeda.
“Sidaasi darteed taageere kasta oo Bayern ah oo iibsada tikidh-ka kulanka London 19ka bisha Febraayo waxa uu bixin doonaa kaliya 45 euro halkii uu ka bixin lahaa qiimaha caadiga ah ee 75 euro.
“Waxaan arintaan loogu talogalay mahadcelin yar oo ku aadan taageeradiinii weyneyd ee 2013.”
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Chris Smalling Oo Raaligelin Ka Bixiyay Inuu Ku Labistay “Dharka La isku Qarxiyo” Iyo Cimaamad.

0
0

Daafaca Manchester United Chris Smalling ayaa raaligelin bixiyay ka dib markii uu lagu sawiray isagoo xaflad kaga qeybgalay labiska waxyaabo uu u ekeysiiyay jaakadaha la isku qarxiyo islamarkaana madaxa iska soo saaray cimaamad.
Smalling ayaa haatan raaligelin ka bixiyay arintaas waxaana uu qirtay inay aheyd go’aan uusan u meel dayin oo xasaasi ah.
Sawirka Smalling ee uu ku labisan yahay dharkaas ayaa la soo dhigay bogga hore ee wargeyska The Sun maanta, taasoo keentay in wakiiladiisa ay soo saaraan warbixin raaligelin ah.
Waxaana wakiiladiisa ay sheegeen in sawrika Smalling la qaaday isagoo ka qeybgalayay xaflad gaar ah uu ku dhigtay gurigiisa.
Sawirka ayaa muujinaya inuu xiran yahay waxyaabo u jaakada dagaalka, taleefan gacan qaad ah iyo fiilooyin waa weyn oo jirkiisa ku wareegsan iyo lacag.
Waxa uu sidoo kale dhinacyada iska soo geliyay qasacyada cabitaanka Red Bull isagoo madaxa soo saartay cimaamad.
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Xasan Sheekh “Baarlamaanka dulqaad ayaa laga rabaa, Wasiirada waala soo wadaa

0
0

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu Baarlamaanka Federalka uu ugu baaqay in dulqaad la muujiyo isagoo sheegay in lagu mashquulsan yahay soo xulitaanka Golaha Wasiirada.
Madaxweynaha, ayaa wuxuu sheegay in Ra’iisal Wasaaraha uu ku guda jiro hawshiisa ku aadan soo magacaabidda Golaha Wasiirada, loona baahan yahay in samir iyo dulqaad la sameeyo.
“Ra’iisal Wasaare C/weli shaqo badan ayuu runtii qabtay, waana kaga mahadcelinayaa. Habeeno badan ayuu u soo jeeday sidii uu u soo dhisi lahaa Golihiisa Wasiirada.” ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.
“Golaha Wasiirada waala soo wadaa, Baarlamaanka daahsi ayaa ku jira, ee dulqaad hala muujiyo. Waxaa la rabaa in dadka oo dhan lagala tashado magacaabidda Golaha Wasiirada.” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa waxa uu sheegay in Golaha Wasiirada ay noqon doonaan kuwo lagu soo xulay karti iyo aqoon, wax qabad muuqdana la imaan doona.
Si kastaba ha-ahaatee Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qaybgalay Munaasabad lagu furaayay Xarunta Villa Hargeisa, ayuu hadalkaan ka sheegay.
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Saraakiil oo ka tirsan Dowladda oo maanta tababar looga furay xarunta Amisom ee xalane

0
0

Xarunta Ciidanka Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxaa maanta tababar looga furay ilaa 25 Saraakiil oo ka tirsan Dowladda, kuwaa oo lagu wado in ay tababarka siiyaan Saraakiisha Amisom.
Saraakiishaan oo ka tirsan Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ayaa waxaa la bari doonaa Nidaamka hab dhaqanka ee Maxaabiista iyo Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha.
Bixinta tababaradaan, ayaa waxaa iska kaashaday Hay’adda UNODC iyo Wasaarada Garsoorka ee Soomaaliya, waxayna maanta si wada jir ah kaga qayb galeen Munaasabada furitaanka ee tababarka.
Sheekh Maxamed Kheyroow Aadan, Agaasimaha guud ee Wasaarada Garsoorka ee Soomaaliya, ayaa wuxuu Saraakiisha Asluubta uu ku booriyay in ay si wanaagsan u bartaan, waxyaabaha loo tababaraayo.
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ayaa ah kuwo ka hawlgala xabsiyada ay gacanta ku heyso Dowladda, oo lagu wado in la ballaariyo waqtiyada ina soo aadan.
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Deeq Raashin Ah Oo Ka Tmid Jaaliyadda Soomaalieed Ee Dibadaha Oo Loo Qaybiyay Agoon, Cuuryaamiin iyo Dhimirka La’

0
0

Raashinkaan oo ka koobneyd Bariis, Saliid iyo Timir ayaa loo qaybiyay dad isugu jiray agoon, cuuryaamiin iyo kuwa dhimirka la’, iyadoo deeqdaasi ay ka timid qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee dibadda ku dhaqan, waxayna u soo wakiisheen in uu deeqdaasi gaarsiiyo dadkii loogu talagalay Xasan Jeesow Ibraahim.
Deeqdaasi ayaa waxa ka faa’iideystay 50 qof oo ahaa agoon, cuuryaamiin iyo dadka dhimirka la’a, kuwaasi oo ka mahadceliyay kaalmada la soo gaarsiiyay maanta.
Sheekh C/raxmaan oo ku hadlayay magaca dadkii loo qaybiyay deeqda raashinka ah ee ay iska soo uruurriyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka dibediisa ku dhaqan, islamarkaana wakiil ka ahaa dadkii deeqda ka faa’iideystay ayaa u mahadceliyay Jaaliyadda deeqdaasi soo dhiibteen iyo cidda loo soo wakiishay, waxaana uu xusay in kaalmadaasi ay wax weyn ka badalayso xaaladda ay markii hore ku sugnaayeen, isago qiray in si hamsami leh ay u gaartay dadkii loo soo dhiibay.
Xasan Jeesow Ibraahin oo ah wakiilka ay jaaliyadda soo wakiisheen ayaa tilmaamay in deeqdaasi ay ahayd mid loogu talagalay agoonta, dadka dhimirka la’ iyo cuuryaamin, isagoo hoosta ka xariiqay in deeqdaasi ay si hamsami leh ay ku qeybiyeen, uuna ka codsanayo Soomaalida kale ee dalka dibediisa ku nool inay il gaar ah ku eegaan dadka tababarka daran ee aan xiligan awoodin in ay shaqeystaan.