Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Deg Deg: Madaxweynaha Puntland oo Magacabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland

$
0
0

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland u Magacaabay Dr Deeq Suleymaan Yusuf.Ku Saabsan Deeq
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada ayaa ah Aqoonyahan ku Takhasusay Cilmiga Bulshada waxaana Seddex Degree oo labo ay tahay Master’s Level uu ka qaatay Dalka Ingiriiska gaar ahan Magaalada London.
Waxaana uu si gaar ah u bartay BA (HONS) Social Welfare- Brunel London University, Masters Degree in Refugee Studies University Of East London, Masters Degree Social Work Brunel University London UK.
Deeq wuxuu la soo Shaqeeyay Institute Of Peace and Security Studies oo kamid ah Jamacadda Addis Ababa iyo African Union Qaybta Peace And Security Programme Expert Consultant oo uu u qabilsana Cilmi baarista dib u xasilinta Dalka Somalia.
Dr. Deeq wuxuu ka soo shaqeeyay Dalka Ingiriiska isagoo ka soo qabtay Xilal ay kamid ahayeen Senior Social Worker, Senior Substance Misuse Practitioner, Care Manager, Senior Care Coordinator, Senior Mental Health Practitioner, Senior Community Development Officer.
Sidoo kale Deeq wuxuu ahaa lataliyaha Raisulwasarihii hore ee Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Arrimihii Road Map-ka Gaar ahaan Maamul Wanaagga.
 
Deeq wuxuu sannadihii ugu Dambeeyay u ku sugna Dalka isagoo Go’ansaday in Dadkiisa iyo Dalkiisa uu wax u qabto.
 
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ardayda Jaamacadda Salaama oo Imtixaanka kama dambeysta u fariistay.. Sawirro

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)—Ardaydaan oo tiradoodu gaareysay 2,000 oo arday ayaa maanta waxa ay u fariisteen Imtixaanka kama dambeysta ah ee Jaamacadda Salaam University iyadoona Ardayda Imtixaanaadka u fariistay ay kala matalayeen Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda.
Madaxa Imtixaanaadka Jaamacadda Salaam C/llaahi Abuukar Sheekh Max’ud Samatar oo Idaacadda Shabelle kula hadlay  Xarunta jaamacadda ay ku leedahay Xaafadda KPP ee degmada Hodan ayaa sheegay in 6 Kuliyadood oo kala duwan ay Ardaydani ka kooban yihiin Islamarkaana Imtixaanaadku ay ka kala dhacayaan 3 Xarumood oo Jaamacaddu ay ku kala leedahay Magaalada Muqdisho.
Intaa kadib ayaa qaar ka mid ah Ardayda Imtixaanaadka u fariistay oo ay Idaacadda Shabelle Makaroofanka la dhex qaaday ayaa waxa ay ka hadleen dareenka ku aadan Imtixaanaadka iyo Natiijada ay ka filayaan iyagoo sheegay in ay ku faraxsan yihiin Galista Imtixaanaadkaan ayna ka rajeynayaan Natiijo wanaagsan.
Si kastaba Jaamacadda Salaam ayaa ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho kana mid ah Jaamacadaha u istaagay in Bulshadeenna Soomaaliyeed ay ka haqabtiaran Baahida Waxbarashada heerka sare.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Inter City committee officials meet Somali basketball official in Mogadishu

$
0
0

Inter City committee member Agina Wesonga left, Somali basketball Federation VP Hawa Sheik Ahmed and Inter City media and mark
Mogadishu (RBC) Members from the East and Central Africa Inter City basketball Committee held a lengthy meeting with Somali basketball Federation vice president for development and technical affairs Mrs Hawa Sheik Ahmed Taako and during the meeting both sides discussed issues relating promotion of basketball in the war-ravaged country plus Somalia’s stronger representation in this year’s inter cities competition to be held in Dar Es Salaam.
The meeting which took place in London over the weekend was arranged by former Somali basketball Federation Secretary General and current Inter-city committee media and marketing commissioner Engineer Bana Abdalla Ali who is respected in the country as the man who helped the ‘restoration’ of Somalia’s representation in African basketball committees after 20 years of absence.
Somali basketball Federation vice president for development and technical affairs, the iron lady of Somali basketball Mrs. Hawa Sheik Ahmed Taako who first addressed at the meeting said she was very happy to see such high profile individuals from both FIBA Africa zone 5 and Inter-city and committee and she outlined the current situation of Somali basketball federation and its strategy of the promotion of basketball in the war-devastated country.
“Somalia was once well known for its basketball power in Africa and after decades of civil wars we are now back as you might have witnessed the exhibition of our national team in the last FIBA Africa Zone 5 competition, but we still need the international assistance since we are recovering from the ruins caused by the decades-long civil wars in the country” The Somali basketball iron lady told the meeting over the weekend.
The Somali basketball Federation vice president said that cities in her country were fully prepared for the participation in the next inter-City games to be held in the Tanzanian capital Dar Es Salaam in May this year. She praised the inter city committee for the step which she said was encouraging the promotion of basketball in cities across the east and central Africa region.
For his part, Inter City committee member and FIBA Africa commissioner Mr. Agina Wesonga (Kenya) said that his committee was fully aware of the basketball growth in Somalia adding that Somalia was a key member nation in African basketball family and they were happy with the return of peace and the promotion of basketball power in Somalia after decades of civil wars.
“I praise Mr. Bana Abdalla Ali for helping me to know more about basketball in Somalia and on the behalf of the inter-city committee I announce that we are fully prepared to help Somalia as much as we can—the Vice presidents Mrs. Hawa invited me to Somalia and I promise to be in Mogadishu as soon as possible to see myself the continuation of the development on the ground” Mr. Agina Wesonga told the meeting over the weekend.
 
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Wasaarada Biyaha Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Ayaa Maanta Ka Warbixiyay Meesha Uu Marayo Mashruuca Biyaha Ee Xunbo Weyne

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Wasiirka wasaarada biyaha iyo maareeyaha wakaalada oo ka warbixiyay meesha uu marayo mashruuca xunbo weyn halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Somalia: Newly elected Puntland President Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gas takes over office

$
0
0

Ali, Ph.D, who was.The Former Prime Minister of the Transitional ... Currently Associate Professor of Economics at Niagara University in Lewiston, New York won the Presidential elections during a tight competition with former President Farole ...
Weblinks: 

//-->

Garowe:Camey”Ciidamada dib u habayn ayaan ku samayn doonnaa”Dhagayso

$
0
0

Garowe(pp)Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Xaaji Camey ayaa sheegay inay dib u habayn wanaagsan lagu samayn doono qaybaha kala duwan ee ciidanka dowladda.Hadalkaan ayuu ka sheegay Camey kulan looga hadlayay mamul wanaaga oo uu isaga iyo Madaxwayne Gaas ka qayb galleen,wuxuna sheegay inay xooga saari doonaan sidii looga shaqayn lahaa cadaalada iyo nabadgalyada.
Waxa uu sheegay inay samayn doonaan qorshe cusub oo ciidanka lagu habaynayo oo lagu siindoono mushaharada ay lee yihiin,wuxuna sheegay inay soo dhisi doonaan dowlad yar oo tayo leh isla markasna kasoo baxa howsha loo igmaday.
Shacabka reer Puntland ayuu uga mahad celiyay sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen,ayna muhiim tahay buu yiri wada shaqayn iyo wadatashi joogto ah.
Madaxwaynaha Dowladda Puntland iyo ku xigeenkiisa ayaa ku mashquulsan sidii loosoo dhisi lahaa gollaha wasiiradda.
 
Cali Cabdi DucaalePuntlandpost.comXafiiska Garowe
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

afar nin oo Soomaali ah ayaa la soo taagay maxkamad ku taalo Nairobo, Kenya

$
0
0

Maxkamadeynta afar nin oo Soomaali ah oo lala xiriirinayo weerarkii bishii September ee sanadkii hore ka dhacay xarunta ganacsiga Westgate ayaa maanta ka billaabatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Afarta nin ee maxkamadda la soo taagay ayaa waxay kala yihiin Aadan Maxamed Cabduqaadir, Maxamed Axmed Cabdi, Cabdullaahi Cumar iyo Xasan Mustafa.
Raggan oo lagu eedeeyay in ay xiriir la sameeyeen dableydii gaysatay weerarka Westgate oo lagu dilay 67 qof ayaa beeniyay eedeyntaas.
Al-Shabaab ayaa sheegatay in ay ka dambeysay weerarkaas.
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-shabaab oo Gurigiisa Kala Baxday Dhakhtar u Shaqeynayay hay’ada caafimaadka adduunka

$
0
0

Muxyadiin Taruuri oo ahaa dhakhtar u jooga hay’adda WHO degmada Waajid ayaa waxaa gurigiisa ka kaxeystay xoogag ka tirsan Al-shabaab, iyadoo la sheegayo in kooxaha dhakhtarka ka xeystay ay ka yimaadeen degmada Diinsoor.
Dhakhtarkan ayaa noqonaya qofkii labaad oo u shaqeynaya hay’adda WHO oo lagu qafaasho gobollada Bay iyo Bakool, iyadoo horay loo qafaashay, Dr. Abuukar Haashami oo wakiil uga ahaa WHO degmada Buur-hakabo ee gobolka Bay.
Wararka aan ka helayno ilo muhiim ah ayaa waxay sheegayaan in labada dhakhtar ay kuwada sugan yihiin degmada Diinsoor oo ay gacanta ku hayso Al-shabaab, iyadoo degmadaas ay ku sugan yihiin mas’uuliyiintii Al-shabaab eeka talin jiray gobollada Bay iyo Bakool.
Al-shabaab ayaa waxay baryahan faafinaysay warar sheegaya in shaqaalaha Qaramada Midoobey iyo kuwa hay’adaha Turkiga u shaqeeyay ee ku sugan Muqdisho ay ka dhigan doonto bartilmaameed haddii ay joojin shaqooyinka ay u hayaan hay’adahaas.
Weli ma jiro hadal kasoo baxay Al-shabaab oo ku saabsan afduubyada ay u geysteen dhakhaatiirtan ka tirsan hay’adda WHO oo dhinaca caafimaadka u qaabilsan Qaramada Midoobay.
isha:- hiiraan online
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Daawo sawirrada” Jaamacada SIMAD ee Muqdisho oo u guurtay hab waxbarsho oo casri ah

$
0
0

Munaasabad lagu qabtay xarunta maamulka ee Jaamacadda SIMAD ayaa looga dhawaaqay in jaamacaddu ay hadda wixii ka dambeeya ay u shaqeyn doonto hab digital ah, ayadoo isticmaaleysa barnaamij lagu magacaabo Open Campus Management System (OCMS).
Habkaan ayaa ka kooban dhowr adeeg (Module) oo ay ku xiriiri doonaan macallimiinta, Ardayda, Shaqaalaha jaamacadda iyo maamulka.
Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda SIMAD ee dhinaca horumarinta Daahir Xasan Carab oo ka hadlay xafaladdii lagu soo bandhigayay barnaamijkaan ayaa sheegay in adeeggani uu faa’iido badan u leeyahay jaamacadda iyo ardayda wax ka barata, isagoo tilmaamay in ay suurta galinayo in la badbadiyo waqti badan oo ku bixi jiray shaqada jaamacadda iyo xiriirka ardayda iyo macallimiinta.
Sidoo kale wuxuu sheegay in ardaygii doonaya in uu jaamacadda iska diiwaan geliyo ama helo macluumaad ku saabsan waxbarashadiisa uu u saamaxayo barnaamijkaani inuu gurisgiisa ama goobtiisa shaqo isagoo ku sugan uu helo macluumaadka iyo adeegyada uu u baahan yahay. “Arday iyo macallin ama maamulba waxay wax kasta ku ogaan karaan hal gujis (click)” ayuu yiri Ustaad Daahir Carab.
Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo hadal ka jeediyay munaasabadda oo isugu jirtay daahfur iyo tababar loo sameynayay shaqaalaha jaamacadda ayaa sheegay in juhdi badan lagu bixiyay in la soo gaaro heerkaan, isla markana ay waqti badan qaadatay in la dhaqan geliyo barnaamijkaan oo ah kii ugu horreeyay ee ay jaamacad Somaaliyeed ku shaqeyso.
“Jaamacaddu waa mid aan faa’iido doon ahayn, waxaa u daliil ah waxa ka soo baxa dib ayaa loogu celiyaa si loo horumariyo, barnaamijkaan ayaana qeyb ka ah horumarinta la taaban karo ee lagu sameeyay habka ay u shaqeyso jaamacaddu” ayuu yiri Guddoomiye Odawaa.
Wuxuu intaa ku daray in ula jeeddada waqtiga loogu bixiyay in la dhaqan geliyo barnaamijkaan ay tahay sidii loo hagaajin lagaa hannaanka waxbarasho ee jaamacadda iyo qaabka ay wax u bartaan ardayda Soomaaliyeed, isagoo caddeeyay in hadafka SIMAD uu yahay inay noqoto Jaamacad caalami ah oo la mid ah kuwa adduunka.
Sanadkii hore ayay Jaamacadda SIMAD furtay maktabad Electronic ah oo noqotay tii ugu horreysay ee dalka laga hirgeliyo, ayadoo laga heli karo konton kun oo Buugaag, Joornaallo, Muuqaallo iyo agab kale.
 
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Daawo sawirrada” Madaxweynaha oo Warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Faransiiska

$
0
0

Muqdisho, 15 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Fransiiska H.E. Remi Marechaux. Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeen Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam ayaa goob joog aheyd.
Safiirka Fransiiska ayaa markii uu u gudbinayey waraaqihiisa aqoonsiga sheegey inuu Madaxweynaha Fransiiska Francois Hollande u soo magacaabay xilkan isla markaana uu u sido fariin uu ka wado madaxweynaha Fransiiska. Safiirka ayaa u sheegey madaxweynaha in dowladda Fransiiska ay diyaar u tahay inay sii xoojiso xiriirka qotada dheer ee labada dal iyo sidii Soomaaliya loo xasilin lahaa.
Madaxweynaha ayaa yiri “Booqashadaada maanta waxey calaamad u tahay horumarka ballaaran ee Soomaaliya ku tallaabsatay. Waana ka mahadcelineynaa sida Fransiiska ay diyaarka ugu yihiin inay Soomaaliya ka taageeraan dhanka amniga, xasilinta iyo maalgashiga.
“Fransiiska waa dal xadaarad leh oo maanta doonaya inuu maalgashi ku sameeyo Soomaaliya si loo horumariyo ganacsida iyo kheyraadka dalka. Waxaan kaloo ka mahadcelineynaa dadaalka Fransiiska uu ku doonayo inuu kor u qaado nidaamka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, waxaana rajeynayaa in wadahadaladaas ay noqdaan kuwo miro dhala.”
Safiirka Fransiiska ayaa sheegay inay Madaxweynaha ku casuumi doonaan dalka Fransiiska si xiriirka labada dal loo sii xoojiyo. Kulanka ka dib ayaa Safiirka Fransiiska iyo Wasiiradda Arrimaha Dibedda ay shir jaraa’id ku wada qabteen Xarunta Madaxtooyada Muqdisho.
-Dhamaad-
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Rag loo Maxkamadeynayo Weerarkii Westgate

$
0
0

Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya Oo Xildhibaano U Badan Ayaa U Ambabaxay Turkiga Si Ay Uga Qayb Galaan Wada Hadalada Somalia Iyo Somaliland

$
0
0

Muqdisho-(Idhanka)-Wefdi ballaaran oo ka socda dhinaca Dowladda Federalka ee Soomaaliya, ayaa waxay maanta ka amba baxeen Magaalada Muqdisho, si ay kaga qayb galaan wada hadalada Somaliya iyo Somaliland.
Maalinimada berrito ah, ayaa waxaa Magaalada Istanbul ka furman doono wada hadaladii 4-aad, ee si fool ka fool ah isaga hor yimaadaan xubnaha ka kala socda Somaliya iyo [...]

Daawo: Vedio lagu fashilay agaasimayaasha Idaacadaha Xamar

$
0
0

Muuqaalkani oo dhowaan la soo bandhigay ayaa looga hadlayaa Agaasimayaasha Idaacadaha ku yaalla magaalada Muqdisho oo inta badan xumeeya dhallinyarada shaqo doonka ah sida wiilasha iyo gabdhaha.
Waxaa jira xarumaha warbaahineed badankoodu waxaa la oran karaa waa kawaankii Gabdhaheenna sharafta lah halka wiilasha iyo gabdhahaba mararka qaar aysan helin xuquuqdooda oo lagu yiraah shaqeey oo birta ka soo saar lacagta halkaa bay ku jirtaa.Riix halkan hoose oo ka daawo:
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Nicholas Kay oo amar culus kasoo saaray magacaabista wasiirada

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online) – Wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Risaala ee magaalada Muqdisho, ayaa ra’iisul wasaaaha Somalia Cabdi Weli Sheekh Axmed ku amray inuu si deg deg ah usoo magacaabo golaha wasiirada cusub ee Somalia.
Kay, ayaa sheegay in dowladda Somalia laga sugayo wax qabad, islamarkaana magacaabista wasiirada ay tahay muhiim, si howlaha badan ee u yaalla dowladda wax looga qabto.
“Waxaan sugayaa in wasiirada cusub ee Soomaaliya loosoo magacaabo waqtiga ugu dhow, waqtiga wuu dhamaanayaa, waxaana jiro shaqo badan oo dowlada la doonayo inay sameyso waxaana beesha caalamka ay doonaysaa in la bilaabo howshaasi. Waxana rajaynayaa in wasiiradaasi ay noqon doonaan kuwo awooda kuwo saaro waxa shacabka Soomaaliyeed ay doonayaan, sid dowlad wanaga, amaanka kobcinta dhaqaale, shaqooyin caafimaad, iskuulo, waxaa jiro wax badan oo u baahan in wax laga qabto waxaana dowlada ka rajaynayaa sameynta shaqo adag, ayna noqoto dowlada mideysa shacabka, kana dhigta Somalia dal xoogan.ra;isul wasaaraha talo iigama baahno waa nin qabiir ah waxaana uu in badan lasoo shaqeeyay hayado badan oo caalami ah waxaana hubaa inuu doonayo inuu shaqo weyn qabto” ayuu yiri Nicholas Key.Halkan ka dhageyso codka KaykayCaasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia PM holds first meeting with British Ambassador Neil Wigan

$
0
0

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today welcomed British Ambassador, Neil Wigan, to Villa Somalia for their first meeting since becoming Prime Minister. The Prime Minister thanked Ambassador Wigan for the United Kingdom’s ...
Weblinks: 

//-->

Waaxda Warbaahinta Qaranka Oo Lagu Wareejiyay Qalab Casri Ah Oo Kaamirooyin U Badan “Sawirro”

$
0
0

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ayaa maanta qalab ka kooban Kaamirooyin iyo Matoorro ku wareejiyay Waaxda Warbaahinta ee Wasaaradda, si loo dar dargeliyo howlaha ay bulshada u hayaan.
Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda ayaa waxa ay mas’uuliyiinta Wasaaraddu maamulka Waaxda Warbaahinta ay ku wareejiyeen ilaa iyo lix kaamiro oo casri ah iyo hal motoor oo 2kb, iyadoo qalabkaasi uu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi uu ku wareejiyay Agaasimaha Waaxda Warbaahinta Qaranka Mudane C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaalla.
Ugu horeyn Agaasimaha Waaxda Warbaahinta Mudane C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaalla oo hadal kooban jeediyay ayaa sheegay in qalabkaan ay ku soo aadeen xilli baahi weyn loo qabay, waxaana uu hoosta ka xariiqay inay jirto baahiyo intaa ka badan oo ay ka dhowr sugayaan maamulka Wasaaradda sidii loo dhameystiri lahaa baahiyaha xagga qalabka ee haysta Waaxda Warbaahinta.
“Madaxda Wasaaradda iyo cidda ay la kaashatayb aad baan uga mahadcelineynaa Kaamirooyinkan iyo Matoorkan dabdhaliyaha cusub, baahida qalab ee xarunta dhexe ka jirta waxaa ka sii daran midda ka  jirto gobollada dalka, sidoo kale dalka dibaddiisa xafiisyo ayaan ku leenahay, marka waxaan rajeyneynaa in naloo qalabeyn doono xafiisyadadaasi, kuwaasi wax weyn ayay ka badali doontaa howshii aan umadda u haynay” ayuu yiri Agaasime Al-Cadaalla.
Sidoo kale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Mudane C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo in qalabkaan ay wax badan ku soo kordhin doonaan dhanka tayada shaqo ee ay Waaxda Warbaahintu u hayso bulsho weynta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu ku baraarujiyay howl-wadeennada Waaxda in ay u dhabar adeegaan howsha adag ee ay shacabkooda u hayaan.
Qalabkii maanta ay Mas’uuliyiinta Wasaaraddu ku wareejisay Agaasinka Waaxda Warbaahinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimayaasha waaxyaha ee Wasaaradda iyo qaar ka mid ah howl-wadeenada Waaxda Warbaahinta.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoonka Baarlamaanka oo Maanta Muqdisho Ku Qaabilay Safiirrada UK iyo Sweden U Fadhiya magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

$
0
0

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirrada dowladaha Britain iyo Sweden u fadhiya magaalada Muqdisho ayadoo Gudoonkana uu kala hadlay safiirrada sidii ay dowladahooda kaalin ugu yeelan lahaayeen hirgelinta qorshayaasha Golaha Shacabka ee sanadkan 2014.
Kulammadan oo ahaa kuwo gaar gaar ah ayaa ka dhacay Xafiisyada cusub ee Gudoonka Baarlamaanka oo ku yaala xarunta Villa Hargeysa waxaana wadajir safiirradan u qaabilay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar,kulankii ugu horeeyeyna waxa ay la qaateen Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya magaalada Muqdisho Danjire Mikael Lindvall ayadoo kulanka labaadna ay Gudoonku la yeesheen Safiirka Britain ee Soomaaliya Danjire Neil Wigan.
Gudoomiyaha Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulammadaasi markii ay soo gebageboobeen kadib la hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay in Saakay uu Gudoonka Baarlamaanka qaabilay Safiirrada Dowladdaha Sweden iyo Britain u qaabilsan Soomaaliya islamarkaana ay kala hadleen sidii ay dowladahooda kaalin mug leh ugu yeelan lahaayeen hirgelinta qorshayaasha Baarlamaanka gaar ahaanna sanadkan 2014 oo ah sanadka howlaha ugu badan laga doonayo iney qabtaan Baarlamaanka.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dhanka kale tilmaamay in ka sokoow howlaha Baarlamaanka ay safiirradan kala hadleen sidii ay kaalin muuqata ugu yeelan lahaayeen howlaha hormarrada iyo dib u dhiska ah ee ay Shacabka Soomaaliyeed hada wadaan, sidoo kalena waxa uu Gudoomiyaha Baarlamaanka xusay in Safiirradan ay muujiyeen sida xiligan ay uga duwanyihiin ballan qaadyada caalamka ee Soomaaliya kuwii horey loogu sameyn jirey maadaama ay hada Dowladda Soomaaliya dejisay qorshayaal cad.
Safiirradan ayaanay aheyn Danjirayaashii ugu horeeyey ee dalalka Caalamka u fadhiya magaalada Muqdisho ee Gudoonka Baarlamaanka uu qaabillo balse Danjireyaashan waxa ay noqonayaan safiirradii ugu horeeyey ee ay Gudoonka Baarlamaanka ku qaabilaan xafiisyada Gudoonka iyo Guddiyada Golaha Shacabka ee ku yaala xarunta Villa Hargeysa oo dhowaan Xarigga laga jaray.Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Codka Gudoomiyaha Baarlamaanka
—DHAMAAD—
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Gudoomiyaha Baarlamaanka
Media & Public Relation Office Of Speaker
Email:- Media@parliament.gov.so
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:Golaha Wasiirada cusub ee xukuumada Somalia oo goor dhow lagu dhawaaqayo

$
0
0

Number of View :141
Galabta ayaa waxaa la filayaa in lagu dhawaaqo golaha cusub ee wasiirada xukuumada Somalia iyadoo qaban qaabada munaasabadaas ay hadda ka socoto xarunta madaxtooyada Somalia.
Saraakiil ka tirsan xafiiska warfaafinta madaxtooyada ayaa u xaqiijiyey in galabta wixii ka dambeeya 5:00 galabnimo illaa maqribka la shaacin doono liiska cusub ee golaha wasiirada.
Waxay saraakiishani ka gaabsadeen iney ka hadlaan tirada ay noqon doonaan golaha wasiirada, hase ahaatee waxaa la xaqiijinayaa iney ku jiraan tiro ka mid ah wasiiradii hore ee xukuumadii Saacid oo muran badan uu ka taagnaa.
Xildhibaano saraakiil iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada cusub iyo kuwii hore ayaa ku sii qulqulaya madaxtooyada, iyadoo xafladaasna ay ka soo qeyb geli doonaan madaxda ugu sareysa dalka sida madaxweynaha, raisul wasaaraha iyo gudoomiyaha baarlamanka.
Magacaabida golaha wasiirada ayaa dhowr jeer ooh ore dib u dhacay ka dib markii ay soo baxeen murano iyo khilaafaad ka taagnaa arintaas oo soo kala dhex galay madaxda dalka qaarkood.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Video: Waa maxey ujeedada uu u Habaartamay Abwaan Sangub isagoo jooga caasimada

$
0
0

Number of View :132
Inkastoo Abwaankani uu habaartamay sida aad ka daawan doonto muuqaalkani gaaban hadana waxaa muran badan dhalisay cidda uu ula jeedo iyadoo saxaafada qaarkood ay ku fasireen in uu maamulka Somaliland uu habaaray maadama ay iyaga doonayaan in ay kala qeybiyaan Soomaalida inteeda kale.
Waana arin si weyn ay u hadal hayaan Soomaalida oo dhan waxayna dhalisay hadalheyn Siyaasadeed balse daawo muuqaalkani gaaban iyo sida uu hadalka u dhigay.HALKAAN KADAAWO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay halis u tahay in ay bur burto hadii sidaan ay kusii socoto !!

$
0
0

Number of View :119
Naxariiste Allah lagama quusto hase yeeshe markii aan dhageeystey guuxa Shacbiga Soomaaliyeed ee ku saabsan rajo xumo ay ku muujinaayaan Dowladda hadda jirto taas oo ugu wacan.
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya oo ah qofka ugu sareeya Dowladda soomaaliya oo xalin kari waayay Siyaasada Gudaha taas oo ku saabsan buuqa ka jira Goboladda dalka oo dhan ee ku saansan Maamul u sameeyn iyo tan kale oo ah in Ra’iisal wasaarihiisa uu siin waayo Madax banaani ku saabsan xagga Shaqadiisa iyo tan kale Madaxweynaha oo aan laheyn la taliyayaal Fiican oo xagga Siyaasada ah, la taliyayaasha hadda la shaqeeyana waa kuwa aan dhageeysan guuxa dadweynaha oo mar walba Madaxweynaha warar been ah u sheega.
2- Xildhibbaanda Baarlamaanka oo noqdeen Calooshood u shaqeeystayaal oo jecel in mar walba mooshin keenan si ay lacag u helaan iyo in mar walba ay jecel yihiin in lacag laalush ah ka qaataan Madaxweynaha ama Ra’iisal wasaaraha hase yeeshe Xildhibaanda Baarlamaanka waxay hilmaameen in ay Shacabka Wakiil ka yihiin.
3- Caasimada Soomaaliya ee Muqdishu oo noqotey meel aan u muuqan in ay tahay Caasimad taas waxaa u daliil ah oo aad arkeysa Guuxa dadweynaha in ay ku leeyhiin Gobolka Banaadir wuxuu leeyahay Maamula Gobol ama 16 Guddoomiye degmo waxaana u madax u ah hal Reer marka haddii ay caasimad ay tahay Awaay Soomaali weyn.
4- Wasiir kaste marka Xilka loo magacaabo wuxuu Wasaaradiisa uu ka soo buuxiya dadka ay isku qabiilka yihiin wuxuuna shaqada ka ceyriya dadkii hore ugu shaqeeyn jirey , wuxuuna Wasaaradda ka dhiga meel ay Qabiilkiisa ay Maamulaan.
Beryaha danbe Shacabka soomaaliyeed aad iyo aad ayay u guuxayaan waxaana ka muuqda Daal fara badan iyo Quus sidaas darteed Dowladda Soomaaliya waxay halis u tahay in ay bur burto oo ay weydo Kalsoonida Shacabka markaas waxaa dhaceeysa in Gobol walba uu Maamul iskiisa ah uu sameeysto oo markaas Dowladda ay bur burto.
hadda iyo talo waa in wax laga qabta Guuxa Shacabka Soomaaliyeed.Fiiro gaar ah : Qoraalkaan waa Guuxa dadweynaha Soomaaliyeed oo aan soo koobay ee haddii aad dhibsato ogow shacabka qaar ayaa la dhacsan maxaa yeeley waa cabashadooda.
waad mahad san tihiin dhammaan .
Dahir Mohammed Sheikh
Email: mr.dahir@msn.com