Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dhacdo layaab leh lagana fajacay oo saake kadhacday Gudaha Diyaarada Daalo Air

0
0

Number of View :138
Iyadoo labadii bilood ee la soo dhaafay ay magaalada Muqdisho maalin walba soo gaarayeen sadex illaa afar dayuuradood oo sida dad Soomaali ah oo laga oo masaafuriyey dalka Sacuudiga ayaa haweeney ka mid ah dadka la soo tarxiilay ee saaka yimid waxaa qabsatay arin la yaab leh.
Haweeneydan oo ka mid aheyd dad tarxiil ah oo la socday mid ka mid ah dayuuradaha saaka yimid garoonka Aadan cade ayaa waxaa la sheegay iney uur laheyd ayna dhashay wiil ay ku dhex umushay dayuurada oo hawada sare mareysay.
Qaar ka mid ah rakaabkii dayuuradaas la socday ayaa sheegay in saacad ka dib markii ay ka soo duuleen dalka Sacuudiga ay haweeneydaas ku foolatay dayuurada gudaaheeda iyadoo bilowday iney qeyliso xanuun awgeed.
Markii la ogaaday in haweeneydu ay foolaneyso ayaa la iswada eegay, waxaana lagu fekeray cidii umulin laheyd gargaar deg deg ahna u fidin laheyd murugo badan ayaana la dareemay hase ahaatee nasiib wanaag haweeney ka mid aheyd rakaabkii dayuurada la socday ayaa sheegtay iney tahay umuliso ka dibna iyadoo ayaa ugu dambeyn ku guuleystay iney umuliso hooyada foolaneysay oo dhashay wiil” sidaas waxaa yiri mid ka mid ah rakaabkii la socday dayuurada oo markii ay soo gaareen Muqdisho la hadlay Warbaahinta.
Masuuliyiin shirkadda Daallo Airlines oo laheyd dayuuradan ayaa sheegay iney tahay markii ugu horeysay ee dayuuradahooda ay ku dhex umusho haweeney ka mid ah rakaabka, iyagoo xusay in dhacdadan ay si aad ah ula fajaceen.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DHAGEYSO:Jawaare oo Madax Caalamka kasocota Muqdisho kuqaabilay

0
0

DHAGEYSO:Taliska ugu sareeya Asluubta oo garay Afgooye kana …

0
0

DEG DEG: Villa Somalia oo la isugu tagay iyo R/W oo ku dhowaaqaya golaha wasiirada

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Bahda Warbaahinta gudaha iyo iyo dibada, ayaa kuwa wada sugan Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo lagu wado in daqiiqado kadib uu R/wasaare C/wali ku dhawaaqo Golihiisa wasiirada.
Sidoo kale waxaa hada Madaxtooyada ka socda qaban qaabada Xaflada lagu magacaabayo Golaha Wasiirada Cusub, waxaana halkaas kusii qul qulaya, Xilibaano iyo siyaasiyin kale.
Ku dhawaaqista Golaha Wasiirada oo marar badan ay dib u dhac ku yimaadeen ayaa waxaa ka taagnaa caqabado la xiriiray qaabka soo xulista Wasiirada, iyadoo uu jiray muran xoogan oo u dhaxeeyay madaxda dowladda iyo xildhibaanada baarlamaanka.
Warar lagu kalsoonaan karo, ayaa sheegaya in Shanta beelood min shan wasiir ay u heli doonaan, iyadoo durba ay soo baxayaan magacyada dad la hadal haayo inay ku soo bixi doonaan liiska Golaha Wasiirada.
Caqabado aad u farabadan ayaa hor taagnaa ku dhawaaqista Golaha Wasiirada, waxaana ugu weyn in dib loo soo celiyo wasiiradii hore ee R/wasaare Saacid.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Furitaanka Wareegii 5-aad Ee Wadahadalada U Dhaxeeya Soomaaliya & Somaliland Oo Ka Furmay Dalka Turkiga Daawo Sawiro Dhinaca Xildhibaanada Somaliya U Badan

0
0

Ankara-(Idhanka)-Wareeggii 5aad ee wahadaladii u dhexeeyey dawladda Muqdisho iyo Dawladda Somaliland ayaa maanta oo khamiis ah ka furmaya magaalada Ankara ee xarunta dalka turkiga, kadib markii ay halkaasi gaadheen ergooyin ka kala soacda dowladda Muqdisho iyo maamulka somaliland kuwaas oo ay kaa hoggaaminayeen wasiirka arrimaha gudaha ee dowladda Muqdisho C/kariin Xuseen guuleed iyo wasiiraka arrimaha dibadda [...]

Dood Cilmiyeed Muhimadda Guurka, Iyo waxyaabaha ka hor imaa 4

2 Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al Hidaaya Sh Maxamuud Shible

Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al Hidaaya Sh Maxamuud Shible


Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Dawlada Federaalka Soomaliya Taariikh Nololeedkiisa Oo Dhamaystiran Inta Aan Kagaadhnay+Idhankanews TV Daawo

0
0

Borama-(Idhanka)-Raysal wasaaraha dawlada federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga u magacaabay muwaaadinka soo jeeda Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal,  gaar ahaan degmada Lughaya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale (Bayle).
Dr. Bayle, ayaa waxa uu shahaado PHD kahaystaa jaamacada Maibson University Virginia Washington ee dalka maraykanka Wuxuuna ku takhasusay cilmiga dhaqaalaha. Inkasta oo [...]

Asbaabta Ku Waasic Noqoto Arzaaqda Khutbah By Sh Maxamed Umal

Asbaabta Ku Waasic Noqoto Arzaaqda Khutbah 1/17 2014 By Sh Umal

When A Lady Hugged Me┇FUNNY┇Sh Said Rageah

When A Lady Hugged Me┇FUNNY┇Sh Said Rageah

Tafsiirka Qur'aanka (*Suuratu-Aali-Cimraan-1-200*Muraajaco*) Li Sh Xasan Ibrahim Xafidahullaah

Jaceylka Madoow 2


Thumbnail 6:19 Beautiful Quran Recitation By Usad Geele

Suwar Min Xayatul Taabicin..Saaid Binu Nusayb..Abdirahiim Ciise Xafidullah

Qoraaga Nuuradiin Faarax walaashiis oo lagu diley dalka Afghanistan

0
0

Kn: Haweeneey Soomaaliyeed oo u shaqaynaysay hey’adda carruurta Qaramada Midoobey ee UNICEF ayaa ka mid ahayd 21 qof oo lagu diley qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday maqaayad ku taala magaalada Kabul ee xarunta dalka Afghanistan.
Basra Faarax Xassan ayaa ku dhimatay qaraxan oo lagu qaaday maqaayad ay leeyihiin dadka kasoo jeeda dalka Lubnaan, kuna taala xaafadda Wazir Akbar Khan, halkaasi oo rag ka tirsan Taliban inta galeen isku qarxiyeen, sidoo kalana toogteen 13 qof oo u dhalatay dalkaasi iyo 8 ajaaniib ah.
Basra waxa ay la dhalatay qoraaga caanka ah ee Soomaaliyeed Nuuradiin Faarax, waxayna ka timid dalka Maraykanka iyada oo hey’adda UNICEF kala shaqaynaysa dhinaca quudinta nafaqo darada.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukuumadda Saqda-Dhexe oo lagu qanci waayay

0
0

Kn: Xubintii labaad ee ka tirsan xukuumadda cusub ee Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh ayaa xilkii loo magacaabay iska diidey, isagoo ku tilmaamay arrin nin-jeclaysi iyo duudsi ku salaysan.
C/kaafi Macallin Xasan oo loo magacaabay wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha ayaa sheegey in uusan dooneynin in uu ka mid noqdo xukuumadda cusub.
Dhanka kale xildhibaano hadlay waxay sheegeen in ay codka kalsoonida u diidi doonaan 55-ka wasiir ee la magacaabay marka baarlamaanka la hor keeno.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Farshaxan Amin Camir oo Sawir Cajiib Ah Ka Sameeyay Wasiirada Cusub!

0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live