Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Sawirro:- laba wiil oo Soomali ah oo loo haysto in ay weeraran goob ganacsi oo ku taalo Maraykanka

0
0

Labo ruux oo Soomaali Maraykan ah ayaa loo haystaa dambiyo la xiriira isku day dil kadib markii israsaaseyn ay ka dhacday goob ganacsi oo ku taal Hudson,Wis.
Guled Bile Abdi oo 22jir ah iyo Ahmed Farah Hirsi oo 26 jir ah ayaa loo haystaa lix dambi oo ay ka mid yihiin inay isku dayeen dil weerarka ka dhacay goob lagu iibiyo cabitaanka, waxaana israaseyn halkaasi ka dhacday ku dhaawacmay saddex ruux.
labadan dhalinyarada ah ayaa haatan ku jira xabsiga Hennepin County iyagoo sugaya in loo soo wareejiyo Wisconsin oo ah halka uu iskahorimaadku ka dhacay. Is rasaaseyn ayaa ka dhacday barxada goob ganacsi oo lagu iibiyo cabitaanka waxaana dhaawac culus uu ka soo gaaray haweeney halka labo ruux oo kalana uu dhaawacoodu yahay mid fudud lagana bixiyay isbitaalka.
Fartun Aidid oo 28-jir ah degena Hopkins, Minn, ayaa dhaawac uu ka soo gaaray caloosha waxaana lagu daweynayaa isbitaalka Regions Hospital ee St. Paul, Minn.
Abdirahman A. Hersi oo 23 jir ah degen Minneapolis iyo Mohamed D. Hussein oo 21-jir ah degena Savage, Minn ayaa laga saaray isbitaalka kadib markii la daaweeyay. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen in ay arkeen dad ku murmaya goob la dhigto gaadiidka, kadibna ay rasaas maqleen. Booliska ayaa waxa ay sheegeen in dadka wax weeraray ay wateen labo baabuur oo ka diiwaangashan Minnesota oo goobaha lagu iibiyo cabitaanka ay xiran yihiin maalmaha Axada.
 Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo sawirrada:- Ciidamada Itoobiya oo loogu libisayo dareeska iyo koofida Amisom

0
0

Ciidanka Dowladda Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya, ayaa waxay maanta si rasmi ah ay ugu biireen hawlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom.
Munaasabad maanta lagu qabtay Madaxtooyada Magaalada Baydhabo, ayaa waxaa loogaga dhawaaqay in Ciidanka Itoobiya ay ka mid noqdeen hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom.
Saraakiisha Ciidamada Burundi, Itoobiya iyo Uganda ee ku sugan Magaalada Baydhabo, ayaa ka qayb galay Munaasabada lagu shaaciyay in Ciidanka Itoobiya, ay kaga mid noqdeen hawlgalka Amisom.
Taliyaha guud ee Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom General Silas Ntigurirwa, oo ka qayb galay Munaasabada ka dhacday Baydhabo, ayaa wuxuu sheegay in ay ku faraxsan yihiin ku biiritaanka Ciidanka Itoobiya ee hawlgalka Amisom.
Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Magaalada Baydhabo, ayaa waxay maanta qaateen astaanka Ciidamada Amisom lagu aqoonsado ee AU-da, waxaana lagu wadaa in gawaaridoodu lagu qoro AU.

Sawirro:- Ciidamada Itoobiya oo loogu libisayo dareeska iyo koofida Amisom

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Iyo Qaraabadii Alla Ha U Naxariistee Marxuum Chief Caaqil Saleebaan Cali Kaahiye Oo Ku Geeriyooday Boorama

0
0

Tacsi-(Idhanka-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha JSL, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii,Qoyskii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Chief Caaqil Saleebaan Cali Kaahiye oo ku geeriyooday magaalada Boorama, 21/01/2014 laguna aasay.
Marxuumka oo ahaa odayaashii ka [...]

Gudniinka Diintu maxey ka qabtaa Sheikh Umal

Kooxda Southampton oo Ganaaxday Dani Osvaldo

0
0

Kooxda Southampton ayaa labada todobaad ganaaxday ciyaaryahan Dani Osvaldo,ka dib markii uu xarunta tababarka kooxda kula dagaalamay ciyaaryahan Jose Fonte.
Ciyaaryahan Fonte ayaa la sheegay in uu dhiig ka yimid inkastoo ay kooxda Sheegtay in uusan Qatar ahayn dhaawaca soo gaaray.
Qoraal ka soo baxay kooxda Southampton ayaa lagu sheegay in naadiga uu ka qaadayo talaabo sharciga waafaqsan ciyaaryahan kasta oo jabiya sharciyada u yaala naadiga.
Xiriirka kubadda cagta ayaa ciyaaryahan Osvaldo oo 28-jira ah horaantii bishan ganaaxay sedax kulan iyo lacag dhan £40,000,ka dib markii uu bishii December la dagaalamay tababare ku xigeenka kooxda Newcastle United.
Kooxda As Roma ayaa sidoo kale ganaaxday Ciyaaryahan Osvaldo sanadkii 2011,ka dib markii uu feer ku dhuftay ciyaaryahan Erik Lamela oo markaasi u ciyaarayay kooxda Roma,hadana u ciyaara kooxda Tottenham.
Osvaldo oo asal ahan u dhashay dalka Argentina,laakiin qaatay dhalasha dalka Talyaaniga ayaa sedax gool u dhaliyay kooxda Southampton 13 kulan oo uu Premier League-ga u saftay xili ciyaaredkan.
Ciyaaryahan Osvaldo ayaa ka maqnaan doona kulanka wareega afaraad ee koobka FA Cup-ka oo ay kooxda Southampton la ciyaari doonto kooxda Yeovil iyo kulamada kale oo ka tirsan horyaalka ingiriiska oo ay kooxdiisa la kala ciyaari doonto kooxaha Arsenal iyo Fulham
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kooxda Chelsea oo Heshiis la Gaartay Ciyaaryahan Mohamed Salah

0
0

Kooxda Chelsea ayaa heshiis la gaartay ciyaaryahanka khadka dhexe ka ciyaara ee Mohamed Salah,iyagoo kala soo wareegeyso kooxda qaaday horyaalka dalka Swisserland ee Basel.
Kooxda Chelsea ayaa ciyaaryahan Mohamed Salah kula soo wareegeyso lacag dhan  £11milyan.
Salah oo 21 jir ah ayaa la filayaa in uu caafimaad u maro kooxda Chelsea, ka dib marka la dhameystiro heshiiska.
Website ka rasmiga ah ee kooxda Chelsea ayaa lagu sheegay in kooxda ay xaqiijineyso in ay heshiis ku aadan la soo wareegitaanka ciyaaryahan Mohamed Salah la gaartay kooxda FC Basel.
Kooxda Liverpool ayaa horey wada hadal ku aadan la soo waregista ciyaaryahan Mohamed Salah la yeelatay kooxda FC Basel.
Kooxda Chelsea ayaa arbacadii ogolaatay in ay kooxda Manchester United ka iibiso ciyaaryahan Juan Mata.
Kooxda Manchester United ayaa Mata kula wareegeeyso lacag dhan £37milyan.
Ciyaaryahan Salah ayaa gool barbar dhac u dhaliyay kooxdiisa Basel ciyaar ka tirsaneyd Groupyada koobka Champions League-ga oo ay kooxda Chelsea 2-1 ku badisay 18-kii bishii September,halka goolka guusha uu u dhaliyay kooxdiisa ciyaartii kale oo ay kooxdiisa 1-0 uga badisay kooxda Chelsea 26-kii bishii November.
Ciyaaryahan  Mohamed Salah ayaa noqonaya ciyaaryahankii sedaxaad oo ay kooxda Chelsea la Soo wareegto ilaa markii uu furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda horaantii bishan,waxana ay horey ula soo wareegtay ciyaaryahanada kala ah Nemanja Matic iyo Bertrand Traore.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wufuud ka kala socotay Jubba State,DDSI,Ximin iyo Xeeb,Gal-mudug iyo dalka Jabuuti oo soo gaartay Garoowe(Sawirro)

0
0

Garoowe(RBC Radio) Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland wufuud ka kala timid Jubba State,DDSI,Ximin iyo Xeeb iyo dalka Jabuuti ,kuwaas oo ka qeybgalaya Xafladda Caleema-saarka Madaxda cusub.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas,Madaxweyne kuxigeenka Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camay ayaa wufuudan kaga hortagay garoonka diyaaradaha ee magaaladda Garoowe,waxaana sidoo kale goobta ku sugnaa boqolaal dadweyne ah oo soo dhaweynta ka qeybqaadanayey.
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba State Shiikh Axmed Madoobe oo diyaaradii ugu horeysay ee soo cagadhiga Garoowe ay siday ayaa,waxaa safarkiisa ku weheliyey xubno kamid ah Xukuumadiisa,Raiisul-wasaarihii hore ee DKMG Cali Maxamed Geedi iyo Siyaasi Cabdirixmaan Baadiyow.Madaxda Puntland iyo Jubba State ayaa salaan shafar ka qaaray Ciidamo ka tirsan kuwa qalabka sida,waxayna goobta kusoo bandhigeen gaada-kacayaar dabadeena waxay Madaxdu gacan qaadeen dadweynihii Saacadaha ku sigaayey gudaha garoonka ee soo dhaweyntooda usoo baxay.
Sidoo kale,laba Madaxweyne ayaa loo gelbiyey aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe halkaas ay Saxaafadda si wada-jir ah ula haldeen.
Madaxweynaha Puntland Proff Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in faraxad weyn u tahay isaga oo ku hadlayey magaca Kuxigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka in Xaflada Caleema-saarka uu kala soo qeybgalo Madaxweynaha KMG ah ee maamulka Jubba State Shiikh Axmed Madoobe.
Madaxweynaha Puntland Proff Cabdiweli Gaas
……”” Waxaa farxad weyn noo ah anigoo ku hadlaya magaca Madaxweyne Kuxigeenka,Guddoomiyaha Baarlamaanka inaan maanta kusoo dhaweyno Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo nagala soo qeybgalay Xafladda Caleema-saarka…..”’ayuu yiri Madaxweyne Gaas.
Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Maamulada Puntland iyo Jubaland yihiin mataano isla markaana ay si weyn ugu faraxsanyihiin in Puntland yimaadaan Madax mataleysa shacabka Jubaland si xaflada caleema -saarka uga qeybqaataan.
…..”’ Waad la socotaan Jubaland iyo Puntland waa mataano weeye,Jubaland waa Puntland ,Puntland-na waa Jubbaland aad ayaana runtii ugu farxeynaa iney noo yimaadaan ,nagala soo qeybqaataan Xaflada iyo Isbadelka Dimuqraadiga ah ee ka dhacay Puntland…..”ayuu yiri Gaas.
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba State Shiikh Axmed Madoobe
Dhanka Xiriirka labada dhinac mar uu ka hadlaayey Madaxweyne Proff Gaas ayuu ku tilmaamay inuu yahay mid wanaagsan wakhtiga dhowna uu rajeynayo in meel saro gaaro xiriirka Iskaashi ee labada maamul.
……”” Xirii badan oo wanaagsan ayaa aniga gaar ahaan naga dhaxeeya dowladda Jubaland ,waxaana marka aad iyo aad u rajeyneynaa wakhti dhow inaanu xiriirkaasi meel ka sii fiican uu tago ayaan rajeyneynaa ,wax badan baa naga dhaxeeya Siyaasad iyo dhaqaale ahaanba….”’ayuu yiri.
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba State Shiikh Axmed Madoobe ayaa isna dhinkiisa sheegay iney ku faraxsanyihiin sida walaaltimada leh,ehelnimada ku dheehantahay ay Madaxda iyo shacabka reer Puntland ugu soo dhaweeyeen magaaladda Garoowe.
Madaxweyne Shiikh Axmed Madoobe oo ka hadlayey dareenkiisa imaatin ee Puntland ayaa xusay iney mar kasta imaatinkoodu uu u siyaadinayo xiiso ,qiimo iyo galkacal aad badan taasna ay si weyn uga mahadcelinayaan.
Dhanka kale waxaa isla magaaladda soo gaaray Wufuud ka kala socotay dalka Jabuuti,Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,Ximan iyo Xeeb,Gal-mudud iyo Fannaaniin ka socotay DDSI gaar ahaana Cali DHAANTO.
Ammaanka caasimada Puntland ee Garoowe ayaa si weyn loo adkeeyey maalmihii ugu danbeysay,waxaana sidoo kale ay magaaladu la ciir-ciireysaa wufuud tira badan,iyadoona maalinta berito ah la sugayo xubno ka socoda Beesha caalamka ,safiiro iyo dowladaha sida weyn u daneeya arrimaha dalka kuwaas oo dhammaantood daneynaya Xaflada Caleema-saarka Madaxda cusub iyo sagootinta Madaxdii hore ee Puntland.
_____________________
RBC Radio/Xafiiska Garoowe
Sawirqaade :Cismaan Turaabi
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia, South Sudan likely to join EAC this year

0
0

The EAC secretariat said it was vetting South Sudan for possible admission into the regional bloc by April despite the deteriorating security situation in the world’s newest state. The EAC technical team is expected to undertake a maiden evaluation of ...
Weblinks: 

//-->

Xasan: Waan soo Dhaweynayaa in Ethiopia AMISOM ku Biirto

0
0

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo ku biirista ay ciidanka Ethiopia ku biireen howgalka ciidamada Midowga African ee AMISOM.

DEG-DEG: Daawo Cali DHaanto oo caawa gaaray Garoowe

0
0

Xasan: Waan soo Dhaweynaynaa ku Biirista Ethiopia ee AMISOM

0
0

Madaxweynaha Jubba State Shiikh Axmed Madoobe oo Sheegay In Puntland tahay Hooyada Federaalka Soomaaliya.

0
0

Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba State Shiikh Axmed Madoobe
Garoowe(RBC Radio) Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba State Shiikh Axmed Madoobe oo maanta soo gaaray magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland ayaa ammaan kula dul-dhacay Madaxda iyo shacabka Puntland.
Madaxweyne Shiikh Axmed Madoobe oo Saxaafadda kula hadlaayey Xarunta Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay in Puntland ay tahay hooyada nidaamka Federaalka Soomaaliya dhanka kale marka laga hadlayo Jubaland-na ayba Puntland qudheedu dhashay.
…..”’Waxaa leeyahay Puntland waa hooyada Federaalka Soomaaliya ,Systemka(Nidaamka) ah iyo nidaamka Dimuqraadiga ah ee hada Soomaaliya ay maanta ku socoto waxaa hooyo ugu ah Puntland marka Jubaland laga hadlayana waxaa dhashay Puntland hadey sii socotana ,waxaan rajeynayaa inta kalena laf tirkoodu iney dariiqaas qaadaan….””ayuu yiri.
Wuxuu sheegay in haddii mustqbalka ay dib isu taagto Soomaaliya noqotana dowlad leh nidaam Federaali ah ay taas ammaanteeda leedahay Puntland ,madaxdeeda iyo weliba shacabkeeda oo hannaankas usoo dhabar adeegay.
……..””” Haddii maanta Soomaali iney hagaagto(System)yadeeda wada dhismaana mahada kowaad iyo amaanta kowaad,waxaa iska leh Puntland maamulkeeda iyo shacabkeeda sababtoo ah Taariikhdey lasoo mareen ,ilaalinta iyo sidey ugu dhaganyihiin Soomaaliya midnimadeeda iyo ilaalinteeda Dastuurka waxyaalahaas waa wax u baahan in looga mahadceliyo…..””ayuu yiri A/Madoobe.
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba State Shiikh Axmed Madoobe ayaa ku ammaanay Puntland iney door muuqda ka qaadata dhismaha Jubaland isla markaana ay la garab istaageen taageero hiil iyo hooba.
Mar uu ka hadlay mahadcelin uu u diray Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdirixmaan Faroole ayuu sheegay in yahay Madaxweyne muujiyey geesinimo isla mar ahaantaana soo maray taariikh dheer.
……””’Waxaan u mahadcelinayaa Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdirixmaan Faroole oo aan isleeyahay xaqiiqo ahaan wuxuu muujiyey geesinimo ,taariikh dheerna wuuu soo maray ….”’ayuu yiri Shiikh Axmed Madoobe .
Sidoo kale Madaxweynaha cusub ee Puntland Proff Cabdiweli Gaas ayuu ku ammaanay taageeradii dhanka Ciidanka ee u ka geystay xiligii uu ahaa Raiisul-wasaarihii KMG ahayd ee Soomaaliya markaas oo ay Xukuumadiisu tababar u fidisay Ciidamo uu yeesho Maamulka Jubaland.
…….””Jubaland waxaa dhalay Puntland maahan walaalo iney ahaayeen iyagaa sameeyey iyadey ka timid ,iyadaa laga rabaa iney gardaadiso ,gacmaha qabato ilaa iyo inta ay socod ka gaareyso hana noqoto Proff Cabdiweli ……”’ayuu yiri mar kale.
Si kastaba Madaxda Puntland kuwan cusub iyo kuwii horeba ayna weheliyaan shacabkooda ayaa taageero u muujiyey Maamulka Jubaland taasoo xiligaas ay si weyn uga hortimid dowladda Madaxweyne Xasan Shiikh,waxaana hada muuqaneysa in Jubaland ay qaad-gaartay lana jaan qaadayso Maamul-goboleedyada dalka ka jira.
 
___________________
RBC Radio/Xafiiska Garoowe
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

PHOTO NEWS: Wufuud Kala Duwan oo Soo Dhaweyn Loogu Sameeyey Garoowe

0
0

“Xisbiga PDP iyo Damjadiid isma lahan, mana ahan firqo diimeed”Sidaas waxaa yiir,,,,,,

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) Sarkaal u hadlay Xisbiga Nabadda iyo Horumarka ee PDP ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa sheegay in xisbiga uusan wax xiriir ah la laheen urur diimeedyada ka dhisan dalka.
Xasan Cabduqaadir Muudeey oo ah wakiilka Xisbiga PDP ee qaarada Yurub, oo la hadlaayay Idaacadda Bar-kulan, ayaa sheegay in xisbiga PDP iyo Damjadiid aaney isku mid ahayn, waxaana uu ku tilmaamay dadka sidaas leh in ay dambi galeen.
Wuxuu sheegay in xisbiga uu doonaayo siddii uu mabaadidiisa u gaarsiin lahaa Min Caseer ilaa iyo Raas-Kambooni, “Siddaas darteed wax xiriir ah lama lahan firqi diimeed” ayuu yiri.
“Waxaan rabaa maanta in aan caddeeyo Xisbiga PDP, wax xiriir ah lama lahan urur diimeed, ama hala dhaho Damujadiid Aama Damjadiid” ayuu yiri.
Xasan Muudeey ayaa tilmaamay in xisbiga uu hadda lee yahay xafiisyo ku yaalla dalka iyo dibediisa kuwaasoo shaqeeya isla markaana ay ku sugan yihiin shaqaale ka tirsan xisbiga PDP.
Wuxuu tilmaamay in ay doonayaan siddii dalka oo dhan ay uga dhigi lahaayeen mid nabad ah oo ka dhaqangala nidaamka dimuquraadiyada sidda uu hadalka u dhigay.
Waxaa kaloo la weydiiyay mar haddii ay xilka ugu sareeya dalka ay la wareegeen in xafiisyadii xisbiga iyo Idaacadda Nabadda la xiray, wuxuu sheegay in dhammaan ay shaqeeyaan xafiisyada balse Idaacadda loo xiray maadama codka dowladda ay ku hadleyso Radio Muqdisho.
Mar la weydiiyay cidda hoggaamisa xisbiga, wuxuu tilmaamay in madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay ninka hoggaamiya xisbiga, wuxuuna intaas ku daray in ku rajo weyn yihiin siddii dalka ay uga dhici lahayd doorshada madaxweynaha marka la gaaro sannadka 2016-ka.Caasimada OnlineXafiiska Wararka MuqdishoCaasimada@live.com
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wadahadalka Suuriya

0
0

Labada dhinac ee iska soo horjeeda ee Suuriya ayaa la filayaa inay isa soo hor fariistaan wadahadalka uga socda Geneva.

Xarakada Al Shabaab Oo Sheegtay In Laqaybsaday Soomaaliya Iyo Afhayeenka Al Shabaab Oo Fariin Culus U Diray Wasiirada Cusub Ee Soomaliya

0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Xarakada Al Shabaab ayaa ka hadashay ku biiritankii ciidamada Itoobiya ay ku biireen howl-galka midowga Afrika ee Somalia ee Amisom.
Afayeenka Al Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Cali dheere) ayaa sheegay in ku biiritaanka Ethopia ee Amisom  ay cadeyneyso in Somalia si guud loo qeybsaday .
“Kubiirista Itoobiya ma’ahan wax cusub horeyba wey ujoogeen Somalia,laakiin hada waxaa [...]

Xisbiga Wadani Oo Markii U Horaysay Sheegay Inaanay Aqbali Doonin In Doorashada Maalin Lagu Daro Wakhtiga Loo Qoondeeyay Xukuumadana Fariin U Diray

0
0

Burco-(Idhanka)-Guddoomiyaha guddida arimaha dibada xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Dr. Maxamed Cismaan Fadal
GUDDOOMIYAHA GUDIDA ARIMAHA DIBADA XISBIGA MUCAARADKA AH EE WADANI DR. MAXAMED CISMAAN FADAL, AYAA SI ADAG U SHEEGAY IN AANAY XISBI AHAAN AQBALAYN IN DOORASHADA MADAXTOOYADA EE FOODA INAGU SOO HAYSA MAALIN KALIYAATA LAGU DARO.
WAXA UU DR.FADAL UU KU CEL CELIYAY INAY KA [...]

Muuqaalka Wiil Yar Oo 5 Jir Ah Shan Jir Ah Oo Lagu Sheegay Mujaahidka Ugu Da’yar Dagaal Yahaniinta Suuriya (Daawo Video)

0
0

Aleppo-(Idhanka)-Kooxaha Islaamiyiinta ka dagaalama dalka Suuriya, ayaa soo bandhigay muuqaalka wiil yar oo shan jir lagu qiyaasay, kaas oo ay ku tilmaameen mujaahidka ugu yar dagaal yahanada islaamiyiinta ah ee dalka Suuriya.
Wiilkan yar oo lagu magacaabo, Abuubakar Al Baqdaadi, waxa la sheegay inuu ka tirsan yahay, kooxda Jabhatu Nasru Badar, oo ah koox xag jir [...]

Danjire Maxamed Cali Ducaale (Cawil) Ayaa Si Cad U Qeexay Macnaha Erayga Qodobka 9-aad Ee Heshiiska Turkiga Labada Dhinac Ku Heshiiyeen Soomaliya Iyo Somaliland

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo ahaa wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si adag uga hadlay qodobka 9aad ee heshiskii ay Somaliland iyo Somaliya ku kala saxeexdeen wadanka Turkiga, kaas oo ka hadlayay xasuuqii ay dawladii Maxamed Siyaad Barre u gaysatay shacabka Somaliland.
Qodobkaas oo ereyga loo adeegsaday uu ahaa (Atrocity) oo noqonaya [...]

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live