Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Guddoomiyeha Xisbiga Kulmiye Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xildhibaanada Xisbul Xaakimka Ugu Jira Aqalka Wakiilada iyo Nuxurka Qodobada La Isla Meel Dhigay

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan isugu yeedhay Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye ugu jira Golaha Wakiilada.
Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi oo hadhimo sharafeed uu masuuliyadeeda lahaa isugu yeedhay Mudaneyaasha ayaa ka dhaadhiciyay sidii meel looga soo wada jeedsan lahaa danta Guud ee Xisbiga iyo waliba ta Qaranka Reer Somaliland.Kulankan oo aan warbaahinta loo [...]


Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Salal Cabdirisaaq Waabari Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ugala Wareegay Gudoomiyihii Hore Iyo Kuxigeenkii Hore Cali Alaale (Daawo Video)

0
0

Borama-(Idhanka)-Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Salal Cabdirisaaq Waabari oo maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay gudoomiyihii hore iyo gudoomiye kuxigeenkii hore halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

Daawo Muqaal Cajiib Badan…Nin Cadaan Ah Oo Afsoomaaliga Ka Badiyey Gabdho Soomaaliyeed Oo Uu Waraysi Ka Qaadayo. Daawo Waxa Kala Qabsaday Cajiib.

0
0

Daawo-(Idhanka)- Muqaal cajiib badan nin cadaan ah oo Afsoomaaliga ka badiyey gabdho Soomaaliyeed oo uu waraysi ka qaadayo. waxa kala Qabsaday halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Desk

Shirkada Korontada Ee Borama Power Station Oo Iibsatay Kooxdii Kubada Cagta Ee Ciidamada Asluubta Gobalka Awdal Iyo Qiimaha Lacagta (Daawo Video)

0
0

Borama-(Idhanka)-Iyada oo ay horay aanay uga jirin geeska Afrika kala iibsiga kooxaha kubada cagta ayaa waxaa maanta markii u horaysay Iibsaday Koox kubada cagta ah oo horay ugu ciyaari jirtay Ciidamada Asluubta ee gobalka Awdal ayaa maanta waxaa ay shaaciyeen heshiis ay ku iibsatay kooxdaasi shirkada adeega korontada ee magaalada Boorama ee BPS iyada oo [...]

Soomaaliya diyaar ma u tahay Federaal?

0
0

Weli su'aalo waaweyn ayaa taagan in nidaamka Federaalku ka hirgeli karo Soomaaliya. Waxay timid kadib dhibaatooyinka lagala kulmay maamul u samaynta Jubbooyinka iyo shirarka iska soo horjeeda oo haatan ka socda magaalada Baydhaba.

Waraysi Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya

0
0

Waraysi ay BBC la yeelatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Dr Cabdiraxman Beyle ayuu ku sheegay wixii ka soo baxay shirka Midowga Afrika.

Waraysi Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaalia

0
0

Hoggaanka Dalka Hanashadiisu Hab loo maray leedahay (Qayb.1-aad)

0
0

1. Hordhac
Waxa beryahan dambe si is-daba joog ah u soo baxayey hadallo iyo dhawaaqyo isugu jira dhalliilo iyo dhaleecayn xad-dhaaf ah oo Xukuumadda dusha looga tuurayey oo ay wadaan Xisbiyada Mucaaridka ah iyo shaqsiyaad iyagu si gurracan mansab u doonaya. Kooxahan huwanta ahi waxay yool iyo bartilmaameedba ka dhigteen Shirkii ka dhacay Turkiga ee u dhexeeyey Jam.Somaliland iyo Soomaaliya, waxayna jaah-wareer iyo cuqdad ka qaadeen maadaama ay ka midnoqon waayeen xubnihii ka qayb galayey shirka, sidaa darteedna mar haddaanay iyagu shirka ka qayb gelin ama aanay danahooda gaarka ah ka arkayn, wax kasta oo shirkaa ka soo baxaa ama labada dhinac (JSL iyoSOM) ay isla meel dhigaan aanu ahayn mid faa’iido ama waxtar u leh Jam.Somaliland.
Waxa quman in Xisbiyada Mucaaridka ahi ay fahmaan in Awoodaha Distooriga ah ee Qaranka JSL ay si cad oo qeexan u kala qaybsan yihiin. Xisbiyada Mucaaridka ahi ma laha xaqa hoggaaminta iyo xulidda xubnaha danaha Qaranka JSL uga qayb gelaya shirarka kala duwan. Arrintaa iyada ah maaha miday meeli uga bannaantahay Mucaaridka iyo kooxo kale oo iyagu had iyo jeer guluf ugu jira inay ummadda ka dhex abuuraan jaah-wareer iyo qas. Ummaddu waxay hoggaanka iyo hagitaanka Qaranka u doorteen M/weyne Ahmed Silaanyo iyo M/w/k/x C/raxmaan Saylici iyo Xukuumadda ay hogaamiyaan, iyagaana awood Distooriya u haysta oo ay ummaddu kala xisaabtamaysa wixii dheef ama dhalliil ah ee ka dhasha hoggaamintooda.
Xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo waxay go’aansatay inay Gar-naqsato si ay Garowshiiyo uga Hesho Beesha Caalamka. Arrintani waxay horseeday Weji Cusub oo Diblomaasiyadeed oo ah in Jam.Somaliland ay fagaarayaasha caalamka ee lagu gorfeeyo siyaasadda Dunida ku soo bandhigto qadiyaddeeda, si dhiirran oo aan gabbasho lahayna ka sheegato garteeda iyo xaqa ay ummadda Jam. Somaliland u leeyihiin inay noqdaan qaran xor ah oo xaq u leh inuu helo aqoonsiga beesha caalamka. Xukuumadda hadda talada haysaa waxay ku guulaysatay inay beesha caalamka ka dhaadhiciso kuna qanciso inaan dunidu isku qaldin JSL iyo Soomaaliya ee ay yihiin labada dal oo gebi ahaanba kala duwan marka dhan kastaba la eego; taariikh ahaan, ummad ahaan, xuduud ahaan iyo qaabka maamulka dawliga ahba.2. Mucaaridka: wixii laga sugayey iyo halkay ku sugan yihiin??
Guud ahaan qofka Siyaasiga ah, gaar ahaana Hoggaamiye Xisbi Qaran oo Mucaarid ah; waxaa laga rabaa inuu kala saaro dhabta iyo dhalanteedka, inuu noqdo xog-maal xaqiiqada u dhow, isla markaana uu qiyaasi karo saamaynta ay weedhiisu ku yeelan karto bulshada dhexdeeda. Hoggaamiyaha ama Siyaasiga uu garaadku hago ee ku gaashaaman Garashada feyow iyo Aqoonta Siyaasadda waa kii ay doodihiisa ka muuqdaan Xushmad iyo Qadarin uu u hayo Hoggaanka Dalka iyo masuuliyiinta kale ee Qaranka iyo kolba ciddii uu tartanku ka dhexeeyo ee ay siyaasadda isaga soo horjeedaan amaba ay dood-wadaag leeyihiin. Waa kii leh hal-adaygnimo iyo dhiirranaan uu fikirkiisa iyo aragtidiisa siyaasiga ah ku meel marsan karo isagoo kaashanaya hadafka iyo himilada uu Xisbigiisu leeyahay ee uu doonayo inuu kalsoonida shicibka ku hanto dalkana ku xukumo.
Siyaasiga ay caqliga iyo aqoontu hagaan waa kii u tudha danta ummadda ee mudnaanta iyo muhimadda koowaadba siiya Dalka iyo Dadka, balse aan keliya ka fikirin dan shaqsi oo uu isagu leeyahay. Waa kii ka feyow caadifadda, qabyaaladda, nacaybka shakhsiyadeed, gobolaysiga, fidmo iyo xaala-abuurka, iwm. Siyaasiga ay caqliga iyo aqoontu hagaan waa kii garan kara ee miisaami kara muhimadda iyo miisaanka ay leedahay Xilka uu bulshada u hayo isla markaana qiyaasi kara saamaynta ay hadalladiisa iyo doodihiisu ku yeelan karaan bulshada uu rabo inuu hoggaamiyo ee uu Xisbigiisa codka uga doonayo.
Haddaba, weli iyadoon doorasho madaxtooyo iyo mid barlemaan midnaba la gaadhin, ayaa waxaad mooddaa in xisbiyada mucaaridka ahi ay quus iyo rajo-la’aan ka joogaan inay hantaan amaba ay helaan kalsoonida aqlabiyadda shacbiga oo ay ku aaminaan talada iyo hoggaanka dalka. Dhinaca kale, Wax-qabadka baaxadda leh ee Xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo wuxuu khal-khal iyo jaah-wareer siyaasadeed ku riday Xisbiyada Mucaaridka ah, kuwaasoo run ahaantii ay ka muuqato kalsooni darro iyo rajo la’aan weyni.
Xad-gudubka iyo af-lagaadada shaqsiga ah, sida qallafsan ee anshaxa ka baxsan ee ay u dhaqmayaan qaar ka mid ah Hogaamiyeyaasha iyo Siyaasiyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah, nacaybka beelaysan iyo cadaawadda shakhsiga ku salaysan ee ka muuqata, dareen aafo-bulsho dhalin kara oo ay ummadda kula dhex wareegayaan; waxaabad mooddaa in cadawga Jam. Somaliland aanu u baahnayn inuu sir-doon iyo basaasiin u soo dirto Somaliland, waayo iyagaaba hawlahaa si fiican ugu qabta, oo si dadban iyo si toos ahba u gudbiya una fashiliya sir iyo xog kasta oo ay leeyihiin Qaranka iyo Ummadda Jam. Somaliland.
3. Gabagabo:
Guushu cadow badan ayay leedahay cid walibana kuma qanacdo, waana dhacdo dabiici ah inaan cid waliba ku farxi doonin horumarka bulsho iyo wax-qabadka ay Xukuumadi ku tallaabsato. Xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo waxay la timid dedaal iyo wax-qabad muuqda oo aan la iska indho-tiri karin, qofkii in uun dareen-waddannimo lihina si cad ayuu u arki karaa. Sidaa darteed, ma aha wax lala yaabo in Xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo ay la kulanto carqalado iyo xag-xagasho xeeladaysan oo ay wadaan kooxo iyo shakhsiyaad iyagu mar-walba wata aragti, hammi iyo himilo siyaasadeed oo u gaar ah oo ka duwan ta danta guud ee shacbiga.
Codbixiyeyaashu waxay isha ku hayaan hab-dhaqanka siyaasadeed ee Xisbiyada Mucaaridka ah, waana iyaga kuwa go’aanka ugu dambeeya ka gaadhi kara cidda ay talada iyo hoggaanka dalka u igmanayaan ee ay ku aaminayaan. Xisbiyada Mucaaridka ah halkii ay horumarka dalka iyagu horseed ka noqon lahaydeen, waxa muuqata in iyaga laftoodu ay horumarkaba carqalad ku yihiin. Codbixiyeyaashu waxay doonayaan in Hoggaamiyaha Berrito uu noqdo kii garan kara miisaanka uu leeyahay Xilka uu bulshada u hayo isla markaana qiyaasi kara saamaynta ay hadalladiisa iyo doodihiisu ku yeelan karaan bulshada uu rabo inuu hoggaamiyo ee uu Xisbigiisa codka uga doonayo. Codbixiyeyaashu waxay naawilayaan in Hoggaamiyaha Berrito uu noqdo dulqaataha iyo adeecaha Maanta.
(La soco Qaybta 2-aad ee: Hoggaanka Dalka Hanashadiisu Hab loo maray leedahay, Insha Allah)
ALLAA Mahad iyo Mudnaanba leh,
Jam.Somaliland: Guul, Horumar iyo Ictiraaf Caalami ah
W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr) |Hargeysa, Somaliland|
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


M/Weyne Ku xigeenka oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyay Xaakin Geeriyooday

0
0

Hargeysa (Gudgudenews.com)-Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha madaxweynaha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii, qaraabadii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka gobolka Awdal Marxuum Axmed Cabdilaahi Bankaal Qaadi oo ku geeriyooday Magaalada Boorama 01/02/2014, laguna aasay.
Sidaasna waxa lagu sheegay dhambaal tacsi ah oo uu nasoo gaadh siiyay afhayeenka Madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:-
“Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Garsoorka Jamhuuriyada Somaliland, Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Gudoomiyihii maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal, Marxuum Axmed Cabdilaahi Bankaal Qaadi oo ku geeriyooday Magaalada Boorama 01/02/2014, laguna aasay.
Marxuumka oo door muhiima ka soo qaatay arrimaha garsoorka iyo cadaalada dalka Waxa uu Madaxweyne ku xigeenku Marxuumka ILLAAHAY uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Bahda Garsoorka, Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muslimintu Maxay aduunka bareen

Toosnaanta

Amiin Caamir oo sawir gacmeed cusub ku cabiray xaaladda Axmed Godane

0
0

RW Hore oo Muqdisho Lagu Aasi Doono

0
0

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Somalia, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu aaso magaalada Muqdisho, sida uu go'aamiyay Guddo heer Qaran ah oo ay dowladdu u xil saartay aaskiisa

Martida: Cabdiraxmaan Caynte

0
0

Barnaamijka Martida Mikrafoonka toddobaadkan waxaa marti noogu ah madaxa machadka Heritage ee magaalada Cabdiraxmaan Caynte, oo ka hadlaya warbixinnada uu machadku soo saaro iyo saameyntooda.

HOGAANKA Sh. M Idris


Wicitaanka: HIVAIDS Koonfurta & Bartamaha Somalia

0
0

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu todobaadkan ku saabsanyahay xanuunka HIV/AIDs iyo jiritaankiisa koonfurta iyo Bartamaha Somalia, waxaana marti ku ah Gudoomiyaha Guddigga ka hortagga ADIS-ka ee (SCAC ) Axmed Maxamed Jimcaale

Tacsi : Hooyo Culimo Faarax Guulleed

0
0

Waxaa halkaan laga  Tacsisinaynayaa Geeridii ku Timid hooyo Culimo Faarax Guleed oo ku geeriyootay magaalada Boosaaso. Waxaa tacsidan diraya dhammaan ehelka iyo qaraabada. waxaan illaahay uga baryayaan inuu naxariistii Jano ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo Iimaan ka siiyo . Aamiin Aamiin.Marxuumad Hooyo Culimo Faarax GuuleedWaxaa halkana tacsida looga dirayaa 
Marxuumada Ilmaheeda,
walaalaheed iyo Ehelada dhammaan , kuwaas oo ku kala nool Maraykanka , Yurub iyo soomaaliya, Australiya, kuwaas oo kala ah:
Qaali Muuse Xirsi Boqor
 
M/hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi Boqor & dhammaan reer Muuse Xirsi Boqor.
Abshir Faarax Guulleed
Maxamuud Faarax Guulleed
C/salaan Faarax Guulleed
Hooyo Faadumo yusuf
Shugri C/laahi Farah, Xaliima C/laahi Farah iyo dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay marxuumadu.Waxaa tacsidan halkaan ka diraya dadka kala ah:
Reer Saciid Aw Yuusuf , gaar ahaan Ilmo Sheekh Xasan Saciid AW yusuf
Reer Bootaan AW Cabdi
Reer Axmed Aw muuse
Reer C/llaahi Nuux maxamed
Reer maxamuud xassan (maxamud Gaab)
Eedo Faadumo Xasan Cali (Buub)
Eedo Faadumo Maxamed Cusmaan
Reer Faarax Garcade
Maxamed Saalax Maxamed Nageeye
Reer Saciid Yuusuf (Suxud)Daabacaadda: Puntlandpost.com
 
 
 
  
 
 
 
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qarax Miino oo ay Dad ku Dhinteen Beledxaawo

0
0

Ugu yaraan sadex qof ayaa ku dhintay tira kalena wey ku dhaawacmeen qarax miino oo ka qarxay magaalada Beledexaawo ee gobolka Gedo maanta oo Axad ah.

3 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Beled Xaawo

0
0

Saddex qof ayaa ku dhimatay, 6 kalena way ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Qaraxa oo ahaa miino lugu aasay dhulka ayaa lala eegtay askar ka tirsan ciidanka ammaanka degmada, sida uu Bar-kulan u sheegay Maxamed-Weli Yuusuf oo ah taliyaha ammaanka degmadaasi. Taliyaha ayaa intaas ku daray in howlgal [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kooxda West Brom oo Bareejo ku Celisay Kooxda Liverpool

0
0

Kooxda West Bromwich Albion ayaa garoonkeeda Hawthorns barbar dhac 1-1 ah galabta ku celisay kooxda Liverpool.
Kooxda Liverpool ayaa goolka la hor martay qeybtii koobaad ee ciyaarta waxana u dhaliyay weeraryahankooda Daniel Sturridge.
Markii la isku laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa waxaa kooxda West Brom gool barbar dhac ah u dhaliyay ciyaaryahan Victor Anichebe oo bedel ku soo galay ciyaarta,isagoo ka faa’ideystay qalad uu sameeyay ciyaaryahan Kolo Toure oo daafaca uga ciyaara kooxda Liverpool.
Kooxda Liverpool ayaa hada kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirta kaalinta afaraad,waxana ay leedahay 47 dhibcood.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live