Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Qalalaaso ka Dhacay Magaalada Mombasa

$
0
0

Dhalinyaro Muslimiin ah iyo booliska dalka Kenya ayaa maanta uu iska horimaad ku dhex maray masaajid ku yaala xaafadda Majengo ee magaalada Mombasa.


Ururka Dowladaha Hoose Ee Somaliland Oo Ku Doortay Hoggaan Cusub Shir Maalmihii Ugu Dambaysay Uga Socday Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-In ka badan toban maayar oo shalay shir ku yeeshay xarunta dawladda hoose ee magaaladda Ceerigaabo ayaa ku doortay hogaan cusub oo ay yeelan doonaan ururka dawladaha hoose ee Somaliland.
Shirkan ay yeesheen maayiradda magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah lagu doortay hogaanka sare ee hogaamin doona ururada dawladaha hoose ku midoobeen, waxaana shirkan [...]

Ururka Yes-sports Ee Dalka Holland Oo Qalabka Ciyaareed Soo Gaadhsiiyey Dhalinyarada Ciyaaraha U Heelan Ee Gobolada Awdal Iyo Salal (Daawo Sawiro)

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Deeqdan qalabka ciyaaraha ah ee ka timid ururka YES-Sport waxa ay ka koobnayd agab muhiim ah oo isugu jira kan ciyaaryahanada iyo kan garsoorka, waxana qalabkan loogu talo galay in la gaarsiiyo degmooyinka Boon, Boorama iyo Lughaya ee gobolada Awdal iyo Salal.
Wakiilka ururka Yes-sport ee Somaliland Md. Cabdi Idiris Axmed ayaa agaasimay munaasabada lagu wareejinayo [...]

Salaadiinta Dhaqanka Gobalada Galbeedka Somaliland Oo Tacsi U Diray Eheladii Iyo Qaraabadii AUN Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya C/risaaq Xaaji Xuseen Daawo

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Salaadiinta dhaqanka ee gobalada galbeedka Somaliland ayaa maanta ka tacsiyeeyay Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Umada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Ra’iisulwasaarihii Labaad ee Jamhuuriyadii Soomaaliya Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Cali Xuseen oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka, hadaba halkan ka daawo.

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

Nin caynkee ayuu ahaa Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

$
0
0

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu siyaasada galay isagoo yar wuxuuna madax u ahaa xisbigii SYL ee xukunka qabsaday xornimada kadib.

SOMALIA: Information Ministers holds first consultative meeting with media stakeholders

$
0
0

Mogadishu (RBC) The newly appointed Information Minister of the Federal Government of Somalia Mustaf Dhuhulow has held the first consultative meeting with the Somali media fraternity in Mogadishu as forum for introduction and discussion on the ...
Weblinks: 

//-->

01-Sharaxa Kitaabka Towxiidka Sh. Xoogsade

Wasiirka cusub ee wasaaradda Deegaanka Puntland oo xilka la wareegay(Sawirro&dhagaysi)

$
0
0

Garowe(pp) Wasiirka cusub ee wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta Puntland ayaa maanta xilka si rasmiya ugala wareegay wasiirkii hore,ka dib munaasibad ka dhacday isla xarunta wasaaradda.
Waxaa kasoo qayb galay munaasibada xil wareejinta hay’addaha la shaqeeya wasaaradda,dhamaan shaqaalaha wasiiradda madaxda cusub.
Ugu horayntii wasiirkii xilka ka dagay ee Deegaanka iyo duurjoogta mudane Cabdiqani Geelle Yuusuf ayaa soo jeediyay khudbad uu kaga hadlayo intuu uu xafiiska joogay waxyaabihii u qabsoomay.
Cabdiqani Geelle Yuusuf ayaa sheegay wasaaradda inay gacanta ku hayso lix mashruuc oo waa wayn uuna ka mid yahay deegaanka waa nolashaada oo hadda socda,wuxuna sidoo kale sheegay inay wada shaqayn dhow lee yihiin qaar ka mid ah hay’addaha caalamiga ah sida ADDESO,UNDP,FOA,IOM,CAR iyo Wold Vision.
Wasaaradda deegaanku ayuu ku tilmaamay inay tahay wasaarad muhiimad wayn ugu fadhida shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanadda Puntland,maadama ay masuul ka tahay deegaanka iyo hagaajinta kobaca dhirta.
Wasiirka cusub ee wasaaraddaasi Guuleed Saalax Barre oo goobta ka hadlay ayaa amaan usoo jeediyay wasiirkii hore ee wasaaradda sida wanaagsan ee uu shaqada usoo qabtay.
Guuleed waxa uu balan qaaday inuu howsha halkeedii kasii wadi doono,uuna xooga saari doono sidii deegaanka hormar loo gaarsiin lahaa.
Mashruuc ballaaran oo deegaanka ku saabsan ayay wasaaradu gacanta ku haysaa,kaasoo uu ku kacayo dhaqaale ka badan 20-Milyan oo doolar.
Ka dib xil wareejinta madaxda cusub iyo kuwii hore ayaa socdaal ku tagay xarunta dhirta lagu kobciya oo ay wasaaraddu dhistay.
Wasaaraddaan ayaa la kowsatay xukumaddii Madaxwaynihii hore ee Puntland CabdiRaxmaan Shiikh Maxamed Farole. 
http://www.puntlandpost.com/pp/wp-content/uploads/2014/02/Wasiiirkii-hore-ee-wasaaradda-deegaanka-.mp3
 Puntlandpost.comXafiiska Garowe
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Rugta Ganacsiga Jubba oo xafiis cusub ka furtay magalada Kismaayo(Sawirro)

$
0
0

Kismaayo(pp) Rugta ganacsiga Jubbooyinka ayaa maanta soo bandhigay xafiis cusub oo ay ka furteen xarunta mamulka KMG ah Jubba ee magalada Kismaayo.
Xafiiskaan cusub ayaa noqon doono mid ka qayb qaata hormarka iyo dib u dhiska caasumadda Jubba,waxana munaasibadii lagu soo bandhigay kasoo qayb galay xubno kala duwan oo ka socday wasiirada Jubba,Odayaasha dhaqanka.Ganacsato,haween iyo masuuliyiinta mamulka Rugta ganacsiga.
Masuulka mamulka Jubba Shaafi Raabbi Kaahin ayaa ka waramay sababta xafiiskaan loo furay wuxuna sheegay inay xooga saari doonaan dhismaha magalada Kismaayo,ayna wadooyinka waa wayn ee magalada Kismaayo ay ku xiri doonaan layrarka cadceeda ku shaqeeya.
Wasiirka Ganacsiga iyo ganacsatadda Gobalka Jubadda hoose ayaa soo dhaweeyay xafiska cusub oo ay rugta ganacsiga Jubba ka furatay magalada Kismayo,waxayna ku tilmaaneen inuu ka qayb qaadanaya dhamaan hormaradda ka socda magaladda.
Rugta ganacsiga Jubbooyinka ayaa kaalin mug leh ka qaatay dhismaha mamulka Jubba,iyadoona ay balan qaadeen inay xili kasta diyaar u yihiin hormarka Kismayo.Puntlandpost.comXafiiska Kismaayo
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

WAR DEG DEG: Dowladda oo sheegtay xilliga la aasi doono Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya

$
0
0

Guddiga Heerka Qaran ee ay Dowladdu u xil saartay qaban qaabada aaska Ra’iisal Wasaarihii 2-aad ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen Xasan, ayaa waxay shaaciyeen in maalinimada Jimcaha marxuumka lagu aasi doono Magaalada Muqdisho. Ridwaan Xersi Maxamed, Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta, oo ah Gudoomiyaha Guddiga Heerka Qaranka, ayaa ku dhawaaqay […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Information Ministers holds first consultative meeting with media stakeholders

$
0
0

Mogadishu (RBC) The newly appointed Information Minister of the Federal Government of Somalia Mustaf Dhuhulow has held the first  consultative meeting with the Somali media fraternity in Mogadishu as forum for introduction and discussion on the ongoing media bill reform, RBC Radio reports.
The meeting attended by the Deputy Minister of Information Abdullahi Olad Roble, senior media practitioners and government officials has hosted a hours long discussion on the development of the relation between the media stakeholders and the government.
At the end of the one day consultative meeting, the participants announced four points communique in which the country’s independent media called for quick reform to the ongoing draft media law which the former minister proposed but contained some unprofessional articles and restrictions against the work of the independent media.
On behalf of the independent media in Somalia, the Secretary General of the National Union of Somali Journalists [NUSOJ] Mohamed Ibrahim has supported the communique from the consultative meeting and emphasized the need for creating an environment that will always allow the work of the free press and that government should make sure that no journalist will be in trouble for the sake of his profession.
The Information Minister Mustaf Dhuhulow who wrapped up the meeting hailed the call from the Somali fraternity today. The minister pledged that his ministry will come up with respect to the freedom of expression and that the media will be free to cover any story that has of value and interest to its public.
Somalia is seen as the worst country journalists work in the world.  In 2012 18 media professionals were assassinated by gunmen because of their work while in 2013 seven journalists were killed.  Local media activists filed the death of 40 journalists assassinated since 2005.
Only one case was brought to court for whole assassinations commuted against the journalists in Somalia.
 
RBC Radio
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

booliska Muqdisho oo soo bandhigay walxaha qarxa.

$
0
0

Booliska soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta soo bandhigay agabka laga sameeyo wax yaalaha qarxa oo ay ku so qaybteen howl galo ay ka sameeyeen dagmada Xamarweyne. Agabkan ayaa ah waxa laga sameeyo walxaha macmal ka ah ee qarxa lana sheegay inay ka qayb ahaayeen qalab loo adeegsadey duqayntii ka dhacey Muqdisho . Afhayeenka ciidamada boliiska Jeneraal Maxamed Yuusuf Madaale ayaa saxafada mar uu lahadlay sheegay inaysan jirin cid lala soo qabtay agabkan balse ay ku raad joogaan shaqsiyaadka la aaminsan yahay inay ka danbeeyaan amni darada. Madaale ayaa ka codsadey shacabka inay dagnaansho muujiyaan lana shaqeeyaan ciidamada amniga  si loo sugo aminga magaalada. RBC RADIO. Hussein Omar
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mashaariic horumarineed oo lagu soo gaba-gabeeyay Jowhar

$
0
0

Hay’ada Socdaal Adduunka ee IOM oo kaashaneysa ururka daryeelka carruurta iyo haweenka ee WOCCA ayaa dhowaan magaalada Jowhar ku soo gabagabeeysay mashruuc horumarineed oo muddo toddobo bilood socday. Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Shabeelaha Dhexe, Cali Cismaan Ibraahim (Ciiley) ayaa ka mahad-celiyay mashaariicda oo isugu jiray dayactir dugsiyo waxbarasho, ceelal iyo qaar ka mid ah dadka tuulooyinka [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

01-Sharaxa Kitaabka Towxiidka Sh. Xoogsade

Somalia: Can Federalism Work? Briefing

$
0
0

Somaliland: - On paper, federalism appears to be central to today's Somalia. "Federal Republic" is part of its official name. It is run by a "federal national government". "Federal, sovereign and democratic" are the country's defining characteristics ...
Weblinks: 

//-->


Telefishanka Universal Ee Laga Xidhay Somaliland Oo U Shaqaynaya Sidiisii Si Ka Dardarbadan Daawo Barnaamuj Xiiso Badan Shalay Iyo Maanta Oo Uu Madaxwayne Siilaanyo Kadiyaariyay (Daawo Video)

$
0
0

Daawo-(Idhanka)- Telefishan laxidhay oo hadana shaqaynaya oo siidaayay Barnaamij xiisa badan oo uu ka diyaariyay madaxweyne Siilanyo (Shalay Iyo Maanta) halkan kadaawo

 

Idhanka.com
Idhanka Desk
Örebro, Sweden

Muranka Buuqa Ee Gurigu Wuxuu Saamayn Ba’an Ku Yeeshaa Carruurta Cilmi-baadhistan Cusub Waxay Bedka Soo Dhigtay Khilaafka Uu Saameeyo Nolosha Qoyska

$
0
0

Addis Ababa-(Idhanka)-Ubadka sida joogta ah u arka waalidiintooda oo si xooggan u murmayaa waxay la kulmaan saamayn ba’an oo xagga nafsadda ah, iyagoo noloshooda dambe cidhiidhi gasho, dabeecadda iyo dhaqankuna ka xumaadaan sida lagu iftiimiyey cilmi-baadhis heer caalami ah oo lagu baadhayey khilaafka waalidka saamaynta uu ubadka ku leeyahay.
Cilmi-baadhistan cusub waxay bedka soo dhigtay in [...]

Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Awdal Md. Cumar Suldaan Oo Ku Tilmaantay Waxba Kama Jiraan Arday Loo Eryay Lacag Loo Ururinayo Jidka Ceerigaabo Daawo

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Iyada oo ay jireen warar ay soo daabaceen saxaafada ka hawlgasha Somaliland ku waasi oo tibaaxaayay in ay wasaarada waxbarashada Gobalka Awdal ay u taxaabtay xabsiga waalidiin dhalay ardayda wax kabarata dugsiyada kuwaasi oo loo xidhay lacag qadarkeedu dhanyahay 3-dollar oo loo ururinaayo dawga Ceerigaabo,halkan ka daawo.

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

Wasiirkii Hore Ee Wsaarad Kaluumaysiga Md. Maxamed Yaasin Xasan Oo U Jawabay Maahmaahdii Caanaha Riyaha Ee Wasiir Xirsi Kuna Tilmaamay DAMEER (Daawo Video)

$
0
0

London-(Idhanka)-Wasiirkii hore ee wasaarada kaluumaysiga Maxamed Yaasiin Xasan oo u jawabay maahmaahdii caanaha riyaha ee Wasiir Xirsi Kuna tilmaamay DAMEER halkan kadaawo

Comments are closed

Magaalada Muqdisho Ayaa Maanta Laga Dareemayay Inaanu Ka Jirin Adeeggii Mobile Internet Ee Ay Bixineysay Shirkadda Hormuud Iyo Sobobta Keentay

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Adeeggii Mobile Internet ee Shirkadda Hormuud Telecom, ayaa waxaa maanta laga wada waayay dhammaan goobaha ay ka hawlgasho Shirkadda Hormuud.

Magaalada Muqdisho, ayaa barqanimadii maanta laga dareemay inaanu ka jirin Adeeggii Mobile Internet, ee ay bixineysay Shirkadda Hormuud, iyadoo dadku uu inta badan adeegsado Hormuud Telecom.
Masuuliyiin ka tirsan Shirkadda Hormuud Telecom, ayaa waxay sheegeen in uu [...]

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live